Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Bosaso (PP News Desk) — A ship carrying cement has run aground at Bosaso Port. Ismail Saeed Hussein, a senior official of Barwaqo, a trading company, told the VOA Somali Service that “a ship carrying 6,100 tons of cement tried to dock at the port but because of shallow sea depth the ship has run aground”. The ship that has run aground at Bosaso Port is blocking entry into the port. Asked if he was hopeful about a possible rescue mission to unload the cement from the ship, Saeed expressed dismay over lack of facilities at Bosaso Port to deal with such an eventuality. “There is a fear that the ship might tilt on one side and block entry to the port” he said. Last week Abdiasis Ga’amay, a Puntland MP, accused DP World, which runs the port, of breach of contract that brought about discontinuation of dredging services that prevent sand from filling the seabed near the port. Puntland State Government has not commented on the ship that had run aground at Bosaso Port. © Puntland Post, 2020 The post A SHIP RUNS AGROUND AT BOSASO PORT appeared first on Puntland Post.
  2. Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ugu digtay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool hareeraha labada webi ee jubba iyo shabeelle cabsida laga qabo, Roobab, Hirar, fatahaado iyo dabeylo la filayo in ay ku soo wajahan yihiin qeybo ka mid ah dalka, iyaddoo sidoo kale Wasaaradda u sheegeysa bulshada tallaabooyinka ay tahay in ay qaadaan, si looga feejignaado halisyada laga cabsi qabo. Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka Wasaaradda Gargaarka. MUQDISHO, Soomaaliya, 05ta Ogosto 2020 – Roobab, Hirar iyo Dabeylo ayaa la filayaa in ay ku soo wajahanyihiin qeybo ka mid ah dalka. Roobab xooggan ayey saadaasha toddobada casho ee soo socoto tilmaamaysaa in ay ka da’idoonaan qeybo ka mid ah Goballada Koofureed iyo kuwa Woqooyi ee dalka. Sidoo kaleRoobab ka da’aya buuralayda Itoobiya ayaa laga cabsi qabaa in ay sabab u noqdaan sare u kaca heerka Webiga Shabeelle iyo Jubba taasi oo ay ka dhalan karto fatahaado ka dhaca Magaalooyinka ku hareereysan Webiga sida Jowhar iyo Baladweyne. Heer cabbirka Webiga Shabeelle ee uu hadda marayo ayaa saameeyay isu socodka gaadiidka iyo dhaqdhaqaaqa ganacsiga ee Magaalada Jowhar ee Gobalka Shabeellada dhex. Degmada Afgooye oo ay dhawaan saameeyeen roobabkii xagaaga ee aan horey uga dignay ayaa waxaa laga cabsi qabaa in ay mar labaad saameyn ku yeeshaan roobabka la filayo in ay da’aan toddobada cisho ee soo socta, iyadoo wabigu horey u buuxay. Mowjadaha iyo Hirarka Badda: 7-12 Bisha Ogosto waxaa la saadaalinayaa in Mowjadaha Badda ay sara u kacayaan taas oo sababi karta in ay wax yeelo naf iyo maalba leh u gaysato dadka ku shaqeysta doonyaha yaryar iyo dadka dalxiiska u aada xeebaha, sidoo kale waxay waxyeelo u geysan kartaa dadka ku nool nawaaxiga badda. Dabeylaha Xagaaga xaalada dabeysha ayaa markasta is badbadaleysa sidaas darteed waxaa laga cabsi qabaa in maalmaha soo socda ay sara u kac ku yimaado Xawaare-socodka dabeysha. Xarunta Qaran ee Ka digista Halis-wadareedka (NMHEWC) waxay si gaar ah uga digeeysaa dhammaan bulshooyinka kala duwan sida; dadka ku nool hareeraha Wabiyada Shabeelle iyo Jubba, kaluumeeysatada iyo dadka ku dhaqan degaannada dhaca Xeebaha in ay ka digtoonaadaan khataraha ku soo wajahan. Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka (WG&MM) waxey ugu baaqeysaa dhamaan maamulladda deegaanaddaas kor ku xusan iyo dhammaan hey’adaha gargaarka ee ka hawlgala deegaannadaas in ay u diyaar garoobaan xaaladdan soo cusboonaatay, ayna taageero u muujiyaan bulshada ku dhaqan xeebaha iyo deeganada barriga ah. Xarunta waxey si dhaw ula socotaa is badalka xaaladaha , waxeyna idiin soo gudbineysaa waxa soo kordha iyo sida ay isubaddesho xaaladda. View the full article
  3. Muqdisho (SMN) – Halkan ka dhageyso warka Habeen Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Habeen-05082020.mp3 View the full article
