Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Two men accused of being behind terror attacks in 2015 that targeted foreigners in Mali have gone on trial in the capital, Bamako. Source: Hiiraan Online
  2. Calls are growing in the Muslim world to boycott French goods in protest of President Emmanuel Macron’s controversial plans to crack down on “Islamist separatism,” and continue publishing blasphemous cartoons of the Prophet Muhammad. While trade groups and netizens in many nations have announced their boycott of French products, young Somalis have also joined the campaign. “…Someone must tell us how we can boycott France while being in Somalia… No human rights and religious freedom in France,” tweeted Abdikarim Hussein. Some users in the East African country asked Muslim African football players to reconsider their decision to represent a country “that is openly Islamophobic,” others called on their government to take a strong stance against France. Hassan Abdullahi Aalim asked “why [the] Somali government is silent about France’s naked attack towards our Prophet Mohamed (peace be upon him) and Islam? Why activists, council of Uluma in Somalia and the political class are so quiet about this matter?” Abshir Mohammed, a trader in the capital Mogadishu, said he also plans to boycott French products. “I’m extremely saddened that a leader from such a powerful country, where they preach about freedom of religion, could utter such words… I will personally burn any French products in my shop and go on a loss, and urge all Somalis to do the same and boycott their products,” the shop owner at Bakaara market said. “I feel like we should not have anything to do with France… if they cannot rebuke their president for what he said then clearly the Muslim world will unite against them; we are peace-loving people but don’t expect us to be silent when you attack our religion.” Hassan Bashir, a law student, also called for a boycott, terming Macron’s remarks an “attempt to boost his approval ratings ahead of the 2022 presidential election.” “He’s using Islamophobia as a tactic, trying to change peace-loving patriotic French citizens to hate a religion that only knows peace… we stand with all Muslim countries to boycott French products and hurt them like they are hurting us,” he said. Brian Nzioka, a Kenya-born Christian who works in Mogadishu, condemned Macron’s remarks about Islam, saying: “I cannot support anyone who abuses Islam; this move will result in the French president’s downfall… both Christians and Muslims will unite against the insults meted at the Prophet and Islam,” he told Anadolu Agency. Earlier this month, Macron accused French Muslims of “separatism,” and described Islam as a “a religion in crisis.” Tensions further escalated with the murder of a French teacher who showed caricatures of the Prophet Muhammad to his pupils. Macron paid tribute to him, and said France would “not give up our cartoons.” Pakistan, Turkey and Iran are among the Muslim countries to condemn France for the publication of the caricatures, and Macron’s response. View the full article
  3. The Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) has issued an alert on the fresh desert locust invasions in Somalia that pose a huge threat to food security. In its desert locust situation update, FAO said more swarms will in the next days or weeks be seen in southern Somalia. “Immature and mature swarms are present in the northwest between Boroma and Hargeisa while mature adult groups and swarms are present and breeding in the northeast and in central areas of Mudug and Galgaduud,” said the UN food agency in an alert released on Monday evening. According to FAO, hatching and band formation have commenced in the past few days and more is expected in the coming weeks, including the northwest. “Although the current swarms remain north of BeledWeyne and the Shebelle River, there are unconfirmed reports of locusts to the south. Aerial and ground control operations with biopesticide are in progress,” said FAO. It said the situation remains very critical as more swarms form and a new generation of breeding has now started in Somalia and Ethiopia, which will cause new swarms to form by mid-December that are likely to move southwards and threaten Kenya. “Although countries are better prepared compared to a year ago, survey and control operations need to continue to detect and reduce as many infestations as possible. In addition, locusts are increasing along both sides of the southern Red Sea,” FAO said in its forecast. View the full article
  4. JOWHAR (HOL) - The state electoral committee in HirShabelle has announced the newly selected members of parliament. The 90 MPs were selected by clan elders who have meeting in the temporary state capital Jowhar. Source: Hiiraan Online
  5. Haregsa (Caasimada Online) – Waxaa maanta maxkamadda magaalada Berbera ka soo muuqday fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani oo dhowaan lagu xiray halkaasi. Fanaanka oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa 26-kii bishan lagu qabtay magaalada Berbera, iyada oo ay xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska ee Somaliland. Maxkamaddu ayaa amartay in fanaanka la sii haayo muddo hal todobaad ah, waxaana dib loogu celiyey Qamar Suugaani xabsigii uu ku xirnaa oo ku yaalla magaalada Berbera. Sidoo kale xeer ilaaliyaha maxkamadda ayaa warbaahinta u sheegay in fanaanka loo heysto arrimo la xiriira safarkii uu kuu yimid magaalada Muqdisho. Xariga fanaankan ayaa waxaa aad u cambaareeyey qaar ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sugan magaalada Haregysa iyo ehelladiisa. Inta badan Somaliland ayaa xarig kula dhaqaaqda fanaaniinteeda yimaada magaalada Muqdisho ee ku qabta bandhig faneedyada ama booqashada u yimaada, taas oo si weyn loogu dhaliilo xukuumadda ka jirta Hargeysa ee uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi. The post Sawirro: Fanaanka Qamar Suugaani oo maxkamad la soo taagay + dambiga loo heysto first appeared on Caasimada Online.
