-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Soomaaliya waa iney iska ilowdaa rajada ah in ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, waana iney dib ugu laabato qaabkii 2016-kii xilligan uu si aad ah u faafayo cudurka COVID-19 sidaas waxaa warbixin ku sheegtay International Crisis Group iyada oo intaas raacisay in taasi ay u baahan tahay wadatashi ay qeyb ka noqdaan dhammaan saamileyda. Warbixinta, , COVID-19 in Somalia: A Public Health Emergency in an Electoral Minefield oo soo baxday jimcihii, Crisis Group ayaa sheegay in cudurkan COVID-19 ee si dhaqso ah uga faafaya dunida iyo Soomaaliya iyo qalalaasaha siyaasadeed ee dalka ka jira ay ka dhigi karto mid adag in Soomaaliya ka dhacdo qof iyo cod ah. Crisis Group ayaa soojeedisay wax ka badal lagu sameeyo doorashadii dadbaneyd taas oo la isticmaalay 2016/2017 kaas oo ay qeyb ka ahaayeen 14,000 kuwaas oo doortay 275 oo golaha shacabka ah. Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo khamiistii kulan la qaatay saxafiyiinta Soomaaliyeed in Soomaalida ay ka go’do waxa ay rabaan, oo aaney u yeerin doonin halka dalkiisa uu dhaqaale ahaan taageeri doono doorashada. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ku sheegtay inay sii kordheen tirada dadka uu soo ritay Covid-19 ee deegaanada maamulkaasi. Warbixintaan oo uu warbaahinta la wadaagay wasiir ku xigeenka caafimaadka maamulkaasi, Cabdinaasir Yuusuf Xaaji ayaa lagu sheegay in 24 saac ee la soo dhaafay xanuunka laga helay illaa 17 qof, kadib markii lagu sameeyey baaritaan caafimaad. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dadka ay diiwaan-gelisay wasaaradda ay ka mid yihiin hal xildhibaan iyo hal wasiir oo ka tirsan dowlad goboleedka Puntland. Wasiir ku xigeenka caafimaadka Puntland oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in dadkaasi ay kala joogaan Boosaaso oo laga diiwaan-geliyey 5 qof, Qardho oo iyana 5 ah, Waaciye oo 3 ruux laga diiwaan-geliyey, Garoowe iyo Gaalkacyo oo min laba qof ah. Tirada guud ayuu ugu dambeyn ku sheegay inay gaartay 76 qof, halka dhimashaduna ay mareyso illaa saddex qof. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Cod-sakariye-wasaarada-caafimaadka-puntalnd-.mp3 View the full article
-
Obama oo Trump ku dhaliilay qaabka uu u maareeyay faafitaanka Coronavirus Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Barack Obama ayaa madaxweyne Trump si adag ugu dhalliilay qaabkii uu u maareeyay faafitaanka cudurka coronavirus. Obama ayaa qaabka ay dowladda Mareykanka u wajahday cudurkan ku tilmaamay masiibo ba’an oo jahawareer abuurtay, waxa uuna dhibaatada ka dhalatay cudurkani ku eedeeyay qaabka dowladnimo ee maamulka madaxweyne Trump. Obama oo la hadlayay kaaliyeyaashiisii hore iyo taageerayaashiisa ayaa sheegay in dhibaatadu ay tahay in maamulka Trump uu u fikiro qaab ah “maxaa iigu jira” sidaa awgeedna uu ku afceliyo dadka kale. Kayleigh McEnany oo arrimaha warbaahinta u qaabilsan Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiyo ayaa sheegtay in madaxweyne Trump uu cudurkaasi u maareeyay si wanaagsan isla markaana la badbaadiyay nolal badan, balse marnaba si toos ah uma aysan magaabin Obama. Gudaha Mareykanka in kabadan 77,000 oo qof ayaa u dhintay cudurka coronavirus, halka 1,200,000 oo qof uu ku dhacay, waana tiradii ugu badnayd ee cudurkani uu ku dhaco caalamka oo dhan. Gobollo badan oo dalkaasi ah ayaa bishii Maarso xayiraado ku soo rogay shacabkooga balse intooda badan hadda ayay khafiifinayaan xayiraadahaasi, waxaana dadka loo ogolaanayaa in ay shaqooyinkooda ku laabtaan. Balse khubarada dhanka caafimaadka ayaa arrintan ka digaya, waxa ayna sheegayaan in ay suurtagal tahay in cudurkaasi uu dalkaasi ku sii faafo. Madaxweyne Trump ayaa in muddo dhayilsanayay cudurkan, waxa uuna bishii Febraayo uu sheegay in aysan jirin halis weyn, oo cudurkaasi uu iska dhammaan doono, balse bartamihii bishii Maarso ayuu qiray halista cudurkan ku hayo