Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dalalka Qaniga ah oo hortaagan qorshaha tallaalka lagu gaadhsiinayo dalalka saboolka khubarada ayaa rumeysan in talaalka oo si siman loo qeybsado ay hoos u dhigeyso Corona. Wadamada qaniga ah oo uu ka mid yahay dalka UK ayaa hortaagan hindisaha lagu caawinayo dalalka soo koraya si loo kordhiyo awoodda wax so saarka tallaaka Covid-19, sida ku cad dikumiinta loo soo dusuyay BBC. Dhowr dal oo ah kuwa saboolka ayaa ka codsaday hay’adda caafimaadka aduunka inay gacan siiso. Balse dallaka hormaray ayaa hortaagan qodobo ka mid ah shuruucda caalamiga ah oo suuragal ka dhigi lahaa in tallaal badan la gaarsiiyo dalalka saboolka. Macluumaadkan ayaa ah qeyb ka mid ah wadaxaajoodyada hay’adda WHO kaasi oo nuqul ka mid ah BBC loo so dusiyay. Dalalka qaniga ah ee hortaagan arrintan ayaa waxaa ka mid UK, Mareykanka iyo midowga Yurub. “Muhiimada waa helidda luuqad aan isku fahmi karno taasi oo sahleysa in dalalka ay soo saaraan tallaal badan oo laga soo saaro gudaha dalkooda iyo helidda mashruc lagu maalgalinayo laguna sahlayo. Dalka UK ayaa ka soo horjeeda doodan iyo hindisahan ballaaran. Afhayeen u hadlay dowladda Britain ayaa yiri “cudurada safmarka ah ayaa waxay u baahan yahihiin xal caalami ah islamarkana UK waxay hormuud ka tahay dadaalada lagu xaqiijinayo in si siman caalamku u wadaago tallaalka feyriska Corona “. Afhayeenka ayaa intaa ku daray in dalka UK uu ka mid yahay dalalka bixiya deeqaha ugu badan ee lagu xaqiijinayo in 1 bilyan oo kuuro la gaarsiiyo dalalka soo koraya sanadkan. Khubaro badan ayaa rumeysan in si siman loo helo tallaalka feyriska Corona ay muhiim u tahay ka hortagidda kiisaska badan iyo dhimashada cudurka ka dhalata. Tallaalka ugu badan ayaa waxaa imika qaata dadka dalalka hormaray taasi oo ay walaac ka muujisay hay’adda caafimaadka aduunka. Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa waxay dalalka soo saaray tallalka looga hortago feyriska Corona ay ku cadaadinaysaa in tallaalka si siman loo qeybsado islamarkana la gaarsiiyo dalalka saboolka. Qaran News
  2. ST. PAUL, Minn. – 13 Minnesotans have been accused of a multi-million dollar Medicaid fraud conspiracy. They were indicted Thursday in U.S. District Court. The 13 were involved with Live Better, a patient services.... Source: Hiiraan Online
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa ka digay in ciidamada Haramcad la geeyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qoraal soo geliyey bartiisa Twitter-ka ayaa ka digay in garoonka Muqdisho la hoos geeyo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad, isaga oo tilmaamay in ay qalalaase ka abuuri karaan gudaha garoonka Aadan Cadde. “In ammaanka garoonka caalamiga ah la hoos geeyo ciidamada Haramcad waa qatar, waxayna qalalaase ka abuureysaa garoonka,” ayuu yiri Musharrax CC Shakuur. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya inuu ka hortago qorshahaasi, si looga feejignaado waxyeelo ka dhalan karta tallaabadaasi. Ugu dambeyn AMISOM iyo Qaramada Midoobay ayuu ka dalbaday inay ka feejignaadaan arrintaasi oo uu xusay inay waxyeeleyn karto amniga garoonka. “Waxaa ugu baaqeynaa ra’iisul wasaaraha xil-gaarsiinta inuu joojiyo tallaabadaan, AMISOM & QM waa inay ka feejignaadaan isku deyga lagu waxyeeleynayo amniga garoonka”, ayuu markale sii raaciyey Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Hadalkan ayaa kusoo aadaya, iyada oo taliyaha Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) uu saldhigga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu hoos geeyey taliska qeybta ee gobolka Banaadir, kaas oo markii hore ahaa mid madax-bannaan.
