-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
PRESS RELEASE The U.S. Government and Federal Government of Somalia announce a New Effort to Promote Youth Workforce Development This new effort will be implemented through the existing USAID-funded Growth, Enterprise, Employment and Livelihoods Program (GEEL) MOGADISHU, Somalia, January 27, 2020/ — On January 27, 2020, during the Somalia Youth Investment Expo, U.S. Ambassador Donald Y. Yamamoto joined H.E. Prime Minister Hassan Ali Khaire announced a new joint effort to support young entrepreneurs and innovators to contribute to Somalia’s stability and prosperity through employment, skills development, and entrepreneurship. This new effort will be implemented through the existing USAID-funded Growth, Enterprise, Employment and Livelihoods Program (GEEL). GEEL harnesses the dynamism of Somalia’s private sector for growth, employment, and poverty reduction, and will now include specific commitments to support youth-owned businesses and facilitate investments by Somali banks and microfinance institutions. “Somali youth often face a range of challenges to their economic success,” said PM Khaire. “But Somali youth are also some of the most motivated, resourceful, business savvy, and resilient contributors to our economy. The initiative launched today will help begin a sustainable path for access to finance for our youth, who are the key to our country’s growth and stability.” The United States, through the United States Agency for International Development (USAID) Mission to Somalia, supports a prosperous and resilient Somalia by expanding economic opportunities for youth from across Somalia. “Somali youth are Somalia’s future and they should be empowered to invest in their own futures and in their nation,” said Ambassador Yamamoto. “Working hand-in-hand along with the Government of Somalia and the private sector, we are investing in our shared commitment to improve Somalia’s economy.” Through the expansion of the existing GEEL program, USAID will support Somali youth with employment and skills development opportunities, in partnership with leading private sector companies committed to engaging Somali youth in innovations in agriculture, fisheries, livestock, and energy sectors. The new effort is expected to create over 1,000 new job opportunities for Somali youth by developing the skills they need in today’s global economy. During the Youth Investment Expo, six banks committed $289,703 in start-up loans distributed to 95 youth-owned businesses, who will use the resources to invest in increasing cold storage facilities, empowering staff through certification training, building greenhouses, and using innovative technologies. “It is inspiring to witness the enthusiasm and work ethic of Somalia’s young people – our workforce of tomorrow,” said Mr. Mahat Mohamed Ahmed, CEO of IBS Bank. “At IBS Bank, our mission is to positively transform peoples’ lives by providing quality, accessible and affordable financial services. Partnering with the USAID GEEL program allows us to have an even greater positive impact on the Somali economy by creating jobs, lifting up promising youth and helping them to thrive economically through sustainable solutions. Because when they succeed, Somalia succeeds.” Distributed by APO Group on behalf of U.S. Embassy in Somalia. SOURCE U.S. Embassy in Somalia Qaran News
-
On January 27, 2020, during the Somalia Youth Investment Expo, U.S. Ambassador Donald Y. Yamamoto joined H.E. Prime Minister Hassan Ali Khaire announced a new joint effort to support young entrepreneurs and innovators to contribute to Somalia’s stability and prosperity through employment, skills development, and entrepreneurship. This new effort will be implemented through the existing USAID-funded Growth, Enterprise, Employment, and Livelihoods Program (GEEL). GEEL harnesses the dynamism of Somalia’s private sector for growth, employment, and poverty reduction, and will now include specific commitments to support youth-owned businesses and facilitate investments by Somali banks and microfinance institutions. “Somali youth often face a range of challenges to their economic success,” said PM Khaire. “But Somali youth are also some of the most motivated, resourceful, business savvy, and resilient contributors to our economy. The initiative launched today will help begin a sustainable path for access to finance for our youth, who are the key to our country’s growth and stability.” The United States, through the United States Agency for International Development (USAID) Mission to Somalia, supports a prosperous and resilient Somalia by expanding economic opportunities for youth from across Somalia. “Somali youth are Somalia’s future and they should be empowered to invest in their own futures and in their nation,” said Ambassador Yamamoto. “Working hand-in-hand along with the Government of Somalia and the private sector, we are investing in our