dalkaasi Mareykanka. Bishii Abriil ayuu jeediyay hadal muran dhaliyay oo ahaa in haddii dadka la waraabiyo jeermis-dilaha lagu farxasho looga gaashaaman karayo cudurkan, arrintaa oo ay markiiba ku gacan seyreen khubarada caafimaadka. Usbuucii la soo dhaafay ayuu madaxweyne Trump shaaciyay in uu kala dirayo guddigii la tacaalidda cudurka Covid-19, balse markii dambe ayuu sheegay in guddigaasi uu haatan diiradda saarayo sidii xayiraadaha loo qaadi lahaa isla markaana dalka dib loogu furi lahaa. Dhawaan ayay ahayd markii Katie Miller oo ah kaaliya sare oo ka tirsan xafiiska madaxwayna ku xigeenka Mareykanka laga helay cudurka Coronavirus, maalin uun ka dib markii xubin ka tirsan shaqaalaha Aqalka Cad laga helay cudurkaasi. Waxaa sidoo kale karantiil lagu sameeyay xubnaha qaar ka mid ah shaqaalaha xafiiska madaxwayna ku xigeenka. Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxwayne Trump iyo ku xigenkiisa imika maalin walba laga baaro cudurka islamarkana ilaa iyo imika aan feyrsika laga helin. Madaxwayne Trump ayaa sheegay in uusan ka walaacsanayn feyriska ku soo fidayo aqalka cad. Mar wax laga waydiiyay sababta uusan u xiran qalabka Sanka lagu xirto mar uu dhawaan booqday meelo ka baxsan Aqalka cad ayaa waxaa uu sheegay in uu dadka ka fogaado. maalmo ka hor ayaa madaxweyne Trump waxa uu cudurkani saf-marka ah ee coronavirus ku tilmaamay in uu yahay “weerarkii ugu xumaa” ee abid lagu soo qaado Mareykanka, waxa uuna farta ku fiiqay dalka Shiinaha. Trump waxa uu sheegay in cudurkaasi uu Mareykanka u galay si ka xun weerarkii Japan uu ku qarxiyay dekadda Pearl xilligii dagaalkii labaad ee adduunka ama xitaa weerarkii 11-kii Sebtembar ee sanadkii 2001. Maamulka madaxweyne Trump ayaa ka baaraan degaya in uu qaado talaabooyin ciqaab ah oo ka dhan ah Shiinaha, sababo la xiriira qaabka uu u maareeyay cudurkaasi iyo in uu dunida inteeda kale u qariyay cudurka. Xukuumadda Beijing waxay sheegtay in Mareykanka uu doonayo in uu ka weecdo jawaabtiisii gaabiska ahayd ee ka hortagga cudurkaasi. Lahaanshaha sawirkaREUTERS Bartamihii bishii la soo dhaafay ayaa madaxweyne Trump waxa uu hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ku eedeeyay maamul xumo iyo inay dabooshay xaqiiqooyinka ku saabsan coronavirus, kaddib markii uu ka dillaacay waddanka Shiinaha. Wuxuu intaas ku daray inuu hakin doono dhaqaalaha uu Mareykanku ku taageero WHO, ilaa inta uu maamulkiisa dib u eegis uga sameynayo howlaha hay’addaas. Mr Trump wuxuu sheegay inay jirto “xog la isku halleyn karo oo muujineysay in bishii December uu jiray tuhun laga qabay inuu dillaacay cudur bani’aadanka u kala gudba”, wuxuuna sida cad ula jeeday digniintii ay khubarada reer Taiwan u jeediyeen WHO. Qaran News
-
Garoowe (Caasimada Online) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedjka Puntland, Mudane Cabdinaasir Yuusuf Xaaji oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee Covid-19 ee maamulkaasi. Cabdinaasir Yuusuf Xaaji ayaa sheegay in 24 saac ee la soo dhaafay xanuunka laga helay illaa 17 qof, kadib baaris caafimaad oo lagu sameeyey. Sidoo kale wuxuu xaqiijiyey in dadkaasi laga legay cudurka Covid-19 ay ku jiraan hal xildhibaan iyo hal wasiir oo ka tirsan maamulkaasi, iyadoona ay xusid mudan tahay in wasiiro kale oo laga helay cudurka ay ku sugan yihiin gudaha magaalada Garoowe. Wasiir ku xigeenka caafimaadka Puntland oo sidoo kale hadalkiisa sii wata ayaa shaaciyey in dadkaasi ay kala joogaan Boosaaso oo laga diiwaan-geliyey 5 qof, Qardho oo iyana 5 ah, Waaciye oo 3 ruux laga diiwaan-geliyey, Garoowe iyo Gaalkacyo oo min laba qof ah. Tirada guud Covid-19 ee Puntland ayaa mareysa 76 kiis, halka dhimashaduna ay sii cagacageyneyso 3 ruux, sida lagu sheegay warbixintii u dambeysay ee maamulkaasi. Arrintaan ayaa muujineysa inuu si weyn Corona ugu sii faafayo deegaanada Puntland oo marba marka ka dambeysa ay sii kordheyso tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka.
