Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Hargeisa (PP News Desk) — In a press conference to brief media representatives in Hargeysa, the Somaliland Minister for Information Suleyman Yusuf Ali (Koore) explained why importation of Khat from Ethiopia continues. “Our police force can only focus on Covid-19 preventive measures. They cannot patrol the long border between Somaliland and Ethiopia” the Minister said. Suleyman Y. A.Koore: Somaliland Police Force cannot patrol the long border Somaliland shares with Ethiopia Mr Ali said that the Somaliland Government had taken into consideration past policies to ban Khat during 1950s before the former Somaliland Protectorate gained independence from Britain, and in 1983, when the former military regime banned Khat throughout Somalia. The Minister’s historical references subtly implied lack of resources to combat people who would venture into Khat smuggling had Somaliland Government temporarily or permanently banned Khat imported from Ethiopia. The Minister said that Somaliland Government had diverted resources to the fight against Covid-19 in Somaliland. Puntland Post, 2020 The post Somaliland Government admits “inability” to stop Khat imported from Ethiopia appeared first on Puntland Post.
  2. KISMAYO (HOL) - Two COVID-19 cases have been confirmed in Jubbaland bringing the nationally tally to 62, the state COVID19 Response Committee has said. Source: Hiiraan Online
  3. The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the arrest and continued detention of journalist Abdiasis Ahmed Gurbiye, who is the Deputy Director of Goobjoog Media Group. According to fellow journalists, Gurbiye has been arrested today, 14 April 2020, after receiving a call from a police officer who wanted the journalist to go to Hodan district police station for interrogation. After arriving at the police station, the journalist was informed that he is under arrest and was thrown to the detention cell. NUSOJ was able to speak to the Attorney General’s Office (AGO) which corroborated that they instigated and lodged a criminal complaint against Gurbiye and in this morning obtained from Benadir Regional Court a warrant of arrest for the journalist to be investigated over accusations of “defamation” and “false” information on his Facebook account. Prosecutors at the AGO are accusing the journalist under Somalia’s Penal Code. “We are very concerned by the arrest of journalist Abdiasis Ahmed Gurbiye. Detaining and prosecuting a journalist or a dissident for exercising his right to free expression under the old and outdated criminal law is very deplorable act. Criminalisation of freedom of expression is totally unacceptable, remains incompatible with the constitution of Somalia and needs to stop it forward with.” said Omar Faruk Osman, NUSOJ Secretary General. A key factor constraining freedom of expression in Somalia has been the routine criminal trials brought against those exercising their right to freedom of expression as several provisions in Somalia’s penal code criminalise speech/expression and go beyond the restrictions that are permitted under international law have been used against journalists or those voicing critical opinions. “Several sections of the Penal Code criminalise legitimate forms of expression and are in urgent need of reform. This is the very reason that we are totally against the media bill to be signed into law as it will further legalise the criminal prosecution of journalists” added Osman. Given the criminal nature of this case and the fact that archaic legal provisions used are incompatible with the constitution of Somalia, NUSOJ urges the Attorney General’s Office to drop the criminal; case against Abdiasis Ahmed Gurbiye and appeals to the regional court to order his immediate and unconditional release. “Such incidents that concern journalists and free expression can only be civilian cases in line with the constitution of the country” asserted Osman. The union strongly believes that defamation is not a criminal case but civil matter, and the draconian and archaic laws which criminalise defamation and dissenting views need to be amended swiftly if Somalia is to meaningfully protect the right to freedom of expression. View the full article
  4. Hargeysa (Caasimada Online) ― Xukuumada Somaliland ayaa maanta markale ka hadashay sababta aysan Qaadka/Jaadka uga joojineyn deegaanadeeda, xili uu cudurka Coronavirus ku faafayo gudaha deegaanadeeda, iyada oo uu ka imanayo dalka Itoobiya oo uu ku faafay cudurkaasi. Somaliland ayaa sheegtay inaysan gebi ahaanba awoodin joojinta Qaadka uga yimaada dalka Itoobiya, oo aysan waqtigan haynin xukuumada Muuse Biixi awoodii lagu hor istaagi lahaa inuu Qaadkaasi soo galo Somaliland. Wasiirka warfaafinta Somaliland, Saleebaan Koore ayaa si cad u sheegay arrinkaasi, isagoona bulshada ka dalbaday inay sameeyaan Ciidamo si mutadawacnimo ah ku shaqeynaya oo joojiya Qaadkaasi. “Qaadku wuxuu u baahan yahay Ciidan voluntary ah oo joojiya, oo umadda reer Somaliland iska hesho gobol iyo tuulaba. Ciidanka bileyska ee aan haysano iyo gaadiidka aan haysanaba ma gudaha ayuu ka ilaaliya xanuunka mise Qaadka ayaanu kula dagaalna” ayuu yiri Wasiir Koore Somaliland ayaa hore u sheegtay inaysan Qaadka u joojineyn, maadama oo ay dad badan ku tiirsan-yihiin ka ganacsiga qaadka, isla markaana aysan u hayn dhaqaalo ay dadkaasi ku maareyso xukuumada Muuse Biixi. Xukuumada Biixi ayaa u muuqata mid aan weli si dhab ah u dareensaneyn in cudurkan dunida ku faafay uu la dagaalankiisu uu yahay ka hortaga kaliya iyo in la xakameeyo inuu bulshada ku dhex faafo, maadama ay kamid tahay Soomaaliya dalalka ugu liita adeega caafimaad.