shared commitment to improve Somalia’s economy.” Through the expansion of the existing GEEL program, USAID will support Somali youth with employment and skills development opportunities, in partnership with leading private sector companies committed to engaging Somali youth in innovations in agriculture, fisheries, livestock, and energy sectors. The new effort is expected to create over 1,000 new job opportunities for Somali youth by developing the skills they need in today’s global economy. During the Youth Investment Expo, six banks committed $289,703 in start-up loans distributed to 95 youth-owned businesses, who will use the resources to invest in increasing cold storage facilities, empowering staff through certification training, building greenhouses, and using innovative technologies. “It is inspiring to witness the enthusiasm and work ethic of Somalia’s young people – our workforce of tomorrow,” said Mr. Mahat Mohamed Ahmed, CEO of IBS Bank. “At IBS Bank, our mission is to positively transform peoples’ lives by providing quality, accessible and affordable financial services. Partnering with the USAID GEEL program allows us to have an even greater positive impact on the Somali economy by creating jobs, lifting up promising youth and helping them to thrive economically through sustainable solutions. Because when they succeed, Somalia succeeds.” View the full article
-
Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Sheekh Maxamed Shaakir oo ah madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku eedeeyey inay ka dambeysay khilaafka soo kala dhex galay Ahlu Sunna iyo madaxweyne Xaaf. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in ujeedada ay Dowladda ka laheyd arrintaas ay tahay inay Galmudug ka dhisto maamul ay kaligeed sameysato. Sheekh Shaakir ayaa Dowladda Dhexe ku eedeeyey inay dooneyso inay Galmudug ka dhigto xaafad ka tirsan Muqdisho sida uu hadalka u dhigay mar uu wareysi siinayey Laanta Afka Soomaaliga ee BBC. “Dowladda waxay rabtaa annaga oo Ahlu Sunna ah inay nagala cararto Galmudug oo ay ka dhigto Xaafad ka mid ah Muqdisho, Xaaf iyo Anaga in aan is khilaafno dowladda ayaa ka shaqeysay”ayuu yiri Sheekh Shaakir. Dhanka kale wuxuu sheegay in Xildhibaanada lasoo xulay ay Dowladda Dhexe u sheegtay inaysan wax xiriir ah la sameysan karin Ahlu Sunna, isagoo tilmaamay in cidda aysan Ahlu Sunna xiriir la heyn ay kaliya tahay Al-Shabaab. “Dadka aan xiriirka nala laheyn waa Shabaab, ka yeeli meyno mana laga aqbalayo cid xiriir la leh Shabaab ama Shabaab lagu tuhmayo inay deegaankan madax ka noqoto”ayuu yiri Sheekh Shaakir. Sheekh Shaakir ayaa tilmaamay inay Dowladda Soomaaliya wadato musharax iyada u gaar ah isla markaasna ay wax kasta oo sharciga ka baxsan u sameeneyso sidii uu u guuleysan lahaa musharaxdeeda. Hadalka Sheekh Shaakir ayaa kusoo aadayo xilli uu meeshii ugu sareeyey gaaray khilaafka ka dhaxeeyo Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe, waxaana laga yaabaa inay Dhuusamareeb kasoo baxaan laba madaxweyne oo is garab socdo haddii aysan wax iska badalin sida hadda xaaladda tahay iyadoo ay sii jirto inuu Madaxweyne Xaaf Gaalkacyo ka wado dhismaha Galmudug kale oo ka madax banaan Dowladda iyo Ahlu Sunna.
-
Ururada warbaahinta Soomaaliya ayaa xalay oo ahayd 26 Janaayo 2020 kulan la qaatay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ururada Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa madaxweynaha Soomaaliya la wadaagay walaaca ay ka qabaan sharciga qallafsan ee Saxaafadda, waxayna si wadajir ah uga codsadeen madaxweynaha in uusan saxeexin sharciga saxaafadda ee cabashadu ka jirto ee ay wada meel mariyeen dhawaan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sharciga cusub ee Saxaafadda waxaa ku jira qodobo adag oo cadaadis adag saaraya saxaafadda, isagoo ka horimanaya Qodobka 18-aad ee Dastuurka dalka oo si cad u muujinaya in “Qof kastaa xaq u leeyahay inuu ra’yigiisa u muujiyo si madaxbannaan”. Ururadii Saxaafada ee la kulmay Madaxweyne Farmaajo oo ahaa FESOJ, SOMA iyo SWJ ayaa sheegay in madaxweynuhu dhagaystay welwelka ay u gudbiyeen saxafiyiinta Soomaaliyeed ee la xiriira sharciga Saxaafadda iyo qodobbada ugu daran ee culeyska leh ee ku jira sharciga Saxaafadda, sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu la tashiyo sameyn doono isla markaana uu tixgelin doono soo jeedinta iyo walaaca ay soo gudbiyeen bahda warbaahinta Soomaaliya. Guddoomiyaha FESOJ Abaadir C/qaadir Cilmi iyo Xoghayaha Guud ee FESOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu ,Axmed Ciise Guutaale oo SOMA ka socday iyo Amina Ladan Axmed oo ka socotay SWJ oo si gaar gaar ah kulanka uga hadlay ayaa si isla mid ah hoosta uga xariiqay in sharcigan weli yahay mid taagtaagan oo dabraya warbaahinta sidaa awgeedna ay wadajir uga codsadeen in madaxweynuhu aanu saxiixin Xeerkan. PUNTLAND POST The post Muxuu daarnaa kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo ururada warbaahinta? appeared first on Puntland Post.
