Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Garowe (PP News Desk) — The Puntland Deputy Attorney General Mohamed Hared today briefed the local media on a correspondence from the Income Tax Department of Puntland Finance Ministry. The Deputy Director of Income Tax Department wrote to the Attorney General’s office to speed up a tax evasion case against UN employees in Puntland. Hared: UN employees in Puntland should pay their tax liabilities by August 27. “The Attorney General’s Office instructs 140 UN local employees to pay their tax liabilities in accordance with the Ministry of Finance laws not later than 27 August. Refusal to pay the tax will result in lawsuit because it is akin to not following orders from the powers that be. Tax evaders will be fined. In the event of not paying the tax liabilities and the fine, the Attorney General’s Office will put forward a request to convert the unpaid tax and fine to lawful arrest” Hared said. The UN local staff have long worked in Puntland State. There has never been tax evasion accusation against UN staff. Complications may emerge if UN agreement with the Federal Government of Somalia contradicts tax laws in Puntland as far as UN employees are concerned. The Puntland tax law will set a precedent that will oblige UN staff in Somalia and AMISOM soldiers to pay tax on their salaries. © Puntland Post, 2020 The post Deputy Attorney General Vows Tough Action Against UN Employees for not Paying Tax appeared first on Puntland Post.
  2. Adis Ababa (Caasimadda Online) – Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay sare u qaadeyso tirada dekadaha ay isticmaasho ee Soomaaliya iyo kuwa kale ee ku yaalla dalalka dariska la ah maadaama aysan iyadana laheyn wax dekad ah. Maareeyaha Dekedaha ee Dawladda Itoobiya Makonan Abarra ayaa sheegay in Dowladda Itoobiya oo hadda heshiis ku aadan isticmaalka dekadaha kula jirto wadamada Soomaaliya, Jabuuti iyo Suudaan ay qorsheeneyso inay isticmaasho Dekado cusub maadaama ay kuwaan ku filnaan waayeen. “Maaddaama oo dalkeenu ballaaran yahay waxa muhiim ah in la adeegsado Dekedo badan oo wax lagala soo dego, waxaana la daraaseynayaa dhinacyada ugu habboon ee laga hirgelin karo Dekeddahaasi, Tusaale ahaan dhinaca galbeed, Koonfurtana tee ku habboon, sidoo kale bartamaha Dalka iyo bariga tee ku habboon, markaynu sidaa leeyahay waxa laga duulayaa Masaafada Koontiinnarada sida, mid kasta goobtee laga soo gelin karaa, markaana waxa la xadidayaa kharashaadkii ku bixi jiray dib u rarka,” ayuu yiri Makona Abara. Makona Abara oo hadalka sii watay ayaa sheegay in Dekadaha ay hadda qorsheenayaan inay badiyaan isticmaalkooda ay kala yihiin Jabuuti, Suudaan , Somaliland, Kenya iyo Eriteriyana. “Illaa hadda Dekedaha aanu heshiiska la saxeexanay waxa ka mid ah Jabuuti, Suudaan iyo Somaliland, Kenya iyo Eriteriyana ayaa la qorshaynayaa, waxaanu qorshaynay inaanu ka faa’idaysano Dekedaha dalalka Deriska ah, iyadoo laga duulayo meel kasta goobta ku habboon ee alaabta laga soo gelin karo iyo alaabooyinka dalkeenu dhoofiyo goobta ugu habboon ee laga dhoofin karo.” Makona Abara ayaa sidoo kale xusay in qorshahooda uu yahay sidii ay u badan lahaayeen tartanka Dekadaha, ayna door badiyaan inay isticmaalaan Dekado badan si ay u helaan qiimo jaban. Hadalka kasoo yeeray Abara ayaa kusoo aadayo xilli madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Itoobiya ay horey u kala saxiixdeen heshiis dhigayo in Itoobiya maalgashato 4 Dekad oo ku yaalo Soomaaliya inkastoo aan si rasmi ah loo cayimin kuwa ay yihiin. The post Itoobiya oo shaacisay qorshe ku aadan dekedaha Soomaaliya oo ay damacsan tahay first appeared on Caasimada Online.
