Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (PP News Desk) — Wadajir, a political party in Somalia, has published a position paper on Dhuusamareeb Agreement. The party views the Agreement as incomplete due to non-participation of two stakeholders, Puntland and Jubaland. The political party led by Abdirahman Abdishakur castigated President Mohamed Abdullahi Mohamed for “the failure of the Federal Government of Somalia” to live up to the popular expectation to conduct one person, one vote elections in Somalia next year. Wadajir’s position paper accents an inclusive electoral model. Wadajir warns against conducting elections without getting all political stakeholders involved. The “opposition political party” suggests modifications to aspects of the agreement to reduce the number of representatives who will elect MPs and Senators from 300 to 101 members. It recommends the duplication of the job of the National Independent Electoral Commission by forming regional electoral commissions expressly for the 2021 elections. Federal Member States have sub-national electoral commissions. The party looks upon the appointment of a new Prime Minister as an urgent confidence-building measure to allay fears of people who think “the President is not serious about elections.” Wadajir supports an article in the Electoral Law about areas where indirect elections cannot take place, and recommends Mogadishu as the venue to hold elections of MPs from constituencies in Somaliland and areas under Al-shabaab. © Puntland Post, 2020 The post Wadajir Calls for an Inclusive Electoral Model appeared first on Puntland Post.
  2. Maxkamadda Ciidamada QS ee Jubbaland ayaa Maanta dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in uu dilay marxuum, Cabdi Muxumed oo ahaa Qof shacab ah. Maxkamadda ayaa sido kale Saddex Sano oo xabsi ciidan ah ku ridday eedaysane, Maxamed Rashiid oo isna katirsana Ciidamada Daraawiishta Jubbaland. Garsooraha Maxkamadda Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, Bashiiir Maxamuud Xareed ayaa sheegay in eedeysanayasha ka tirsanaa Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ee degaanka Cabdalla Biroole damiga lagu soo eedeyay in ay galeen, islamarkaana Maxkamaddu ay ku xukuntay dil iyo xabsi Ciidan. View the full article
  3. Garowe (PP News Desk) — Puntland State and Jubaland have in a joint statement distanced themselves from Dhuusamareeb Agreement on the electoral model for 2021 elections in Somalia. A conciliatory tone: Jubaland and Puntland respect views of Dhuusamareeb Agreement signatories. “We respect the views of the agreement signatories but we state that we are not a party to the agreement” reads the statement. Puntland and Jubaland have expressed willingness to put more effort into forming a consensus with other stakeholders to move Somalia forward and thanked the International Community for its role in state-building endeavours in Somalia. Puntland and Jubaland boycotted Dhuusamareeb III Summit, with each citing different reasons not to attend the Summit that the International Community viewed as an opportunity to break the political logjam on the type of elections Somalia will conduct next year. The absence of Jubaland and Puntland from the Summit prompted US Embassy in Mogadishu to label the political leaders of the two Federal Member States “spoliers”. The joint statement from Kismayo and Garowe may pave the way for further negotiations on coopting President Said Abdullahi Deni of Puntland and Ahmed Mohamed Islam of Jubaland into the consensus on the electoral model formed by three Federal Member States (Galmudug, Hirshabelle, South West) and Banadir region. © Puntland Post, 2020 The post Puntland and Jubaland Distance Themselves from Dhuusamareeb Agreement appeared first on Puntland Post.
  4. Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Jaamac Faarax Muuse iyo Wafti uu hogaaminaayey ayaa gaaray Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar. Wasiirka ayaa waxaa Safarka ku wehelinaayey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Axmed Cabdalla Tigaana, Agaasimayaasha waaxyaha Ciyaaraaha, Maamulka iyo Maaliyada, Xiriirka Kubbadda cagta Puntland wuxuuna socdaalka qeyb ka yahay horomarinta isboortiga Maamulka Puntland. Wasiirka iyo Waftigiisa ayaa soo dhowayn loogu sameeyey Duleedka Magaalada Qardho, Soo dhowaynta waxaa qayb ka ahaa Gudoomiyaga Gobolka Karkaar Siciid Faahiye, Duqa Degmada Qardho Cabdi Siciid, Gudoomiyaha Xiriirka Kuubada Cagta, qaar kamida Xildhibaanada Golaha degaanka, Gudoomiyaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka, Shacabka degmada iyo qaybo kamida Dhallinyarada Ciyaartoyda ah. Soo dhowayn kadib Wasiirka iyo Waftigiisa ayaa booqday Halka laga Dhisi doono Garoonka Cusub ee Kubada Cagta, Wasiirka ayaa waxaa Warbixin ka siiyey Gudoomiyaha gobolka iyo Duqa degmada Qardho. “ Wafdigan waxa ay Qardho u yimaadeen horomarinta iyo kor u qaadida ciyaaraha, waxayna qeyb ka tahay qorshayaasha u dagsan wasaarada ciyaaraha Puntland ” waxaas Goobjoog Sports u sheegay Cabdullahi Sheekh Nuur Axmed oo ah guddoomiye ku xigeenka labaad ee xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya. W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  5. Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Jamhuuriyadda Somaliland, Amb Siciid Maxamed Jibriil. Kulankan Madaxweynuhu ku qaabiley Safiirka, ayaa ujeedkiisu ahaa soo dhawayn, madaama safiirku xafiiska safaaradda ku cusub yahay oo dhawaan dawladda federal-ka Itoobiya u soo magacawday Dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan, ayaa sidoo kale lagu lafo-guray wada-shaqaynta iyo xidhiidhka qotoda dheer ee ka dhexeeya dalalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Federaal-ka Itoobiya ee ku tiirsan iskaashiga horumarka, ganacsiga, isu-socodka iyo arrimaha nabadgelyada mandaqadda geeska Afrika. Waxaana Kulankaa Madaxweynaha ku wehelinayey Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, dhinaca safiirkana waxa ku wehelinaayey safiir ku xigeenka safaaradda Itoobiya iyo masuuliyiin kale. Qaran News
