-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah Odayasha dhaqanka gobolka Banaadir oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeymo u jeediyay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdulaahi Carab). Odayaasha ayaa uga digay musuq-maasuq ay sheegen in Wasiirka uu ku sameeyo deeqaha waxbarasho ee loogu talo galay ardeyda gobolka Banaadir, kuwaasi oo qaarkood lacag badan lagu iibiyo, halka kuwa kalena hab qabiil uu u siiyo, sida ay sheegen. “Waxbarashadii shacabka Soomaaliyeed ee degan gobolka Banaadir, ninka gacanta ku haya aad iyo aad ayuu nooga dhibaateyay waxbarashadii. Ilmihii manxooyinka ahaa ee loo helay waxay ku baxeen yaa qomii,” ayuu yiri Nabadoon Hilowle oo kamid ah Odayaasha la hadlay warbaahinta. “Lacag ayuu ka rabaa (Ardeyda), wixii kalena reernimo ayuu ku qaadanayaa. Waxaa rabnaa in arrintaas si dhimir leh ay u fiirshaan Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir.” Sidoo kale waxay ku eedeyen in Wasiir Cabdullaahi Carab uu fara-gelin ku hayo xarumihii caafimaadka ee gobolka Banaadir, islamarkaana uu goobo danguud ahaa uu ka dhigay kuwa gaarka ah, sida ay sheegen. “Odayasha dhaqanka waxay maanta iskugu yimaadeen waa dhibaato ka haysata caafimaadka, weliba goobaha caafimaadka qaarkood. Meel dan guud ah oo laga dhigtay Private kana qaalisan kuwii gaarka loo lahaa oo dadka badankooda ku geeriyoodaan.” Ugu dambeyntiina waxay sheegen in si deg deg ah wax looga qabto ku tagri-falka awoodeed ee uu Wasiir Carab ku sameynayo goobaha danta guud ee gobolka Banaadir, islamarkaana dib loo fiirsho deeqaha waxbarasho ee uu musuq-maasuqayo, oo ay sheegen inuu ka sameeyo lacag badan. The post Odayaasha Muqdisho oo u hanjabay wasiir ka tirsan DF appeared first on Caasimada Online.
-
PRESS RELEASE Africa Economic Recovery — The Role of Digital Tech in Efficient Ports and Free Trade Digital platforms play a significant role in improving trade efficiency and reducing costs JOHANNESBURG, South Africa, November 9, 2021/ — As Africa’s economy recovers from the impact of the pandemic, how are ports keeping up? Not quickly enough — according to The Star’s (Kenyan Newspaper) report “Africa’s Ports: Rapid Transformation”. The report points to the fact that the existing infrastructure at many ports is insufficient for current demand. At the same time, port congestion is a critical challenge for ports across the continent. In August, Nigeria’s main port experienced server failure, which slowed port operations, including goods clearance. The Seaport Terminal Operators Association of Nigeria (STOAN) estimated losses of up to US$55 million per day. In July 2021, South Africa shut down its ports following an attack on Transnet’s network systems. The Port of Lagos in Nigeria is experiencing so much congestion that ships were waiting up to 80 days to enter the port during the first quarter of the year. The Port of Mombasa in Kenya, the Port of Dar es Salaam in Tanzania, and Cape Town Port in South Africa are also lagging in terms of infrastructure. Port congestion causes millions in losses, compounding the challenges of economic recovery in Africa. Even so, the outlook for the continent’s economy looks positive, thanks to the momentum generated by the African Continental Free Trade Area (AfCFTA) — a free trade area that commenced trade on January 1, 2021. World Bank’s Africa’s Pulse forecasts that the sub-Saharan Africa economy will grow by 3.4% in 2021. The report cites appropriate pandemic control, a growing digital economy, and a faster-than-expected recovery in commodity prices as factors helping the region’s economic recovery. It also notes the crucial role of free trade over the next 12 months, with African economies expected to rapidly integrate into regional and global industrial and value chains. The World Bank estimates that by 2035, with AfCFTA in full effect, Africa’s gross output will grow by nearly US$212 billion above the baseline with manufacturing exports up 62% and internal trade in manufactured goods up 110%. Within the AfCFTA context, how can ports keep up with demands, particularly in terms of customs and efficiency? The answer is digital technology. Mr. Mene, Secretary General of AfCFTA, explains that digital platforms play a significant role in improving trade efficiency and reducing costs, noting that the effective use of digital technology will enhance the operational capacity of AfCFTA. As Fikile Majola, South Africa’s Deputy Minister of the Department of Trade Industry and Competition, said: “Digital technology is essential for the recovery of productive capacity, trade, and supply chain building in various countries.” On October 15, Huawei