  3. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay golaha wasiirada Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Punland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa sidoo kale ka qeybgalay La taliyayaal Madaxweyne. “Madaxweynaha ayaa golaha uga warbixiyey safarkii uu ku tegay Dhuusamareeb oo uu kaga qeybgalay Shirka looga hadlayey doorashada Soomaaliya. Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu golaha uga warbixiyey Safarkii uu ku tegay dalka Jabuuti iyo shaqadii wanaagsaneyd ee laga soo qabtay gobolka Mudug oo Madaxweynuhu Safar ku tegay, isagoo booqday degmooyin iyo deegaamo ka tirsan gobolkaasi.” Ayuu yiri Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Jaamac Dabaraani. Hay’addaha Dowlad goboleedka Punland waxaa la faray in Shaqadu ay sidoodii hore kusoo laabato, sida gudashada shaqada iyo saacadaha la imanayo Xafiisyada , Iyadoo la soo saarayo Hab-raacyo kooban oo Caafimaad kuwaasi oo ku saabsan sida loola noolanayo khatarta xanuunka Covid19. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  4. Afgoye (PP News Desk) — The family of Abdikarim Haji Bilal, a veteran Somali teacher, has called on his release from a jail for “trumped-up charges”. Abdikarim reportedly mediated two parties but one side has accused him of not paying US$ 120, 000 that the other side had failed to pay up. “My father has been jail for eight months. He did not sign any document that obliges him to pay the money” said his son who credited with his detained father with bringing up his family on salary from teaching. Abdikarim Bilal’s family is seeking justice to secure his release from a jail for a crime he did not commit. Shabelle TV reports that Abdikarm “is in jail in Lower Shabelle”. Only the Federal Government of Somalia has jails in the region. In a Facebook post the Governor of Lower Shabelle Ibrahim Najah refuted the report that Abdikarim is in a government jail. “We have the evidence that Abdikarim is not in government detention but that he has been detained by Al-shabaab forces surreptitiously operating in Lower Shabelle” Ibrahim wrote. Ibrahim did not make any reference to reports on Abdikarim detention by Al-shabaab. Abdikarim belongs to the marginalised Jareer Weyne clan. Al-shabaab does not operate jails in Lower Shabelle. “Shabelle TV reporter did not clarify who detained Abdikarim possibly for fear of reprisals from the proscribed group” says Fowsi Aweys, a former radio reporter in Mogadishu. Al-shabaab adjudicates urban property ownership disputes in hideouts in the Lower Shabelle countryside. © Puntland Post, 2020 The post A Family of a Teacher in “Jail“ for Trumped-up Charges Seeks Justice appeared first on Puntland Post.
  5. Ninka la yiraahdo Christopher Clapham ee qoray buugga “The Nature of the Third World State’ ama cilmi-baaraha Kola Olugbade qoray ‘State of the State of Third World’ ayaa waxay ku qeexaan kalmadda ‘Neopatrimonialism’ in awoodda iyo kheyraadka dowladnimo loo isticmaalo dano-siyaasadeed. Arrintan waxay kadhici jirtay Latin Ameerica, Qarnigii 20aad waxaana loo yaqaanay ‘patron-client relationship’. Cidda haysata awoodda dowladnimo in ay xilalka iyo kontarakt-yada ku abaal-mariso cidda taageerta ama daacadda u ah keliya, si ay awoodda usii haysato. Markaa shakhsiyaad aanan xilal rasmi ah hayn ayaa ka sokeeya dowladnimadii oo awood badan leh, laakin xiriir toos ah lasiiyay. Maadama aanan la dhisin nidaam dowladnimo oo si hufan ugu adeega danaha muwaadinka, waa in dadkaas la doondoonaa oo xiriirkooda wax kuugu kala furdaamiyaan. Natiijaduna waa inaan musuq lala dagaalami karin in uu sii xoogeysto mooyee, siyaasadduna ku shaqeyso hanaankaa. Sidaa awgeed Soomaaliya in aad Wasiir noqoto waxaa ka awood badan in aad fahanto ciyaarta ‘Neopatrnimonialism’, waayo Wasiirka laftigiisa ayaanan awood laheyn haddii uusan kooxdaas xiriir la laheyn. Hanaankaas waa midka ay ku dhisan tahay Dowladda Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaana ku dhisan qaabka siyaasadeed ee ay ku howl-gasho Beesha Caalamka ee loogu yeeri karo Beesha 6aad. Hadaad tahay qof waaqica la socda, kama fili kartid wax sidaa kabaxsan dowladaha sidaas u dhisan ee dunida 3aad, gaar ahaan dalalka Afrikaanka ah. Dadweynaha guud waxay u maleeyaan in Madaxweyne Farmaajo aaminsan yahay wadaniyad ‘patriotism’, laakin xaqiiqdu waa inuu aaminsan yahay waxa loo yaqaan ‘opportunism’, gaadidda-fursadaha. Tan oo aan ceeb ka aheyn siyaasiyiinta Qaaradda Afrika, arrintan ayaana sal u ah natiijada ka soo baxday Dhuusamareeb 3. Dhanka kale, Puntland iyo Jubbaland waxay qaateen siyaasad ku saleysan a) exclusivism, b) isolationism, c) dogmatism iyo d) radicalism oo ah siyaasad ku dhisan isla-qumanaan, gooni isu-soocid iyo xagjirnimo ku qottonta aaminid inaad kaligaa iyo ra’yigaaga keliya uun sax yahay. Cilmi baarisyadu waxay xusaan in qof ama qolo walba oo ay isugu tagaan afartaas tilmaamood khatar ku yihiin jiritaankooda, kuna danbeeyaan inuu qofkaa isagu is -dukheeyo ‘self-destructive’. Sababtuna waxaa weeye in Madaxweynayaasha Dani iyo Madoobi ay ka soo jeedaan xarakooyin Islaami ah oo qofku iskii isaga aaminayo in Ilaahay isaga la jiro, sidaa darteedna xaqqa isagu ag-yaalo mar walba. Dhanka siyaasadda, Ilaahay cidna lama jirsado ee aadanaha ayuu isku imtixaamaa oo u daayaa loolanka dunida. Siyaasadduna waxay ku dhisan tahay maxaa suurtagal ah oo mar walba khasaaraha kaa yareyn kara, ee kuma dhisna waxyi-Quraani ah oo Ilaahay kuu waxyoonayo inaad adigu gar-leedahay. Sidaa awgeed, xalka macquulka noqon kara waxaa weeye in Madaxda PL iyp JL ay fahmaan siyaasadda ‘Neopatrnimonialism’ ku dhisan ee DF ciyaarto, kadibna la guraan waxa ka suurtagalka noqon kara. Maadama nidaamka aduunka cusub ‘New World Order’ maanta uu ku dhisan yahay xiriir kala maarmid la’aan ‘inter-dependency relationship’, Soomaaliduna aysan aheyn dad sina u kala maarmi kara. Marka akhristow, adiga aan jawaabta kuu daayee Madaxda DG Puntland iyo Jubbaland ma iyagaa is-lugaha iska tooktay mise waa laga tooktay? Maxaase la haboon umadda Soomaaliyeed? W/Q: Luqmaan-Xakiim Xuseen – Waxaad kala xiriiri kartaa luqmaanxakiimxuseen@gmail.com AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid The post Loolanka darafyada DF vs Puntland-Jubaland – Yaa lugta iska toogtay? first appeared on Caasimada Online.
