-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay waxaa goor dhow Muqdisho ku geeriyooday wasiirkii deegaanka iyo beeraha maamulka Puntland, Marxuum Ismaaciil Diiriye (Gama’diid) oo maalmihii dambe la xanuunsanaa cudurka faafa ee Coronavirus. Allaha u naxariistee geerida wasiir Gama’diid ayaa waxaa xaqiijiyey qaar ka mid ah ehelladiisa iyo sidoo kale mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland. Wararka ayaa sheegaya in marxuumka uu ku dhintay xarun caafimaad oo lagula tacaalayey xaaladdiisa caafimaad, kadib markii dhowaan laga soo qaaday Garoowe. Qaar ka ka mid ah mas’uuliyiinta sar sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa sidoo kale ka tacsiyeeyey geerida ku timid wasiirkaasi. Puntland ayaa ka mid ah deegaanada uu sida daran u sameeyey cudurka safmarka Coronavirus, kaas oo haatan fara ba’an ku haya guud ahaan Soomaaliya. View the full article
-
(SLT-Muqdisho)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Goor-dhawayd ku geeriyooday Wasiirkii deegaanka iyo Beeraha maamul Gobolleedka Puntland oo muddooyinkii dambe ku xanuunsanayay cisbitaal ku yaalla Muqdisho. Wasiirka oo lagu magacaabi Ismaaciil Ga’madiid ayaa waxaa ku dhacay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo muddooyinkii dambe la xanuunsanayay, isagoo ugu dambeyn u geeriyooday. Alle ha u naxariistee Geerida Marxuum Ga’madiid ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland. Wasiir Ga’madiid ayaa dhawaan waxaa xaalad Caafimaad loogu soo qaaday Magaalada Muqdisho, wuxuuna kamid ahaa dad deegaanka Puntland oo kula dhacay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo kiisaas farabadan laga helay halkaasi. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Allaha u naxariistee waxaa saaka gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday wasiirkii deegaanka iyo beeraha maamulka Puntland, Marxuum Ismaaciil Diiriye (Gama’diid) oo maalmahaan la xanuunsanaa cudurka faafa ee Coronavirus. Geerida wasiir Gama’diid ayaa waxaa goor dhow xaqiijiyey qaar ka mid ah ehelladiisa iyo sidoo kale mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedlka Soomaaliyeed ee Puntland. AUN Ismaaciil Diiriye (Gama’diid) ayaa muddooyinkii dambe waxaa lagula taacalayey xaaladdiisa magaalada Muqdisho, kadib markii dhowaan xaalad caafimaad looga soo qaaday magaalada Garoowe oo uu kula dhacay cudurka safmarka ah ee Covid-19. Puntland ayaa ka mid ah deegaanada uu sida daran u sameeyey cudurka faafa ee Coronavirus, kaas oo haatan fara ba’an ku haya guud ahaan dalka Soomaaliya. Dhinaca kale Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa war ka soo saaray geerida Marxuum Gama’diid, wuxuuna tacsi u diray golaha xukuumadda iyo sidoo kale hellada maxmuuka oo uu alle uga baryey inuu ka waraabiyo Jannadiisa Firdowso. Halkaan hoose ka aqriso:- Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca Dowladda iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geerida Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo goordhoweyd caabuqa covid-19 ugu geeriyooday Muqdisho. Alle ha u naxariistee Wasiir Gama’diid wuxuu ka mid ahaa aqoonyahanada Puntland, hadana ka mid ahaa xubnaha Golaha Wasiirada oo runtii shaqo wanaagsan u hayey dalka iyo dadka. Madaxweyne Deni waxa uu tiiraanyada Geeridaasi la qaybsanayaa Goleyaasha Dowladda, gaar ahaan golaha xukuumadda, shacabka Puntland,eheladii, qaraabadii, qoysaskii iyo awlaaddii uu ka baxay marxuum Wasiir Ismaaciil Diiriye Gama’diid, waxaana uu Alle uga baryayaa inuu dembigiisa dhaafo samir iyo iimaanna kasiiyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Puntland, ehelkiisii iyo qaraabadiisiiba.
