Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,994
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Boosaaso (Caasimada Online) – War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa looga hadlay weerar saacadihii la soo dhaafay dagaalyahanno ka tirsan kuwooda ay ku qaadeen saldhig ciidanka maamulka Puntland ay ku leeyihiin deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari. Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkaasi oo ku bilowday madaafiic uu xigay dagaal toos ah oo dhexmaray labada dhinac, kaas oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiis kala duwan. Warka ka soo baxay Al-Shabaab ayaa sidoo kale lagu sheegay in dagaalkaasi iyo weerarka ka horreeyey ay ku dileen illaa 3 askari oo ka tirsanaa ciidamada dowlad goboleedka Puntland, kuna dhaawaceen 6 kale, sida ay hadalka u dhigtay.. “Mujaahidiinta ayaa weerar isugu jiray madaafiic iyo dagaal toos ah ku qaaday saldhigga maleeshiyaadka maamulka Ridada Puntland ee deegaanka Af Urur, dhimashadu waa sedax lix kalane waa dhaawacmeen” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Al-Shabaab. Dhinaca kale Puntland ayaa iyana dhankeeda guullo ka sheegtay dagaalkaasi, waxaana sarkaal ka tirsan ciidanka maamulkaasi uu xaqiijiyey in dagaalka uu socday ku dhawaad saacad, islamarkaana ay dib u wiiqeen xoogaggii Shabaab ee weerarka soo qaaday. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dileen illaa shan shan ka tirsaneyd dableydii weerarka soo qaaday, sida uu hadalka u dhigay. Xaaladda ayaa saaka degan, waxaana goobihii lagu dagaalamay ku sugan ciidamada Puntland oo howlgallo cusub ka bilaabay halkaasi. Caasimada Online Xafiiska Boosaaso caasimada@live.com
  2. President Trump specifically inquired about political investigations he wanted carried out by Ukraine during a July phone call with a top U.S. diplomat who then told colleagues that the president was most interested in a probe into former vice president Joe Biden and his son, Source: Hiiraan Online
  3. Turkey will not step back from its purchase of Russian S-400 missile defense systems, a senior aide to President Tayyip Erdogan said on Friday Source: Hiiraan Online
  4. A distraught family is pleading for justice after their 75-year-old father died of a serious head injury suffered during an assault. Source: Hiiraan Online
  5. Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa ay cadaadis xooggan kala kulmeyso saddex dal oo ku yaalla Khaliijka oo mid walba uu doonayo inuu xulufo la noqdo. Farmaajo ayaa caqabadaha dowladdiisa ka haysta saddexdan dal carbeed uga warramay xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Nairobi, oo uu afar maalmood booqasho ku joogay. “Maalmahan dalalka Khaliijka waxay kusoo biireen dhacdooyinka Soomaaliya ayaga oo caqabad ah. Waxaan isku dayeynaa inaan meeshooda ku hayno, si dowladda u shaqeyso oo ay dadka wax ugu qabato.” Ayuu yiri Farmaajo. Dowladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay inay dhex-dhexaad ka tahay saddexdan dal, inkasta oo lagu eedeeyey inay la safatay Qatar, balse sheegtay in Qatar ay la leedahay kaliya xiriir wada-shaqeyn oo wanaagsan. Zakariya Yusuf oo ah fallanqeeya Soomaali ah oo la shaqeeya hay’adaha xasaradaha caalamiga ah ee ICG ayaa sheegay in khilaafka dalalka carabta uu dhaawacayo Soomaaliya. “Khilaafkan wuxuu keenay in Soomaalida la kala saftaan dalalka Carabta, sidaas darteedna wuxuu khilaaf ka dhex abuuray Soomaalida dhexdeeda.” Ayuu yiri. “Imaaraadka Carabta waxay dhisayaan dekedaha Boosaaso iyo Berbera, ayaga oo aan fasax ka haysan dowladda dhexe ee Muqdisho.” Ayuu hadalkiisa sii raaciyey Zakariya. Inkasta oo madaxweynuhu sheegay in saddexdan dal ee Khaliij ay ku loolamayaan Soomaaliya, haddana Imaaraadka Carabta ayaa mar hore isaga baxay Soomaaliya, halka Sacuudiga uu markii horeba joogitaan ku lahayn gudaha dalka. Waxaa hadda loolankaas ku adkaaday kuna haray dalka Qatar. Halkaan ka daawo: Ma laga yaabaa in Farmaajo uu kiiska badda heshiis kala galo dowladda Kenya? Caasimada Online Xafiiska Nairobi caasimada@live.com