  6. Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Samo-Reeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo ku qabsoomay shirka Dhuusa-Mareeb 3. Guddoomiye ku-xigeenada maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaasha Degmooyinka iyo Agaasimayaal katirsan Dowlada hoose ee Xamar ayaa ka mid ahaa ma’uuliyiintii kusoo dhoweysay Garoonka Diyaaradaha Duqa Magaalada Muqdisho mudane, Cumar Filish. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  7. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Duhur-2282020.mp3 View the full article
  8. Sacuudiga oo caddeeyey mowqifkiisa ku saabsan cilaaqad uu la yeesho Israel Sacuudiga ayaa sheegay in aysan Imaaraadka ku raaci doonin xiriirka uu la sameystay Israel ilaa iyo inta Yahuuddu ay Falastiiniyiinta la saxiixanayaan heshiis nabadeed oo caalamka laga aqoonsanayahay. Imaaraadka Carabta ayaa todobaadkii lasoo dhaafay waxa uu noqday wadankii ugu horreeyay ee Gacanka Carbeed ku yaalla ee xiriir toos ah la yeesha Israel. Heshiika taariikhiga ah ee uu Maraykanku gadaal ka riixayay waxaa uu keenay filasho in Sacuudiguna ku xigi karo. Laakiin kadib maalmo aamusnaantiisa laga shakiyay, ayaa wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga Amiir Feysal bin Farhan Al Saud waxaa uu meesha ka saaray suurta-galnimadda in Sacuudigu uu heshiis la gaaro Israel illaa inta laga xalinayo arrinta Falastiin. “Waa in nabad lala gaaraa Falastiiniyiinta,” taasi oo ku saleysan heshiisyadda caalamiga ah, sidoo kalena shuruud u ah hagaajinta xiriirkeena, ayuu Amiir Feysal u sheegay warbaahinta xilli uu joogay Berlin. “Markii taas la gaaro wax walba waa suurtagal,” ayuu hadalkiisa ku daray, hadalkiisu waxaa uu waafaqsanyahay meeshii uu Sacuudigu uu arrinta ka tagnaa. Sacuudiga warkiisu waa uu caddaa, inkastoo uu sanadihii dambe xiriir qarsoodi ah la lahaa Israel, taas oo uu soo kordhiyay Dhaxal Suge Maxamed bin Salmaan. Hadalka Amiir Feysal waa kii ugu horreeyay ee boqortooyadda tan iyo markii Imaaraadku uu la heshiiyay Israel, kaasii oo ah kii seddaxaad ee Yahuudu ay Carabta la gaaraan, waxaana uga horeeyay Masar iyo Jordan. Isagoo sii kordhinaya cadaadiska Maraykanka, ayuu Jared Kushner oo la taliye u ah Donald Trump waxaa uu sheegay in danta Sacuudigu ay ku jirtu in uu xiriir rasmi ah la sameysto Israel. Waxaa boqortooyadda layrka ku sii shiiday, Ra’iisul Wasare Benjamin Netanyahu oo sheegay in Israel ay ka shaqayneyso in ay diyaaradaha Israel ee u socda Sacuudiga ay maraan hawada Sacuudiga. Laakin Sacuudiga oo ugu dhaqaalo badan Dunida Carbeed, islamakaana hoy u ah meelaha barakeysan ee Islaamka waxaa uu wahajayaa xisaab siyaasadeed oo ka xasaasisan midda Imaaraadka. “Talaabo uu Sucuudigu u qaado in uu noqdo dalka xiga ee xiriir la yeesha Israel waxay ahayd wax aan la sugeyn” ayuu yiri Casiis Al-Alghashian oo macallin ka ah jaamacadda Essex. Qaran News
  9. Maxay dumarka Soomaalidu ka barran karaan kacdoonka ‘Black lives matter’ (nolosha dadka madow waa mid qiimo leh). Waxaa nolosha dumar badan oo Soomaaliyeed ka mid noqotay inay maqaarka jirkooda siiba wajiga iska caddeeyaan ama midabkooda madow beddelaan. Soomaalidu waxay arrintan u taqaan ‘Is-caddeyn’. Is-caddeyntu waa arrin aad ugu soo korortay dumarka Soomaaliyeed soddomeeyadii sano ee ugu dambeeyay. Waana wax aad u sii fidaya oo caadi noqday. Dumarka waaweyn iyo gabadhuhuba way ka simanyihiin adeegsiga kimikooyinka wajiga iyo meelo kale oo maqaarka ka mid ah lagu caddeeyo. Haddaba waxaan qoraalkan si kooban ugu eegayaa is-caddeyntu waxa ay tahay, halka ay ka soo jeeddo, waxyeelladeeda iyo sababta dumar badan oo Soomaaliyeed jirkooda kimiko ugu dhaqaan iyo waxa ay ka baran karaan kacdoonka ‘Black lives matter’. Waa maxay is-caddeyntu ama jirka oo waxyaalo kimiko ah lagu dhaqo (skin bleaching)? Is-caddeyntu waa adeegsiga walxo kimiko ku jirto si loo yara caddeeyo maqaarka jirka iyadoo la yareynayo waxa loo yaqaan ‘melanin’(me-la-nin). Melanin waa waxa u yeela maqaarka aadamiga, timaha iyo indhahaba midabka dabiiciga ah ee ay leeyihiin. Waxaana soo saara unugyo loo yaqaan melanocytes (me-la-na-say-tis). Dadka madow jinsiyad ahaan waxaa ku badan ‘melanin-ka waxayna difaac u tahay jirkooda. Waana sababta dadka madow aysan ugu baahnayn inay is-mariyaan saliidaha ama kareemada lagaga hortago waxyeellada qoraxdu jirka u geysato, sida jirka oo gubta taas oo keeni karta kaankarada jirka (skin cancer). Is-caddeyntu ma aha wax ku kooban dumarka Soomaalida kaliya. Balse waxaa laga adeegsadaa dalal kale oo badankoodu Afrika iyo Asia ku yaalla. Shirkado badan ayaa arrintan fursad u arkay kana ganacsada sameynta waxyaalaha jirka lagu caddeeyo. Ka dibna, waxaa loo suuq geeyaa dunida oo dhan iyadoo ay ka mid noqdeen ka ganacsiga waxyaalaha la isku qurxiyo. Is-caddeyntu way ka duwantahay is-qurxinta dumarku isku qurxiyaan waxyaalaha wajiga la marsado sida make-up– ka. Waxyaalaha noocaan ahi ma aha wax jirka midabkiisa beddelaya balse waa waxyaalo si fudud jirka uga dhaqma ama looga tiri karo. Is-cadeyntu xaggee ka soo jeeddaa? Dadka taariikhda arrimahan baara sida (Evelyn Nakano Glenn) waxay sheegayaan in arrintani la xiriirto addoonsigii dadka madow. Tusaale ahaan, dadka Africaanka Mareykanka ah ee midabkoodu furanyahay waxaa loo arki jiray inay caqli iyo xirfadba ka badanyihiin kuwa jirkoodu madowyahay oo shaqooyinka hoose loo diri jiray. Haddaba, dadka madow oo la liido loona arko inay dadka cad ka hooseeyaan ayaa arrintani ka dhalatay. Is-cadeyntu waxay salka ku haysaa diidmo qofku diidayo ama cuqdad uu ka qabo madabkiisa madow. Taasina waxay qofka gaarsiinaysaa