Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Xarunta Madasha Xisbiyadda Qaran ee Muqdisho waxaa caawa kulan ku yeeshay madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed iyo guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal iyo ku xigeenkiisa koowaad Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh ugu tegay xaruntooda Madasha. Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka mid ah golaha shacabka, sidoo kalena ka tirsan Madasha ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga waxa uu ku sheegay in Mursal iyo Muudey ay madaxweynayaasha ugu tageen la tashi. “Gudoonka Golaha Shacabka oo soo booqday guddoonka Madasha Xisbiyada Qaran, labada dhinac ayaa iska xog-wareystay xaaladaha siyaasadeed ee dalku ku sugan yahay. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa sheegay inay iskooda u soo booqdeen guddoonka Madasha oo aaney cidna Ergo ka ahayd, waxayna dhageysteen aragtida iyo go’aanada Madasha ee ku aadan doorashooyinka 2020/2021” ayuu qoraalkiisa ku yiri Xildhibaan Idiris. Inka badan laba jeer ayey guddoomiye Maxamed Mursal iyo ku xigeenkiisa Muudey xaruntooda ugu tageen madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo ah hoggaanka Madasha, waxayna mar kasta kala hadlayeen arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka iyo khilaafka siyaasadeed ee dalka. Kulankaan waxa uu ku soo aadayaa, iyadoo Sabtidii lasoo dhaafay uu guddoomiyaha golaha shacabku ku dhawaaqay in xildhibaanadu ay kalsoonidii kala noqdeen Ra’iisul wasaarihii dalka iyo xukuumadiisa. Taas oo jaho murugsan u weecisay siyaasadii ciir-ciireysay ee Soomaaliya.
  2. At the moment FAO is fighting the second generation of Desert Locusts. We have made significant progress in a number of countries, especially in Kenya, where only two of the 29 counties that were infested in February have Desert Locusts today. In the coming days, that will drop to one county, and within three weeks Kenya should be free of large-scale infestations altogether. That is a success but the threat of possible re-infestation towards the end of the year will call for careful and continued surveillance. Source: Hiiraan Online
  3. MOGADISHU, Somalia — If this were a normal year, nearly 2 million people would have descended on Islam’s holiest sites in Mecca, Saudi Arabia, on Tuesday evening for the hajj, the annual pilgrimage meant to be carried out at least once in the life of any Muslim who is physically and financially able. Source: Hiiraan Online
  4. Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Bar___Qubanaha-28072020.mp3 View the full article
  5. The Lower House’s decision on 25 July to sack Prime Minister Kheyre reeks of politics of sacrificial lamb and the notorious factionalism in Somali politicians’ culture. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (PPM) — In 2016 the previous Federal Government of Somalia under President Hassan Sheikh Mohamud had only one obstacle: to persuade Puntland State to agree the 4.5 powersharing mechanism as basis for 2017 elections. Puntland embraced Vision 2016 on the condition the 4.5 system will not be used for 2021 elections. Last year the incumbent Federal Parliament passed the electoral law aimed to facilitate one person, one vote elections in Somalia. Without the collaboration of Federal Member States elections cannot take place. The demand from some politicians to put the electoral law aside and conduct indirect elections similar to the 2017 elections further drives a wedge between the Federal Parliament and some Federal Member States with which a repeat of indirect elections resonates. Conflicting interests of foreign stakeholders in Somalia make efforts to form consensus on electoral models a Sisyphean task. The International Community plays a confusing role. Its securitisation agenda attaches importance to containment of terrorist and piracy threats to “the world”. A new dispensation that maintains the political status quo in which the Somali political class plays the role of fundraisers for Amisom is what some European countries and USA are aiming for. The risk that abrogation of the electoral law can weaken the bicameral legislature weighs heavily on the minds legislators. The National Independent Electoral Commission will cease to exist if the electoral law ends up in the dustbin. NIEC does not have a mandate to oversee indirect elections. The Federal Government signed agreements with foreign companies whose interests are factored into how lead countries respond periodic, political deadlocks in Somalia. While it is reasonable to raise questions about the legislative clout of the federal legislatures in country riven by political turmoil and excessive vulnerability to transnational terrorism, it absurd to polically empower Federal Member States (FMS) notorious for centralised authorities hardly accountable to locals. If Somalia had transitional federal authorities Federal Member States would have gradually created decentralised and more inclusive institutions. The bottom-up approach to state-building was discarded too early in favour of a permanent government serving economic interests of foreign countries. Conflicting interests of foreign stakeholders (“Somalia’s International Partners”) make efforts to form consensus on electoral models a Sisyphean task. © Puntland Post Monthly, 2020 The post CONSENSUS ON THE SOMALI ELECTORAL MODEL IS HARD TO COME BY appeared first on Puntland Post.