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Subax-10052020.mp3 View the full article
-
Children of Hani Shamshi, 44, a Somali refugee mother at a semi-arid Dadaab camp in Kenya are gazing at the kitchen at Iftar, the time for breaking fast during Ramadan, hoping something will be cooked. But there is nothing. They may again go to sleep with hungry stomachs. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, uu ka socdo dadaal mugleh oo lagu xaqiijinayo Amniga iyo xasiloonida Gaalkacyo, kaas oo ay si wadajir ah hawlgal uga wadaan ciidamada kala duwan ee Puntland. Madaxweyne Deni, ayaa baaq u diray dhammaan bulshada wada deggan gobolka Mudug labadiisa dhinac ee Puntland iyo Galmudug, waxaana uu ku boorriyay in laga wada-shaqeeyo Xasiloonida iyo Nabadda Gaalkacyo, islamarkaana aan colaad dambe loo horseedin gobolka. Sidoo kale, madaxweynaha ayaa ka hadlay xiisadda ka dhalatay dagaalkii dhowaan ka dhacay duleedka galbeed ee Gaalkacyo, halkaas oo malayshiyaad ka soo gudbay dhinaca Galmudug ay weerar ku soo qaadeen saldhiga ciidamada Puntland ee Teerage. Wuxuu sheegay, in arrintaas ay khadka Taleefonka kaga wada-hadleen isaga iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, si loo qaboojiyo xiisadda labada dhinac oo uu sheegay in ay ka faa’idaysanayaan kooxaha Argagixisada ah. Madaxweynaha Puntland, ayaa sidoo kale sheegay in Puntland ay dhinaceeda xakamayn doonto sidii aan colaad kale gobolka uga qarxin, isagoo xusay in ay Galmudugna ka sugayaan tallaabo taasi lamid ah, si looga wada-shaqeeyo Amniga labada dhinac ee gobolka Mudug. Halkaan ka daawo hadalkiisa oo dhan PUNTLAND POST The post Deni iyo Qoor Qoor oo khadka Taleefonka kaga wada-hadlay xiisad ka aloosan Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Wasaaradda Maaliyadda ku amray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada ku wajahan fatahaadda Beledweyne ee wadajirka ay u wadaan shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, si looga baajiyo fatahaad kale oo ku soo rogmata magaalada. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha, ayaa lagu sheegay in mudane Khayre uu warbixin faahfaahsan ka dhegaystay guddi hoosaadka ka hor tagga fatahaadaha, islamarkaana Maaliyadda ku amray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada ku wajahan fatahaadda Beledweyne. Dadaallada iminka socda ayaa isugu jira; Carro-tuur lagu sameynayo meelaha uu jiinka webiga ka jilicsan yahay, iyada oo la isticmaalayo agab u adkeysan kara biyaha muddo fog iyo furista kanaallo yar yar oo qeyb ka qaadan kara hoos u dhigidda biyaha webiga, tallaabadaas ayaa ka dhalatay qiimeyn lagu sameeyay goobaha uu webigu ka fataho iyo cabbirka biyaha ay xilli roobaadkan gaari karaan. Guddiga ayaa sheegay, in diyaarado lagu daabulayo agab dheeraad ah oo loogu tala galay in biyaha looga celiyo magaalada Beledweyne, si ay u guuleystaan dadaallada iyo iskaashiga shacabka iyo dowladda, looguna gogol xaaro hannaan ay bulshadu cabsi la’aan ugu noolaan karto magaalada. PUNTLAND POST The post Ra’iisul wasaare Khayre oo amray fududaynta kharashka ku baxaya dadaallada ku wajahan fatahaadda Beledweyne appeared first on Puntland Post.
-
Guddoomiyha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku teedsanaa jiinka Webiga ay baabi’isay fatahaad halkaasi ka dhacday maalmihii la soo dhaafay. Guddoomiye Towfiiq oo la hadlay warbaahinta ayaa sidoo kale sheegay in ay Biyuhu la tageen 29 Matoor iyo dhammaan dalagyadii ku yiillay dhinacyada Webiga Jubba. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ay ka cabsi qabaan cudur in ay ka dillaacaan degaanka maadaama fatahaadda ay ka dhasheen qashin iyo wasakh baahsan oo biyuhu reebeen. Mudane Towfiiq ayaa Dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha samafalka ugu baaqay in Dadka ku dhaqan Degmada Luuq ay la soo gaaraan gurmad banii’aadanimo. PUNTLAND POST The post In ka badan 90 Tuulo oo ku baaba’ay fatahaad ka dhacday Degmada Luuq appeared first on Puntland Post.
