-
Content Count
214,299 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
At least two people were injured while several others escaped unhurt when al-Shabab suspects attacked civilians traveling on a bus in the northeastern Wajir county early Friday. Source: Hiiraan Online
-
Dhulgariir xoog badan ayaa lagu soo warramayaa in ku dhuftay bariga waddanka Turkiga, halkaas oo ay guryo ku soo dumeen ayna ku dhinteen ugu yaraan 18 qof. Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga Sulaymaan Soylu ayaa sheegay in shan boqol oo qof oo kale ay dhulgariirka ku dhaawacmeen. Waxa uu sheegay in kooxaha gurmadka degdega ah ay baadigoobayaan 30 qof oo ku xayiran burburka hoostiisa. Dhul gariirka ayaa ku dhuftay bariga Turkiga abaare 9-kii fiidnimo ee xilliga dalkaasi, waxaa uuna dhulka ku daray dhismooyin iyadoona la arkayay dadka deegaanka oo ku cararyay waddooyinka. Boqaal shaqaalaha samatabixinta ayaa lagu dabaalay gudaha iyo banaanka deegaankaasi. Waxay isticmaalayeen, cagaf-cagafyo, agabka korontada iyo xitaa gacmahoo PUNTLAND POST The post Dhul gariir ku dhuftay dalka Turkiga appeared first on Puntland Post.
-
Minneapolis (Caasimada Online) – Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka, balse asal ahaan kasoo jeeda dalka Ciraaq oo lagu magacaabo Dalia Al-Aqidi ayaa sheegtay in doorashada soo socota ee Mareykanka ay dooneyso in Ilhaan Cumar ay kula tartanto kursiga congress-ka ee gobolka Minnesota. Haweeneydan oo ka tirsan isla xisbiga Ilhaan ee dimuqraadiga ayaa sheegtay in Ilhaan Cumar “ay tahay mixnad horleh oo kusoo korodhay siyaasadda Mareykanka”, waxayna intaa raacisay in khaladaadka Ilhaan ay ku boorisay in ay u tartanto kursiga Aqalka Congress-ka ee Ilhaan ay ku matesho Minnesota. “Sababta igu dhalisya in aan kursiga kula loolamo Ilhan Cumar ayaa waxay tahay in waxyeelada Ilhaan Cumar aysan ku koobneyn oo keliya gobolka laga soo doortay, balse uu saameeyay guud ahaan dalka Mareykanka, ka muwaadin ahaan mas’uuliyadeyda waxay tahay in aan ka hortago naceybka iyo cunsurinimada ay ku baahineyso bulshadeeda iyo guud ahaan caalamka”, ayay tiri Dalia Al-Aqidi. Dalia ayaa intaa raacisay in Ilhaan Cumar looga fadhiyo in ay ka jawaabto su’aala badan, maadaama sida ay sheegtay ay “dhibaato u geysata dad badan oo American ah “. Waxaa kale oo ay sheegtay in Ilhaan Cumar looga fadhiyo in ay wax u qabato deegaankii laga soo doortay, sharci walba oo ay meelmarisana uusan waxtar u lahayn dadka ku nool halka laga soo dortay. Haweeneydan oo ah saxafiyad horay uga soo shaqeysay warbaahinta caalamka ayaa dalka Mareykanka qaxooti ahaan ku gashay sanadkii 1993, waxaana ay qoyskeedu kasoo jeedaan dalka Ciraaq. Arrintan ayaa kusoo aaday xilli Ilhan Cumar ay shaacisay ololaheeda doorashada oo ay markale ku dooneyso in lagu doorto. Ilhaan ayaa bilawday hal ku dhigga ah “dib ugu celi aqalka Kongreska” oo ay ula jeedo dib u doorashadeeda. Doorashada Mareykanka ayaa lagu wadaa in ay dhacdo bisha November ee sanadkan 2020-ka, waxaana inta ka horeysa la geli doonaa doorashada xisbiyada dhexdooda, halkaas oo ay kusoo bixi doonaa hadba dadka xisbi walba ku mateli doonaa doorashada guud ee Mareykanka. Ilhan Cumar oo ah gabar Soomaali, qaxooti ahaanna ku tagtay dalka Mareykanka ayaa ka mid ah siyaasiyiinta aadka looga bartay dalka Mareykanka sanadihii dambe, waxaana ay kamid tahay dadka aadka u dhaliila siyaasadda madaxweyne Donald Trump.
