Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,389
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. (SLT-Hargeysa)-Siyaasi Ismaaciil Horre Buubaa ayaa ka hadlay Khilaafka Xisbiyadda iyo xukuumadda, ee Doorashada, Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi & Abiy Axmed, Halkan hoose ka DAAWO Source
  2. DHUSAMAREEB (HOL) - Close to ten people were killed in Galmudug Friday following a deadly clash between federal forces and the Sufi group Alhu Sunna Waljamaa. Source: Hiiraan Online
  3. Somali government troops clashed with a regional militia on Friday, residents said, in one of the most serious outbreaks of fighting yet over political rivalries that Washington says are slowing the war against al Qaeda-linked insurgents. The tension spilled over on Thursday evening between the Somali National Army and the Ahlu Sunnah Wal Jama’a (ASWJ) militia, a group of moderate Sufi Muslims which has played a key role in the fight against the al Qaeda-linked al Shabaab insurgency. Clashes began in Dhusamareb, the administrative capital of central Somalia’s Galmudug state, and spread to Guriel town, 60 km (40 miles) away, on Friday, residents said. A resident said government forces had attacked a house where prominent ASWJ leaders live, and the two sides were fighting with mortars and anti-aircraft guns in the city center. After 11 years of peace, Dhusamareb city today is hell,” Halima Farah, who told Reuters by phone that she and her four children were cowering inside their flimsy house. “We are holding our children’s hands but we have no way out.” Al Shabaab has been fighting the internationally-recognized Somali government since 2008. The militants have also attacked American military bases as well as bars, hotels, a shopping mall and a university in Kenya and Uganda. Two years ago, an al Shabaab truck bomb in Mogadishu killed around 500 civilians. Somali government troops, supported by a 21,000-strong African Union peacekeeping force, launched a limited offensive against al Shabaab last year. But a top American diplomat said progress had petered out with the internal rivalries. “The operation has stalled,” Rodney Hunter, the U.S. political coordinator to the United Nations, told the Security Council this week. “It is imperative that federal government and federal member states’ security services focus on combating al-Shabaab, rather than engaging in armed conflict with each other to resolve political disputes.” Competition for political control and international security funds lie at the heart of the conflict. Some regional states accuse the government of meddling in local elections to entrench allies ahead of national elections scheduled for this year. They also want a larger slice of the hundreds of millions of dollars that foreign donors spend annually on Somali security forces. The federal government wants to keep control of those funds, saying it fears the balkanization of the country and accuses some state authorities of behaving like warlords. Tensions were high between Mogadishu and regional authorities in Kismayo during elections in Jubbaland, along the Kenyan border, in August. There was a small clash in neighboring Gedo earlier this year, and what Hunter described as a “politically motivated offensive … that diverts resources” from fighting al Shabaab. Galmudug, scene of the latest fighting, has three rival politicians all claiming to be its leader. Ahmed Abdi Kariye, who is backed by the federal government, said ASWJ forces had started the fighting by firing on a checkpoint. There was no immediate word on casualties. ASWJ leaders said