Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Denmark’s second city Aarhus is emerging as an outbreak area as coronavirus cases in the country begin to creep upwards. But no particular event – or group – can be blamed for the outbreak, according to an expert. Source: Hiiraan Online
  2. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Subax-07082020.mp3 View the full article
  3. As the only legislator in the United States Congress who came from one of the countries on President Trump’s travel ban list, Representative Ilhan Omar has made it a personal crusade to undo the policy. Source: Hiiraan Online
  4. MINNEAPOLIS, MN — Minnesota's largest newspaper surprised readers Wednesday when its editorial board decided to endorse Antone Melton-Meaux for Minnesota’s Fifth Congressional District over Rep. Ilhan Omar, who is finishing up her first term in Congress. Source: Hiiraan Online
  5. TORONTO -- The crown prince of Saudi Arabia sent a hit squad to Canada in an effort to hunt down and kill a former top intelligence official who knows too much, a civil suit filed Thursday in court in the United States asserts. Source: Hiiraan Online
  6. The boys from Go Be More podcast chat with FIVE TIME Olympian Abdi Abdirahman about his amazing life and career. Source: Hiiraan Online
  7. “IT’S BEEN hectic,” says Thabo Nko, an undertaker in Soweto, a township on the outskirts of Johannesburg. Before the pandemic he would do two or three burials in a week. These days he is doing about 20. The nearest public cemeteries are full, so he has to bury some corpses 50km away. Source: Hiiraan Online
  8. New York Attorney General Letitia James on Thursday announced that the state is seeking to dissolve the National Rifle Association in a lawsuit that accuses the leadership of the flagging nonprofit of diverting millions of dollars for their own personal use. Source: Hiiraan Online
  9. MOGADISHU (Xinhua) -- Somali National Army (SNA) on Wednesday killed 17 al-Shabab militants and injured 23 others in a fierce fight in the outskirts of Baidoa town in the southern region of Bay, a military officer confirmed on Thursday. Source: Hiiraan Online
  10. Ethiopia, the U.S. and the EU have brokered surprise talks between the Somalia and Somaliland administrations, which are historically opposed, though progress has stalled while both sides prepare for elections. The parties should cooperate on technical issues, pending a shot at deeper dialogue. Source: Hiiraan Online
  11. Qorsho, the first Somali American educator to receive the prestigious honor, was selected out of 134 nominees. The principal at Gideon Pond Elementary School in Burnsville, where Qorsho taught fifth grade the last two years, described her as a “game-changing educator.” Source: Hiiraan Online
  12. The lira has lost some 18 percent of its value against the US dollar this year, despite greenback weakness. Source: Hiiraan Online
  13. Flash floods caused by seasonal rains have affected about 191,800 people in Somalia since May and July, causing a humanitarian crisis in the regions affected, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said on Thursday. Source: Hiiraan Online
  14. The orders against TikTok owner ByteDance and WeChat come after a week of political threats Source: Hiiraan Online
  15. Sii hayaha wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaallka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa kulan Khadka Muuqalka kula qaatay xubno ka tirsan hay’addaha lacagta Aduunka ee IMF iyo World Bank, kuwaas oo ay ka wada-hadleen saameynta covid-19 uu ku yeeshay dhaqaalaha Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ,ayaa sheegay in shirka ay soo qaban qaabiyeen hay’addha IMF iyo World Banka sidoo kale ay ka qeyb-galeen wasiiradda Maaliyadda ee Qaaradda, islamarkaana xoogga lagu saaray sidii qaaradda ay isaga kaashan laheyd ka hortagga saameynta uu ku yeshay dhaqaalaha Africa covid-19. “ Waxa aan ka qeyb galay shir ay wadajir u soo qaban qaabiyeen IMF iyo World Bank, isla markaana ay ka soo qeyb galeen Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika.oo aan ka wada hadalnay sidii aan isaga kaashan laheyn saameynta uu qaaradda ku yeeshay xanuunka Covid-19.” Ayuu yiri sii hayaha wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya. Ugu dambeyn, sii hayaha wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa waxa aan uga mahadcelinayay labada hey’adood sida ay had iyo jeer noo garab taagan yihiin dowladda Federaalka. PUNTLAND POST The post Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la shiray Madaxda IMF iyo World Bank appeared first on Puntland Post.