  6. Somalia's telecom market has been sustained despite tremendous difficulties. The country's economy has made it difficult to sustain investment in infrastructure, and the Al Shabaab Islamic militant group has on occasion forced the closure of internet services in many areas of the country. Source: Hiiraan Online
  7. Three Kenyan nationals and two Somalis linked to the Dadaab refugee camps in northeastern Kenya carried out Al-Shabaab's January attack on the DusitD2 hotel complex in Nairobi, according to a report by United Nations experts. Source: Hiiraan Online
  8. The people of Makhir (East Sanaag Clan) and those of Darwiishland (Sool clan), both hailing from Somalia’s Sool, Sanaag and Cayn (SSC) regions, were co-founders of Puntland in 1998 together with their sister clans to the east, with Garawe chosen as its capital. From the SSC perspective, fear of invasion from, and occupation by, the well-armed secessionist enclave calling itself Somaliland was the main driving force behind this initiative. They took it for granted that they will be defended as part of Puntland from their secessionist predator and at the same time enjoy equitable power-sharing. Garawe it was hoped will fulfill those aspirations. Alas, far from defending the SSC regions, Puntland’s successive leaders in Garawe simply looked the other way and at times connived with Somaliland’s creeping invasions and occupation of the SSC regions. And when it comes to power-sharing, the “presidency” of Puntland, wielding all political and economic power, has become the unchallengeable preserve of the dominant clan to the east. In this paradigm, Garawe increasingly envisions the SSC people as caught between a rock and hard place, trapped by a choice between occupation, absorption and domination by Somaliland or exploitation by Puntland, and between these two regional states would opt for their own kith and kin as the lesser evil. In reality there has been no choice and the SSC people have ended up as losers on both sides and particular hostage to Puntland, their perceived guardian. The political space in Puntland since its establishment has always been dominated by clan kleptocracy, inevitably leading to arrogance, unaccountability and abuse of power, traits that are in particular define the current leader, Said Abdullahi Deni. A former businessman with no claim to statesmanship, he sees Puntland as his personal business turf and acts on his whims but also in company with his cohorts, above Abdirahman Faroole, an unscrupulous wheeler dealer who seems to be Deni’s mentor. Increasingly autocratic and erratic, he has transformed Puntland from the envied level-headed and exemplary regional State of Somalia it once was to one no different from other rogue states if not worse. What should be more worrying for true Puntlanders is that under Deni the State is inexorably heading for a break-up not only deserted by its SSC co-founders but could also unravel at its seams within its proper clan heartland. In this regard, two happenings serve as a mirror reflecting Puntland’s glaring leadership failure. First is the latest turmoil in Bosaaso spearheaded by an alienated and deprived sub-clan long cast to the periphery. Unless seriously addressed in a timely fashion, it could escalate out of hand with other sub-clans taking that route. The other happening is Deni’s blatant bloody attack on Parliament in the middle of the night, sending his tanks (i.e. technicals) in order to topple the speaker of parliament, Abdihakim Mohamed Ahmed for refusing to be pliant. Sadly, a number of innocent civilian bystanders