Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta go’aan ka gaartay kiiska maxkamadeynta 4 qof oo loo haystay dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor Maxaadeey Suleymaan, oo ay dileen ilaalada Hotel Maa’ida Ex-Naasahablood 2, 19-kii October 2019. Maxkamadda ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday afar nin oo ka shaqeysa Hotel Ma’ida Ex Naasahablood 2 oo ku eedeysnaa dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida gaashaanle sare Xasan Cali Nuur ayaaa sheegay in xukun dil toogasho lagu riday dable xoogga Xasan Shuute Cismaan iyo Dable Boolis Juule Gaabow Ibraahim oo ah qisaasta Maxaadeey Saleebaan iyo Askarigii illaalada u ahaa ee la socda, halka labada kale lagu xukumay min 5 Sano oo xabi Ciidan ah. Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa go’aamisay in dilka Taliyihii hore ee Gorgor uu ahaa mid ku tala gal ah, iyadoo la soo bandhigay afartii qori ee Ilaalada heysteen iyo fooqa rasaasta lagu dilay Marxuumka iyo caddeymo kale. Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay ciddii aan ku qanacsaneyn xukunkaasi inay u furan tahay qaadashada Racfaan. View the full article
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa lagu wadaa 27-ka bishan May ku dhawaaqdo xilliga doorashada guud ee Soomaaliya la galayo, sida uu dhigayo sharciga doorashada. Wareysi gaar ah oo ay siisyey idaacadda Goobjoog ee Muqdisho, oo arrinkan wax looga weydiyey ayey Xaliimo Yarey ku tiri” Si fiican ayuu noogu diyaarsan yahay, waxaan sugeynaa sida sharciga doorashada ku dhigan waxaa uu leeyahay 6 bilood ka hor maalinta doorashada loogu talo-galay guddigu waa inuu baarlamaanka hortago, waxay ku aadan tahay 27-ka May, waa waxyaabaha aan hadda ka shaqeyneyno sidii aan baarlamaanka u hortagi laheyn, si fiican ayaan uga shaqeynay”. Akhriso: Qodobka 13-aad, farqradiisa 3-aad ee sharciga doorashada Baarlamaanka federaalka ah oo hadda fasax ku maqan ayaan la ogeyn in xilligaas ka hor ay fariisan karaan ama iney la kulmi-doonto uun guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah si ay go’aanka ugu sheegto. Iyada oo ay sidaa tahay hadana waxaa baarlamaanka federaalka ah uu guddi gaar ah u saaray sameynta habraacyada doorashada, waxaa kale oo isla goleyaasha sharci-dejinta horyaalla sharciga xisbiyada oo dib u eegis ku jira, welina dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada kama heshiin nooca doorashada. Siyaasiyiin iyo falanqeeyeyaal ayaa sheegay iney adag tahay doorasho qof iyo cod ah sanadkan dalka ka dhacdo iyaga oo soojeediyey in lagu laabto middii 2016-ka ama waxyar laga badalo. International Crisis Group ayaa soo jeedisay arrintaas oo kale oo ah iney doorashada golaha shacabka ka qeyb galaan 14,000 oo ergo kuwaasoo dooranaya 275 oo kuraasta golaha shacabka ah. Xisbiyada mucaaradka ayaa walaac ka muujiyey in Nabad iyo Nolol aaney daacad ka aheyn doorasho qof iyo cod ah iney dhacdo 2020-ka iyada oo la diiwaangeliyey 82 xisbi oo aaney ku jirin midka xukuumadda.
