-
Content Count
214,329 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta sheegay in kulan cusub oo saddex geesood ah uu la yeelan doono madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaaji iyo kan Eritrea Isaias Afwerki. Abiy ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku yiri “Waxaan la kulmi doonaa walaalahey, hoggaamiyayaasha Eritrea iyo Somalia. Madaxweyne Isaias Afwerki iyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi. Waxaan kala hadli doonaa arrimo kala duwan.” Qoraalka ayaa intaas ku daray in kulanka uu ka dhici doono magaalada Asmara. “Sida caadada ah, waxaan hubaa in magaalada soo dhoweynta leh ee qaaliga ah ee Asmar ay joogitaankeena ka dhigi doonto mid farxad leh. I will be meeting with my brothers, the leaders of Eritrea and Somalia. President Isaias Afwerki, President Mohammed Abdullahi and I will discuss on a wide range of issues. As always, I am certain our dear and welcoming city of Asmara will make our stay delightful. pic.twitter.com/R6cALsuGxc — Abiy Ahmed Ali (@AbiyAhmedAli) January 26, 2020 Abiy Ahmed ma uusan shaacin goorta uu kulanka dhici doono. Caasimada Online oo xiriir la sameysay madaxtooyada Soomaaliya weli kama aysan soo jawaabin qoraal aan u dirnay. Kulankan ayaa imanaya ayada oo 11-kii bishan uu madaxweyne Farmaajo kasoo laabtay magaalada Asmara, oo uu kula soo kulmay madaxweyne Afwerki, kalana soo hadlay arrimo dhowr ah. Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ayaa ku jira isbaheysi saddex geesood ah, oo ay dhisteen, balse illaa iyo hadda aysan jirin wax la taaban karo oo uu qabtay. Madaxweynaha Soomaaliya, oo inta uusan kursiga ku fariisan shacabka u sheegi jiray in Itoobiya ay tahay cadowga koowaad ee umadda Soomaaliyeed, ayaa doorashadiisa kadib ka dhigtay saaxiibka koowaad, ayada oo kadibna ay kusoo biirtay Eritrea.
-
Maxkamadda ciidamada qalabka side dowlad gobaleedka Jubbaland, ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay askari horay dil ugu geystay askari kale oo ka tirsanaa ciidanka daraawiishta Jubbalanad. Askari maanta lagu fuliyay xukunka dilka ah, ayaa lagu magacaabi jiray Bakar Xasan, isagoona horay dil ugu geystay marxuum Siyaad Maxamed Xasan oo isaguna horay uga tirsanaan jiray ciidanka daraawiishta Jubbaland. Marxuum Siyaad Maxamed Xasan ayaa la dilay 27-kii November ee sanadkii hore, iyadoona laamaha ammaanka Jubbaland ay markaas wixii ka danbeeyay gacanta ku soo dhigeen askarigii dilka geystay, iyadoona maanta ugu danbeyn loo qisaasay. Gaashaanle dhexe Maxamed Axmed Xeer ilaaliyaha Ciidanka Jubbaland, ayaa warbaahinta la wadaagay Xukunkaan dilka ah oo ay maanta Maxkamada ciidanka Jubbaland ku fulisay Bakar Xasan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Six American-made attack helicopters were handed over to the Kenyan military, and the country’s top general says the delivery couldn’t have been more timely. U.S. and Kenyan military officials touted the delivery of the MD-530F Cayuse Warrior helicopters as a step that will enhance a force faced with a persistent terrorist threat coming out of neighboring Somalia. The helicopters are an “effective force multiplier on the battlefield,” said Gen. Samson Mwathethe, Kenya Defense Force chief, at a ceremony Thursday. “The successful delivery of these assets could not have come at a better time for us.” The deal, several years in the works, comes after an attack earlier this month on Kenyan and U.S. forces by Somalia-based al-Shabab fighters, who launched mortars and stormed a military compound used by American troops in Kenya. Three Americans were killed in the attacks, which has prompted a U.S. Africa Command-directed investigation into what went wrong. On Wednesday, The New York Times reported that American special operations troops at the scene of the attack were surprised by the assault and took an hour to respond, as some Kenyan forces responsible for defending the base hid in the grass. AFRICOM on Thursday countered that the military response was speedy. The “initial assessment indicates that a timely and effective response to the attack reduced the number of casualties and eliminated the potential for further damage,” AFRICOM said in a statement. The clash with militants in coastal Kenya has raised questions about the role of the U.S. military in the region at a time when the Pentagon is considering shifting some forces away from Africa for other missions. A growing number of lawmakers, however, have raised concerns about pulling back from the continent as Russia and China gain influence and terrorist groups still pose a regional threat. “Any drawdown of our troops would be shortsighted, could cripple AFRICOM’s ability to execute its mission and, as a result, would harm national security,” Sen. James M. Inhofe, R-Okla., chairman of the Senate Armed Services Committee, said last week. In Kenya, the U.S. has about 300 military personnel focused on training local forces and coordinating missions in Somalia. At a ceremony at Kenya’s Embakasi Barracks in Nairobi, U.S. Army Maj. Gen. Michael D. Turello said the delivery of attack helicopters is an example of “how the U.S. remains fully committed to providing relevant and timely training and equipment to bolster the KDF capabilities.” “A partnership with the Kenyan Defense Force is one of our most important partnerships in Africa and keystone in East Africa,” said Turello, who leads the Djibouti-based Combined Joint Task Force-Horn of Africa. Kenya purchased the gunships through the Foreign Military Sales program and six more helicopters are expected in the near future. View the full article