inuu midabkiisa wax ka beddelo si uu u helo ama ugu dhawaado midabka cad ee la sare mariyay. Waa maxay waxyeellada is-caddeyntu? Sida macluumaadka arrintan laga ogyahay ay sharxayaan, kareemada iyo saabuunaha la isku caddeeyo waxaa guud ahaan ku jira kimikooyinka mercuri (meerkuri), hydroquinone (haydarokuwinoon) iyo corticosteroids (koortikosteroydis). Walxahan oo ka sameysan kimikooyin isku dhafan waxay waxyeello u geysan karaan qofka jirkiisa kore iyo gudahaba. Xitaa cilmi baarayaashu waxay sheegayaan in mercury-gu ilmaha uurka ku jira iyo kuwa la naasnuujinayaba dhibaato ayaa ka soo gaari karta haddii hooyadu wax kimikadani ku jirto is-mariso. Sidaa darteed, dalal badan waxaa sharci darro ka ah isticmaalka, u suuq geynta iyo ka ganacsiga waxyaalaha la isku caddeeyo oo kimikooyinkani ku jiraan. Laakiin daraas lagu sameeyay kimikooyinka ay kareemada la isku caddeeyaa ka sameysanyihiin, waxaa lagu ogaaday in aan si qayaxan loo sheegin kimikooyinka waxyeellada leh ee ku jira iyagoo ka mid noqday waxyaalaha la isku qurxiyo. AMIRA ADAWE AND CHARLES OBERG, M.D., M.P.H( 2011) ayaa baaritaan ay ku sameeyeen dhaqanka is-caddeynta dumarka Soomaalida ah ee ku nool magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka. Waxay qoraal ay arrintan ka diyaariyeen ku sheegeen in dumarka Soomaliyeed oo ay arrintan ka wareysteen badankoodu isku qasaan afar nooc oo kareemo ah: Lemon Herbal Whiting Cream, Lulanjina, Diana iyo Dermovate. Waxay sheegeen in saddexda ugu horreeya ay ku jirto kimikada mercury kan afraadna ay ku jirto steroid. Qoraalkani ma aha mid aan si faahfaahsan uga hadlayo waxyeellooyinka walxaha la isku caddeeyo maaddama ay arrintani u baahantahay dad aqoon gaara u leh. Laakiin haddaan tusaale u soo qaato kareemka dermovate, waxyeelladiisa maqaarka kore waxaa ka mid ah: jirka oo dareen gubasho oo kale ah laga dareemo, Jirka oo guduuta sida camanka una adkeysan karin kulaylka qorraxda, maqaarka meesha la iska mariyay oo khafiif noqda iyo cuncun. Waa maxay sababaha dumarka Soomalidu isku-caddeeyaan? Sababta ugu weyni waa midda aan kor ku soo sheegnay ee ah in gabdhaha is-caddeeyaa ay cuqdad ka qabaan ama ku kalsoonayn midabka ay u dhasheen iyadoo laga yaabo inaysan xitaa dareensanayn. Midda kale, marka dumarka laga hadlayo, Soomaalida dhexdeeda waxaa qurux loo arkaa lana qiimeeyaa midabka furan ama inuu cadyahay loo arko. Taas macnaheedu waxaa weeye in gabadhaha midabka furan raggu doorbidaan oo horay loo guursado amaba ay fursado kale nolosha helaan waa sida la rumeysanyahaye. Waxaanse dhammaanteen ognahay inay quruxda dhabta ahi tahay midda shakhsiyadda qofka. Waxaa jirta maahmaah oranaysa: “Beauty is only skin-deep” taas oo af-Soomaaliga lagu macnayn karo: “ Quruxdu waa inta maqaarka uun.” Waxaa dhacda in gabdhaha yaryar ee soo koraya lagu caayo midabkooda madow. Taas oo keenaysa inay cuqdad iyo farxad darro ka qaadaan midabkooda ilaahay ku abuuray. Laakiin su’aasha aan qabo waxaa weeye haddii gabdhaha yaryar aynnu u jeedno culayska bulsho iyo kan dhaqaale ee saaran oo keenaya inay is-caddeeyaan, maxaa hooyooyinka weliba qaarkood ubadkoodii ubad sii dhaleen isku caddeeyaan? Waxay u muuqataa inaysan wax ka ogaanshaha arrintan iyo xagga isku kalsoonaantaba gabdhaha yaryar waxba kaga duwanayn. Waxaad fili lahayd in dumarka helay fursado shaqo, waxbarasho, ganacsi iyo xilal siyaasadeed ay arrintan ka xoroobaan. Tusaalena u noqdaan gabdhaha yaryar ee soo koraya. Laakiin xaalku wuxuu u muuqdaa: “Meesha hashii ka durdurinayso, nirigta maxaad ka filin? “. Maxay dumarka Soomaalidu ka baran karaan kacdoonka ‘Black lives Matter’? Marka u horreysa, kacdoonkani waa mid ka dhashay tacaddiyada, dulmiga iyo cunsuriyadda dadka madow ee Mareykanka ku nool lagu hayo. Laakiinse kuma koobna dalka Mareykanka oo kaliya. Kacdoonkani wuxuu beerayaa dareen ah inay dadka madoobi xuquuqdooda u is-taagaan meel kasta oo ay joogaan. Sidoo kale, wuxuu daaha ka qaadayaa waxyaalaha la iska caadeystay ee gumeysigu maskaxda dadka madow ku beeray oo qarniyo badan soo socday. Haddaba dumarka Soomaalidu waxay kacdoonkan ka baran karaan in midabkooda madow iyo Afrikaannimadoodu yihiin waxa iyaga lagu soo jinsi sooco isla markaana ay ka mid yihiin jiritaankooda bani’aadaminnimo. Waxaa kale oo ay ka baran karaan inaysan ku mashquulin lacagna ku bixin diidmada midabka jirkooda ee ilaahay siiyay balse ay ku faannaan midabkooda sidii dhaqankii hore ee Soomaalidu dhiirigelin jiray, suugaantana ku qoran. Waxaa dhammaanteen bulsho ahaan mas’uuliyad weyni innaga saarantahay daryeelka iyo barbaarinta gabdhaheena yaryar kuwa hadda jooga iyo kuwa dhalan doonaba. Goobaha waxbarashada, qoysaska iyo bulshada dhexdeedaba waa inay gabdhuhu ku koraan jacaylka jinsiyaddooda, midabkooda iyo dhaqankoodaba. Ruqia M. Farah is a Somali language linguist & teacher, UK. The post Is-caddeynta (skin bleaching) appeared first on Puntland Post.
  10. Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir, oo uu hoggaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa dhaliil u jeediyay Heshiiskii Arrimaha Doorashada ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada taageersan ku gaareen Magaalada Dhuusamareeb. War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Wadajir, ayaa lagu sheegay in Heshiiska Dhuusamareeb 3 uu ahaa mid qabyo ah, oo ay ka maqan yihiin Puntland iyo Jubaland oo saamayn xooggan ku leh jaan-goynta Siyaasadda Soomaaliya, kuwaas oo aan marnaba looga maarmin meel-marinta Heshiiska. Xisbiga Wadajir, wuxuu soo jeediyay in dhammaan Saamileyda Siyaasadda Soomaaliya ay heshiis midaysan ka gaaraan Hannaanka Doorashada Dalka, islamarkaana Doorashadu ay wakhtigeeda ku dhacdo. Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhan PUNTLAND POST The post Xisbiga Wadajir oo War ka soo saaray Heshiiskii Dhuusamareeb 3 appeared first on Puntland Post.