-
Ankara (Caasimada Online) – Dhul-gariir cabirkiisu yahay 6.8 ayaa ruxay bariga dalka Turkey, halkaasi oo uu ku dilay 18 qof, islamarkaana ku dhowaacay in ka badan 500 oo kale. Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay in sidoo kale la rumeysan yahay in 30 qof ay ku hoos jiraan burburka dhismooyinka. Dhul-gariirka ayaa laga dareemay dalal ka fog Turkey, sida Falastiin, hase yeeshee wax khasaare nafeed ah ama burbur lagama soo sheegin. Wasiirka caafimaadka Turkey, Hulusi Akar ayaa sheegay in kooxaha gurmadka ee gobollada kale loo diray halka dhul-gariirka uu ka dhacay, ayada oo ciidamadana heegan la geliyey. Boqolaal qof ayaa guryo la’aan ah iminka, ayada oo guryahooda ay ku burbureen dhul-gariirka. Muuqaallo TV ayaa muujinayey kooxaha gurmadka oo dad dhaawac ah kasoo hoos saaraya dhismayaal burburay, degmada Gezin eee gobolka ku yaalla Bariga ee Elazig. Magaalada Elazig ayaa waxaa lagu dilay 13 qof, halka shan qofna ay ku dhinteen magaalada Malatya. Guud ahaan 553 qof ayaa la xaqiijiyey inay dhaawac yihiin, kuwaas oo 11 ka mid ah ay xaaladdooda halis tahay. Qiyaastii 30 dhisme ayaa ku burburay dhul-gariirka oo saameeyey laba gobol, sida uu sheegay wasiirka deegaanka Murat Kurum. Madaxweyne Turkey Reccep Tayyip Erdogan ayaa qoraal uu soo dhigay twitter in la qaaday tallaabo kasta oo muhiim ah, si loo xaqiijiyo khasaaraha dhimasho ee in dhul-gariirka uu noqdo midka ugu yar.
-
Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Afar ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha Galmudug ayaa Jimce, 24 Janaayo 2020, waxay isugu yimaadeen kulan ay ku falanqeeyeen xaaladda murugsan ee Galmudug ka taagan, isla markaana ku qiimeeyeen natiijadii ka soo baxdey baaqyadii iyo codsiyadii musharxiintu ay horey u gudbiyeen. Musharaxiinta kulankan isugu yimid ayaa kala ah, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, Cabdullaahi Faarax Wehliye, Kamaal Daahir Guutaale, iyo Cabdi Axmed Cabdi Dheere. Musharxiinta ayaa gebegebadii shirka waxay isla garteen in ay kaliya ka qeybgeli karaan doorashada lagu wado in Galmudug ay ka dhacdo todobaadyada soo socda haddii la helo shuruudo ka kooban 6 qodob. Shuruudaha musharaxiinta ayaa waxaa ugu weyn In la sameeyo guddi doorasho cusub, kaasoo ay ku midaysan yihiin dhinacyada kala duwan ee ay doorashadu khusayso, ayadoo si wada-oggol ah la iskula meel-dhigayo jadwalka iyo habraacyada doorashada. Musharaxiinta ayaa sidoo kale dalbaday in Ahlu-Sunna Waljamaaca ay qeyb ka ahaato hanaanka iyo habsami u socodka hawlaha dhiman. Waxa ay sidoo kale dalbadeen, In la helo dhinac 3-aad oo korjoogteeya arrimaha doorashada Galmudug, si looga hortago wax isdaba-marin, musuqmaasuq, laaluush iyo adeegsi awood loo isticmaalayo arrimaha doorashada iyo codbixiyaasha. Hoos ka aqriso bayaan kasoo baxay musharaxiinta