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Xarunta Madasha Xisbiyadda Qaran ee Muqdisho waxaa ka socda kulan ay albaabadu u xiranyihiin oo u dhaxeeya madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed iyo guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal iyo ku xigeenkiisa koowaad Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh ugu tegay xaruntooda Madasha, waxaana halkaas weli ka socda kulan u dhaxeeya labada dhinac. Faahfaahin rasmi ah laga hayo waxyaabaha looga hadlayo kulankaas, balse xildhibaano ka tirsan Madasha ayaa Caasimada Online u xaqiijiyey in dalabka kulankaas uu ka yimid guddoonka golaha shacabka, sidaasna ay ku gaareen xarunta Madasha. Sidoo kale wararka illaa hadda aan ka helnay kulankaas weli socda waxay sheegayaan in guddoomiyeyaashu ay Madaxweyne Farmaajo fariin uga sidaan hoggaanka Madasha oo ah madaxweynayaashii isaga ka horeeyey ee dalka. Inka badan laba jeer ayey guddoomiye Maxamed Mursal iyo ku xigeenkiisa Muudey xaruntooda ugu tageen madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo ah hoggaanka Madasha, waxayna mar kasta kala hadlayeen arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka iyo khilaafka siyaasadeed ee dalka. Kulankaan waxa uu ku soo aadayaa, iyadoo Sabtidii lasoo dhaafay uu guddoomiyaha golaha shacabku ku dhawaaqay in xildhibaanadu ay kalsoonidii kala noqdeen Ra’iisul wasaarihii dalka iyo xukuumadiisa. Taas oo jaho murugsan u weecisay siyaasadii ciir-ciireysay ee Soomaaliya. Caasimada Online kala soco wixii ka soo baxa kulankaas.
  8. Somalia's acting prime minister, Mahdi Guled, has lashed out at the European Union and other development partners for their criticism following the July 25 ouster of former Prime Minister Hassan Ali Khaire in a no-confidence vote. Source: Hiiraan Online
  9. JOHANNESBURG (AP) — The U.S. military on Tuesday acknowledged killing a civilian and wounding three others with an airstrike in Somalia earlier this year. Source: Hiiraan Online
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Sii hayaha xilka Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay falcelintii beesha caalamka ee ka dhalatay kalsooni kala noqoshadii xukuumadii Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, kuwaasi oo qaarkood u hanjabay dowladda sida Mareykanka iyo Midowga Yurub. Tan iyo Sabtidii lasoo dhaafay markii xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay kulan buuq hareeyey kalsoonidii ugala noqdeen xukuumadda Kheyre waxaa isak soo daba dhacayey dhaleeceyn ka dhan ah wixii dhacay oo ka imaaneysay dowladaha iyo ururrada taageera Soomaaliya. Wasiir Cawad waxa uu sheegay inay soo dhaweynayaan talooyinka igu imaanaya beesha caalamka ee u badan in dalka ay ka dhacdo doorasho aan waqtigeeda dhaafin raalina laga wdayahay. Axmed Ciise Cawad ayaa intaas ku daray in beesha caalamku ay leedahay tala-soojeedin oo kaliya, balse go’aankeeda ay u madax banaantahay dowladda Soomaaliya. Hadalka ka soo baxay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa yimid iyadoo maanta war kasoo baxay dowladaha iyo ururrada daneeya arrimaah Soomaaliya la yiraahdo beesha