  11. Riyadh (Caasimada Online) – Sacuudiga ayaa sheegay in aysan Imaaraadka ku raaci doonin xiriirka uu la sameystay Israel ilaa iyo inta Yahuuddu ay Falastiiniyiinta la saxiixanayaan heshiis nabadeed oo caalamka laga aqoonsanayahay. Imaaraadka Carabta ayaa todobaadkii lasoo dhaafay waxa uu noqday wadankii ugu horreeyay ee Gacanka Carbeed ku yaalla ee xiriir toos ah la yeesha Israel. Heshiika taariikhiga ah ee uu Maraykanku gadaal ka riixayay waxaa uu keenay filasho in Sacuudiguna ku xigi karo. Laakiin kadib maalmo aamusnaantiisa laga shakiyay, ayaa wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga Amiir Feysal bin Farhan Al Saud waxaa uu meesha ka saaray suurta-galnimadda in Sacuudigu uu heshiis la gaaro Israel illaa inta laga xalinayo arrinta Falastiin. “Waa in nabad lala gaaraa Falastiiniyiinta,” taasi oo ku saleysan heshiisyadda caalamiga ah, sidoo kalena shuruud u ah hagaajinta xiriirkeena, ayuu Amiir Feysal u sheegay warbaahinta xilli uu joogay Berlin. “Markii taas la gaaro wax walba waa suurtagal,” ayuu hadalkiisa ku daray, hadalkiisu waxaa uu waafaqsanyahay meeshii uu Sacuudigu uu arrinta ka tagnaa. Sacuudiga warkiisu waa uu caddaa, inkastoo uu sanadihii dambe xiriir qarsoodi ah la lahaa Israel, taas oo uu soo kordhiyay Dhaxal Suge Maxamed bin Salmaan. Hadalka Amiir Feysal waa kii ugu horreeyay ee boqortooyadda tan iyo markii Imaaraadku uu la heshiiyay Israel, kaasii oo ah kii seddaxaad ee Yahuudu ay Carabta la gaaraan, waxaana uga horeeyay Masar iyo Jordan. Isagoo sii kordhinaya cadaadiska Maraykanka, ayuu Jared Kushner oo la taliye u ah Donald Trump waxaa uu sheegay in danta Sacuudigu ay ku jirtu in uu xiriir rasmi ah la sameysto Israel. Waxaa boqortooyadda layrka ku sii shiiday, Ra’iisul Wasare Benjamin Netanyahu oo sheegay in Israel ay ka shaqayneyso in ay diyaaradaha Israel ee u socda Sacuudiga ay maraan hawada Sacuudiga. Laakin Sacuudiga oo ugu dhaqaalo badan Dunida Carbeed, islamakaana hoy u ah meelaha barakeysan ee Islaamka waxaa uu wahajayaa xisaab siyaasadeed oo ka xasaasisan midda Imaaraadka. “Talaabo uu Sucuudigu u qaado in uu noqdo dalka xiga ee xiriir la yeesha Israel waxay ahayd wax aan la sugeyn” ayuu yiri Casiis Al-Alghashian oo macallin ka ah jaamacadda Essex.
  12. Yaa Hoggaamin Doona Ururka Ganacsiga Addunka – Kenya Mise Nigeria? Ururka Ganacsiga Addunka WTO oo ah hay’adda addunka u qaabilsan xeerarka ganacsiga ayey dayrta dhow wajihi doona hoggaan la’aan. Agaasimihii Guud Roberto Azevedo oo u dhashay Brasiil ayaa si lama filaana shaqadiisii uga tegaya August 31, 2020 oo ah sanad ka hor dhammaadka xilhayntiisii. Dalalka xubnaha ka ah ayaa isku raacaan in mid ka mid ah ku xigeenada uu si ku meel gaadh ah u sii hayo hoggaanka muddada ka hadhsan xilhayntiisii. Hay’adda oo la aasaasay 1995 waxay leedahay ku xigeeno ka kala soo jeeda dalalka Shiinaha, Jarmalka, Nigeria iyo Mareykanka. Sanadkaan qaarada Afrika waxaa u tartamaya 3 diblomaasiyiin oo aan kala dhicin. Afrika weligeed ma helin fursad ay ku hoggaamiso WTO, inkastoo qaaradaha kale ay soo qabteen jaggadaas. Soo magacaabista musharraxiinta ayaa bilaawday June 8dii waxuuna ku ekaa July 8, 2020. Siddeed musharrax oo wada leh aqoon iyo khibrado cajiib ah ayaa u tartamaya, kana socda, Britain, Kenya, Konfurta Kuuriya, Masar, Mesiko, Moldova, Nigeria, iyo Boqortooyada Sacuudiga. July 15dii ilaa 17dii ayaa mid mid loo dhegeystay aragtida musharrixiinta ee ku aaddan dib u hagaajinta hawlaha hay’adda. Hannaanka xulashada oo qaadan doona dhowr marxaladood ayaa laga yaabaa inuu gaadho 2021, haddii lagu heshiin waayo. Musharraxa ku guuleysta waxaa laga doonayo inuu si wadajir ah u hanto kalsoonida 164 wadan oo xubinta ka ah ururka. Madaxa cusubi waa inuu soo nooleeyaa wadahadalladii ganacsiga ee hakadka galay hirgeliyaana dibuhabeyn si uu u hoggaamiyo hay’ad aad u muhiim ah xilli dunida ay soo wajahayso caqabado aad u adag xiisadaha ganacsiga caalamkana ay ka sii darayaan. Roberto Azevedo oo jaggada loo doortay 2013kii wuxuu u adkaysan waayay hujuumka dawladaha waaweyn ee qarbiga ah, kuwaas oo ku andocoonaya in WTO aysan hawl wanaagsan oo waafaqsan Suuqyada Xorta ah qaban. Wejigii 1aad ee kala xulashada lama baadi-goobayn cidda leh tayada ugu sarreysa ee ku habboon hoggaaminta hay’adda, balse waxaa la raadinayay sidii loo reebi lahaa murashaxa aan soo jiidan karin taageero loo dhan yahay. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in musharixiintii Moldova iyo Sacuudiga ay u muuqdeen kuwo aan ka gudbi doonin wareegga hore (Bloomberg News 20/07/2020). Diblomaasiyiin goobjoog ahaa ayaa sheegaya in laga yaabo inuu Midowga Yurub la xulafoobi doono Afrika oo mustaqbalka ganacsigeedu aad muhiim ugu yahay Beijing iyo Washington. Khubarada ganacsiga ayaa rumaysan in xidhiidhka cadaawadeed ee u dhexeeya Beijing iyo Washington uu saameyn ku yeelan doono tartanka. Waxaa laga yaabaa musharixiinta taageero ka hela mid inuu wajihi doono diidmada qayaxan ee midka kale. Haddaba haddii la tixgeliyo taas, waxaa laga yaabaan in musharaxa Britain (UK) oo ahaa Xoghayihii Ganacsiga Caalamiga ee Brexit inuu Midowga Yurub iyo Shiinaha u cuntami doonin. Waxaa xaalladdaas oo kale wajihi doono midka Koonfur Kuuriya oo dalkiisa tan iyo dagaalkii 2aad uu xafiiltan (rivalry) kala dhexeeyay Jabaan. Sidoo kale, musharraxa Mesiko (Mexico) oo ka caawiyay Maraykanka, Kanada iyo Mesiko gorgortankii heshiiskii ganacsiga ee dhexmaray ayaa la tuhunsan yahay inuu heli