-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Wafdi ka socda Jabuuti oo socdaal qiimayn ah ku tagay Hobyo
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Wafdi ka socda dawladda Jabuuti ayaa kormeer ku tagay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, iyagoo qiimaynaya gacanta ay ka gaysan karaan dhismaha Dekadda Hobyo oo dawlad goboleedka Galmudug uu qorshaynayo in dhawaan la bilaabo. Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo wafdiga Hobyo ku soo dhaweeyey ayaa uga mahadceliyey sida Jabuuti ay mar walba u garab taagantahay Soomaaliya iyo sida ay uga go’antahay inay Galmudug ku garab siiyaan dhismaha Dekadda Hobyo, waxaana uu balan qaaday inay xoojinayaan amniga si mashaariicda horumarineed ee la filayo ay ugu qabsoomaan si nabadgalyo leh. Lataliye sare Maxamed Aadan Waabari oo ka socday maamulka Dekadaha iyo aagga canshuuraha ka caagan ee Jabuuti ayaa sheegay in ay Hobyo u yimaadeen qiimaynta qaabka ugu sahlan ee Dekad looga hirgalin karo, ka tala bixinta dhismaha Dekadda iyo inay kaalin ka gaystaan. Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa todobaadkii hore socdaal rasmi ah ku tagay dalka Jabuuti, isagoo la kulmay madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxda furdooyinka, waxaana safarka wafdigan uu ka mid yahay natiijooyinkii ka dhashay kulamadaasi. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article -
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa oo ahaa mid is-miidaamin ah ayaa waxaa jugtiisa si weyn looga maqlay xaafadaha magaaladaasi oo xarun KMG u ah maamulka Jubbaland. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay agagaarka saldhigga Booliska magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaan goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland. View the full article
-
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta ka warbixiyay qodobo la xiriiray sida ay lagama maarmaanka u tahay hirgalinta dowlad wanaagga iyo toosinta maamulka hey’adha xukuumaddda Federaalka ee Soomaaliya. Wasiirka oo manta ka hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in lagu guuleystay diyaarnta sharciga la dagaalanka musuqa iyo dhismaha guddi madax bannaan oo u howlgala ilaalinta hantida umadda. Sidoo kale Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay im ay socdaan sameynta qorsho lagu dhameystirayo habraaca aasaasiga u ah shaqada guddiga madaxa bannaan iyo meel marinta sidii heyadaha dowaladda loogu dabaqi lahaa dhaqangalinta sharciga la dagaalanka musuqa. Ugu dambeyn Wasiirku, waxa uu ka dhawaajiyay in la dagaalanka musuqa iyo toosinta maamulka ay dani ugu jirto shacabka,wuxuuna Soo jeediyay in la taageero qorshaha dowladda ee lagu raadinaato xal waara oo loo helo musuqa iyo wax isdaba marinta . View the full article
-
Madaxweynaha maamulka Galmuudg, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay hoggaanka xisbiyada dalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxa uu ka dhacay hoyga uu Muqdisho ka dagan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Sidoo kale waxaa kulanka ka qeyb galay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, xildhibaano iyo siyaasiyiin. Intiisa badan waxaa kulanka diirada lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020-ka illaa 2021. Waxaa sidoo kale lagu soo qaaday sidii loo dhameystiri lahaa heshiiskii lagu gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa ah mid cakiran, waxaana Muqdisho ku wada sugan madaxda dowladda & kuwa dowlad goboleedyada oo ka arrinsanaya doorashada. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- xildhiba hgogganma View the full article
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn u bogaadisay imaatinka ay madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ku yimaadeen caasimadda si loo dhameeyo wadahadallada. Safaaraddu waxey aaminsan tahay in imaatinka madaxweynayaasha ay tahay wax weyn isla markaana ay ka shaqeyn doonaan dhameynta wadahadalladii socday iyo hirgalinta hab walba oo la isku raaco iney doorashada u dhacdo. Qoraalka lasoo dhigay twitter-ka waxaa si gaar ah loogu taabtay doorka uu madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ku leeyahay shirarka lagu xalinayo mugdiga jira ee ku saabsan arrimaha doorashooyika, si la mid ah bulshada reer Galmudug ayaa qoraalka lagu xusay. “Waxaan boorineynaa in madaxweynayaasha maamul goboleedyada ay Muqdisho u joogaan soo gabagabeynta wadahadallada iyo bilowga hirgalinta hab la isku raacsan yahay oo horay loogu sii wado doorashooyinka, waxaan madaxweyne Qoor-qoor uga mahad celineynaa shaqadiisa adag iyo doorka taariikhiga ah oo ay dadka reer galmudug ku leeyahiin geeddi u socodka doorashooyinka” ayey safaaradu ku qortay twitter-ka. Shirka ay yeelanayaan dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah ayaa baaqday shalay oo Khamiis ah, waxaana la rajeynayaa inuu sabtida furmo inkastoo aan muddeyn rasmi ah la sameyn wali. Lama oga doorka ay shirkaan ku yeelan karaan asxaabta mucaaradka, sidoo kalana waxey dadka oo dhami sugayaan waxa kasoo baxa. The post Mareykanka oo war cusub kasoo saaray kulanka DF iyo maamul goboleedyada first appeared on Caasimada Online.