  16. Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo kooxdii khaarajisay Jamal khashuqji u diray Canada si ay u soo khaarajiyaan Sarkaal Ruug-cadaaya oo Sirdoonka Sacuudiga hore uga tirsanaa Sacad al-Jabri (Sawirka Goobaaninta la geliyay) ayaa sanadkii 2015 waxaa London kusoo dhaweysay Theresa May (midig) oo ahayd xoghayaha arimaha gudaha UK. Dhaxal sugaha Sacuudi Carabiya, Maxamed bin Salmaan, ayaa lagu eedeeyay inuu koox dadka khaarajisa u diray dalka Canada, si ay u soo dilaan sarkaal hore oo ka tirsanaan jiray sirdoonka dalkiisa. Qorshaha fashilmay ee lagu dili lahaa Sacad al-Jabri ayaa ku soo beegmay waxyar uun kadib dilkii weriye Jamal Khashoggi loogu geystay Turkiga, sida lagu sheegay dukumiinti loo gudbiyay maxkamad ku taal Maraykanka. Mr Jabri, oo ah rugcadaa u soo shaqeeyay dowladda Sacuudiga ayaa saddex sano ka hor u baxsaday dalka dibeddiisa. Tan iyo waagaana waxaa si khaas ah loogu ilaalinayay magaalada Toronto. Qorshaha ayaa sida la sheegay fashilmay kadib markii ay ciidanka ilaalada xuduudaha Canada ka shakiyeen kooxda dilka fulin rabtay xilli ay ka soo degi rabeen garoonka caalamiga ah ee Toronto Pearson, sida lagu sheegay dukumiintiga maxkamadda. Mr Jabri oo 61 jir ah ayaa u dhexeyn jiray sirdoonka reer Galbeedka iyo kan Sacuudiga. Xog xasaasi ah oo ku saabsan ‘dilkii Jamaal Khaashuqji’ oo lasoo bandhigay Maxaa lagu sheegay dacwadda? Dacwadda oo ka kooban 106 bog oo aan la xaqiijin, loona gudbiyay maxkamad ku taal Washington DC, ayaa ku eedeysay dhaxal sugaha isku-dayga dilka Mr Jabri si loo aamusiyo. Mr Jabri ayaa sheegay in arintaasi ay salka ku hayso “xog xasaasi ah” oo gacanta ugu jirto awgeed. Dukumiintiga maxkamadda loo gudbiyay ayaa lagu sheegay in xogtaasi ay ku jiraan eedeymo musuq-maasuq iyo macluumaadka koox calooshood u shaqeystayaal ah oo si toos ah u hoos yimaada bin Salmaan, laguna magacaabo “kooxda Shabeelka.” Xubno ka tirsan kooxdaasi ayaa ku lug lahaa dilkii weriye Khashoggi oo lagu dhex dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istabul sanadkii 2018, sida lagu sheegay warqadaha maxkamadda. Haweeneydii Khashoggi u doonayd oo goobtii lagu dilay cadaalad ku dalbatay Sacad al-Jabri ayaa sanadkii 2017 ka soo baxsaday Sacuudi Carabiya oo xilligaasi hawlgal ballaaran uu ka waday Maxamed bin Salmaan, waxaana uu gaaray dalka Canada. Waxa uu sheegay in dhaxal sugaha oo dedaal badan ku bixiyay sidii loogu celin lahaa Sacuudiga, oo xitaa uu u soo diray farriimo khaas ah, ayna kamid tahay mid uu ku leeyahay “Waxaa dhab ah in ay gacanteenna kusoo gaari doonto”. Mr Jabri waxa uu sheegay in wax ka yar laba todobaad kadib dilkii Khashoggi, kooxdaasi “Shabeelka” ay u safreen Canada si ay isaga u soo dilaan. XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS Qoraalka sawirka,Maxamed bin Salmaan ayaa loo arkaa inuu yahay ninka ay ka go’do talada Sacuudiga Warqadaha maxkamadda ayaa lagu sheegay in kooxdaasi ay wateen laba boorso iyo qalabka forensic-ga ee loo adeegsado baarista dembiyada. Hase yeeshee, ciidanka ilaalada xuduudaha Canada ayaa “durbadiiba ka shakiyay” kooxdaasi, kadibna dib u celiyay markii ay waraysi la yeesheen, sida lagu sheegay dukumiintiga. Dowladda Sacuudiga ayaan ka jawaabin codsi ah inay wax ka tiraahdo eedeymaha loo jeediyay. Wasiirka Canada u qaabilsan badqabka bulshada, Bill Blair, ayaa sheegay in aanu ka hadli karin kiis gaar ah, balse ay dowladdiisu “ka warqabto dhacdooyin ay dalal shisheeye isugu dayeen inay dabagal iyo cagajugleyn ku sameeyaan muwaadiniin Canada u dhalatay iyo dad dalkaasi ku nool.” Waxa uu intaa ku daray in laamaha ammaanka ee dalkiisa ay u diyaarsan yihiin difaaca shacabkooda iyo dadka martida