caalamka lagu sheegay in dowladda Soomaaliya laga doonayo inay cadeyso waqtiga rasmiga ah ee ay doorasho dalka ka dhacayso. Warkaan waxaa lagu sheegay in beesha caalamku ay ka walaacsantahay in baarlamaanka Soomaaliya ay qaadan waayeen go’aan ah in la waqtiyayn waayo xilliga doorashadda maalintii ay ka doodayeene ajandahooda u badalay cayrinta xukuumadii dalka ee Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre . Hoos ka dhageyso codka wasiir Cawad https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/07/cod-wasiirka-arimaha-dibada-.mp3
  11. (SLT-Hargeysa)-Shirkadda Telesom ayaa daah-furtay adeegyadda KAAFIYE iyo AROOS WACAN oo ah adeegyo ay bulshaddu si weyn baahi ugu qabeen. Munaasibad daahfurka ayaa ka qaybsoontey xarunta shacabka ee shirkadda Telesom. Adeegga KAAFIYE oo ah adeeg qiimo-dhimista balaadhan lagu sameeyey adeegga ku hadalka iyo dirista fariimaha gaagaaban. Adeeggan ayaa macmiilka u sahalaya inuu bishan oo dhan ku haddlo lacag dhan $7. Maamulaha Suuq-geynta ee Shirkadda TELESOM Cabdiraxmaan Aar ayaa sharaxaad ka bixiyey adeegga KAAFIYE. Adeegan oo qofku kaga shuban karo adeegga ZAAD, isagoo isticmaalaya qaybta dollar-ka, *808# ka dibna dooranaya KAAFIYE, halka shilling-kana kaga shuban karo *202#. Halkan Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan: Shirkadda Telesom ayaa sidoo kale soo bandhigtay Abaal-marintii ugu balaadhneyd ee lagu abaal-marinayo dhalinyaradda guur-doonka ah. Abaal-marinta oo lagu magacaabay AROOS WACAN. Agaasimaha Horumarinta Arimaha Bulshadda ee shirkadda TELESOM Cabdiwahaab Maax oo sharaxaya abaal-marinta ayaa yidhi, “Baraamijka AROOS WACAN waa barnaamij loogu talo-galay in lagu taageero dhalinyaradda aan wali guursan ee u baahan inay qoys dhisaan. Barnaamijkani wuxuu bartilmaameedsan doonaa lixda bilood ee ka hadhay sannadka, in la dhiso 30 qoys ama 60 lamaane oo laga bixiyo kharashka arooska oo uu ugu muhiimsan yahay in loo iibiyo agabka guriga oo dhan, in laga bixiyo kiradda guriga oo lixda bilood ah iyo waliba in loogu daro masaariif lixda bilood ah”. Haddaba barnaamijkan Abaal-marinta AROOS WACAN oo ah mid aanay shuruudi ku xidhnayn, waxaa lagaga qayb-gali karaa habka fariimaha gaagaaban, waxaanu qofku fariin ah “AROOS” u dirayaa lamabrka gaaban ee “111” fariintuna waa mid bilaash ah. Halkan ka daawo warkaasi oo faahfaahsan: https://youtu.be/N-GaTjQ-iwU Source
  12. Abdirahman Mahamud Mohamed, 72, was the oldest student to sit for the primary school exams in Somalia’s Mudug region this year. Source: Hiiraan Online
  13. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Warka-Habeen-28072020.mp3 View the full article
  14. Wasiirka wasaarada gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Xukuumada Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay Qasaare Nafeed iyo Mid hantiyadeed ay geysteen Mowjado dabeylo wata oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Xeebaha Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay inay degaano dhowr ah oo ka mid ah Xeebaha Soomaaliya ay daadad xoogani ka jireen kuwaasi oo doonyo badweynta ay kula qalibmeen dadkii saarnaa taasi oo ay