  3. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka wasaaradda batroolka iyo macanta Soomaaliya ay ku iibineyso todobo xirmo oo ah shidaalka laga helay dalka. Dalxa ayaa xusay in kol-hore ay soo ansixiyeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya sharciga batroolka taasina ay ka dhigan-tahay in sifo sharci ah loo maray. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/qq-1.mp3 View the full article
  4. Deeqdaan raashinka ah oo ka kooban bur, bariis, sonkor, timir, caano, saliid iyo sharaab looguna talagalay in la gaarsiiyo dadka ku dhibaatoobay daadadkii kusoo rogmaday Magaalada Qardho iyo gogol ka kooban xasiigyo, firaash, maro-kaneeco iyo bustayaal ayuu xisbigga Hayaan ku wareejiyay gudigga gurmada Qardho taas oo ay uga qayb-qaadanayaan Gurmadka loo fidinayo dadkii ay guryahooda ka barakiciyeen biyihii kusoo fatahmay magaalada Qardho dhamaadkii bishii Apriil ee lasoo dhaafay. Wareejinta deeqdaan waxaa kasoo qayb-galay Duqa Degmada Qardho, dad ka shaqaynaya arimaha gargaarka, iyo xubno ka socday xisbigga Hayaan. ugu horayn Cabdiraxmaan Cali Nuur oo ka mid ah xubnaha Xisbigga ayaa goobta ka hadlay waxa uuna sheegay in xisbigaan uu markasta diyaar u yahay sidii uu shacabkiisa u garab-istaagi lahaa, waxa uu si gaar ah ugu mahadceliyay Cabdi-xabiib Warsame oo si wayn fududaynta Gurmadkaan uga qayb-qaatay. Cabdi Saciid Cismaan Duqa Degmada Qardho ayaa dhankiisa u mahad-celiyay Xisbigga Hayaan iyo Gudoomiyahooda Cabdi-xabiib Warsame sida ay uga soo jawaabeen baqiii ay dawlada Puntland iyo Gudigga Gurmadku diree, waxa uu sheegay in cidii loogu talagalay ay gaarsiin doonaan deeqdaan hadii Ilaahay idmo. Halkaan ka eeg sawirada PUNTLAND POST The post Ururka Hayaan oo deeq raashin iyo gogol ah gaarsiiyay Gurmadka Qardho appeared first on Puntland Post.
  5. The federal government of Somalia has announced the launching of its first offshore licensing round for seven offshore blocks. The Ministry of Petroleum said the country decided to go ahead with its plan despite the “challenging global circumstances,” as it had received “significant interest” on its acreage from oil companies in recent months. Speaking during his ministry’s webinar launching the round, the minister said, the 2020 Somali licensing round features up to 7 blocks that are up for the bidding process which are estimated to be among the most prospective areas for hydrocarbon explorations and production in Somalia. This licensing round will open on 4th of August this year and will be closing on 12th March 2021. Petroleum Minister Abdirashid Mohamed Ahmed said this roadshow highlights as landmark moment in the development of Somalia’s natural resources, which will be transformational for the country’s development. According to the Minister, Somalia has achieved significant milestones that will provide predictability, reliability and transparency to the oil and gas companies and investors who are willing to do business with the Somali Government. Among such milestones are; the ground breaking Petroleum Law which completed its legislative process earlier this year. The Revenue Sharing Agreement enshrined in The Petroleum Law which indicates how future revenues from the development of the industry will be shared between The Federal Government, the Federal Members States and their local communities. And this agreement has now been ‘road-tested’ with the first revenues, which were recently generated from rental payments from Shell and Exonn. Moreover, Production Sharing Contract model is investor friendly, flexible and top quartile fiscal framework. The Minister assured that the process would be fair and transparent for everyone taking part in the licensing round, adding that the revenues generated from oil gas explorations will be used as the catalyst for a new dynamic, renewable and self-sustainable economy Somalia’s Petroleum Minister Abdirashid Mohamed Ahmed said “The opportunities for the international exploration and development majors are enormous. Somalia is committed to attracting investment and promoting partnership and business in all segments of the oil and gas industry value chain. This event is the starting point to allow the Somali Government to better showcase the vision that our country has for our petroleum and gas industry to potential foreign investors.