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/09/Warka-Duhur-11092020.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Gudoomiyihii hore gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa fariin uu bartiisa facebook soo dhigay ku muujiyay dareenkiisa shirka la filayo inuu muqdisho uga qabsoomo dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada. Hogaamiyaha xisbiga awoodda shacabka wuxuu dareensan yahay in bulshada Soomaalida ah aysan xamili karin waqti lumin siyaasadeed, jahawareer doorasho iyo xifaaltan u dhaxeeya kooxo gaar ah. Wuxuu ku baaqay in laga mira-dhaliyo shirka la filayo inuu qabsoomo, isla markaana soo dhameeyo khilaafyadii soo jiray, doodahii arrimaha doorashada iyo sidoo kale in go’aan cad laga gaaro xaaladda hadda taagan. Sidoo kale qoraalkiisa wuxuu ku sheegay in loo tanaasulo danta guud, shacabka Somalida ahna aysan aqbali karin waqti lumin intaan ka badan. AKHRISO QORAALKA GUDOOMIYAHII HORE GOBOLKA BANAADIR Marka la eego halka ay maanta Soomaaliya joogto, ma xamili karto waqti lumin siyaasaddeed, jahwareer doorasho iyo xifaaltan kooxeed. Ummaddeena intaas waa ka baahi badan tahay, waana ka maamuus weyn tahay. Shirka #Muqdisho waa inuu noqdaa midkii gunnaanadi lahaa geedi socodkii shirrarka, doodihii arrimaha doorashooyinka iyo khilaafkii soo jiray, waana inuu xaaladda taagan si waadix ah u go’aamiyaa. Waxa qura ee la qaadan karo waa inuu shirkan kadib dalku doorasho aado, si ay shacabka, xisbiyada iyo cid walba u qaadato kaalinteeda. Waxaan boggaadineynaa in dhammaan dhinacyadu aqbaleen iney #Muqdisho isugu yimaadaan, waxaana ku baaqeynaa in danta guud loo tanaasulo oo aan waqti kale laga lumin shacabka Soomaaliyeed ee indhaha iyo dhaggaha ku haya shanqarta siyaasiyiinta. Wixii hadda kadib sii jiitama waxaa ay ka marqaati kici doonaan damac liita iyo mas’uuliyad darro, waxaana ceebteeda qaadan doonta ciddii fasha. The post Thaabit "Shirka Muqdisho kadib wixii sii jiitama waxa ay ka marqaati kici doonaan damac liita" first appeared on Caasimada Online.