  6. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Boqolaal shacab ah oo maanta isugu soo baxay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya, sida magaalooyinka Muqdsho iyo Gaalkacyo ayaa dhigay dibad-baxyo ka dhan ah madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron. Dadka dhigayey dibad-baxyada ayaa isugu jiray culuma-udiin, arday, waxgarad & qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas kasoo horjeeday madaxweynaha Faransiiska. Dibad-baxayaasha ayaa si weyn uga dhiidhiyey aflagaadadii uu Macron u geystay Islaamka iyo taageerada uu u muujiyay sawir gacmeed laga sameeyay Nabi Muxamed NNKH. Qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ka qeyb-galay dibad-baxyadan ayaa sheegay in hadalka Macron uu meel ka dhac ku yahay dhammaan dadka Muslimiinta ah. Sidoo kale dibad-baxayaasha ayaa ku qeylinayey erayo ka dhan ah madaxweynaha Faransiiska iyo dowladdiisa, iyaga oo gubayey Sawirradiisa. Wadamo badan oo muslmiin ah ayey ka dhaceen dibad-baxyada & carada ka dhalatay hadalkii Emmanuel Macron boo aflagaadu u geystay Islaamka, isagoo taageero ugu muujiyey macalinkii la dilay ee sawir loogu gafayo Nebiga NNKH tusiyey ardaydiisa. The post Sawirro: Dibad-baxyo ka dhan ah gefkii Islaamka ee Macron oo ka dhacay Soomaaliya first appeared on Caasimada Online.
  7. XILLIGII PARSIANKA IYO SOO IFBIXITAANKII ISLAAMKA. XILLIGII PARSIANKA Parsiankii hore si la mida dadyowgii qadiimka ahaa ee aynu soo xusnay ayay dhulka soomaalida iyana xiriir ula lahaayeen. Xiriirkaan iyo aqoontaani waxa ay u badantahay in ay bilaabatay kolkii uu boqorkii Parsianku Cambyseskii Labaad uu qabsaday dhulkii Faraaciinta qarnigii 5aad Ciise ka hor. Dhulka Faraaciinta oo ahaa meeshii xiriirka xoogga leh la lahayd dhulka soomaalida ayaa cid walba oo qabsataayi ay bilaabi jirtay dhaqamadii iyo caadaadkii Fataaciinta, taas oo dib usoo celin jirtay xiriirkii udug-doonka ee reer Punt lala lahaan jirey. Lakiin sida uu qabo George Hourani xiriirka ay Parsianku la lahaayeen bariga afrika iyo caalamkii kale ee badwaynta Hindiya ku teedsanaa kor uma kicin wixii ka horeeyay qarnigii 3aad Ciise ka bacdi, oo ah xilligii ay Parsia ka talinayeen qoyskii Sassaaniyiintu, gaar ahaan xilligii Emprorkii koobaad Ardashir( 225-241). Waa xilligaan marka ay Parsianku noqdeen cudud muhiim u ah ganacsigii iyo dhaqdhaqaaqii ka jirey badwaynta Hindiya. Hourani, waxaa kale oo uu xusay in xilligii uu talinayey boqorkii Narseh (293-302) uu jirey xiriir aad u wanaagsan oo u dhaxeeyey iyaga iyo boqorkii reer Zang oo ka talinayey bariga Soomaaliyada maanta. Xiriirkaani waxa uu sii xoogaystay markii ay Parsianku dhulka Yaman ka saareen Xabashidii duulaanka ku qabsatay, ka dib markii ay Yamaniyiintu gacan waydiisteen. Parsiankii Yaman xoreeyey dib uma noqon ee muddo ayay Yaman maamulayeen. Marakan, ayaa la oron karaa xiriirka Soomaalida iyo Parsianku waa uu tisqaaday. Waxaa la aaminsanyahay in xilligaan ay tahay marka farsamada daaro dhisiddu ay Soomaaliya ka bilaabatay. Sida uu qabo caalimka soomaaliyeed ee Cabdalla Cumar Mansuur dagal-baarid lagu sameeyey gobalka Bari gaar ahaan aagga magaalada Iskushuban ayaa lagu helay burburka daaraha magaalo qadiima oo u muuq eg daaraha laga dhisto dalka Yaman ee salkana u ballaaran korka na u dhuuban. Xiliga dhismahaas ayaa ku beegan xilliyada Parsianku ka talinayeen Yaman. Aakhirkii, xiriirkaan ayaa sababay in muhaajiriin reer Parsia ahi ay dhulka Soomaalida dagaamaystaan. Waana meesha uu magaca