-
Shabelle and Juba rivers are the only two perennial rivers in Somalia. Both rivers begin in the highlands of Ethiopia and then flow southeast into Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Guddoomiyaha barlamaanka Galmudug D.r Maxamed Nuur Gacal uu khilaaf xoog leh soo kala dhex galay. Khilaafkaas ayaa yimid kadib markii ay isku fahmi waayeen labadan masuul kulamo ay uga wada hadlayaan magacaabis wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha maamulka Galmudug, iyadoo uu dhawaan madaxweynuhu magacaabay wasiirrada xukuumaddiisa. Cabdisamad Yuusuf Cimli waa wasiir ku-xigeenkii hore wasaradda gaadiidka maamulka Galmudug ayaa sheegey in Madaxweyne Qoor-Qoor uu kaligiis talada isku koobay, isla mrkaana go’aannada uu qaadanayo uusan kala tashan gudoonka baarlamaanka maamulka iyo waxgaradka metela beelaha ku bahoobay Galmudug. Cabdisamad ayaa Madaxweyne Qoor Qoor ku eedeeyey in wax war ah uusan ka heyn duruufta lagu soo dhisay Galmudug, isagoo tilmaamay in uu walaac badan ka qabo sii jiritaanka maamulka Galmudug. Hadii ay sidaan xaaladu ku sii socoto Cabdisamad waxa uu sheegay inay macquul tahay in waqtiga dhaw la arko xildhibaano muushin ka diyaariyey Madaxweyne Qoor Qoor. Madaxweyne Axmed Cadbi Kaariye Qoor Qoor ayaa dhawaan magacaabay golihiisa wasiirrada, balse waxaan weli la magacaabin wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha la filayo inay ka mid noqdaan xukuumadda madaxweyne Qoor-Qoor. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa lagu eedeeyey in soo magacaabidda wasiirrada cusub uusan wax la tashi ah kala sameyn waxgaradka iyo guddoonka golaha sharci dejinta maamulka, taas oo la sheegay inay aas-aas u tahay khilaafka soo kala dhex galay madaxweyne Qoor Qoor iyo guddoomiye Gacal. Hoos ka dhageyso Cabdisamad https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/05/Qoor-Qoor.mp3
-
KILIFI, Kenya, May 9 (Xinhua) -- Somali militant group al-Shabab has freed an Italian aid worker who was abducted in Kenya's coastal town of Malindi in November 2018, police confirmed on Saturday. Source: Hiiraan Online
-
MOGADISHU, May 9 (Xinhua) -- Somali health ministry on Saturday confirmed 69 new cases of the novel coronavirus, bringing the total tally of infections to 997. Source: Hiiraan Online
-
U.S. regulators have approved a new type of coronavirus test that administration officials have promoted as a key to opening up the country. Source: Hiiraan Online
-
Tehran (Caasimada Online) – Iran ayaa masuul ka ahayd weerar baahsan oo dhanka Internet-ka a,h kaasi oo bishii lasoo dhaafay lagu qaaday nidaamka biyaha iyo bulaacadaha ee Israel, waxaa sidaas wariyey taleefishinka Fox News ee Mareykanka. Fox News waxaa uu sheegay in Dowladda Iran ay isticmaashay Computer-ro ay leedahay Dowladda Maraykanka si ay u jabsato kuwa Israel Wakiil-wareedka arrimaha dibadda ee Fox News Trey Yingst ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in “sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Tamarta Maraykanka uu diiday in uu ka warramo wax gaar ah oo ku saabsan baaritaan socda. Sarkaalku waxaa uu ku celiyay in Waaxda Tamartu ay markasta ururiso lana wadaagto warbixinta shirkadaha gaarka loo leeyahay weerarada Internet-ka looga difaaco Maraykanka iyo xulifadiisa.” Weerarku waxaa uu dhacay dabayaaqadii bishii April, waxaana uu saameeyay dhowr ka mid ah qalabka maamulka biyaha ee Israel. Madaxa waaxda amniga ee hey’adda maamusha biyaha Israel Daniel Lacker ayaa u sheegay madaxa waaxda amniga Internet-ka Avi Azar “Waxaan heynay warar la xariira in weerar internet-ka ah lagu qaaday nidaamkeena. Ma jirto waxyeelo ka dhalatay weerarka.” Iran waxaa markasta lagu eedeeyaa in ay isku daydo weerarro internet-ka ah oo ka dhan ah Israel. Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa shirkii amniga technology-yadda ee lagu qabtay Tel Aviv ka sheegay “in Iran ay Israel weerareeyso maalin walba.” “Waan la soconaa waana ka hortagnaa maalin walba” ayuu yiri. Waxaa uu intaas ku daray “ waxa muhiimka ah waa in wadan kasta la weerari karo wadan kastana waxaa uu u baahanyahay in uu yeesho awoodda difaaca iyo weerarka, Israel-na waa ay leedahay awoodaas.”