dabeyluhu sababeen. “Waxaa jiro qasaaro nafeed iyo maalmo oo ay geysteen moqjaha Dabeylo wato oo ka socdo dalka gaar ahaan Gobolada Shabeellaha Hoose iyo Jubbada dhexe waxaana loo baahanyahay in la qaato fariimaha aan ka jeedineyno qataraha kusoo wajahay deegaanadaasi hase ahaatee waxaa kaloo loo baahanyahay in layska kaashado sidii wadajir loogu wajahi lahaa ayuu yiri wasiir Xamsa Saciid Xamsa . Sidoo kale Agaasimaha qeybta Maareynta Musiibooyinka ee Wasaarada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay jirto halis kale oo dhinacyo bada , isaga oo xusay inay Digniin u dirayaan dadka ku nool degaanada ay halistu ka jirto loona baahanyahay in laga digtoonaado isla markaana ay ka dalbanayaan bulshada inay qaataan fariimaha digniinta ah ee Wasaaraddu bixineyso. Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa wada dadaalo looga badbaadinayo dadka soomaaliyeed halista Mowjadaha Badda, iyo Roobabka dabeylaha wata ee ka dhacaya qeybo ka mid ah xeebaha dalka gaar ahaan shabeellaha Hoose iyo Jubooyinka qaarkood sidaasi darteedna looga baahanyahay in la qaado digniinaha ay ka bixineyso Dowladda. View the full article
  15. (SLT-Saaxil)-Degaanka loo yaqaano Qaboobe oo ku yaal dusha sare ee Buurta WAGAR ee Gobolka Saaxil ayaa lagu dilay Shabeel lab oo Lix neef oo Adhi ah ku cunay deegaankaas. Mr. Maxamed Ibraahim Axmed oo ka mid ah dadka degaanka ayaa ii xaqiijiyey in shabeelkani uu toddobaadkan gudihiisa lix neef oo adhi ah ku cunay degaanka Qaboobe, kadibna laba nin oo ka tirsan qoysaska uu adhiga ka cunay ay ku guulaysteen inay shabeelkaas dilaan maalintii shalay ee taariikhdu ahayd 27 July 2020. Sida uu sheegay Maxamed Ibraahim Axmed, bahalkan shabeelka ah waxa uu neefkii u dambeeyey qaatay habeenkii Isniinta, isagoo kala baxay xero adhigu ku jiray oo uu u soo dhacay, kadibna labada nin oo magacyadoodu yihiin Siciid Maxamed Axmed iyo Hayaan Siciid Axmed ayàa subaxnimadii shalay bilaabay inay raadiyaan shabeelka, kadibna waxay la kulmeen raqdii neefka cunaya, iyagoo toogasho ku dilay shabeelka. Kaymaha waawayn iyo Shareerka geedaha cimmidha ah ee Buurta Wagar ayaa waxay sababeen in ay ku noolaadaan xayawaano sannadahan danbe laga waayay waddankeena, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Shabeelka, Libaaxa, Harimacadka inkasta oo dadyowga deegaankaas ku nooli aanay baryahaa arag Libaaxa, haddana waxay caddeeyeen in ay maqlaan cida Shabeelka, taasina ay u caddahay in uu ku noolyahay Kaymaha jiqda ah ee Buurta Wagar oo ah deegaan kala sareeya oo ay ku qarsoomi karaan habar Dugaag oo dhami. Xawayaannadaas na waxa ka mid ah shabeelka la la dilay shalay. Source
  16. Xilka xayuubintii boobsiiska aheyd ee Baarlamaanka Kalsoonida kala noqdeen Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la aaminsan yahay inuu ka dambeeyo Madaxweyne Farmaajo isagoo adeegsanaya Gudoomiye Mursal iyo ku xigeenkiisa Muudeey si uu u helo fursad muddo kororsi. Madaxweynaha qorshihiisa dhowr jeer ayuu fagaarayaal ka cadeeyay si uu Afar Sano wax ugu darsado, isagoo tusaale u soo qaadanaya madaxda Afrika ee mudada dheer xukunka joogta, walow Soomaaliya 30-kii sano