Maqdisho ka soo jeedo. Muhaajiriintaas iyo dadyowgii kale ee dhulka soomaalida u soo hijroodayba waxa aynu si wanaagsan ugaga hadli doonnaa marka aynu joogno cutubka labaad oo ku saabsan dadka Soomaalida. XILLIGII ISLAAMKA Waxaa jira qorayaal Carbeed oo qaba in diinta islaamku Soomaaliya ay soo gaartay intii uu Nabigu noolaa, gaar ahaan xilligii Hijradii koobaad iyo tii labaad ee saxaabadu dhulka xabashida ku tageen. Qoroyaashaan oo u badan kuwo noolaa qarnigii la soo dhaafay, waxa ay ku doodaan in Zaylac ahayd marinkii ay saxaabadu u marayeen dhulka xabashida. Nasiibdarro, qorayaasha carbeed ma aysan keeniin caddaymo rasmiya oo ay u cuskadeen fikirkooda, iyada oo la ogyahay masaafada ay Zaylac u jirto halkii ay saxaabadu ka soo hijroonayeen iyo halka uu boqorka xabashidu joogay. Halka ay saxaabadu ka soo haajirayeen iyo meesha uu boqorku joogay oo ahayd dhulka joogga sare ee xabashida waxaa u dhaxeeyey badda Cas oo kaliya, halka Zaylac ay labadaba u jirto masaafo door ah. Si kastaba ha ahaatee waxaa laysku raacsanyahay in diinta Islamku ay gayiga soomaaliyeed soo gaartay qarnigii koobaad ee Hijriga. Kitaab ku qornaa far-guri lagana helay magaalada Xamar, (kitaabkaan oo aan la aqoon cidda qortay waxa uu ka hadlayaa taariikh iyo dhacdooyin ku siman laba kun oo sano) waxa uu sheegayaa in todobo magaalo oo ku teedsan xeebta Banaadir iyo midda sawaaxiligaba la aasaasay xilligii khaliifkii Amawiyiinta ee Cabdimalik Ibn Marawaan oo ahaa bartamihii qarnigii 1aad ee Hijriga. Sidoo kale waxaa jira taariikh ku beegan qarnigii 1aad ee Hijriyada oo ku qoran qabbuuro laga helay magaalada Xamar. Waxaa magaalada Xamar laga helay labo qabri oo ay leeyihiin labo haweena oo dhintay muddo imminka laga joogo saddex iyo toban qarni. Faadumo bint Cabdisamad Yacquub oo geeriyootay bishii Jamaadul-awal sanadkii 101 Hijriga iyo Al-Xaajiya bint Muqaddam Muhamed oo geeroyootay 5tii bishii Dul-xaj sanadkii 139-kii Hijriga ayaa lahaa labada qabri. Isla kitaabka aynu soo xusnay (kitaab Azanuuj) ayaa sheegaya kolkii ay dhacday dawladdii Amawiyiintu xukunkiina uu ku wareegay Cabbaasiyiinta, xilligii Khaliifkii Abu Jacfar Al-Mansuur in uu Khaliifku xeebaha Soomaalida iyo Sawaaxiliga u soo diray danjire Khaliifka wakiil ka ahaa oo la oran jirey Yaxye Ibn Cumar Al- Canazi, si ay u ayidaan xukunka cusub, dadkana zakadana looga qaado. Dhanka kalana, waxa uu Dr. Cali Cabdiraxmaan ku sheegey kitaabkiisa The Arab Factor In Somali History, in shucuubtii bariga Afrika ay sameeyeen kacdoon canshuur diida xilligii Khaliifkii Cabbaasiga ee Haaruun Raashiid. Khaliifku marakan waxa uu mandiqadda u soo diray barasaabyo Faarisiyiin ah oo dhulka wakiil uga ahaa. Dr.Enrico Cerulli oo ah ninka helay kitaabka Zunuuj xogtiisana soo naqliyey, waxa uu ku wariyey kitaabkiisa “Somalia” in xilligii Khaliifkii Ma’mun ibn Haaruun Rashiid ay shucuubtii bariga Africa markale gadoodeen ayna la soo noqdeen madaxbanaanidoodii, laakiin markii dambe khaliifku uu xoog gacantiisa ugu soo celiyey. Dhacdooyinkaan oo dhan, waxa aynu ka fahmaynaa in dhulka Soomaalidu mar hore ay diinta Islaamku soogaartay, caalamkii islaamkana aqoon looga lahaa. Magoolooyinka Muqdisho iyo Zaylac iyo dhulkii kale ee soomaalidaba waxii xilligaan taariikhyahanadii carbeed ay ka qoreen waxa aynu uga hadli doonnaa qormadeena tan xigta ee la soco. Mohamed Ahmed Elm The post Taariikhda Qadiimka ah ee Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed – Qabtii 4aad appeared first on Puntland Post.