-
Ilhan Cumar ayaa saacado ka hor ku guulaysatay wareegga koobaad ee codbixinta isreereebka uu xisbigeeda ku xulanayo musharraxa degmada 5-aad ee kursiga ay hadda ku fadhido ku matalaya doorashada Congress-ka ee lagu wado inay dhacdo bisha November. Codbixinta xisbiga Dimuqraadiga oo loo sameeynayay qaab email ah ayaa waxay socotay 9 maalmood ee ugu dambeysay. Cudurka Corona ayaa horistaagay in ergada xisbiga ay isu yimaadaan si ay u codeeyaan taasi oo sababtay in qaabka Emil-ka lagu codeeyo. Ilhaan ayaa tartanka kaga guuleystaya Antone Melton oo ahaa nin madow ah islamarkana si wayn u dhaliilayay waxqabadkeeda intii ay xilka haysay. Xildhibaanada aqalka Congreska Ilhaan Cumar ayaa heshay 65.5% codadkii la dhiibtay, halka Antone Melton oo kaalinta labaad soo galay uu helay 30.9%. Waxaa sidoo kale tartankan is-reerebka xisbiga Dimuqraadiga ku jirtay Leylo Shukri Adan oo ah gabadh Soomaaliyeed. Ilhaan Cumar oo 37 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali Mareykan ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka. View the full article
-
U.S. Rep. Ilhan Omar wins DFL endorsement in reelection bid
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
First-term U.S. Rep. Ilhan Omar won the DFL endorsement Sunday to run in the Aug. 11 primary election for a Minneapolis-based congressional seat that has been in Democrats’ hands since 1963. The party endorsement sets up a primary race with Antone Melton-Meaux, an attorney-mediator and political newcomer whose campaign has been based on a series of critiques of Omar’s stormy first 16-months in Congress. The DFL balloting was conducted online over a nine-day period after the pandemic made in-person congressional conventions impossible. Omar, 37, was first elected to Congress in 2018 after a rapid rise through the state Legislature. She was the first Somali-American elected to both a state Legislature and to Congress. She has cut a high-profile path in Washington, championing a litany of progressive causes and publicly sparring on Twitter with President Donald Trump, which has made her a frequent target of the right. Omar also faced criticism last year from Jewish leaders and some fellow Democrats for several past tweets and remarks about the political influence of Israel. She faced another significant uproar for voting “present” on last year’s House resolution condemning the Armenian genocide. She said the measure should have more broadly condemned human rights abuses worldwide, including in the U.S. Her campaign operation also has been the subject of scrutiny after it was revealed that she had a romantic relationship with a D.C.-based political consultant, to whom she is now married. Both Omar and Melton-Meaux are running as progressive Democrats and champions of immigrant rights. But Melton-Meaux, 47, has vowed to focus more of the needs of the Fifth Congressional District, which includes St. Louis Park, Richfield, Crystal, Robbinsdale, Golden Valley, New Hope, Fridley an parts of Edina. Congressional incumbents rarely lose party backing for endorsement, and Melton-Meaux earlier committed to running in the DFL primary in August in the event he fails to get the endorsement. He has racked up a handful of high-profile endorsements from Minneapolis-area DFLers, and has had some success in fundraising. The Republican-endorsed candidate is Lacy Johnson, a north Minneapolis businessman who has encouraged black voters to abandon the Democratic Party. But the strongly DFL district has not elected a Republican to Congress in decades. DFLers in northeastern Minnesota’s Eighth Congressional District also voted to endorse health care advocate Quinn Nystrom to challenge Republican incumbent U.S. Rep. Pete Stauber in November. Source: Star Tribune -