u ah. Bishii May, BBC-da ayaa tebisay in carruurta Mr Jabri ay “la haystayaal yihiin” sida uu sheegay wiilkiisa curadka ah, Khalid. Waa kuma Sacad al-Jabri? Muddo sanado ah, waxa uu gacanta midig u ahaa Amiir Maxamed bin Nayef, oo loo tiiriyo jebinta kacdoonkii ay Al-Qaacida ka bilowday Sacuudiga sanadihii 2000. Waxa uu sido kale udub dhexaad u ahaa guud ahaan xiriirka Sacuudiga kala dhexeeya laamaha sirdoonka “Five Eyes” (ee ay leeyihiin dalalka Maraykanka, UK, Canada, Australia, New Zealand). Ninkan oo ah mid af-gaaban, shahaadada PhD ee culuunta garaadka macmalka ahna ka qaatay jaamacadda Edinburgh, ayaa mar kamid ahaa golaha wasiiradda Sacuudiga, waxaana uu darajada korneylka ka gaaray wasaaradda arimaha gudaha. Balse sanadkii 2015 ayay wax kasta isbedaleen. Waxaa geeriyooday Boqor Cabdalla, waxaana xukunka la wareegay walaalkii Salmaan, kaasoo wiilkiisa da’da yar ee Maxamed bin Salmaan u magacaabay wasiirka gaashaandhigga. Sanadkii 2017, Maxamed bin Salmaan ayaa ku guulaystay inuu afgembi aan dhiig ku daadan ku noqdo dhaxal sugaha, arintaasi oo uu aabihii la ogaa. Waxa uu meesha ka saaray Amiir Maxamed bin Nayef oo lahaa dhaxaltooyada. Amiirkaasi ayaa hadda xiran, hantidiisana lala wareegay, halka dadkii u shaqeyn jiray laga qaaday xilalkii ay hayeen. Mr Jabri ayaa markaa kadib u baxsaday Canada. Qaran News
  17. Muqdisho (Caasimada Online)-Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba-gabeeyey shir wadatashi iyo is-cafis ah oo beelaha Mudullood uga socday seddaxdii maalmood ee lasoo dhaafay, waxaana war-murtiyeedkii laga soo saaray looga hadlay dhinacyada amniga, siyaasadda iyo arrimaha Bulshada. Qodobka koowaad oo ah kan ugu xasaasisan waxaa looga hadlay arrimaha amniga gobollada ay beeshu degto iyo mustaqbalka xasiloonida guud ahaan dalka. Waxaana baaq deg deh ah loogu diray dhinacyada dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo AMISOM. “Beel-weynta Mudullood waxay ka dalbaneysaa dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo AMISOM in si deg deg ah loo xoreeyo deegaanada ay beeshu degto oo mudo dheer ay nabad diidku ku habsadeen” ayaa lagu yiri nuqul ka mid ah qodobkaas. Sidoo kale war-murtiyeedkan waxay beesha Mudullood ku balan qaaday “In si mudleh ay gacan uga geysaneyso xoreynta deeganadeeda iyo sidii loo gaarsiin lahaa dowladnimo.” Qoraalkan ka soo baxay beel-weynta Mudullood waxaa lagu sheegay in xilligan ay xad-gudubyo culus ka dhex jiraan hey’adaha dowladda Soomaaliya, gaar ahaan hey’adaha ammaanka iyo garsoorka, waxayna dalbatay beeshu in lasoo afjaro xadgudubyadaas. Sidoo kale qodobkan waxay beelaha Mudullood uga digeen in ciidamo shisheeye oo aan sharciyad u heysan dalka lasoo geliyo. “Shirku waxa uu ka digayaa in lasoo geliyo dalka ciidamo shisheeye oo aan heysan sharciyad kana tirsaneyn AMISOM” ayaa lagu yiri. Waxaa xusid mudan in ciidamo aan shirciyad u heysan oo aan ka tirsaneyn howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ay qeybo ka mid ah gobollada dalka ku suganyihiin, kuwaas oo ka socda dowladda Itoobiya. 4-tii bishii May ee sanadkan diyaarad ku dhacday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaa la sheegay inay soo ridisteeda qirteen ciidamo ka socda dowladda Itoobiya oo aan qeyb ka aheyn AMISOM, kuwaas oo weli ku sugan Bardaale, sidoo kale magaalooyin dhawr ah ayey ciidamadaas aan sharciyeysneyn ka joogaan gobollada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Hoggaanka dowladda Soomaaliya oo gacan saar dhow la leh hoggaanka dowladda Itoobiya, ayaa marar badan wax laga weydiiyey ciidamadaas sida aan sharciga waafaqsaneyn dalka ku jooga, balse ma cadeyn weli baahida keentay, kamana saarin.