  6. Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa ku baaqay gurmad deg deg ah si looga hor tago in xaaladdu kasii darto. Shirkan waxaa ka qeyb galay wakiillo ka socda dalalka iyo hay’adaha deeqda bixiya iyo hay’adaha fuliya oo ay ka mid ahaayeen Mareykanka, Jarmalka, Sweden, UK, Masar, Turkiga, Norway, Talyaaniga, EU, Amisom iyo Baniga Adduunka. Madaxweynaha HirShabeelle oo shrika qayb ka ahaa ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda hadda jirta iyo talooyin ku aaddan sidii xal waara loogu heli helaa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa caddeeyay in dowladda oo dhexda ka dabaaleyna dhibaatada ka dhalatay Karoona ay hadana ay wajeheyso xaalad bini’aaninimo oo ka dhalatay wabiga Shabeelle ee karkaarrada jabdaday, kaas oo baabi’iyay dhul beereed, guryo dumiyay, ganacsiyadii waaweynaa saameeyay, kumannaan dad ahna barakiciyay. Daadadka Beledweyne waa kuwa soo laalabta, sanad kastana qasaare nafeed iyo mid hantiyadeed ayeyna geytaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa nasiib darro ku tilmaamay in sanad kasta dadka Soomaaliyeed ay wajahaan dhibaatooyin lasii ogyahay, waxuuna ka qayb galayaasha shirka u sheegay in taageerada saaxiibada caalamku siiyaan Soomaaliya aan laga gaareyn ujeedadii horumarineed ee laga lahaa inta daadaka iyo maamulka biyaha xal waara loo helayo. Kulanka ayaa lagu go’aamiyay in xal waara loo helo dhibaatada fatahaadaha iyo abaaraha, lana sameeyo qorshe lagu maareynayo biyaha, In loo gurmado dadka ka barakacay fatahaadaha magaalada Beledweyne iyo tuulooyinka hoos taga Jowhar. Waxaa sidoo kale la bogaadiyay dadaalka ay sameeyeen Dawladda Federaalka iyo Dawlad-goboleedka HirShabeellee, kuwaas oo yareeyay khasaarihii uu inta badan sameyn jiray wabiga. View the full article
  7. Ankara (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa dhigeeda Imaaraadka Carabta ku eedeysay iney khalalaaso ka wadaan waddamo ay ku jirto Soomaaliya, waxeyna arintaan keeni kartaa in xiisadda labada wadan u dhaxeysa ay sare u kacdo. Turkiga waxaa lagu cambaareeyay kaalinta uu ka qaadanayo dagaalka Liibya maadaama uu halkaas geeyay dagaalyahanno kasoo jeeda Syria oo caawinaya dowladda uu caalamka aqoonsan yahay. Imaaraadka iyo Masar, oo taageearaya ciidamada Jeneral Khalifa Haftar ee isku dayaya inay qabsadaan caasimadda Libya, ayaa ayaga oo ay wehliyaan Greece, Qubrus iyo Faransiiska, waxay soo saareen bayaan lagu cambaareeyey “faro-gelinta militari ee Turkey ay ka waddo Libya”. Cavusoglu ayaa taleefishinka Akit ee Turkey u sheegay in Imaaraadka iyo Masar iyo dalal kale oo uusan magacaabin “ay isku dayayaan inay xasilooni darro ka abuuraan gobolka oo dhan” wuxuuna si gaar ah u beegsaday Imaaraadka. “Haddii aad I weydiiso cidda xasilooni darro ka wadda, cidda qaska abuureysa, waxaan dhahaynaa waa Abu Dhabi, innaga oo aan ka laba labeyn,” ayuu yiri. “Waa xaqiiqo inay yihiin quwadda deganaansho la’anta ku ridday Libya ee burburisay Yemen. Cavusoglu ayaa sidoo kale ku eedeeyey Imaaraadka Carabta inay taageerayaan kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, halkaasi oo Turkey ay ku leeyihiin saldhig ay ku tababaraan ciidamada Soomaaliya. Hadalka Cavusoglu ayaa yimid kadib markii wasaaraddda arrimaha dibedda ee Ankara ay Isniintii ay cambaareysay bayaanka shanta dal, islamarkaana ku eedeysay Faransiiska “inay isku dayayaan inay noqdaan taageeraha isbaheysiga naceybka.” Imaaraadka Carabta weli kama jawaabin eedeynta Cavusoglu.