-
t’s an early Saturday evening, and nurse practitioner Muna Osman and her team are setting up a community meeting room at the Living Well Kent center for one of their health care classes. Source: Hiiraan Online
-
JIGJIGA (HOL) - Legendary Somali musician Daud Ali Mashaf, famed for his mastery of the kaban (oud), and a lead singer in the famous Waaberi Band in the 1980s has passed on. Source: Hiiraan Online
-
JIGJIGA (HOL) - Legendary Somali musician Daud Ali Mashaf, famed for his mastery of the kaban (oud), and a lead singer in the famous Wsaberi Band in the 1980s has passed on. Source: Hiiraan Online
-
Wasiirka Beeraha Somaliland oo dalka Holland kaga qayb galay shir lagaga hadlay Horumarinta Wax soo saarka Beeraha Utrecht-(Qaran-news)-Wasiirka Wasaarada Hormarinta Beeraha Somaliland Mudane Ahmed Muumin Seed ayaa Ka qayb galay shir Lagaga hadlayay Wax soo saarka Beeraha Kulankaas oo ka dhacay Wadanka Nederland (Holland). Ugu Horeyn Waxa hadalka furay wasiir Axmed Muumin Seed oo u mahad celiyey dadkii shirkaasi soo qaban qaabiyay, isagoo dhanka kalena wasiirku halkaasi ka akhriyay khudbad dheer oo uu kaga waramay qaybaha kala duwan ee wax soo saarka Somaliland ee dhinaca beeraha. Waxa uu wasiirku sidoo kale ka codsaday xukuumada Nederland (Holland) inay Somaliland ka caawiyaan horumarinta beeraha iyo in la isweydaarsado aqoonta casriga ah ee la xidhiidha beeraha. Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland mudane Axmed Muumin Seed ayaa waxa kale oo uu si guud uga waramay xaalada Somaliland iyo horumarka baaxada leh ee dalka ka socda. Sidoo kale waxa isaguna shirka ka hadlay Mr.Harry van Bommel oo ah xildhibaan hore oo u dhashay dalka Holland isla markaana u ololeeya qadiyada ictiraaf raadinta Somaliland. Waxaanu sheegay mr.Harry Van Bomel inuu tagay Somaliland kuna soo arkay indhihiisa xaalada nabadgelyo iyo xasiloonida ka jirta iyo horumarka halkaasi ka socda. Wuxuuna ugu baaqay reer Somaliland inay xooga saaraan wax soo saarka beeraha Waxa iyaguna ugu dambeyntii halkaasi ka hadlay xubno ka mida jaaliyada Somaliland ee dalka Holland. Waxayna ugu baaqeen aqoonyahanka reer Somaliland ee dalkaasi ku nool inay aqoonta ay halkan ka barteen uga faa’iideeyaan dalkii. Qaran News
-
Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Warka-habeen-24012020.mp3 View the full article
-
Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku guda jira Kulano uu Nairobi kula leeyahay Beesha Caalamka ayaa wuxuu maanta la kulmay Safiirka Dowlada Faransiiska [...] Source
-