were killed not to mention some of the guards of Parliament. This action amounts to a putsch undertaken not by disgruntled elements of the army but by the head of the regional State, thus making a mockery of all semblances of parliamentary practices and procedures and the rule of law. No one should be above the law and he should be held accountable for the crimes he committed. But this reprehensible attack on Parliament is bound to have much wider consequential repercussions than a mere ousting of an insubordinate Speaker. It would send messages far and beyond and above all the utter contempt Deni has for the Speaker’s SSC regions and peoples. Would Deni have done this bestial attack if the speaker was from his own dominant clan? The answer is no. For the people of Makhir (as for those from Darwish land) this action would serve a wake-up call to open their eyes to their real low status in Puntland. It will represent for the SSC people the last straw that broke the camel’s back and could serve as a blessing in disguise that would awaken the East Sanaag Clan and Sool clan clans of the SSC regions that they are no longer helpless, doomed to be part of Somaliland and Puntland as their fief: they have another choice and this time to be their own masters in their own State as a federal Member of Somalia. Happily, moves in this direction are already gathering momentum in Somalia and among the diaspora. So much binds Makhir and Darwiishland– not least history and blood ties. Their pre-independence party, the United Somali Party, was key to the independence of British Somaliland and instrumental in its union with Italian Somaliland in July 1960. Their strategic regions constitute the bridge that links the former two Somalilands. Should they be cast as part of breakaway secessionist Somaliland, that link will disappear and so will Somali unity end. What is left then, the ex-Italian part, would constitute the graveyard for the once cherished Greater Somalia. On the other hand if the SSC regions are recognized as a federal Member State, Somalia’s unity is guaranteed and Somaliland’s secession would be unsustainable and doomed. This will be all the more so when the enclave has to contend with unionists taking up arms in Awdal, and much of Togdheer is increasingly turning their back on the secession. If the federal government is serious about Somalia’s unity, now is the time to endorse the establishment of a new federal State based on East Sanaag Clan/Sool clan homeland. They constitute more than two regions and a half and hence fulfill the required conditions for a federal State. Other sub-clans in western Sanaag, who embrace the unity of Somalia, could also join this new federal State. Saving Somalia’s unity could be Farmaajo’s major heritage to the Somali nation. He can do it. But will he do it? That is the question. By: Osman Hassan On behalf of SSC Diaspora Forum Email: Osman.Hassan@gamil.com Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
  9. TRUMP: “Marie wax ay ka soo billowday Soomaaliya bal arka sida ay noqotay” Madaxweyne Donald Trump ayaa weerar ku qaaday safiirkii hore ee Mareykanka ee Ukraine Marie Yovanovitch, xilli ay shalay ka hor marqaati furaysay Aqalka Wakiilada Mareykanka. Marie Yovanovitch ayaa waxaa su’aalo laga weydiinayey baaritaan xil ka xayuubin oo lagu hayo madaxweyne Trump oo ku saabsan inuu ku cadaadiyey madaxweynaha Ukraine inuu baaro wiil uu dhalay Joe Biden, oo ah musharax doonaya inuu Trump kula loolamo doorashada Mareykanka ee 2020. “Meel kasta oo ay Marie Yovanovitch aaday waxay isu rogtay meel xun. Waxay kasoo billowday Soomaaliya, sidee taas noqotay?, haddana ku imow Ukraine, halkaasi oo madaxweynaha Ukraine uu si aan wanaagsaneyn uga hadlay.” Ayuu yiri Trump. Trump ayaa Soomaaliya u adeegsaday tusaale uu rabo inuu ku muujiyo