-
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta Muqdisho ka furay mashruuc lagu maal gelinayo 340 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo soo bandhigay hal abuur ganacsi oo guuleystay, sida lagu sheegay war-saxaadadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Kheyre. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay fulineyso barnaamijkan, ayna maal gelinaysa Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) oo ku binaysa $1.6Milyan (Hal Milyan iyo Lix boqol oo kun oo doolar), ayna ka qayb qaadanayaan qaar ka mid ah shirkadaha ganacsiga Soomaaliya. Waxaa la sheegay in mashuurcaan uu qayb ka qaadanaya horumarinta dhaqalaha dalka, Kobcinta dhaqaalaha qoyska, abuuridda fursado shaqo, iyo in dhallinyarada Soomaaliyeed ay ka fogaadaan dembiyada iyo xagjirnimada. Dhallinyarada ka faa’iideysanaya Barnaamijkaan ayaa la sheegay in ay ka yimaadeen dhammaan gobollada Soomaaliya, waxaana hal abuurrada ganacsi ee loo maalgalinayo kamid ah Beeraha, kalluumeysiga, Tamarta iyo Tiknoolojiyadda. PUNTLAND POST The post Kheyre oo Muqdisho ka furay mashruuc ay ku baxayso $1.6 Milyan appeared first on Puntland Post.
-
Guddiga doorashada baarlamaanka Galmudug ayaa maanta soo saaray habraaca doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee maamulkaasi. Illaa shan qodob oo xasaasi ah ayuu guddigu soo bandhigay, kuwaas oo ku aadan doorashada iyo sida loo wajahayo. Halkaan hoose ka akhriso: 1 in Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay doortaan Golaha sharcidajinta Dowlad Goboleedka Galmudug. 2 Waa in Saddex meelood meel joogtaa Xildhibaanada Galmudug Codaynta Madaxweynaha iyo ku xigeenka Galmudug 3/2. 3: Waa in Musharixiintu u soo jeediyaan fadhiga Golaha sharcidajinta Dowlad Goboleedka Galmudug ugu yaraan 10 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug. 4: Murashaxa kastaa waa in uu Xildhibaanada u soo gudbiyaa Musharaxnimadiisa si waa waafaqsan nidaamka Guddiga doorashooyinka Galmudug. A: codaynta Doorashada Madaxweynaha Galmudug waa qarsoodi. B :Codaynta Doorashada Madaxweynaha waa ku guulaysanay Musharixii helaa Codadka Xildhibaanada Saddex meelood Laba meel 3/2. Hadii Musharaxu ku guulaysan waayo wareega 1 aad waxaa loo gudbaa wareega 2 aad,waxaana ku tartami doona Afarta Musharax ee ugu codadka badan. Wareega Sadeexaad waxaa u gudbaya 2 Musharax ee ugu codadka badan waxaana ay ku kala guulaysan doonaan Cod haldheere ah 50+1. 5: Doorashada Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug waxaa loo marayaa habka doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug. View the full article
-
Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku Xigeenkiisa ee Baarlamaanka Galmudug garabka wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa soo saaray hab raaca Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka. Habraaca uu guddiga Doorashada soo saaray ayaa ka kooban ilaa 5 qodob oo xasaasi ah oo qaarkood lagula dagaalamayo Xildhibaanada Ahlu Sunna ee diiday inay ka qeybgalaan Doorashada, waxayna guddiga sameysteen sharci u ogolaanayo in 3/2 Xildhibaanada Galmudug ay dooran karaan madaxweynaha iyo ku xigeenadiisa. Halkaan hoose ka akrhriso qodobada hab raaca Doorashada 1 in Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay doortaan Golaha sharcidajinta Dowlad Goboleedka Galmudug. 2 Waa in Saddex meelood meel joogtaa Xildhibaanada Galmudug Codaynta Madaxweynaha iyo ku xigeenka Galmudug 3/2. 3: Waa in Musharixiintu u soo jeediyaan fadhiga Golaha sharcidajinta Dowlad Goboleedka Galmudug ugu yaraan 10 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug. 4: Murashaxa kastaa waa in uu Xildhibaanada u soo gudbiyaa Musharaxnimadiisa si waa waafaqsan nidaamka Guddiga doorashooyinka Galmudug. A: codaynta Doorashada Madaxweynaha Galmudug waa qarsoodi. B :Codaynta Doorashada Madaxweynaha waa ku guulaysanay Musharixii helaa Codadka Xildhibaanada Saddex meelood Laba meel 3/2. Hadii Musharaxu ku guulaysan waayo wareega 1 aad waxaa loo gudbaa wareega 2 aad,waxaana ku tartami doona Afarta Musharax ee ugu codadka badan. Wareega Sadeexaad waxaa u gudbaya 2 Musharax ee ugu codadka badan waxaana ay ku kala guulaysan doonaan Cod haldheere ah 50+1. 5: Doorashada Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug waxaa loo marayaa habka doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.