Inkasta oo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay horay u shaacisay muddo haatan sanad laga joogo xirista xabsiga godka Jilacow ee magaalada Muqdisho, hadana Goobjoog News ayaa ogaatay inuu xabsigan weli furanyahay, oo dadka lagu xiro. Xabsigan oo sababaha loo xiray markii hore lagu sheegay cabasho ka timid hey’adaha xuquuqul insaanka iyo shacabka Soomaaliyeed ayaan la ogeyn sababta weli loo isticmaalayo. Mas’uuliyiin sare ayaa Goobjoog News la wadaagay caddeymaha inuu xabsiga weli shaqeeyo, oo dadka lagu baaro, laguna xiro. Dhanka kale, Goobjoog News ayaa la hadashay qaar ka tirsan dad qaab dambi baaris ah loo geeyey bishii tagtay xabsiga godka Jilacow, kuwaas oo sidoo kale sheegaya iney indhahooda ku arkeen dad xiran iyo xabsiga oo caadi u shaqeeyo. Arrimaha aan ogaanay inta aan baarista wadnay waxaa ka mid ah xabsigan ay adeegsadaan hey’adda nabadsugidda gobolka Banaadir. Jeneraal ka tirsan booliiska Soomaaliya oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in hey’adda booliiska Soomaaliyeed aaney wax ka ogeyn xabsiga inuu furan yahay iyo in kale. Iskudey xiriir oo aanu la sameynay sirdoonka gobolka Banaadir iyo hey’adda Asluubta ayaan suurogelin. December 16,2018: Xaflad ay Goobjoog ka ahaayeen wasiirada cadaaladda iyo amniga ee DF ayaa si rasmi ah loogu xiray xabsiga godka Jilacow iyada oo la shaaciyey in loo badalay akaademiyadda Jilicow oo lagu tababari doonno NISA. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (SMN) – Taliska Ciidamada Asluubta Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in ay jiraan dhul uu leeyahay oo ay ku daneysanayaan shaqsiyaad. Sarreeye Guuto Mahad Cabdiraxmaan, taliyaha Asluubta Soomaaliya, ayaa shaaciyey in ay ku howlan yihiin sidii ay dib ugu soo celin lahaayeen. Mr Cabdiraxmaan oo hadalkiisa sii wata ayaa daboolka ka qaadey in qorshahooda uu yahay in nidaamka soo celin ay u maraan si sharci ah. Isagoo hadalkiisa sii wata, taliye Mahad ayaa ku booriyey muwaadiniinta haysta dhulkaas in ay si nabad ah isaga soo celiyaan hantida qaran. Hadalkan ayuu sheegay xili uu wareysi siiyey Barnaamijka Madasha ee ka baxa Talafishinka Caalamiga ah ee Shabelle xaruntiisa dhexe ee Muqdisho. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/SAS.mp3 View the full article
-
Haweenay Ciraaq ka timid oo damacsan kursiga Ilhaan Cumar Dalia Al-Aqidi Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka, balse asal ahaan kasoo jeeda dalka Ciraaq oo lagu magacaabo Dalia Al-Aqidi ayaa sheegtay in doorashada soo socota ee Mareykanka ay dooneyso in IlhanCumar ay kula tartanto doorahsada Mareykanka, gaar ahaan Minesota oo ah halka Ilhan laga soo doorto. Haweeneydan oo katirsan isla xisbiga ay Ilhan ee dimuqraadiga ayaa sheegtay in Ilhan Cumar “ay tahay mixnad horleh oo kusoo korodhay siyaasadda Mareykanka, waxayna intaa raacisay in khaladaadka Ilhaan ay ku boorisay in ay u tartanto kursiga Aqalka Kongreska ee Ilhan ay ku matesho Minesota. “Sababta igu dhalisya in aan kursiga kula loolamo Ilhan Cumar ayaa waxay tahay in