-
Somalia’s education policymakers are under pressure to explain how secondary schools in the capital Mogadishu reported massive failure in the national examination, while those in regions bordering Kenya had high grades. Source: Hiiraan Online
-
MOGADISHU (HOL) - Villa Somalia director of communications Abdinur Mohamud has been promoted to deputy director of staff having served in the country’s top office for three years. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Dib u dhac lama filaan ah ayaa ku yimid shirkii la filayay inuu magaalada Muqdisho uga furmo dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah, kaas oo ujeedkiisu yahay in lagu dhameystiro waxyaabahii kasoo baxay shirarkii Dhuusamareeb. Villa Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inuu shirka furmayo Khamiis, balse ma suuragalin waxaana jira walaac badan oo arintaan laga qabo iyo sidoo kale caqabado ku gudban inuu shirka furmo. Gudoomiyaha ururada bulshada rayikd aha Cismaan Muxudiin Shaatax ayaa ka dhawajiyay iney qabaan walaac badan oo ku saabsan furitaanka shirka isla markaana ay dareensan yahiin iney jirto tanaasul la’aan madaxda dhexdeeda ah. Sidoo kale wuxuu aaminsan yahay in wadashaqeyn la’aanta muddada badan ka dhaxeysay dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ay sabab u noqotay in waxyaabo badan oo la rabay in la qabto ay baaqdeen. Caasimadda Online waxey ilo muhiim ah ka xigatay inuu weli uu jiro is mari-waa u dhexeeya madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamullada dalka, gaar ahaan Jubbaland iyo Puntland, waxaana haatan socda kulamo gooni-gooni ah. Jubbaland waxey dooneysaa in lagu dhaqaaqo dhaqan galinta ballan-qaadyadii ay dowladda dhexe sameysay oo ay ugu horreyso arrinta gobolka Gedo, sidoo kale waxaa la rumeysan yahay iney kala qeybsanaan ka dhex jirto madaxda shanta maamul goboleed. Maalinta sabtida ah inuu furmo ayaa la rajeynayaa shirka, waxaana dhici doona shirar gooni-gooni ah oo u dhaxeeya madaxda maamul goboleedyada, xubnaha dowladda dhexe ku matala iyo siyaasiyiinta kale. Ugu dambeyntii xalay waxaa baaqday kulan casho ah oo ay yeelan lahaayeen madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe oo ay soo agaasimeen Villa Soomaaliya. The post Maxaa hortaagan inuu furmo shirka madaxda Dowladda Dhexe & Maamul Goboleedyada? first appeared on Caasimada Online.
-
It is now official: President John Pombe Joseph Magufuli and former legislator and assassination attempt survivor Tundu Antipa Lissu Mughway, will square off in October in a political battle to decide who gets to be president of Tanzania for the coming five years. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka oo ahaa mid is xog-wareysi ah ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/21. Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaaday arrimaha horumarinta dhaqaalaha Koonfur Galbeed iyo sidii loo hormarin lahaa maamulkaasi. Guddoomiye Mursal oo madasha ka hadlay ayaa ugu horreyn uga mahadceliyey booqashada uu ugu yimid Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen, isaga oo sidoo kale ku boggaadiyey doorka uu ku leeyahay shirka wada-tashiga ee magaalada Muqdisho. “Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa hoyga Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS tagay, waxa ay labada mas’uul kawada hadleen Xaalada Siyasadeed ee ka jirta Dalka sida Arimaha Doorashooyinka, Amniga, iyo Dadaalada Hormarineed ee ay ku tilaabsatay Dowlada Koonfur Galbeed” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska afhayeenka Golaha Shacabka. Lafta Gareen oo kulamo ka wada Muqdisho ayaa ka qeyb-galaya shirka wada-tashiga madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka. View the full article
-
DF Soomaaliya oo ku baaqday in loo gurmado shacabka Suudaan
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii ugu ba’naa ee dalkaas soo mara muddo ka badan 100 sano. “Waxaan u tacsiyeynay waddanka aan walaalaha nahay ee Suudan oo aan leenahay Soomaaliya waa ay idin garab taagan tahay. Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed iyo shacabka Soomaaliyeed in gurmad deg deg ah la siiyo walaalaheen Suudan oo na garab istaagay xilligii aan u baahneyn” ayuu yiri sii hayaha Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha, Cabdullaahi Xaamud. Shirka Golaha oo uu guddoomiyay Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sidoo kale lagu go’aamiyay in muwaadiniinta Suudaan ee ku dhaqan Soomaaliya laga dhaafo kharashaadka degganaanshaha iyo ganaaxyo haddii ay jireen. Suudaan oo ka mid ah dadalka sida weyn u garab istaagay Soomaaliya, waxaa ku nool in ka badan 7,000 oo mawaadiniin Soomaaliyeed ah oo isugu jira arday iyo qoysas kale. View the full article -