doonin raallinimada Shiinaha. Walow aan la ogeyn dhanka ay u dhici doonto natiijada, haddana saadaasha ayaa u eg in mid ka mid ah musharraxiinta Afrika uu ku soo bixi doono jaggada. Musharrixiinta Kenya iyo Nigeria ayaan u muuqan kuwo si sahlan loo loodin karo, inkastoo musharaxa Masaarida uu khibrad u leeyahay gorgortanka ganacsiga adduunka, guddiga xulushadana uu ka hor sheegay inuu yahay, “musharaxa keliya ee Midowga Afrika isku raacsan tahay.” Afrika weligeed horey uguma heshiin musharrax qudh ah ee WTO. Balse xog ay soo tebisay Reuters ayaa sheegaysa in sanadkaan taageero ballaadhan ay dunida u muujinayso musharrax Afrikaan ah oo weliba haween ah (Reuters 22/06/2020). War saxaafadda ay qortay ayaa sheegaya in Midowga Afrika uu beeniyay isku raacaansanaanta musharrax gaar ah. Shirkii guddiga Wasiirrada ee mudeysnaa July 2-deedii, 10-keedii, iyo 15 keediiba ayaa qabsoomi waayay duruufo ka baxsan awoodda ururka . Haddaba aynu isweydiinnee maxay tahay tayada hablaha murrashaxiinta u ah Afrika ee ay dunida la dhacsan tahay? Waxaa la rumaysan yahay in ka qaybgalka hablaha maskaxdooda furfuran tahay ay sare u qaaday rajada laga qabo in hay’adda ay markii ugu horreysay taariikhda doorato haweeney weliba Afrikaan ah maadaama midkoodna uusan weligeed madax uga soo noqon. Marwo Ngozi Okonjo-Iweala oo laba jeer horrey u soo qabatay xilka Wasiirka Maaliyadda ee dalka Nigeria kana qalanjibisay jaamacadaha Harvard iyo MIT oo la xushmeeyo ayaa leh xirfad iyo khibrad culus. Waxyaabaha lagu ammaano waxaa ka mid ah in gorgortankii ay la gashay Paris Club uu dalkeeda ku helay deyn cafis dhan 18 bilyan doolar. Waxaa la rumeysan yahay in xirfadeeda gorgortan iyo siyaasadeedba ay gacan ka geysan karaan dib u soo celinta ajendaha ganacsiga ee dhinacyo badan (The Conversation 21/07/2020). Haseyeeshee, Dr. Okonjo-Iweala uma laha khibrad gaar ah hawlaha WTO, inkastoo ay fahansan tahay hawlaha hay’ado kala duwan ee calami ah. Dhinaca kale, Qareen Amina Maxamed ayaa ah Wasiirka Ciyaaraha dalka Kenya horreyna u soo qabata xilalka Arrimaha Dibedda iyo Tacliinta. Sanadkii 2015 waxay guddoomisay Golaha Guud ee WTO. Sidoo kale waxay madax ka noqotay xallinta khilaafaadka iyo dibu eegista nidaamka ganacsiga ururka. Waxaa lagu amaanaa inay gacan ka gaysatay gorgortankii adeegsiga teknolojiyadda iyo dawooyinka guud (Generic drugs) ee waddamada saboolka ah iyadoon waxyeello loo geysan xuquuqa milkiilaha (Intellectual property rights). Waxaa la rumeysan yahay in waayo aragnimadeedda “hoggaaminta istraatiijiga ah iyo wada xidhiidhka wax ku oolka ah” ay wax ka tari karto walwalka ganacsiga caalamka ee taagan. Balse Amina oo sanadkii 2013 kula tartantay jagada Agaasimaha Guud 8 musharrax ayaa eedaysay in Kenya la gaadhi wayday isfaham Ghana oo tartanka kula jirtay. Waxaannu sugnaaba waa cidda ku soo bixi doonto September 7, 2020 wareegga 2aad oo ah mid siyaasadeed, iyo sida Kenya iyo Nigeria xal ugu heli doonaan halista iscurjintooda. Waxaa xaqiiqa ah in Amina ay haysato taageerada Geeska Afrika oo ay dunida isha ku hayso la ganacsigeeda, walow dhaqanka Kenya ee gobolka khaati laga joogo! Qaran News
  13. Ganacsatada Jaadka Kenya oo keenay Qorshe cusub oo ay Jaadka kontarabaana ku gelin karaan Somalia markii Dawlada Somalia Shuruudo ad-adag ku xidhay Ganacsatada Jaadka ee dalka Kenya ayaa xiligan wajahaya xaalad dhaqaalo xumo oo ka dhalatay xayiraada dowlada Soomaaliya kusoo rogtay jaadkii laga keeni jiray Kenya. Dowlada Soomaaliya ayaa joojisay in jaad la keeno gudaha Soomaaliya markii uu gudaha Soomaaliya soo gaadhay cudurka Caronavirus, tan iyo waqtigaana dowladu weli ma fasaxin in jaadka la keeno gudaha Soomaaliya. Dadaalo ay ganacsatada jaadka ku doonayeen in jaadka Soomaaliya ay keenaan la fasaxo ayaa fashil kusoo dhamaaday, kadib markii dowlada Soomaaliya ay shuruudo adag ku xidhay in jaadka la fasaxo. Ganacsatada jaadka Kenya ayaa ugu baaqay dowladooda in ay raadiso xal ay jaadkooda ku geyn karaan Soomaaliya, waxa ayna ugu baaqeen in ay la hadlaan Dowlada Soomaaliya si jaadkooda suuq uga helo Soomaaliya. Waxa ay sidoo kale ganacsatada jaadka soo jeediyeen qorshe cusub oo jaadka ku galin karaan qeybo kamid ah Soomaaliya, waxa ayna ka codsadeen dowlada in ay u furto xadka si jaadka dhulka uga galiyaan Soomaaliya. Ganacsatada ayaa sheegay hadii dowlada u furto xuduuda ay awoodaan in si maalin la ah gudaha Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Jubbaland ugu gudbiyaan 20-tan oo jaad si culeyska dhaqaale uga yaraado. Gudoomiyaha urur ay ku mideysan yihiin Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa sheegay hadii loo loo tixgeliyo qorshahan cusub inay kasoo kaban lahaayeen dhibaatooyinka dhaqaale ee soo gaadhay inta lagu guda jiro xaaladda la dagaalanka Covid-19 iyo madmadowga Siyaasadeed ee ka dhex jira Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. Dowlada Soomaaliya ayaa dhowr mar hawada ka celisay diyaarado jaad kasoo qaaday dalka Kenya, waxaana xayiraada dowlada saartay jaadka ganacsatada jaadka Kenya gelisay xaalad dhaqaalo xumo oo aad u daran. Qaran News