  18. Donald Trump oo xeer madaxweyne kasoo saaray arrinta TikTok, 45 cashona u qabtay Madaxweynaha Mareykanka ayaa xeer madaxweyne kasoo saaray aaladda teknolojiyada TikTok ee asal ahaan laga leeyahay dalkaasi Shinaha, waxaana uu u qabtay 45 caso oo ay shirkaddaasi uga qalab-guraneyso Mareykanka. Waxa uu sheegay madaxweynaha in sida keliya ee ay shirkaddaasi ku bad-baadi karto ay tahay in ay iibsato shirkad mareykan ah. Trump ayaa ku tilmaamay shirkaddaasi mid khatar ku ah amniga Mareykanka. 45-kaas casho ee la siiyay kadib waxaa laga saari doonaa App-ka TikTik suuqyada gudaha Mareykanka sida App Store iyo Googles Play Store. Hilary McQuaide oo ah afhayeen u hadlay TikTok ayaa warbaahinta u sheegay in ay akhri doonaan xeerka madaxweyne islamarkaana ay war kasoo saari doonaan. ” – TikTok, waxaa ay u suuro gelineysaa xukuumadda komuniistaha ah ee Shiinaha in ay la socdaan xogta iyo dhaq-dhaqaaqa shacabka iyo shaqaalaha dowladda Mareykanka. Sidoo kale waxa ay u sahleysaa in ay basaasaan shirkadaha ayna dhacaan”, ayaa ka mid ah qoraallada ku qoran xeerka madaxweyne ee uu Trump kasoo saaray TikTok. Tik-Tok ayaa waxaa iskaleh shirkadda ByteDance. Xeerkan madaxweyne ayaa soo baxay kaddib digniino dhowr ah oo ay dowladda Mareykanka u jeedisay shirkaddaasi, oo ay uga digeyso in ay ka mamnuucayaan Mareykanka. Qaran News
  19. Kenya oo shaacisay in Dawlada Somalia u fasaxday Qaadkii la keeni jiray Soomaaliya Balse shuruudo adag ku xidhay Guddoomiyaha Beeralayda Qaadka Miraa ee dalka Kenya ayaa shaaciyey in heshiis lagu fasaxayo qaadkii loo dhoofin jiray Somalia ay la galeen dowlada federaalka. Shir jaraa’id oo uu qabtay Gudoomiyaha ayuu ku sheegay in 8-da bishan oo ku beegan maalinta Sabtida dib loo fasaxayo Qaadkii la geyn jiray Somalia sida uu qorayo heshiiska Qodobada lagu heshiiyey ayuu sheegay iney ka mid yihiin:- 1- In la kordhiyo canshuurta laga qaado qaadka Somalia lagana dhigo 1-kg ($-3.5) halka horey looga qaadi jiray ($-1) 2-In dadka qaadka iibiya ay kala fogaadaan 2 mitir. 3-In dadka Qaadka ka shaqeeya ay xirtaan dhar ilaalin ah sida waji xirka iyo galoofisyada la gashado gacmaha iyo qodobo kale oo la xiriira ka hor taga cudurka Coronavirus. Dowlada Somalia ayaan illaa hadda ka hadlin hadalka ka soo yeeray Guddoomiyaha Beeralayda Qaadka Miraa ee dalka Kenya. Golaha Wasiirada DF ayaa dhowaan fasaxay in dib loo bilaabo duulimaadyada caalamiga ah oo la hakiyey tan iyo markii uu caalamka ku faafay cudurka Coronavirus, waxayna DF sheegtay in qaadku uusan ku jirin duulimaadyada la fasaxay. Shan bilood ka hor ayey markii DF ay joojisay dayuuradihii qaadka Kenya, waxaana tan iyo xiligaas qaab suuq madow loo soo geliyaa qaadka magaalada Muqdisho, iyadoo lagu keeno doonyo, qiimo kii hore ka qaalisan ayaana lagu kala iibsadaa. Qaran News