-
The militant group Al-Shabaab has taken control of El-Adde area located 55-KM away from Beledweyne, the capital of Hiiraan region, central Somalia. The militants seized the town after brief clashes with a pro-government vigilante group, who retreated to the outskirts of the town. Tension is high in the area as the two sides are facing each other on the outskirts of the town. It’s the first time in five years that the town has fallen in Al-Shabaab’s hands. Reports also indicate that reinforcements from government forces are expected to arrive in the area to support the Ma’awisley group. View the full article
-
The debt relief agenda of the Federal Government of Somalia has been shrouded in mystery. Following the cabinet endorsement of the initiative to secure a bridging loan from Norway, Italy has pledged that it would write off the debt Somalia owes Rome. According to the daily news website Africa Express, the Italian Foreign Minister, Luigi Di Maio, who attended the 74th United Nations General Assembly last year, said “Italy will write off the debt owed by Somalia as soon technical details of the issue are hammered out”. New York: The Somali Finance Minister having a conversation with Italian Foreign Minister Yesterday the Somali National News Agency reported Italy and United Kingdom will “pay off the debt Somalia owes.” The debt relief is a milestone the Somali Federal Government views as necessary political capital ahead of 2021 elections. © Puntland Post Monthly, 2020 The post “Italy is ready to write off debt” owed by Somalia appeared first on Puntland Post.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay shaacisay talaabada ay ka qaadi doonto Jeneraal Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo dhowaan inuu sax ahaa ku sheegay duulaankii dadka badan lagu xasuuqay ee dowladii kacaankii ay ku qaaday Somaliland. Somaliland ayaa si cad u sheegtay inay ka aargoosaneyso Cabdiraxmaan Guulwade, isla markaana ay la tiigsaneyso sharciga, iyadoona ka dacweyn doonta dalka uu ka sito dhalashada labaad, sida ay sheegtay Yurub Abiib Cabdi. Wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland, Yurub Abiib Cabdi ayaa maanta si adag uga hadashay hadalkaasi dhowaan ka soo yeedhay Guulwade, iyadoona xustay in Somaliland ay dacweyn doonto oo maxkamad la tiigsan doonto. Wasiirada ayaa sidoo kale shacabka reer Somaliland ee ku nool qurbaha ka dalbatay inay gudbiyaan dacwad ka dhan ah Danjire Guulwade, oo ay ku sifeysay shaqsi isku cadeeyay gabood falkii uu ka geystay Somaliland. “Xukuumad ahaan waanu daba-galeynaa Guulwade, meel uu ku bad-baadayana majirto oo isaga ayaa isku cadeeyay inuu dadkii laayay, una sabab ahaa xasuuqaasi, waana Ninkii Soomaali ugu caqliga xumaana” ayey tiri Wasiirad Yurub. Waxayna intaas kusii dartay “Caalamka sharci baa ka jira, Xukuumaduhuna siday qof uga aargoosanayaanba, weliba Guulwade markhaati loo dooni maayo oo hadalkiisi baa ku filan, oo inuu xasuuqii sax ahaa oo dadkii ay leynayeen, Maxkamadaha caalamka ayaana Guulwade lala tiigsan doona”. Wasiirada ayaa ugu dambeyntii ka dhawaajisay in Cabdiraxmaan Guulwade loo dacweeyo, sidii ay hore Dad reer Somaliland ah u dacweeyen Korneyl Yuusuf Tuke, oo ku eedaysnaa xasuuq iyo tacadiyo uu ka geystay Somaliland, isla markaana ay Maxkamad ku taala Mareykanka ay ku riday xukun. Danjire Cabdiraxmaan Guulwade oo hore uga tirsanaa guddi uu Farmaajo u magacaabay Wada-hadalada Dowladda federaalka iyo Somaliland, ayaa dhowaan warbaahinta ka sheegay hadalkaasi oo si weyn uga xumaadeen bulshada reer Somaliland, isla markaana abuuray xiisad hor leh.
-
Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Pro. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, kaasi oo ahaa in Ardayda Puntland aan la siin doonin Shahaadada heer Federaal, maadaama Puntland aysan ka qeyb-gelin Imtixaanka dowladda Federalka. Wasiir Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa sheegay in laba heshiis oo Puntland iyo dowladda Federaalku ay wada-galeen sannadihii 2015 iyo 2017, lagu go’aamiyay in Puntland ay u madax-bannaantahay qaadista Imtixaanaadkeeda, islamarkaana xukuumadda Federaalku ay si rasmiya ugu aqoonsatay Shahaadada Puntland. Sidoo kale, wuxuu sheegay in labadaasi heshiis si cad loogu qeexay, in dowladda Federaalku ay kormeer ku yeelato Imtixaanka Puntland, dabadeedna Ardayda Reer Puntland Shahaadada heer Federaal loogu keeno caasimadda Garoowe. Wasiirka Waxbarashada Puntland, ayaa sheegay in hadalka ka soo yeeray Wasiir Goodax uu gebi ahaanba ka horjeedo, heshiisyadii dhanka Waxbarashada ee ay wada-galeen Puntland iyo Federaalka, ogaal la’aan iyo inkiraad mid ay ka tahayba. Wasiirka ayaa sidoo kale soo bandhigay, nuqullo kamid ah heshiisyadii ay wada-galeen Puntland iyo dowladda Federaalka ee lagu go’aamiyay qodobada kor ku xusan. PUNTLAND POST The post Puntland oo soo bandhigtay Heshiisyo u ogolaanaya in ay Imtixaankeeda gaar u qaadato appeared first on Puntland Post.