  5. The United Arab Emirates (UAE) has sent a cargo plane carrying medical equipment to the Somali federal government. The plane, which was carrying medical equipment to combat the COVID-19 disease arrived at the Aden Adde International Airport in Mogadishu. Officials from Somalia’s Ministry of Health and Social Services received the aid. The medical aid includes 7 tonnes of medicines and kits from the UAE and 20 tonnes from the World Health Organisation for Somalia’s federal government. The UAE recently sent medical equipment to combat Coronavirus to the Somalia regions of Puntland and Somaliland. The UAE and Somalia have had strained bilateral relations since the beginning of 2018 when Mogadishu seized a plane carrying $10m in cash. The UAE said the money was meant to pay the salaries of Somali security forces it was training and stopped all its operations in Mogadishu. View the full article
  6. A roadside bomb explosion has injured several people in the Somali capital this morning. The blast reportedly targeted a Somali National Army vehicle passing at Jamhuriya road in Kaaraan district but exploded after the vehicle passed. Several people who were on board rickshaws on the road were reportedly injured and some rickshaws destroyed by the blast. No group has claimed responsibility for the explosion but the Al-Qaeda-linked group, Al-Shabaab, regularly targets Somali security forces in Mogadishu and other areas in the country. View the full article
  7. Madaxweyne dadkiisa u sheegay inaan qofna ugu dhiman doonin cudurka coronavirus dalkiisa Madaxweynaha dalka Belarus oo jaar la ah dalka Ruushka Alexander Lukasjenko ayaa u xaqiijiyay shacabkiisa inaan qofna ugu dhiman doonin cudurka coronavirus dalkiisa, balse shacabka ayaa ballanqaadkiisaas ku tilmaamay mid “la iska yidhi”. Cudurka corona oo in ka badan 119.000 oo ruux ilaa iyo iminka ku dilay caalmka ayaa dalka Belarusna gaadhay, laakiin wali lama soo sheegin ruux u dhintay. Madaxweyne Alexader ayaa sheegay in ay hayaan dawo looga hortagayo cudurkaasi ka hor inta uusanba dhimasho keenin. ” – Qof u dhimaneysa coronavirus dalkeena ma jirto. Taas waan xaqiijinayaa. Waxaan haynaa dawooyin la isku darayo oo looga hortagyo cudurkaasi inta uusan dhimasho keenin”, ayuu yidhi madaxweyne Alexander. Wasaaradda caafimaadka dalkaasi ayaa horay u sheegtay in 2919-ruux laga helay cudurka coronavirus, ayna u dhinteen 29 ruux. Madaxweynaha ayaa dhimashadaasi beeniyay, waxaana uu sheegay in dadkaasi ay u dhinteen xanuunno kale oo haayay, sida wadno-xanuun iyo macaan. Qaran News
  8. Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jubaland ayaa maanta shaaca ka qaaday in kiisaaskii ugu horreeyey oo Coronavirus ah laga helay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulkaas. Guddiga ka-hortagga cudukra Coronavirus ee Jubaland ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Kismaayo ku sheegay in laba qof oo reer Kismaayo ah laga helay cudurkan. Labada qof ayaa baaritaankooda loo diray magaalada Muqdisho oo lagu soo xaqiijiyey, sida guddiga uu sheegay Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan 20 kiis oo kale oo baaritaankooda loo diray magaalada Muqdisho, kuwaas oo la filayo in natiijadooda dhowaan la shaaciyo. Waxaa intaas dheer boqolaal kiis oo la tuhunsan yahay oo ka jira magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan Jubaland, balse aan la xaqiijin, sida guddiga ay sheegeen. Labada qof ee laga helay COVID-19 ayaa waxaa hadda lagu karantiilayaa xarun ay Jubaland ugu talo-gashay oo ku taalla Kismaayo. Kismaayo ayaa noqoneysaa magaaladii 7-aad ee dalka Soomaaliya oo cudurka laga helo kadib Muqdisho, Jowhar, Hargeysa, Burco, Berbera iyo Boorama. Dowladda Soomaaliya ayaa shalay shaacisay in kiisaska guud ee dalka ay gaareen 60 qof. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa la filayaa in warbixinteeda soo socota ay kusoo dirto kiisaska Kismaayo iyo kuwa kale ee dalka kusoo kordhay.
