Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Garoowe (Faallooyinka PP) — Sanator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud ( Faroole) iyo Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan (Juriile) ayaa Warqad Furan ku soo saaray mareegta Wardheernews. Labada siyaasi waxay beesha caalamka iyo saamileyda siyaasadda, marka laga reebo Madasha Xisbiyada Qaran, ugu baaqayaan in laga hortago qalalaasaha siyaasadeed ka dhici kara Soomaaliya. Waxay dooddooda ku saleeyeen in kalsooni kala noqoshadii Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ahayd mid sharci-darro ah. Waxay ku taliyeen in laga gudbo habka 4.5 hase ahaatee may sheegin sida looga gudbi karo. Labada siyaasi waxay si kooban u xuseen kaalintii Puntland ka soo qaadatay dib u yagleelidda hay’adaha siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed. Senator Faroole (bidix) iyo Senator Juriile waxay u qareemayaan kaalinta Maamul Federaaleedyada Faroole iyo Juriile waxay ka soo jeedaan Puntland, oo aan xiriir wanaagsan la lahayn Dowladda Federaalka Soomaaliyeed. Dhaliilaha aysan Dowladda Federaalku ilaa hadda garowshiiyo ka keenin waxaa ka mid ah sida Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay u siyaasadaysay xuquuqda waxbarashada ardayda Puntland iyadoo cuskanaysa awooddeeda ay ugu diidi karto ardayda Puntland in ay shahaadadooda ugu tartamaan deeq waxbarasho ama ku biiraan jaamacado ku yaalla dalal kale. Xiriirka Puntland iyo Dowladda Federaalka ayaa xumaaday intii Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre xilka hayay. Waa maxay sababta Faroole iyo Juriile u difaacayaan Kheyre iyaga oo og cagojuglaynta Dowladda Federaalku ku haysay ardayda Puntland muddo dheer? Puntland waxay leedahay manhaj ilaa 1994kii dusgiyadu adeegsanayeen. Siyaasadda Waxbarashada ee Puntland way ka da’weyn tahay tan Muqdisho. Haddii uu Madaxweyne Farmaajo dan siyaasadeed u arkay ka aamusidda ku xadgudubka xuquuqda ardayda Puntland, waxay ahayd inuu Ra’iisal Wasaare Kheyre ka hadlo ishortaagga hanka waxbarasho ee carruurta Puntland. Sharciga Faroole iyo Juriile ay dhowrayaan miyuusan qabanin Wasiir Cabdullaahi Goodax Barre ama Ra’iisal Wasaare Kheyre? Waa Dowladda Federaalka Soomaaliya tan ismaandhaafka kala dhexeeya Puntland u adeegsatay fursad ay carruurta Puntland ku hanjabin karto. Warqadda Furan ee Faroole iyo Juriile waxay iftiiminaysaa jabin la xiriirta ka maqnaanshaha xubno ka socda Maamul Federaaleedyada Guddiga Dib-u-eegista iyo Hirgalinta iyo Guddiga Korjoogteynta. Waxay ku doodeen in shanta Maamul Federaaleed xaq u leeyihiin inay soo magacaabaan toban xubnood ( 2 xubnood guddigiiba), sida uu qorayo Dastuurka Federaalka Ku-meelgaarka ah. Waa dood sharciyeed oo aan hore loo soo gudbinin. Hadda ka hor Faroole wuxuu soo jeediyay eed ah in Dastuurka Federaalka wax laga beddelay wadatashi la’aan 2013kii. Goorma ayay Faroole iyo Juriile ku baraarugeen jabinta dastuurka si kaalinta Maamul Federaaleedyada loo wiiqo? Waxay ka digeen in sharciyada qabyoqoraalka oo ay guddiyadaasi diyaariyaan loo gudbiyo Barlamaanka Soomaaliya. Waa sababta ay u fiicnaan lahayd in ujeeddada Warqadda Furani ku koobnaanto soo shaacbixinta waxa ay Faroole iyo Juriile u arkaan jabinta Dastuurka Federaalka. © Puntland Post, 2020 The post MAXAY KA DHIGAN TAHAY WARQADDA FURAN EE FAROOLE & JURIILE? appeared first on Puntland Post.
  2. OPINION Anarchy followed the overthrow of the Somali military regime in 1991. Since then Somali youth have been facing a lot of challenges; they have been marginalised and excluded from decision-making processes politically although decisions made by politicians affect, to large extent, the Somali youth. According to Somalia Human Development Report 2012, the majority of Somali youth believes they have a right to be educated (82%) and a right to decent employment (71%), but they feel disempowered by multiple structural barriers built into the family, institutions, local government and society at large. Added to this, there is a high unemployment rate of the Somali youth – 70%/. It should be noted that the practice of clannism affects employment opportunities of the Somali youth. Jobs are distributed on the basis of clan-based relations, not a merit. That is why some young Somalis are lured into clan militias and extremist groups. Some choose to immigrate to Europe despite risks associated with such an endeavour. The International Organization for Migration argues that, in order to tackle unemployment, the universities should play a role in equipping the youth with knowledge and skills that enable young jobseekers to find jobs in the labour market. In the case of Somalia precarious security situation is another somewhat intractable problem that impinge on how the Somali youth find jobs in their homeland. Where there is no peace, there is less opportunity for job creation. Deputy Special Representative of the UN Secretary-General to Somalia, Peter de Clercq, stated that “We have contributed so far $38 million to 18 programs that are dedicated to youth employment, youth empowerment and more youth influence in politics, and we will continue to support the youth and the government of Somalia in this very important objective.” This is a step in the right direction that needs to be complemented by the work of the Somali Federal Government and Federal Member States. The Somali political class neglects the role of the youth in nation-building. To overcome those challenges, an effort must be made to, · Get the Somali youth involved in decision-making · Prepare the youth for leadership roles · Empower the youth to become active citizens · To encourage regional and federal authorities to put youth empowerment at the centre of the development plans. It takes commitment, time and resources to bring those measures into fruition in the interest of Somalia where the youth remains a neglected generation. By Mahbub Mohamed Abdullahi The post IS THE SOMALI YOUTH A NEGLECTED GENERATION? appeared first on Puntland Post.