  6. Diyaarada Turkish Airline oo Maanta Tacadi kala kulantay Rakaabkii Muqdisho ka raacayey+Dibudhac ku yimi duulimaadkii Diyaarada Wararka aan ka helayno garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in saacado maanta dib u dhacday duulimaadka Diyaarada Turkish Airlines kaga bixi jirtay Garoonka Aadan Cadde. Diyaarada Turkish Airlines ayaa sida caadiga ah inta badan ka duuli jirtay garoonka diyaaradaha 10-ka subaxnimo, hasa ahaatee maanta waxa ay ka duushay 1-da Duhurnimo kadib markii uu diyaarada buuq ka abuuray nin kamid ahaa rakaabka diyaarada. Qof kamid ah rakaabka Diyaarada saarnaa ayaa u sheegay in nin kamid ahaa Rakaabka uu diiday in uu xirto Face Mask ama waji xirka looga hortago Caronavirus, buuqa arintaasi ka dhashay ayaa markii dambe sababay in ninkaasi laga shakiyo. Ninkan diiday in uu xiro afxirashada ayaa sidoo kale la sheegay in uu caayay shaqaalaha diyaarada Turkish Airways iyo shaqaalo katirsan Wasaarada caafimaadka, Shaqaalaha diyaarada oo ninkan ka shakiyay ayaana booliiska ku war galiyay kiiskiisa. Ciidamada booliska garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaana la wareegay kiiska ninkan buuqa ka dhax abuuray diyaarada , waxaana wararka aan helnay sheegayaan in diyaarada markii dambe duushay kadib markii laga reebay ninkii buuqa iyo dib u dhaca ku keenay duulimaadka diyaaradaas Qaran News
  7. Bosaso (PP News ) — The Governor of Bari Abdisamad Yusuf Ahmed, who is also the chairman of the security committee, today chaired the weekly security meeting in Bosaso. Attended by members of the security committee and the Deputy Minister of Energy and Minerals Ministry of Puntland State, the meeting was aimed to speed up the work of district commissioners and security agencies. Committed: The regional security committee members will incorporate the five-point plan into district action plans. Participants have delivered progress reports on security arrangements in individual districts and how to improve the collaboration between the district administration and security forces. The first deputy Governor of Bari Ahmed Abdullahi Irro read out the following five points that will be incorporated into district action plans: 1- To beef up the regional security in order to fight anti-peace elements. 2- To Improve the collaboration among all organisations of the region 3- To put more efforts and resources into the fight against sexual crimes and drug-trafficking. 4-To robustly respond to the threat of locusts to farms in Bari. 5-To boost the morale of Puntland Defence Forces. The Governor of Bari thanked participants for progress reports and commitment to bringing the five-point plan into fruition. © Puntland Post, 2020 The post The Governor of Bari Chairs a Security Meeting appeared first on Puntland Post.