  8. Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, ayaa la geliyay fasax hal maalin oo ku beegan Khamiista berriya, si loo muujiyo qiimaha iyo qaddarinta Xuska Mowliidka Nebiga Muxamed salla-laahi Caleysi wa-sallim. Guddoonka Golaha Baarlamanka Puntland, ayaa mudanayaasha ku wargeliyay in Khamiista berriya ay fasax yihiin, maadaama ay ku beegantahay 12-ka bisha Mowliidka ee Dhalashadii Nebi Muxamed (NNKH). Sidoo kale, waxa la fasaxay dhammaan Shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha Dowladda Puntland, waxaana haatan magaalooyinka waaweyn ka socda u diyaar-garowga Xuska Mowliidka oo ku beegan maalinta berriya. Xarumaha Culimaa’udiinka loo yaqaan Suufiyadu ay ku leeyihiin magaalooyinka kala duwan ee Puntland, ayaa tan iyo xalay laga maqlayay Dikriga iyo Shallaadka loogu diyaar-garoobayo Xuska Mowliidka. PUNTLAND POST The post Xildhibaanada Baarlamanka Puntland iyo Shaqaalaha dowladda oo loo fasaxay Xuska Mowliidka appeared first on Puntland Post.
  9. Jowhar (Caasimada Online) – Waaxaa weli buuq iyo is jiid-jiid siyaasadeed uu ka taagan yahay dhismaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle, iyada oo xalay si rasmi ah loogu dhowaaqay liiska xildhibaanada labaad ee baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaanada la shaaciyey oo u badan dhalinyaro ku cusub siyaasadda ayaa tiro ahaan gaaraya illaa 90 xubnood, sida ku cad liiska uu soo saaray guddiga farsamada. Sidoo kale waxaa aad u kooban tirada haweenka ee ku jira xildhibaanada lagu dhowaaqay waxaana kaliya dumar ka ah 5 xubnood, taasoo saluug laga muujinayo. Waxaa sidoo kale liiska dib ugu soo laabtay qaar ka mid ah xildhibaannadii hore, balse waxaa meesha laga saaray xubinimada guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabelle, Sheekh Cismaan Barre Maxamed iyo Maxamed Xuseen Geedi oo ku xigeen u ahaa, halka Canab Axmed Ciise ay dib u heshay xildhibaanimadeeda, iyada oo shaneysay afar dumar oo lagu soo daray baarlamaanka cusub ee maamulka HirShabelle. Kadib ku dhowaaqista xildhibaanada maxaa laga filan karaa HirShabelle? Inkastoo guddiga farsamada doorashada HirShabelle uu shaaciyey in xildhibaanada lagu dhowaaqay loo qeybiyey hab-qabsiga beelaha dega gobollada Hiiraan & Shabeelaha Dhexe ayaa haddana waxaa weli jira cabasho iyo dood ay qabaan beelaha qaar, gaar ahaan beesha Xawaadle oo miisaan ku leh dhismaha HirShabelle, siiba Beledweyne. Beeshan waxa ay xildhibaanada cusub ka heshay illaa 12 xubnood, sida ku cad liiska lagu dhowaaqay, hayeeshee waxay dood ka qabtaa kursiga madaxweynaha oo markii hore la siiyey Beledweyne, balse haatan la doonayo in laga soo wareejiyo, taas oo dhalisay muran aad u xoogan. Marka la fiiriyo sida ay wax u socdaan dad badan ayaa dhaliil ka muujinayo, maadaama ay meesha ka maqan tahay doorka dowladda dhexe iyo kan maamulkii hore ee HirShabelle. Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare oo uu waqtigiisu dhammaaday ayaa horey uga horyimid tallaabadii ugu horreysay ee uu qaaday guddiga farsamada, isaga oo xusay in uu qabyo yahay guddiga, islamarkaana lagu darayo xubno dheeri ah oo haween ah, balse ma jirto cid dhageysatay hadalka madaxweynaha ee ku aadan dhismaha guddiga. Lama oga sida ay wax noqon doonaan, waxaana khilaafka ugu daran uu ka taagan yahay doorashada xilka madaxweynaha oo uu u taagan yahay Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad goboleedka HirShabelle. Sidoo kale dadka qaar ayaa qaba in HirShabelle ay ku socoto burbur iyo kala qeybsanaan hor leh, halka kuwa kale ay aaminsan yihiin in wax is-bedal ah uusan soo kordhi doonin, maadaama weli xilalka ugu sarreeya ay u taagan yihiin qaar ka mid ah madaxdii hore. HirShabelle ayaa tan iyo markii la dhisay wajaheysay khilaafaad dhanka maamulka ah, daruufooyin dhanka amniga iyo dhaqaalaha ah, waana kan ugu liito maamullada dalka. The post Kadib ku dhowaaqista xildhibaanada maxaa laga filan karaa HirShabelle? first appeared on Caasimada Online.