Duqa Caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse ( Axmed Barre), ayaa markii u horraysay shaaciyay in ay maxkamad la tiigsan doonaan Mas’uuliyiinta Xasaanadda leh ee bixin waaya canshuurta sannadlaha ee laga qaado guryaha. Duqa oo su’aal laga weydiiyay sababta ay Dowladda Hoose albaabada ugala baxdo guryaha Canshuurta lagu leeyahay, ayaa sheegay in dadka ugu badan ee aan canshuurta bixin ay yihii mas’uuliyiinta dowladda ee Xasaanadda leh, sidaasi darteedna guryahooda albaabada laga saaro, maadaama iyaga aan la xirin Karin. Mudane Axmed Barre, oo marti ku ahaa barnaamij ka baxa Telefishinka Dowladda ee PTV, ayaa tilmaamay in ay jiraan mas’uuliyiin dowladeed oo xasaanadooda kaga dhuunta Canshuurta ku waajibtay guryahooda, taasina ay tahay mid aan la aqbali Karin. Sidoo kale, wuxuu sheegay in Mas’uuliyiinta aan canshuurta bixin, ay yihiin kuwa Dowladda Hoose dhaliila, kadib markii ay ku guul-darraysteen in guryahooda ay canshuurta kala baxaan, balse wixii haatan ka dambeeya maxkamad lala tiigsan doono. Mar wax laga weydiiyay, haddii ay jiraan dad danyar ah oo awoodi waayay bixinta Canshuurta, kadibna albaabada lagala baxay, ayuu ku jawaabay in dadka danyarta ah ay yihiin kuwa ugu horreeya ee Canshuurta bixiya, maadaama aysan deganayn guryo waaweyn oo canshuur badan laga rabo. PUNTLAND POST The post Duqa Garoowe oo sheegay in ay maxkamad la tiigsan doonaan mas’uuliyiin xasaanadleh appeared first on Puntland Post.
-
Taliye ku xigeenkii hore ee NISA, Ismaaciil Daahir Cismaan oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dowladda federaalka ay dheemish ku tilmaamto hoobiyeyaashii xalay lagu garaacay qeybo badan oo ka mid ah Caasimadda. Ismaaciil ayaa sheegay in taasi ay muujineyso aqoon darrida heysata saraakiisha hay’adaha amniga ee dowladda Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in ay jirto mas’uuliyad darro aad u weyn iyo habac-sanaan ka dhex-jirta hay’adaha ammaanka Soomaaliya. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo xalay magaalada Muqdisho laga maqlay dhawaqa tiro hoobiyeyaal ah, kuwaas oo taliska Booliska Soomaaliyeed ku tilmaamay inay ahaayeen dheemish, islamarkaana ay wadaan baaritaano dheeraad ah oo ku aadan dhacdadaasi. View the full article
-
One reason why reform is hard is that politicians often have a strong incentive to oppose it. Enforceable property rights are still far too rare in poor countries Twenty years ago a Peruvian economist made a startling observation. People in poor countries are not as poor as they seem. They have assets—lots of them. But they cannot prove that they own them, so they cannot use them as collateral. Hernando de Soto estimated that the total value of informally owned land, homes and other fixed assets was a whopping $9.3trn in 2000 ($13.5trn in today’s money). That was more than 20 times the total of foreign direct investment into developing countries over the preceding decade. If small farmers and shantytown-dwellers had clear, legal title to their property, they could borrow money more easily to buy better seeds or start a business. They could invest in their land—by irrigating it or erecting a shop—without fear that someone might one day grab it. Property rights would make the poor richer, he argued. Since his book, “The Mystery of Capital”, was published, its ideas have spread. Indonesia, Thailand and Vietnam have pursued vast titling projects, mapping and registering millions of land parcels. India wants to use drones to map its villages. Ethiopia has registered millions of tracts. Rwanda has mapped and titled all its territory for $7 per parcel, thanks to cheap aerial photography. Studies suggest that titling has boosted agricultural productivity, especially in Asia and Latin America. The World Bank wants 70% of people to have secure property rights by 2030. That is unlikely to happen, however. Despite all these efforts, only 30% of the world’s people have formal titles today. In rural sub-Saharan Africa a dismal 10% do (see article). Just 22% of countries, including only 4% of African ones, have mapped and registered the private land in their capital cities. As covid-19 destroys jobs, there has been a global upsurge in evictions and home demolitions, says the un. Some 1bn people, nearly one in five adults, according to another survey, fear they will be evicted within five years, often because they do not formally own the land under their homes. Almost