  8. Degmooyinka Warta Nabadda iyo Cabdicasiis oo ka wada tirsan gobolkaan Banaadir ayaa caawa isaga hor imaan doono tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan. Labad degmo ayaa u dambeeya group-ka C wareega koowaad, is-aragiisa saddexaad ee tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle. Sidoo kale degmooyinka Warta Nabadda iyo Cabdicasiis ayaa isku dhibco ah, marka loo eego natiijada tartamadii hore ee ay ka soo qeyb-galeen labada degmo, waxaana mid waliba ay soo badisay hal kulan, halka min kulan kalena laga soo adkaaday. Tartan aqooeedka Shabelle ayaa haatan maraya meel xiiso badan, waxaana wareega labaad iska sii xaadiriyey illaa shan degmo oo kala ah Howlwadaag, Wadajir, Dayniile iyo Xamarweyne iyo Marka oo ah xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Sanadkaan taaba-gelinta tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan waa dalada Soomaali Forex Association ee loo soo gaabiyo (SOFA), halka su’aal diyaarintuna ay tahay Jaamacadda Princeton International University ee magaalada Muqdisho. View the full article
  9. Soomaalida ku xayiran Nairobi oo Shirkada Daallo soo daadgurenayso+Shuruud lagu xidhay Waxaa la qorsheynayaa in dadka Soomaalida ee ku xayiran magaalada Nairobi dib dalka loogu soo celiyo iyadoo safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ay shuruud ku xirtay dadka ay tikidhada u jari doonto diyaaradda Daallo. Shuruudda kaliya ee ku xiran qofka doonaya inuu dalka dib ugu laabto waxey tahay inuu maro baaritaanka xanuunka Coronavirus, waxaana dalka dib loogu celin doonaa kaliya qofka aan qabin xanuunka. Safaaradda waxey dadka u sheegtay iney la xiriiraan Shirkadda Daallo Airline, waana kaliya dadka goor hore is diiwaan-galiyay ee heysta daganaashaha dalka Kenya iyo sidoo kale Baasaboorka Soomaaliya. “Qof kasta oo doonaya inuu safro waa inuu iska baaraa xanuunka Coronavirus, kaliya dadka aan qabin xanuunka ayaa la qaadi doonaa, sidoo kale waa in ugu dambeyn 17-ka May ay heystaan tikidhada, waana maalinta ugu dambeysa is diiwaan-galinta” ayaa lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi. Dhawaan ayey aheyd markii safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya ay dadka Soomaaliyeed ee ku xayiran gudaha Kenya ku wargalisay iney is diiwaan galin karaan. Qof walba oo doonaya inuu dib ugu laabto dalka wuxuu ku qasbanaa inuu buuxiyo foom iyo shuruudo la xiriira in dalka dib loogu celiyo. Qaran News
  10. Despite the inordinate challenges confronting Somalia for decades now, one pillar has kept the country from relapsing into civil war and further disintegration: national elections every four years. In some ways, it’s nothing short of a miracle that, since 2000, when the Somali state was reconstituted after 10 years of absence from the global stage, presidential and parliamentary elections have been held largely on time, solidifying the country’s democratic credentials in a region where autocracy and dictatorship is the norm. The last four presidents since the Arta (Djibouti) peace process, including myself, have handed over power peacefully after organizing—and losing—competitive elections that were held on time, and only after all relevant stakeholders were duly consulted on the parameters and scope of the polls. These processes took years of laborious and often difficult negotiations, but they were a harbinger for maintaining stability. Unfortunately, that pillar of stability is now under assault by the current administration. Fewer than 10 months are remaining from its constitutional mandate, yet they have neither put forward a workable electoral model that is acceptable to Somalia’s key stakeholders (federal member states and registered parties) nor engaged in a constructive dialogue about it. Instead, the administration is vaguely insisting that a universal suffrage (one person, one vote) election will be held, despite the consensus by virtually all stakeholders, including members of the international community, that the legal and practical infrastructure to implement such a daunting task is ubiquitously nonexistent due to this administration’s failure to focus on it for three years. To be clear, all stakeholders prefer a universal suffrage election instead of the so-called “enhanced legitimacy” processes of the last two elections. However, the last two elections were part of an incremental process that was designed to pave the way for a fully-fledged universal suffrage election for this cycle. Regrettably, the current administration prioritized manipulating local elections with the view toward leveraging their outcomes for the national elections. When that strategy failed in some member states, the administration deployed its plan B, which is to delay elections and blame it on everyone else. By all accounts, a truly free and fair election that meets minimum standards of universal suffrage would require at least two years of intensive preparation. And that is precisely what the current administration is banking on: an extension of their term by default since all the requirements for a universal suffrage are not met. In doing so, this administration is destroying the single most reliable pillar of stability in one of the most unstable countries in the world. That is unacceptable to Somalis who paid a heavy price in fighting a dictator who brutalized them for 21 years before he was ultimately deposed in 1991 for the sole objective of reviving the nation’s celebrated democracy—the first in Africa. What is at stake? Somalia has achieved many milestones over the past 20 years. But no milestone is more important than the nascent democratic institutions and traditions we had built in the face of extraordinary challenges. Our people are rightfully proud of their unfailing capacity to hold their elected leaders accountable through the ballot box every four years. Most importantly, the country’s past leaders have, on their own volition, recognized that protecting this tradition is not only sacrosanct but vital to the country’s fragile peacebuilding and statebuilding agenda. By using a delay tactic and filibustering any substantive dialogue on a workable electoral modality that enjoys the support of relevant stakeholders, this administration is leading the country into unprecedented constitutional crisis. When the