ee ugu dambeesay doorasho Dimuquraadi ah la qabanayay inkastoo ay kala duwaneyd qaababkii madaxda ku imaanayeen. Waxaa ugu dambeesay khudbadii uu ka jeediyay shirkii ka dhacay magaalada Dhuusomareeb halkaa oo dhamaan madaxda maamul Goboleedyada, Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxweynaha isugu imaadeen. Farmaajo wuxuu ku celceliyay inuu doonayo doorasho qof iyo cod ah isagoo raba inuu meesha ka saaro doorasho dadban , wuxuuna hadalkiisa raacinayay “ Waxaan u baahanahay wax aan ku faano ma taagnaan karo halkii 2016” Go’aankii ka soo baxay Dhuusomareeb1 ee madaxda maamul Goboleedyada yeesheen wuxuu ahaa doorasho dalka ka dhacdo xiligeeda iyadoo lagu heshiinayo qaabka ay u dhaceyso (Doorasho Dadban) waxeyna meesha ka saareen doorasho qof iyo cod ah. Shirkii Dhuusomareeb2 waxaa ka muuqday isfaham weyn waxaana si hoose looga heshiiyay arrimo xasaasi, kulumo gaar gaar ah ayey yeesheen madaxda dowladda Federalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada. Farmaajo wuxuu kulamo waa weyn la qaatay madaxweynaha Jubbaland Axmad Madoobe iyo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni kuwaa oo khilaaf kala dhaxeeyay iyagoo ka heshiiyay aragti duwanaasho badan oo dhanka siyaasadda aheyd. Ra’isul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa la fahansanyahay inuu ka dambeeyay isu imaatinka Dhuusomareeb, door aad u weynna ayuu ka ciyaaray isagoo kal hore sii cadeeyay in doorashada waqtigeeda ku dhaceyso waliba iyadoo laga heshiiyay wuxuuna si dad ban meesha uga saaray doorasho qof iyo cod ah iyo rabitaanka muddo kororsi ee Farmaajo. Maadama hadda loo ballansanaa shirka Dhuusomareeb3 iyadoo kii Dhuusomareeb2 la isku raacay in doorashada waqtigeeda lagu qabto, oo hadana laga war sugayo Guddiyo farsamo oo ka shaqeeya nuuca doorasho ee la isla qaadan karo ayaa hadana lagu waayay fursadda uu raadinyo Madaxweynaha. Farmaajo wuxuu heli karay muddo kororsi Hal Sano ama Laba Sano, wuxuuna ku heli kaay sidan: Shirka Dhuusomareeb3 marka uu furmo waxaa halkaas ka soo bixi karay nuuc doorasho oo laga heshiiyay waxaana halkaas ka dhici lahaa isfahan siyaasadeed haduu Farmaajo uu si cad ugu dalbado inuu rabo muddo kordhin 2 sano ah, ballan qaadana inuu 2 sano kadib doorasho heshiis lagu yahay qabto. Sidoo kale wuxuu Farmaajo kula gorgortami karay taageerid buuxda iyo kaalmo joogto ah isagoo ku qancinayay xilal ay shaqsiyaad katirsan uga qabtaan Dowladda Dhexe. Waxaa lagu heshiin karay doorasho hergelinteeda waqti badan qaadan karto taa oo si weyn looga hormariyay tii 2016 islamarkaana aan aheyn doorasho qof iyo cod ah, maadama ay u badantahay in madaxda maamul Goboleedyada iyo Madasha Xisbiyada Qaran ineysan aqbaleynin qof iyo cod. Xitaa wuxuu Farmaajo heli lahaa muddo kordhin aanu cidina kala tashan hadii uu Ra’isul Wasaaraha joogi lahaa maadama dib u soo dhisidda hay’adaha dowladda oo waqtigoodu sii dhacayo islamrkana uu Baarlamaanka ugu horeeyo ay qaadaneyso in muddo ah. Hadda oo Ra’isul Wasaaraha daaqada laga saaray isagoo ku dhagan doorasho heshiis lagu yahay, diidanna muddo kororsi waxey banaanka keentay in farta lagu wada fiiqiyo