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog FM ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo uu weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo). Odowaa ayaa marka hore sheegay inay lama huraan tahay in doorashada Soomaaliya lagu qabto waqtigii loo asteeyey, si looga gaashaanto inuu yimaado muddo kororsi. C/raxmaan Odowaa ayaa sidoo kale shaaciyey in xilligan aysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah, loona baahan yahay in laga wada-tashado. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Farmaajo uu rabo in Madaxweyne uu sii ahaado afar sano kadib, isaga oo sharciga ku tumanayo, sida uu hadalka u dhigay. “Farmaajo wuxa uu u qaatay in isaga uu leeyahay kursiga oo loo shaqeeyo.” ayuu yiri wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya. Waxa kale oouu xusay in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) uu doonayo inuu dhisto Boqortooyo aan xilligan ka dhismi karin. “Madaxweyne Farmaajo Boqortooyo ayuu rabaa inuu dhisto, meeshaanna Boqortooya ka dhismi meyso lamana ogola, 30 beri asoo Xamar jooga oo Ameerika ka yimid ayaa la doortay, rabitaanka dadka ayaa lagu doortay, dadkii rabay mid uu been ku cabay kuwa uu dhagax u dhigay, kuwa uu albaabada ka xirtay iyo kuwa uu warkooda maqli waayey ayuu ka dhigay, laakiin ha ogaado.” ayuu markale yiri Odowaa. Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday riditaankii xukuumadda Xasan Cali Khayre, wuxuuna tilmaamay inuu wax ka ogaa Madaxweyne Farmaajo. Odowaa ayaa hoosta ka xariiqay in Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ay isku soo qabteen shirkii wada-tashiga ee dhowaan ka dhacay magaalada Dhuusamareeb. “Labada kaaba laadar waxa ay isku arkeen Dhuusamareeb Xasan Cali Khayre horta waa lagala hormaray Bistoolada intaas ayey aheyd.” ayuuu yiri Odowaa. Ugu dambeyn wuxuu aad u dhaliilay wax-qabadka dowladda Soomaaliya, isaga oo sheegay inay ka gaabisay dhammaan qodobadii laga sugayey inay wax ka qabato. “Wax aan Ma-Sawir aheyn oo laga dhaxlay majiro, sharci darro ayaa laga dhaxlay.” ayuu yiri, isaga oo ka hadlayey wax-qabadka dowladda. Hadalka wasiir hore Cabdraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku soo aadaya, iyada oo haatan lagu jiro marxalad kala guur ah iyo xaalad siyaasadeed oo ka dhalatay xil-ka qaadistii lagu sameeyey ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre.
  4. Waxaa Maanta oo Khamiis ah soo geba-gaboobay Shirka Wadatashiga iyo Iscafinta Beesha Muddulloodka, oo mudda afar maalmood ah ka socday Mawlaca Macallin Nuur ee Magaalada Muqdisho. Shirka waxaa ka qayb-galay ergo gaaraysa 5 kun oo qof, kuwaas oo ay kamid yihiin Duubabka Dhaqanka, Siyaasiyiin, Culimaa’uddiin, Ganacsato, Aqoonyahanno, Dhalinyaro, Haween iyo Marti Sharaf kale. Siyaasiyiinta Miisaanka leh ee Shirkaas ka qayb-galay, waxa kamid ah Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaarayaal hore, Xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Dalka. War-murtiyeedk ka soo baxay geba-gabadii Shirkaas, waxaa diiradda lagu saaray Arrimaha Amniga, Siyaasadda iyo Arrimaha Bulshada, kuwaas oo u badnaa iyo dalabaad ku socday Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Xisbiyada Siyaasadda. Sida ku cad Nuxurka War-murtiyeedka, Beeshu waxay ku baaqday in Kooxaha Argagixida laga xoreeyo Degaannada ay kaga sugan yihiin Dalka iyo in Doorashada Madaxtinimada Wakhtigeeda lagu qabto, waxaana ay ka digtay in Madaxda Dowladda Federaalka ay mudda kororsi sameeyaan. Hoos ka akhriso War-murtiyeedka oo dhan PUNTLAND POST The post Nuxurka War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Beesha Mudduloodka appeared first on Puntland Post.