  8. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa sidoo kale ka qeybgalay La taliyayaal Madaxweyne. “Madaxweynaha ayaa Golaha uga warbixiyey safarkii uu ku tegay Dhuusamareeb oo uu kaga qeybgalay Shirka looga hadlayey Doorashada Soomaaliya. Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu Golaha uga warbixiyey Safarkii uu ku tegay dalka Jabuuti iyo shaqadii wanaagsaneyd ee laga soo qabtay Gobolka Mudug oo Madaxweynuhu Safar ku tegay, isagoo booqday degmooyin iyo deegaamo ka tirsan Gobolkaasi.” Ayuu yiri Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Jaamac Dabaraani. Hay’addaha Dowladda waxaa la faray in Shaqadu ay sidoodii hore kusoo laabato, sida gudashada shaqada iyo saacadaha la imanayo Xafiisyada , Iyadoo lasoo saarayo Hab-raacyo kooban oo Caafimaad kuwaasi oo ku saabsan sida loola noolanayo khatarta xanuunka Covid19. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweyne Madoobe ayaa maalmahii lasoo dhaafay Safar Caafimaad ku joogay Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya,isagoo aan ka qeyb galin shirkii Dhuusamareeb 3 ee u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Fedraaka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah kuwa Maamul Goboleedyada. Labada Madaxweyne ku xigeen Iyo xubno katirsan labada gole ee Dowlada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee Magaalada Kismaayo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. Guddoomiyaha Xisbiga Hayaan ee Heer Federaal, ahna Musharrax u taagan Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ,Cabdixabiib Yaasiin warsame, oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar, ayaa soo bandhigay Mowqifka Xisbiga Hayaan uu ka qabo Shirkii Dhuusamareeb 3. Guddoomiye Cabdixabiib ,ayaa Shirkiisa jaraa’id ku faahfaahiyay War-saxaafadeed qodobaysan oo ka soo baxay Xisbiga Hayaan, kaas oo ku saabsan Mowqifka Xisbiga ee Shirkii Dhuusamareeb 3 iyo Heshiiskii ay ku gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada taageersan. War-saxaafadeedka Xisbiga Hayaan, ayaa lagu caddeeyay in Hannaanka Doorashada Soomaaliya aysan cid gaar ah go’aamin Karin, iyadoo ay ka maqan yihiin Dowlad Goboleedyada Puntland, Jubaland, Somaliland iyo Saamileyda kale ee Siyaasadda Dalka. Sidoo kale, Xisbiga ayaa Madaxweyne Farmaajo u soo jeediyay, in uu si dhakhso ah u magacaabo Ra’iisul wasaare cusub, islamarkaana la qabto Shirweyne loo dhanyahay, oo laga qayb-geliyo dhammaan Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Saamileeyda Siyaasadda, si Heshiis midaysan looga gaaro Hannaanka Doorashada 2020/2021. Hoos ka daawo Shirka jaraa’id oo dhammaystiran PUNTLAND POST The post Xisbiga Hayaan oo soo bandhigay Mowqifkiisa Shirkii Dhuusamareeb 3 appeared first on Puntland Post.
  11. Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka golaha wasiirada maamulkaasi, oo ka dhacay magaalada Garowe. Kulanka oo sidoo kale goobjoog ahaa madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cimaan Karaash, ayaa maxweynaha warbixin looga dhageystay ku aadan safarradii uu tagay magaalada Dhuusamareeb iyo wadanka Jabbuuti. Dhammaadkii kulanka ayaa madaxweyne waxaa uu amray in shaqadii maamulka ay ku soo laabato sideedii hore maadaama muddo xayiraad ay u gashay sabaabo la xiriira xanuunka safmarka ah ee Korona, oo dalka ka dilaacay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. Beirut (Caasimadda Online) – Wararka laga helaayo dalka Lubnaan ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqa Xisbullaah ay soo rideen diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo ay leedahay xukuumadda Israel. Dhaqdhaqaaqa oo arintaan sheegtay ayaa sidoo kale xusay iney diyaaradda ku duushay khadka loo yaqaano “Blue Line”, taasoo gabi ahaanba meesha ka saareysa in Israel ay ciidamadeeda kala baxdo dalkaas. Xisbullaahi waxey sheegeen in dagaalyahanadooda ay diyaaradda kusoo rideen meel u dhaw garoonka Aita Al Shabaab. Israel waxey qiratay in diyaarad laga soo riday walow ay sheegeen iney ka hortageen isku day ay xisbullaah ku doonayeen iney sidaan oo kale ku sameeyaan ka hor hawlgalkaan. Dhaqdhaqaaqa ayaa beeniyay warka Israel ee sheegaya iney fashiliyeen hawlgal hore, waxaana xoogeysanaya baacsiga labada dhinac. Labada dowladood ee Lubnaan iyo Israel waxaa la fahamsan yayay inuu dagaal ka dhaxeeyo, iyadoo ay dhexdhexaad ahaan xuduuda labada dhinac ay joogaan ciidamada UNIFIL ee qaramada midoobay. Ciidamadaan oo la aas-aasay 1978 ayaa xuduuda labada dal la dhigay sanadkii 2006 kadib dagaal bil socday oo dhexmaray Xisbullaah iyo Israel. The post Xisbullah oo sheegtay in ay soo riday diyaarad ay leedahay Israel first appeared on Caasimada Online.