  10. A box of influenza vaccines, about to be used during a free vaccination event in Los Angeles, California held October 17, 2020. Photo: Damian Dovarganes (AP) Preliminary research out this month may provide you with a bit more incentive to get the flu vaccine. It found evidence that flu vaccination led to a lowered risk of getting covid-19 among health care workers in the Netherlands. Though not definitive, the study isn’t the first to suggest that certain vaccines can provide minor, nonspecific protection against infectious diseases not targeted by the vaccine, possibly including covid-19. The research paper was released on the preprint website medRxiv in mid-October by scientists from the Netherlands and Germany. In it, they detail two separate investigations of the theory that the flu vaccine used in the Netherlands last winter—an inactivated vaccine meant to protect against the four main strains of the influenza virus in circulation—could lower the risk of covid-19. In many countries, including the U.S., this is the primary type of flu vaccine used annually. Source: Gizmodo The post A Flu Vaccine May Provide Some Protection Against Covid-19, Dutch Study Suggests appeared first on Puntland Post.
  11. (SLT-Muqdisho)-Dawladda Shiinaha ayaa sii wadda Farriimaha adag ee Hawada u marinayso Taiwan, tan iyo markii ay xidhiidhka diblumaasiyadeed la samaysatay Jamhuuriyadda Somaliland. Safiirka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha Amb. Qin Jian ayaa saddexdii Maalmood ee u dambeeyay wuxuu Internet-ka ku baahinayey hadallo adag, kuwaasi oo lid ku ah Dawladda Taiwan, isagoo ku celceliyey in Taiwan oo hore uga go’day Shiinuhu ay weligeedba ka mid sii mid ahaan doonto. Safiirku wuxuu sheegay inaan China weerarrin dalalka kale, laakiin aanay ogolaanayn in China la weerarro “China ma weerarri doono dalal kale, laakiin weligii ma ogolaan doono inuu dalna weerarro China. China ma dhiirigeliyo khilaafaadka, laakiin weligii kama baqdo..”ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Madax-bannaanida dhuleed, waxay la xidhiidhaa Sharafta dalka iyo Qaranka. Waddan walba wuxuu si adag u ilaalin doonaa Madax-banaanidiisa dhuleed, weligiina ma lumin doono Taako dhul ah..” Safiir Qin Jian oo si is xig-xigta qoraallo luqad adag ku qoran ugu baahiyey barta uu ku leeyahay Twitter-ka ayaa waxa kale oo uu sheegay “China wuxuu leeyahay Taariikh iyo dhaqan 5000 kun sano ah, Taiwan waxay ahayd dhulka China 5000 kun sano ka hor, waxayna ka sii mid ahaan doontaa dhulka China illaa dunida la rogo.” Ayuu yidhi, waxaanu intaa sii raaciyey “China wuxuu diyaar u yahay inuu sameeyo Wax walba Qiimo kasta ha ku kacee, Marna uma ogolaanayo Taiwan inay ka go’do dhulka China, waxaanuna si adag u difaaci doonaa dhulkayaga Qaran..” Dagaalka siyaasadeed iyo ka Warbaahinta ee Shiinuhu ku hayo Taiwan ayaa sii xoogaystay intii ka dambaysey xidhiidhka diblumaasiyadeed ee ay yeesheen Taiwan iyo Somaliland, kuwaasi oo is-dhaafsaday Wakiillo u kala jooga Hargeysa iyo Tiapea. Source