  20. Farmaajo oo lagu eedeeyay inuu ka Cago-jiidayo inuu saxeexo sharciga hanti-dhowrka Somalia+Xeelada & Damaca haya Madaxweyne Farmaajo ayaa weli si rasmi ah u saxiixin sharciga madaxa-banaanida hanti-dhowrka qaran, kadib markii uu gadaal dhigtay qeybo sharciyo badan oo aheyd inuu qalinka ku duugo. Madaxweynaha ayaa saxiixay 11-kamid sharciga, halka oo uusan weli saxiixin midka hanti-dhowrka qaranka oo kamid ah 21-sharci oo uu meel mariyay baarlamaanka dalku. Farmaajo ayaa sharcigaasi ugu dhagan danno shaqsiyeed, xili uu rabo inuu go’aanka kama dambeyska ah ee magacaabista hantidhowrka uu noqdo mid kasoo baxa xafiiskiisa, sida uu sheegay Cabdiraxmaan Odowaa. Cabdiraxmaan Odowaa oo ah xoghayaha Madasha xisbiyada qaran ayaa madaxweynaha ku dhaliilay in ‘dano gaar ah’ uu ila hadda u saxiixi waayey sharcigaasi muhiimka ah. Sharcigaasi ayaa waxa hore u meelmeriyay xildhibaanada baarlamaanka, iyada oo uuna qeyb ka ahaa sharciyo ay meel-mariyeen, isla markaana ay u gudbiyeen madaxweyne Farmaajo. “Sharcigii ugu muhiimsanaa ee hanti-dhowrka iyo madax-banaanida hantidhowr-ka, weli muu saxiixin madaxweynuhu, wax kale maaha wuxuu rabaa in uu madaxweynuhu magacaabo” ayuu yiri Odowaa. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta badan lagu dhaliila inuusan xiliyada loo baahna meel-marin sharciyada muhiimka ah ay soo ansixiyeen baarlamaanku ee ay u gudbiyaan. Qaran News
  21. Wiilal Qori AK 47 ah la galay Beer Raaxo oo uu M/weyne Trump leeyahay Sawir muujinaya beerta nasashada ee Mar-a-Lago, oo uu madaxweyne Trump ku leeyahay Florida Saddex dhallinyaro ah ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii ay gudaha u galeen beerta nasashda ee uu Madaxweyne Donald Trump ku leeyahay gobolka Florida, iyagoo markaas watay qori noociisu yahay AK47, rasaasna ay ku jirtay. Waxaa lagu soo warramay in wiilashan aysan ka waqrabin in goobta ay hubka la galeen uu leeyahay Madaxweynaha Mareykanka. Waxay isku dayayeen inay ka baxsadaan booliska oo markaas eryanayay. Howlgalka lagu eryanayay ayaa billowday kaddib markii booliska ka howl gala xeebta Palm ay damceen inay baadhitaan ku sameeyaan gaadhi ay wateen dhallinyaradan oo yaallay meel u dhow goobta uu madaxweynaha leeyahay, oo lagu magacaabo Mar-a-Lago club. Wiilashan, oo dhammaantood ay da’dooda tahay 15 sano, ayaa ka booday darbi, xilliga ay booliska ka cararayeen, markii dambena waxaa la soo qabtay iyagoo ku dhuumanaya beerta nasashada ee madaxweynaha. Mr Trump xilligaas ma uusan ku sugneyn halkaas, beerta nasashadana hadda way iska xidhan tahay. Afhayeen u hadlay booliska, oo lagu magacaabo Michael Ogrodnick, ayaa wakaaladda wararka ee AP u sheegay in gaadhiga wiilasha markii ugu horreysay lagu arkay isagoo yaalla meel qiyaastii saddex kiilo mitir u jirta beerta, markii loo soo dhawaadayna ay carareen. Markii dambena, wiilashii baxsanayay waxay arkeen boolis kale oo waddada hor marta beerta ku baadhaya gawaadhida, waxayna si khaldan ugu maleeyeen inuu yahay dabin iyaga loo dhigay. Sida ay booliska ku sheegeen warbixintooda, waxay durbadiiba ka boodeen gaadhigoodii, waxayna ku dhex carareen beerta nasashada ee Madaxweyne Trump. Waxaa lagu soo warramay inay goobtaas dhexdeeda ku tuureen boorso uu ku jiray qoriga ay wateen. Booliska ayaa sheegay in 14 rasaas ah ay ku