-
Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa sheegaya inay weli hakad ku jiraan howlihii doorashada ee maamulkaas kadib khilaafkii soo kala dhex galay Dowladda Dhexe iyo Ahlu Sunna, oo garab ka heleyso inta badan musharixiinta u taagan xilka madaxweynimo. Waxaa dib u dhacday doorashadii la filayey inay Dhuusamareeb ka dhacdo maadaama ay diideen musharixiinta inay is diiwaan geliyaan iyagoo ka cabanayo inuu jiro musuq maasuq iyo afduub ay dowladda Federaalka ku heyso howlaha doorashada. Marka loo fiiriyo jadwalkii doorasho oo uu soo saaray guddiga doorashada garabka Dowladda Soomaaliya maanta waxaa lagu ballansanaa in la dhageysto khudbadaha Musharixiinta madaxweynaha halka berri ay tahay in la dhageysto kuwa madaxweyne ku xigeenka, balse waxaa muuqato inaysan jirin ifafaalahaas. Maamulka Ahlu Sunna oo awood ku leh Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay inaysan ku qanacsaneyn qaabka ay u socoto doorashada Galmudug maadaama ay dowladda Soomaaliya ku eedeysay inay afduubatay doorashada. Ahlu Sunna ayaa dhawaan soo saartay jadwal doorasho oo ka madax banaan midda ay wado Wasaaradda Arrimaha Gudaha, waxayna ku hanjabtay inay maamul cusub dhisi doonto haddii aysan dowladda Dhexe joojin dhibaatada ay ku heyso doorashada sida uu hadalka u dhigay Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir. Dhanka kale musharaxiinta u sharaxan xilka madaxtinimo ee Galmudug ayaa horay shuruudo adag ugu xiray guddiga doorashada, taas qayb ka ahayd waxyaabaha dib u dhac ku keenay hawlaha guddiga, maadaama ay mushrixiinta Mustaqbalka dhismaha maamul Galmudug yeelato oo loo dhan yahay ayaa mugdi sii galeyso, waxaana laga yaabaa inay Galmudug yeelato 3 madaxweyne haddii aysan wax iska badalin qaabka ay hadda wax u socdaan.
-
Maxa sababey inuu hore uu guuleysan waayo kacdoonka shacabka Algeria sida kacdoonka shacabka Sudaan u guuleystey. . Dalka Algeria oo ay hoggaamineyso Jabhadda waddani ee xoreynta Aljeeriya ( FLN ) wuxu soo marey taariikh ku dhehan tahey halgan adag oo qadhaadh oo boqolaal kun ku naf waayeen, boqolaal kalena ku naafoobeen ( Inkasto masuulinta Algeria ay sheegtaan hal million oo shahiid iney ku dhinteen halganka dib uu xoreynta dalka lagaga xoreynaayey mustacmarka Franciska ). Mustacmarka Fransisku wuxu damcey innu dalka Aljeeriya ka dhigo dhul uu leyahey oo qeyb ka ah dalka Fransiska, waxaanu ku soo daabuley dad badan oo fransis ah oo tiradoodu gaadheyso hal malyuun oo qof ( Siday sameeyeen Caddaanki South Afrika iyo Isreal ). Fransisku marku waajahey Halgaanka adag aakhirki wuxu yaqiinsadey innu xukunka ku wareejiyo jabhadda Waddani ee Xoreynta Aljeeriya ( FLN ) heshiiska ‘’Evian Accord ‘’ 1962. Jabhadda FLN Waxey uu qeybsaneyd laba garab oo midna ah garabka siyaasiyiinta oo debedda joogey waqtigi halganka sida Masar, Tunis, Pakistan iyo meelo kale, waxaana hoggaaminey madaxweynihi uga horeyey Aljeeriya mudane Axmed Bin Billa. Garabka kale wuxu aha garabk askarta waxaana hoggaaminaayey Hawaari Boumediene oo 1965 inqilaabey madaxweyne Axmed Bin Billa, marku isku dayey Axmed Bin Billa innu casilo qaar ka mid ah kaadiriinta sare xisbiga FLN ee muqarabinta Hawaari Boumedien sida Cabdi Caziiz Boutafliqa oo noqdey wasiirkisa arrimaha debedda ilaa inta uu dhintey Hawaari Boumedien 1978. Madaxweyne Hawaari Boumedien madaama uu halganka ka wadey gudaha dalka wuxu indhihisa ku arkey dulmiga, midab takoorka iyo xasuuqa uu mustacamarka fransisku u geystey shacabka reer Aljeeriya. taasana ku keliftey innu’ uu janjeedo garabka bidix ee Camp ka hantiwadaag, waxaanu uu hurey hanti badan oo ka soo xaroota wax soo saarka shidaalka ay Aljeeriya hodan ku tahey dib uu xoreynta iyo madax bannaanida Afrika iyo dawladaha adduunka sedexaad ee reer galbeedku gumeystaan/ gumeysan jireen. Marku geeriyoodey madaxweyne Hawaari Boumediene waxa taladi dalka la wareegey colonel Jaadli Bin Jediid oo aha ninka darajada ciidanka ku xigey. markiba bilaabey innu siyaasaddi Hawaari Boumediene wax ka beddelo, muqarabinti ( kaadiriinti xisbiga ee ku dha dhawa Hawaari ) innu ka siifeeyo manaasibta sare xisbiga FLN iyo xukuumadisa sida wasiirka arrimaha debedda Abdelaziz Boutafliqa iwm. Dhaqaalihi badna ee ku bixi jirey mucaawinooyinka dawladaha shisheeye wuxu dib ugu jiheeyey horumarka waddankisa oo dib u dhac weyn ku yimid intu Hawaari xukuunka hayey. 1988 waxa bilabmey kacdoono shacbi oo isbedel doon ah, taaso ku keliftey madaxweyne Jaadli innu sameeyeyo nidaamka siyaasi ee axsaabta badan ( Multiparty system ). 1990 wuxu qabtey doorashadi golaha deegaanka iyo Barlamaanka waxa aqlabiyaddi labada gole ku guuleystey jabhadda badbaadada ee Islaamiga ( Islamic Salvation Front ISF ), dhacdadaaso war war xoog leh ku dhalisey dawladaha reer galbeed ee marinka Badda Cad wada wadagaan. Waxaana markiba dhacey afgambi military oo xukuunki laga qaadey madaxweyne Jaadli Bin Jadiid. Waxaana bilaabmey qalalaase siyaasadeed iyo dagaal sokeye oo boqolaal kun oo dad ah ku naf waayeen iyo khasaare dhaqaale oo badan, ila inta madaxweyne Madaxweyne Abdelaziz Boutaflika wuxu ku guuleystey doorasho dhacdey 1999 isago heysta taageerada militariga ee awoodda badan. Madaxweyne Boutifliqa sii uu xaaladda siyaasadeed uu dashiyo wuxu markiba soo saarey decreto uu ku cafinaayo cid kasto dagaalada sokeye ka qeyb gashey..wuxu qaadey oloole diblumaasiyadeed sii uu soo celiyo sumcaddi Aljeeriya. Madaama Aljeeriya hodan ku tahey shidaalka wuxu uu adeegsadey hanti badan sii uu helo taageero shacbi gaar ahaan galbeedka Aljeeriya ee uu ka soo jeedo sida Tlemcin oo uu galiyey balaayiin dolaar sii uga dhiso jaamicado, Kaaba yaasha dhaqaale, gagida diyaaradaha, huteello, matxafyo, qasaro madaxtooyo, iwm. Doorashooyinka uu qabtana isaga mar walba ku guuleysan jirey madaama uu gacanta ku hayey awooddi dalka ee dhaqaale iyo military. Haddab waxa dhacdey Cabdo Qalad fil xisaab marku isa soo sharaxey markisi shanaad isago dhawr sanno naafa aha oon shacabka marna toos ugala hadal fagaarayaahs guud. Waxaana dalka maamulayey qoyskisa iyo muqarabintisa. 