constitutional mandate of the president comes to an end, on the 8th of February 2021, the country that was upgraded from “failed state” to “fragile state” in 2013 will risk sliding back into its dark past. A number of federal member states and leading political parties have declared their intention to no longer recognize the legitimacy and authority of this administration. That is an unchartered territory for Somalia and a major setback to the substantial gains made since 2000. For the first time, the clock is ticking towards the end of a mandate, and no one (except the administration) knows if an election would be held on time, and what modality would it be. What should be done? Until now, the legitimacy of Federal Government of Somalia (FGS) has never been seriously challenged by key stakeholders such as member states and major political parties. But that prospect is now real, and its implications are catastrophic for peace and security in the country. To avert that disaster, the international community, through the UN Security Council, must intervene forcefully and urgently. As the US representative rightfully observed during the Security Council’s meeting on Somalia in February, some of the electoral modalities under consideration “provide pretext for delaying the vote”. Therefore, the council must use its prerogative to demand that the election take place on time, and in agreement with relevant stakeholders. Importantly, the council should use the carrots and sticks in its disposal as necessary to ensure that the very progress it had vigorously supported and invested for 20 years is not squandered by the whims of one person. In particular, the United States, UK, the European Union and the African Union have a fiduciary responsibility to act deliberately since they are, collectively, the largest donors and providers of security guarantees to the FGS. The African Union has more than 20,000 troops in the country and other international partners provide nearly half of the national budget, in addition to the hundreds of millions of dollars in humanitarian and development assistance. In February, the Security Council urged the FGS to open a dialogue with the member states and other stakeholders regarding the elections. But that call was not only unheeded by the FGS, but the administration has since ratcheted up its campaign to destabilize member states politically and military. Furthermore, the administration is increasingly violating civil liberties enshrined in our constitution. A number of journalists have been arrested for reporting critically, and others, including a Somali-American who works for the VOA, has been threatened. Finally, Somalia’s main donors should also co-finance the electoral process, much like they did over the past 20 years. This investment is arguably the most important one since it led to four peaceful transfers of power. The overarching objective should be to lay the foundation for a universal suffrage election during the next poll, scheduled for 2025. Hassan Sheikh Mohamud is a former President of Somalia, a member of the parliament and chairman of the Union for Peace and Development (UPD) party. He can be reached at fbhassan55@gmail.com Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
  11. Wasiirka wasaaradda batroolka iyo macdanta XF, Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka hadlay qorshaha ay dowladda federaalka ka damacsan-tahay shidaalka dalka. Cabdirashiid ayaa sheegay inay soo bandhigeen 7 xirmo oo shidaal ah, kuwaas oo ay u tartamayaan shirkado caalami ah oo ka shaqeeya qodista shidaalka iyo iibintiisa. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in tartankaasi uu bilaaban doono 4-ta bisha August ee sanadkaan 2020-ka, islamarkaana la joojin doono bisha March ee sanadka 2021-ka. Ugu dambeyn wasiirka ayaa xusay in dowladda Soomaaliya ay heshiis la-gali doono shirkaddii ku guuleysata tartankaasi oo ah mid furan. Halkan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/bb.mp3 View the full article
  12. Waxaa maanta la filayaa in magaalada Muqdisho ay soo gaarto diyaarad sida deeq gargaar ah oo loogu talagalay la-tacaalida Cudurka Coronavirus, taas oo uu soo diray Amiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, Sheekh Maxammed Bin Rashid Al Maktoum. Deeqda oo isugu jirta mashiinada dadka neefta siiya (Ventilators) oo ay u baahan yihiin dadka uu ku dhaco cudurka Covid-19, iyo agab kale oo daawooyin ay ka mid yihiin ayaa diyaarad sida waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ka soo degto Aadan Cadde. DF oo dagaal kula jirta Coronavirus ayaa waxa ay dalalka saaxibada la’ah oo uu ugu horreeyo Turkiga ka heleysaa kaalmo bani’aadanimo, si loo xakameeyo cudurkaasi. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta go’aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta dadka loo haystay dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor Maxaadeey Suleymaan, oo ay dileen ilaalada Hotel Maa’ida Ex-Naasahablood 2, 19-kii October 2019. Maxkamadda ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday afar nin oo ka shaqeysa Hotel Ma’ida Ex Naasahablood 2 oo ku eedeysnaa dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida Colonel Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in raggaan maxkamadeyntooda ay soo martay heerar kala duwan, isla markaana ugu dambeyn Maanta go’aan laga gaaray. Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada ayaa go’aamisay in dilka Taliyihii hore ee Gorgor uu ahaa mid ku tala gal ah, iyadoo la soo bandhigay afartii qori ee Ilaalada heysteen iyo fooqa rasaasta lagu dilay Marxuumka iyo caddeymo kale. Xeer-ilaalinta ayaa sheegtay in caddeynta dilka uu ula kac ahaa ay tahay in taliye Maxaadeey uu qaatay amarka askariga joogay birta hore ee Hotelka laga galo ee ahaa inuu dib u celiyo gaarigiisa kana degay, hase yeeshee rasaasta la huwiyey markaas kadib. Guddoomiyaha Maxkamadda Colonel Shuute ayaa sheegay in xukun dil toogasho lagu riday dable xoogga Xasan Shuute Cismaan iyo Dable Boolis Juule Gaabow Ibraahim oo ah qisaasta Maxaadeey Saleebaan iyo Askarigii illaalada u ahaa ee la socda, halka labada kale lagu xukumay min 5 Sano oo xabi Ciidan ah. Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay ciddii aan ku qanacsaneyn xukunkaasi inay u furan tahay qaadashada Racfaan.