  5. Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka socda qorshihii ugu dambeeyey ee lagu dhisayo buundada degmadaas oo muhiim u ah isku socdka dadka iyo gaadiidka. Saleebaan Muuse Cismaan oo ka mid ah howl-wadeenada wax ka dhisaya buundaasi ayaa Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho u sheegay in haatan Baardheere la geeyey qalabkii lagu dhisi lahaa buunadada isaga oo tilmaamay in markii hore ay caqabad ka heysatay sidii lagu geyn lahaa magaladaasi, sababo la xiriira amniga, balse wuxuu shaaciyey in haatan ay adeegsadeen diyaarad, taas oo ay dirtay dowladda Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dadka shacabka ah inay qaataan kaalintooda, si dib loogu dhiso buundada magaalada Baardheere. Dhismaha buundada degmada Baardheere waxaa horey lacag gaareysa 317, 000 oo dollar ugu deeqay ra’iisul wasaarihii la riday Xasan Cali Khayre, si loogu dayactiro buunadadaasi oo haatan ay dhibaato weyn ku qabaan shacabka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. View the full article
  6. Somalia has announced that it is opening licensing rounds for seven offshore oil blocks. This comes days after the Federal Government of Somalia approved the board members of the newly established Somali Petroleum Authority (SPA), which will serve to be the regulatory body of Somalia’s oil and gas industry. Somalia’s Minister of Petroleum and Mineral Resources Abdirashid M. Ahmed stated that the establishment of a regulator leadership is the first critical step of the implementation of Somalia’s petroleum law which was passed earlier this year and signed by President Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmaajo”. The Petroleum Law asserts that the regulatory body serves to design a financial and managerial system that fosters international competition and investment into Somalia’s oil and gas industry. While also ensuring the citizens of Somalia, and the Federal Member States see their fair share of oil and gas revenue based on the revenue-sharing agreement. Somalia has been plagued with civil war, drought and famine for nearly three decades, tapping into Somalia’s vast oil reserves which are estimated to be approximately 30 billion barrels would greatly contribute to the rebuilding and the development of the country’s infrastructure, security, and the economic and social sectors. Exploration for oil in the East African nation started well before the nation’s collapse in 1991. ExxonMobil and Shell previously had rights to five offshore oil blocks in Somalia and has recently renewed its previous lease agreement with the government of Somalia. Both companies have agreed to pay $1.7 million per month in rent for the leased offshore blocks. The Office of Minister of Petroleum and Mineral Resources stated that the 7 blocks which are up for bidding process are among “the most prospective areas for hydrocarbon exploration and production in Somalia” The licensing round will take place between August 4th, 2020, and March 12th, 2021. View the full article
  7. Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka codsaday madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya in baaris deg-deg ah lagu sameeyo been abuuris lagu sameeyay habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxaa lagu sheegay in guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya uu been abuur ku sameeyay Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka, gaar ahaan qodob-ka 27aad oo ah xeerka maareynta Maaliyadda Guud ee dalka oo ay wax ka bedal ku sameeyeen. “Xeerkan ma’ahan kii wax ka bedalka ay ku sameeyeen Golaha Aqalka Sare ee uu saxiixay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri war saxaafadeedka.” Halkan hoose ka aqriso: View the full article
  8. Somali government on Wednesday dismissed claims by the al-Shabab group to have killed five government soldiers during an operation in the southwest Baidoa region. The government spokesman said there were no clashes on Wednesday morning at a military base at Deynunay village 25 km south of Baidoa as claimed by the militant group. The remarks came after al-Shabab said its fighters overran a military base at Deynunay village near Baidoa killing five government soldiers including two commanders in the attack. According to al-Shabab, military vehicles were also destroyed during the fighting. The militant group has been engaging the government forces in near-daily attacks in its bid to overthrow the government. But the Somali and partner forces have intensified military operations into territory formerly controlled by al-Shabab after driving the insurgents out of Mogadishu in 2011. View the full article
  9. Lasanod (PP News Desk) — A confrence to mediate between two subclans opened earlier today at Saahdheer hamlet in Sool. The confrence is follow-up to a preliminary meeting held at Horufadhi village in July. Members of the mediation committee briefed delegates on the progress of the mediation efforts and how the two subclans are abiding by the rules agreed upon at Horufadhi several weeks ago. Garad Jama Garad Ali thanked committees for their peacemaking efforts. Representatives from the two subclans have reiterated commitment to the mediation principles and that they will accept the outcome of the confrence to solve any outstanding issues. The Horufadhi meeting bound the two subclans to stringent rules to deter renewed feuding. Both subclans honoured the Horufadhi agreement, a development that portends a satisfactory outcome once the issue of blood money gets thrashed out at Saahdheer. Garad Jama Garad Ali, who is hosting the confrence, thanked participants, the mediation committee and the committee tasked with overseeing compliance with the mediation principles for putting their peacemaking efforts. © Puntland Post, 2020 The post A PEACEMAKING CONFRENCE FOR TWO SUBCLANS OPENS AT SAAHDHEER appeared first on Puntland Post.