16 February, 2019 aya shacabka Aljeeriya bilaabey kacdoon shacbi uu ku diidan yahey musharaxnimdisa, taaso sii xogeysatey oo u baabac dhigtey awood kasto la isku dayey in lagu damiyo kacdoonka waxaaney aakhirki ku khasbeen innu militarigu ku amro innu xukuunka ka dego, dhawr qof oo muqarabiintisana xabsiga la dhigo se weli taladi dalka waxey gacanta ugu jirta militariga iyo rejiimki Boutafliqa oo ku baaqey innu qabanaayo doorashooyin gacan ku rimis ah. shacbka Aljeeriyana wuxu dalbanaya in lakala diro madaxda dawladda Boutafliqa waanu diidan yahey innu galo filimka muddada dheer lagu hor jilaayey. La soco qeybana kale Eng. Bashe (Ismail ) Cabdi Gaboobe ), MA in Peace building from Coventry University Email : gaboobe _3@ Hotmail. com Qaran News
-
After 30 years of dictatorship and civil war, the Somali people pulled off a qualified consensus on forming a new state that is different from the obliterated one. The President of the Federal Republic of Somalia is vested with the awesome responsibility and authority to steer the formation of the new state. Successive elected presidents strived to some extent to fulfill their awesome responsibilities with the exception of President Mohamed Abdullahi Farmajo who strived to tear Somalia apart for good. Early on, Somali people who enthusiastically welcomed the election of President Farmajo on February 8, 2017 was incredibly got by surprise by his quick turn to authoritarianism, kleptocracy, and opportunism, violating his oath of office to respect and protect the provisional constitution and democratic values, and disregarding his solemn commitment to bring together the Somali people torn apart by dictatorship and civil war. Instead, he exacerbated the division, distrust, and secession among Somalis. From the get-go, President Farmajo repudiated the collaborative, participatory, and consultative governance arrangement between federal and state governments spelled out in the provisional constitution. He made the ousting of all leaders of the federal member states his single domestic policy issue for no other reason than his reelection bid in 2021. By usurping the federal and state constitutions, he hijacked the elections of Hirshabelle, Southwest, and Galmudug states, while Jubbaland and Puntland states rebuffed his aggressive usurpation. Corruption, plums, sowing discord among local stakeholders, use of foreign and local forces trained and funded by U.S. and EU, and fraud elections have been used for ousting three state presidents replaced with loyal ones. Galmudug state has been with no government for 8 months without remorse and condemnation. Galmudug people are harmed. U.S. and EU diplomats lead the international partners who play key role in the Somali politics, economic recovery, humanitarian, governance, and security. U.S. and EU assistance is heavily earmarked to promoting democracy, good governance, rule of law, and human rights and civil society. However, U.S. and EU diplomats remained complacent with the Federal government’s inexcusable human rights violations, abuses of power, persecution of opposition, corruption, and election frauds in Hirshabelle, Southwest, and Galmudug states and the destabilization interventions exerted against Jubbaland and Puntland states. It’s now public quotes that the elections rigged by the federal government are legitimate, while the elections not rigged by the federal government are illegitimate or disputed. International Partners issued few joint statements expressing support and solicitation of performing list of priorities. Two of the priorities frequently mentioned are the resumption of the working relationship between the federal government and federal member states to restart the stalled state building process and to settle the framework for holding free and fair one person one vote political election in 2020/2021. The deadlock continues to this day with no solution in sight. In defiance, president Farmajo continued bullishly not to tackle the priorities repeatedly raised but astonishingly he took pride on demolishing the democratic foundations of the Federal Republic of Somalia like degrading irreparably the federal parliament by eliminating the fundamental guarantee of checks and balances between federal parliament and executive branches. Free and fair federal election in 2020/2021 is an illusion. In addition, President Farmajo prohibited the officials of the federal government from responding responsibly and timely to the public and free media for complaints, questions, and information for government transparency and accountability that remained lip-service. In honoring the sacrifices and support of the international forces and partners, Somali citizens persevered unspeakable abuses and violations by the federal government for three years. U.S. and EU diplomats didn’t shoot down quickly the insidious idea that President Farmajo is supreme leader free from the constraints of the rule of law while