  14. Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Duuhur-13052020.mp3 View the full article
  15. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland ayaa sheegtay in maanta deegaannada maamulkaasi ay ku soo kordheen xaalado cusub oo cudurka COVID-19 ka dib markii dad looga shakiyay xanuunka lagu sameeyay baaritaan. Warbixinta maalin laha ah ee Soomaaliland ayaa lagu xaqiijiyay in 6 qof oo cusub laga helay Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay 466, waxaana ay sheegeen in xanuunkaasi ay u dhinteen 5 qof halka ay bogsadeen 7. Dadkan maanta laga helay xanuunka Coronavirus ayaa waxa ay kor u qaadeysaa tirade guud ee laga diiwaan geliyay guud ahaan deegaannada Soomaaliland waxaana madaxweyne Muuse Biixi shacabka ugu baaqay inay muujiyaan taxadar ku aaddan safmarka COVID-19. Guud ahaan Soomaaliya waxaa cudurkan laga helay 1,170 sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka dalka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  16. Garowe (PP News Desk) — Police officer trainees from Puntland Security Forces have defected. The rookies were in a unit that had completed a training at Xorgoble barracks in Qardho. Defected police recruits reportedly made off with their assault rifles to Sanaag. They were members of a unit to be based at Af Urur base. Commander of Puntland Dervish Forces Brigadier General Yasin Omar Dhere ordered the arrest of police officer trainees who defected with their guns. This incident is seen by many observers as a blow to efforts by the Puntland State Government to professionalise its forces and weed out phantom soldiers in the payroll. Puntland Security Forces recruits in training at Xorgoble barracks in Qardho Al-shabaab attacked Af Urur several years ago and killed more than 20 Puntland soldiers before ransacking the base. There is little that Puntland State Government will be able to do about defectors if they join Somaliland forces in Eastern Sanaag or sell their guns. Defections indicate that the problem of selecting recruits on the basis of clan quotas still undercuts modernisation of Puntland Security Forces. President Said Abdullahi Deni of Puntland State has described the security reform in Puntland as a “self-funded” initiative. © Puntland Post, 2020 The post ROOKIE POLICE OFFICERS DEFECT FROM PUNTLAND appeared first on Puntland Post.