  4. (SLT-Sanaag)-Laba qof ayaa ku dhintay dagaalka u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ku dagaalamaya deegaanka Shidan oo ka tirsan gobolka Sanaag. Goobjoogayaal ayaa ii sheegay in laba dhinac ee dagaalamaya ay kala qabsadeen toban qof. Dadka ku dhaawacmay dagaalka oo saaka laga soo qaaday deegaanka ayaan wali soo gaadhin cisbitaalka guud ee Ceerigaabo. Hal gaadhi ayaa lagu gubay dagaalkan oo soconaya saaka ilaa hadda. Dhinacyada dagaalamaya oo laba beelood oo Shidan wada dega ah ayaa saddex todobaad ka hor ku dagaalamay halkaasi. Inkasta oo aan wax khasaare ah ka dhalan dagaalka hore. Suxufiyiin ku sugan Ceerigaabo ayaa sheegaya in deegaanku 120KM waqooyi ka xigo Ceerigaabo oo aanay ilaa hada ogeyn gurmad gaadhay goobta lagu dagaalamayo. Source
  5. Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa goordhaw war ka soo saartay xaaladda bini’aadanimo ee ka jirta gobalka Gedo , xilli dowladda ay geeysay ciidamo fara badan . Qoraal ka soo baxay dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay xilli lagu howlan yahay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda bini aadanimo ee ka jirta gobalka , taas oo ka dhalatay khasaaro Naf iyo maalba leh , uu Farmaajo shalay geeyey ciidamo, Hub iyo sanaad dagaal. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in mas’uuliyadda wax walba oo halkaas ka dhaca uu qaadan doono Farmaajo . Hoos Ka Akhriso Qoraalka Ka Soo Baxay Dowlad Gobaleedka Jubbaland . Source: goobjoog.com
  6. Kenya Friday affirmed that it has decided not to participate in the Maritime Delimitation Case (Somalia v Kenya) hearing currently ongoing at the International Court of Justice (ICJ). Kenya’s Foreign Ministry said: “It is a decision that was made after deep reflection and extensive consultation on how best to protect the sovereignty and territorial integrity of the Republic of Kenya.” The maritime delimitation case between Somalia and Kenya has already started at the ICJ even without Kenya’s participation with the East African nation saying it feels betrayed by Somalia. “The government and people of Kenya feel betrayed that Somalia had brought the case before the ICJ after repudiating a maritime boundary that it had consented to for over 35 years. Somalia has incited hostility against Kenya, and actively contributed to the climate that encourages attacks against Kenyan civilians and against Kenyan forces in Somalia and even threatening their ability to continue to support AMISOM [the African Union Mission in Somalia]. Somalia has also undermined the fundamental need for stability and predictability of boundaries among States,” the ministry said in a statement. Kenya said the betrayal by Somalia is worrying as it has always been an ally with deep diplomatic ties. “It is indisputable that the government and people of Kenya have made great sacrifices for their Somali neighbors. Kenya has provided humanitarian relief to hundreds of thousands of Somali refugees. Its military has protected the Somali government from terrorists. The Somali government was hosted in Nairobi for several years because of insecurity in Mogadishu. It enjoyed generous financial, diplomatic, and military support from Kenya. Its gradual return to Mogadishu was made possible thanks to the thousands of Kenyan and regional troops in the African Union Mission in Somalia.” The dispute between the East African countries relates to a resource-rich area of 62,000 square miles (160,580 square kilometers) in the Indian Ocean. The disputed maritime territory is believed to hold vast oil and gas deposits and is also one of East Africa’s richest fishing grounds. The ministry said the only way out would be through bilateral negotiations between Kenya and Somalia who currently have severed relations. “Somalia has to normalize its relations with Kenya before it can engage on any platform anywhere in the world with any person and or agent of Kenya through any proxy,” it added. View the full article
  7. The United States called on Somalia on Friday to hold elections right away and end a deadlock that Washington says is threatening the strife-torn Horn of Africa country. Somalia missed a deadline to hold an election by February 8 when President Mohamed Abdullahi Mohamed, better known by his nickname Farmaajo, was due to step down, sparking a constitutional crisis in the already-fragile state. A coalition of opposition candidates now considers the president to be illegitimate and wants him to resign. “The United States is deeply concerned by the electoral impasse in Somalia, which is creating political uncertainty that threatens security, stability, and development in the country,” Secretary of State Antony Blinken said in a statement. “We call on Somalia’s federal and member state leaders to set aside narrow political objectives, uphold their responsibilities to the people of Somalia, and agree to immediately hold transparent and inclusive elections,” Blinken added. It was not the first time the US, which until January had hundreds of soldiers in Somalia, has called on Mogadishu to overcome political jostling and hold an election. Last month, the US urged the country’s leaders to find a resolution. In a statement, the US embassy in Mogadishu urged “Farmaajo and Somalia’s national leadership to act now to resolve the political impasse that threatens Somalia’s future and find agreement with Federal Member State leaders to allow the conduct of parliamentary and presidential elections immediately”. Washington said the gridlock has led to a lack of progress in the fight against al-Shabab, which continues to carry out attacks in the country. View the full article
  8. Kenya ayaa dooneysaa in dacwadda muranka badda ee kala dhexeysa Soomaaliya lagu xalliyo wadahadal isla markaana kiiska la gala noqdo maxkamadda caddaalladda adduunka, sida lagu sheegay warqad kasoo baxday wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya. Bayaanka ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda ee Kenya aya sidoo kale lagu xusay in Kenya ay gaartay go’aanka ah in aysan dhageysiga ka qeyb galin islamarkana ay wali rumaysan tahay in kiiskan maxkamadda laga soo celiyo laguna xaliyo wadaxaajood labada dhinac ay yeeshaan. “Kenya waxay gaartay go’aanka ah in aanay ka qeybgelin dhageysiga dacwadda isla markaana waxay ku aamin qabtaa in kiiska la gala noqdo maxkamadda si loogu xalliyo qaab wadaxaajood ah” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay wasaaradda arrimaha. Dowladda Kenya ayaa dhawaan isaga baxday dacwadda badda, waxay ku eedeysay maxkamadda inaysan dhexdhexaad ka ahayn dacwaddan oo khuseysa aag badeedka lagu mursan yahay oo dhan 62,000 mayl oo laba jibaaran oo badweynta Hindiya ah. Waxaa la aaminsan yahay nay ceegaagaan gaas iyo saliidd. View the full article
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Genaral Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa saldhigga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde hoos gooyey taliska qeybta guud ee gobolka Banaadir, kaas oo markii hore ahaa mid madax banaan. Warqad kasoo baxday taliyaha Booliska ayaa lagu sheegay in haatan wixii ka dambeeyey saldhigga garoonka uu ka mid noqon doonto saldhigyada Booliska ee obolka Banaadir. Sidoo kale tallaabadan ayaa ka dhigan in awoodda magacaabista iyo xil ka qaadista saldhigga garoonka uu leeyahay taliska Booliska gobolka Banaadir. Ma cadda illaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa tallaabada uu qaaday taliyaha Booliska ee saldhigga garoonka lagu hoos geeyey taliska qeybta guud, balse wararka qaar ayaa sheegaya in dano siyaasadeed laga leeyahay arrintaasi. Si kastaba arrintan ayaa kusoo aadeysa, xilli maalmihii dambe dhaq-dhaqaaqyo xoogan laga dareemayay xerada Xalane oo uu ku yaallo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.