  13. Maxaa dagaalyahankan Soomaaliga ah loogu sharfay Talyaaniga? Taxanaheennii warqadaha aynu ka helno weriyayaasha Afrikaanka ah ayaa Ismaaciil Caynaanshe waxa uu ku eegayaa sida ay qaar ka mida Talyaanigu ay u qiimaynayaan gumaysigoodii hore ee Afrika. Maamulka degmada ee Magaalada Roma ayaa horraantii bishan ugu magac daray xarun istaan ama boosteejo u ah tareen oo laga dhisayo magaalada caasimadda Talyaaniga, sii loogu sharfo Giorgio Marincol, oo ahaa Talyaani-Soomaali ah oo qayb ka ahaa xoogaggii Talyaaniga. Waxaa la dilay markii uu jiray 21 sano isagoo ka saaraya ciidamada Naziga oo rasaas ku furey bar koontarool 4tii Meey 1945, laba maalmood kadib markii Jarmalku si rasmi ah u hareereeyey Talyaaniga dhammaadkii Dagaalkii Labaad ee Adduunka. Istaankan, oo hadda dhismihiisu socdo, ayaa lagu magacaabi jiray Amba Aradam-Ipponio – oo loo tixraacayo olole Talyaani ah oo ka dhacay Itoobiya sanadkii 1936 markii ay xoogagga fallaagada ahi si naxariis darro ah u sii daayeen hub dhanka kiimikada ah, isla markaana ay ka geysteen dambiyo dagaal, dagaalkii caanka ahaa ee Amba Aradam. Sawirro dagaalkii Amba Aradam 1 March 1936 Magaca bedDelidan ayaa timid kaddib olole la bilaabay bishii Juun, kaas oo daba socda banaanbaxyadii Black Lives Matter ee daafaha dunida qabsadady ka dib dilkii booliiska Mareykanka u geystteen George Floyd. Waxaa bilaabay saxafiga Massimiliano Coccia, waxaa taageeray dhaqdhaqaaqayaasha Black Lives Matter, suxufiyiin kale iyo qoraayada Talyaani-Soomaali ah Igiabo Scego iyo wiil uu adeer yahay, qoraagii Antar Marincola. Halgamaagii Madoobaa Dadka u ololeynayey ayaa ugu horreyn boodh dul dhigay xaruntan tareenka iyagoo sheegayey in aan goob noocan ah lagu magacaabi karin “dulmi” isla markaana ay ku riixayaan in looga magac daro Marincola, si loo xasuusto noloshiisii cajiibka ahayd. Giorgio Marincola oo bidix xiga iyo hooyadii Waxaa loo yaqaanaa “partigiano neroor” ama “halgamaagii madoobaa” wuxuuna xubin firfircoon ka ahaa iska caabintaas. Sannadkii 1953-dii waxaa si sharaf leh loo gudoonsiiyey taliskii millatari ee ugu sarreeyay ee Talyaanigii, Medaglia d’Oro al Valor Militare, iyada oo lagu aqoonsanayo dadaalkiisa iyo hiigsigii sarreeyey ee uu sameeyay. Marincola wuxuu ku dhashay 1923 Mahaddaay, oo ah magaalo ku taal Webiga Shabeelle, waqooyiga Muqdisho, waagii horena loo yaqaanay Italian Somaliland. Hooyadiis, Ashkiro Hassan, waxay ahayd Soomaali, aabihiisna wuxuu u ahaa sarkaal militari Talyaani ah oo la yiraahdo Giuseppe Marincola Giuseppe Marincola (bidix) waxa uu sawir kula laba soomaali ah oo kale Waqtigaas gumeystayaal Talyaani ah ayaa xaqiiqsaday inay carruur ka dhaleen dumarka Soomaalida ahaa ee ay la midoobeen. Laakiin Giuseppe Marincola ayaa jabiyey habdhaqanka ka dib isaga oo markii dambe wiilkiisa iyo gabadhiisa, Isabella, loo keenay Talyaaniga si ay qoyskiisa ula noolaadaan. Isabella waxay sii waday inay noqoto jilaa, si gaar ahna waxay uga soo muuqatay Riso Amaro (Bitter Rice), oo la baahiyey 1949. Giorgio Marincola sidoo kale waxa uu ahaa hiboole, wuxuu ku fiicnaa dugsiga Rome wuxuuna u sii watay inuu iska diiwaan geliyo waaxda caafimaadka. Intii lagu gudajiray waxbarashadiisa wuxuu aad ula dhacsanaa fikikii lagaga soo horjeeday fashiistaha. Wuxuu go’aansaday inuu ka mid noqdo halkagnkii iska caabbinta ee1943 – waqti dalkiisii uu ku dhashay uu weli ku hoos jiray talyaaniga. Razza Partigiana Halganka wuxuu iiga dhignaa xorriyad iyo caddaalad ay halaan dadka dunida oo dhan. Taasina waa sababta aan ula dagalaamay gumeystayaashii” Giorgio Marincola, 1945 Soomaali Taliyaani diidanaa Naziga ‘Illawsho wadareed’ Laakiin dadka u ololeeya in la joojiyo cunsuriyaddu waxay doonayaan in kabadan kaliya magac beddelidda goob tareen ka dib Marincola – waxay rabaan inay si weyn u iftiimiyaaan taariikhda gumeysiga eeTalyaaniga. Taallada Indro Montanelli, kaas oo difaac u ahaa gumeysiga. Waxay rabaan qorayaasha ku sugan Rome in ay sii socdaan oo ay bilaabaan