  12. Dalka Imaaraadka Carabta ayaa shalay soo saaray shuruudo kala duwan oo uu ku soo rogay dadka booqashada iyo shaqooyinka u tagaya dalkaas ee ka imanaya dalalka dunida iyo weliba kuwa u gudbaya dalal kale ee Imaaraadka Carabta sii maraya. 56 waddan oo dunida ah oo uu Imaaraadku soo saaray shuruudaha caafimaad ee ay dadka ka imanayaa marayaan marka ay gaadhaan dalkaasi Imaraaadka, ayaa waxa ku jira dadka ka tagaya dalka Somaliland ee u socdaalaya dalka Imaaraadka amaba uga sii gudbaya dalalka kale. Dalalka ay Somaliland ku jirto waxa ay Imaaraadku sheegeen in dadka deggen Imaaraadka ee ka imanaya dalalka ay Somaliland ka mid tahay ay waajib tahay inay sitaan laba caddaymood oo muujinaya natiijada baadhista Covid-19. Mid waa inay soo qaataan ka hor intaanay soo dhoofin oo ah 96 saacadood ka hor in la soo baadhay, iyo ka labaad oo ah inay ku maraan baadhis kale marka ay soo gaadhaan Dubai. Dadka dalxiisayaasha ah ee tagaya UAE ee ka tagaya dalalka ay Somaliland ku jirto waa inay iyaguna inay sitaan laba cadaymood oo muujinaya natiijada baadhista Covid-19. Mid waa inay soo qaataan ka hor intaanay soo bixin oo ah 96 saacadood ka hor in la soo baadhay iyo ka labaad oo ah inay ku maraan baadhis kale marka ay soo gaadhaan Dubai. Dadka ka gudbaya Imaaraadka ee ku sii jeeda dalal kale waa inay haystaan warqad muujinaysa ama ay ku caddahay in laga waayay Covid_19. 56-ka dal ee ay UAE baahisay shuruudaha looga baahan yahay inay buuxiyaan dadka ka imanayaa ayaa waxa sidoo kale ku jira dalka Soomaaliya, waxaanay laba u kala saareen Somaliland iyo Soomaaliya. Source
  13. (SLT-Hargeysa)-Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Mudane Boos Mire Maxamed ayaa caasimadda Hargeysa kusoo dhaweeyay wefti uu hogaaminayay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dalka Jabuuti Mudane Xasan Maxamed Kaamil kuwaas oo u yimi inay ka qayb galaan munaasibadda furitaanka tarkanka ciyaaraha gobolada Somaliland. Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay caasimadda Somaliland ee Hargeysa kusoo dhaweeyaan wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Jabuuti. Wasiirka ayaa intaa ku daray in Jabuuti iyo Somaliland ay yihiin laba dal oo walaalo wax badana ay ka dhexeeyaan. Geesta kale wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dalka Jabuuti Xasan Maxamed Kaamil ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay sida walaalnimada ah ee loogu soo dhaweeyay dalka JSL isagoo sheegay inay dalka u yimaadeen ka qaybgalka tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland ee Maalinta beri ah ka furmi doona Caasimadda JSL ee Hargaysa. Source
  14. Ciidanka Booliiska Somaliland, ayaa xalay magaalada Laascaanood mudda kooban ku xiray Abukar Cawaale Qaad-diid, oo u ololeeya joojinta Qaadka, kadib markii uu gelinkii dambe ee shalay gaaray halkaasi. Abukar Cawaale, oo doonayay in uu saaka oo Arbaco ah gudaha Laascaanood ka bilaabo wacyi-gelin ku saabsan joojinta Qaadka, ayaa xalay Booliiska Somaliland ka qabteen hotel ku yaalla Laascaanood, inkastoo markii dambe ay sii daayeen. Abukar Qaad-diid, ayaa isla xalay u soo gudbay dhinaca Puntland, waxaana uu haatan ku suganyahay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, oo uu shalay ka tegay ka hor inta aanu Laascaanood tegin. Mr Cawaale oo ka soo jeeda Puntland, ayaa lagu tilmaamaa nin aaminsan waxa loogu yeero Nabad iyo Nolol, oo inta badan ay baraha bulshada ku qoraan dadka taageersan dowladda Madaxweyne Farmaajo. PUNTLAND POST The post Abukar Cawaale oo laga soo cayrshay magaalada Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  15. Nativists in St. Cloud have told refugees they’re not welcome. One refugee wants to teach them a better greeting: ‘See tahay?’—‘How are you?,’ in Somali. Source: Hiiraan Online