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlada Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa uga tacsiyeeyey guud ahaan shacabka Puntland gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday wasiirkii wasaarada Deegaanka, Beeraha iyo isbedelka Cimilada Puntland Marxuum Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. “Waxaan uga tacsiyaynayaa guud ahaan shacabka Puntland gaar ahaan qoyskii iyo iyo eheladii uu ka geeriday Marxuum Ismaaciil Diiriye Gama’diid Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo isbedelka Cimilada”. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa illaahay uga baryey inuu naxariistii janno ka waraabiyo. “Waxaan illaahay uga baryayaa inuu dembigiisii dhaafo janatul firdowsana ka waraabiyo dadkiisa iyo dalkiisa uu u shaqaynayayna samir iyo iimaan ka siiyo”. PUNTLAND POST The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida Wasiir Gama’diid appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo la hadlay BBC-da ayaa waxa uu soo hadal qaaday wadahadallada dowladda dhexe iyo maamulka Soomaaliland waxa uuna tilmaamay in waddada haatan ay hayso dowladda federaalka ah aysan ahayn mid toosan oo xal looga gaari karo khilaafka u dhaxeeya labada dhinac. Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale dowladda federaalka ah ku eedeeyay inay deegaannada Soomaaliland kawaddo waxyaabo sababi kara qalalaase dagaal isaga oo intaas ku daray in xukuumadda hadda jirta ay waddo heshiisyo hoose oo aysan iyagu wax wara kala socon waxyaabaha dhacaya. “Waddada hadda aan maqlayo oo la leeyahay dowladda federaalka ah ayaa waddo waddo saxsan iilama muuqato mana ahan middii xalka lagu gaari karay horeyna waan u sheegnay mowqifkeenna cidda hadda ugu muhiimsan oo Soomaaliland ay wax kala dhaxeeyaan waa Puntland wax aan kala socono waxyaabaha dhacaya ma jiraan, waxaan maqlaynaa in xukuumaddu ay si hoose u waddo oo dhici kara inay dagaallo sababaan” ayuu yiri madaxweynaha Puntland. Dhanka kale Saciid Deni ayaa sheegay in ilaa iyo hadda aan laga tala gelin wadahadallada Soomaaliya iyo Soomaaliland balse waxa uu xusay in ka maamul ahaan ay howlaha masiirigi ah uga dambeyn doonaan dowladda federaalka ah oo ay qeybta ka yihiin waxa uuna intaas raaciyay in haddii laga talo geliyana ay kaalintooda ka qaadan doonaan. “Ma rabnoo in dowladda federaalka ah wax ay leedahay aan innagu qaadanno arrimaha ku saabsan masiirka dalka waxaan uga dambeynaynaa in dowladda federaalka ah ay hoggaamiso laakiin waxaan diyaar u nahay inaan qeyb ka ahaanno” ayuu ku sii daray Saciid Deni. Wadahallada Soomaaliya iyo Soomaaliland ayaa soo bilowday tan iyo dowladdii ku meel gaarka ahayd ee uu hoggaamin jiray madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ilaa iyo haddana ma jirto guulo laga gaaray wadahadalladaasi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Washington (Caasimada Online) – Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha aqalka Congreska wadanka Mareykanka ayaa markale gaartay guud siyaasadeed oo aad u weyn, kadib markii ay ku guuleysatay cod bixin loo qabtay hab Online ah. Ilhaan ayaa maanta guuleysatay wareegga 1-aad ee codbixinta is-reereebka uu xisbigeeda ku xulanayo musharraxa degmada 5-aad ee kursiga ay hadda ku fadhido ku matalaya doorashada Congress-ka ee lagu wado inay dhacdo bisha soo socota ee November . Codbixinta ayaa socotay muddo 9 cisho ah, waxaana Ilhaan Cumar ay tartanka kaga guuleystay siyaasiga lagu magacaabo Antone Melton oo ah nin madow ah, islamarkana si wayn uga soo horjeeday iyada. Sida lagu sheegay natiijada xildhibaanada aqalka Congreska ee Ilhaan Cumar ayaa heshay 65.5% codadkii la dhiibtay, halka Antone Melton uu helay 30.9%. Waa 37 sano jir Ilhaan, waxaana ay taariikh ka sameysay Mareykanka, iyadoo noqotay qofkii ugu horeeeyey oo Soomaali Mareykan ah oo dalkaas ka qabta xil sare. Sanadkan dhammaadkiisa ayaa lagu wadaa in la qabto doorashada Mareykanka , iyadoona uu sii dhamaanayo waqtiga xil heynta Trump oo ay si weyn isku hayeen muddo xildhinaanad Ilhaan Cumar oo markale u muuqata inay ku soo laaban doonto kursigeeda.