  10. For most of her life Fardowsa Hassan didn’t think college was an option. As one of eight children growing up in war-torn Somalia, she had never operated a computer. Source: Hiiraan Online
  11. Biyo la’aanta gobolka Gedo Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay si adag ugu cambaaraysay abaabul dagaal, oo sida ay sheegtay Madaxweyne Farmaajo ka wado Gobolka Gedo, halkaas oo ay ka jirto xaalad banii’aadanimo oo ka dhalatay Abaarta. Jubaland waxay sheegtay in Dowladda Federaalku ay shalay hub iyo gaadiid dagaal ku daabushay degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo, xilli Shacabka ku nool Gobolkaas ay la il-daran yihiin abaar iyo biya la’aan daran. DFS ayaa shalay ciidan iyo gaadiid ka dejisay Gedo Jubaland ayaa caddaysay in Madaxweyne Farmaajo mas’uul ka noqon doono wixii ka dhasha abaabulka ciidan ee uu ka wado Gobolka Gedo. Ugu dambayntii, waxay sheegtay in baaq kasta oo colaad lagu joojin karay ay Jubaland hore u jeedisay balse laga qaadan waayay. PUNTLAND POST The post Jubaland oo sheegtay in Madaxweyne Farmaajo uu abaabul dagaal ka wado Gedo oo abaar daran ka jirto appeared first on Puntland Post.
  12. Kismaayo (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa si kulul looga hadlay ciidamadii ugu dambeeyey ee ay shalay dowladda dhexe ku daabushay qeybo ka mid ah gobolka Gedo oo dhaca koonfurta dalka Soomaaliya. Qoraalka Jubbaland kasoo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in ay nasiib darro tahay in dowladdu ay ciidamo & hub geyso gobolka Gedo oo ay xilligan ka jirto abaar baahsan. Jubbaland ayaa sidoo kale intaasi kusii dartay in xilligan oo lagu jiro marxalad kala guur ah ay tahay ayaan darro aad u weyn in colaad laga sii horiyo gobolka Gedo. Sidoo kale Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in wixii mas’uuliyad ah ee ka dhasha dhaq-dhaqaaqaasi uu qaadi doono madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, sida ay hadalka u dhigtay. “Haddaba Jubbaland waxay caddeyneysaa mas’uuliyadda wixii ka dhasha gulufkaas colaadeed uu qof ahaan yeelan doono madaxweynaha waqtigiisii dhammaaday Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), ayna noqon doonto xad-gud aan weligiis ka harin,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay dowlad goboleedka Jubbaland. Ugu dambeyn Jubbaland ayaa sheegtay in la’iska indho-tiray baaqyadeedii hore, ayna arrintan carqalad ku noqon doonto heshiisyadii la gaaray iyo wada-hadallada socda.
  13. PRESS RELEASE Coronavirus – Kenya: COVID-19 update (18 March 2021) The total confirmed positive cases are now 117,535 NAIROBI, Kenya, March 19, 2021/ — 1,225 people have tested positive to the disease, out of a sample size of 7,308 tested in the last 24 hours. The total confirmed positive cases are now 117,535. Cumulative tests so far conducted are 1,394,748. 142 patients have recovered from the disease, 83 from the Home Based and Isolation Care, while 59 are from various health facilities. Total recoveries now stand at 89,203. 17 patients have succumbed to the disease pushing the cumulative fatalities to 1,954. Our sincere condolences to families and friends of those who have lost their loved ones. A total of 793 patients are currently admitted in various health facilities countrywide, while 2,250 patients are on Home Based Isolation and Care. 114 patients are in the ICU, 28 of whom are on ventilatory support and 81 on supplemental oxygen. 5 patients are on observation. Another 38 patients are separately on supplementary oxygen with 30 of them in the general wards and 8 in the High Dependency Unit (HDU). Distributed by APO Group on behalf of Ministry of Health, Kenya. SOURCE Ministry of Health, Kenya Qaran News
  14. UK Parliament debate on Sri Lanka Checkmark with solid fill Right to self determination Checkmark with solid fill Recognition of Genocide Checkmark with solid fill ICC referral Checkmark with solid fill Evidence collection mechanism Checkmark with solid fill Prevent cycles of violence Checkmark with solid fill Tamil Kingdom Checkmark with solid fill Global Human Rights Sanctions Act (Magnitsky act) Checkmark with solid fill Arms export & Trade deals In the UK parliament, the Back-Bench Committee Debate on Sri Lanka took place on 18/03/2021 organised by Siobhain McDonagh MP and co-sponsored by Rt Hon Sir Ed Davey MP and Elliot Colburn MP. This debate focused on the human rights situation in Sri Lanka and its ongoing serious atrocity crimes with persistent impunity. They spoke of the war crimes, crimes against humanity and genocide which occurred during the war period as well as the ongoing human rights abuses in the North and Eastern provinces perpetrated by the Sri Lankan Government. There was widespread discontent observed in the debate regarding the current developments in Sri Lanka and many suggested bilateral and international actions to hold Sri Lanka accountable. We thank Cross-Party Members of Parliament who have regularly championed the plight of the Tamil people in Sri Lanka including Siobhain McDonagh MP, Wes