hannaan ay magaalada u xoraynayaan. Waxaa iyana hore uga dhacday magaalada Milano markii ay socdeen banaanbaxyadii Black Lives Matter, taalada saxafiga muranka dhaliyay ee Indro Montanelli, kaasoo difaacay gumeystihii isla markaana qirtay inuu guursado gabar 12 sano jir ah oo reer Ereteriya ah xilligii ay ciidamadu wadeen sannadihii 1930naadkii, in lagu shaanbadeeyey ‘kufsade iyo cunsuri’. Weli se si loo helo isbedel dhab ah waxaa loo baahan yahay in laga warqabo wixii la soo dhaafay. Hab-taariikheedkii Talyaaniga ee Bariga Afrika: 1890: Borotooyadii Talyaanigu waxay la wareegtay Eritrea waxayna ku dhawaaqday inay tahay maxmiyad. 1895: Talyaanigu wuxuu weeraray Ethiopia kaddibna waxa uu ugu yeedhay Abyssinia 1896: Ciidamada Talyaanigu waaa laga adkaaday waxaana ka adkaaday Itoobiyaanka Adwa – waxayna saxiixeen heshiis aqoonsan xornimada waddanka 1889: SomaliaTalyaanigu wuxuu ka aasaastay maxmiyad badhtamaha Soomaaliya 1935: Fashiistihii Talyaaniga ayaa ku duulay Itoobiya, iyada oo lagu eedeeyay dambiyo dagaal iyo adeegsiga hubka kiimikada intii lagu jiray ololihiisii 1936: Talyaanigu waxay qabsadeen Addis Ababa. Itoobiya, Ereteriya iyo Italian Somaliland, waxayna noqdeen Talyaanigii bariga Afrika 1937: Ciidamada Talyaniga ee ku sugnaa Adisababa waxay dileen dad lagu qiyaasay 19,000 oo qof mudo sedex maalmood ah bishii Febraayo iyaga oo ka aargudanaya iskudaygii dil ee ninka uu u magacaabay Mussolini inuu xukumo aaggaasi. 1941: Ciidamada Ingiriiska iyo iyo waddamad Barwaaqo Sooranka oo gacan ka helaya iska caabiyayaashii gudaha ayaa ka adkaaday Talyaanigii ku sugnaa gobolka Dhibaatada ugu daran waqtigan xaadirka ah waxay u egtahay inay tahay illow wadareed ku dhacy ee taariikhdeeda gumaysi ee Talyaaniga. Sanadihii aan ku qaatay ka soo tebinta wararka waddankan waxaan had iyo jeer la yaaba sida ay u yartahay dadka Talyaani ah ee u muuqda inay wax ka ogyihiin taariikhdooda gumeysiga, haddii aan joogo Rome, Palermo ama Venice. Lama oga qaddarka ku lug lahaanshaha Talyaanigu ku leeyahay Eritrea, Soomaaliya, Libya, iyo Albania iyo Benito Mussolini qabsashadiisii Itoobiya ee 1930-meeyadii.. Bishii la soo dhaafay, Soomaaliya waxay u dabaal degtay sannad-guuradii 60aad ee xorriyadda. Waxaa qaabeeyey 30 sano oo colaado ah, xusuusta xilliyadii gumeysiga ayaa dhamaanteed la lumiyey – marka laga reebo jikada ay oo ay taal cunnada ay ka kooban tahay “suugo suqaar” – Maraqa lagu daro baastada. Magac daridda goobtan Marincola waa tallaabo muhiim u ah dhammaanteen – waana xusuus mudan in loo sameeyo dhammaan dadka reer Talyaani iyo xidhiidhka dheer ee ka dhexeeya Talyaaniga iyo Soomaaliya. Qaran News
  14. The NEC and the 3 national political parties( WADDANI, UCID & KULMIYE) finalized today their on going discussions regarding the time for the overdue joint elections of the House of Representatives and local govnts. They agreed elections to be held within nine months -May 2021. pic.twitter.com/R2NRbquv30 — Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) August 23, 2020 Qaran News
  15. Al-Shabab announced Sunday it has executed three of its own members for alleged spying on the militants for Somali, US, and Ethiopian intelligence agencies. The convicts – Dini Abdulkadir, Isse Osman, Aden Hassan and Abdulaziz Hassan were executed by a firing squad Saturday afternoon in El-Adde as dozens of people watched. El Adde is a strategic area located in the Gedo region, where is remembered to be the scene of the mass killing of KDF soldiers on 15th January 2016 in the Al-Shabaab attack. Since then, the area has been one of the main strongholds of al-Shabab in the region. For a decade, Al-Shabab has been trying to overthrow Somalia’s government and expel AU troops protecting it from the Horn of Africa nation. View the full article