Madaxweynaha, waxaana sidaas ku baqtiyay muddo kordhin inuu sameeyo. Sababaha aanu muddo kordhin u heleynin waxaa kow ka ah marka hore Farmaajo, wuxuu iska eriyay Xasan Cali Kheyre oo mucaaradka iyo madaxda maamul Goboleedyada isfahmaan mana helaayo Ra’isul Wasaare saameyn siyaasadeed leh wuxuuna rabaa inuu magacowdo Ra’isul Wasaare uu u meeriyo cashirada kaa oo ku imaanaya rabitaankiisa islamarkana aan ku imaan doonin rabitaanka maamul Goboleedyada iyo mucaaradka. Waxaa sidoo kale muddo kordhin uusan ku heleynin wuxuu isku diray madaxdii maamul Goboleedyada waxaana durbadiiba ka hor yimid Madaxweynaha Puntland oo si kulul u cambaareeyay sida sharci darrada aheyd ee xilka looga qaaday Ra’isul Wasaaraha isagoo xusay in Madaxweynaha uu ku tuntay Dastuurka. Farmaajo wuxuu isku soo jeediyay indhaha Beesha Caalamka waxaana digniin u diray Mareykanka iyo Midowga Yurub, sidoo kale waxaa digniin soo saaray Hogaanada Beelaha oo ka digay dhaqdhaqaayada uu wado Farmaajo oo si weyn loola socdo. Waxaa banaanka imaaday qorshahii muddo kororsi ee muddo uu ku taamayay balse ma muuqato hal wado oo u suuragelin karta, waxaana suuragal ah inuu aqbalo codsiyo dhinacyo badan ka socda taa oo ah in Mahdi Guuleed uu shaqada sii dhameystiro islamarkana la aado doorasho dadban si looga fogaado Ra’isul Wasaare cusub oo shaqada aan fahansaneyn. W/Q: Abdiaziz Hassan Ibrahim (Loyal) – Waxaad kala xiriiri kartaa Email: Abdiazizh99@gmail.com AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  17. Saaxiibada Soomaaliya* ee beesha caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baarlamaanka Federaalka, aanay wiiqi doonin dadaallada loogu jiro is-faham siyaasadeed oo wadar-ogol ah oo laga gaaro doorashooyin waqtigooda ku dhaca, oo aanay carqaladayn doonin ajendaha dib-u-habaynta Soomaaliya, ama aanay abuuri doonin xasillooni darro dib u dhac ku keeni karta guulihii ilaa iyo hadda laga gaaray arrimaha hortabinta u leh qaranka. Halkan Ka Daawo Warbixinta Ka Soo Baxday Beesha Caalamka Ee Xaalada Soomaaliya Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Beesha Caalamka Beesha Caalamka oo War Cusub Ka Soo Saartay Soomaaliya Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. (SLT-Addis Ababa)-Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay wararka aan sida rasmiga ah loo xaqiijin ee sheegaya in waddanka Masar uu saldhig millatari weydiistay Somaliland, kadib markii wefti ka socda Masar uu safar ku yimd Caasimadda Hargeysa toddobaadyo ka hor. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ambassador Dina Mufti oo waraysi siiyey wargeyska Daily Nation ayaa caddeeyey in Masar ay xor u tahay inay xidhiidh la yeelan karto dalkasta oo ku yaal Bariga Afrika, balse waxa uu ka digay in arrintaasi ay tahay mid loogu talogalay in lagu waxyeeleeyo dal kale oo ku yaal Gobolka. Waxa kaloo uu Afhayeenku ka hadlay ujeedada wefti ka socday Itoobiya oo safar ku yimid Somaliland, isagoo xusay inuu ka mid ahaa; “weftiyada joogtada ah ee ay LABADA WADDAN (countries) ay isweydaarsadaan…” https://www.nation.co.ke/kenya/news/africa/tension-ethiopia-egypt-somaliland-military-base-1907432 Source