  14. Editor’s note: Puntland Post has not been able to verify quotes in this essay particularly the reference to collective leadership, which Dr Baadiyow has never expressed in his writings or speeches. After the collapse of the Somali central government in 1991, Somalia entered a civil war erupted in Somalia, with warlords being at the forefront of the internecine war. They depended on their clans for recruiting militias. The strategy has become the main tool used by Somali politicians to further their own interests by taking advantage of low public awareness. Although Somali people share same culture, religion and language they have been historically divided into various “qabiillo” ( clans) based on paternal ancestry with different socio-economic contexts. This type of identity has become a way of pursuing personal interests through the political realm at the expense of patriotism and statehood. Is Dr Baadiyow in favour of collective leadership? What is the impact of tribal politics and personal interests on Somalia’s political stability? I had the opportunity to ask Dr. Abdurrahman Abdullahi Baadiyow, a Somali scholar and historian who has worked extensively on reconciliation issues, this question. He replied: “Personal interests are fundamental. Tribal politics is used for personal gain. Looking back at the country’s presidents, prime ministers, ministers, few or no one has contributed to the environment in which his clan lives. If every politician loved his clan he would work for water, education, education and job creation, employment and economic development. Improperly contracted contracts and recruitment of troops are the means by which clan emotions are used, to further the interests of politicians. Therefore, it can be said with confidence if every politician worked for the betterment of his clan and the region he came from, Somalia would have made great progress’. It is also noteworthy that all the crises in the country have resulted from wars led by people pursuing personal interests by exploiting low political awareness of some members of clans they belong to. What is the oppression claimed by these politicians against past governments or an incumbent government? Do you believe the arguments advanced politicians they share with clan identity? So to try to get an answer we have to look at what politicians have done for their people when they become leaders. The answer is: They did nothing by way of human development projects. Once they attain their political goals politicians leave the constituency to its own devices. However clan-based politics and personal interests have led to a civil war in Somalia and the collapse of the state. The impact can range from famine, massive internal displacement, thousands of Somalis, particularly youths, who sought refuge abroad, to widespread destruction, to a breakdown of social cohesion. So how can Somalis solve this political problem? I posed this question, again, to Dr. Abdurrahman. “We need to change the political culture, and this requires a lot of time, we also need to change the system of government and the electoral system. For example the election model of proportional representation minimizes the use of politics to attain personal economic goals of the political class. Moreover, voter registration and improved election management will also play a crucial role in changing the culture of rigging elections. Finally, the system of governance must be changed from a weak and unstable parliamentary to presidential and collective leadership model”. Finally, the community should be encouraged, especially the youth, to prevent the use of clan names for political purposes and personal interest. By Mahbub Mohamed Abdillahi Email: mxbb124@gmail.com. The post The role of clan identity and personal interest in Somali politics appeared first on Puntland Post.
  15. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay sidii sharciyan loo xoojin lahaa joojinta tacdiyadaha ka dhanka jinsiga ( Kufsiga). waxaana si gaar diiradda loogu saaray sare u kaca ku yimid intii lagu guda jiray Xiyaraaddii COVID-19. Kulankan oo ay ka so qayb-galeen Xubno ka kala socday Ururadda Bulshadda Rayidka ah, Laanta danbi baarista ee CID-da, bahda Caafimaadka, Hay’addo Maxali ah iyo Qareeno Soomaaliyeed, waxaa la isla qaatay in si wadda-jir ah looga wadda shaqeeyo in dhibanayaashu cadaalad helaan. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in labadii bilood ee la so dhaafay la so gaarsiiyay ilaa lix kiis oo kufsi ah, kuwaso dadka ku eedaysan ay u xiran-yihiin. Laanta danbi barista ayaa dhinaceeda cadeysay in intii lagu guda jiray Xanuunkii saf-mareenka ahaa ee Covid-19 in iyagana ay baaritaan ku sameeyen ilaa 11 kiis. Sidoo kale, Saraakiil Caafimaad oo ka socotay Cisbitaalka Madiino oo kulanka ka qayb-galay ayaa sheegay in dhibanayaashu ka so daahan Cisbitaalka oo aysan deg deg u imaan, taaso inta badan keenta in natiijadda baaritaanka ay so saarto nagetive. Dhinaca kale, Qareennadda sida gaar ka ah ugu dooda dadka ka dhibanaha u ah kufsiga ayaa sheegay in kufsigu ku badan-yahay meelaha ay dadka dan-yartu dagan tahay sida kaamamka barkacyaasha iyo meelaha aysan Saldhigyadda ciidanka aysan ka dhaweyn. Ugu Danabayntii, ka qayb-galayaasha kulankan ayaa isla qaatay in ay muhiim-tahay in wacyigalin balaaran la sameeyo, in la helo Qalabka lagu baaro DNA-ga eedaysanaha, in Garsoore gaar ah Maxakamaduhu u saaran kiisaska la xirira kufsiga iyo in Xog uruurin wadajir ah la sameeyo si loo ogaado hoos u dhac iyo kor u kac midka jira bil kasta. Hoos ka daawo Muuqaalka iyo Sawirada PUNTLAND POST The post Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo Muqdisho ku qabtay Kulan ku saabsan Joojinta Tacaddiyada Jinsiga appeared first on Puntland Post.