the first provocation came from the government. “We sacrificed our wealth and lives to liberate these areas from the terrorist al Shabaab… (but) the Somali government forces openly attacked Inji house, which is a home for ASWJ leaders,” ASWJ leader Sheikh Mohamed Shakir Ali Hassan, who also says he is the leader of the state, said late Thursday. “We have one enemy and that is al Shabaab. Let’s jointly fight the terrorists.” Omar Mahmood, an analyst from the Brussels-based International Crisis Group, said the power struggles were likely to continue. “I’m not optimistic,” he said. View the full article
  4. Madaxweynaha 3aad ee Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor ayaa Amaankiisa awgeed isaga baxay Magaalada Dhuusamareeb wuxuuna hada ku sugan yahay Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb oo ay [...] Source
  5. Bardaale (SMN) – Wasiirka waxbarshada iyo tacliinta sare, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta Dhagax-dhigay Dugsi sare oo ay yeelaneyso Degmada Ceel-barde oo ka tirsan Gobolka Bakool. Goodax oo uu socdaalkiisa ku wehliyo Xildhibaan; Cabdulwahaab Ugaas Khaliif oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka mahad celiyeen sidii diirranayd ee halkaasi loogu soo dhoweeyay. Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya , Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Iskuulkan ay Maanta Dhagax-dhigeen uu ahmiyad weyn u leeyahay Dadka ku dhaqan Degmada Ceel-berde iyo nawaaxigeeda. Degmada Ceel-berde ayaa lahayd Dugsi hoose dhexe oo kaliya, iyagoo Ardayda halkaasi kasoo baxdana ay waxbarsho sare u doonan jireen Degmada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool iyo meelo kale, waxanay Bulshada halkaasi ku dhaqan aad u bogaadiyeen Dhagax-dhigga Iskuulka cusub ee laga hirgelinayo Ceel-barde. View the full article
  6. Nairobi (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa ka hadashay eedeyntii cusleyd ee shalay uga timid dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Nairobi ay faro-gelin xooggan ku hayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu yeerayso Dowladda Kenya in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanida Soomaaliya iyo falalka xasillooni darrada ah ee ay ka waddo xuduudda labada dal. Afhayeenka dowladda Kenya, Korneyl Cyrus Oguna oo la hadlay idaacadda BBC-da ayaa sheegay in Kenya aysan weli helin dacwad rasmi ah oo kaga timid Soomaaliya, marka laga reebo war-saxaafadeedka lagu baahiyey warbaahinta. Waxa uu sheegay in haddii Soomaaliya ay dacwad qabto ay tahay inay soo mariso safaaradda Kenya ay ku leedahay Muqdisho. “Kama hadli karno waxyaabaha ku qoran war saxaafadeedka, ilaa iyo haddana ma lahan wax naga soo gaaray Dowladda Soomaaliya, kamana hadli karno waxyabaaha ay ka warramayana warbahainta, marka wax dacwad ah oo naga soo gaaray Soomaaliya habayaraatee malahan,” ayuu yiri Oguna. “Haddii ay jirto cid wax ka tabaneysa dowladda Kenya waxaa jira wadiiqooyin loogu talo galay oo ay tahay in la maro oo lagu dacwoodo. Marka wax dacwad oo rasmi ah oo inaga soo gaartay safaaradeenna Muqdisho ma jirto.” Oguna oo ka hadlay joogitaanka Cabdirashiid Janan, oo baxsad ka ah dowladda Soomaaliya ee Mandhera, ayaa yiri “Mana jirta sabab aanu u martigelino qof baxsad ah.” Oguna oo wax lag aweydiiyey xiisadda Beled-Xaawo, oo ay isku hayaan ciidamada dowladda iyo Jubaland, ayaa sheegay in Kenya ay sugeyso amniga xuduudaheeda. “Ka dowlad ahaan shaqadeenu waxay tahay in aan ilaalino xuduudaheena iyo in aan xaqiijino haddii uu iska hor-imaad dhaco in aanu usoo gudbin xadkayaga, si aynu u xaqiijino difaaca shacabkeena,” ayuu yiri Cyrus Oguna.