  10. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Duhur-060820-ff.mp3 View the full article
  11. SIYAASADA GOBOLKA GEESKA AFRICA , SOMALIA DOORASHO QOF IYO COD AHI MA KA DHICI KARTAA ? Waa su’aal aad la isku weydiinayo suurtagalnimada iyo sida loo hirgalin karo ha yeeshee bal waxa aynu ku horeyn doonaa in aynu ogaano doorashada qofka iyo codka ah ta looga jeedaa xiligan nooca ay tahay. Waxa jirta doorasho muuqaal doorasho leh oo had iyo goor laga qabto wadamada nidaamyada kalitaliska ahi ka taliyaan oo ah metelaad doorasho, waxaana ay sameeyaan in magaalooyinka meelaha xarumaha dawladaha hoose ama xarumaha dadku wada leeyihiin inta la dhigo sanaaduuq cod bixin lagu sheego in ay doorasho dhacday oo dadku codeeyeen. Waxa aan is leeyahay Somalia hadii loo jeedo doorasho qof iyo cod ahi hadii taa looga jeedo waa la sameyn karaa waanay ka dhici kartaa in loo eekaysiiyo doorasho amaba aan odhan karno doorasho ka duwan tii hore loo qaban jiray ayaa la qabtay. DOORASHO QOF IYO COD AHI WAA NOOCEE MAXAYSE U BAAHAN TAHAY ? Doorasho hal qof iyo hal cod ahi waa doorasho ka dhici karta dal dimuqaradi ah oo leh nidaamka ururada iyo axsaabta badan, isla markaana ah dal degen siyaasad ahaan iyo nabadgalyo ahaanba. Waa doorasho ka dhici karta dal dadkiisu fahamsan yihiin doorashooyinka iyo dimuqaradiyada isla markaana ay yihiin dad bisil oo ka soo gudbay marxalado badan oo ka horeeya doorashada qofka iyo codka ah ee la rabo in la hirgaliyo. Waa doorasho ka dhici karta dal ay nabadgalyadiisu sugan tahay oo aan kala xidh-xidhnayn cabsiyi aanay jirin oo dadka axsaabta ah , murashaxiinta ololaha ku jirta iyo cod bixiyayaashuba ay tagi karaan meelkasta oo dalka ka mid ah. Waa doorasho u baahan dhaqaale badan iyo wakhti ku filan oo lagu hirgaliyo nidaamkaasi maadaama oo uu yahay wax cusub oo aan hore u dhici jirin oo u baahan aqoonteeda iyo waayo aragnimada hawlahaa adag loogu badheedhayo. Waa doorasho u baahan xeeearkii doorashada ee lagu dhaqayey min goobta cod bixinta ilaa xarunta gudiga doorashada heer qaran hawlaha ka socda , doorasho lama qaban karo ilaa shuruucdeedii iyo xeerarkeegii lawada diyaariyo isla markaana xeerarkii anshaxa laga saxeexo axsaabta tartamaysa. Waa doorasho u baahan ciidamo dhisan oo hanan kara waajibaadka qaran ee ka saaran hirgalinteeda iyaga oo ku shaqeynaya xeerarka iyo shuruucda loo dejiyey doorashooyinka, inta ay doorashadu socotana la rabo in ay ka amar qaataan komishanka doorashada min goobta cod bixinta ilaa heer qaran. Waa doorasho u baahan in ay goob joog ka ahaadaan beesha caalamka , ururada bulshasa iyo dadka ka yimaada dunida dimuqaradiga ah isla markaana ay tagi karaan xarun kasta iyo goob kasta oo cod bixinta doorashadu ka dhacayso. Haddaba marka la eego xaqiiqada maanta Somalia ka jirta iyo nooca doorashada ee lagu hadaaqayo hadii looga jeedo doorashada dambe ee aan sharaxay kama hirgali karto Somalia sanado badan oo soo socda xataa marka lagu daro. Muxamed Dhimbiil Qaran News
  12. Facebook iyo Twitter oo masaxay macluumaad “khaldan” oo uu Trump daabacay Wareysiga Trump ee Fox Shirkadaha baraha bulshada ee Facebook iyo Twitter ayaa tallaaba ka qaaday madaxweynaha Mareykanka kadib markii uu baraha bulshada soo dhigay muuqaal la xiriira wareysi uu siiyay telefishenka Fox News oo uu ku sheegay “in caruurta uusan karin feyraska corona”. Facebook ayaa tirtay qeyb kamid ah muuqaalka wareysiga, waxayna arrintaas ku sababeysay marin habaabin khatar oo dhanka cudurka Covid19. Tallaabo taas lamid ah ayaa waxaa qaaday Twitter oo sheegtay inay xanibtay dhowr akoon oo lala xiriirinayo Trump, xanibadaasina ay sii jiri doonta ilaa iyo inta ay ka saarayaan macluumaadka “khaldan” ee ay soo geliyeen. Hey’adaha caafimmaadka dadweynaha ee dalka Mareykanka ayaa horay u sheegay in aysan jirin caddeymo muujinaya in caruurta ay iska difaaci karaan cudurka safmarka ah. Maxay Facebook iyo Twitter arrintan u cuskadeen? Afhayeen u hadlay shirkadda Facebook ayaa sheegay in muuqaalka “ay ku jiraan macluumaad khaldan oo dhigaya in qaar kamid ah dadka uusan ku dhici karin cudurka taas oo aan u aragno inay tahay xadgudub ka dhan ah siyaasadaha inoo degsan ee la xiriira marin habaabinta khaldan”. Waa markii ugu horeysay oo shirkadaha ugu waaweyn dhanka baraha bulshada ay hawada ka saaraan xog uu soo dhigay baraha bulshada ee madaxweynaha. Twitter ayaa sheegtay inay xanibaad kusoo rogtay akoonkan ciwaankiisu yahay @TeamTrump. Waxay sababta ku sheegeen muuqaalka wareysiga “xogta khaldan” oo ay soo dhigeen, kadibna madaxweynaha uu sii baahiyay oo