Streeting MP, Rt Hon Stephen Timms MP, Rt Hon Sir Ed Davey MP, Rt Hon Robert Halfon MP, Rt Hon Theresa Villiers MP, Shadow Foreign Minister Stephen Kinnock MP, Sam Tarry MP, Gareth Thomas MP, and Elliot Colburn MP. The British Tamils Forum (BTF) has frequently communicated and comprehensively outlined the issues the Tamil people keep facing in Sri Lanka, to these Members of Parliament. We also thank inspiring points and questions put forward by MPs including Tanmanjeet Singh Dhesi MP, Dr. Matthew Offord MP, Rt Hon Chris Grayling MP, Bob Blackman MP, Rt Hon John McDonnell MP and Dawn Butler MP on crucial subjects including the potential application of the Global Human Rights Sanctions Regime Act (Magnitsky Act) to perpetrators listed by the OISL (Office of the High Commissioner of the UN Human Rights Council Investigation on Sri Lanka) report in 2015. Questions and statements were also put forward by MPs from wider regions of the United Kingdom including Taiwo Owatemi MP, Anna McLaughlin MP, Margaret Ferrier MP, Anthony Mangnall MP, and Jim Shannon MP. Despite the restrictive parameters of the Covid-19 pandemic, Tamil Community continues to work towards a robust shift in UK Policy on Sri Lanka and a tangible accountability and justice process. This debate took place just four days ahead of the day of voting on the currently tabled UNHRC Resolution on Sri Lanka, raises an extremely vital question, on what the role of the UK Government will be on addressing the present human rights crisis in Sri Lanka, and the path that should be taken to ensure nonrecurrence of violence and, for the safety and security of the future of the Victims in Sri Lanka. Siobhain McDonagh MP initiated the debate, supporting the British Tamils’ request for the referral of Sri Lanka to the International Criminal Court (ICC). Dawn Butler MP recommended for the ‘Office of the United Nations High Commissioner for Human Rights to appoint a Special Rapporteur to continue to monitor Sri Lanka for ongoing violations. Wes Streeting MP and Rt Hon Theresa Villiers MP, who joined us at the UN Human Rights Council sessions regularly, remarked on their experience of the March 2020 UNHRC session just before the outbreak of the Covid-19 pandemic. They both raised key points regarding justice and accountability and advocated for international and bilateral actions. Rt Hon Stephen Timms MP, who was also ready to join us at UNHRC, Geneva in March 2020, but we advised him not to travel due to the cancellation of the session, showed his support for an international evidence collecting mechanism. He stated that an ‘evidence-gathering element is crucial to maintain material for the international accountability which Sri Lanka has resisted for so long. Rt Hon Ed Davey MP condemned the British Government for continuing its arms exports to Sri Lanka and encouraged the government to look into the ‘Magnitsky-style sanctions against individuals involved in perpetrating human rights abuses and implicated in the OISL report 2015. Rt Hon Robert Halfon MP, showed his support to the Tamil people in Sri Lanka and the diaspora who continue to look for their family members after ‘enforced or involuntary disappearances’. He further stated what action the Government is taking to prevent future cycles of violence and to promote autonomy for the Tamil community in Sri Lanka. Now is the time for strong international action, led by the UK once again, to secure justice for the Tamil community, recognition of the genocide and a proper accountability mechanism. Shadow Foreign Minister Stephen Kinnock MP condemned the government for ignoring human rights when it comes to trade and rewarding Sri Lanka with the benefits of the GSP+. He questions the government asking ‘now that the UK has left the EU, will the government be reassessing their trading relationship with Sri Lanka?’ These are only a few of the many strong statements put forward by the Members of Parliament that supported Tamils today in the debate. Over the past year, especially, we have been meeting with Members of Parliament to prepare for the debate regarding upcoming international resolutions. Rt Hon John McDonnell MP said “As my hon. Friend for Ilford North said, we should also recognise that the adoption of the resolution does not preclude individual countries like ours from taking additional unilateral action. I believe that this country has a special responsibility for action as a former colonial power. We united the three kingdoms, one of which was a Tamil kingdom, into one country and then left in 1948.” The debate has been concluded with a resolution as follows: “That this House notes with concern the reports of a systematic attack in Sri Lanka on democratic governance, the rule of law and human rights including renewed discrimination against the Tamil and Muslim communities; is profoundly concerned that the Sri Lankan Government has refused to investigate accusations of war crimes including by key members of the current government and has