  7. Ehlu Suna ayaa intabadan gacanta ku heysa Dhuusamareeb waxaa sidaas Puntlandi.com u Xaqiijiyey Wariye ku sugan Magaalada. Hada Dagaalku wuu istaagay laakiin wali waa la [...] Source
  8. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Faahfaahino dheerad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalka weli ka socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ee u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu-Sunna. Dagaalka ayaa hadda ka socda agagaarka xarunta Inji oo ay ku suganyihiin hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna, halkaas oo uu ka bilaawday abaaro 9:00am subaxnimo ee saakay. Inta uusan biLlaaban dagaalka Dhuusamareeb saakay waxaa toogasho meel fog ah lagu dilay Taliyihii ciidanka Haramcad ee magaalada Dhuusamareeb, xilli uu ku sugnaa geybaha sare ee dhismaha wasaaradda tamarta iyo biyaha Galmudug oo aan sidaas uga fogeyn xarunta Inji oo ay gacanta ku heyso Ahlu-Sunna. Inta la xaqiijiyey khasaaraha dagaalka ka socda magaalada Dhuusamareeb ayaa ah dhimashada ugu yaraan 10 qof, iyo in ka badan 20 dhaawac ah, oo isugu jira dhinacyada dagaalamay iyo dad shacab ah. Dagaalka ayaa sababay in dadka ku waxyeeloobay la gaarsii waayo cisbitaalada waayeyn ee magaalada, maadaama labada cisbitaal ee ugu waaweyn ay ku yaallaan halka uu dagaalku ka socdo. Dagaalkan ayaa intiisa badan waxaa la isku adeegsaday qoriga hoobiyaha oo labada dhinacba ay ku garaacayeen dhismayaasha waaweyn ee magaalada, waxaana goobaha burburka badan uu soo gaaray ka mid ah xarumaha Inji, Shiirkole, dhismaha wasaaradda tamarta iyo biyaha, guriga madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo xarumo kale. Wararkii ugu dambeeyey ee hadda aan ka heleyno dagaalka Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ee aan dagaalka ku jirin la iskugu geeyey xarunta militeriga Soomaaliya ee qeybta 21aad. Saraakiisha dowladda ayaa hadda halkaas kula hadlaya ciidamo u badan militeri, sida uu noo xaqiijiyeen sarkaal ka tirsan qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka. Xaalada magaalada ayaa aad u kacsan waxaana laga cabsi qabaa in dagaalku uu sii xoogeysto oo ay ku soo biiraan ciidamo hor leh oo ka tirsan kuwa dowladda federaalka oo ku sugan dhawr xarumood oo ku yaalla magaalada Dhuusamareeb. Halka ciidanka Ahlu-Sunna ay magaalada uga suganyihiin xarunta Inji oo kaliya, halkaas oo ay ka dagaalamayaan afarta jiho ee xarunta, waxaana gudaha ku jira hoggaanka ugu sareeya ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca, sida Macalin Maxamuud, Sheekh Maxamed Shaakir iyo mas’uuliyiin kale. Wixii kasoo kordha kala soco Caasimada Online
  9. Buurhakaba (SMN) – Cusmaan Kaarabiin oo kamid ah saraakiisha ciidamada Koonfur Galbeed ayaa sheegay in la weeraray hoygiisa. Gurigiisa ayuu xusay in uu ku yaalo degmada Buurhabaka ee gobolka Baay, wallow uu xiligaas ka maqnaa hoyga. Isagoo khadka telefoonka ugu waramay Shabelle, Cismaan ayaa falkaas ku eedeeyay maamulka haatan ka jira degmada Buurhakaba. Madaxda ugu sareysa ee Koonfur Galbeed ayuu caddeeyay in uu ku wargeliyey kiiskaan, loona sheegay in wax laga qabanayo. Dhanka kale, ma jiro wax war ah oo ku aadan dhacdadaan oo kasoo baxay maamulka, oo xiriiro aan la sameynay uusan ka jawaabin. Xaaladda Buurhakaba ayaa la tilmaamay in ay tahay mid kacsan, isla markaana aad looga dareemayo xiisad ka dhalatay weerarkaas. Ugu dambeyntii, Cismaan Kaarabiin ayaa tilmaamay in dad xiligaas ku sugnaa guriga uu dhaawac kasoo gaarey rasaasta. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Cusmaan.mp3 View the full article