jirtay qoriga. “Ma aysan ka war qabin meesha ay ku dhex jireen waxa ay tahay,” ayuu yidhi Mr Ogrodnick, isagoo intaas ku daray inay nasiib leeyihiin maadaama qoyska madaxweyne Trump uusan xilligaas goobta ku sugneyn. Haddii ay la kulmi lahaayeen madaxweynaha oo meeshaas ku jira waxaa toogasho ku dili lahaa ilaaladiisa sirdoonka ah. Mr Trump wuxuu isbuuc kasta u duuli jiray gobolka Florida oo ay ku taallo beerta uu ku nasto Dhallinyaradan ayaa lagu soo oogay dacwado isugu jira heysasho qori sharcidarro ah, meel aan loo fasixin oo ay u dhaceen iyagoo hubeysan iyo in ay ka madax-adeygeen xadhigga booliska. Hase yeeshee, ma jirin wax qalalaase ah oo ay sameeyeen. Eedeysaneyaashan, oo aan magacyadooda la shaacinin, ayaa lagu xidhay meel gaar ah, waxaana taliska boolisku ay go’aan ka gaadhi doonaan in loo maxkamadeeyo sida dadka waaweyn iyo inkale. Dhacdooyin badan ayaa laga soo tabiyay beerta nasashada ee Mar-a-Lago, tan iyo markii uu madaxweyne Trump xilka qabtay sanadkii 2017-kii. Waxaa ka mid ah xadhigga gabadh u dhalatay Shiinaha oo wadatay Computer iyo nin iska dhigay inuu ka tirsan yahay shaqaalaha diyaaradda helicopter-ka ah ee madaxweynaha. Qaran News
  22. Been abuurka qabsaday baraha bulshada qarixii Beyruut ka dib Qaraxa ayaa burbur weyn u gaystay dekadda Beyruut Wararka la xiriira qaraxa ka dhacay dekedda Beyruut ayaa faafintooda waxa ay bilaabatay wax yar ka dib markii u qaraxa dhacay. Inkastoo muuqaallada la baahinyay ay u badnaayeen kuwa dhab ah oo ay soo duubeen goobjoogayaal ka ag dhawaa goobta qaraxa, haddana waxaa jiray kuwa kale oo badan oo been abuur ah oo lagu wadaagayay baraha bulshada sida Twitter-ka iyo WhatsApp-ka. Waxaan halkan idin kula wadaageynaa qaar ka mid ah wararka been abuurka ah ee ilaa iyo hadda lagu faafiyay baraha bulshada. Bambo niyukliyeer ah Muqaallada la faafiyay waxaa lagu arkayay qaraxyo yar yar iyo dab kadibna waxa dhacay qarax aad u weyn, taasina waxay horseeday in la yiraahdo waxay qaraxyada ka dhaceen warshadda bululeyrka. Balse sheegashadaas waxay u muuqatay mid macquul gal ah markii hore. Balse sidoo kale waxa jirtay qoraallo barta Twitter-ka lagu soo qoray oo sheegayay in qaraxyadaasi ay ka dhaseen bambaano niyukliyeer ah iyagoo tusaalo u soo qaadanayo qiiqa cad ee hawada galay markii uu qaraxa dhacay. Qoraal la soo dhigay Twitter-ka ayaa si ben ah u faafiyay inuu qaraxu ahaa bambaano Bartaasi lagu soo qoray arrintaas ayaa waxa ku xiran boqol kun oo qof waxayna taasi keentay in dad badan ay sii faafiyaan. Qoraalkaasi ayaa markii damba la tirtiray. Balse khubaro ku xeel dheer hubka waxay sheegeen in qiiqa cad ee hawada galay uusan gaar u ahayn nukliyeerka, hadii uu nukliyeer ahaan lahaana uu jiri lahaa kuleyl baahsan oo dadka ay ku guban lahaayeen. *Bom ama weerar madfac * War kale oo been abuur ah oo la sii faafiyay ayaa haa in qaraxa uu ka dahshay weerar bomka niyuukliyeerka ah oo ay soo tuureen Mareykanka, Israail ama ururka Xisbullah. Warkan waxa dadka la wadaagay qaar ka mid ah warbaahinta Iran iyo sido kale dad caan