withdrawn from the UN Human Rights Council Resolution 30/1; welcomes the significant leadership role played by successive UK Governments at the Human Rights Council and urges the Government to provide clear policy direction and leadership to ensure a new substantive resolution is passed at the upcoming Council session in March 2021 that will enable continued monitoring by the Office of the High Commissioner for Human Rights and mandate a mechanism to gather, preserve and analyse evidence of violations for future investigations and prosecutions; and calls upon the Government to develop a consistent and coherent policy to assist the Sri Lankan people through its trade, investment and aid programmes, and in its diplomatic and military relations.” We again thank all of the Members of Parliament who attended for their contributions. We hope that together we can achieve truth, justice and accountability. — Best Wishes S. Sangeeth BTF Media Contact Qaran News
  15. PRESS RELEASE Coronavirus – Ethiopia: COVID-19 update (18 March 2021) ADDIS ABABA, Ethiopia, March 19, 2021/ — Daily: Laboratory test: 8,055 Severe cases: 600 New recovered: 330 New deaths: 10 New cases: 2,057 Total: Laboratory test: 2,256,439 Active cases: 33,916 Total recovered: 145,349 Total deaths: 2,602 Total cases: 181,869 Distributed by APO Group on behalf of Ministry of Health, Ethiopia. View multimedia content SOURCE Ministry of Health, Ethiopia Qaran News
  16. Koomishanka Tacliinta sare ayaa Been abuur ku tilmaamay shahaadada waxbarasho ee Musharax Cabdilaahi Yuusuf. Waxay sheegen warqadii hore ee ay ugu tasdiiqiyen shahaadoyinkiisa Waxbarasho inay sifo khaldan uga soo baxday xafiiskooda. Halkan hoose ka akhriso Source
  17. Alle ha u naxariiste Xildhibaan Axmed Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa mudaneyaasha golaha guurtida Somaliland ayaa maanta geeriyooday. Xildhibaan Axmed Xaashi Cabdi ayaa waxa uu ku geeriyoodey cusbitaal ku yaalla dalka Turkey. Waxaan Uga tacsiyeynayaa Qoyskiisii, Qaraabadii Golaha Guurtida iyo guud ahaan Qaranka JSL. Source
  18. Inkasta oo aanay weli aqoonsi helin, horumar badan oo ay gaadhi kari lahaydna ka gaabisay, haddana 30sanno kadib wali Somaliland waxa ay si uun ugu sifaysan tahay in ay leedahay nidaam dawladeed oo xassilan isla markaana “shaqaynaya”; marka loo fiiriyo dawlad ka soo kabanaya colaado ba’an. Haddaba, Inkasta oo jiritaankaa Somaliland ee cago jiidka ah loo sibir saari karo arrimo badan, haddana mid ka mid ah arrimahaas oo muhiim ah ayaa ah doorka dhaqanka iyo oday-dhaqameedku ku leeyahay nidaamka dawladeed ilaa markii la aasaasay. Isla falgal gelinta nidaamka dawladnimo ee casriga ah iyo qaab nololeedkii qabaliga ahaa ee Soomaligu waxa uu gacan wayn ka gaystay in uu is fahamsiiyo isla markaana xidhiidh togan ka dhex abuuro dawladda iyo qaab-beeleedka nidaamka bulsho ee Soomaaligu u habaysanyahay. Waxaanu gacan muhiim ah iyo door shariif ahbana ka qaatay xisilintii iyo unkiddii nidaamka dawladnimo xilliyadii dib u dhiska iyo sal-u-dhigidda qaranka hawshiisu bilawga ahayd. Si kastaba ha ahaatee, Inkasta oo qaabka hay’adeed iyo shaqada “Guurti”du ay sii kobcaysay laga soo bilaabo maalmihii SNM bilaabantay; xilliyo kala duwanna loo adeegsaday arrimo diblomaasiyeed iyo qaar nabadayneed intaba, haddana dastuurkii meel marka noqday sannaddii 2000 ayaa ah ka sugay sharcinimada ahaanshaha “Guurti”da ee hayad dawladeed oo rasmi ah. Intii ka horaysay badhtamihii 2000, “Guurti”du waxa ay ahayd gole maamuus badan ku leh bulshada dhexdeeda iyada oo lagu majeeran jiray hawlihii ay qabatay xilliyadii SNM iyo doorkii ay ka qaadatay xillintii khilaafaadkii beelaha ee 90nadii, iwm. Si kastaba ha ahaate, waxa wax badani is badaleen wixii ka dambeeyey 2003 oo ah xiligii ay bilaabmeen dib u dhacyada doorashooyinka “Guurti”da, iyo kordhinihii waqti xileedka madaxweynaha iyo Aqalka Hoose ee baarlamaanku, iyada oo axsaabta mucaaradka ahina walaac ka muujinayeen kuna canaanayeen korodhsiimooyinkaa xidhiidhka iyo isu dhawaanshaha sii kordhayay ee Waaxda Fulinta iyo “Guurti”da. Gar iyo gardarro tii ay doontaba ha ahaatee, arrintani waxa ay bulshada dhexdeeda “Guurti”da uga abuurtay niyad xumo badan, iyada oo isla markaana si xoog ah u wiiqday kalsoonidii lagu qabay dhexdhexaadnimadooda , guud ahaanna xilligaa wixii ka dambeeyey shaqadii “Guurti”du ku soo ururtay mid maamuus (ceremonial) iyo in loo “arko” gole hadba cidda midida daabkeeda haysaa ku meelmarsato ajandaheeda, halkii ay ka ahaan jirtay marjac lagu wada kalsoonyahay oo loo laabto marka arrimuhu murgaan. Dhanka kalena, walaaca sii kordhayay ee bulshada ka muujinaysay isku milanka dhaqanka iyo nidaamka dawladeed ee casriga ah waxa sii murgiyay in Somaliland gashay xilli taariikheed “labaad” oo ah qaadashadii nidaamka diimuqraadiyadda ku dhisan axsaabta badan iyo waliba u gudubkii xilli lagu tilmaami karo in uu ahaa “Xiligii ka dambeeyey xaalad-dejinta” (Post stabilization period). Xilligani waxa uu la kawsaday curashada doodo xoog badan oo ku qotoma doorka ay yeelanayaan, iyo qaabka