  10. Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in ay dhammaan fasaxday Muhaajiriinta ku sugan dhulkeeda ee doonaya in ay u gudbaan dalalka Yurub. Saraakiil ka tirsan dowladda Turkiga ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Ankara ay ka baxday Heshiiskii ay sannadkii 2016-kii la gashay Midowga Yurub ee lagu joojinayay in Muhaajiriinta dalkaas ku sugan ay u gudbaan Qaaradda Yurub. Sarkaalka ayaa sidoo kale sheegay in booliska iyo saraakiisha ilaada xuduudaha lagu amray inay ka hor wareegaan qaxootiga doonaya in dhulka iyo badda ay uga tallaabaan Yurub. Saacado kadib warkaasi ka soo yeeray dowladda Turkiga ayaa Koox muhaajiriin ah oo ku sugan Turkiga waxay u dhaqaaqeen dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria si ay u galaan dalalka Yurub. Turkiga ayaa Khamiistii sheegtay in 33 askari looga dilay duqeyn ay ciidamada dowladda Suuriya ka fuliyeen gobolka Idlib. Dagaalka Idlib ayaa horseeday in qaxooti badan oo Suuriyaan ah ay usoo cararaan dhanka Turkiga. Turki ayaa waxay hadda marti gelisaa 3.7 milyan oo qaxooti Syrian ah waxayna sheegtay inaysan xamili karin intaas ka badan. PUNTLAND POST The post Turkiga oo Muhaajiriintu hayay ku fasaxay Qaaradda yurub appeared first on Puntland Post.
  11. Nairobi (SMN) – Safaarada Mareykanka uu ku leeyahay Nairobi ayaa soo saartay digniino dhanka amaanka ah iyo suuragalnimada weeraro ka dhaca gudaha caasimada Kenya ee Nairobi. Mareykanka ayaa ka digay in ay jirto suura galnimada weerar lagu qaado hotel caan ah oo ku yaala magaalada Nairobi oo magaciisan aan la shaacin. Sidoo kale safaarada Mareykanka ee Kenya ayaa dadka uga digtay in ay feejignaan iyo diyaar garoow dheeraad ah muujiyaan,inta ay ku suganyihiin hoteelada waaweyn ee magaalada Nairobi. Kadib digniinaha dhanka amaanka ah ay soo saartay safaarada Mareykanka ee Kenya,booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in ay ciidamo badan geeyeen gudaha magaalada,si looga hortago wax kasta oo amaanka khatar ku ah. Abaanduulaha ciidamada booliiska dalka Kenya Hilari Mutayamba ayaa tilmaamay in laamaha amaanka ay si weyn uga feejiganyihiin weerar ama fal amniga lid ku ah oo ka dhaca guud ahaan dalka Kenya,gaar ahaan caasimada Nairobi. Booliiska Kenya ayaa Mareykanka uga mahad celiyay sida uu ula shaqeynayo laamaha amaanka ee dalka Kenya,iyagoo shacabka dalkaasi ugu baaqay in aysan muujin wax baqdin ah oo ku aadan wararkaasi,maadaama laamaha amaanka feejiganyihiin. Al-shabaab ayaa inta badan weeraro ku qaada hoteelo ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana weerarkii ugu danbeeyay uu ahaa weerarkii Dusit oo in ka badan 20 ruux lagu dilay View the full article
  12. Dagaallo u dhexeeya Ciidamada Ahlusunna iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka kala dhacay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. Dagaalka kowaad oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay in uu daba socday iska hor-imaad labada dhinac xalay ku dhexmaray halkaas waxaana dadka degaanka laga soo xigtay in rasaas iyo madaafiiic culus ay isu adeegsadeen ciidamada dowladda Federaalka iyo Ahlusunna ee dagaaallamay. Madaafiicda qaarkeed waxaa lagu soo warramayaa in ay ku dhaceen xaafadaha ay deggan yihiin dadla Rayidka ah inkastoo aan khasaaraha ka dhashay xog sugan laga hayn. Sidoo kale waxaa jiraa khasaare kala gaaray labada dhinac. Dagaalka labaad oo ka dhacay magaalada Guriceel ayaa isna la sheegay in uu dhexmaray ciidamada dowladda iyo Ahlusunna kadib markii labada dhinac ku dagaallameen saldhig ku yaalla Guriceel kaasi oo markii dambe ay gebi ahaanba la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka. Goob-joogayaal ku sugan Guriceel ayaa warbaahintu ka soo xigatay in ay arkeen maydadka laba ruux oo mid shacab yahay kadib dagaalka ka dhacay saldhiga Guriceel. Weli faahfaahino dheeriya lagama hayo khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaallada ka kala dhacay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ahlusunna. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya iyo Ahlusunna oo ku dagaallamay Dhuusamareeb iyo Guriceel appeared first on Puntland Post.