  9. Wasiirka wasaaradda amniga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Xilibaan, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Caawa Salaada Cisho wixi ka dambeeya degaannada Hirshabeelle uu ka dhaqan gali doono Bandow socon doona illaa Salaadda Subax, kaas oo looga golleeyahay ka hortaga Cudurka Covid19. Laamaha amniga Hirshabeelle ayuu Wasiirka ugu baaqay inay dhaqan galiyaan amarrada lagu soo rogay degaannada Hirshabeelle Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta 2 da Gobal ugu baaqay inay ka qey qaataan la dagaallanka qaadka oo si qarsoodi ah loosoo galiyo qeybo ka mid ah Hirshabeelle. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Ciidamada Dowladda Somaliya oo Muqdisho ku xiray Agaasime ku xigeenka Warbaahinta Goobjoog. Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax barqannimadii maanta ka dhacay Magalad Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Wasiirada Qorsheynta, Arrimaha Gudaha & Gargaarka ku amray in ay ka warqabaan Dadka u saameyay Cudurka CORONA. Faah-faahinno kala duwna oo ka soo baxaya Weerar lagu qaadey Saldhig ay Ciidanka Kenya ku leeyihiin Jubbada hoose. Sheekh Shariif Sh Axmed oo ku baaqay in aan la siyaasadeyn Coronavirus oo in ka badan 50 qof laga diiwan geliyay Somaliya. Kiisaskii ugu badnaa ee Coronavirus oo laga helay magaalada Muqdisho. https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/04/Bar-waredka-galabnimo-14-04-2020-ok.mp3 Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Xamdi Baraale iyo Anfac Aadan Cabdi Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Ku-xigeenka Agaasimaha Goobjoog Media Group Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa maanta xabsi loo taxaabay, kadib markii looga yeeray xarunta Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Agaasimaha Goobjoog Media Group Xasan Maxamed Maxamuud ayaa xaqiijiyay xariga Cabdicasiis Gurbiye kaas oo meel ku dhac ku ah xoriyatul qowlka iyo madax bannaanida warbaahinta. Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaan ilaa iyo hada la ogayn sabaha xarigiisa ka dambeeya, hase yeeshee shalay wuxuu bartiisa facebook kusoo qoray in madaxweyne Farmaajo “uu qaatey” ventilator (mashiinka neefta siiya sanbabada marka shaqada joojiyaan) loogu deeqay Isbitaal Martiini! “Ogow, waxaa xaqiiq ah in ventilator aanu horay u laheyn Martiini, markii deeq ay heleen si bukaankii loo badbaadiyo ka warama haddii Madaxweyne, ra’isul wasaare, wasiirro iyo xildhibaanno kala qaataan? Yaa u maqan muwaadinka?!” ayuu ku yiri qoraalkiisa. Maamulka degmada Hodan ilaa iyo hada kama soo bixin wax war ah oo la xiriira xariga Cabdicasiis Gurbiye Maamulka Goobjoog ayaa wada dadaalo lagu doonayo sidii lagu sii dayn lahaa Agaasime ku xigeenka Goobjoog Cabdicasiis Axmed Gurbiye.