  16. Maamullada Puntland iyo Jubbalnd oo soo saaray qoraal wadajir ah ayaa ka hor yimid shirkii Dhuusamareeb3 oo lagu soo idleeyey Galmudug, iyaga oo sheegay wixii ka soo baxay shirkaas uu yahay mid ku kooban intii ka qeyb ka aheyd shirka Dhuusamareeb3 oo laga soo saaray hannaanka doorasho ee uu aadayo dalka sanadka 2020-2021-ka. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Qoraalka Ka Soo Baxay Jubaland Iyo Puntland Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Jubaland & Putland Jubballand iyo Puntland oo Qaadacay Shirkii Dhuusamareeb3 iyo Wixii Kasoo Baxay Goobjoog News Source: goobjoog.com
  17. Buufimooyin ay ku jiraan walxaha qarxa oo Kooxda Xamaas ku riday Israel oo sababay inuu dab ka kaco Keymaha Israel Buufimaha ay ku jiraan walxaha qarxa ayaa waxay dhaliyeen in keymo ku yaalla Israa’iiluu dab ka kaco Hogaamiyayaasha Israa’iil ayaa uga digay kooxda Xamaas in xaaladda iska horimaad ee Qaza ay sii ballaaran doonto haddii aysan joojin gantaalada iyo buufimaha ay ku jiraan walxaha qarxa ee ay xudduuda ku soo ridayaan. Wasiirka gaashaandhiga Israa’iil Benny Gantz ayaa sheegay in kooxda Xamas ee gacanta ku haysa Qaza ” ay khasaaro daran la kulmi doonaan “. Balse afhayeen u hadlay Xamas ayaa wacad ku maray “inaysan ka laba-labeyn doonin inay dagaal la galaan haddii Israa’iil ay soo weerarto islamarkana ay go’doominta sii socoto “. Kooxda Xamaas ayaa waxay 12 gantaal ku rideen dhanka Israa’iil. Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa dhankooda fuliyay saddex weerar oo ay Qaza ku qaadeen. Tan iyo toddobaadkii aanu soo dhaafnay, tiro madaafiic ah iyo buufimo walxaha qarxa ay ku jiraan ayaa laga soo riday dhanka magaalada Qaza. Israa’iil ayaa ku jawaabtay duqeyn ay sheegtay inay la bartilmaameedsatay saldhigyo ay Xamas leeyihiin. Israa’iil ayaa fulisay dhankeeda dhowr weerar Israa’iil ayaa sidoo kale mamnuucday in doomaha kaluumaysi ay ka sameyaan badaha islamarkana waxaa ay ogolaanayaan oo kali ah doomaha wada gargaarka bina’aadnimo iyo kuwa badeecooyiinka u sida magaalada Qaza. Maadaama uusan shidaal jirin waxaa go’an korantidii ay isticmaali jireen shacabka magaalada Qaza. Shacabka ku nool magaalada Qaza oo ay tiradooda dhan tahay 1.9 milyan oo qof ayaa waxay maalinkii koranta helaan 4 saacadood oo kali ah. Tirada gantaalada laga soo riday magaalada Qaza Khamiistii iyo subaxnnimadi Jimcaha ayaa ahaa kuwii ugu badnaa oo 24 gudahood ah la soo rido tan iyo intii isku dhacyadan ay bilaabmeen. Qaran News
  18. Vietnam calls on international partners to assist the Somali Government in easing socio-economic difficulties and coping with humanitarian needs, stated Ambassador Dang Dinh Quy, head of the Vietnamese Permanent Mission to the UN. Addressing the UN Security Council’s session on Somalia situation and operations of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) on August 20, Ambassador Quyconveyed sympathy over difficulties that Somalia is facing due to the multiple disasters of locust, flooding and the COVID-19 pandemic. Ambassador Dang Dinh Quy voiced support of efforts by the Somali Government in organising election, stressed the solidarity and national reconciliation between the government and member states, and called on all parties to strengthen dialogue and mutual trust. He condemned terror attacks using self-constructed explosives of Al-Shabaab force targeting civilians, security forces and staff and offices of the UN, while vowing to continue to joining hands with the UN as well as regional and international organisations in assisting Somalia for the goal of peace, stability and development. At the event, UN rapporteurs recognised progress in the Somali situation and lauded the Somali Government’s efforts to conduct dialogue with localities, while showing concern over a number of problems in the country. They held that Somalia will continue to counter humanitarian crises due to impacts of flooding, locust and the COVID-19 pandemic. Members of the council supported the upcoming election in Somalia. They also affirmed the role of the UNSOM in Somalia. The UNSOM was set up in 2013 with an aim to maintain peace, reconciliation and build capacity for the Somali Government, supporting the Somali Government and the African Union Mission to Somalia (AMISOM) to resume peace and construct the administration, while helping the country to coordinate international sponsorship. Since 2013, the UN Security Council has convened meetings every three months to update operations of the UNSOM. View the full article
  19. The Commander Land Forces of the Uganda Peoples’ Defence Forces (UPDF), Lt Gen Peter Elwelu, has flagged off the seventh United Nations Guard Unit (UNGU VII) to Somalia. The Guard Unit comprising of over 600 peacekeepers is commanded by Lieutenant Colonel Francis Odikiro. The function took place at UPDF’s Peace Support Operations and Training Center (PSO-TC) in Singo, Nakaseke District. Lt Gen Elwelu informed the UPDF Officers and Militants Under UNGU VII that the first five UNGU deployments in Somalia have done a commendable job in Somalia and made Uganda proud. He urged them to maintain the standards through selfless service, doing their tasks to the required standards, and being disciplined. “You will be required to serve above self, do excellent work and keenly follow the Standing Operating Procedures as well as observing all the UN standard behaviors that include but are not limited to saying NO to Sexual Exploitation and Abuse (SEA) in your working environment,” said Lt Gen Peter Elwelu. He cautioned the Officers and militants to ensure that Uganda’s UNGU in Somalia is not added to the UN list of missions with a record of violations. “Cases of SEA and other forms of violation of ideals have been reported in many UN missions across the globe. However, the records of Uganda’s first five UNGU deployments in Somalia are good. Maintain this image or even do better works to further polish Uganda’s image in UN missions,” said Lt Gen Elwelu. He added that: “Uganda is privileged to be selected by the UN to contribute a Guard Unit. There have not been many Guard Units in the history of the UN. It would therefore be very disheartening to Ugandans to hear that their representatives in UNGU VII are involved in violations.” The Commandant of PSO-TC Brig Gen Bony Wolimbwa said UNGU VII will deploy in a phased manner based on UN and World Health Organization’s guidelines on prevention and control of COVID-19. The flag off ceremony was attended by principle Staff Officers of PSO-TC and Commanders of the thirtieth and thirty first Battle Groups who are also at PSO-TC on standby for deployment to Somalia but are still affected by the current suspension of rotation for troops under African Union deployment following the COVID-19 pandemic. View the full article