  4. Kismaayo (Caasimada Online) – Sida ay ogaatay Caasimada Online, dowladda Soomaaliya ayaa xayiraaddii duulimaadyada caalamiga ah ee saarneyd magaalada Kismaayo, ayada oo fasaxday in diyaaradaha rakaabka ee caalamiga ah ay toos u tagaan ama uga dhoofaan garoonka Kismaayo, iyagoo soo marin Muqdisho. Waraaq maanta oo taariikhda tahay 5 Aguas kasoo baxday Hey’adda duulista hawada ee Xukuumadda Soomaaliya, oo nuqul kamid ah ay aragtay Caasimada Online, ayaa dib loogu fasaxay duulimyaadyada caalamiga ah ee Kismaayo. Diyaaradaha la fasaxay ayaa ah kaliya kuwa rabaabka ah, waxaana weli la fasaxin kuwa xamuulka qaado oo ay ku jiraan diyaaradaha jaadka ka keeno Kenya. Dowladda Soomaaliya ayaa waxay Kismaayo diyaaradaha tooska ah ka joojisay sanadkii hore xiligaas oo ay Dowladda Soomaaliya ka hor timid doorashadii ka dhacday Kismaayo ee dib loogu doortay madaxweyne Axmed Madoobe. Tallaabada ay qaaday Dowladda Soomaaliya ee dib loogu fasaxay duulimaayada caalamiga ah ee tooska ah ee Kismaayo ayaa qeyb ka ah fulinta qeyb ka mid ah heshiis ay Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Farmaajo ku gaareen magaalada Dhuusamareeb. Sida ay xogta ku heshay Caasimadda Online, qodobada ay labada dhinac ku heshiiyeen isla markaasna aan saxaafadda lala wadaagin ayaa waxaa kamid ah: In Dowladda Soomaaliya ay dib usoo celiso ciidamada ay geysay Gedo In Dowladda Soomaaliya ay dib xoriyadda u siiso guddoomiyaashii Gedo ee la xiray Iyo qodobka sedexaad ee ahaa in dib loo fasaxo duulimaadyada toos ah ee magaalada Kismaayo, wuxuuna qodobkaan noqday midkii ugu horeeyey oo ay Dowladda Soomaaliya fuliso.
  5. Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland ayaa xafiis ugu furay magaaalda Kismaayo ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose waxaana wareejinta xafiiskan ka soo qeyb galay in badan oo ka mid ahaa laacibiintio hore Jubadda Hoose,madaxda xiriirka kubbadda cagta iyo agaasimaha wasaarada isboortiga iyo dhallinyarada Jubaland, waxayna tani noqonaysaa qiimo gooni uu siiyay isboortiga Jubaland. Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda cagta Jubaland Axmed Taqal (Timajilac) oo ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in xafiiskan uu qeyn weyn ka qaadanayo horomarka iyo guulaha isboortiga Jubaland. Qaar ka mid ciyaaryahandii hore Jubbadda hoose ayaa u mahad celiyay madaxda Xiriirka kubbadda cagta iyo mas’uuliyeenta maamulka Jubaland,iyagoo sheegay in helitaanka xafiiska oo door wanaagsan ka ciyaari karo guulaha ciyaaraha deeganada kala duwan ee Jubalnd. Agaasimaha ciyaaraha iyo dhallinyarada Jubaland Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi ayaa bogaadiyay da’daalka ay wadaan ma’suuliyeenta Xiriirka kubbadda cagta,wuxuuna intaa ku daray in howshan ay furo u noqonayso in lagu daysado Jubaland maamulada kale ay qiimeeyaan dadkooda. Si kastabada Xiriirka kubbadda cagta Jubaland ayaa wada da’daalo kala duwan oo dhinca horomarinta waxaana howlaha socda dhiiri geliyay dadka deegaanka ciyaartooydii hore Jubada hoose. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Xafiiska Loo Furay https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/08/whats-up.mp4 W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  6. Markab ayaa maanta oo Arbaco ah ciidi ku qabsatay marinka gaadiidka ee dekedda magaalada Boosaaso. Markabka oo shamiito u waday shirkada Barwaaqo ayaa hadda laga cabsi qabaa inuu ku dego marinka doonyaha iyo maraakiibta ee dekedda Boosaaso. Ismaaciil Siciid Xuseen (Kutubaweyne) oo ka mid ah madaxda shirkadda Barwaqo oo wareysi gaara siiyay Idaacada codka Mareykanka ee VOA-da ayaa ka warbixiyay xaalada markabka iyo khatarta uu ku hayo dekedda Boosaaso. “Todobadii subaxnimo ee saaka ayaa dekedda la soo galiyay markab la yiraahdo Banier Star, oo wada 6,100 tan oo shamiito ah, markii uu soo marayay irida laga soo galo dekedda ayaa ciidi qabsatay, dadkii markabka waday ayaa isku dayay inay xal u raayidaan, waana ka saariwaayeen, haddana biyihii hoos ayay u dheceen oo markabkii waa fadhiyaa” ayuu yiri Ismaaciil Siciid. Mar la weydiiyay Ismaaciil rajada ay ka qabaan in la badbaadiyo hantida saaran markabka, ayuu ku jawaabay in rajoodu aad u yar tahay, maadaama aan lahayn imkaaniyaadkii lagu badbaadin lahaa. Sidoo kale wuxuu sheegay in markabku khatar ku yahay dekedda oo laga cabsi qabo inuu dhinac u dhaco oo xiro marinka gaadiidka, haddana aan waxna gali karin waxna ka bixi karin. Sanadihii ugu dambeeyay waxaa dekedda Boosaaso laga soo sheegayay ciid ka buuxsan tahay iyo dayac kale, balse ma jirin cid wax shaqo ah ka qabatay. Bishii Octoobar 2017 ayaa Puntland maamulka Dekedda Boosaaso ku wareejisay shirkadda P&O Ports oo qeyb ka ah DP World. PUMTLAND POST The post Markab ciidi ku qabsatay marinka dekedda Boosaaso appeared first on Puntland Post.