-
Xildhibaanka Congress-ka Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa axaddii heshay taageerada DFL si uga qeyb gasho Doorashada Horudhaca ah ee August 11 ee kursiga xisbiga dimoqoraadiga ee Congress-ka ku leeyhiin Minneapolis. Marwo Ilhaan Cumar waxaa lagu wadaa in tartan ku saabsan cidda matali-doonta 5th District la geli-doontaa Antone Melton-Meaux oo ku soo caanbaxay inuu Ilhaan uun wax ka sheego. Codbixinta ay sameeyeen DFL ayaa u dhacday qaab Online ah, waxayna socotay muddo sagaal maalin ah. “Waan guukeysanay, waxaan ka mahadcelinayaa taageeradiina, ololaheenna waxaa ay damacsantahay in ay hesho codbixiyeyaal iyo dhismaha xamaasad oo baahidu yahay in codbixiyeyaasha u soo baxaan iyo in laga adkaado Donald Trump. Wadajir ayaan uga adkaan karnaa xisbiga jamhuuriga oo weliba Minnesota sii ahaan kartaa blue”. Ayey tiri Ilhaan Cumar. Ilhaan Cumar ayaa ka mid ah xildhibaannada fara ku-tiriska ah ee si dhaqso ah loogu bartay shaqadeeda Congress-ka iyada oo codkarnimadeeda iyo kartideeda uu ka cabsado Donald Trump, waxayna si joogta ah u difaacdaa Islaamka, dadka madow, muhaajiriinta, xuquuqda dadka saboolka ah iyo guud ahaan xuquuqda aadanaha. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
(SLT-Hargeys)-Wasiirkii hore ee warfaafinta xukuumaddii Siilaanyo Cismaan Saxardiid Cadaani, ayaa sheegay in maalintii lagu dhawaaqay gooni isu-taaga somaliland ilaa maanta ay mar walba dhacaan dagaal beeleedyadu. Hase yeeshee Somaliland ay maanta marayso meel aad u wanaagsan marka la bar-bar dhigo marxaladihii la soo maray ee laga soo gudbay. Inkastoo ay jiraan baa uu yidhi waxyaabo weli dhiman oo u baahan in wax laga qabto. Cismaan Saxardiid Cadaani, oo isagoo ku sugan dalka Maraykanka u waramay telefishan SAAB, ayaa waraysigiisa kaga hadlay dagaal beeleedyadda soo noq-noqday gaar ahaana kuwa ka dhaca bariga Somaliland. Hankiisa hanashadda hogaanka xisbiga KULMIYE, xidhiidhka shakhsi ahaaneed ee ka dhexeeya isaga iyo madaxweyne Muuse Biixi iyo arrimo kale. Isagoo ka hadlayay xaaladda Somaliland ee hadda, waxa uu yidhi, “Qaranka jamhuuriyadda Somaliland waxa uu marayaa meel ILLAAHAY SWT loogu mahadiyo. Wax inaga dhimani-na way jiraan. Wax kasta oo maalin wada dhamaadaa-na ma jiraan. Wax aynu ku faanno oo wanaagsan, oo aynu gaadhnay-na way jiraan. Halkii aynu ka nimid sanadkii 1919-kii iyo maanta halkaynu marayno, aad ayay u kala duwan yihii”. “Runta haddii laga wadlo, ilaa maalintii aynu dalka soo galnay, ee xukunka loo dhiibay C/raxmaan Axmed Cali (madaxweynihii u horeeyay ee Somaliland) ilaa maanta, waynu isku Meeraysanaynay, oo dagaal beeleedyadani way jireen, wax cusub-na ma aha. Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland-na, marxalado kuwan ka adag, oo ka xun ayuu ka soo gudbay. Waxaanan qabaa shacabka jamhuuriyadda Somaliland meel kastoo ay joogaan, beelaha maanta is-haya, ee lagu kala dhex jiro, ee ergadda iyo wasiirradu ay ku maqan yihiin in ay dantoodda garan doonaan, oo Aayahoodda iyo qaran-nimadoodda ka fekeri doonaan. Markaa waxaan qabaa, oo aan aad iyo aad ugu han-weynahay, labadda beeloodba waan garanayaa, waa dad walaallo ah oo meel ku wada dhashay” ayuu yidhi wasiirkii hore ee warfaafinta xukuumadii Axmed Siilaanyo. Sababta ay u soo noq-noqdaan dagaal beeleedyadda ka dhaca goboladda bariga Somaliland oo marar badan dedaalo lagu dhex-dhexaadinayo la sameeyay ayuu Cadaani, ku tilmaamay mid mid weli ku xidhan qadarka ALLE SWT. Waxaanu ku