  16. Wiigii aynu soo dhaafnay ayay ahayd markii Pakistan kaga cabatay ururka midnimadda islaamka in sucuudigu af-duubay arrinta gobolka kashmira aanu ka qaadan doorkii kaga aadanaa arrintaas oo sucuudigu kaga jawaabay in uu ka noqday heshiiskii daynta lacageed iyo saliideed ee uu kula jirey pakistan , kana dalbaday pakistan in ay soo celiso hal bilyan oo dayna oo ay ku lahayd taasoo pakistaana kaga jawaabtay in ay halkii bilyan farta ka saarto . Dhinaca kale , Pakistan ayaa wiigan u dirtay wadanka sucuudigga Taliyaha Guud e e ciidamadda Pakistan , Qamar Javed Balwa , kaasoo miisaan wayn ku leh wadanka pakistan hassa yeeshee dhaxal sugaha wadanka sucuudiga Amiir maxamed binu salmaan wuu diiday in uu la kulmo janaraalkaa pakistan , sidoo kale waxay dawladdu sucuudigu sheegtay in ay joojisay maalgelin ay ku samayn lahayd dhismaha dekedda Gwadar port oo ah deked Istaraaji ah oo ku taala gacanka Cumaan . Hadaba maalintii shalay ahayd pakistan iyadoo ka jawaabaysa talaabooyinkaa is daba jooga ah ee ka yimi Sucuudigga wasiirka arrimaha debedda ee Pakistan Shah Mohomed Qurayshi ayaa booqasho rasmi ah ku tagay wadanka Shiinaha , waxaanay kulan ku yeesheen dhigiisa jasiiradda loo dalxiis taggo ee Haynaan . Kulankaa dhex maray labada dhinac ayaa laggu sheegay in lagaga wada hadlay arrimo muhiima oo ay ka mid yihiin 60 Bilyan oo shiinuhu geliyo dekedaha pakistan iyo halbiyan oo dayna oo ah lacag cadaana iyo arrimo badan oo kale oo kale oo labda wadan quseeya . Geesta kale , wadamda Turkeyga ,Iran ,Maleeshiya iyo Pakistan ayaa laggu wadaa in ay dhawaan ku dhawaaqaan heshiis iskaashi oo ah dhinacyadda amniga , milateriga iyo dhaqaalaha , is xulifaysigaas oo saamayn wayn ku yeelan doona mandaqadda bariga dhexe iyo dunidda islaamka guud ahaan , la soco aduunka Ahmed NUUR. Qaran News
  17. Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan kula qaatay xalay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal madaxeyne ku-xigeenka maamulkaas, Axmed Cismaan Karaash, guddoonka golaha Wakiillada iyo qaar kamida Xildhibaannada Puntlnd. Halkan Ka Daawo Kulankii Madaxweyne Deni Iyo Guddoonka Golaha Wakiillada Sidoo Kale Aqiros Xogta Madaxweyne Deni Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland Muxuu Deni Kala Hadlay Guddoonka Golaha Wakiillada Maamulkaasi? Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. Guddoomiyaha Gobolka Bari ahna Guddoomiyaha Guddiga Nabad Galyada Gobolka mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta waxa uu shir Guddoomiyay shirka Golaha Aminga Gobolka Bari oo la qaban jiray isbuuc Walba shirkan ayaa waxa ka soo qeyb galay Dhammaan Guddoomiyasha Dagmooyinka Gobolka Bari Iyo Saraakiisha laamaha Amaanka Gobolka Bari. shirkan ayaa waxa ka soo qeyb Galay Wasiir ku-xigeenka Wasarada Tamarta Macdanta Iyo Biyaha Dowladda Puntland Mudan Axmed Siciid Qaloonbi, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Ee Gobolka Bari Mudane Axmed Cali Cabdulaahi Ciro, Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Ee Gobolka Bari Mudane Ahmed Xaaji Maxamud, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamud. Ujeedka Shirka ayaa ahaa Dar-dargalinta Howlaha shaqo ay hayaan Guddoomiyasha Dagmooyinka Iyo Lamaha Amaanka shirka intii uu socday ayaa waxa laga soo saaray 5-aad qodob oo muhiim u ah Hormarka Gobolka Bari waxaana ka war-bixiyay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Ee Gobolka Bari Mudane Ahmed Ali Cabdulaahi Ciro. 1- Xoojinta Amniga Iyo la dagaalanka Kooxaha Nabad Diidka ah. 2-Wada shaqeeynta Hayaddaha ka Howl-gala Gobolka Bari. 3-Xoojinta la dagaalanka kufsiga Iyo Wax Yaabaha maanka dooriya. 4-Dabar-goynta Ayaxa xaalufinaya Deeganadda Gobolka Bari. 5-Dhiiraglinta Iyo Garab istaaga ciidanka Difaca Dowladda Puntland. Guddoomiye Cabdisamad Abwaan ayaa intii uu socday shirka ka hadlay waxa uuna Guddoomiyasha Dagmooyinka Gobolka Iyo Lamaha Amaanka ku dhiiragaliyay shaqada ay u hayaan Bulshada Iyo sidii looga shaqeyn lahaa nabad galyada Iyo Hormarka Gobolka Bari. Halkaan hoose ka eeg Sawirada PUNTLAND POST The post Shirka Amniga Gobolka Bari oo Qodoba laga soo saaray appeared first on Puntland Post.