  7. Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa safar shaqo ugu amba baxay wadanka Turkiga. Madaxweynaha oo safarkiisa ka hor shir jaraaid qabtay ayaa sheegay shirka magalaada Dhuuisamareeb uu dhacaayo waqtigii lagu ballamay ” Maanta waxaan safar gaaban ku tagi doonaa Turkiga howlo shaqo, waxaana ku maqnaan doonaan maalmo kooban, mudadii ka horna waxaan tagi doonaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, si shirkii iyo arrimihii halkoodii aan uga sii wadno” ayuu yiori madaxweyne Qoorqoor. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey madaxda wowladda fadaraalka, iyo dowladaha xubnaha ka ah, doorkii wacnaa oo ay ka qaateen qabsoomida shirarkii hore, isagoona ku baaqay in shirka 15 Agoostana si mugleh looga soo qeyb-galo una rejeeyey inuu ku dhammaado guul iyo is-afgarad. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo todobaadyadii u dambeeyay Socdaal ku joogay Magaalada Muqdisho, ayaa Maanta oo Arbaco ah Safar kooban ugu baxay Waddanka Turkiga. Madaxweyne Qoor Qoor, oo ka hor inta uusan dhoofin Warbaahinta la hadlay, ayaa ka warbixiyay Socdaalkii uu Maalmahan ku joogay Muqdisho iyo sidoo kale Qaban-qaabada Shirka la filayo in uu Dhuusamareeb uga furmo Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka. Madaxweynaha, ayaa sheegay in uu Magaalada Muqdisho u tegay ,sidii uu Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiilada Beesha Caalamka ugala hadli lahaa, Qabsoomidda Wejiga Saddexaad ee Shirka Dhuusamareeb, taasina ay si buuxda isugu afgarteen. Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in Shirka Dhuusamareeb uu sida qorshaysan ku dhici doono Wakhtiga loo asteeyay, islamarkaana loo saaray guddi qaban-qaabo oo ka shaqeeya qabsoomiddiisa, balse wuxuu ka digay tallaabo kasta oo fashilin karta Shirkaasi. Halkaan ka daawo Hadalkiisa PUNTLAND POST The post Qoor Qoor oo ka digay in la fashiliyo Shirka Dhuusamareeb una dhoofay Dalka Turkiga appeared first on Puntland Post.
  9. Lebanese confront devastation after massive Beirut explosion Residents of Beirut confronted a scene of utter devastation Wednesday, a day after a massive explosion at the port rippled across the Lebanese capital, killing at least 100 people, wounding thousands and leaving entire city blocks blanketed with glass and rubble. Smoke still rose from the port, where a towering building of silos was half destroyed, spilling out grain. Hangars around it were completely toppled. The blast knocked out a crater some 200 meters (yards) across that filled with seawater — it was as if the sea had taken a bite out of the port, swallowing buildings with it. Much of downtown was littered with damaged vehicles and debris that had rained down from the shattered facades of buildings. An official with the Lebanese Red Cross said at least 100 people were killed and more than 4,000 were wounded. George Kettaneh said the toll could rise further. The blast appeared to have been triggered by a fire that touched off a cargo of ammonium nitrate that had been stored at the port for years, though it was unclear what sparked the fire. Hitting with the force of an earthquake, it was the most powerful explosion ever seen in the city, which was split in half by the 1975-1990 civil war and has endured conflicts with neighboring Israel and periodic bombings and terror attacks. Scores of people were missing, with relatives pleading on social media for help locating loved ones. An Instagram page called “Locating Victims Beirut” sprang up with photos of missing, and radio presenters read names of missing or wounded people throughout the night. Many residents moved in with friends or relatives after their apartments were damaged and treated their own injuries because hospitals were overwhelmed. Lebanon was already on the brink of collapse amid a severe economic crisis, and its capacity to deal with the disaster is crippled. With buildings severely damaged, potentially large numbers are now homeless at a time when many have lost their jobs and seen their savings evaporate because of a currency crisis. Food security is a worry, since Lebanon imports nearly all its vital goods and its main port is devastated. The health system is confronting a coronavirus surge, and there were concerns the virus could spread further as people flooded into hospitals. Even as politicians vowed to help Lebanese recover, the government is strapped for cash, and the disaster threatens to further stoke public fury in a country that saw mass protests in recent months. There was no evidence the explosion was an attack. Instead, many Lebanese blamed it on decades of corruption and poor governance by the entrenched political class that has ruled the tiny Mediterranean country since the civil war. Saint