uu lasii wadaagay dadka kale. Afhayeen u hadlay Twitter waxaa uu sheegay in xogtaas lasoo dhigay akoonkaas gacan saarka la leh madaxweyne Trump uu ku xadgudbay shuruucda u deegsan ee faafinta xogta khaldan, waxaana uu afhayeenka yiri ” akoonkaas waa in laga saaraa xogtaas haddii uu doonayo in markale uu wax daabaco”. Bishii lasoo dhaafay ayay ahayd markii shirkadda Twiter ay xanibtay akoon u leeyahay wiil uu dhalay madaxweyne Trump kadib markii uu bartiisa Twitter-ka ku baahiyay muuqaal loo arkay in uu yahay marin habaabin la xiriirta feyraska corona. Muxuu Trump ku sheegay wareysiga Fox News? Mar taleefoonka lagu wareysanayay ayaa madaxweyne Trump waxaa uu telefishenka Fox News arbacadii ka sheegay in la joogo xilligii dib loo furi lahaa iskoolada guud ahaan Mareykanka. Waxaa uu yiri: ” haddii aad eegto caruurta, waa kuwa uusan karin oo u adkeysan kara feyraska corona”. “Difaaca ama adkeysiga jirka caruurta waa mid adag, sida aan aaminsanahay”, ayuu Trump sii raaciyay hadalkiisa. Daraasad laga sameeyay 55 kun oo qof oo uu ku dhacay xanuunka waxaa ay muujineysaa in dad ka yar 0.8 boqolkiiba ay da’doodu ka hooseyso 19 sano. Ismarin-waaga u dhaxeeya madaxweyne Trump iyo shirkadaha baraha bulshada ayaa soo jiitamayay muddooyinkii dambe. Madaxwayne Donald Trump ayaa horaantii sanadkan saxiixay amar madaxwayne oo looga gol leeyahay in meesha looga saaro qaar ka mid ah shuruucda lagu difaacayo shirkadaha baraha bulshada. Waxuu amarkan siinayaa hay’adaha fuliya sharci in tallaabo sharci ay ka qaadaan shirkadaha baraha bulshada sida facebook iyo shirkadda Twitter-ka. Madaxwayne Trump ayaa markii uu saxiixayay amarkan ku eedeeyay shirkadaha baraha bulshada “awoodo aan lala xisaabtamin”. Amarkan cusub ee uu madaxwaynaha saxiixay ayaa waxaa la filayaa in uu la kulmo caqabado dhanka sharciga. Khubarada dhanka sharciga ayaa waxay sheegeen in isbadalka lagu sameynayo xeerarkan ay ahayd in ay ku lug yeeshaan aqalka congreska ama maxkamadaha dalkaasi. Mr Trump ayaa si joogta ah ugu eedeeynayay shirakadaha baraha bulshada inay faaf-reeb ku samaynayaan codadka iyo fikradaha asliga ah. Khamiista, Mr Trump ayaa ku eedeeyay shirkadda Twitter-ka in ay faragalin ku samaynayso doorashada ka dib markii ay shirkadda dul saartay qoraa uu so dhigay in xaqiiqadiisa la iska hubiyo. Shirkadda Twitter-ka ayaa sidoo kale intaa ku dartay ” in la iska hubiyo xaqiiqooyiinka ku saabsan Covid-19″ ka dib qoraal uu bartaasi soo dhigay afahyaeenka dowladda Shiinaha oo sheegay in asal ahaan uu Corna ka yimid Mareykanka. Muxuu yahay amarkan cusub ee uu saxiixay Trump? Amarkan madaxwayne ayaa amraya in la sii qeexo sharciga isgaarsiinta oo ah sharci ka jira Mareykanka kaasi oo xaaladaha qaar difaacaya shirkadaha online-ka sida Facebook, Twitter iyo shirkadda YouTube. Faqrada 230 ee sharcigani, ayaa shirkadaha baraha bulshada waxa aysan qaadayn masuuliyadda qoaraalada ay soo dhigaan dadka barahooda isticmaala, balse waxay hawada ka saari karaan” qoraalada aflagaadada iyo anshax xumada ku saabsan. Xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka William Barr ayaa “sida ugu dhaqsiyaha badan” u bilaabi doona isku dubaridka amarkan cusub si ay aqalka congreska ugu codeeyaan. Qaran News
  13. Qaar kamida Senetarada Aqalka svare ayaa eedeyn dusha uga tuuray Gudoomiyahs Golaha Shacabka Maxamed Mursal oo ay ku eedeeyeen inuu ka been sheegay Hindisaha Maaliyada [...] The post Gudoomiye Mursal oo mar kale lagu eedeeyey inuu ka Been sheegay Sharci cusub appeared first on . Source
  14. Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda cagta Jubaland Axmed Taqal (Timajilac) oo ka hadlay munaasabada Magaalda Kismaayo xafiis loogu furayay ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in xafiiskan uu qeyb weyn ka qaadanayo horomarka ciyaaraha kala duwan ee Jubaland. “Waxaa nasiib u yeelateen,in aad talada wax ku yeelataan oo aad qeyb ka noqontaan shaqada kala duwan oo haayo Xiriirka,waxaan diyaar u nahay in aan dhagaysano aragtidiina,si guud ahaan Jubaland aan u gaarsiino horomarka iyo mashaariicada Isboortiga” ayuu warbaahinta u sheegay guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Timajilac). Daawo Guddoomiye Taqal Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Xafiiska Loo Furay Ciyaartooydii Hore https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/08/Timajilic.mp4 Halkan Ka Aqriso Xogta Xafiiska Loo Furay Ciyaartooydii Hore Jubaland Xiriirka Kubbadda Cagta Jubbaland Oo Xafiis Qalabaysan Ku Wareejiyay Ciyaartoydii Hore W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  15. Wasiirka Isgaadhiinta Somaliland oo Amaawiir culus duldhigay Bahda Isgaadhsiinta & Taawarada Xukuumadda Somaliland ayaa tilmaantay in qorshaheedu yahay sidii loo ilaalin lahaa daryeelka iyo caafimaadka Ummadda, loogana hortagi lahaa qorshe kasta oo waxyeleo ku ah, waxaanu si gaar ah u xustay in aan la baalmari karin sharcigii iyo xeerkii ay ka soo saartay Tawarrada. Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil, oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay Qorshaha Wasaaraddiisa, waxaanu ugu horeyn yidhi “Xukuumad ahaan waxaanu diyaar u nahay in aanu mar kasta ka fikirino oo aanu ilaalino daryeelka iyo caafimaadka umadda, aanu xilka u hayno, ahmiyadda iyo muhiimadda koowaadna waa in aanu ka ilaalino wax kasta oo dhib ku ah, sidaas darteed Sharcigii aanu ka soo saarnay Taawarrada cid ka talaabsan karta ma jirto,Taawar aanu ogeyn oo meel laga taagi karaana ma jiro, cid kasta oo jabisa sharciga, talaabo adag ayaa laga qaadi doona”. Mar uu ka hadlayey qorshaha Wasaaraddiisa ayaa yidhi “Qorshaha aanu wadno waa sidii aynu horumar uga gaadhi lahayn Isgaadhsiinta, Tignoolajiyadda iyo Boosaha, kolay xanuunkii Covid 19 ayaa hakad inagu keenay, laakiin dedaalladii iyo horumarkii weynu wadnaa, qorshaheenuna wuxuu yahay sidii aynu Caalamka ula jaanqaadi lahayn”. Mar uu baaq u dirayey Shacabka ayaa yidhi “Shacabka reer Somaliland runtii waa Shacab aad iyo aad u wanaagsan, laakiin waxaan ku dhiirigelinayaa oo aan kula talinayaa inay noqdaan mar walba Shacab isku duuban, oo dalkooda meel uga soo wada jeesta, kana dheeraada wax kasta oo qaranimadooda dhibaato ku keenaya”. Qaran News
  16. Welwel la soo dersay xaaska Barack Obama Michelle Obama Marwadii hore ee koowaad ee dalka Mareykanka, Michelle Obama ayaa sheegtay inay lasoo gudboonaatay xaalad niyad jab ama walwal aan sidaas u darneyn. Dhibaatadan ayay sheegtay inay tahay mid ka dhalatay xaaladda feyraska corona, cadaalad darrida ku saleysan midabka ee ka jirta Mareykanka iyo wax ay ugu yeertay “munaafuqnimada” maamulka madaxweyne Donald Trump. Waxaa ay sheegtay in xooga caqabad ay laoso gudboonaatay xaladeeda noolaleed, gaar ahaan huradad. “Waxaan soo kacaa habeenkii xilli dambe, sababtuna waxa weeye in aan ka walwalayo wax culeys igu hayo”, ayay tiri. Arrimahan ayay kaga hadashay wareysi ay siisay weriye u dhashay dalka Mareykanka. ” Ma ahan oo keliya in aan ka walwalsanahay xayiraadda dhanka socdaalka ee feyraska corona ee sidoo kale waxaan ka niyad jabsanahay dhibaatada midabka ku saleysan oo maamulka madaxweyne Trump uu indhaha ka daawanaya har iyo habeen, waana waxa sii murjineysa walwalka aan qabo”ayay hadalkeeda sii raacisay. Waxay u muuqatay inay dhibsatay dhibaatada ay la kulmayaan dadka madowga ah, waxayna tiri “In mar walba aan aragno qof madow ah oo la bahdilay, eedeyn aan jirinna dusha loo saarinayo waa waxyaabaha walwalka igu beeray”. “Waxay taasi keentay in culeys aan noolasheyda i fuulin aan dareemo,” ayay sii raacisay hadalkeeda. Michelle Obama ayaa marar badan madaxweyne Trump ku dhaliishay waxyaabo dhowr ah oo ay kamid tahay hadalkii uu ka sheegay xildhibaano ay ku jirto Ilhaan Cumar ee ahaa in ay dib ugu laabtaan halkii ay ka yimaadeen, haddii ay doonayaan in ay wax qabtaanna dalalka ay asal ahaan kasoo jeedaan ay wax u qabtaan. Michelle oo marwada koowaad ee Mareykanka ahayd muddo sideed sano ah ayaa seygeeda waxaa uu sidoo kale dhaliilo u jeediyay xukuumadda Trump, kuwaas oo ay kamid yihiin sida loola tacaalay xanuunka corona iyo dhibaatada heysata dadka madowga ah. Qaran News
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi) oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa dalab xasaasi ah u diray Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Cabdi Xaashi ayaa Madaxweynaha ka dalbaday in baaris deg-deg ah uu ku sameeyo xeerka maaliyadda guud ee dalka oo dhowaan ay asixiyeen Golaha Shacabka. Qoraalka ka soo baxay xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxaa lagu sheegay in guddoonka Golaha Shacabka uu been abuur ka sameeyey habraaca dhaqan-gelinta xeerka maaliyadda guud ee dalka, kaas oo aan aheyd midkii ay wax ka bedalka ku soo sameeyeen Senatorada Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu qoraalkiisa ku soo bandhigay guddoomiyaha Aqalka Sare shax muujineysa wax ka bedal lagu sameeyey xeerkaas iyo kuwa meesha laga saaray. Si kastaba ha’ahaatee arrintan ayaa ku soo aadeysa, xilli uu weli halkiisii yahay khilaafka u dhexeeya labada Aqal ee baarlamaanka oo ka dhashay arrimaha doorashada ee 20/21.