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa dhawaan ka baxday heshiis ay hore u saxiixday oo mudadiisu dhameyd 30-sanno, kaasi oo huteelka Hargeysa Club loogu wareejiyay labo muwaadin oo maal-galin badan ku sameeyay huteelkaasi. Ka bixida heshiiskaasi ayaa dhaliyey xiisad hor leh oo si weyn looga dareemay gudaha Somaliland, midaasi oo ka dhalatay awood sheegashadii ay xukuumada Biixi kula wareegtay Hargeysa Club, isla markaana ay uga baxday heshiis mudadiisu aysan gaarin. Sida ay xog ku helayso Caasimada Online, Xiisadaasi ayaa dhalisay in Jabhad cusub ay ka abuurmato galbeedka gobolka Sanaag, midaasi oo looga soo horjeedo ‘xad-gudub’ ay aaminsan yihiin in xukuumada Biixi kula kacday labadii muwaadin ee heshiiskaasi la gashay. Suldaan Siciid Yuusuf oo kamid ah labada qof ee xukuumadu ay hore ugu wareejisay huteelka Hargeysa Club, lana saxeexday heshiiska 30-ka sanno ah ayaa ka dambeeya Jabhadaasi cusub, sida ay ilo lagu kalsoonaan karo u xaqiijiyeen Caasimada Online. Suldaanka oo kamid ah bahda dhaqanka ee Somaliland, oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa gobolka Sanaag, ayaa ku guuleystay abuurista Jabhadaasi oo si weyn uga soo horjeeda xukuumada Muuse Biixi. Jabhadaasi ayaa ujeedkeedu yahay sidii cadaadis xoogan loo saari lahaa xukuumada Muuse Biixi, isla markaana ay uga noqon laheyd awooda ay kula wareegtay Hargeysa Club oo dhaqaale badan uga baxday dhinacyadii ay heshiiska uga baxday. Suldaan Siciid ayaa dhawaan si kulul uga hadlay heshiiskaasi ay xukuumadu uga baxday, isagoona Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi ku eedeyay inuu wado ‘Dhul boob’ isagoo adeegsanaya awood dowladeeda, taasi oo uu ku sheegay inay horseedi karto bur-burka Somaliland. Sidoo kale waxa uu dhawaan Suldaanku xukuumada ku eedeyay inay qeyb ka tahay hurinta coladaha gobolka Sanaag, isla markaana ay xukuumada qeyb ka tahay inay soo noq-noqdaan colaadahaasi oo ay ka dhashaan khasaare badan oo nafeed iyo mid hantiyeedba. Caasimada Online, ayaa hore u baahisay suurta-galnimada uu Suldaanku ku abuuri karo Jabhad ka dhan ah xukuumada Muuse Biixi, taasi oo hadda u muuqata mid uu ka dhabeeyay. Jabhadaha inta badan ka abuurma gudaha Somaliland, ayaa waxa sababta ugu weyn ee ka dambeysa lagu sheegay tacadiyada ay xukuumada Biixi ka tirsanayaan beelaha dega Somaliland, kuwaasi oo badanaa horseed u yihiin Salaadiinta ay sida gaar ah isku hayaan Muuse Biixi.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wasaaradda maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne. Kheyre ayaa amarkan bixiyey kadib markii xalay uu uu warbixin faahfaahsan ka dhageystay guddi hoosaadka ka hor tagga fatahaadaha Beledweyne, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay. Qoraalkan laguma sheegin inta ay le’eg tahay lacagta ay bixineyso dowladda, ee Kheyre uu amray. Warka kasoo baxay Kheyre ayaa yimid kadib markii guddiga gurmadka Beledweyne ay shaaca ka qaadeen in xukuumadda aysan bixin lacag dhan 500 oo kun oo dollar oo sanadkii hore ay ballan-qaaday, sidoo kalena aysan wax kaalin ah ku lahayn dadallada hadda socda. Ma cadda in amarkan xalay kasoo baxay Kheyre uu sidoo kale noqon doono mid la mid ah kii hore, oo ku kooban afka un, wuxuuna yimid maalmo cadaadis iyo cambaareyn xooggan ay la kulantay dowladda. Dhinaca kale Kheyre ayaa qeybaha kala duwan ee ee bulsahda ugu baaqay in xoogga la iskugu geeyo ka hortago fatahaadda oo aan la sugin waxyeellada. Dadaallada iminka ka socda Beledweyne ayaa isugu jira; Carro-tuur lagu sameynayo meelaha uu jiinka webiga ka jilicsan yahay iyada oo la isticmaalayo agab u adkeysan kara biyaha muddo fog iyo furista kanaallo yar yar oo qeyb ka qaadan kara hoos u dhigidda biyaha webiga. Dowladda federaalka ayaan illaa iyo hadda wax kaalin ah ku lahayn dadaallada socda, marka laga reebo 500 oo jawaano ciidda lagu shubo ah, oo ay ku deeqday, sida guddiga uu sheegay.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay gabadh aan dhawaan xogteeda baahinay, midaasi oo qaab aan wanaagsaneyn loogula dhaqmay xili ay adeeg caafimaad u doonatay isbitaalka dowladda ee magaalada Hargeysa, xili ay iskaga shakisay cudurka halista ah ee Coronavirus. Caasimada Online ayaa labo cisho ka hor baahisay in gabadhaasi oo xaalad adag oo neef qabatin ah wajaheysay ay adeeg caafimaad oo tayo leh ka weyday isbitaalka Hargeysa, iyada oo aan qaab aan wanaagsaneyn ay ula dhaqmeen dhakhaatiirtii ka howl-galeysay isbitaalkaasi, maadama ay ka cabaneysay calaamado kamid ah kuwa lagu aqoonsado cudurka Covid-19. Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in gabadhaasi loo qabtay adeeg caafimaad, balse ay wajaheysay cabsi badan, maadama ay iskaga shakisaneed cudurkaasi oo ku faafay deegaano badan oo kamid ah Somaliland. Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa gebi ahaanba meesha ka saaray inay jirto in qaab aan wanaagsaneyn loola dhaqmay, isaga oo ku dooday in adeeg caafimaad loo qabtay gabadhaasi oo wajaheysay neef qabatin. Agaasimahaa ayaa sheegay in dhakhaatiirta isbitaalka dowladdu ay heegan yihiin markasta, isla markaana ay u adeegayaan xili kasta dadka caafimaadka u soo doonta, iyada oo Somaliland wajaheyso khatarta cudurka Coronavirus. Ugu dambeyntiinu waxa uu sheegay Agaasimuhu in gabadhaasi laga waayay cudurkaasi ay iskaga shakisaneed, kadib markii baaritaankeedii uu soo baxay, balse ay la tacaaleyso xanuun sababaya in mararka qaar ay neef qabatinto. Agaasimuhu marnaba kama jawaabin in wasaaradoodu aysan meelo gaar ah uga diyaarin Isbitaalka dadka iskaga shikiya cudurka ee isku arka calaamado lamida kuwa ugu halista badan ee cudurkaasi, maadama si fudud lagu kala qaadi karo iyo weliba inay isbitaalka Hargeysa joogin dhakhaatiir qalabeysan oo daaweysa dadka iskaga shikiya cudurkaasi iyo kuwa uu soo ritaba. Caasimada Online, ayaa hore u baahisay xogta iyo qaabka halista horseedi kara ee gabadhaasi loola dhaqmayba – Halkan ku dhufo si aad u aqrisato.