the opposition forces are angry destructive elements who have no legitimate responsibility, role, and voice in the Somali political decision-making process. This undercut the struggle for democratization and bolstered personal rule. Recently, the federal government requested the Malaysian government to enforce excommunication and death threat Fatwa issued by group of religious leaders against Abdirahman Abdishakur Warsame, leader of Wadajir Party for political and personal reasons. This is prima facie of the dangerous mindset of President Farmajo’s regime willing and ready to use violence and abuses. There hasn’t been any public reaction from U.S. and EU diplomats. Somali people knew the priorities of the diplomats from the authoritarian regimes, but they have been baffled by the priorities of the U.S. and EU diplomats who support president Farmajo despite his defiance against everything the two diplomats stand for in terms of democracy, free and fair elections, free media and free expression, and good governance. Federal parliament is passing legislations that do not meet the minimum standards for democratic legislation in terms of process and content. Undeniably, the International partners failed to tell the truth about the real political, security, and economic situation existing in Somalia and most probably they contributed to the power grip of kleptocracy that undermined the war against terrorism, a functioning government, and the rule of law in Somalia. The story of Afghanistan is a great lesson for Somalia. In December 2019, Washington Post published series of articles based on confidential interviews with government officials who had leading roles in Afghanistan War. The interviews took place after 18 years of warfare that costed one trillion dollars, roughly 157,000 people killed, and hundreds of thousands of people wounded. The headline of article was “Afghanistan papers: A Secret History of War — At War with Truth.” The upshot was that U.S. Presidents, cabinet members, diplomats, military commanders, and aid workers- did not tell the truth about the war in Afghanistan for 18 years. In 2006, the speechwriters of former secretary of defense Donald Rumsfeld wrote impressive report titled “Afghanistan: 5 years later,” that described captivating achievements made in the past 5 years. But, US army colonel interviewed later said that “the Afghanistan government led by President Hamid Karzai had ‘self-organized into a kleptocracy by 2006 – and that US officials failed to recognize the lethal threat it posed to their strategy.” Unfortunately, after 20 years, the people of Afghanistan are not better off than they were before 2001. Somali federal government hired the skills for telling colorful deceptive stories of success. January 12, 2020, the Ambassador of Federal Government of Somalia to the United States Ali Sharif Ahmed published in The National Interest Magazine a letter filled with misinformation and distortions under the title, “Is Somalia Poised for Economic Success? Mogadishu’s Debt may be the only thing preventing it from being prosperous in 2020.” After 10 years of African Union peacekeeping force and billions of dollars of support, terrorist group Al Shabab killed more people in the last 3 years compare to the preceding 3 years. The group gained more influence and expanded their tax collection and dispute resolution among citizens in many parts of Somalia, including Mogadishu. They also succeeded in appointing their sleeper cells in government positions. They attacked hotel and check points near Villa Somalia where President Farmajo lives under the protection of African Union forces. Somalia is far from being prosperous in 2020. Former Minister described Mogadishu a “hell.” Some observers strongly believe that U.S. and EU policymakers have changed their strategy towards Somalia in 2017 to secret strategy which completely diverged from the 8 years of peace and state building, respect of the rule of law, and good governance. The only billboard flying over Somalia in the past 3 years advertises “debt relief,” an issue used for political propaganda far from its specific legal, economic, and fiscal significance. The expulsion of former Special Representative of the UN Secretary General after simply asking the federal government to explain the human rights violations committed during Southwest Presidential election represented a negative turning point for the human rights protection in Somalia. The expulsion based on flimsy reasons would not have been honored by the UN Secretary General had it not been most probably the pressure of the United States. The steadfast support of U.S. and EU diplomats to President Formajo’s adventures marked by violence, abuses, and chaos was unwarranted and regrettable and has forced the opposition forces, the leaders of Jubbaland and Puntland, and others defrauded in Hirshabelle, Galmudug, and Southwest states to look for more assertive alternatives to regain their infringed political rights and dignity and to save Somalia from relapse. The situation of Somalia is dire and the buck stops with U.S and EU diplomats and their bosses for immediate change. Dr. Mohamud M Uluso mohamuduluso@gmail.com Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
-