half of sub-Saharan women fear that divorce or widowhood would mean losing their fields or the roof over their heads. As Mr de Soto warned, establishing a system of secure property rights is hard. Simply giving property-holders a title deed is not enough. A legal document is worth little if its owner cannot easily use it. Even in Rwanda, 87% of sales involving parcels of rural land were still done informally five years after the drive to give everyone deeds ended. Other countries have seen similar failures. All too often the institutions needed to enforce property rights smoothly, impartially and transparently are missing. In many countries transactions are painfully slow. Registering a property takes an average of 108 days in South Asia and 64 in Latin America, as against just 24 days in oecd countries. In India two-thirds of civil-court cases are land disputes, which take an average of 20 years to resolve. New software platforms that make transactions and mediation easier should help. But technology can do only so much. Other laws often undermine property rights. In more than 30 countries daughters and widows do not have the same land-inheritance rights as sons or widowers. In dozens more women find it hard to own land because of customary law, which is unwritten but vigorously enforced in many villages. Mining and forestry laws may override land laws, as in Mozambique. Ethiopia’s registering of millions of land parcels in the 2000s was undermined by restrictions on their use as collateral. Restrictive planning laws make matters worse. In South Asia, where 130m people live in slums, zoning rules and land-hoarding by government agencies make it harder and costlier for people to buy formal property. And where title is insecure, land is less likely to be developed. Instead, people are pushed into low-rise slums far from the centre: the resulting sprawl means South Asian cities are growing twice as fast in area as in population. In Anglophone Africa some planning laws draw on colonial-era statutes designed for spacious English suburbs. In Dar es Salaam in Tanzania, the minimum plot size for a formal dwelling is 400 square metres. A slum home is perhaps one-fortieth of that. One reason why reform is hard is that politicians often have a strong incentive to oppose it. In much of the developing world, the power to allocate land—or to decide who does so—is extremely lucrative. Politicians are often the worst land-grabbers, in order to enrich themselves and to reward supporters. Stronger property rights for the little guy would make such looting harder. Ruling parties often ally with rural traditional leaders to thwart change. Globally 2.5bn-3bn people live on some 6bn hectares of communal land (or three Russias and a Brazil). In Africa more than 50% of people do. Since 1990, 39 of Africa’s 54 countries have passed land laws to give people on communal land stronger ownership rights. Yet in some countries, such as Malawi and Zambia, chiefs have blocked reforms. In others toxic deals between urban and rural bigwigs deprive poor people of rights to their own land. This is an acute problem in South Africa’s “former homelands”, where many black people were consigned during apartheid and where one-third of South Africans still live, with minimal property rights. Well-meaning laws sometimes have loopholes for elites to exploit. Rules that allow expropriation in the public interest are abused to transfer land to cronies, for example. One study of African and Asian laws found that only half required compensation in the case of state-led expropriation. Some governments simply ignore the law. Officials in Brazil, Colombia and Kenya have thrown slum-dwellers out of their shacks or bulldozed rural people’s ancestral land. In Niger, Indonesia and the Philippines land-rights activists have been locked up or intimidated. Property rights cannot work unless the law applies to everyone. Land is an emotive issue, especially where memories of colonial expropriation still linger. In parts of southern Africa, when a baby is born, its umbilical cord is buried in the ground. The introduction of modern, legally enforceable property rights will always be politically fraught. Nonetheless, reformers must keep up the long, hard slog of recording who owns what, cementing individual property rights in law and building the institutions to uphold them. As Mr de Soto argued, capitalism should be for the many, not just the few. Source: The Economist The post Land reform in poor countries appeared first on Puntland Post.