baaqay in guud ahaanba shacabka iyo dawladda Somaliland iyo waxgaradka beelahaasiba in ay ka wada shaqeeyaan sidii colaadahaasi loo soo af-jari lahaa. Waxaanu yidhi, “Xagga ILLAAHAY SWT ayuun bay ka xidhmi laada’ay, sidaan anigu is leeyahay. Dad wax laga saaray in ay ka danbeeyaan waa la naadiyay in ay jiraan. Laakiin, anigu cid aan idhaahdo gacan bay ku leedahay ama hebel baa ka danbeeya garan maayo. Waxaynu u baahan-nahay, in aynu ka wada shaqayno qaran ahaan iyo shacab ahaan-ba, sidii aanay arrintani u soo noq-noqon”. Geesta kale Cismaan Saxardiid Cadaani, waxa uu ka hadlay xidhiidhka shakhsi ahaaneed ee ka dhexeeya isaga iyo madaxweyne Muuse Biixi, maadaama oo uu ka mid ahaa wasiirradii xukuumadii Siilaanyo ee sida weyn uga shaqeeyay ol’olihii doorashadda ee madaxweyne Biixi ku soo baxay. Waxaanu ku jawaabay, “Xidhiidhka naga dhexeeye aniga iyo madaxweyne Muuse Biixi, aad buu u wanaagsan yahay. Marnaba ismuu bedelin xidhiidhkayagu. Aniga iyo in kaloo ah boqolkiiba lixdameeye ku dhaw baa u soo ol’olaynay, kuna guulaysanay in aanu isaga (Muuse Biixi) soo saarno. Waxaanan ILLAAHAY SWT ka baryayaa in uu talladda tii roon ku toosiyo. Qaranka jamhuuriyadda Somaliland ee loo igmaday-na, uu noqdo sidii uu ugu soo hal-gamay, ee uu naftiisa ugu soo hurayna, meel wacan kaga taga” ayuu yidhi Cadaani. Dhinaca kale Cismaan Saxardiid Cadaan, waxa kaloo wax la waydiiyay hankiisa ku jira ee ah inuu qabto ama noqdo hogaanka xisbiga KULMIYE iyo sida ay taasi ugu suurto gelayso, maadaama aanu golaha dhexe ku jirin. Waxaanu ku dooday in shir-weynaha soo socda ee xubnaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE dib loo dooran doonaa, isla markaana uu shirkaasi kadib rejaynayo in uu golaha dhexe ee KULMIYE ka mi noqdo. Cadaani, oo marka hore ka hadlaya sida uu u arko xaaladda xsibiga KULMIYE ee xiligan, waxa uu yidhi, “Xaaladda xisbiga KULMIYE ee xiligan caadi baan u arkaa. Anigu golihiisa dhexe kuma jiro, laakiin xisbiga xubin baan ka ahay. Mar aan golihiisa dhexe ku jirayna way jirtay, mar aan xisbiga ka mid ahaana way jirtay. Waxaa la filayaa in xisbiga hogaan cusub loo doorto, kaaderiyiinta iyo xubnaha xisbigu-na ciday soo saarayaan way ka wadahadlayaan. Golaha dhexe dib baa loo dooranayaa, marka shir-weynuhu yimaado, oo gele dhexe oo cusub ayaa loo dooranayaa. Waxaanan ku tello jiraa, in aan golahaa dhexe ee la dooran doono ka mid noqdo”. Source
-
Ilham Omar ayaa ku guulaystay Doorashada Xisbigeeda Democratica ee MN qofkii Musharaxa u noqon lahaa sanadkaan 2020, tani waxay uga dhigan tahay ilhaan omar guul [...] The post Breaking News : Ilham Omar ayaa ku guulaystay Doorashada Xisbigeeda Democratica ee MN qofkii Musharaxa u noqon lahaa sanadkaan 2020 appeared first on . Source
-
U.S. Rep. Ilhan Omar wins DFL endorsement in reelection bid
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
First-term U.S. Rep. Ilhan Omar won the DFL endorsement Sunday to run in the Aug. 11 primary election for a Minneapolis-based congressional seat that has been in Democrats’ hands since 1963. Source: Hiiraan Online -