Establishing a Sustainable Economic/ Free Zone. Introduction Like any other Economic Zone, Somaliland’s Economic/Free Zone (SEZ) shall be planned to integrate, economic needs (having different clusters such as Logistics hub, Industrial hub, Wholesale hub…etc.) with the social and environmental needs. I believe this is one of the key initiatives and an important milestone towards diversifying and delivering Somaliland’s economic vision. Nonetheless, if we are to establish a free zone that cater state’s economic growth and boosts the employment opportunities specially for our graduates. Then, based on our experience vis-à-vis on similar plans and strategies, such benefits will only be materialized when environmental and social components are taken into consideration in line with the economic objectives. Therefore, we are strongly recommending to integrate social and environmental dynamics into the decision-making process as early as possible. An inclusive plan that includes, but not limited to techno-economic, social and environmental consideration in all phases is vitally needed for the benefit of nor only current generation but also or generations to come. Based on our experience the social and environmental adverse impacts are mostly associated with the operation phase via different environmental media (e.g. air, water, land, noise, radiation, fire, explosion…). Therefore, a sustainable implementation is needed to reduce both the short and long-term impacts. Constraints One major constraint that could hinder the above benefits could arise if failed to select an appropriate site for the plan. It is important that the EZ’s site is strategically placed in an open hinterland with proximity to the port and airport, while at the same time having the opportunity to expand in the future to accommodate future development. Also, in order to support the scale of commercial a considerable investment in infrastructure is a prerequisite, especially in the increase in road traffic levels. Albeit once complete Berbera Corridor will facilitate more efficient movements of freight and people between the Berbera Free Zone, Wajale and across the border to Ethiopia. But, there is a concern how the increase of traffic level may influence the in the City of Berbera and this is one of the reasons that the Free zone site needs to be strategically located. Environmental Risks Common risks include, but not limited to, fire, release of toxic gases, chemical spill, utility balance, depletion of finite resources, increase waste (both hazardous, non-hazardous and inert), traffic increase, leakage associated with fuel farm, the risk of explosion, potential flood risk, lack of drainage network in addition to health and safety issues. These are critical issues from the stakeholder (e.g. investors, customer, proponent, client, contractor, workers, public and nearby residence) point view. It is therefore important that the plan considers all the aforementioned aspects. Moreover, in order to compete both regionally and globally counterparts, the Somaliland Economic Zone should utilize state of the art and proven methods in all phases. The bottom line of this article was to emphasize the need to create synergy economic needs with social and environmental needs to create win-win situation. Thanks, and Best Regards Mohammed Haji Ibrahim Environmentalist Mohammed_ibr40@hotmail.com Sheffield, UK Qaran News
-
Al-Shabaab ayaa galinkii danbe ee shalay waxa ay meel fagaara ah ku toogteen Rag ay ku eedeeyeen inay la shaqeyn jireen Ciidanka Dowladda iyo Ciidamada ajaanibta ah ee jooga Soomaaliya. Fagaaraha ay toogashada ka dhacday, ayaa waxa ku yaalaa degmada Kamsuuma ee gobolka Jubbada hoose, waxana dadka la toogtay ay ka koobnaayeen seddex ruux oo Al Shabaab ay u soo jeediyeen eedeymo kala duwan. Sedexda ruux ee maanta Al-shabaab ay ku toogteen gobalka Jubada Hoose gaar ahaa Kamsuuma ayaa dhammaantood ahaa rag, waxaana lagu kala magacaabi jiray. 1.Muuse Xuseen Siyaad oo 31-sano jir ah 2.Xuseen Maxamed Cabdi oo 20-sano jir ah 3.Faliir Yarow Cali oo 75-sano jir ah Al Shabaab, ayaa sidaan oo kale degmooyinka iyo deeganada qaar ay ka arrimiyaan ee dalka waxa ay ka fuliyen toogasho, iyagoona dadkaas intooda badan ku eedeeya basaasnimo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa sagootiyay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo diyaariyay ka qayb qaadashaya howl-gallada dagaal ee ka dhanka ah Al-Shabaab, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiskiisa. Sida qoraalka lagu sheegay, ciidankan oo lagu tababaray xerada Gen. Gordan, ayuu Ra’iisul Wasaaruhu uga mahad-celiyay “naf-hurnimada ay uga qayb qaadanayaan badbaadinta nafta iyo maalka ummadda Soomaaliyeed, waxuuna kula ballamay in argagaxisada ay ka xoreeyaan deegaannada loo qorsheeyay in ay ka fuliyaan howl gallada.” “Ciidamanka tababarka dhameystay ayaa qayb ka noqonaya ciidamada ku sugan furimaha dagaalka ee qabowga iyo cadceedda u taagan ilaalinta dhiigga umadda Soomaaliyeed iyo cirib tirka argagaxisada duullaanka ku ah jiritaanka ummadda iyo qarannimada Soomaaliyeed.” Ayaa lagu yiri qoraalka Qoraalka ayaa intaas ku daray “Ra’iisul Wasaaraha oo ballan qaaday in madaxda dowladdu u dhammeystireyso dhammaan agabka qaybta ka qaadanaya cirib tirka argagaxisada, ayaa sidoo kale saraakiisha iyo taliyaasha ciidanka kula dardaarmay inay ku dadaalaan sugnaanta xuquuqda ciidanka, u cadaalad falaan, tusaale wanaaggsanna u noqdaan ciidanka.” “Ciidamo horey loogu tababaray Xerada Gen. Gordan ayaa ka qayb qaatay howl gallada naf bad-baadinta ah ee shacabka Soomaaliyeed looga dul qaadayo kooxaha caadeystay daadinta dhiigga iyo boobka hantida ummadda Soomaaliyeed.”