George University Hospital, one of the major private hospitals in Beirut which had been receiving COVID-19 patients, was out of commission Wednesday after suffering major damage. Patients were evacuated to a nearby field for primary care while staff worked on sending them to other facilities, Dr. Kamal Haddad said. Another doctor, Emile, said 16 staff and patients, including four nurses, were killed in the blast. He declined to give his last name out of privacy concerns. The blast also wounded a number of U.N. peacekeepers at the port, including 21 Bangladeshis and one Italian. Two Egyptians and an Australian citizen were known to be among the dead. Interior Minister Mohammed Fahmi told a local TV station that it appeared the blast was caused by the detonation of more than 2,700 tons of ammonium nitrate stored in a warehouse ever since it was confiscated from a cargo ship impounded in 2013. Explosives experts and video footage suggested the ammonium nitrate may have been ignited by a fire at what appeared to be a nearby warehouse containing fireworks. Ammonium nitrate is a common ingredient in fertilizer as well as explosives. It was used in the Oklahoma City bombing in 1995, when a truck bomb containing 2,180 kilograms (4,800 pounds) of fertilizer and fuel oil ripped through a federal building, killing 168 people and wounding hundreds more. Security forces cordoned off the port area Wednesday as a bulldozer helped clear away debris. A young man begged troops to allow him to enter and search for his missing father. He was directed to a port official who wrote down his details. In Beirut’s hard-hit Achrafieh district, civil defense workers and soldiers worked on locating missing people and clearing rubble. At least one man was still pinned under stones from an old building that had collapsed. Volunteers hooked him up to an oxygen tank to help him breathe while others tried to free his leg. “There are no words to describe the catastrophe that hit Beirut last night,” President Michel Aoun said at a Cabinet meeting Wednesday. He vowed an investigation and that those responsible will be punished. Aoun and Prime Minister Hassan Diab said the government will help find shelter for those who lost their homes and compensate others whose property was damaged. Diab, in a short televised speech, appealed for international aid, saying: “We are witnessing a real catastrophe.” There were signs of public anger already brewing. Former Prime Minister Saad Hariri visited the grave of his late father who was killed in a suicide truck bomb in February 2005, telling reporters, “They killed Beirut yesterday.” After he left, protesters chanted slogans against Lebanon’s entire political class, including Hariri, and fistfights broke out between his supporters and protesters. Hariri resigned in October amid nationwide protests. The government sought to reassure fears over the food supply, a top concern in a country where some 80% of the wheat is imported and which is also hosting over 1 million Syrians displaced by civil war there. Drone footage shot Wednesday by The Associated Press showed the blast tore open the silo building, dumping its contents into the debris and earth thrown up by the blast. Estimates suggest some 85% of the country’s grain was stored at the now-wrecked silos. Economy and Trade Minister Raoul Nehme said all the wheat stored there was contaminated and unusable. But he insisted Lebanon had enough wheat for its immediate needs and would import more, according to the state news agency. Several countries have pledged aid, with even Israel offering humanitarian assistance. The two countries have been in conflict for decades, and Israel fought a 2006 war with the Hezbollah militant group. Lebanon’s economic crisis is rooted in decades of systemic corruption by political factions that exploit public institutions for the benefit of their supporters. Decades after the civil war, residents endure frequent power outages and poor public services. French President Emmanuel Macron was to traveling to Beirut on Thursday to offer support and meet with Lebanese leaders. Lebanon is a former French protectorate and the countries retain close political and economic ties. Beirut’s port and the customs authority are notoriously corrupt. Like nearly all public institutions, they are controlled by political factions, including Hezbollah. Source AP Qaran News