-
Salaan diiran kaddib, waxaan rajaynayaa in badan oo ku xiran boggan ay xusuusan yihiin qoraalladdii tirada badnaa ee taxanaha ahaa kuna saabsanaa taariikhda Ciidankii Nabad Sugidda Soomaaliyeed (NSS), laga soo bilaabo aasaaskii ilaa burburkii dawladdii dhexe dhammaadkii 1990. Marnaba kama daali karo inaan u mahad celiyo maamulka bogga Caasimada oo fursad qaali ah ii siiyey inaan ka warbixiyo hay’addaas aan muddada dheer ka shaqaynayey. Sidaan hore u sheegay, waxaan ka mid ahaa saraakiishii dhallinyarada ahayd oo nasiibka u heshay inay isbeddel casri ah ku sameeyaan xirfadaha xuuraanka ee NSSta, ha ahaato tiro ama tayo, anigoo ka hawlgalay gudaha iyo dibedda intaba, muddo ku siman 20 sannadood. Waxaan filayaa inaan in ku filan ka warbixiyey hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliyeed, hase yeeshee markaan waxaan diyaar u ahay inaan soo bandhigo warbixinno xasaasi ah oo khuseeya hay’adaha kale ee dawliga, haddii boggan uu mar labaad fursad ii siiyo inaan soo bandhigo. Haddaan dib ugu laabto cinwaanka maqaalkan oo salka ku haya mid ka mid ah maahmaahda soomaalida, waxaan u soo qaatay kaddib markii aan dhowr jeer isku dayey inaan tilmaamo musibooyinka dalka iyo dadka ku habsaday isla markaana ifiyey tallaabooyin looga soo kaban karo, kuwaasoo giddigood ku biyo shubtay hal bacad lagu lisay. Sidaa awgeed, waxa damiirkaygu ii saamixi waayey inaan iska indho iyo dhego tiro, waayo waxaa weli ii muuqda dalkayga iyo dadkayga oo muqdi ku sii qulqulaya, haddii aan wax laga qabanna halis u ah inay baaba’aan. Marna igama suurowdo inaan ka daalo ilaa inta ay ii muuqdaan. Asalka musiibada ku habsatay Soomaaliya, waa mas’uuliyaddarro inaan dusha ka saarno cid kale oo aan Soomaali ahayn. Tusaale: burburkii dalka ka dhacay iyo middiyihii nalagu dooxay ee aan la tagnay shirarkii tirada badnaa ee ku magacaabnaa Dibu-heshiisiin, anagaa abaabulnay oo ka mas’uul ahaa. Anigu, laga soo bilaabo shirkii ugu horreeyey ee lagu qabtay magaalada Jabuuti bartamihii sannadkii 1991, oo aan Xoghaye ka ahaa, kana qayb galeen jabhadihii horseeday burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya. Shirkii markuu dhamaaday oo dalka lagu soo laabtay, giddigeen waan xusuusanahay dagaalkii caqlidarrada ahaa ee ka bilowday Muqdisho, kaasoo gaystay khasaare maf iyo maal aan la tirakoobi karin. Waxaa xigay shirar kale oo faraban oo giddigood isku ajende ahaa “Dib-u-heshiisiin”, hase yeeshee waxaa ka daroo dibi dhal noqday kii Kenya oo lagu soo dhisay dawlad aan ka tarjumeyn danta dalka iyo dadka soomaaliyeed soona dhiseen dalal shisheeye oo dano siyaasadeed oo gaar ah ka lahaa masiirka qaranka Soomaaliyeed, kaddib markii ay soo bandhigeen nidaam aan aqoon u lahayn oo ah “Federalism” kuna saleysan qabiil. Waxaa hubaal ah in intii shirkaasi goobjoogga ka haa aanay midkoodna fahamsaneyn macnaha Federalism iyo ajendaha shirka intaba. Ku-dhaqanka Federalism-ka waxaa shuruud u ah ummad meel wada deggan oo aan wadaagin jinsi, luqad, diin iyo dhaqan. Somaliya intaba waa wadaagtaa, ku dhaqankiisana wuxuu sabab u yahay jabka maanta ku dhacay Somaliya.Taasi waxaa ka sii daray markii wufuuddii qaar ay ku doodeen in qabaa’l kale ay gumeystaan xorna u ahayn diintooda iyo dhaqankooda iwm. Waxaa ayaandarro ah in dadkii goobtaas joogay ay qaarkood maanta door laxaad ah ku leyihiin masiirka Ummadda Soomaaliyeed..Su’aashu waxay tahay: Ma maangaabnimo ayey ka ahayd mise dano kale oo shakhsiyadeed ayey hoosta ka wateen.. La soco qaybaha soo socda, Insha Allah. Ahmed Karate – Waxaad kala xiriir kartaa e-mail: amm.karate@gmail.com, Twitter: @AhmedKarate5
-
Qardho (PP News Desk) —Puntland State President Said Abdullahi Deni yesterday held a media briefing in Qardho on relief efforts for flood victims. President Deni thanked contributors to the Fund for helping flood victims and playing a role in the planned reconstruction of parts of Qardho district affected by floods in April. “Experts have prepared a preliminary report on the impact of floods on Qardho. Floods have caused damages estimated to cost US$ 40 million. Causes of the flood identified by the technical committee will determine planning responses to prevent people from living in floods-prone areas again” President Deni said. President Deni: Expenses to be incurred by government employees will come from Puntland State coffers Contributions to the Fund range from money from the Federal Government of Somalia to donations from Somalis in the country and the diaspora. “Puntland State Government will not use money from the Fund for flood victims. Expenses to be incurred by government employees while working on the responses to the emergency will come directly from Puntland State coffers” he said. Puntland State has not allocated a budget for natural disasters. The 2020 budget for Humanitarian Affairs and Disaster Management Agency passed by Puntland Parliament contains budget items for remuneration and expenses. President Deni did not clarify why Puntland is unable to contribute to the Qardho Fund. “The Fund is a disaster response experiment that, if successful, will be emulated throughout Somalia. While we are helping people to cope with the impact of floods, we must observe preventive measures such