in shaqada diblomaasiyadeed iyo adeegga dibedeed ee ay dalka Mareykanka usoo qabatay Marie Yovanovitch uu ahaa mid fashil ah. Trump ayaa horey dhowr mar oo kale u weeraray una aflagaadeeyey Soomaaliya iyo dadka Soomaalida, isaga oo muujinaya sida uu u neceb yahay. Bilo un kadib markii uu xukunka qabtay, madaxweyne Donald Trump ayaa isaga oo aad u carreysan waxa uu sii-hayihii xilligaas ee xoghayaha amniga gudaha, Elaine Duke weydiiyey sababta aan wax uu ugu yeeray “qaxootiga Soomaalida liidata” looga mamnuucin Mareykanka. Sheekadan ayaa waxaa lagu faah-faahiyey qeyb ka mid ah buugga cusub ee “Border Wars” oo shaaca ka qaaday in Trump uu rumeysan yahay in Soomaalida ay halis ku yihiin Mareykanka. “Trump iyo Stephen Miller ayaa u muuqday inay naceyb gaar ah u qabaan Soomaaliya. Ayaga oo inta badan dadka Soomaalida usoo qaadanayey tusaale, marka ay ka hadlayaan halista qaxootiga imanaya Mareykanka,” ayaa lagu qoray buugga. Buugga “Border Wars” ayaa waxaa qoray Julie Hirschfeld Davis iyo Michael D. Shear oo ka tirsan wargeyska New York Times. Qaran News
  10. London (Caasimada Online) – Waa qiso dhif iyo naadir igu ah inta aan Soomaalida ka aqaan ama aan ka maqlay, inay ku dhiiradaan sidii ay u caawin lahaayeen Soomaali kale oo xannuun ku dhex qabtay garoon diyaaradeed, weliba aan aqoon isu laheyn, labo qaaradoodna ka kala tegay. Qisadaan dhabta ah, waxaan jecleystay inaan bulshada Soomaaliyeed la wadaago, maadaama ay aheyd sheeko aad ii xiisa gelisay oo dareenkeyga aad usoo jiidatay, maadaama aan horay ula kulmin una maqal. Sheekaddaan ayaa waxay ka dhacday, garoonka diyaaraddaha Frankfurt Airport ee dalka Jarmalka, halkaasi oo Illaahey ku kulan-siiyay gabadha qisadaan ku saabsan iyo nin da’ ah ee garoonka dhexdiisa kula soo booday xannuunka Stroke ee dhiig xinjiroowga ku dhaca maskaxda una badan dadka da’da ah. Gabadha Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Asli, degan magaalada Barlin, safarkeeduna ahaa magaalada Muqdisho ayaa la kulantay xili ay ku socotay Gate-kii ay ka duuleysay diyaaraddii Turkish Arline ee Istanbul kadibna ay kasii badalan laheyd Ataturki diyaaraddii Muqdisho, hase ahaatee waxay intii aysan gaarin Gate-kii ay ka baxaysay waxay la kulantay Nin Soomaaliyeed oo jihada ka dhunsan tahay, kaasoo aan ka war qabin xaaladiisa iyo sida ay wax ka yihiin, nasiib wanaag waxaa goobta uu ku wareersanaa kusoo martay Asli oo dareentay xaalada Odayga Soomaaliyeed inaysan caadi aheyn, waxayna weydiisay waxa ku dhacay iyo meesha uu u socdo si ay u caawiso. Wuxuu u sheegay inuu wareersan yahay, meel uu ka yimid iyo meel uu u socdana uu garaneyn, durba Asli waxay dareentay in xaalada odayga aysan caadi aheyn, nasiib wanaag, maadaama ay aheyd qof caafimaadka baratay waxay dareentay inay xaaladiisa caadi aheyn, waxayna isku dayday in ay dejiso, hase ahaatee odayga uu isku dhex yaacay, kadibna si dirqi ah ayey u fadhiisisay odayga meel uu ku nasto, waxayna dareentay Asli in wax weyn ay jiraan oo waxay si deg deg ah ugu yeertay qeybta gurmadka garoonka maadaama ay aheyd qof si wanaagsan u garaneysay luuqada Jarmalka, waxaana meeshii durba yimid kooxda gurmadka deg dega. Nasiib Wanaag, waxaa isla goobtii lagu ogaaday in odayga Soomaaliyeed uu ku dhacay xannuunka Stroke oo qofka uu kusoo boodo. Gabadha Soomaaliyeed ee Asli lagu magacaabo meeshaas ayey ku hilmaamtay inay aheyd qof duulimaad u ahaa dalkii hooyo ee ay u socotay, waxaana markii adeega caafimaad loo sameeyay ee la damcay in isbitaalka loo qaado ay kooxda gurmadka deg dega iyo booliska garoonka ka howlgala u mahad celiyeen Asli, oo ay weydiiyeen halka duulimaadkeeda uu ku socday, halkaasina ay miirkeeda kusoo noqday, waxayna u sheegtay inay ku socotay Muqdosho, diyaaradeedana aheyd Turkish Airline oo Istanbul to Mogadishu aheyd, hase ahaatee lagu war geliyay in diyaaradaasi ay baxday 2 saac