  10. Muqdisho (Caasimadda Online) – Iyadoo dhawaan Golaha Wasiirada Xukuumaddii Kalsoonida lagala noqday ay ansixiyeen sharciyo iyo heshiisyo caalami ah isla markaasna aan lasoo marin Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay Shabakadda Caasimada Online heshay nuqul kamid ah heshiisyadii caalamiga ahaa ee la ansixiyey. Heshiisyada la saxiixay oo ay Caasimada Online ogaatay ayaa waxaa kamid ah heshiiska dhaqaalaha Itoobiya iyo Soomaaliya kaasoo loo ansixiyey qaab loo arkay sharci darro, islamarkaana laga qariyey shacabka iyo warbaahinta. Heshiiska la meel mariyey ee dhaqaalaha Itoobiya iyo Soomaaliya oo lagu tilmaamay inuu yahay mid la mid ah heshiiskii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya waxaana loo dhigay inuu yahay is-afgarad ama is-faham (Memorandum of Understanding MOU) taasoo keentay shaki weyn. Heshiiskaan ku dhisan is-fahamka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa la sheegay inuu yahay mid aan fulintiisa waajib ku aheyn labada Dowladood balse uu yahay isfaham ay labada dhinac gaareen, sidaas lagu heshiiyey in lagu hirgeliyo. Qodobada ay isku fahmeen Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku jiro is-fahamkaan ayaa waxaa kamid ah inay labada dhinac iska kaashadaan: Iskaashiga dhinac ganacsiga Is dhaafsiga khibradaha iyo farsamooyinka. Taageerada shirkadaha waaweyn ee mashaariicda Heshiiska ay meel marisay Xukuumadda lagu muransan yahay awooda ay u leedahay inay sharciyo ansixiso ayaa waxaa lagu xoojiyey lifaaqyo kasoo baxay Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Qorsheynta & Maalgashiga oo qeexayo nooca uu yahay heshiiskaan iyo habka loo fulinayo, waxayna waraaqahaas soo baxeen Bishii March ee sanadkaan. Falanqeeyaasha Siyaasadda ayaa rumeysan in is-fahamka Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay ansixisay Xukuumadda inuu daba socdo heshiiskii ay horey Muqdisho ugu saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isulwasaare Abiy Ahmed. MOU waxaa lagu joojin karaa ogeysiis qoraal ah oo hal bil ah oo la siinayo labada dhinac midkoodna uu ku oggolaado heshiiska labada dhinac. Is-afgaradka laba dhinac ayaa ugu dambeyn lagu xusay in lagu joojin karo ogeysiis qoraal ah oo hal bil ah oo ka imaado labada dowladood midkood taasoo ay aqbali doonaan labada dhinac. Heshiiska ay horey u kala saxiixdeen Madaxweyne Farmaajo iyo Abiy Ahmed ayaa waxaa dalka Itoobiya loogu ogolaaday inay maalgashi ku sameysato 4 Dekadood oo ku yaalo Soomaaliya kuwaas oo aan si rasmi ah loo ogeyn kuwa ay yihiin isla markaasna aan weli la hor geyn Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada. Heshiiskaan ku dhisan is fahamka Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay Xukuumadda meel marisay ayaa kusoo aadayo xilli ay weli taagan tahay dooda iyo sharci ahaanshiyaha is-afgarad ku saabsan muranka Badda oo ay horey u kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Kenya taasoo markii dambe keentay in dacwad laga furo Maxkamadda Cadaaladda Adduunka. Haddaba halkaan hoose ka akhriso is fahamkaas ay Xukuumadda meel marisay oo ku qoran luuqadda Ingiriiska Cooperation Areas. The implementation of these common activities will be defined based on a work program that parties intends to act on in good faith. Parties intend to Collaborate in the following areas; – Promotion of productive and commercial cooperation; – Support of enterprises in implementing common projects; – Transfer of know-how and technical expertise. General Activities by Area …….. will provide ……. enterprises with information about the opportunities offered by the Ethiopian economic system to foreign economic operators. The parties will promote cooperation between Ethiopian and Somali enterprises, by helping them search productive partners. However, SOMINVEST shall not be responsible if its efforts dont meet ………….s inquiries. Joint projects will be encouraged and supported by actions and tools that will be identified in consideration with the specific features and objectives of initiatives. The Parties will foster the exchange of information among enterprises on technologies and know-how, and industrial consultancy. Neither Party may assign its rights, title, benefits, interests, obligations, and liabilities in this MOU to any third party without the prior written approval of the other Party. The Parties intend to promote the above-mentioned actions, by involving local institutions, and to implement projects concerning this MOU. All cooperative activities under this MOU will be carried out subject to the availability of funds of both Parties and in accordance with the laws and regulations of their respective countries. Whereas this MOU shall not constitute a binding agreement, any difference which may arise from its interpretation or application shall be resolved jointly among the Parties. Neither Party shall make any public announcement regarding the detailed terms of this MOU without the prior written consent of the other Party. This MOU may be terminated with a one month written notice given to either party and consented by mutual agreement.