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Axmed Macallin Fiqi iyo Cabdiraxmaan Odowaa oo ah xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, lagana soo doorto Galmudug ayaa soo saaray qoraallo ku aadan dagaalka ciidamada dowladda iyo Ahlu-Sunna ku dhex-maraya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel. Qoraalka Axmed Macallin Fiqi Waxaan codkayga ku biirinayaa inta nabadda jecel ee ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaalada Magaalada Dh-Mareeb ka socota. Ciidamada dawladda federaalka ah ay ka daad-guraysay Xamar hadafka laga lahaa waa In loo adeegsado dagaal lagu qaado culimada ASWJ, oo deegaanadaas ka xoreeyey kooxda Alshabaab, ma jirto nasiibdarro ka weyn in Alshabaabkii oo aan halkaas ka fogeyn aan wax dagaal ah lagu qaadin balse Taas bedelkeeda ASWJ dagaal lagu ekeeyey. Waxaan ku baaqayaa dhinacyada kala duwan in arrimaha siyaasadeed ee la isku hayo lagu xalliyo si nabad iyo wadahal ah. Qoraalka Cabdiraxmaan Odowaa Waxaa ayaan daro ah maanta colaada ka oogan Dhuusamareeb, waxaa aad ii damqaya Shacabka waxyeelada kasoo gaartay ee korkeeda lagu dirirayo Dowlada Fedraalka iyo Ahlu Suna waxaan ugu baaqaayaa in la joojiyo dagaalka oo xal aan qori aheyn wax lagu raadiyo. Waxaan ka codsanayaa Odoayaasha dhaqanka, Waxgaradka iyo dhamaan ree Galmudug in loo kaco daminta colaada iyo xalka Galmudug. “Kugu-dhimayoo-kaa-dhimay waa huq”
  14. Dhuusamareeb (SMN) – Doorashadda 2-dii bishaan Febraayo ka dhacday Galmudug isla markaana uu kusoo baxay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa waxaa ka dhashay buuq siyaasadeed. Buuqaas ayaa saameyay guud ahaan Galmudug kadib markii siyaasiintii ka qeybgashay tartaankaasi doorasho ay sheegeen in aysan ku qancin hanaankii uu kusoo baxay madaxweyne Qoor-qoor. Odayaasha dhaqanka ee qeybta ka ahay saxiixayaasha shirkii dib u hesgiisiinta ee lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in xiligan aan loo baahneen in Galmudug ay kusii jirto dhibaato. Nabadoon Badal oo ka qeybgalay barnaamijka Dooda Jimcaha ayaa daboolka ka aadey in waxa ka socda deegaanada Galmudug aysan ku koobneen siyaasiintoodA balse ay jirto gacan saddexaad. Dhanka kale, suldaan Cabdicasiis Cumar-daad Suldaan Beyle ayaa ugu baaqay siyaasiinta Galmudug in khilaafkan siyaasadeed lasoo afjaro isla markaana ay u turaan danta dalka iyo waddanka. Baaqa nabadeed iyo xalinta khilaafka ayaa kusoo aadaya iyaddoo xaalad kacsanaan ah ay ka jirto magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb, halkaasoo ciidamadda dowladda iyo Ahlu Sunna ku dirireen. View the full article
  15. Dhuusamareeb (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saaka ka qarxay magaaladda Dhuusamareeb. Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa kale oo daacad u ah ururka Ahlu Sunna Waljameeca. Khasaaro kala duwan ayaa ka dhashay iska hor-imaad oo si gaar ah kaga socday nawaaxiga xarunta INJI. Dadka degaanka ayaa u sheegay Shabelle in ay maqlayaan daryenka hub culus gaar ahaan madaafiic iyo rasaas kale. Xaaladda magaaladda ayaa ah mid degan, waxaana jirta cabsi ah in dagaal uu sii xoogeysto maadaama abaabul uu socdo. Illaa iyo haatan si rasmi ah looma ogga khasaaraha dhinacyadda kasoo kala gaarey dagaalka oo xoogiisa ka socda Dhuusamareeb. Dhanka kale, ciidamo kale oo daacad u ah Ahlu Sunna ayaa la sheegay in ay weerareen saldhiga booliska Guriceel. Xaalada ayaa degan. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/AAD.mp3 View the full article