waxyeelada Ilhaan Cumar aysan ku koobneyn oo keliya gobolka laga soo doortay, balse uu saameeyay guud ahaan dalka Mareykanka, ka muwaadin ahaan mas’uuliyadeyda waxay tahay in aan ka hortago naceybka iyo cunsurinimada ay ku baahineyso bulshadeeda iyo guud ahaan caalamka”, ayay tiri Dalia Al-Aqidi oo la hadleysya telefishenka Fox News ee dalka Mareykanka. Dalia ayaa intaa raacisay in Ilhaan Cumar looga fadhiyo in ay ka jawaabto su’aala badan, maadaama sida ay sheegtay ay “dhibaato u geysata dad badan oo Amerikaan ah “. Waxaa kale oo ay sheegtay in Ilhaan Cumar looga fadhiyo in ay wax u qabato deegaankii laga soo doortay, sharci walba oo ay meelmarisana uusan waxtar u lahayn dadka ku nool halka laga soo dortay. Ilhan Cumar Haweeneydan oo ah saxafiyad horay uga soo shaqeysay warbaahinta caalamka ayaa dalka Mareykanka qaxooti ahaan ku gashay sanadkii 1993, waxaana ay qoyskeedu kasoo jeedaan dalka Ciraaq. Arrintan ayaa kusoo aaday xilli Ilhan Cumar ay shaacisay ololaheeda doorashada oo ay markale ku dooneyso in lagu doorto. Ilhan ayaa bilawday hal ku dhigga ah “dib ugu celi aqalka Kongreska” oo ay ula jeedo dib u doorashadeeda. Doorashada Mareykanka ayaa lagu wadaa in ay dhacdo bisha Nofembar ee sanadkan2020-ka, waxaana inta ka horeysa la geli doonaa doorashada xisbiyada dhexdooda, halkaas oo ay kusoo bixi doonaa hadba dadka xisbi walba ku mateli doonaa doorashada guud ee Mareykanka. Ilhan Cumar oo ah gabar Soomaali, qaxooti ahaanna ku tagtay dalka Mareykanka ayaa kamid ah siyaasiyiinta aadka looga bartay dalka Mareykanka sanadihii dambe, waxaana ay kamid tahay dadka aadka u dhaliila siyaasadda madaxweyne Donald Trump. Qaran News
-
Jigjiga (Caasimada Online) – Wararka ka imanaya Gobolka Ismamaulka Soomaalida ayaa sheegaya inuu maanta uu magaalada Jigjiga ku geeriyooday Allaha u naxariistee fannaankii Daa’uud Cali Masxaf. Mas’uul ka tirsan maamulka Soomaalida ayaa idaacadda VOA u xaqiijiyey geerida fannaan Daa’uud Cali Masxaf, oo ka mid ahaa hobolladii Waaberi. Dhinaca kale, abwaan Cabdi Dhuux oo isna la hadlay idaacadda VOA ayaa sheegay in Daa’uud uu qabay cudurka sonkorta, kaasi oo la rumeysan yahay inuu hadda u dhintay. Cabdi Dhuux waxa uu sheegay in Daa’uud aan cudurkaas loo seexan isbital, balse u si lama filaan ah ugu geeriyooday. Daa’uud Cali Masxaf ayaa ka mid ah dadka ugu horreeya ee Soomaalida marka ay noqoto garaacista gitaarka, oo aad looga dambeeyey, wuxuuna sidoo kale ahaa laxamiiste. Waxaa sidoo kale uu luuqeeyey heeso caan, oo uu saaray laxano aad loo ammaanay, iyo kuwa kale oo uu laxanka saaray balse aanu ku luuqeyn. Waxaa hadda fanaan ah wiilkiisa Saciid Daa’uud oo Muqdisho ku nool. Illaa iyo hadda ma cadda qorshaha ehelkiisa iyo dowladda, ee ku aadan halka lagu aasi doono, iyo in Muqdisho la keeni doono iyo in kale.