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne Farmaajo ayaa si adag looga digay inuu soo magacaabo Ra’iisal wasaare cusub, xili guddoomiyaha golaha shacabku uu si deg-deg ah uga dalbaday inuu soo magacaabo, kadib xil ka qaadistii Xasan Cali Kheyre. War-socdaal Raage oo kamid ah dhaqanka Soomaaliyeed ayaa madaxweyne Farmaajo uga digay inuu xiligan soo magacaabo Ra’iisal wasaare, isla markaana uu xilkaasi u daayo Mahdi Khadar oo hadda si kumeel gaadh ah u haya. Raage ayaa xusay in mudada kooban ee ka hadhay muddo xileedka Farmaajo uusan sameyn magacaabistaasi, haddii kale ay banaanka u soo saareysayo rabitaankiisa ku aadan muddo kororsiga. Sidoo kale waxa uu sheegay in xiligan kala guurka ah aan loo baahneyn qorshe ka dhan ah doorashada, taasi oo dalka u horseedi karta qalaalase siyaasadeed iyo mid amni oo aan laga soo kabsan karin. War-socdaal ayaa si cad u sheegay ineysan umadda Soomaaliyeeed aqbaleyn muddo kororsi, isagoona hoosta ka xariiqay in haddii la gaaro 8-da February ee 2021 ay reer Muqdisho u aqoonsanayaan Farmaajo inuu yahay madaxweynihii hore ee dalka. Waxa kale oo uu sheegay War-socdaal haddii uu Farmaajo xiligan kala guurka ah uu soo magacaabo Ra’iisal wasaare cusub ay ka dhigan tahay inuu rabo muddo kororsi aan marnaba la aqbali karin. Hadalka Nabadoonkan ayaa kusoo aadaya xili uu Soomaaliya ka taagan yahay jawhareer siyaasadeeda, iyada oo si weyn looga digay qorshaha ay ku howlan tahay Villa Somalia ee muddo kororsiga oo ay meel adag iska taageen saamileyda siyaasaddu. Hoos ka daawo
  20. Aduun gaaraya 25 Milyan oo Dollar ayaa Banks Afrika ugu deeqay Soomaaliya si loo xakameeyo Cudurka Covid19, Lacagtaasoo u u gacan galaysa Villa Soomaaliya. Xiisada [...] The post Dowlad Goboleedyada oo logi baaqay inay ka hortagaan Lacag Bank Afrika siinayo Dowlada Federaalka appeared first on . Source
  21. Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Dowladda Puntland Cabdisamad Maxamuud Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay Puntland Post ayaa ka jawaabay eedaymo loo jeediyay Wasaaradda oo la xiriira in ay lacag dheeriya ku kordhisay Bixinta Shatiyada Ganacsiga. Agaasimaha ayaa beeniyay in Wasaaradda Ganacsigu ay lacago ku kordhisay Bixinta Rukhsadaha Ganacsiga kadib markii ay arrintaas cabasho ka muujiyeen Ganacsatada danyarta ah ee Garoowe kuwaas oo saaka muddaharaad kooban ka sameeyay Magaalada balse awood ciidan loo adeegsaday islamarkaana qaarkood halkaasi ku dhaawacmeen. Sidoo kale Agaasimaha oo wax laga weydiiyay haddii Wasaaraddiisu adeegsatay ciidamadii saaka dhaawacyada gaarsiiyay Ganacsatada danyarta ah? Waxa uu beeniyay in Wasaaradda Ganacsigu ay arrintaasi ku lug-leedahay. Dhinaca kale Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal warbaahinta Puntland Post xiriir la samaysay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan dhacdadii saaka lagu laayay Ganacsatada danyarta ah ee sida nabdoon u muujinayay Cabashadooda. Halkaan ka daawo Wareysiga PUNTLAND POST The post Maxaa ka jira in Wasaaradda Ganacsiga Puntland ay adeegsatay Ciidamadii Shacabka ku laayay Garoowe? appeared first on Puntland Post.