hogaanka dhaqanku uga sii mid ahaan karo nidaamkan cusub ee dalku u guuray. Iyada oo dadbadani u arkayeen in is-diido ka dhex jirto dhiirigalinta in hogaan-dhaqameedku door heer qaran ah yeesho dawladnimida, iyo dhismaha hay’ado dhexe oo dawladnimo oo taabbogal noqda. Marka lagu daro in aanay hogaan dhaqameedku lahayn aqoontii iyo rabitaankii (incentive) ay kaga qayb qaadan kari lahaayeen dhiirigalinta iyo dhismaha hayado dawladeed oo qaban kara wixii ay iyagu qaban jireen iyo ka badan. Dooddan gundhigeedu waa in oday dhaqameedku nabadda wax ka dhisi karo hase ahaatee aanu dawlad dhisi Karin! Intaa waxa dheer in “Guurti”da oo taariikh ahaan ahayd gole dhaqan ay si aan ku talagal ahayn isugu badashay gole siyaasadeed, markii golaha oo aan markiisii hore ahayn mid siyaasadeed noqday hay’ad sharci dejineed (baarlamaan) oo qayb ka ah nidaam dawladeed oo ku dhisan habka axsaabta badan. Sida curfiga ahaydi waa in aqalka baarlmaanku (sharci dejintu) noqdo hay’ad dimuqraadi ah oo xubnaheeda si toos ah dadku usoo doortaan. In sidan la yeelaase waxa ay ka hor imanaysaa xaqiiqada ah in aan hogaamiyayaasha dhaqanku ahayn qaar dimuqraadi ah oo muddo markii la joogaba la soo doorto. Marka dhankan laga fiiriyana waxa muuqanaysa in labada nidaam maamul ee midi dhaqanka ku salaysan yahay (customary governance) ka kalena yahay kan casriga ah ee dimuqraadigu aanay si fudud isu dhexgali Karin! Hadana, si kasta oo dadbadani uga gaws adaygayaan kasii mid ahaanshaha hogaan dhaqameedka ee dawladda, haddana waxa aan la dafiri Karin in weli dawladnimadeenu daldaloolo badan leedahay. Iyada oo aan wali nidaamka dawladeed ee Somaliland si buuxda isugu wada fidin meelihii iyo sidii bulshadu uga baahnayd oo dhan. Tusaale ahaan, Maxkamadaha , Bilayska iyo guud ahaan hayadaha dawladeed waxa ay ku xoog badanyihiin magaalooyinka marka la barbardhigo meelaha kale. Gaar ahaan marka la fiiriyo arrimaha la xidhiidha “garsoorka” iyo “amniga” waxa inta badan dadka aan deganayn meelaha magaalooyinka ahi magan u yihiin inta badan sida xeer dhaqameedka iyo hogaan dhaqameedku hadba ka yeelaan. Tan macnaheedu waxa weeye in haddii wax ka dhacaan meelaha aanay weli kaabayaasha dawladnimo ku xoog badnayn, saraakiisha dawladduna aanay si fudud u gaadhi karin, hadii xattaa ay gaadhaanna saamaynta ay ku yeelan karaan yartahay; hoggaan dhaqameedka ayaa noqonaya jilayaasha u haboon. Xaqiiqada caynkaas ahi waxa ay muujinaysaa baahida loo qabo in dib u eegis lagu sameeyo Doorka, Meeqaamka (position) iyo Masuuliyadaha ay yeelanayso “Guurti”du ka hogaan dhaqan ahaan. Iyada oo ay tahay in aan waxa laysku mashquulinayaa noqon sidii golaha looga dhigi lahaa mid dimuqraadi ah oo axsaabta siyaasadda ku milma, ee ujeedadu noqoto halkii la dhigi lahaa ee ugu habboon iyo sidii qaranka loogaga faaiidayn lahaa halka haybaddooda iyo xirfaddoodu wax tarka uga yeelan karto oo ah HEER DEEGAAN. Haddaba, hadii ujeedadu sida aan kor ku xusnay noqoto wax ka qabadka arrimaha degaan kasta u gaar ah iyada oo loo adeegsanayo ciddii hadba ku haboon, “Guurti”da ama hogaan dhaqameedka waxa ay tahay in ay qayb ka noqdaan qaab-dhismeedka Dawladaha Hoose, halkaas oo door muhiim ah oo ay arrimaha bulshada ka qaadan karaan uga bannaanyahay, gaar ahaan arrimaha amniga iyo xallinta khilaafaadka beelaha hadba wada dega degaan gaar ah, marka lagu daro isku xidhka dawladda iyo bulshada degaanka. Dhanka kalena, qaabdhismeedka dawladeed in halkan laga geliyaa waxa kale oo ay sahlaysaa in hoggaan dhaqameedka laga xakamayn karo arrimaha siyaasadda intii suuragal ah. Hadii la isla qaato fikirka ah in “Guurti”da loo daadejiyo heer Dawlad Hoose ama degaan, Dawladaha Hoose waxa ay ka koobnaan doonaan “Guurti” ama hogaan dhaqameed iyo xubnaha golaha degaanka ee laga soo doorto degaankaas. Dhanka kalena, “Guurti”da degaanku waxa ay ka koobnaan doontaa Caaqilada diwaangashan ee degaankaas. In “Guurti”du noqoto caaqilada degaanku waxa ay sidoo kale kor u qaadaysaa xushmadda iyo taageerada ay ku dhex haystaan bulshada degaankaas, iyada oo isla markaana meesha ka saaraysa mad madawgii ku jiray sida xubnaha “Guurti”da lagu soo dooranayo. Arrin kale oo aan ka ahmiyad yarayn taa hore kana dhalanaysa hadii “Guurti”da loo daadejiyo heer Dawlad Hoosaa ayaa iyana ah in ariintaasi cashuur bixiyaha iyo qarankaba u badbaadin doonto lacag badan. Tusaale ahaan, Sida haatan wax yihiin, waxa hadda shaqooyin mid laysaga dhigi karo laba lacagayow ku kala qaata Caaqilada iyo xubnaha “Guurti”da. Tusaale ahaan, shaqadii asalka ahayd ee “Guurti”du waxa ay ahayd xallinta khilaafaadka waana mid ka mid ah hawlihii sida caadiga ah ay ugu xilsaarnaayeen caaqilada iyo hogaan dhaqameedka beeluhu. Marka la soo urursho, doorka cusub ee Hogaan Dhaqameedka ama “Guurti”du ka cayaari karto dawladaha hoose waxa lagu soo ururin karaa sadex arrimood: Door la talineed, iyaga oo qayb ka ah maamulka degaanka hadba la joogo , waxa ay kala talin doonaan dawladda dhanka arrimaha la xidhiidha baahiyaha degaanka; Door dhanka horumarka degaanka ah, kaasoo badhi taaraya dedaalka dawladda ee u