-
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka Goolka Hiiraan, Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo u warramay Idaacadda Shabelle ee M/ Muqdisho ka warbixiyey shuban biyood saacadihii la soo dhaafay ka dilaacay qeybo ka mid ah gobolkaasi. Sheekh Xuseen ayaa wareysigaan ku sheegay inay haatan la tacaalayaan sidii looga hortagi lahaa cudurkaasi oo fara ba’an ku haya guud ahaan gobolka. Sidoo kale wuxuu xaqiijiyey in illaa iyo hadda ay u dhinteen in ka badan 10 caruur ah, haatana ay la il daran yihiin 60 kale. Ugu dambeyn guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay dowladda federaalka inay gurmad deg deg ah la soo gaarto dadkaasi. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: View the full article
-
Mahdi Maxamed Guuleed Qadar Ray’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Jabuuti halkaasi oo ka furmaya Shirweynaha wax barashada Africa. Dowlada Soomaaliya ayaa casumaad rasmi ah ka heshay madaxda Jabuuti si ay uga qeyb gasho Shirweynaha Waxbashada Africa oo lagu wadao in uu ka furmo dalkaasi Jabuuti. Sidoo kale Ray’iisal Wasaare ku xigeenka Mudane Mahdi ayaa waxa socdaalkiisa ku wehliya Cabdiraxmaan Goodax Barre Wasiirka Wasaarada Waxbashada Xukuumada Soomaaliya. Shirweynaha Waxbashada Africa ayaa waxa ka soo qeyb galay Madax sar-sare oo ka kala yimid Dowladaha Africa si ay qeyb uga noqdaan Sharikaasi oo lagu lafa guri doono heerka waxbashada Africa iyo sidii Gobolka uu isga kaashan lahaa sara u qaadista Waxbarshada Qaarada Africa. Dhanka kale Mudane Qadar ayaa la filayaa inta uu ku suganyahay Dalka Jabuuti ee ka furmaya Madaxsha Waxbarasha Africa in uu kulamo gaar-gaar ah la yeesho qaar ka mid ah Madaxda wadamada Africaka ee kulankaasi qeybta ah. Waxaana sidoo kale uu la kulmi doonaa Mas’uuliyiinta Dalka Jabuuti si ay uga wada hadlaan Arimo dhowr ah sida Xiirka Soomaaliya iyo Jabuuti iyo sara u qaadiska xeeraka Waxbarshada Soomaaliya in ay ku garb istaagto taageerida iyo tayeenya Aqoonta. Doolada Jabuuti ayaa inta badan Dowlada Soomaaliya waxa ay ka taageertaa Dhinacyada, waxbarashada,Caafimaadka iyo Amniga. View the full article
-
Waxaa lagu wadaa inuu wadanka Jabuuti uu ka furmo shirweynaha waxbarashada qaarada Afrika, oo sanadkaan uu marti galinaayo Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geele. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya wada badan oo Afrikaan ah waxaana lafilayaa, inta shirka uu socdo in madaxdu ay isku soo qaadaan sidii loo tayeyn lahaa waxbarashada ay helaan ardayda ku nool Afrika iyo sidii la iskaga kaashan lahaa la dagaalanka Jahliga. Shirka ayaa sidoo kale waxaa looga hadli doonaa sidii loo kobcin lahaa ardayda waxbarata, maadama wadamada afrika lagu tilmaamo in caruurta waxbarato ay tahay mid kooban marka loo eego wadamada ku hormaray waxbarashada. Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay ka mid tahay wadamada lagu casuumay shirka waxaana kaga qeyb galaayo Ra’iisalwasaare ku- xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) iyo wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi Goodax Barre. Madaxda Soomaalida ayaana lagu wadaa in shirka ka dib ay la kulmaan qaar ka mid ah madaxda wadamada Afrika ayaga oo kala hadli dooono sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa sare u taadidda waxbarashada iyo ubadda Soomaaliyeed ay helaan waxbarasho sareysa. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Wafdi ballaaran uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea,waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay dhiggiisa dalkaasi, Issias Afwerki Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa Asmara inta uu ku sugan yahay kulamo dhinacyo badan quseeya la yeelan doonaa madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki iyo sidoo kale ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali. Saacado ka hor wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ee gaaray magaalada Asmara, ayaa waxaa magaaladaasi tegay wafdi kale oo uu hoggaaminayey ra’iisul wasaare Abiy Ahmed oo ka soo kicitimay dhanka magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Sidoo kale waxaa goor dhow la filayaa inuu furmo shir saddex geesood ah oo u dhexeeya Soomaaliya, Itoobiy iyo Eritrea. Wararka ayaa sheegaya in shirkaasi looga hadli doono dhammeystirka iskaashiga gobolka iyo sidii loo xaqiijin lahaa horumarka dowladaha dan-wadaagta ah ee Geeska Afrika. Safarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ee dalka Eritera ayaa noqonaya mid kii labaad oo uu muddo bil gudaheed ah ku tegayo wadankaasi. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: View the full article