  16. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka duhur. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Warka-Duhur-280220.mp3 View the full article
  17. Guriceel (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Ahlu-Sunna uu ka billowday magaalada Guriceel. Dagaalka ayaa billaabmay kadib markii ciidamada Ahlu-Sunna ay qaadeen weerar ka dhan ah cidiamada dowladda ee ku sugan saldhigga booliiska magaalada Guriceel. Weerarka ayaa sheegaya in dagaalka uu dhaliyey khasaare isugu jira dhimasho iyo mid dhaawac oo labada dhinac kala gaaray, waxaana la xaqiijiyey dhimashada laba askari iyo dhaawaca saddex askari oo kale. Ciidamada Ahlu-Sunna ayaa muddo kooban la wareegay gacan ku haynta magaalada, ayada oo ciidamada dowladda loo riixay dhanka bari ee magaalada. Si kastaba, ciidanka dowladda ayaa daqiiqado kadib soo qaaday weerar kale, waxaana lagu warramayaa in hadda ay ayaga gacanta ku hayaan saldhigga. Weli waxaa magaalada laga maqlayaa rasaas ay is-weydaarsanayan labada dhinac. Weerarkan ayaa imanaya ayada oo sidoo kale dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Ahlu-Sunna uu ka socdo magaalada Dhuusomareeb.
  18. Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa Ehlu Suna ayaa wali ku dagaalamaya Gudaha Magaalada Dhuusamareeb iyadoo Dagaalku uu hada ka socdo meel aan ka fogayn Xarunta [...] Source
  19. Saaka waxaa Dhuusamareeb ka bilowdey Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowlada oo taageeraya Madaxweyne Qoorqoor iyo Ciidamada Ehlu Suna . Wariye Axmed Xasan oo ku sugan [...] Source
  20. MOGADISHU (HOL) - Somalia has protested what it termed as ‘encroachment and intrusion’ by Kenyan forces on its border areas but did not make reference to particular instances. Source: Hiiraan Online
  21. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Kenya ugu baaqday in ay dhowrto qaranimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, ayna joojiso faragelinta kala duwan ay ku heyso. Warxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri dowladda Kenya waxaa looga baahanyahay in ay dhowrto xiriirka taarikhiga ah ee labada dal ka dhexeeyo kaas oo ku dhisnaa isfaham iyo iskaashiga labada dhinac. Halkaan ka Akhriso Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu yeeraysaa Dowladda Kenya in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanida Soomaaliya iyo falalka xasillooni darrada ah ee ay ka waddo xuduudda labada dal. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muddo badan ka dhur-sugaysay in hoggaanka dalka Kenya ay garowsadaan muhiimadda xiriirka taariikhiga ah ee labada dal iyo iskaashiga dhaqan-dhaqaale, amni iyo siyaasad ee ka dhexeeya labada shacab iyo labada dowladood, ayaa waxaa ka go’an in ay qaaddo tallaabo kasta oo diblumaasiyadeed oo ay ku gudaneyso waajibaadkeeda dastuuriga ah ee la xiriira ilaalinta midnimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda. DFS waxa ay bogaadineysaa hiilka dalalka Gobolka iyo guud ahaan Qaaradda Afrika ee sida walaaltinimada leh ugu soo gurmaday shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed, iyagoona u soo diray ciidamo ka qeyb qaata in dalka laga xoreeyo argagixisada, balse waxa ay adkaynaysaa in aysan marnaba aqbalayn in dalalka qeybta ka ah howl-galka Ciidanka Nabad Ilaalinta Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ay u adeegsadaan xubinnimadooda dano u gaar ah, fara-gelinta arrimaha gudaha iyo hab ka baxsan awoodda sharciyeed ee ay ku joogaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xusuusinaysa dhiggeeda dalka Kenya daris wanaagga iyo ilaalinta xasilloonida gobolka, inkastoo hab-dhaqanka cusub ee Dowladda Kenya uu kasoo horjeedo qarannimada Soomaaliya, curfiga caalamiga, mabaadi’da Ururka Midoowga Afrika, heshiisyada labo geesoodka iyo nabadgalyada guud ee Gobolka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  22. Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo inuu halkaas ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna. Dagaalka ayaa waxaa uu ka socdaa meel u dhow Xarunta Inji ee Hooyga u ah Madaxda Ahlusunna, waxaana Goobjoogayaal ku sugan Dhuusamareeb ay sheegeen in mar qura jawiga Magaalada uu si bedelay mararka qaarna la maqlayo jug culus. Xaalad kacsanaan ah ayaa laga soo sheegayaa Magaalada Dhuusamareeb,waxaana aaga dagaalka uu ka socdo ee Xarunta Inji iyo Madaxtooyada Gamudug ay saakay ilaa xalay ka barakaceen dadkii Shacabka ahaa ee deganaa. Waxaa la is dhaafsanayaan hubka culus oo ay ku jiraan Hoobiyaal la sheegayo inay Ahlu Sunna ku garaaceyso hoyga Madaxweynaha Dowladda aqoonsan tahay ee Galmudug Axmed Qoor Qoor. Iska hor imaadka ayaa daba socda dagaal xalay ka dhacay iska goobta lagu dagaalamay, kadib markii ay israsaaseeyeen Ciidamo ka kala tirsan Booliiska Dowladda iyo kuwa Ahlu sunna, inta la xaqiijiyay dagaalkaas waxaa ku dhintay Askari katirsan Ciidamada Haramcad sida Ilo wareedyo sheegeen. Wixii kusoo kordha kala soco Caasimadda Online.
  23. Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda aqoonsan tahay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa waxa looga hadlay dagaalkii xalay ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb iyo sida uu ku bilaawdey,iyada oo eedeyn loogu jeediyey hoggaanka Ahlusunna. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Gaari Ciidan oo ay leeyihiin hoggaanka Ahlusnna uu rasaas ku furay Koontorool ay ku sugnaayeen Ciidanka Dowladda. Sidoo kale war saxaafeedka ayaa lagu sheegay in Xarunta Inji oo ay degan yihiin Hoggaanka Ahlusunna ay maalmahaan ka socdaan arrimo xaalad abuur ah. Ugu dambeyntii war saxaafadeedka ayaa Hoggaanka Ahlu Sunna loogu baaqay inay joojiyaan waxkasta oo dhalin karo amni darro, waxaana lagu xusay inaysan jirin dhimasho ka dhalatay dagaalkii Xalay. Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska madaxweyne Qoor Qoor
  24. African Union says it doesn’t need to be lectured on European values. Source: Hiiraan Online