ka hor. Nasiib wanaag, gargaarkii iyo Soomaalinimadii ay sameysay awgeed waxaa arrintii duulimaadkii ka tegay Asli la wareegay booliska garoonka oo shirkadda Turkish Airline ku wargeliyay sababta ay ugu tagtay diyaaradda ay aheyd mid bini’aadanimo awgeed, shirkadda Turkish Airline-na u fasaxday in duulimaad kasta oo xiligaasi u baxaaya Istanbul ay raaci karto si aysan ugu baaqan safarkeeda Muqdisho, waxaana saacad kadib si shuruud la’aan ah ay u raacday diyaaradda Lufthansa ee ku socotay Istanbul, sidaasina ugu suuragashay in waqtigii ay ugu talagashay ugu degto Muqdisho. Qisadaan cajiibka ah, sooma bandhigeen hadaan gabadhaan heli laheyn xiligaan aan qoraayo oo saacada 1:40 AM ah xiliga London inoo tahay, haddaan caawa nasiibka i haleysiin inaan Asli u mahad celiyo maadaama sagaal bilood ka hor caawinta odaygaan Soomaaliyeed u sameysay mid la mid ah ii sameyn laheyn, anigoo xiligaasi garoonka Istanbul ku jaha wareersan aysan igu caawin laheyn, xiligaasi oo duulimaadkeenu ahaa London iyo Barlin balse transit ku aheyn Istanbul, xiligaasi oo caawin midaan la mid ah iigu sameysay garoonka istanbul dhexdiisa, markii ay iga lumeen boorsadii gacanta “hand baggage” oo ay iigu jireen doumenti, kaararkii bangiyada, aqoonsiga, Laptop Macbook ah, nasiib wanaag dadaal ay sameysay aan ku helay inta badan alaabtii ku jirtay marka laga reebo bangiyadii iyo aqoonsiyadii muhiimka ahaa. Tabiyaha Qisada: Ali Muhiyaddin London, UK Halkaan ka daawo: Ma laga yaabaa in Farmaajo uu kiiska badda heshiis kala galo dowladda Kenya? Caasimada Online Xafiiska London caasimada@live.com
  11. Johannesburg (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa si rasmi ah uga laabtay ballan-qaadkii uu horey u sameeyey ee ahaa inuu furayo waddooyinka xiran ee magaalada caasimadda ah. Cumar Filish oo la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegay in isaga shaqsiyan uusan rabin in waddooyinka aysan xirnaan xitaa hal maalin, balse uusan lahayn go’aanka lagu furayo. “Waddooyinka waxay u xiran yihiin dhibaato amni oo jirta, madaxda ayaana iska leh go’aankan. Go’aankan madaxda waxa uu yahay inta la dhammaan lahaa hal la dhibtoodo. In la dhammaado iyo in la dhibtoodo yaa roon?” Ayuu yiri Cumar Filish. Cumar Filish ayaa markii la doortay ballan-qaaday inuu muddo saddex bilood ah ku furayo jidadka xiran ee magaalada, hase yeeshee sida aan xogta ku helnay waxaa taas aad uga hor-yimid hay’adaha amniga iyo madaxda sare. Waddooyinka xiran ayaa aad u yareeyey qaraxyadii magaalada ka dhici jiray, oo inta badan lagu fulin jiray baabuur qaraxyo laga soo buuxiyey oo magaalada laga soo geliyo deegaano ka tirsan gobollada deriska la ah. Inkasta oo qaraxyo naadir ah ay hadda dhacaan mararka qaar, haddana waxay u badan yihiin qaraxyo yar oo ka dhashay baabuur miinooyin lagu xiray, kuwaas oo khasaarahooda aad uga yar yahay qaraxyada baabuurta magaalada lasoo geliyo. Hoos ka daawo Cumar Filish Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  12. Qunsulka Isreal U Fadhiya Newyork oo Fadeexad iyo Waji-Gabax Kala Kulmay Jaamacada Harvard Maalintii arbacadii ee toddobaadkan waxaa ka dhacday Hoolka Kuliyada qaynuunka ee jaamacada Harvard ee dalka Maraykanka arrin soo jiidatay warbaahinta caalamka, ka dib markii 100 arday ay ka dareereen hoolka markii uu soo galay qunsulka Isreal u fadhiya Newyork , kaasi oo khudbad u jeedin lahaa ardayda. Qunsulkan oo Lagu magacaabo Dani Dayan, markii uu bilaabay khudbadiisa ayaa 100 arday oo kuliyada qanuunka dhigtaa waxay ka dareereen hoolka iyagoo la soo baxay hal-ku-dhigyo ay ku qornaayeen ” Degaamada Yuhuud ka dhisteen Dhulka Falastiin waa dambi dagaal”. Ardaydan oo aamusan ayaa dhabarka u jeediyay qunsulka ka dibna hoolkaba isaga baxay Khudbada uu qunsulku ka jeedin lahaa hoolka Jaamacada ayaa la xiriirtay ayaa la xiriirtay sharcinimada degaamada Yuhuudu ka dhisteen dhulka Falastiniyiinta, hase yeeshee wuxuu khudbad u jeediyay kuraas maran, wuxuuna ka kulmay yax yax iyo wajigabax. Muuqaal laga duubay dhacdadaasi oo lagu baahiyay baraha bulshadda ayaa dadku aad u soo dhaweeyeen iyagoo geesiyaal ku tilmaamay ardaydii ku mudaharaaday qunsulka iyo degaamaynta Yuhuudu ay ka wadaan dhulka falastiyiinta. Qunsulka Isreal ee Newyork Dani Dayan wuxuu hore u hoggaamin jiray koox yuhuud ah oo dhaqdhaqaaqda xuquuqda yuhuuda la dajiyay degaamada Falastiyiinta Qaran News