  17. The Kenya Defence Forces (KDF) has established pillars that will guide its withdrawal from Somalia after eight years. Kenya and other countries contributing soldiers to the African Union Mission in Somalia (Amisom) are expected to exit by December 2021. The plans are contained in a new book, War for Peace: Kenya’s Military in the African Mission in Somalia, 2011-2020 launched on Friday by immediate former Chief of Defence Forces Samson Mwathethe. The first pillar is creating conditions for the exit of Amisom from Somalia. It will involve reforms in the Somali National Army and enabling the country’s security forces to lead operations towards sustainable peace. The second is creating a stable, peaceful and prosperous Jubbaland as a corridor free of al-Shabaab. “This will involve securing routes in Jubbaland accessible to and used by al-Shabaab, including areas in Jilib, the roads to Kenyan border points (Liboi, El-Wak, Mandera, Gherille and Boni forest) and Indian Ocean ports of Ras Kamboni, Kuday, Kismayu and Barawe,” the book says. That will also be achieved by creating harmony between the people of Jubbaland and the rest of Somalia by consolidating federalism and maintaining peace with Mogadishu and neighbouring countries. The third pillar is having a comprehensive management control system to secure the Kenya-Somalia border, a process that will involve “surveillance, trenches, roads and chain-link fences”. Proposals include opening immigration offices at major entry points in Mandera, El-Wak, Gherille, Liboi, Kolbio and Kiunga. The fourth encompasses strengthening the operations of multi-agency command and control centres in Nairobi, Mombasa, Wajir, Moyale, Busia, Namanga, Lamu and Lokichoggio. This will involve enhancing intelligence and security operations. The fifth pillar involves partnerships through strengthening the agreement involving Kenya, Somalia and Ethiopia on common security concerns and agenda. It also involves enhancing collective security by involving neighbours in the Horn of Africa through the Inter-Governmental Authority for Development and the East African Community. The last pillar involves countering violent extremism through working with communities to create public awareness. The targets will be young people, women and faith-based organisations. It will also involve collaborating with regional agencies to facilitate joint training and exercises geared towards countering terrorism. The UN Security Council Resolution 2472 declared on May 31, 2019 ordered the withdrawal of all contingents from Somalia. The extraction will be on condition that the council assesses the viability of exit options and preparedness of Somali security forces. Amisom has requested a review of the withdrawal timetable. “Neighbouring countries are more concerned about the possibility of the resurgence of al-Shabaab or the rise of a similar extremist movement after the end of Amisom in 2020,” the book says. “These legitimate concerns are informed by the history of interventions in Somalia, Iraq, Afghanistan and other countries.” It cites the abortive UN Operation in Somalia (Unosom), whose disarmament efforts degenerated into clashes between its troops and a militia loyal to faction leader Farah Aideed. The UN Security Council responded by withdrawing Unosom II and the United States changing its policy and approach to peace operations in Africa. Major global actors abandoned Somalia to warlords. The book says an exit strategy for Amisom must be comprehensive, with clear timelines and encompassing every actor. “Two key factors should be considered. First, a transition of Amisom work to Somali-led operations and; secondly, from military to police-led operations,” it says. Other than the pillars, it provides an account of KDF’s engagement in Somalia. “The book is a tribute to our soldiers who fought and paid the ultimate price. It is an invaluable read for students, experts and practitioners of military history and strategy,” Gen Mwathethe says in the book. It was edited by Prof Peter Kagwanja, Brig Stephen Mutuku James, Col Paul Njuguna, Col Njoroge Gitogo, Col Ahmed Saman, Lt Col Charles Imbiakha, Lt Col David Kwach and Lt Col Daniel Muguro. View the full article
  18. The European Union is pushing for the resumption of talks between Somalia and Somaliland. EU ambassador to Somalia Nicolas Berlanga held talks via video conference with Somaliland President Muse Bihi where he expressed the EU’s unwavering commitment to assisting in that process. Berlanga alluded to the talks between Somaliland and Somalia, drawing parallels with European Union experience. Ambassador Berlanga urged Somaliland to work on reaching agreements to settle the problem of its citizens and to fulfil their aspirations. The envoy to Somalia emphasized the strong ties between the parties and his commitment to further relations with Somaliland. Somaliland’s minister of planning was part of the video conference on the marking of Europe Day 2020. The ambassador’s remarks join the chorus of the international community voices that are pushing for talks between Somaliland and Somalia. View the full article
  19. Nairobi (Caasimadda Online) – Waxaa la qorsheynayaa in dadka Soomaalida ee ku xayiran magaalada Nairobi dib dalka loogu soo celiyo iyadoo safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ay shuruud ku xirtay dadka ay tikidhada u jari doonto diyaaradda Daallo. Shuruudda kaliya ee ku xiran qofka doonaya inuu dalka dib ugu laabto waxey tahay inuu maro baaritaanka xanuunka Coronavirus, waxaana dalka dib loogu celin doonaa kaliya qofka aan qabin xanuunka. Safaaradda waxey dadka u sheegtay iney la xiriiraan Shirkadda Daallo Airline, waana kaliya dadka goor hore is diiwaan-galiyay ee heysta daganaashaha dalka Kenya iyo sidoo kale Baasaboorka Soomaaliya. “Qof kasta oo doonaya inuu safro waa inuu iska baaraa xanuunka Coronavirus, kaliya dadka aan qabin xanuunka ayaa la qaadi doonaa, sidoo kale waa in ugu dambeyn 17-ka May ay heystaan tikidhada, waana maalinta ugu dambeysa is diiwaan-galinta” ayaa lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi. Dhawaan ayey aheyd markii safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya ay dadka Soomaaliyeed ee ku xayiran gudaha Kenya ku wargalisay iney is diiwaan galin karaan. Qof walba oo doonaya inuu dib ugu laabto dalka wuxuu ku qasbanaa inuu buuxiyo foom iyo shuruudo la xiriira in dalka dib loogu celiyo.