Another Africa Day is upon us and, well, Africa remains Africa. It is a uniquely beautiful, rich continent with a huge demographic dividend but also fiscally and socially the poorest in terms of development opportunities and outcomes. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland, isaga oo sheegay in qaabka dowladda federaalka ay u wajaheyso wada-hadalladaas ay yihiin kuwo aan u wanaagsaneyn labada dhinac. Deni ayaa tilmaamay in dowladda dhexe ay si toos ah ula xiriireyso odayaasha iyo beelaha qaar ee Somaliland halkii ay madaxda maamulkaasi la hadli laheyd, wuxuuna carabka ku dhuftay in taasi ay sababi karto dagaallo sokeeye, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Puntland ay diyaar u tahay doorkeeda, islamarkaana ay dadaallada wada-hadallada uga dambeyneyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/OKE.mp3 View the full article
-
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wadaa in maanta oo Insiin ah ay kulan ku yeeshaan guddiga joogtada ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kaas oo ay uga hadlayaan arrimo dhowr ah oo ku aadan xaaladda guud ee dalka. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in kulanka guddiga ay uga arrinsanayaan xilliga rasmiga ah uu furmayo kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka iyo waqtiga guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka, Xaliima Yarey ay hor imaan doonto baarlamaanka. Xubnaha guddiga ayaa la filayaa inay go’aamiyaan waqtiga uu furmayo kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, si xildhibaannada labada Aqal ay u guda galaan shaqooyinkooda, maadaama bilihii la soo dhaafay ay fasax ku jireen. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka, Xaliima Yarey ayaa waxaa lagu waday in 27-ka bishan May ay hor-tagto BF, hayeeshee la sheegay in uu dib-udhac ku yimid. Xaliimo yarey ayaa waxaa laga sugayaa go’aano culus oo ay kamid yihiin inay iclaamiso in doorashooyinka waqtigooda ay ku dhacaan taas oo keeni karta culeys ay kala kulanto madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Ugu dambeyn waraka soo baxaya ayaa waxa ay sidoo kale sheegayaan in guddoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee dalka ay horraanta bisha soo socota June ay hortagi doonto xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. View the full article
-
Faah faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay degmada Dhoobey
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Wararka laga helayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay saq dhexe deegaal u dhexeeyey Al-Shabaab iyo ciidamada Jubbaland uu ka dhacay magaalada Dhoobley. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weereen xero ciidamada Jubbaland ay ku leeyihiin agagaarka garoonka degmadaasi, halkaas oo uu tababar uga socday ciidamo cusub oo ka mid noqonaya daraawiishta maamulkaasi. Ilo dadka deegaanka ah ayaa sheegay in dagaalka oo ahaa mid culus la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac. Sidoo kale taliye ku xigeenka ciidamada Jubbaland ee degmada Dhoobleey, Maxamed Cabdullaahi Koreyd oo ka hadlay dagaalkan ayaa xusay inay iska difaaceen weerarkii kaga yimid dhinaca dagaalyahanada Al-Shabaab, islamarkaana ay khasaare gaarsiiyeen. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inay dagaalkaasi ay ku dileen illaa labo xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sida uu hadalka u dhigay. Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca Al-Shabaab oo ku aadan dagaalkaasi iyo weerarka ka horreeyey intaba. Xaaladda ayaa haatan ah mid degan, waxaana goobihii lagu dagaalamay ku sugan ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland. View the full article -
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-subax-2552020.mp3 View the full article