  18. Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka. Senatarro ka tirsan golaha aqalka sare oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in Golaha shacabka ay madaxweyne Farmaajo u gudbiyeen nuqul ay ku sheegeen in uu soo maray aqalka sare, oo wax kabedel ku sameeyeen isla markaana ansixiyeen balse xaqiiqda ayaa ah iney meesha ka saareen waxyaabihii ay aqalka sare wax ka bedel ku sameeyeen. Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegayaa in uu saxiixay xeer ka duwan midkii ay aqalka sare ansixiyeen November 30, 2019-kii. Source: goobjoog.com
  19. Xubno ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya oo la soo xiriiray Puntland Post ayaa xaqiijiyay in baarlamaanka iyo xubno ka tirsan Villa Somalia ay qorsheeyeen, in dib loo dhigo doorashada Soomaaliya laguna dhawaaqo ka hor magacaabida Ra’iisul Wasaaraha cusub. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo ku xigeenkiisa ay isku afgarteen in aan la magacaabin Ra’iisul Wasaare cusub ilaa Baarlamaanku sameeyo muddo korarsi, seddexdan nin ayaa isku raacay in ra’iisul wasaaraha cusub ay dhici karto inuu diido muddo korarsi islamarkaana ay adkaanayso ama aysan suuro-gal noqon in si dhib yar loo rido ra’iisul wasaarihii taasina ay fashil ku keeneyso Farmaajo iyo dhammaan qorshayaasha dowladda. Xildhibaannadan oo dalbaday inaan magacyadooda la xigan sababo la xiriira ammaankooda, isla markaasna ahaa kuwo ka soo kala jeeda degaano kala duwan ayaa ku eedeeyay seddexdaas mas’uul inay qorshaynayaan arrimo horseedi kara inuu dalku ku dhaco khatar. Sidoo kale xildhibaannada ayaa tilmaamay in saddexdan mas’uul ay hadda gacanta ku hayaan qorshe deg deg ah oo dowladda Qatar maalgalinayso oo lagu laaluushayo Baarlamaanka si fadhiyada ugu horreeya ay ugu dhawaaqaan muddo kororsi labo sano ah, si loo gaaro doorasho qof iyo cod ah oo dalka oo dhan ka qabsoonta. Xubnahan xildhibaannada ayaa ugu baaqay dowlad goboleedyada iyo dhammaan siyaasiyiinta mucaaradka ah inay ka digtoonaadaan arrintan oo ay sheegeen in ujeedada ugu weyn ee laga leeyahay ay tahay in la fashiliyo go’aannadii iyo heshiisyadii lagu gaaray Dhuusamareeb I, II, isla markaasna khilaaf hor leh laga dhex abuuro dowlad goboleedyada. PUNTLAND POST The post Farmaajo, Mursal iyo Muudey oo qorsheynaya muddo kororsi, ka hor magacaabida Ra’iisul Wasaaraha cusub appeared first on Puntland Post.
  20. Markab Dhamiito sida oo laba maalmood ku xayiraa Xeebta Bosaso ayaa si nabdoon ugusoo xirtay Dekada kadib markii in mudo ah lala tacaalayay. Markabka ayaa [...] The post Markabkii Dekada Bosaso ku caariyey oo la badbaadiyey appeared first on . Source
  21. Allaha u naxariistee Xaaji Maxamed Xaaji Jaamac (Qareey) ayaa xalay 1:00 habeenimo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Marxuumka wuxuu ku jiray sano 87-aad, wuxuuna ku dhashay magaallada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose 1933-kii. Xaaji Maxamed wuxuu ka mid ahaa raggii hoggaaminayay halgankii ay dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Woqooyi-Bari ee Kenya ay ku baadi goobayeen sidii gobolka loo raacin lahaa ama uu uga mid noqon lahaa Jamhuuriyadda Soomaaliya. Xaaji Maxamed Xaaji Jaamac, oo yaraan ku soo galay Mandheere, ayaa waxuu ka mid ahaa dhallin-yarradii ku barbaartay waxna ku baratay gobolka Wajir ee Soomaaliyeed ee ka tirsan dalka Kenya, wuxuuna ilaa yaraantiisii qabay fikrad ah sidii ay maali maalmaha ka mid ah lixda gobo lee Soomaaliyeed ee ka tirsan dalka Kenya uga mid noqon lahaayeen dal-weynaha xorta ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliyeed. Sanadihii kontomeeyadii iyo lixdameeyadii Xaaji Maxamed wuxuu la hana qaaday halggammadii gobonimo doonka ahaa ee ka socday qaaradda Afrika, waxayna bilaabeen isaga iyo koox dhallin-yaro ah oo dhammaantood ka soo jeeday 6-da gobol ee Soomaalida inay wadiiqooyin xagga khadadka diplomat-siyadda ah ku raadiyaan sidii ay guumeystihii Ingiriiska uga dhaadhicin lahaayeen in gobollada Soomaaliyeed la raaciyo dalka Soomaaliya, hasa yeeshee arrintaas mar kasta waxay ku soo dhammaanaysay natiijo la’aan. Xaaji Maxamed Xaaji Jaamac iyo dhallin-yaradii uu ka midka ahaa waxay sanadkii 1960kii markay Soomaaliya gobonimmada qaadatay ku dhawaaqeen dhismaha xisbi la yiraahdo Northern Province People Progressive Party (NPPPP) kaasoo ahaa xisbi siyaasadeed oo ku talo galkiisa ahaa inuu horseedo siyaasad iyo halgan ay dadka Soomaaliyeed ee ku nool 6-da gobol ee Soomaaliyeed; Gaarissa, Wajir, Isiolo, Mandheera, Marsebet, iyo Mooyaale ay uga mid noqon lahaayeen Jamhuuriyadda curatay ee Soomaaliya. Alle ha u naxariistee Marxuumka oo isagu