as social distancing during the health emergency caused by Covid-19” President Deni added. © Puntland Post, 2020 The post BUDGETARY CONSTRAINTS PREVENT PUNTLAND GOVERNMENT FROM MAKING A MEANINGFUL CONTRIBUTION TO QARDHO FUND appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu (PP News Desk) —The European Union Ambassador to Somalia Mr Nicolas Berlanga has reaffirmed the EU’s commitment to helping Somalis work towards peaceful resolution of political problems. Speaking on the occasion of Europe Day, which was marked on 9th of May, the EU Ambassador to Somalia reiterated the significance of relations between Somalia and the European Union. Nicolas Berlanga: EU is in favour of peaceful resolution of conflicts “The Somali people can count on the European Union for any effort in favour of peaceful resolution of conflicts. We are very happy that you are with us here today to celebrate with us Europe Day” Mr Berlanga said. The EU is major partner of Somalia. It contributes to peacekeeping budget and institutional building in Somalia. © Puntland Post, 2020 The post NICOLAS BERLANGA: SOMALIS CAN COUNT ON EU appeared first on Puntland Post.
-
On 16 March 2020, Somalia’s Ministry of Health confirmed the first COVID-19 case in the country. In response, and to prevent a wide spread of the virus, the government immediately imposed restrictions including the suspension of both domestic and international flights, the closing of schools, universities and Qur’anic Madrasas, and ultimately imposed a night time curfew effective from 15thApril. Despite these measures, the virus has spread in Mogadishu. The first person who died of Coronavirus on 8th April was a Somali citizen who had no travel history, clearly indicating community transmissions. Worryingly, the virus is spreading across Mogadishu and other parts of the country at a speed, and there is no institutional capacity to trace contacts. As of May 1st, the total cases recorded countrywide are 601 with 542 active, 28 deaths and 31 people recovered. The majority of these cases (535) are in Mogadishu, while other confirmed cases are in Jubaland, Puntland, South West, Galmudug and the self-declared republic of Somaliland. Most of these cases were tested in April, which reveals the increase of the testing capacity of the government. It is widely believed that the number is much higher than the 542, and that the possible carriers of the virus within the community are hiding it, fearing social stigma and discrimination. COVID-19 Social Stigma Due to the conservative nature of Somali culture, it’s hard for the people to accept quarantine and isolation, which are the primary means for preventing of the spread of the coronavirus. With a history of the segregation of people due to their occupation, clan identity, and social-economic status, people fear being discriminated against and isolated if they disclose that they have contracted the virus or notice some of its symptoms. One of the prime factors for halting the spread of COVID-19 is quarantine. But many Somalis simply hate the idea of this. On 14th April, the Daily Nation in Kenya reported that 32 Somalis had escaped a quarantine facility in Elwak Kenya under ‘unclear circumstance’. Similarly, two people who tested positive for COVID-19 in Kismaayo, and were in mandatory quarantine escaped on 15 April. Many people who experience the symptoms of the virus don’t disclose this to anyone just to avoid being stigmatized and quarantined. This itself has destructive psychological effects, as the Somali community life is highly social and people prioritize visiting, comforting and giving solace to those who face difficulties. If one of the family is sick because of COVID-19, it is also difficult to persuade the rest of the family to self-isolate the person. Furthermore, many Somalis simply hide the fact that they or their parents or relatives contracted the Coronavirus because if they die, they want these people to be buried according to standard Islamic funeral rituals. If these ceremonies are not performed, people fear being left with indelible shame as they will not have accorded the proper dignity to their deceased loved ones. This means the more people die of the virus, the more people may contract it through social contact at funerals. Consequently, this behavior, though perceived reckless on the face of it, will invite the virus spread uncontrollably. All of these phenomena are testimony to the fact that we should be seriously concerned that the virus is already lurking among us to much higher degree than is being reported. The stigma associated with COVID-19 in Somalia is in line with the fact that many Somalis shun those contracted with communicable diseases like tuberculosis and HIV/AIDS, which people hitherto cannot often openly disclose. The Impact Culturally, it’s likely impossible for a Somali person to be avoided by his family or loved ones regardless of the disease he/she has. This means that we may be unintentionally compromising their own health and the well-being of others. This might contribute to a situation of wider spread of the virus within the community. Moreover, Somalia lacks sufficient healthcare capacity