  22. Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Dowladda Puntland Cabdisamad Maxamuud Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay Puntland Post ayaa ka jawaabay eedaymo loo jeediyay Wasaaradda oo la xiriira in ay lacag dheeriya ku kordhisay Bixinta Shatiyada Ganacsiga. Agaasimaha ayaa beeniyay in Wasaaradda Ganacsigu ay lacago ku kordhisay Bixinta Rukhsadaha Ganacsiga kadib markii ay arrintaas cabasho ka muujiyeen Ganacsatada danyarta ah ee Garoowe kuwaas oo saaka muddaharaad kooban ka sameeyay Magaalada balse awood ciidan loo adeegsaday islamarkaana qaarkood halkaasi ku dhaawacmeen. Sidoo kale Agaasimaha oo wax laga weydiiyay haddii Wasaaraddiisu adeegsatay ciidamadii saaka dhaawacyada gaarsiiyay Ganacsatada danyarta ah? Waxa uu beeniyay in Wasaaradda Ganacsigu ay arrintaasi ku lug-leedahay. Dhinaca kale Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal warbaahinta Puntland Post xiriir la samaysay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan dhacdadii saaka lagu laayay Ganacsatada danyarta ah ee sida nabdoon u muujinayay Cabashadooda. Halkaan ka daawo Wareysiga PUNTLAND POST The post Maxaa ka jira in Wasaaradda Ganacsiga Puntland ay adeegsatay Ciidamadii Shacabka ku laayay Garoowe? appeared first on Puntland Post.
  23. Yoonis Cabdirisaaq Faarax oo ka mid ah ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya sanadkii lasoo dhaafay 2019 ka mid ahaa xidigihii doorka wanaagsan ka qaatay guulaha Xulka ayaa la sheegay in uu ka mid yahay halboolayaasha Qaranka ee mustaqbalka soo socda. “Hami sare ayuu lahaa laacib Yoonis waan la kulmay waxaana ugu mahad celiyay isaga iyo saaxiibadiisa ka yimid qurbaha da’daalka iyo guulaha ay gaarsiiyeen Xulka Qaranka iyo guushii ugu horeesay uu dalkeena ka gaaray is reeb reebka koobka aduunyada ” ayuu Goobjoog Sports ugu waramay guddoomiyaha naadiga Dowladda hoose ee Muqdisho City Club Abuukar Maxamed Sheekh. “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya waa in uu dhiirigeliyaa ciyaaryahanada la mid ah Yoonis Faarax oo kale,waan aragnay wax qabadkooda iyo guulaha ay soo bandhigeyn is reeb reebka koobkii aduunyada 2019” ayuu Goobjoog Sports u sheegay falanqeeye Cabdullahi Faarax Daguur. Halkan Ka Daawo Doorkii Yoonis Faarax Uu Ka Qaatay Xulka Qaranka Soomaaliya https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/whats-upp-9.mp4 Source: goobjoog.com