-
Xarakada Al-Shabaab ayaa war ka soo saartay dilka Nabadoon Cabdirisaaq Yuusuf Shabelle oo saacadihii la soo dhaafay lagu toogtay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda dilkaan ayaa tilmaamtay inay fuliyeen Xoogag hubeysan, islamarkaana ay goobta isaga dhaqaaqeen. Qoraalkaan ayaa sidoo kale lagu sheegay in marxuumka uu wada shaqeyn la lahaa Mareykanka, gaar ahaan laatiisa CIA-da, sida ay hadalka u dhigtay Al-Shabaab. Toogashada loo geystay Nabadoon C/risaaq Shabeel ayaa ka dhacday xaafadda Barwaaqo ee degmada Dayniile, xilli uu ka soo baxay Masjid ku yaalla halkaasi. Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay laamaha amniga dowladda oo ku aadan falkaasi. Inta badan dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa dilal iyo qaraxyo ka fuliya xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Warka-Duhur-27012020.mp3 View the full article
-
Shir u dhaxeeyay Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka, Amniga, Cadaladda, Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo qaar kamid ah hay’adaha UN-ka ayaa maanta waxa uu ka qabsoomay Muqdisho. Shirka oo uu gudoominayay Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee dowladda Faderaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa looga dooday dhameystirka dastuurka iyo sidii xal-looga gaari lahaa qodobada masiiriga ah ee u baahan in wada-xaajood siyaasadeed laga gaaro. Ugu horeyn, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Maxamed Abuukar Subeyr ayaa waxaa uu ka qaybgalayaasha shirka u sameeyay soo jeedin ku saabsan qorshaha guud ee Wasaaradda ee ku aadan dhameystirka dastuurka bartamaha sanadkan 2020ka. Wasiir Saalax Axmed Jaamac oo ka hadlay shirka ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka ay ka go’antahay dhameystirka dastuurka iyada oo loo marayo hannaan wadatashi. “Waxaa naga go’an dhameeystirka dastuurka inaga oo kaashaneyna wasaaradaha dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ee ay quseeyaan inay soo dharaadhiriyaan qodobada dastuurka ee u baahan in xal siyaasadeed laga gaaro, sanadkan waxa aan dooneynaa inaga dowaladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo wadajira inaan dastuurka qabyo tirno” ayuu yiri Wasiir Saalax. Dhanka kale, waxaa shirka ka hadlay agaasimayaasha guud ee Wasaaradihii ka soo qaybgalay shirka iyo masuuliyiin ka socday UN-ka iyaga oo sheegay inay Wasaaradda Dastuurka kala shaqayn doonaan fulinta qorshaha u degsan sanadkan. Ugu dambayn, waxaa lagu ballamay in la dardargeliyo howlaha dhemeeystirka dastuurka iyada oo lagu shaqeeynayo hannaan wadatashi oo lala sameeynayo shacabka Soomaaliyeed. PUNTLAND POST The post Shir looga hadlay dhameystirka Dastuurka oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
Asmara (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Asmara ee dalka Ereteriya kaga qayb-gelaya kulan Madaxeed ku saabsan Iskaashiga Saddex Geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Ereteriya iyo Itoobiya. Kulankan oo ay ka qayb-gelayaan Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa ku saleysan dhammeystirka hannaanka iskaashiga dalalka Gobolka iyo sidii loo xaqiijin lahaa horumarka iyo xasilloonida dowladaha dan-wadaagta ah ee Geeska Afrika. Inta ay kulamadani socdaan waxa ay Madaxdu qiimeynayaan miro-dhalka tallaabooyinka la qaaday si loo xaqiijiyo isu furfurnaanta dhanka diblumaasiyadda iyo isu-socodka bulshada Gobolka, mideynta qorsheyaasha lagu wiiqayo argagixisada iyo xal u helista caqabadaha ku xeeran Iskaashiga dalalka Gobolka. Safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ku wehliya Agaasimaha Madaxtooyada, Amb. Cali Fiqi Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo aan inta badan ka harin Madaxweynaha marka uu aadayo Asmara, iyo Wakiilkiisa gaarka ah ee u qaabilsan Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadan. Safarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo maanta uu ku tagay Asmar ayaa noqonaya kii 5aad oo uu muddo sanad iyo todobo bilood ah uu Eritrea ku tago, tan iyo safarkii u horeeyay ee uu ku tagay dalkaas bishii July ee sanadkii 2018-dii.