and resources to contain the spread of the virus: for instance, in terms of testing kits, quarantine, hand washing/sanitation, and personal protective equipment. Also, there is no capacity to trace the contacts of infected persons. In Mogadishu, lots of people are complaining of severe headaches, joint pain, irregular coughs, the loss of the sense of smell and taste, and a lack of appetite. Most of these signs correspond with those of COVID-19. Ominously, sometimes those who contract the coronavirus hide from the people any of these symptoms. However, this clearly indicates that people are not seeking the necessary health care and not going for testing because of the fear of experiencing a loss of self-worth if they disclose the fact that they are infected by the virus. It is also being reported that people who are wearing face masks in the town are facing stigma and are being disparaged as ‘either carriers of the virus or not believing in predestination’. This kind of stigma and ostracism will discourage many people to take sensible steps for self- protection and may lead them to getting infected or infecting others. According to some health practitioners, hospitals in Mogadishu are not accepting people they suspect have contracted the virus, because they fear the virus will affect patients who are already admitted. Other hospitals also hide the fact that they suspect their patients for COVID-19 because they fear losing clients. Overcoming the Stigma To combat this virus, it’s essential to engage the religious leaders as they are the most accepted authority to win the consent of society. They must be mobilized to counter the myth that this virus will not affect Muslims, a misconception held by some Somalis. Health officials also need to clarify unequivocally the associated risks of the virus to the public and to debunk any medical (mis)information. To some extent, the Ministry of Health is already doing this, but its messages lack details such as the higher risk locations within Mogadishu or other regions, and their efforts to do contact tracing. Moreover, social media influencers, intellectuals, government officials should come forward and play a crucial role in combating misinformation and the stigmatization of anyone affected by the virus. However, digital campaigns alone will not be enough, as the number of people who have access to internet in Somalia is relatively small and mostly concentered in urban settings. In addition, over half a million IDPs, who are particularly vulnerable to this epidemic, live in Mogadishu alone and they cannot be effectively reached out to through digital awareness campaigns. A knowledgeable community will be in a strong position to fight the stigma, and this may reduce the risk of people being shunned. Amplifying messages of awareness and showing support and compassion for those most vulnerable will be the only chance to beat stigma and misinformation. In addition to modeling good behavior, coronavirus-related stigma can be reduced by the sharing of the narratives of infected people in the community. The narration of their experiences will be useful – and appealing to other people to avoid prejudiced language and actions that make us all less safe. The message of such people needs to be amplified, so people can stringently adhere to health precautions. Finally, to mitigate the damage of the rising epidemic curve, let’s all stay informed, countering stereotyped narratives striving to treat others with dignity. There is no shame in getting a new virus that no human on earth seems to be immune to. It is a social responsibility that we must take upon ourselves to counter this impulse by demonstrating love, support and inclusivity within and beyond our communities. Mohamed Irbad is a programme coordinator and researcher at Somali Public Agenda. Source: Somali Public Agenda The post How stigma is holding back the fight against Coronavirus in Somalia appeared first on Puntland Post.
-
Puntland ayaa sheegtay in qof saddexaad uu u dhintay Covid-19, sidoo kale ay korortay dadka laga helay xanuunkaas. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Puntland Abdinaasir Yusuf Xaaji oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maanta la baaray 24 ruux, xanuunkana laga helay 17 qof oo rag ah oo ay ku jiraan hal Wasiir iyo hal Xildhibaan oo ka tirsan Puntland. Sidoo kale Wasiirka ayaa xusay in qofkii saddexaad uu Puntland maanta ugu geeriyooday Covid-19, kaas oo ku sugnaa degamada Waaciye ee gobolka Karkaar. Dadka 24 saac ee la soo dhaafay laga helay xanuunka Covid-19 ayaa 5 kamid ah ku sugan yahiin Qardho, 3 kamid ahna Waaciye, halka mid 2 qof ay ku kala nool yihiin Garowe iyo Gaalkacyo, waxaana dadkaas da’doodu u dhaxaysaa 20 ilaa 65 jir. Tirada guud ee xaaladaha Covid-19 Puntland laga diiwaan geliyay ayaa noqonaysa 76 kiis, halka saddex qof ay u geeriyoodeen xanuunka, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Puntland. Maalmihii ugu dambeeyay waxaa si xowli ah u sii kordhayay kiisaska Covid-19 ee laga helayo gudaha Puntland. PUNTLAND POST The post Puntland: Qofkii saddexaad oo u geeriyooday Karoona iyo kiisas cusub oo la diiwaan geliyay appeared first on Puntland Post.