abaabulka dadwayna dhanka ka qaybgalka iyo hirgalinta mashaariicda horumarka; Door ay ku yeeshaan xallinta khilaafaadka iyo deminta colaadaha, dhankanina waa meel taariikhdu uga marag kacayso guulo badan oo hore’ hogaanka dhaqanka. Si hadaba is bedal caynkan ahi u dhaqan galo waxa loo baahan doonaa shuruuc cusub iyo xattaa wax ka bedal lagu sameeyo dastuurka si loo sharciyeeyo qaab dhismeedka cusub ee dawladaha hoose. Iyada oo waliba sharcigan cusubi si faahfaahsan u sheegi doono awoodaha iyo shaqooyinka cusub ee ay “Guurti”du ku dhex yeelanayos dawladaha hoose. Gebogabadii, inkasta oo aanu maqaalku ku doodayn in qaabkan oo loo maareeyo mustaqbalka guurtidu (hogaanka dhaqanku) uu yahay habka keliya ee saxda ah, haddana waxa hubaal ah in qaabkani uu noqon karo habka ugu hormuudsan qaababka laysku waafajin karo nidaamka maamul ee dhaqanka ku dhisan iyo kan casriga ah. Si kasta oo xaal noqdo, Waxa hubaal ah in “Dhaqanku” wali door ku sii yeelan doono nidaamkeena dawladnimo mudada dhaw, xilka inna saaranina uu yahay in aan u hello halka ugu haboon ee uu ka geli karo nidaamka dawladeed. Doodda maqaalku waa in doorka hogaan dhameedka loo daadejiyo heerka maamulka Dawladaha Hoose, oo aanay door ku yeelan sharci dejin iyo siyaasadtoona! Qoraaga: Abdinasir I. Saacadaale waa bare jaamaceed oo takhasus gaar ah u leh lafagurka iyo dejinta Siyaasadaha Dawladda iyo Istiraatijiyadaha. NB: Lafagur dheeri ah iyo qoraal faahfaahan oo arrintan maqaalku ka hadlayo ku saabsan waxa laga heli karaa academiyadda Daraasaadka Nabadda iyo Horumarka ee fadhigeedu yahay Hargiesa oo ah cidda maalgalisay. Source
  19. (SLT-Dubai)-Imaaraadka Carabta ayaa iska fogeeyey, islamarkaana walaac xoogan ka muujinaya qorshe uu ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu dani shaqsiyeed ugu adeegsanayo heshiiskii uu la galay Abu Dhabi Xiisadda siyaasadeed ayaa timid lix bil kadib markii Israel iyo Imaaraadka Carabta ay galeen heshiikii loogu magac dara Abraham, ee caadi looga dhigay xidhiidhkooda. Bilooyin kadib, Imaaraadka ayaa Netanyahu ku eedeynaya in uu heshiiskaas u adeegsaday dano doorasho, islamarkaana uusan wax badan soo kordhin, sida ay Saraakiil ka tirsan dowladaas u sheegen taleefishinka CNN. “Imaaraadku wuxuu u saxiixay heshiiska rajada iyo fursadaha ay siinayaan dadkeenna, ee ma uusan saxiixin danaha shakhsi ee hogaamiyeyaal,” ayuu yidhi Sarkaal Imaaraati ah oo la hadlay CNN. Waxa uu intaas kusii daray “Shaqsiyeynta iyo siyaasadeynta heshiisyada noocaan ah, waxay hoos u dhigayaan ‘guusha taariikhiga ah’, Imaaraadkuna ma qaadi doono waddadaas.” Ra’iisul Wasaraaha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa baajiyey safar la qorsheeyey oo uu Khamiista toddobaadkii hore ku tagi lahaa dalka Imaaraadka, kadib markii lasoo wariyey xaalada caafimaad oo lasoo daristay xaaskiisa. Netanyahu oo doorasho wajahaya afar maalmood kadib ayaa marar badan ku cel-celiyey magaca dhaxal-sugaha Abu Dhabi Mohammed Bin Zayed isaga oo ku jira olole doorasho, isaga oo isku qeexay inuu yahay ninka fududeeyey heshiisyo maal-gashi oo ku kacaya balaayiin dollar. Mas’uuliyiinta Imaaraadka ayaa ka carooday in Netanyahu u adeegado doorashada, inkasta oo mar uu kasoo muuqday warbaahinta maxaliga ah uu sheegay “in aanu u safri doonin Imaaraadka ka hor doorashada.” Netanyahu ayaa waajahaya loolan adag ayada oo Israa’iil ay ka dhacayaan doorashooyinkii afaraad muddo laba sano gudahood ah, waxaana la rumeysan yahay inuu safarka Imaaraadka Carabta oo ku beegnaa 12 maalmood kahor doorashooyinka, u adeegsan lahaa faa’iido siyaasadeed. Imaaraadka Carabta ayaa bishii August 2020 noqday dalkii saddexaad ee Carbeed ee xidhiidh la yeesha Israa’iil kadib Masar iyo Jordan. Source
  20. Xukuumadda Puntland ayaa ku riixaysa Golaha Badbaaqo Qaran, in si dhakhso ah jawaab looga bixiyo farriintii xalay ka timid Madaxweyne Farmaajo, oo mar kale ku baaqay in shir ku saabsan arrimaha doorashada la isu’gu yimaado 22-ka bishan March, 2021. Sida ay ogaatay Puntland Post, Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Madasha ku riixaya in la soo dhoweeyo shirka, balse lagu xiro shuruudo horleh, oo ay ku jiraan in shirka lagu qabto Xarunta Xalane iyo in Beesha Caalamka laga qayb-geliyo, si ay dammaanad-qaad uga noqoto fulinta wixii ka soo baxa. Wararku waxay sheegayaan, in Madaxweyne Deni ka carooday farriinta ka timid Villa Somalia oo uu ku tilmaamay mid aan laga wada-tashan oo u gaar ah Madaxweyne Farmaajo, islamarkaana lagu curyaaminayo dadaalka Beesha Caalamka ee ku wajahan qabsoomidda shirka. Siciid Deni, ayaa doonaya in Puntland iyo Jubaland oo keliya ay war ka soo saaraan farriinta Villa Somalia, haddii aysan jawaab deg deg ah bixin Golaha Badbaaqo Qaran. Haddii Golaha Badbaaqo Qaran oo maalmo ka hor la as’aasay ay jawaab ka bixiyaan Baaqa Madaxweyne Farmaajo, waxay noqonaysa mid ka miisaan culus wararkii ay hore u soo saari jireen Puntland iyo Jubaland oo keliya. PUNTLAND POST The post XOG: Deni oo Golaha Badbaado Qaran ku riixaya jawaab ka dhan ah Baaqii Farmaajo appeared first on Puntland Post.