-
Kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda Qandala Wararka ka imaanaya degaannada ku teedsan buuraleyda degmada Qandala ee gobolka Bari, ayaa sheegaya in halkaasi ay dhaqdhaqaaqyo cusub ka wadaan malayshiyaad ka tirsan Kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda degmadaasi Qandala. Ilo’ wareedyo kala duwan, ayaa ku warramaya in malayshiyaad ka tirsan Daacish aad u hubaysan shalay lagu arkay tuulooyin hoos yimaada degmada Qandala , kuwaasi oo ka soo degtay dhulka buuraleyda ah. Dhaqdhaqaaqa ay Daacish bilowday ayaa ku soo beegmaya, xilli wefdi ka tirsan dowladda Puntland uu ku suganyahay degmada Qandala, islamarkaana ay halkaasi ka daah-fureen mashruuc Laydhka Cadceeda ku shaqeeya oo ay hirgelisay hay’adda TIS+/USAID. Kooxda Daacish ayaa horay mar u qabsatay degmada Qandala 26-kii October 2016, balse ciidamada Puntland ayaa Daacish dib ugala wareegay degmadaasi Qandala 7-dii December 2016. Kooxda ayaa wixii intaasi ka dambeeyay si dhuumaalaysi ah uga hawl gelayay buuraleyda Qandala, sidoo kalena waxay dilal qorshaysan ka fuliyaan Magaalada Boosaaso . Dilkii ugu dambeeyay ee Daacish ka fulisay magaalada Boosaaso 21-kii bishan January 2020, waxay ku dileen guddoomiyihii hore ee degmada Qandala Jaamac Maxamed Khuurshe. Qaran News
-
Waxaa bayaan ay uga hadlayaan doorashada maamulka Galmudug maanta soo saaray odayaasha dhaqanka maamulkaasi iyaga oo dalbaday in doorashada ay waqtigeeda ku dhacdo, xilli laga cabsi qabo in uu dib u dhac ku yimaado doorashadaasi. Odayaashaan, ayaa warmurtiyeedkooda ku cadeeyay in aan loo baahnayn dib u dhac kale iyaga oo dowladda Federaalka ka codsaday in si dhow ay ula shaqeyso baarlamaanka cusub ee Galmudug. Sidoo kale waxgaradkan, ayaa baaq u diray beesha caalamka, waxa ayna ka dalbadeen in beesha caalamku taageerto dhismaha Galmudug loo dhanyahay. Ugu dambeyn waxaa ay baaq u jeediyeen murashaxiinta xilka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenkaba in ay ka qeyb qaataan doorashada, islamarkaana ay ka fogaadaan waxkasta oo carqalad ku keeni kara doorashada Galmudug. Halkaan ka akhriso warka ay soo saareen odayaasha dhaqanka Galmudug: Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Magaalada Baladweyn ee gobalka Hiiraan iyo tuulooyinka hoos yimaada ayaa waxaa faro ba’an ku haya xanuunka shuban biyoodka, kaas oo ka dilaacay maalinimadii Jimcada. Tan iyo markii xanuunka uu dilaacay ayaa Isbitaalka guud ee magalaada iyo MCH-da waxaa la dhigay 75 ruux kuuwaas oo uu soo ritay xanuunka halka 16 kalena ay u geeriyoodeen oo isugu jira caruur iyo waayeel. Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee gobalka Hiiraan Sheekh Xuseen Cisamaan, oo maanta Goobjoog News la hadlay ayaa sheegay in xanuunka si aad ah uu u saameeyey dadka ku nool xeryaha baracayaasha ee ku yaalla xaafadaha kala duwan ee magaalada sida Howlwadaag, Kooshin, Buundoweyn, Xaawotaako. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in xaalad daawo yari ay ka jirto Isbitaalka, waxaana uu xusay in ay filayaan in wasaaradaha caafimaadka federaalka iyo Hirshabeelle ay soo gaaraan magaalada si ay ugu kuurgalaan xaaladda. Dhinaca kale guddoomiye Xuseen Cismaan ayaa tilmaamey in maamulka uu sameeyey xarun lagu karaantiilo dadka uu xanuunka soo ritay si loo xakameeyo inuu faafo,maadaama saacad waliba uu xanuunka dad uu soo ridanaayo, ilaa iyo haddana ay 75 ruux uu soo ritay halka 16 ruuxna ay geeriyoodeen. Ugu dambeyn guddoomiyaha arrimaha bullshada ee gobalka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan ayaa sheegay ilaa iyo hadda in kaliya maamulka iyo shacabka magaalada ay wadaan gurmadka, isaga oo xusay in xisbiga daljir oo kamid ah axsaabta ka jirta dalka uu soo gaarsiiyey xoogaa daawo ah laakiin aysan ku filneyn baahida doowo ee ka jirta xarumaha lagu haayo dadka uu soo ritay . Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Waxaa meel wanaagsan maraya dayactirka & dhismaha Garoonka Ciyaaraha ee Istaadiyo Muqdisho,Garoonkan oo ah midka ugu wayn dalkeena ayaa waxaa haatan u harsan waxyaabo yar yar oo ah dhameystirka dhismaha. Wax dhamaadkii sanadkii hore 2019 booqday madaxda Xiriirka Kubbadda cagta iyo dhallinyarada ka timid wadanka UK,iyagoo sanadkii labaad booqasho iyo indha indheyn ku tagay tuulada,waxayna Goobjoog u sheegeyn in wax badan oo la taaban karo laga badalay garoonka ugu weyn Soomaaliya. Guddoomiyaha Xiriirka Kubabdda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay marka la dhameeyo holwaha ka socda Tuulada ciyaaraha Stadium Muqdisho uu xiriirka ku qaban-ddoono tartamada kala duwan ee kubbadda cagta,maadaama iminka ay jirto baahi badan oo garoomada. Garoonka Stadium Muqdisho oo la dhisay Sanaddii 1978-dii ayaa lagu qaban jiray in badan oo ka mid ah ciyaaraha sida kubbadda cagta, kolayga, miiska, dabaasha iyo kuwo kale oo badan,waaya joogii hore ayaa bogaadinaya holwaha dib u dhiska ee ka socda garoonka Stadium Muqdisho. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Horomarka Garoonka Stadium Muqdisho W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
-
Wafdi ka koobnaa macallimiin,ciyaartooyda oo ka kala socday wadamada Yurub ayaa dalka u yimid ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho sanadii 2019 waxayna badankooda u aheyd kolkii kowaad ay caga imaadaan dhulkooda hooyo ee Soomaaliya. 17 December 2019-Wafida kooxda Som Stars ayaa ka soo dagay garoonka Cadde ee magaalada Muqdisho waxaana dhallinyarada iyo maamulkooda soo dhaweeyay madaxda ka socotay Gobolka Banaadir,iyagoo ugu mahad celiyay booqashooda imaatinka Soomaaliya. 18 December 2019-Dhallinyarada iyo wafdiga kooxda ayaa booqday tuulada ciyaaraha ee Stadium Muqdisho,iyagoo aad ugu faraxay markii ay gareen,dhallinyarada ayaa bogaadiyay howlaha dib u dhiska ee ka socda garoonka Stadium Muqdisho,iyagoo u u mahad celiyay Dowladda Soomaaliya. 19 December 2019-Kooxda Somali Stars UK ayaa kulan ciyaareedkoodii kowaad caasimada Muqdisho kula ciyaaray xidigaha naadiga ciidanka xooga dalka ee Horseed taageerayaal aad u badan ayaa kasoo qeyb galay kulankaa waxaana 1-0 ku badiyay xidigaha martida ahaa Somali Stars UK. 20-December 2019-Dhallinyarada iyo macallimiinta ayaa booqday goobaha dalxiisa ee magaalada,iyagoo waqti wanaagsan ku qaatay xeebta Liido ee degmada CabdiCasiis waxaana la kulanay qaar ka mid ah waxayna inoogu warbixiyeen dareenkooda ku aadan Liido Beach. “Way la yaabeen quruxda iyo jawiga dagan ee Xeebta Liido,uma aysan haysan in ay halka ay joogaan ay tahay dhulkooda.,balse waxay ka qaateen qibarad aad u wanaagsan” waxaa sidaas Goobjoog ugu waramay Cabdi Axmed Cabdulle oo ka mid ahaa maamulka kooxda Somali Stars Uk. 21-December 2019-Kooxda Heegan iyo xidigaha Somali Stars ayaa wada dheelay ciyaar aad u xiiso badan waxaana kulankaa 4-3 ku badiyay wiilasha naadiga ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Heegan,waxaana ciyaartaa kasoo qeyb galay taageerayaal aad u badan. 