-
Balcad (Caasimada Online) – Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta qarax uu ka dhacay jidka u dhexeeya Balcad iyo Jowhar. Sida ay xaqiijiyeen ilo wareed ku sugan magaalada Balcad, qaraxan ayaa lala beegsaday baabuur ay leeyihiin ciidamada dawladda oo marayey Degaanka Sayga oo Waqooyi ka xiga magaalada Balcad. Qaraxan ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen askar dhowr ah. Gurmad ayaa la sheegay inuu socdo, kaasi oo lagu daadguraynayo askarta ku dhaawacantay qaraxaasi. Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab weli wax war ah kama aysan soo saarin qaraxan. Waddadan iyo guud ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa amniga aad u xumaa bilihii tagay, ayada oo ay kusii xoogeysanayeen dagaal-yahanada kooxda Al-Shabaab. Arrintan ayaa la rumeysan yahay inay ugu wacan tahay ayada oo dagaal-yahanno badan ay kasoo carareen gobolka Shabeellaha Hoose eek u dheggan Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo ay howl-gallo ka wadaan ciidamada dowladda. Marar badan ayaa dadka deegaanka waxa ay ka codsadeen dowladda inay howl-gallada kusoo fidiso gobolka Shabellaha Dhexe, balse weli ma jirto cid dhageysatay dalabkooda.
-
Waxaa goordhow magaalada Jugjiga inuu ku geeriyooday la xaqiijiyey fannaanka iyo mulaxinihiistaha caanka ahaa Daa’uud Cali Masxaf. Daa’uud waxaa uu caan ku ahaa laxanka iyo Music-ga isaga oo ku lamaaanna inta badan hobollada Waaberi ee qaranka. Arrimaha la xiriira geeridiisa iyo taariikhdiisa kala soco halkan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
BY ELLEN MITCHELL The U.S. military on Thursday released new details of the Jan. 5 attack on a Kenyan airbase used by U.S. troops following a New York Times report that described the scene as chaotic. U.S. Africa Command (Africom) in a statement pushed back on the Times report, which noted that American forces were surprised by an al-Shabaab attack on the Kenyan Defense Force Military Base in Manda Bay, Kenya, taking roughly an hour to respond and even longer to evacuate a wounded Pentagon personnel. U.S. Army Spc. Henry Mayfield and two U.S. contractors, Bruce Triplett and Dustin Harrison, were killed, and six contractor-operated civilian aircraft were damaged in the incident. “The tragic loss of these brave Americans and the damage and destruction to aircraft demonstrates the enemy achieved a degree of success in its attack,” according to the statement from Africom. “However, despite public reports, an initial assessment indicates that a timely and effective response to the attack reduced the number of casualties and eliminated the potential for further damage.” The attack on the base, situated on the coast and near the Somali border, was largely overshadowed at the time as it came two days after the U.S. drone strike ordered by President Trump that killed top Iranian Gen. Qassem Soleimani. But the incident marks the most U.S. military-related deaths in Africa since the October 2017 ambush in Niger where four soldiers were killed. It also puts the spotlight on Defense Secretary Mark Esper‘s plan to draw down U.S. forces in Africa in an effort to shift the Pentagon’s focus to better counter Russian and Chinese aggression. No decisions have yet been made on a possible force reduction on the continent, Esper said on Wednesday. Africom notes that in the early morning hours of Jan. 5, al-Shabaab hit the Kenyan installation and Camp Simba — where U.S. Marines are based — with mortar fire while simultaneously assaulting the airfield. Shortly after, U.S. forces at Camp Simba “quickly responded and actively counterattacked the enemy at the airfield.” The command said that U.S. and Kenyan Defense forces repelled the attack, killing five al-Shabaab terrorists. “While numbers are still being verified, it is estimated that several dozen al-Shabaab fighters were repelled. Because of the size of the Kenyan base, clearance and security operations continued for several more hours to ensure the entire base was secure.” The Pentagon immediately after the Kenya incident sent about 100 troops from the 101st Airborne Division to establish base security. The Times reported that Army Green Berets from Germany were also sent to Djibouti in the case that al-Shabaab, an East Africa-based al Qaeda affiliate, attempted to take over the base. There are less than 350 Defense Department personnel in Kenya, with the primary role of training Kenyan forces, intelligence sharing and personnel recovery. Africom continues to investigate the attack. Source: The Hill