-
Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka dawladda FS ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in la filan karo fatahaad baaxad leh oo uu todobaadka soo socda samayn karo wabiga Shabeelle, maadaama la saadaalinayo in roobab mahiigaan ah ay ka da’aan dhulka sare ee Ethiopia oo wabigu ka soo bilowdo. Warbixin ka soo baxday wasaaradda ayaa lagu sheegay in haatanba xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu wabigu ku fatahay, ayna ka dhalatay saamayn nololeed. View the full article
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/09/Warka-Subax-11092020.mp3 View the full article
-
Nairobi (Caasimada Online) – Agaasimaha waaxda dacwad oogista Kenya (DPP) Noordin Haji ayaa amray in lasoo xiro barasaabka Gaarisa Cali Bunow Qorane iyo afar sarkaal oo ka tirsan maamulka Gaarisa, ayada oo lagu tuhmayo inay xadeen 235 milyan oo shillin, oo ahayd lacag ka timid Bankiga Adduunka. Lacagtan ayaa dollar ahaan u dhiganta 2,167,579 (laba milyan, boqol lixdan iyo toddoba kun, shan boqol toddobaatan iyo sgaala). Bayaan kasoo baxay ayuu Noordin Haji ku sheegay in amarka xariga uu ka dambeeyey kadib markii lasoo geba-gebeeyey baaritaan ay Guddiga Anshaxa iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa (EACC) ku sameeyeen lacag si qaladan loo adeegsaday oo la siiyey maamulka, taasi oo qeyb ka ahayd Barnaamijka Taageerada Magaalooyinka Kenya ee uu bixiyey Bankiga Adduunka Kadib markii lasoo geba-gebeeyey baaritaanka, EACC ayaa ku talo bixisay in lasoo xiray Cali Bunow iyo afar sarkaal oo kale oo lagu eedeeyey dacwado dhowr ah. Afarta qof ee kale ee lala eedeeyey Cali Bunow ayaa kala ah; madaxa maaliyadda gobolka Ibrahim Nur Malow, madaxa lacagta Mohammed Ahmed Abdullahi, madaxa fulinta dowladda hoose Abdi Shale, iyo madaxa xisaabaadka dowladda hoose Ahmed Abdullahi Aden. Xafiiska DPP ayaa sheegay in lacagtii la siiyey maamulka Gaarisa la leexsaday islamarkaana aan loo adeegsan habkii loogu talo-galay. Lacagta ayaa qorshuhu ahaa in lagu dhiso suuqa Qorahay, dib loogu dayac tiro waddooyinka iyo mashruucyo kale. Hase yeeshee waxaa sida la tuhunsan yahay la leexsaday Febraayo ilaa September 2019. Noordin Haji ayaa sheegay in la hayo caddeymo ku filan oo dacwado loogu soo oogi karo Cali Bunow iyo dadka lala eedeeyey. The post KENYA oo amartay in lasoo xiro barasaabka Gaarisa Cali Bunow Qorane + Sababta first appeared on Caasimada Online.