23-December 2019-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhallinyarada iyo madaxda kooxda Somalia Stars ku qaabilay xafiiska duqa caasimada ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish”,dhallinyarada ayaa kormeer ku maray xafiisyada kala duwan ee Gobolka Banaadir,iyagoo bogaadiyay howlaha ka socda. 24-December 2019-Naadiga Dowladda hoose ee Muqdisho City Club iyo kooxda Somali Stars ayaa wada dheelay kulan ciyaareed aad u xiiso badan waxaana daawashada ciyaarta kasoo qeyb galay taageerayaal aad u badan,iyadoo kulanka uu ku dhamaaday barbaro 2-2. 25-December 2019-Dhallinyarada iyo macallimoontooda ayaa booqay xerada farsamada gacanta ee Xayle Bariise waxaana safarka kooxda qeyb ka ah labo wiil oo ka mid ah reer Xayle,iyagoo aad ugu farxay kolkii ay booqdeen Warshadooda iyo howlaha ay bulshada u hayso. 26-December 2019-Xidigaha Kooxda Somali Stars oo ka kala yimid wadamada UK,FInland,Sweden ayaa kulankii ugu danbeeyay caasimada xili habeen ah kula dheelay naadiga Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden waxayna aheyd ciyaar aad u xiiso badan,iyadoo Som United ay guusha ku qaateen 2-1 iyo koobka loogu dhigay macallimiiinta iyo ciyaartooyda Somali stars ayaa u hambaleeyay dhigooda Som United. “Wuxuu inoo ahaa safar cajiib ah waxaan u mahad celinaynaa dadkii nagu soo dhaweeyay dhulkeenii hooyo iyo kooxihii kala duwanaa ee aan kula ciyaarnay magaalada Muqdisho,ani ahaan iyo qaar badan oo ka mid ah dhallinyarada waxay diyaar u yihiin in ay soo laabtaan sanadaha soo aadan” ayuu Goobjoog u sheegay macallin ku xigeenka kooxda Somali Stars Zakariye Cabdi Xasan. 28-December 2019-Waxaa soo idlaaday socdaalka dhul barasho is dhaxgalka bulshada iyo ciyaaraha saaxiibtinimo ay caasimada Muqdisho ku ciyaareen dhallinyarada qurbajoogta,iyagoo sheegay in aysan iloowidoonin waqtigii quruxda badnaa ay ku qaateen dalkooda hooyo waxayna balanqaadeen in ay joogteendoonaan sanad kasta. Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan Safarka Kooxda Somali Stars 2019 W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Email-qalinle39@gmail.com Source: goobjoog.com
-
(SLT-Ankata)- Turkiga ayaa soo saaridoona sharci cusub oo u oggolaanaya ragga in ay ka badbaadaan in la maxkamadeeyo haddii ay guursadaan gabdhaha ay kufsadeen ama ay galmo aan caadi aheyn la sameeya. Sharcigan oo hal ku dhig u ah,” guurso gabadhada aad kufsatay.” ayaa loo gudbiyay barlamaanka dalka Turkiga dhamaadka bishii hore. Haweenka u ololeeya xuquuqda dumarka ayaa ka cadhooday sharcigan, iyagoo ku doodaya in uu jidka u xaarayo sii socoshada kufsiga isla markaana uu sharciyeyn doona guurka carruurta iyo kufsiga sharciga ah. Wadamo badan oo ay kamid yihiin, Egypt, Jordan, Lebanon, Morocco, Tunisia, iyo falastiin ayaa hore qaawiniintooda uga saaray sharcigaan. Sharci kan la mid ah ayaa fashilmay sanadkii 2016 kadib cadho caalami ah oo ka dhalatay. Xisbiga mucaaradka Turkiga ayaa ku baaqay in sharcigaan la jebiyo. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 38% dumarka ku nool Turkiga ay la kulmaan gacan ka hadal ama xadgudubka galmada. Source