  16. Growing up, I never thought that moving through continents and road-tripping across borders were out of the norm. I chalked it up to being a descendant of nomads and seamen but realistically, it’s probably because it was all I ever knew. In my first passport photo, I didn’t have the motor skills to hold myself up so pillows were placed like a fort around me. By the time I was 18, I had lived in five countries across three continents and spoke four languages. But it wasn’t until I moved to university in the U.K. that I discovered how this had shaped me. I could be a chameleon wherever I went, connect with people easily, and have deep empathy and understanding of different cultures. Yet the one thing I didn’t have was an understanding of was my own origin. Source: Hiiraan Online
  17. Wakiilada xubnaha Beesha Caalamka ka jooga Soomaaliya ayaa waxaa ay madaxda Sare ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ku cadaadinayaan saddex qodob oo muhiim u ah Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Qodobada ayaa waxaa ay kala yihiin, in hoggaamiyeyaasha Soomaalida ay dardar geliyaan wada-tashiyada la xiriira dhanka doorashooyinka si loo helo doorasho si hufan ku dhacda. In Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboledyada looga baahan yahay inay ilaaliyaan qoondada Haweenka 30% ee Baarlamaanka labadiisa Aqal oo doorashadooda dhawaan la qabanayo. Iyo in si guud iyo mid gaar ah looga wada Shaqeeyo sugida Amniga si dadka Soomaaliyeed nabad ugu noolaadaan, isla markaana dalka uu u gaaro horumar ballaaran. Wakiilada Beesha Caalamka ayaa wadatashiyo & wada-hadallo la bilaabay maamul goboleedyada, waxaana ay shalay magaalada Dhuusamareeb booqday oo la kulmay Madaxweynaha Galmudug Wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya Amb James Swan oo ay wehlinayeen, Wakiilka Midowga Afrika Danjire Francisco Madeira, Kuixgeenka Wakiilka Midowga Yurub Nicole Miller, & Madax Ergada IGAD ee Somalia Jamaal Axmed Ibraahim. War-Saxaafadeed goor sii horeysay ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa dhowr jeer loogu baaqay Madaxda Dowladda & dowlad goboleedyada inay si nabdoon uga wada qeyb qaataan arrimaha la xiriira doorashooyinka Soomaaliya. Beesha Caalamka ayaa doneysa in hoggaamiyeyaasha Soomaalida inay si wada ogol ah door ugu yeeshaan Arrimaha doorashooyinka, waxaana dhowr jeer ay u qabatay shirar kala duwan oo looga hadlayay Arrimaha doorashada. View the full article
  18. Kani waa Sawir hore Ilaalada gaarka ah ee Duqa degmada Boosaaso, Cabdisalaan Bashiir Cabdi Salaan, ayaa xalay fashiliyay weerar qorshaysan oo la doonayay in lagu qaado Gurigiisa, sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Booliiska Gobolka Bari. Dabley hubaysan oo ka tirsan Kooxda Daacish, islamarkaana doonayay in ay weerarka fuliyaan ayaa midkood oo dhaawac qaba gacanta lagu dhigay halka intii kalena ay goobta isaga carartay sida ay sheegeen Saraakiisha Booliiska. Wararku waxay sheegayaan, in ruuxa la qabtay uu isku dayay in uu baxsado, xilli lagu dabiibayay isbitaal ku yaalla gudaha Boosaaso, balse aysan u suurta-gelin, maadaama ay ilaalo ka hayeen Ciidanka Booliisku. Amniga Boosaaso ayaa isbeddel weyn laga dareemay tan iyo bilowgii sannadkan, kadib hawlgallo xiriir ah oo ay halkaasi ka sameeyeen Laamaha kala duwan ee Ciidamada, oo kaashanaya hay’adaha Sirdoonka Puntland. PUNTLAND POST The post Weerar ay Daacish doonaysay in ay ka fuliso Boosaaso oo la fashiliyay appeared first on Puntland Post.