  19. Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Maanta kulan la qaatay qaar kamid ah guddiga gaadiidka xamuulka ee Dekadda Muqdisho. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen sii hayaha xilka wasiirka Gaadiidka, taliyaha Booliiska iyo taliyaha nabad gelyada waddooyinka, ayaa looga hadlay tayeynta Gaadiidka xamuulka ka qaada Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho. Go’aannada lagu gaaray kulanka waxaa ugu muhiimsan in la sameeyo goobo gaadiidka lagu sii hayo inta ay dekadda ka gelayaan si looga baaqsado cariiriga badan ee ay ku hayaan wadooyinka Magaalada Muqdisho. Guddi loo saaray inay ka tala bixiyaan dhameystirka shaqada ayaa la faray inay mudda laba maalin gudahood soo dhammeystiraan hannaanka lagu wajahayo dhaqan gelinta dhamaan qodobadii la iskula gartay kulanka. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  20. Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka,Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah guddiga gaadiidka xamuulka ee Dekadda Muqdisho. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen sii hayaha wasiirka gaadiidka, taliyaha booliiska iyo taliyaha nabad gelyada wadooyinka, ayaa looga hadlay tayeynta gaadiidka xamuulka ka qaada dekadda. Go’aannada lagu gaaray kulanka waxaa ugu muhiimsan in la sameeyo goobo gaadiidka lagu sii hayo inta ay dekadda ka gelayaan si looga baaqsado cariiriga badan ee ay ku hayaan wadooyinka magaalada Muqdisho. Guddi loo saaray inay ka tala bixiyaan dhameystirka shaqada ayaa la faray inay mudda laba maalin gudahood soo dhammeystiraan hannaanka lagu wajahayo dhaqan gelinta dhamaan qodobadii la iskula gartay kulanka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. Boosaaso (Caasimada Online) – Shir ballaaran oo looga hadlayey amniga Puntland, gaar ahaan gobolka Bari ayaa waxaa maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulkaasi, kaas oo si weyn diirada loogu saaray arrima amniga. Kulankaan ayaa waxaa guddoomiyey, Cabdisamad Abwaanka oo ah guddoomiyaha maamulka gobolka Bari, sidoo kalena waxaa goobjoog ahaa maamullada degmooyinka ee gobolka iyo saraakiisha ciidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Puntland. Intii uu socday shirka waxaa lagu lafa guray arrimaha amniga, iyadoona laga soo saaray go’aanno la xiriira xoojinta nabad-gelyada. Xubnaha shirka qeyb-galay aayaa isla go’aamiyey xoojinta amniga guud ahaan gobolka, la-dagaalanka wax loogu yeero Argagixisada, ka hortagga falalka kufsiga iyo maan-dooriyaha. Gabagabadii waxaa sidoo kale shacabka loogu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka, si looga hortago wax kasta oo khatar ku ah amniga. Shirkan ayaa ku soo aadaya, kaddib dagaallo culus oo labadii maalin ee la soo dhaafay ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari, kaas oo geystay khasaare xoogan. The post Puntland oo go'aanno adag ka soo saartay shir lagu qabtay Boosaaso first appeared on Caasimada Online.
  22. Garowe (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha Xisbiga Hayaan ee Heer Federaal, ahna Musharrax u taagan Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, Cabdixabiib Yaasiin Warsame, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar, ayaa soo bandhigay mowqifka Xisbiga Hayaan uu ka qabo Shirkii Dhuusamareeb 3. Guddoomiye Cabdixabiib, ayaa Shirkiisa jaraa’id ku faahfaahiyay War-saxaafadeed qodobaysan oo ka soo baxay Xisbiga Hayaan, kaas oo ku saabsan Mowqifka Xisbiga ee Shirkii Dhuusamareeb 3 iyo heshiiskii ay ku gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada taageersan. War-saxaafadeedka Xisbiga Hayaan, ayaa lagu caddeeyay in Hannaanka Doorashada Soomaaliya aysan cid gaar ah go’aamin Karin, iyadoo ay ka maqan yihiin Dowlad Goboleedyada Puntland, Jubaland, Somaliland iyo Saamileyda kale ee Siyaasadda Dalka. Sidoo kale, Xisbiga ayaa Madaxweyne Farmaajo u soo jeediyay, in uu si dhakhso ah u magacaabo Ra’iisul wasaare cusub, islamarkaana la qabto Shirweyne loo dhan yahay, oo laga qayb-geliyo dhammaan Dowlad Goboleedyada dalka iyo Saamileeyda Siyaasadda, si heshiis midaysan looga gaaro Hannaanka Doorashada 2020/2021. The post Xisbi siyaasadeed ka dhisan Puntland oo talo u jeediyay madaxweyne Farmaajo first appeared on Caasimada Online.
  23. Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa bishii June 2020, waxaa ay saadaalisay dhammaan heshiiska doorasho ee lagu gaaray Dhuusamareeb 3 inta u dhaxeysay 15-19 Ogoosto, 2020. Prof. Xasan Sheekh Cali oo ka tirsan falanqeeyeyaasha Goobjoog ayaa sadaaliyey haddii la waayo qof iyo cod sida ay noqon doonto, isaga ooo sheegay in loo baahan yahay (1). Heshiis siyaasadeed oo dibadda ka ah baarlamaanka federaalka ah (2). In la kordhiyo deegaanka doorasho oo laga dhigo ilaa 3 (3). In ergada laga dhigo 301 (4) In la isku geeyo kuraasta oo 3-dii kursi ay isla doortaan ilaa 903 ergo. Haddaba halkan hoose ka waado saadaalinta Goobjoog Source: goobjoog.com