  13. Tahriibayaal Somaliyi ku jirto oo shaaciyey in Hayada UN-ku sirtay Warbixin soo shaac baxday oo laga diyaariyay tahriibayaashan 180-ka gaadhaya ee la geeyay dhawaan dalka Rwanda islamarkaana laga daad-gureeyay dalka Libya ayaa waxaa ay sheegeysaa in qaxootigaasi la siray. Qaxootigan oo ay ku jiraan soomaali ayaa waxaa ay u haysteen in loo waday dal ka mid ah dalalka Yurub oo ay horayba ugu haminayeen in ay qaab tahriib ah ku gaadhaan, balse waxaa ay sheegeen in dib loogu celiyay kaam kale oo ku yaal Afrikadii ay gaajada iyo colaadaha uga soo carareen. Midowga Yurub ayaa heshiis kula galay dowadda Rwanda sannadkii 2017-ka in ay gabbaad siiso qoxootiga ama tahriibayaasha afrikaanka ah ee ku sugan Libya, waxaana magaalada Gashora ay uga hirgelisay kaamam waaweyn oo ay kharashkiisa bixiso. Qaxootigan oo tiro ahaan la sheegay in ay gaadhayaan 30-kun, ayaa waxaa raacii ugu horreeyay oo ka kooban 189 ruux la geeyay dalka Rwanda bilo ka hor, waxaana u badan carruur iyo dhallinyaro, sida ku cad warbixinta. Qaran News
  14. Washington DC (Caasimada Online) – Madaxweyne Donald Trump ayaa weerar ku qaaday safiirkii hore ee Mareykanka ee Ukraine Marie Yovanovitch, xilli ay shalay ka hor marqaati furaysay Aqalka Wakiilada Mareykanka. Marie Yovanovitch ayaa waxaa su’aalo laga weydiinayey baaritaan xil ka xayuubin oo lagu hayo madaxweyne Trump oo ku saabsan inuu ku cadaadiyey madaxweynaha Ukraine inuu baaro wiil uu dhalay Joe Biden, oo ah musharax doonaya inuu Trump kula loolamo doorashada Mareykanka ee 2020. “Meel kasta oo ay Marie Yovanovitch aaday waxay isu rogtay meel xun. Waxay kasoo billowday Soomaaliya, sidee taas noqotay?, haddana ku imow Ukraine, halkaasi oo madaxweynaha Ukraine uu si aan wanaagsaneyn uga hadlay.” Ayuu yiri Trump. Trump ayaa Soomaaliya u adeegsaday tusaale uu rabo inuu ku muujiyo in shaqada diblomaasiyadeed iyo adeegga dibedeed ee ay dalka Mareykanka usoo qabatay Marie Yovanovitch uu ahaa mid fashil ah. Trump ayaa horey dhowr mar oo kale u weeraray una aflagaadeeyey Soomaaliya iyo dadka Soomaalida, isaga oo muujinaya sida uu u neceb yahay. Bilo un kadib markii uu xukunka qabtay, madaxweyne Donald Trump ayaa isaga oo aad u carreysan waxa uu sii-hayihii xilligaas ee xoghayaha amniga gudaha, Elaine Duke weydiiyey sababta aan wax uu ugu yeeray “qaxootiga Soomaalida liidata” looga mamnuucin Mareykanka. Sheekadan ayaa waxaa lagu faah-faahiyey qeyb ka mid ah buugga cusub ee “Border Wars” oo shaaca ka qaaday in Trump uu rumeysan yahay in Soomaalida ay halis ku yihiin Mareykanka. “Trump iyo Stephen Miller ayaa u muuqday inay naceyb gaar ah u qabaan Soomaaliya. Ayaga oo inta badan dadka Soomaalida usoo qaadanayey tusaale, marka ay ka hadlayaan halista qaxootiga imanaya Mareykanka,” ayaa lagu qoray buugga. Buugga “Border Wars” ayaa waxaa qoray Julie Hirschfeld Davis iyo Michael D. Shear oo ka tirsan wargeyska New York Times. caasimada@live.com