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyey Al-Shabaab iyo ciidamada daraawiishta Jubbaland oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Dhoobley oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee K/Soomaaliya. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen xero ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi, halkaasi oo uu tababar uga socday ciidamo cusub oo gaaraya 300 oo askari, kuwaas oo aan hubeysneyn, balse loo diyaarinayey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in inta uu dagaalka socday la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac. Maxamed Cabdullaahi Koreyd oo ah taliye ku xigeenka ciidamada Jubbaland ee degmada Dhoobleey oo ka warbixiyey dagaalka ayaa guullo ka sheegtay, wuxuuna tilmaamay inay ku dileen labo xubnood oo ka tirsanaa dagaalyanada hubeysan ee kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inay iska difaaceen weerarka lagu soo qaaday, inkastoo uusan shaacin khasaaraha dhankooda soo gaaray. Dhinaca kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka Al-Shabaab oo ku aadan weerarkaasi iyo dagaalka xigay intaba. Xaaladda goobihii lagu diriray ayaa saaka degan, waxaana ku sugan ciidamada Jubbaland oo dhaq dhaqaaqyo cusub ka bilaabay halkaasi.
-
"I would like to reiterate that Al Quds Al-Sharif, the holy site of three religions and our first Kiblah, is a red line for all Muslims worldwide," says Turkish President Erdogan. Source: Hiiraan Online
-
Hague (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa codsigii ugu dambeysay ee ay u dirtay maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ku dalbatay in hakin aan waqti go’an lahayn lagu sameeyo dhageysiga kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya, waxaa sidaas muujinaya warqaddii codsiga ee ay Nairobi dirtay. Warqadda codsiga oo ku taariikheysan 24-ka April, ayaa Kenya waxay ku dalbatay in kiiska si rasmi ah loo joojiyo sababo la xiriira cudurka Coronavirus. “Kenya waxa ka codsaneysaa maxkamadda inay hakin aan waqti lahayn ku sameyso sii wadista kiiska, islamarkaana u ogolaato dhinacyada iyo maxkamadda inay waqti cusub ku heshiiyaan marka ururka caafimaadka adduunka ee WHO uu si rasmi ah ugu dhowaaqo inuu dhamaaday cudurka COVID-19,” ayaa lagu yiri warqadda Kenya. Cudurka COVID-19 ayaa la rumeysan yahay inuu qaadan karo ilaa laba sano in dunida laga cirib-tiro, waxaana taariikh cusub oo kadib laga hadlo ay kiiska dib u dhigi lahayd saddex illaa afar sano. Si kastaba, inkasta oo maxkamadda ay ogolaatay codsiga dib u dhigis ee kiiska, haddana waxay diiday hakin aan mudeysneyn, waxayna kiiska u goysay in dib loo billaabo bisha March ee 2021. Dowladda Soomaaliya ayaa dhankeeda isku dayday inay hor-istaagto in kiiska gebigiisba dib loo dhigay ayada oo codsatay in lagu qabto hab muuqaal oo online ah, balse ku guul-darreysatay. Waa markii saddexaad ee kiiska dib loo dhigo, waxaana dib u dhigistan ugu dambeysay macnaheedu yahay inay suurta-gal tahay in xukuumadda iminka ee Soomaaliya aysan joogin marka kiiska dib u billowdo bisha March ee 2021, sida la qorsheeyey.
-
Family of exiled top Saudi officer Saad al-Jabri 'targeted'
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
A senior Saudi security official who for years was the key go-between for Britain's MI6 and other Western spy agencies in Saudi Arabia is now being persecuted along with his family, according to former Western intelligence officials. Source: Hiiraan Online