  11. Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa safar shaqo ugu amba baxay maanta Dalka Turkiga Inta uusan dhoofin garoonka diyaaraddaha Aadan Cade, ayuu shir jaraa’id ku qabtay, kuna faaf-faahiyey arrimo badan waxa uuna carabka ku adkeeyay in shirka Dhuusamareeb ku qabsoomi doonno waqtigii lagu ballamay. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Madaxda Dowladda Fadaraalka, iyo Dowladaha xubnaha ka ah, doorkii wacnaa oo ay ka qaateen qabsoomida shirarkii hore isagoona ku baaqay in shirka 15 Agoostana si mugleh looga soo qeyb-galo una rejeeyey inuu ku dhammaado guul iyo is afgarad. Halkan Ka Eeg Sawiradda Safarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoor Qoor Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. A 40-year-old man was sentenced Tuesday to 40 years in prison for intentionally running over 15-year-old Somali student outside a Kansas City mosque. Source: Hiiraan Online
  13. MOGADISHU (HOL) - A military court court in Mogadishu has quashed charges against a local radio journalist accused of murder and affiliation to the outlawed militant group Al-Shabaab. Source: Hiiraan Online
  14. Dhakhtarad caan ka aheyd Geyiga Soomaalida oo geeriyootay+Gudoomiye Cirro oo Dhambaal Tacsi ah u diray Allaha u naxariistee waxaa saaka magaalada Muqdisho ku geeriyootay Drs Xaawa Cabdi Dhiblaawe oo aheyd dhakhtar caan ka aheyd guud ahaan gayiga Soomaaliya Dhakhtarada ayaa la sheegay in ay u geeriyootay saakay xanuun deg deg ah oo xalay kusoo booday, waxaana geerida dhakhtarada aad uga naxay dad badan oo Soomaaliya oo aqoon badan u lahaa . Geerida Drs Xaawo Cabdi waxaa ka tacsiyadeeyay dad badan oo isugu jira masuuliyiin, siyaasiyiin, dhakhaatiir iyo dad kale oo bulshada Soomaaliyeed magac iyo maamuus ku leh. Drs Xaawo Cabdi ayaa aheyd dhakhtarad dadka Soomaaliyeed u soo shaqeysay xiliyo adag oo baahi badan loo qabay, waxa ayna laheyd isbitaal weyn oo kuyaala inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye , waxayna mudooyinkii dambe ku shaqeynaysay Muqdisho markii ay tahli kari weyday inay Cusbitaalkeeda ku shaqeyso arrimo nabadgelyo darteed. Waxa aan tacsi la wadaagayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan geerida naxdinta leh ee ku timid AHU Dr Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo maanta xaqii u yimid, si gaar ah waxa aan ugu tacsiyadeynayaa ubadkeedii ee qoyska Reer Waqaf ee Dr Aamina & Dr Deeqa. Alle ha u naxariisto. pic.twitter.com/mEfStsy36E — Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) August 5, 2020 Qaran News
  15. (SLT-Qaahira)-Xiisadda Itoobiya iyo Masar oo rajo laga qabay in xal loo helo ayaa mar kale xaalad cabsi ah waajaheysa kadib markii lagu kala tegay shir shalay dhacay, oo xal loogu raadinayey biyo-xidheenka ay Itoobiya ka sameyneyso webiga Nile. Wada-hadalladaasi oo la filayay inay waddo cusub u jeexaan muranka ka dhex aloosan Itoobiya iyo Masar ayaa xiisad hor leh dhaliyay, kadib markii ay dhinacyadu isku fahmi waayeen ajendihii wada-hadalka. Masar ayaa salaasadii ku baaqday in la joojiyo wada-hadallada, halka Sudan ay ka baxday iyada oo sheegtay in Ethiopia ay ku adkeysatay inay wada-hadallada ku xidhay in dib looga xaajoodo heshiis ku saabsan wadaagga biyaha webiga Nile ee Bulugga. Dhinacyada ayaa kala adeegsanaya heshiisyo af-garad oo ku saabsan webiga, kuwaasi oo ku kala taariikheysnaa 1929, 1959-kii iyo 2010-kii. Masar iyo Sudan oo isku dhinac