-
NAKASEKE —The Uganda Peoples’ Defence Forces (UPDF) has resumed its deployment to the African Union Mission in Somalia (AMISOM) after four months’ suspension of the rotation of troops since the outbreak of COVID-19. Source: Hiiraan Online
-
On the 19th anniversary of the 9/11 attacks in the US, the perpetrator - the then-Afghan based jihadist group al-Qaeda - is in a state of disarray. Source: Hiiraan Online
-
Somalia’s education policymakers are under pressure to explain how secondary schools in the capital Mogadishu reported massive failure in the national examination, while those in regions bordering Kenya had high grades. Source: Hiiraan Online
-
Hawo Mohamed Hassan was scheduled to be released in January 2021. Source: Hiiraan Online
-
Somalia’s education policymakers are under pressure to explain how secondary schools in the capital Mogadishu reported massive failure in the national examination, while those in regions bordering Kenya had high grades. Results released on Sunday for Grade 12 exams for the 2019/2020 school calender showed that 33,727 students sat the national tests. Of these, 25,177 students, representing about 75 percent, passed the exams and qualified to join tertiary institutions. But, of the 8,550 who failed most of them are from Benadir, the metropolitan region that includes Mogadishu. Jubbaland State, which borders Kenya, produced the best five students nationally and only 33 out of 987 candidates scored below average. Schools from four federal states – Hirshabelle, South West, Jubbaland, and Galmudug – as well as Benadir, Somalia’s administrative region, registered candidates for the national exam. Puntland, a semi-autonomous state, set a parallel local exam for its students. Questioned over the mass failure in Mogadishu, Education Minister Goddah Barre blamed students and teachers, claiming the learners spent too much time smoking tobacco and recording Tiktok videos, while tutors were of poor quality. For the good performance in Jubbaland, Mr Barre said they had better teachers from neighbouring Kenya. Challenges Benadir had 25,000 students who sat the exam, but none was in the top ten. Instead, the region had the highest number of failures with 7,873 students scoring below average, representing 92 percent of those who scored poorly. Education stakeholders in Somalia have lampooned the minister for allowing the sitting of national exams despite the insecurity and Covid-19 challenges. Thabit Mohamed, a former Mayor of Mogadishu, said the results were indicative of the “impending collapse of the school system in Somalia.” “The Federal Ministry of Higher Education must produce empirical evidence on this unprecedented secondary school exam results,” he said. Mr Barre admitted that Covid-19 and insecurity may have contributed but was unconvincing as to why the capital region had massive failures. Students sat the exams across 122 centres most of which were private schools, who ran their affairs unregulated. In Jubbaland for instance, only about ten percent of the schools are public, while nearly every school in Benadir is private. While experts reckon that private schools can hire qualified teachers and charge fees suitable to run their affairs, all face the same threat of insecurity. An analysis by the Somali Open Data, an online portal, showed that nearly all the schools were under threat from the Al-Shabaab terrorist group, the Covid-19 pandemic, and general environmental risks. But the platform did suggest that availability of books, ownership of schools, and teachers hired to deliver lessons mattered. A July 2020 report by the Heritage Institute, a think-tank in Mogadishu, said most Somali schools lack qualified teachers, a result of poor training. Until last month, there had been no unified curriculum, which means it might take another three years to implement it. “The complete privatisation of basic education led to compromised quality and commercialisation and left millions of Somali children from impoverished or rural families out of school,” the Heritage Institute said in its report titled ‘Fostering Skills through Demand-driven Education System.’ Literacy Somalia, once Africa’s top country with the highest literacy levels, is now one of the lowest following three decades of civil war and the al-Shabaab menace. The World Bank says only three in ten people in Somalia can read and write. It is worse for girls. Just a quarter of the female population can read or write. By 2019 for instance, only three in ten children were enrolled in primary school, while only one in five were admitted in secondary school. Dahir Hassan, the Rector of Simad University in Mogadishu and the chairperson of the Association of Somali Universities said there is unlikely to be any changes in performance until the conditions in which children learn are improved. “Students’ school performance will not improve unless socio-economic issues surrounding ordinary Somali families are addressed,” he said. “Exam failure and school dropout are likely to continue and grow.” Somalia’s exams have faced crises before. In May last year, the Ministry cancelled thenational secondary exams after papers leaked on social media, forcing students to retake the tests several weeks later. Puntland Despite the chaos, Somalia says it will not recognise Puntland certificates after it administered its own exams. Authorities have said none of the Puntland students will be admitted to the national universities. The best 100 students benefit from full government scholarship in public universities. “In reality, it does not matter who manages education —federal ministry or regional ministry — what matters is that the system in place is effective and efficient,” said Abdirashid Hashi, the Director of the Heritage Institute, on Sunday. “To give education a national character the federal government could give resources to states and monitor and evaluate it.” He further stated that Somalia’s foremost challenge is hiring qualified teachers. Most countries in the region like Kenya and Uganda run a national curriculum for both public and private schools. Others in the world like Germany allow varied curriculum for each federal region but which the federal government endorses. Abu Shahid, a political strategist and founder of the Kulmiye Institute of Political Studies cautioned against turning the results into a political issue. “They should ask themselves forensically what were the underlying causes? Were there gaps or lapses or disparities somewhere within the system?” The post Mass exam failure stirs up a storm in Somalia first appeared on Caasimada Online.