  15. By Mohammed Yusuf voanews.com NAIROBI – Somalia’s president says his government is under constant pressure to choose from among three rival Persian Gulf countries – Saudi Arabia, United Arab Emirates, and Qatar. The Somali government has tried to remain neutral, despite having a good working relationship with Qatar. Analysts warns that the rivalry and competing security interests are having a negative impact on Somalia’s politics and stability. Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed – also known as Farmaajo – wrapped up a four-day visit to Kenya Friday. While there, he addressed members of Nairobi’s large Somali community, and spoke about the challenges his administration is facing, especially from some Arab countries. “These days the Gulf states have joined the happenings in Somalia with its challenges. We are trying to keep them at bay so that at least the government can work and do something that people can touch in the short period it has got,” Farmaajo said. The Gulf crisis began in 2017 when Saudi Arabia and the United Arab Emirates cut diplomatic ties with Qatar. Their political and security rivalries have spilled over into the Horn of Africa. Zakaria Yusuf, a Somali analyst with the International Crisis Group, says the Gulf split is hurting Somalia. “The problem caused by the Gulf states has brought disunity and affected the sovereignty of the Somali state. The disunity has made some Somalis take sides on the Gulf crisis and that has widened the rift between Somali people. Without seeking permission, the United Arab Emirates is constructing the port of Berbera and Bosaso. It’s also ignoring the central government in Mogadishu,” Yusuf said. The UAE’s construction of a military and commercial base in Berbera has become a source of tension between Farmaajo’s government and authorities in the self-declared independent state of Somaliland. In 2017, the United Nations Monitoring Group for Somalia and Eritrea said construction of the base may constitute a violation of the long-standing international arms embargo on Somalia. Farmaajo also addressed the poor relationships between his government in Mogadishu and Somalia’s federal regions. He said some regional presidents and foreign countries are competing with his government for power. “The federal states have got presidents, they are looking powers like the one of the central government, they want to form their military and constitution. If you don’t get along with them, they can be used by other states to fight the government,” Farmaajo said. Mumo Nzau, a governance and security expert, says Somalia and its neighbors need stability to prosper. “That country has been in war for a long time. It’s slowly stabilizing, and everyone in future would want to be involved in working together with such countries. It’s not just the Gulf countries alone; the rest of the world is very much interested in a more stable Somalia,” Nzau said. Somalia is just 15 months away from its next national poll, when the government is planning to conduct a one person-one vote election for the first time.
  16. Isimada Bari Isimada dhaqanka gobolka Bari ayaa xal ka gaaray xiisadii ka taagnayd magaalada Boosaaso ee u dhaxeysay madaxda PDG iyo dowladda. Kulamo ay saacadihii ugu dambeeyey isimada gobolka Bari la yeesheen masuuliyiin ka tirsan dowladda, madaxda shirkadda PDG iyo saraakiishii hogaaminayey ciidamadii Carmo ka yimid ayaa ugu dambeyn is fahan laga gaaray. Arrinta ugu weyn ee laysku afgartay ayaa ah in ciidamadii ka soo ruqaansaday Carmo ay dib u laabaan iyo sidoo kale in wada hadal lagu dhameeyo khliaafka sababay arrintan. Sida ay ogaatay PUNTLAND POST berri oo Sabti ah waxaa degmada Carmo dib ugu laaban doono ciidamadii uu hoggaaminayey Ciise Yulux ee Arbacadii la soo dhaafay soo galay Boosaaso. Ciidamadan oo Daraawiish iyo maleeshiyo beeleed isugu jira waxaa sii galbin doono isimada iyo masuuliyiin, si aysan isugu dhicin ciidamada ku sugan inta u dhaxeysa Boosaaso iyo Carmo. Arrintan ayaa meesha ka saaraysa cabsi laga qabay dagaal ka dhaca magaalada Boosaaso oo maalmihii ugu dambeeyey ku qulqulayeen ciidamo. PUNTLAND POST The post Boosaaso: Ciise Yulux oo dib ugu laaban doona Carmo appeared first on Puntland Post.