ah. Wararka kale oo an la hubin ayaa barta Facbook, Telgram la iskula wadaagayay Fariimaha ayaa lagu sheegay in qaraxaasi uu ahaa weerar ay Israail soo qaaday oo lagu bartilmaameedsanayay goo ay Xisbulaah ku keydiso hubka. Warar been abuur ah oo sheegaya in qaruxu uu ka dhashay gantaal Chloe Colliver oo ka socota machadka wadahadalada istraatijyadda ku saleysan ee ISD ayaa BBC-da u sheegtay, “waxaan aragnay warar ay kooxaha midigta fog iskula wadagaayaan onlinka iyagoo sheegaya warar aan la hubin oo ku saabsan waxyabihii ka dambeyay qaraxyadaas sida iyadoo dusha loo saaraya masuuliyadda qaraxa Israail ama waddamo kale”. Madaxda Israail iyo Lebanon wa ay beeniyeen eedeyamaha ah in Israail ay ka dambeysay dhacdadaas. Sidoo kale wararka ay kooxaha midigta fog isla wadagayaan waxaa ka mid ah in weerarka uu la xiriiro “dagaal u dhaxeeyo dowladda iyo hanaanka dhaxe ee bankiyada”. Ra’iisal wasaraha Israa’iil ma uusan tilmaamin gobtan 2018-kii Sawir laga qaaday ra’iisal wasaarahal Benjamin Natanyahu oo ka hadlayay shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay 2018 ayaa isna qabsaday baraha bulshada markaas oo la sheegay inuu tilmaamayay halkii uu qaraxa ka dhacay maalintii talaadada. Ra’iisal wasaaraha Israa’iil oo ku sugan Qaramada Midoobay 2018 Dadka qaar ee baraha bulshada isticmaala waxay sawirradaasi u soo qaateen cadeen ah in Israail ay ka dambeysay weerarka. Saawirada waa kuwa sax balse si khaldan loo isticmaalay. Mr Natanyahu halka uu tilmaamayo ayaa ah meel gebi ahaanba ka duwan halka uu hadda qaraxu ka dhacay, halkaas oo uu ku tilmaamay inay ururka Xisbullah ay hub ku qarsanayaan. Hadalkii Trump Hadal hayn kale ayaa hawada qabsatay oo ah inuu ahaa weerar wixii ka dhacy beyruut ka dib markii uu madaxweyne Trump oo shir jaraa’id qabtay ku tilmaamay inuu ahaa “weerar daran” Cilmi baaris uu sameyay machadka ISD ayuu ku ogaaday in kooxaha midigta fog ay codkiisa jarjareen si ay ugu ekeysiiyaan inuu aha weerar argagixiso. Warar la soo dhigay baraha bulshada oo si been abuur ah loogu tiiriyay Trump Qoraal lagu daabacay barta Telgramka ayaa lagu sheegay in Trump uu yiri, ” waxay u ekeyd weerar arggagixiso oo ba’an” balse hadalka saxda ah ee uu yiri wuxu ahaa ” weerar ba’an”. “Sidoo kale waxaan aragnay been abuur laga sameeyay hadalkii madaxweyne Trump ee uu qaraxaasi ugu tilmaamay weerar, taasi oo la’isla dhaxmarayay baraha bulshada 24-kii saac ee u dambeysay, waxyna taasi tusaalo u tahay khatarta ay leedahay ka fiirsasho la’aanta hadalka xilliga lagu jiro masiibooyinka.” Ayey tiri Ms Colliver. Waa xasuusin muhiim in mar walbo oo war deg deg ah uu dhaco inay badanyihin wararka been abuurka ah ama aan la hubin marka aad ayey u wanaagsantahay inaad ka fiirsato inta aadan faafinin. Qaran News
  23. Galmudug is making a historic turn in its road to peace and stability after decades of insecurity, profound form of political conflict and local tribal wars. Galmudug used to host assorted militia groups including Al-Shahab, Ahlusuna wal- Jamaica (ASWJ) Source: Hiiraan Online