  20. Maxkamadda Derejada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta oo Arbaco ah dil toogasho ku xukuntay, laba nin oo kamid ahaan jiray Ilaalada Hotelka Maa’ida Ex Naasahablood2, oo lagu helay dilka Taliyihii Ururka Gorgor ee Kumaandooska Soomaaiya Maxamed Saleebaan Abiikar (Maxadeey), kaas oo 19-kii bishii October ee sannadkii tegay lagu dilay Hotelka Maa’ida hortiisa. Dhegaysiga Garmaqalka Maxkamadda, oo la horkeenay afar ka mid ahaa Ilaalada Hotelka Maa’ida ayaa labo jeer qabsoontay, iyadoo la keenay caddeymo kala duwan oo ku aadaneyd baaritaankii dilka oo ay ka qeyb galeen Qeybta Sheybaarka Booliska iyo marqaatiyaal. Xeer Ilaalinta Maxkamadda ayaa sheegtay in dilka Taliyihii hore ee Gorgor uu ahaa mid ku tala gal ah, iyadoo la soo bandhigay afartii qori ee Ilaalada heysteen iyo fooqa rasaasta lagu dilay Marxuumka iyo caddeymo kale. Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad G/sare Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa akhriyay go’aanka Maxkamadda, isagoo ku dhawaaqay in eedeysanayaasha kala ah Dable Xoogga Xasan Shuute Cusmaan iyo Dable Boolis Juule Gaabow Ibraahim lagu xukumay dil toogasho ah. Sidoo kale waxaa Maxkamadda ay min shan sano xabsi ciidan ku xukuntay Salaad Xeyle Macalin iyo Mukhtaar C/llaahi Muuse. Halkaan ka daawo Muuqaalka PUNTLAND POST The post Muqdisho: Rag lagu helay dilka Taliyihii Ciidanka Gorgor oo dil toogasho lagu xukumay appeared first on Puntland Post.
  21. (SLT-Hargeysa)-Wasaaradda caafimaadka ee Somaliland ayaa ruqsadda dhakhtarnimo kala noqotay Dr Cabdirisaaq Cismaan Gaboobe sida uu sheegay agaasimaha wasaaradda Maxamed Cabdi Xergeeye. Dr Cabdirisaaq Gaboobe ayaa shalay saxaafadda la wadaagay falanqayn ku saabsan in la hubiyo shaybaadhka Somaliland ku baadho caabuqa COVID 19 oo uu sheegay in aan la isku halayn karin ilaa la fatasho oo la xaqiijiyo in uu natiijo saxa soo saarayo. Source
  22. Gungumihii Carruurta laayay oo la dilay Gungume nooca halista badan ah oo xalay laba carruur ah ku cunay miyiga degmada Xiingalool ee gobolka Haylaan ayaa goor dhoweyd lagu dilay halkaasi kadib saacado la baadi-goobayay. Labada carruurta ah oo da’dooda lagu qiyaasay 5-sano jir iyo 7-sano jir islamarkaana uu dhalay qoys Reer Miyi ah oo deggan nawaaaxiga magaalada Xiingalool ayaa saaka la aasay kadib markii ay u geeriyoodeen qaniinyada bahalkaas. Bahalka oo ka soo baxay kob halkaas ku tiillay ayaa xalay hurdada ku miray labadaasi carruurta ah oo wada jiifay sida laga soo xigtay waalidkooda. Dadka degaanka oo saaka baadi-goob ugu dhaqaaqay bahalkaas si dadka haray looga badbaadiyo ayaa markii dambe ku guulaystay dilkiisa sida ay sheegeen xubno ka tirsan Qoyska dhalay carruurtii uu cunay gungumaha. PUNTLAND POST The post Gungumihii Carruurka ku laayay Miyiga Xiingalool oo la dilay appeared first on Puntland Post.