  21. Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa markale xalay ku baaqay shir ay isugu yimaadan Madaxda dowadda Federaalka iyo Kuwa dowlad Gobaleedyada dalka. Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray xalay waxa uu madaxda dowlad gobaleedyada dalka isugu yeeray markii shanaad shir looga arinsanaya xaaladda doorashooyinka dalka . 22-ka Bishan oo ku beegan Isniinta ayaa lagu sheegay qoraalka ka soo baxay Villa Soomaaliya, in uu shirka furmi doono. Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in shirkan lagu dhameystirayo heshiiskii 17 September iyo Heshiiskii Isfahamka ay 15-16 February baydhabo ku gaareen Guddiyada Farsamo. Shirkan ayaan la ogeyn goobta uu ka dhici doono . Madaxda dowlad gobaleedyada dalka ayaa dhamaan ku sugan magaalada Muqdisho. Source: goobjoog.com
  22. (SLT-Washington)-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ku turunturooday dhowr jeer ka dibna wuxuu u dhacay jilbaha markii uu fuulay jaranjarada diyaarada Air Force One jimcihii shalay, iyadoo walaac laga muujinayay caafimaadkiisa. Biden oo 78 jir ah ayaa diyaaradda ka raacayay Joint Base Andrews wax yar ka hor duhurkii isagoo u duulayay Atlanta markii uu turunturooday. Wuxuu qabtay birta, wuu istaagay wuuna iska sii watay fuulista diyaarada, laakiin mar labaad iyo mar saddexaadna wuu turaanturooday,balse ugu dambeyntii gudaha ayuu u galay diyaaradda. Hase ahaatee markii uu ka degay Atlanta, Madaxweyne Biden wuxuu iska saarnaa diyaarada illaa ay Madaxweyne Ku-Xigeenka Kamala Harris – oo si gooni ah u duulay AF2 – ay kula soo biirtay diyaaradda. Balse Aqalka Cad ayaa sheegay inuu ahaa kulankooda ka doodista ajandahooda maalintaas. Warbixinta Aqalka Cad waxaa soo saaray weriyeyaasha la safraya Biden ilbiriqsiyo gudahood dhicitaankii laakiin si weyn ugama hadlin shabakadaha waaweyn ee wararka illaa 30 daqiiqo kadib markii ay dhacday waxaana laga waayey bogagga shabakadaha waaweyn ee waaweyn. Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa ah 78 jir isagoo noqday Madaxweynihii ugu da’ada weynaa ee abid qabtay xilka madaxtanimada dalka Maraykanka. Halkan hoose ka DAAWO Source
  23. PRESS RELEASE Armed attacks kill hundreds, displace 40,000 civilians in northeast DR Congo This is a summary of what was said by UNHCR spokesperson Babar Baloch – to whom quoted text may be attributed – at press briefing at the Palais des Nations in Geneva GENEVA, Switzerland, March 19, 2021/ — UNHCR, the UN Refugee Agency, is warning about an alarming increase in the number of attacks by an armed group on civilians in north-eastern parts of the Democratic Republic of Congo (DRC). Since January, attacks blamed on the armed group, Allied Democratic Forces (ADF), have killed nearly 200 people, injured dozens of others, and displaced an estimated 40,000 people in DRC’s Beni Territory in North Kivu province as well as nearby villages in Ituri province. In less than three months, the ADF has allegedly raided 25 villages, set fire to dozens of houses, and kidnapped over 70 people. This is in addition to the 465 Congolese killed in attacks attributed to the ADF during 2020. Attacks and widespread human right violations also continue in other parts of North Kivu province. The main reasons for these attacks are reported to include retaliation by armed groups against military operations, their search for food and medicine, and accusations against communities of sharing information on ADF positions. Those forcibly displaced this month have fled to Oicha, Beni and Butembo towns in Beni Territory, with many fleeing on motorbikes. The majority are women and children, as men stay behind to protect properties, exposing themselves to the risk of further attacks. Displaced people are living in dire conditions without shelter, food, water or health care. In the context of Ebola and COVID-19, the lack of access to toilets, clean water, soap and menstrual hygiene products is of particular concern. In addition, families do not have enough essential items like blankets, sleeping mats or cooking materials. Prior to the recent mass displacement, an estimated 100,000 internally displaced people were already in need of protection and help with shelter in Beni. Funding shortages have curtailed UNHCR’s ability to respond with humanitarian assistance, including shelters. In 2020, UNHCR was able to build more than 43,000 family shelters in eastern DRC. In 2021, with the funding currently available, only 4,400 families can be assisted out of hundreds of thousands in need. More funding is also needed to resume a cash programme for displaced women at risk which had to be cut. UNHCR urgently needs US$2 million to reinforce its protection and humanitarian response in Beni, North Kivu and Irumu Territory in Ituri. Currently, the US$33 million UNHCR requires for the response in the whole of eastern DRC is just 5.5 per cent funded. Distributed by APO Group on behalf of United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR). View multimedia content SOURCE United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) Qaran News
  24. According to the report, the ten happiest countries are: Finland Denmark Switzerland Iceland Netherlands Norway Sweden Luxembourg New Zealand Austria Qaran News
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa ka hadlay shirka uu markale ku baaqay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, kaas oo dhacayo 22-ka bishan March. Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa shaaca ka qaaday in arrin lagu qoslo ay tahay hadalka ka soo yeeray Farmaajo, kadib fariintii ka timid Mareykanka. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday uusan sharcuyada u heysan in xilligan uu isugu yeero madax goboleedyada, sida uu hadalka u dhigay. “Waa arrin lagu qoslo in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday si uu isaga dalfiyo fariinta kulul ee uga timid Wasiirka Arrimaha Dibedda Maraykanka, in uu shir uusan sharciyad u haysan isugu waco rag maalmo badan Magaalada dhinac ka joogo,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah musharraxiinta mucaaradka. Shirkan ee uu markale iclaamiyey madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday oo socon doono muddo labo cisho ayaa waxaa diirada lagu saarayaa xaaladda cakiran ee dalka. Si kastaba shirweynahay ayaa noqonaya kii afaraad ee uu ku baaqo Farmaajo, tan iyo markii muddo xileedkiisa dhammaaday 8 February ee sanadkan 2021-ka.