  20. Authorities in Somalia say a U.S. drone strike on Thursday killed a high-ranking member of the Islamist terrorist group al-Shabab, hours before the country’s leaders agreed on a plan for upcoming elections in which national security will be a major issue. “U.S. Forces supporting Somali National Army (SNA) terminated a high-ranking member of the terrorist group [al-Shabab],” a Somali government statement issued Friday said. The strike occurred near the southwestern Somali town of Kurtunwarey. It targeted al-Shabab while the group was preparing to launch an attack against Somali government forces, the statement released by government-run Radio Mogadishu said. An unnamed senior member of the group’s local bomb-making and IED explosives unit was killed in the strike, VOA was told by a senior Somali commander who was not authorized to speak to the media. U.S. forces in Africa also have confirmed the strike. “In support of the Federal Government of Somalia, U.S. forces use a range of effective and appropriate methods to assist in the protection of the Somali people,” said a statement posted by the U.S. Africa Command (AFRICOM) on Twitter.” Together with partner and allied forces, U.S. Africa Command works on a daily basis to improve security conditions to enhance governance and economic development while preventing al-Shabab’s desire to expand their reach and further export violence.” With AFRICOM confirmation, American Military News reported that the target “had a history of making explosives” and was reportedly working to place improvised explosive devices on a public road near Kurtunwarey at the time of the strike. The strike comes as the militant group is attempting to retake control of Kurtunwarey, a strategic town whose control was reclaimed by African Union-backed Somali troops a week ago. The joint forces freed dozens of children in the process. News of the drone strike came hours after Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed, more commonly known as Farmaajo, reached an agreement late Thursday evening with three regional leaders on a new election model for the 2020-21 polls. The election is seen as a crucial step for stabilizing the country and defeating the militants. The agreement — reached in Dhusamareb, the capital of Galmudug state — came after the third round of talks. It was signed by Farmaajo and the heads of Galmudug, South West, and Hirshabelle states, as well as by the governor of Banadir state. The signatories agreed to form electoral constituency caucuses, with each caucus consisting of 301 delegates who will vote for a seat in parliament. The delegates will be nominated jointly by national and federal state electoral bodies. Parliamentarians, in turn, will elect the president. “The leaders agreed that the Independent National Electoral Commission, in collaboration with the state governments, facilitate the formation of an all-inclusive selection committee of elders and civil society from the seat-sharing community,” said a communique announcing the plan. Jubaland and Puntland — two of Somalia’s five federal member states — are not part of the agreement. Speaking at a ceremony Friday concluding six days of meetings, Farmaajo said,”We extend a brotherly hand to those who are yet to join us in our endeavor for fair and democratic elections. “We have reached an electoral agreement with the leadership of federal member states and the Banadir region, which we hope will pave the way for free, fair, multiparty and timely elections,” the president said. According to the agreement, the elections will take place among at least four constituencies in each regional state and will be held nationwide on the same day. Somaliland, a self-declared breakaway state from mainland Somalia, will have an indirect election in which regional assemblies will elect members of the Upper House. The agreement was reached amid international community pressure aimed at convincing political stakeholders to unite in the national interest and resolve their differences through consensus and compromise. “We understand that there are strongly held divergent views among the leaders, and political tensions are high in this pre-electoral period,” said James Swan, special representative and head of the U.N. Assistance Mission in Somalia (UNSOM). Briefing the U.N. Security Council on Thursday, Swan added, “Yet, it is precise during such moments that it is most necessary for the nation’s leaders to engage in dialogue.” Also Thursday, the U.S. Embassy in Somalia issued a strongly worded statement that “parties will need to move forward with [the] timely model agreed.” It said the embassy had worked toward the inclusion of all participants. The statement said: “Spoilers withholding participation sacrifice democracy for [they’re] own ambitions.” View the full article
  21. (SLT-Hargeysa)-Guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE, ayaa wax-ka-beddel ku sameeyey qaar kamid ah shuruudihii ay hore ugu xidheen murrashaxiinta u tartamaysa jagooyinka 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4-aad ee xisbiga KULMIYE. Qodobbada wax laga beddelay, ayaa waxa kamid ah sidatan soo socota: Source
  22. kooxda kubbadda cagta LLP Jeenyo ayaa ku soo laabtay horyaalka Somalia Premier League hal fasal ciyaareed ka dib,iyagoo ka qeyb ka ahaa naadiyada horyaalka heerka labaad ee (Divisio 1) waxaana ku soo laabashada Jeenyo soo dhaweeyay taageerayaasha iyo bahda kooxda Jeenyo. Macallimiinta kala ah Axmed Tahliil Cali iyo Hamza Maxamed ayaa da’daala wanaagsan ku bixiyay in ay kooxda ku soo laabta horyaalka Somalia Premier League waxayna sidoo kale ay soo saareen xidigo da’yar ah oo kaalin wanaagsan ka qaatay horomarka guulaha ee naadiga Jeenyo. “Waa guul weyn aan samaynay waxaan u mahadcelinaynaa maamulka,macallimiinta,ciyaaryahanada iyo taageerayaasha kooxda oo qeyb weyn ka ahaa in aan dib ugu soo laabano horyaalka Soomaaliya” ayuu Goobjoog Sports u sheegay tababaraha kooxda LLP Jeenyo Axmed Tahliil Cali. W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu kaga hadlay shirkii lagu soo gaba-gabeeyey gudaha Dhuusamareeb iyo heshiisa lagu gaaray. Qoraalka Xisbiga ayaa waxaa lagu sheegay in heshiisku uu qabyo yahay, islamarkaana ay ka maqan yihiin labo dowlad goleedyada iyo saamileyda siyaasadda dalka, balse Xisbiga Wadajir ayaa xusay in heshiiskaas uu arko mid gogol xaar u ah doorashada. Sidoo kale xisbiga ayaa tilmaamay in heshiiska uu dhigayo doorasho aan toos aheyn, taas oo uu sheegay in lala soo daahday, islamarkaana dowladda federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ay ku fashilantay qabashada doorasho iyo qof cod ah. Warka ka soo baxay Xisbiga Wadajir oo ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay si loo fuliyo heshiiskaas in loo baahan yahay in wada-hadal lala furo Jubbaland, Puntland iyo saamileyda siyaasadeed, si loogu qanciyo. Waxa kale oo uu Xisbigu ka digay muddo kororsi iyo inay dib uga dhacdo doorashada xilligeeda. Ugu dambeyn Xisbiga Wadajir ayaa u mahadceLiyey shacabka iyo madaxda Galmudug oo marti-geliyey wejiga saddexaad ee shirka wada-tashiga Dhuusamareeb. Halkan hoose ka aqriso:
  24. Xisbiga Wadajir oo ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ayaa cadeeyey mowqifkiisa ku aadan heshiiska lagu gaaray magaalada Dhuusamareeb. Warsaxaafadeed ka soo baxay xisbiga ayaa waxaa lagu sheegay in heshiiska uu yahay qabyo, ayna ka maqan yihiin dowlad goboledyada qaar iyo saamileyda siyaasadda. Sidoo kale xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxamaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyey inuu heshiiskaas u arko mid gogol xaar u ah doorashada 2020/21. Ugu damgbeyn wuxuu xisbigu soo jeediyey wada-hadal lala furo Jubbaland, Puntland iyo saamileyda kale, si loo dhaqan-galiyo heshiiskaasi. Halkan hoose ka akhriso:- View the full article