ah ayaa adeegsaday ‘xuquuq taariikhi ah’ oo la xidhiidha webiga oo ay u damaanad qaadeen axdiyo la saxiixay 1929-kii iyo 1959-kii, halka ay Itoobiyana wadatay heshiis ay 2010 la gashay lix ka mid ah dalalka uu webiga maro. Heshiiskaasi Itoobiya ayaa waxa hore u qaadacay Masar iyo Sudan, midaasi oo dab kusii qabatay xiisada webiga oo maalmihii u dambeeyay u muuqatay mid soo qaboobeysa. Masar iyo Sudan ayaa dowladda Itoobiya ku eedeynaya inaysan diyaar u aheyn in xal waara laga gaadho muranka webiga oo muddo badan soo jiitamayay, isla markaana ay badashay ajendihii kulankaasi. Wada-hadaladaasi oo u socday wasaaradaha waraabka iyo biyaha ee dowladaha Itoobiya, Masar iyo Sudan ayaa gebi ahaanba sii socon doonin, maadama Masar iyo Sudan ay ku hanjabeen inay ka bixi doonaan. Xiisada Itoobiya iyo Masar ayaa maalmahan la filayay inay degto kadib kulamada bilowday, hase yeeshe waxay u muuqata mid uga sii dartay xiisada ka taagneyd webiga Nile-ka. Source
  16. Muqdisho (Caasimadda Online) – Laba sano kadib waxaa maanta dib loo furay Hotel Saxafi International oo ay weeraro iyo qaraxyo ka dhacay sababeen inuu mudadaas xirnaado, waxaase loo sameeyay maanta xaflad furitaan oo si heer sare ah loo soo agaasimay. Xafladii furitaanka ee maanta oo ka dhacday hoolka shirarka ee Hotelka waxaa kasoo qeyb galay xubno ka kala socday labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka, wasiiro, masuuliyiinta dagmada Wadajir, xubno ka tirsan rugta ganacsiga Soomaaliyeed, qaar ka mid ah ganacsatada gobolka Banaadir iyo marti sharaf kale oo aqbalay casuumadii ay fidiyeen madaxda Hotel Saxafi. Xubnahii kasoo qeyb galay xafladda furitaanka ayaa si gaar-gaar ah ugu mahad celiyay ganacsatada isku xilqaamay iney dib u furaan Hotel Saxafi International. Xubnahii fursadda u helay iney ka hadlaan xafladda waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaaa oo mahad celin ballaaran u jeediyay maamulka Hotel-ka, wuxuuna carabka ku dhuftay in hotel-ka ay rag badan ku waayeen, sidoo kalana ay dib u dhiskaan daliil u tahay sida ay bulshada reer Muqdisho uga quusan iney qurxiyaan wadankooda. Xildhibaanka wuxuu si guud u amaanay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan ganacsatada oo mar walba isku daya iney soo banaan dhigaan bilicda dalka, isagoo dowladda ugu baaqay iney ganacsatada gacan weyn ka siiso soo kabashada hadii dhib gaaro. Dhinaca kale gudoomiyaha cusub ee dagmada Wadajir oo uu hotel-ka ku yaalo ayaa mahad celintiisa kadib si gaar ah ugu amaanay ganacsatada sida ay xil isaga saareen qurxinta dagmada uu hogaamiyo, wuxuuna ugu dambeyntii tacsi u diray dadkii hotel-ka ay dhibaatada ku gaartay. Cabdikariim Maxamuud Gabeyre oo ah gudoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa isna ka hadlay kaas oo sheegay in dal walba ay adduunka ka gadi karaan ganacsatada, wuxuuna rajeeyay in ganacstada kale ay maalgalin ku sameyn doonaan dalka si loo dareemo quruxdiisa. Waxaa kaloo meesha ka hadlay Sh. Cabdiweli Muuse oo ah gudoomiyaha bangiyada ganacsiga iyo xawaaladleyda kaas oo khudbadiisii kusoo koobay oo kaliya mahad celin la xiriirta ganacsatada isku xilqaamay iney dib u taagaan hotel qiimo ku leh bulshada Soomaalida. Ugu dambeyntiina Siyaad Xaashi Maxamed oo ku hadlayay afka madaxda hotel-ka ayaa qof walba oo kasoo qeybgashay xafladda furitaanka isla markaana aqbashay casuumaadooda uga mahad celiyay wakhti siintooda iyo sharafta ay ugu yimaadeen.