  12. Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa agab caafimaad ugu deeqday dowladda Soomaaliya, si looga hortago faafidda xanuunka Coronavirus. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abikar Nuur, ayaa maanta oo Talaado ah kula wareegtay gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho shixnad agab caafimaad oo 23.4 Tan oo ay soo dhiibtay Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, oo ay ku jireen maaskaro, dareeraha gacmaha lagu nadiifiyo iyo galoofyada ilaalinta leh si wax looga qabto faafidda cudurka safmarka ah ee Coronavirus. Dowladda Soomaaliya ayaa uga mahadcelisay dowladda Imaaraadka kaalmadooda caafimaad, waxayna sheegay in ay u aragto haddiyad muujinaysa heerka wanaagsan ee xiriirka u dhexeeya labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya. Munaasabadda lagu guddoomayay kaalamadani ayaa waxaa goob-joog ka kala ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka, Mudane Xamsa Siciid Xamsa iyo Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdiqaadir Axmed-Khayr Cabdi. PUNTLAND POST The post Imaaraadka oo agab caafimaad ka dajiyey Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  13. Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kulamo looga hadlayo amniga ka wada degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Kulamadaan ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiisha ammaanka, maamulka degmadaas iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Sidoo kale waxaa kulamada lagu soo qaaday, sidii looga hortagi lahaa dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/ggg.mp3 View the full article
  14. Mogadishu (HOL) -The Deputy Director of Mogadishu based Goobjoog Media Group Abdiaziz Ahmed Gurbiye was Tuesday morning arrested in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  15. Ciidaamada Dowladda iyo kuwa Booliska Hirshabelle ayaa xiray xuduuda uu gobolka Hiiraan la wadaago Itoobiya, kaasi oo muddooyinkaan Qaad laga soo gudbinayey. Sidoo kale ciidamada ayaa maanta howlgallo lagula dagaalamayo qaadka waxa ay ka sameeyeen Beledweyn, iyadoo ganacsatada keenta iyo kuwa uga ganacsado gudaha magaalada lagu war geliyay in ay xarig iyo lacag ganaax ah mutaysan doonaan cidii jabisa amaradda laga soo saaray. Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ayaa dadaal ugu jira ka hortaga xanuunka Covid-19, kaasi oo kiisaska laga helay dalka ay gaarayaan illaa 60 ruux . View the full article
  16. Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaare geystay oo barqanimadii maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa la sheegay in lala damacsanaa gaari Cabdi Bile ah oo ku socdaalayey wadada aada dhanka xaafadda Jamhuuriyaha ee degmada Kaaraan. Warar ay heshay Shabelle ayaa sheegaya in gaariga uu saarnaa sarkaal lagu magacaabo Saney Cabdulle Gaab oo ka tirsan ciidamada milatariga Soomaaliya Qof goobjooge ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka waribixiyey, wuxuuna tilmaamay in qaraxaasi uu ku dhintay hal qof, saddex kalena ay ku dhaawacmeen. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/qaxa.mp3 View the full article
  17. Hargeysa (Caasimada Online) ― Xukuumada Somaliland ayaa maanta ogolaatay in la dajiyo Markab siday shixnad u badan cuntooyinka daruuriga ah, kaasi oo muddo labo todobaad ku dhow ku xanibnaa dekedda Berbera. Markabkaasi oo ka yimid dalka Sacuudiga, gaar ahaan magaalada Jiddah ayaa 1-dii April soo istaagay dekedda magaalada Berbera, ee ay gacanta ku hayso shirkada DP World. Sida ay ogaatay Caasimada Online, markabkaasi siday shixnada cuntooyinka ah ayaa muddadaasi u xanibnaa lacag ay DP World ku leedahay ganacsadaha Oomaar, kaasi oo ah wakiilka markabkaasi oo lagu magacaabo Kotakaya. Muran dheer kadib xukuumadda Biixi ayaa soo kala dhex-gashay DP World iyo Markabkaasi ku xanibnaa dekedda, iyada oo go’aamisay in Markabkaasi gebi ahaanba laga rogo shixnada uu sido. Xukuumada iyo DP World ayaa la filayaa inay shixnadaasi la fasaxin kadib marka la dajiyo, midaasi oo lagula xisaabtamayo ganacsade Oomaar, sida uu Caasimada Online u sheegay mid kamid ah ganacsatada uu u raran-yahay markabkaasi. Markabkaasi mudada ku xanibnaa dekedda Berbera ee maanta la ogolaaday in la dajiyo, ayaa waxa uu siday Cuntooyinka daruuriga ah ee loogu isticmaalka badan yahay xiliga Ramadaanka, maadama muddo yar ay inaga xigto bishaasi barakeysan.
  18. Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Warka-Duhur-14042020.mp3 View the full article
  19. Garowe (PP News Desk) — The Transitional Puntland Electoral Commission has appointed Ubah Abdulkadir Abshir as the new Secretary General of TPEC whose governing body held a meeting at its premises in Garowe today. Ubah will replace Liban Salah Mohamud, who was appointed as TPEC Secretary General in November 2016. Ubah’s experience will stand TPEC in good stead Ubah holds Masters in Economics and Public Adminstration and has fifteen years of experience of working with governmental and non-governmental organisations. TPEC has a mandate to conduct the first pilot local government elections to take place in Puntland. No date has been set for local government elections. © Puntland Post, 2020 The post TPEC APPOINTS A NEW SECRETARY GENERAL appeared first on Puntland Post.