  17. Paris (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sanadkan ka qeyb galay Madasha Nabadda ee Paris intii u dhaxeysay 11-13 bishan November madasha guddoonsiiyay Summadda Booliska Soomaaliya. Madasha ayaa sanadkan ka codsatay dhammaan madaxdii ka soo qeybgashay in ay dhigaan summado dalalkooda lagu xasuusto, taa oo qeyb ka ah aasaaska maktabad xuuseed u gaar ah madshan lagu gorfeeyo xal u helidda dhibaatooyinka dunida ka jira. Ra’iisul Wasaare Khayre oo dhigaya summadda Booliska Soomaaliya matxafka cusub ayaa yiri “Waa astaanta iyo summadda Booliska Qaranka Soomaaliya, askari kasta wuxuu ku wataa madaxa, maxaa yeelay waa astaan nabadeed.” Khayre ayaa intaas raaciyay “xayawaanka summadda u ah booliskeena laftiisa waa xayawaanka ugu nabadda badan, taasina waa sababta marka la dhawrayo amniga iyo kala dambeynta, booliska dal kasta u matalaan, waxaana u gartay inuu yahay shay macno ku fadhiya inaan idin keenno.” Summadan ayaa Soomaaliya lagu xasuusan doonaa, iyada oo ka qeyb galayaasha madashan oo sanadkan kasta ku dhow toban kun oo qof oo daafaha dunida iskaga imaanayo ay daawan doonaan. Halkan ka daawo
  18. Addis Ababa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dalka Itoobiya, Marwo Sahle-Work Zewde ayaa waxay waraaqaha aqoonsiga ee safiirnimo ka guddoontay Danjiraha cusub Somaliya ee dalkaasi, Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey). Madaxweynaha Itoobiya ayaa waxay Danjiraha Somaliya ku qaabishay Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Addi Ababa, halkaasoo ay uga guddoontay waraaqaha lagu soo casuumay. Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo Isniintii tagey Magaalada Addis Ababa ayaa waxaa wafdigiisii ka mid ahaa Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey), Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Puntland. Camey ayaa la shaqeeyay Dowladda Somaliya, xilligii kala guurka ee Maamulkii uu Madaxweynaha ka ahaa Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, iyadoona ay tallaabadaasi ku kala fogaadeen Madaxweyne Gaas. Taasi ayaa waxaa loo maleynaya inay sahashay qorshaha Villa Somalia ugu magacawday Camey inuu noqdo Danjiraha Somaliya u fadhin doono Dalka Itoobiya.
  19. Xukuumada Puntland iyo Isimada Gobolka Bari oo aan u kala harin ayaa tan iyo shalay waxay ku mashquul sanaayeen sidii loo dhaweyn lahaa Xasaradii ka [...] Source
  20. Jaaliyada Soomaaliyeed ee Denmark waxay ka tacsiyeynayaan Geerida ku timid Marxuum Xaaji Cabdiqafaar Jamac Farax Khatal oo saaka ku geeriyooday Dalka Denmark. Waxaa sigaara tacsi [...] Source
  21. Shacbiga Puntland waxaanu ugu bishaareynaynaa in ay guul ku dhamaatay Xasaradii uu Cadowga Puntland buunbuuniyey ee laga sheegaayey Magaalada Bosaaso Deeqa. Waar sow Sagaaro nama [...] Source
  22. Johannesburg (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish oo la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka South Afrika ayaa shaaca ka qaaday in laga hortagay qarax la mid ah kii lagu dilay Injineer Yariisow oo isaga lala damacsanaa. Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday in hay’adaha amniga ay qabteen agaasime ka tirsanaa gobolka Banaadir oo qarax ka fulin lahaa xarunta gobolka, kaasi oo markii dambe qirtay qorshihiisa. Cumar Filish ma auusan shaacin magaca agaasimaha, goorta la qabtay iyo halka uu ku dambeeyey midna. “Sida aad la socotaan qaraxii gobolka waxaa fulisay agaasime ka shaqeeneysay gobolka, hase yeeshee waxaa markaan aniga xafiiska imid sidoo kale la qabtay agaasime kale oo qorshahaas camal damacsanaa.” Ayuu yiri Cumar Filish. Qaraxii xarunta gobolka Banaadir oo dhacay 24-kii July ayaa waxaa fulisay gabar araga la’eyd oo loo yaqiin Basiira Cabdi Maxamed, balse magaceeda runta uu ahaa Maryan Cabdi. Basiira ayaa ahayad agaasimaha naafada gobolka Banaadir. Hoos ka daawo muuqaalka Cumar Filish oo arrintaas ka hadlaya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo wasiirkii arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdkariim Xuseen Guuleed ayaa baaq kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka uu hadda ku jiro. Guuleed ayaa si gaar ah farriin ugu diray xukuumadda iyo baarlamanka iyo xisbiyada mucaaradka ee dalka ka jiro, isaga oo mid walba si gaar ah ugala hadlay waxa la gudboon. Hoos ka aqriso qoraalka Guuleed.