-
Xukuumada Somaliland, ayaa sheegtay in ay dacwad ka dhan ah Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen Guulwade u gudbin doonto dowladdaha Caalamiga ah ee uu ka haysto dhalashooyinka, ka dib eedeymo ay u soo jeediyeen. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xanaanada iyo Xoolaha maamulka Somaliland Yurub Abiib Cabdi oo warbaahinta la hadashay, ayaa sheegtay in Generaal Guulwade ay dacwad uga gudbin doonaan dalalka uu dhalashooyinka ka haysto, iyadoona carabaawday hadalkii uu dhawaan ka dhawaajiyay Guulwade ee ku aadanaa maamulkooda. “ka xukuumad ahaan Guulwade waan daba gali doonaa meel uu ku badbaadayo maanta ma jirto isaga ayaa isku cadeeyay inuu dadkii laayay xasuuqaasina uu sax ahaa” ayey tiri wasiir ku- xigeenka wasaaradda Xanaanada iyo Xoolaha mamulka Somaliland. General Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen Guulwade ayaa 22-kii bishaan shaaciyay inuu iska casilay xubinimadii Guddiga wada xaajoodka Somaliland iyo Soomaaliya, iyadoona Xukuumadda Soomaaliya ay iscasilaadaasi ka aqabashay. Madaxweyne Farmaajo, ayaa 17-dii Julay 2019-kii magacaabay Guddi ka shaqeynaya wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana xusid mudan in dhawr jeer uu ku fashilmay wadahadaladaasi Madaxweynaha Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta sagootiyay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo loo diyaariyay ka qayb qaadashaya howlgallada ka dhanka ah dagaalyahannada Xarakada Al-Shabaab. Ciidanka oo lagu tababaray xerada Gen. Gordan, ayuu Ra’iisul Wasaaruhu uga mahad-celiyay naf-hurnimada ay uga qayb qaadanayaan badbaadinta shacabka Soomaaliyeed, waxuuna kula ballamay inay Al-Shabaab ka saaraan deegaannada loo qorsheeyay. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha oo ballan qaaday in madaxda dowladdu u dhammeystireyso dhammaan agabkooda ayaa saraakiisha iyo taliyaasha ciidanka kula dardaarmay inay ku dadaalaan sugnaanta xuquuqda ciidanka, una cadaalad falaan. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: View the full article
-
Taliska ciidamada nabad sugida ee ka howlgala degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa maanta amar dul dhigay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Amarkaan oo lagu wargeliyey dhammaan dadka ayaa lagu sheegay in qof kasta oo gaari iibsanaya ama iibinaya laga rabo inuu ku soo wargeliyo laamaha amniga. Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in ujeedada ay tahay sidii looga hortagi lahaa in gawaaridaasi loo adeegsado qaraxyo ama falal liddi ku ah nabad gelyada. “Dhamaan gaadiidka lakala iibsanayo guddaha Guriceel ayaa la amrayaa in ay soo ogeysiiyaan laamaha amniga gaar ahaan Taliska Nabadsugida si looga hortago fulinta falal amniga lidi ku ah oo gaadiidka loo adeegsado, iibsadaha iyo qofka laga iibinayo waa in ay warqada kala wareejinta ka qaataan taliska NISA ee Guriceel ayaa lagu yiri”warka ka soo baxay taliska NISA ee degmada Guriceel. Muddooyinkii la soo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa xoojiyey amniga deegaanada maamulkaasi oo dhowaan doorasho galaya. View the full article
-
Dowladda Mareykanka ayaa lix diyaaradood oo kuwa dagaalka ah ku wareejiyay Kenya, si ay qeyb uga noqdaan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Diyaaradaha lagu wareejiyay dowlada dalka Kenya ayaa ah nuuca loo yaqaano MD-530F, iyadoona ay kula wareegtay munaasabad ka dhacday Nairobi. Taliyaha AFRICOM ee Mareykanka, General Stephen Towsend ayaa sheegay in diyaaradahaasi ay Kenya ka caawin doonaan inay sii xoojiyaan dagaalka looga soo horjeedo Xarakada Al-Shabaab oo weeraro ka fulisa qeybo ka mid ah dalkaasi. Munaasabadda loogu wareejinayey diyaaradahaan xukuumada Nairobi ayaa waxaa ka qeyb galay diblomaasiyiin sar sare oo heer caalami ah, xildhibaano iyo xubno ay wasiiro ku jiraan oo ka mid ah golaha wasiirada ee wadanka Kenya. Ma’ahan markii ugu horreysay oo uu Mareykanka deeq Milatari siiyo Kenya oo ay iska kaashadaan dagaalka adag ee ka dhanka ah Al-Shabaab. View the full article
-
Cabdriraxmaan Ducaale Beyle wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababar u furay howlwadeeno ka tirsan xafiiska xisaabiyaha guud ee wasaaraddaasi. Wasiir Beyle oo furitaanka tababarkaan khudbad ka jeediyey ayaa howlwadeenada kula dardarmaay inay ka faa’iideystaan mudada uu socdo aqoon kororsigaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay mar weliba ku daalayaa sidii loo hormarin lahaa xirfadda dhammaan shaqaalaha ka howlga qeybaha kala duwan ee wasaaraddaasi. Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa mid ah wasaaradaha ugu muhiimsan ee laf dhabarka u ah howlaha xukuumadda, waxaana muddooyinkii la soo dhaafay sameyneysay horumaro ku aadan dhinaca maaliyadda iyo maamulka intaba. View the full article
-