  17. MOGADISHU (HOL) - At least five government soldiers have been killed and several others sustained injuries after al-Shabaab attacked a Somali military base in southern Somalia. Source: Hiiraan Online
  18. (SLT-Sheekh)-Saddex qof ayaa illaa inta imika la xaqiijiyay ku geeriyooday, halka tirro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen Shil gaadhi oo barqanimdii Maanta ka dhacay inta u dhexeeysa Magaalooyinka Berbera iyo Burco gaar ahaan Buurta Sheekh. Shilkaas ayaa waxaa uu yimid, kadib markii gaadhi Bas oo ay leedahay Shirkad kamid ah Shirkadaha qaada dadweynaha ee u kala goosha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Maamul Goboleedka Soomaaliya ee Puntland uu rogmaday, xili uu ku socday xawaare sare. Dad shacab ah ayaa gurmad xoogan u sameeyay dadkii waxyeeladu kasoo gaadhay shilkaas, waxaana gaadhiga xiligii uu rogmanayay saarnaa dad badan, iyadoo halkaas ay ku geeriyoodeen Saddex kamid ah dadkii gaadhigaasi saarnaa. Dadkii dhaawacyadu soo gaadheen ayaa waxaa durba loola cararay Cisbitaalka Guud ee ku taalla Magaalada Berbera, si xaaladooda caafimaad loogu dabiibo. Shilalka noocan oo kale ah ayaa ku soo badanayay sannadihii ugu dambeeyay Somaliland, waxaana shilal hore u dhacay ku geeryooday dad fara badan, halka tiro kalena dhaawacyo kala duwan ay kasoo gaadheen, Halkan hoose ka DAAWO Source
  19. Sawirro Argagax leh: Burburka iyo murugada Beyruud qaraxa ka dib Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa gebi ahaanba baaba’day. Beyruut, caasimadda lubnaan, ayaa wada saameyay qarax aad u weyn kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 100 qof. Wuxuuna sababay dhaawaca kumannaan qof oo daafaha magaalada ku kala faafsan. Waxaa jiro warar sheegaya in qaraxa laga dareeyay meelo boqollaal kilo-mitir u jira ee illaa Qubrus. Saraakiisha waxay sheegeen in qaraxa uu ka dhashay kumannaan tan oo ah kiimikada ammonium nitrate, oo muddo lix sano ah ku keydsanayd baqaar ku yaalla dekadda. Ma cadda waxa sababay in kiimikadaas ay qaraxa sameyso. magaalada oo dhan waa gilgilay qaraxa. Wuxuu qaraxa burburiyay guryo iyo xarumo ganacsi oo badan Dhismeyaasha waxaa wada saameeyay qaraxa Qaraxa wuxuu dhacay xilli ay Lubnaan la dhibateysan tahay dhaqaale xumo iyo cudurka coronavirus. Sida la sheegay, isbitaallada waxaa buux-dhaafiyay dhaawaca. Nin xambaarsan gabar qaraxa ku dhaawacantay. Jidadka magaalada waxaa ka jiray jahwareer iyo argagax, waxyar ka dib markii qaraxa uu dhacay. Qaran News
  20. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka mid ahayd hormuudka samefalayaasha Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa xusay muddadii dheerayd ee Dr. Xaawo Cabdi ay u adeegaysay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada nugul iyada oo daadaal muuqda gelisay samatabixintooda wakhtiyadii adkaa ee uu dalku soo maray. “Alle ha u naxariistee Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe waxa ay baal dahab ah kaga jirtaa sooyaalka dalkeenna, maadaama ay si isxilqaan ah muddo badan ugu adeegaysay dadkeenna danyarta ah, saameyn wanaagsanna ay ku yeelatay nolasha kumannaan qoys oo Soomaaliyeed, taas oo muujineysa hammiga iyo himilada ay u qabtay horumarinta dalkeeda iyo dadkeeda.” Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Marxuumadda Alle u weydiiyey in uu hoygeeda ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskeeda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has extended his deepest condolences to the public at large and in particular the family of Dr. Hawa Abdi who died in Mogadishu today. “Hooyo (Dr.) Hawa Abdi is an irreplaceable icon. This nation is proud of your legacy for mothers and infants, for your selflessness, for all the lives you saved and for ensuring you served Somalia in the least way you could. We cherish you forever. Innalillahi Wainaileyhi raji’un,” Farmajo tweeted. Dr. Hawa Abdi was a renowned human rights activist, medical doctor, and philanthropist who contributed to the country’s health sector as she built a hospital during the conflict. Tributes poured into the death of Dr. Hawa Abdi. Former PM Hassan Ali Khaire and other political leaders described the late doctor as a patriot who stood up for the poor during the difficult times. View the full article
  22. The Kenyan military said Tuesday it has launched investigations into circumstances in which its helicopter crashed in southern Somalia on Monday evening when ten of its troops were injured. Zipporah Kioko, Kenya Defense Forces(KDF) spokesperson said a KDF aircraft model was on routine duties when it crash-landed at the Dhobley airstrip. “All the ten military personnel on board the aircraft are at the Defense Forces Memorial Hospital in Nairobi in stable condition,” Kioko said in a statement issued from Nairobi. “An investigation team is in Dhobley to establish the cause of the crash,” she added. Sources in Somalia said some of the injured soldiers were transferred to Nairobi while others were moved to the African Union Mission in Somalia (AMISOM) hospital in Mogadishu. The helicopter is reported to have been on a return trip after delivering supplies to the soldiers who are part of AMISOM based in Lower Juba region near the Kenyan border. There was no immediate comment from the AU mission. About 4,000 Kenyan soldiers are serving under the AMISOM and are responsible for sector 2 comprising Lower and Middle Juba. The latest incident is the third this year after a civilian plane registered as 5Y-VVU, operated by Kenya’s Bluebird Aviation, crashed on July 14 during landing at Ugaas Khalif Airport in Beledweyne town in Hiiraan region of central Somalia. Abdirahman Riyale, Sector 4 Commander of Djibouti Army under AMISOM said then that three crew members aboard the plane which was carrying food aid from Djibouti, were rescued while the food aid burnt down. On May 4, a Kenyan plane carrying health supplies was mistakenly shot down by Ethiopian troops on May 4, killing six people on board. View the full article