ahaa guddoomiyaha xisbiga ee Mandheera ayaa isla markaasna ahaa xiriiriyaha isku xira dhammaan dhaqdhaqaaqyada xisbiga ee lixda gobol wuxuu ku guuleystay inuu dadka ku soo xiro xisbiga NPPPP oo waliba ay taageeraan siyaasadda xisbbiga ee ku aaddan inay ka mid noqdaan Jamhuuriyadda Soomaaliya. DHaqdhaqaaqii iyo halgankii xisbiga NPPPP waxy dacwadooda gaartay Qarammada Midoobay. Markay taariikhdu ahayd 1962kii, waa labo sano ka dib aasaaskii xisbiga NPPPP waxay Qarammada Midoobay oggolaatay dalab ugu yimid xisbiga oo ahaa in afti (Referendum) laga qaado dadka Soomaaliyeed eek u nool lixdaas gobol si loo dooransiiyo dalka ay rabaan inay ku biirayaan waxayna natiijadii noqotay in 87.5% ay u codeeyeen inay ka mid noqdaan Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee waxaa arrintaas iyo rabitaankii shacabka is hor taagay guumeysigii Ingiriiska oo si adag uga hor yimid. December 11, 1963kii, waa maalin keliya ka hor maalinta ay Kenya qaadatay gobonimmada, waxaa la xiray Xaaji Maxamed Xaaji Jaamac iyo dhammaan qof kasta oo hana-qaad ahaa oo walaalihiis iyo qaraabadiisa ka mid ahaa, iyadoo lagu eedaynayo inay horseed ka yihiin kacdoon siyaasadeed oo aan sharci ahayn. Marxuumka ayaa wuxuu xirnaa muddo lix sano ah, waxaana la soo daayay October 15, 1969. Soo daynta marxuumka ayaa waxay ka dambaysay heshiis ay dhexdhexaadinaysay dowladda Tanzania oo magaallada Arusha ka dhacay October 30, 1967, kaasoo dhinaca Soomaaliya uu uga qayb galay una saxiixay ra’iisal wasaarihii xilligaas marxuum Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal, waxaana qodobbada lagu heshiiyay ka mid ahaa in dowladda Kenya sii dayso dhammaan Soomaalida ku xiran xabsiyadeed ee loo haysto halganka la xirira gobolka Soomaaliyeed ee Kenya haysato. Xaaji Maxamed Xaaji Jaamac ayaa markuu xabsiga ka soo baxay dib ugu soo laabtay Mandheera, halkaas oo uu ka bilaabay ganacsi aad u ballaaran oo isku xira Kenya, Soomaaliya iyo Itoobiya. Marxuum Maxamed Xaaji Jaamac, Alle ha u naxariistee, wuxuu kaalin aad muhiim u ah ka soo qaatay halgankii ay jabhaddii SSDF ee bilowday 1978kii ee dadka Soomaaliyeed kula dagaalayeen maamulkii keligii taliska ahaa ee ciidammada hoggaanka ka ahaayeen. Xaaji Maxamed Xaji Jaamac ayaa kamid ahaa maalgaliyaashii ugu waaweynaa ee jabhadaas. Markii dalki burburay sanadii 1991kii, Marxuumku wuxuu ka mid ahaa dadkii u ololeeyay sidii loo soo dhoweyn lahaa dadka soo qaxay oo meel loo dejin lahaa, wuxuuna dadaal dheer u galay sidii heshiisa nabadeed loo dhex dhallin lahaa dadka Soomaaliyeed. Waxaana xusid mudan in marar badan uu gurigiisa Nairobi ku marti qaaday oo isugu keenay dad badan oo uu rumaysnaa inay gacan ka geysan karaan dib-u-heshiisiinta dadka Soomaaliyeed oo isugu jira siyaasiyiin, odayaal dhaqan, culumaa’u diin, iyo ganacsato, illaa iyo maanta oo uu geeriyoodayna marxuumka wuxuu dadaal ugu jiray nabadaynta iyo siday dadka Soomaaliyeed dib ugu hanan lahaayeen qaranimmadoodii Alle naxariistiisii janno ha siiyo Marxuum Xaaji Maxamed Xaaji Jaamac (Qareey). PUNTLAND POST The post Marxuum Xaaji Maxamed X. Jaamac wuxuu ka mid ahaa xubnihii hoggaaminayay halgankii gobolka Soomaaliyeed Kenya appeared first on Puntland Post.
  22. MOGADISHU (HOL) - More than 20,000 hectares of land are submerged in water in Jowhar and Bal’ad districts in Middle Shabelle region following river overflows along the Shabelle river basin, FAO has said warning the region should brace for more flooding in the coming week. Source: Hiiraan Online
  23. Baydhabo (Caasimada Online) – Taliska qeybta 60-aad ee ciidamada dalka ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyey dagaal culus oo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Deynuunaay ee gobolka Baay. Dagaalka oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ka dhashay khasaare xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac intaba. Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidamada Xoogga dalka Gen. Maxamed Sheekh Cabdullahi oo la hadlay warbaahinta ayaa guullo ka sheegtay dagaalkaasi, wuxuuna tilmaamay inay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab iyo 17 kale oo ka tirsan kooxdaasi. Genaral Maxamed Sheekh Cabdullahi ayaa magaca sarkaalka ay dileen ku sheegay Cabdicasiis Isxaaq Nuurow (Abuu Yaxye), kaas oo uu sheegay inuu dagaalyahanada Al-Shabaab u qaabilsaan gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu shaaciyey in dhankooda dagaalkaas looga dilay hal sarkaal iyo saddex askari, sida uu hadalka u dhigay. Xaaladda ayaa maanta yare degan, balse dhaq-dhaqaaqyo xoogan ayaa waxaa weli laga dareemayaa qeybo ka mid ah gobolka Baay.