  19. Guddiga farsamada HirShabelle ayaa xalay ku dhowaaqay liiska xildhibaanada labaad ee baarlamaanka maamulkaasi oo ka kooban illaa 90 xubnood. Magacyada xildhibaanada la shaaciyey ayaa isugu jira xubno cusub iyo kuwo horey ugu jiray baarlamaankii hore ee dowlad goboleedka HirShabelle. Halkan hoose ka aqriso:- View the full article
  20. Somalia remains one of the most dangerous places for the media to operate in, with reporters facing the risk of arbitrary arrests, assaults, threats and even death from state agents and rebel groups. Source: Hiiraan Online
  21. Guddiga soo xulista Baarlamaanka labaad dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa habeenkii xalay shaaciyey liiska xildhibaannada cusub ee baarlamaanka labaad ee maamulkaas, kadib shir sharaa’id oo guddigu uu ku qabtay. Liiskaan la shaaciiyey ayaa ka kooban 90 xildhibaan, wolow ay jiraan beelaha qaar oo saluugsan dhismaha maamulka cusub, taas kal hore ragaadisay maamulkii ka horeeyey midka hadda jira oo xarun madaxdiisa u noqotay Muqdisho. Halkaan Ka Akhriso: Goobjoog News Source: goobjoog.com
  22. Garoowe (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ay wadaan mooshin haatan qorshihiisa uu ka socda magaaladaasi. Mooshinkan oo abaabulkiisa uu maalmihii u dambeeyey ka socday Garoowe ayaa xalay soo shaac-baxay, kadib markii xildhibaanada wada ay kulan isugu yimaadeen. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa waxa ay Caasimada Online u sheegeen in mooshinkaasi laga wada guddoonka sare ee golaha wakiilada Puntland, gaar ahaan guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo labaad ee baarlamaanka maamulkaas, Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Ismaaciil Warsame Maxamed. Xildhibaanada mooshinka wada ayaa ku eedeynaya labadaasi mas’uul inay gudan waayeen waajibaadkooda shaqo ee loo igmaday. Sidoo kale wararka ayaa intaasi raacinaya in mooshinka illaa iyo hadda ay saxiixeen ku dhowaad illaa 50 mudane oo ka tirsan xubnaha baarlamaanka Puntland. Xogta aan helnay ayaa sidoo kale sheegeysa in qorshuhu yahay in mooshinkan maalmaha soo socda la horgeeyo xildhibaanada maamulkaasi. Si kastaba, dhaq-dhaqaaqan siyaasadeed iyo mooshinka ka socda Garoowe ayaa ku soo aadaya, xilli todobaadkan uun uu furmay kalfadhiga 47-aad ee baarlamaanka Puntland. The post Abaabulka mooshin culus oo ka socda magaalada Garoowe iyo wararkii ugu dambeeyey first appeared on Caasimada Online.
  23. HarperCollins Australia and Kathryn Heyman of the Australian Writers Mentoring Program have announced Naima Ibrahim as the winner of the 2020 Heyman Mentorship Award. Source: Hiiraan Online
  24. Hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobay ayaa canbaareysay weerar lagu dilay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha kaasi oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo uu soo saaray madaxa UNICEF ee Soomaaliya Jesper Moller ayaa lagu sheegay in UNICEF ay argaxgaxday falka lagu dilay labo xubnood oo ka mid ah shaqaalaha talaalka kuwaasi oo shaqo ku jiray. Shaqaalahan geesiyiinta waxay naftooda halis u galiyeen in adeega caafimaadka oo ay aadka ugu baahanyihiin gaarsiiyaan caruurta nugul ayaa lagu yiri qoraalka. UNICEF waxay tacsi u dirtay qoyska iyo ehelka ay ka baxeen shaqaalaha gargaarka ee la dilay. Qoraalka waxaa lagu sheegay in UNICEF ay si xoog leh u canbaareyneyso weerarka fuleynimada leh ee lagu dilay shaqaalaha waxayna ka codsatay dowlada soomaaliya baarintaan buuxa. Weerarada ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka waxay xad gudub ku yihiin sharciyada caalamiga. View the full article
  25. Minneapolis (HOL) - In a precedent-setting decision, the 8th Circuit ruled on Tuesday that individuals with Temporary Protected Status (TPS) are eligible for a path to citizenship, regardless of how they initially entered the U.S. The decision is a blow to the Trump administration, who pushed to deny TPS applications for status adjustment. Source: Hiiraan Online