Wararka naga soo gaarayo magaalada Baledwene ee gobalka Hiiraan ayaa sheegayo in magalaada iyo tuulooyinka hoos yimaada uu ka dilaacay xanuunka Shuban biyoodka kaas oo dad badan loo dhigay isbitaalka guud ee magaalada. Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee gobalka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in 48-dii saac ee lasoo dhaafay Isbitaalka magaalada la gaarsiiyey 45 ruux kuwaas oo uu soo ritay xanuunka, waxaana ilaa iyo hadda xanuunka u geeriyooday 1 ruux. Sidoo kale guddoomiyaha ayaa xusay in xanuunka uu saameeeyey dadka barakacayaasha ee ku dhaqan magaalada Baladweyne, iyo dadka ku nool tuulooyinka hoos yimaada magaalada sida Leegoow, Siniile, Ganbaale, ka dib markii dadku ay cabeen biyo wasaqeysan waxaana uu intaas uu ku daray in xanuunka dadka uu soo ridanayo ay isi soo tarayaan. Dhanka kale Sheekh Xuseen ayaa sheegay in isbitaalka hadda daawada taallo aysan kaafin karin dadka xanuunka uu soo ridanaayo dhaqaatiirtii uu la kulmayna ay ku war galiyeen in haddii labo maalin ay xaaladdu ay sidaan sii ahaato aysan awoodin in ay sii shqeeyaan maadaama uusan ku filneyn agabka ay heystaan . Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobalka ayaa baaq u diray wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ah iyo dowlad gobaleedka Hirshabeelle, waxaana uu ugu baaqay sida ugu dhaqsiyaha badan in loola soo gaaro qalab caafimaad. Ugu dambeyn magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan ayaa dhawaan waxaa ku dhuftay fatahaad uu geystay webiga Shabeelle, ayadoo ay xusid mudan tahay in magaalada uusan ka jirin Ceelriig dadku biyaha ka cabaan waqtiyada sidaan oo kale uu u biyo yareeyo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Al-Shabaab executes three men in second case within a month
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
MOGADISHU (HOL) - Three men accused by the militant group Al-Shabaab of spying for Kenya and affiliated with the Somali government were executed Saturday in Lower Jubba. Source: Hiiraan Online -
Wararka naga soo gaaraya Dhuusamareeb ayaa sheegaya in weli xiisad siyaasadeed oo ku aadan dhismaha Galmudug laga dareemayo magaaladaasi. Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dhinacyada isku haya doorashada maamulkaasi ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray meeshii ugu sarreysay. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya inuu istaagay qorshihii loogu jiray dhismaha maamul mid ah oo ay yeeshaan gobollada Galgaduud iyo Mudug. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Mutwakil-.mp3 View the full article
-
Wararka ka imaanaya Hiiraan ayaa ku warramaya in saaka Xarakada Al-Shabaab ay la wareegtay gacan ku heynta deegaanka Ceel-Cadde ee gobolkaasi. Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in Al-Shabaab ay weerar ku soo qaaday deegaankaasi, islamarkaana dagaal ay la gashay maleeshiyaad ku sugnaa halkaasi. Ceel-Cadde ayaa 55 KM u jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, wuxuuna ka mid ahaa deegaanada ugu nabdoon ee gobolkaasi. Shalay ayey aheyd markii dagaalyahannada Al-Shabaab ay weerareen deegaanka Farlibaax, inkastoo guddoomiyaha deegaankaasi uu beeniyey inay qabsadeen. View the full article
-
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ay deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa waxaa uu shaaciyey in Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre ay ku fashilantay dhismaha Maamulka Galmudug. Waxaa uu sheegay Xildhibaanka in Galmudug ay haatan wajaheyso xaalad adag iyo khilaaf xoogan taas oo sababi karto in Maamulo isdiidan laga dhiso Galmudug. Sidoo kale Xildhibaan Fiqi oo qoraal soo dhigey Bartiisa Facebook ayaa waxa uu sheegay in howlaha doorasho ee ka socda Galmudug ay dadka deegaannada ka yihiin Marti,isaga oo shaki geliyey dhismaha Galmudug loo dhan yahay. Ugu dambeyn Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi waxaa uu ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu soo farageliyo xaalka Galmudug inta uusan ka tallaabin xuduuddii loogu talagaley. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka uu Fiqi soo dhigay bartiisa Facebook Dawladda Federaalka Soomaaliya oo uu wakiil ka yahey raysulwasaare Kheyre waa ku fashilantey geedi-socodka dhismaha maamulka Galmudug, waxeyna Galmudug waajahaysaa xaalad adag iyo Khilaaf sii ballaaranaya oo sababi kara In maamullo is feeryaacaya oo dhowr ahi ay ka dhismaan. Dadka Galmudug ku sugan waxey u eg yihiin kuwo maamulkoodii marti ka ah, hal hanaan maamul dhisid ka badan ayaana ka socda Galmudug. Waxaa la isweydiinayaa Gal-Xamar miyaa la dhisayaa mise Galmudug marka la eego dadka laga soo daad-gureeyey Xamar ee marooqsadey masiirkii Iyo maamul dhisiddii Galmudug. Madaxweyne Farmaajo waxaa u haboon inuu soo farageliyo xaalka Galmudug inta uusan ka tallaabin xuduuddii loogu talagaley maadaama uu ku fashilmey RW Kheyre welina ku rafanayo.