hosted the Smart Customs Online Summit themed “Technology-enabled Smart Customs, Driving Port Modernization Through Digitalization”. Industry experts, including representatives from Huawei, Deloitte, and NucTech, agreed that following the pandemic and considering global digital transformation, most countries are actively digitizing their customs processes. This is building more resilient global supply chains, using technologies such as big data, AI, cloud computing, IoT, and digital twins. Ultimately, the industry is becoming more robust while customs offer better supervision and enhanced services. “In the last 18 months, we have seen the impact of COVID-19 on customs and other government sectors,” said Augustine Chiew, Huawei’s global government industry expert and Director of Customs and Tax Industries. He highlighted the main features of a future-oriented smart port, including intelligent customs clearance, collaborative command, e-services, and integrated port administration. In March this year, Huawei launched its global smart customs solution. Yue Kun, President of Huawei’s Global Government Business Unit, said that in the face of globalization, customs offices will play an increasingly important role in promoting national economic and trade development. However, this requires a fine balance of strengthened trade security supervision alongside optimized customs clearance. Going digital can deliver both security and convenience. “We aim to build a secure, convenient, and efficient smart customs solution with our ecosystem partners by capitalizing on our strengths in ICTs such as cloud computing, big data, and AI.” — said Yue Kun. More efficient customs processes will have long-term benefits for Africa’s economy. Studies predict that once fully implemented, AfCFTA economic value-add from tariffs alone will be significant. Currently, African countries impose an average of 6.1% in tariffs, with enterprises trading within Africa facing higher tariffs that those exporting outside Africa. After AfCFTA policies are implemented, 90% of the tariffs on goods traded within Africa will be lifted, increasing trade by 10% to about US$16 billion in the next two to three years. The region is aiming toward secure, convenient, and efficient customs processes. Following the pandemic, digital technologies will continue to play a key role in generating economic prosperity. There is no doubt that they will be crucial for Africa’s economic growth as well. SOURCE Huawei Enterprise Qaran News
-
Muuqaal uu ku lammaanaa qoraal ayaa si weyn loogu dhex faafiyey baraha bulshada ee dalka Koonfur Afrika, iyada oo lagu sheegay in mooskan dhawaan laga keenay Soomaaliya uu ku jiro gooryaan la yidhaahdo Helicobacter, islamarkaasna uu sitto bacteria xanuuna keenta. Qoraalkaas ayaa sheegayay in 12 saacadood ka dib isticmaalka mooskaas , qofku uu u dhiman doono xanuunnadu maskaxda. Dawladda dalkaas, ayaa beenisay warkaas iyaga oo bulshada u ballan qaaday in mooskaska yaalla dalkaas uu yahay mid caafimaad qaba, isla mar ahaantaana lagu iibiyaa ay yihiim kuwo ammaan oo caafimaad ahaanna la cuni karo. Waxaana sheegashada in khudaartaas “laga keeno Soomaaliya” lagu tilmaamay war been abuur ah. Waaxda Beeraha, Dib-u-habaynta Dhulka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee dowladda Koonfur Afrika ayaa sheegtay inay “canbaaraynayso, iyadoo adeegsanaysa ereyada ugu adag, wararka been abuurka ah ee ku saabsan Mooska Soomaaliya laga keeno”. sida ay warbaahinta gudaha ee Koonfur Afrika kasoo xigatay waaxdani. “Ma jirto wax muus ah oo dhawaan laga soo dejiyay dekadaheenna oo ka yimaadda Soomaaliya,” ayay si cad u sheegtay, sida lagu faafiyay wargeyska Sunday Times, boggiisa Timeslive.co.za Haweeney xabsi ku muteysatay muuqaal laga duubay ayadoo moos cuneysa Markab moos wada oo laga helay maandooriye badan oo cocaine ah Dembigii mooska ka bilowday ee ku dhammaaday $1,628 oo ganaax ah Raashinka dalka loo soo dhoofiyo si taxadar leh ayaa loo shaandheeyaa, afhayeenka waaxdaas Reggie Ngcobo ayaa u xaqiijisay macaamiisha “Waaxdu waxay sii waddaa inay si feejigan ula socoto cuntooyinka dalka soo gala, badeecad kasta oo looga shakiyo inay khatar ku tahay ama waxyeello u geysanayso bulshada iyo dhulkayaga, looma oggolaan karo inay soo gasho Jamhuuriyadda ama lagala baxo. haddii khatartan oo kale la ogaadana si habboon ayaa tallaabo looga qaadaa” ayay sheegtay wasaaradda “Waaxdu waxay sheegtay in Koonfur Afrika ay nidaamiso soo dejinta dhirta iyo wax-soo-saarkeedaa iyadoo la eegayo Xeerka Cayayaanka Beeraha, 1983 (Xeer No. 36 ee 1983) iyo xeerarkeeda la xidhiidha, kuwaas oo u baahan in badeecadaha la soo dejiyo lagu kormeero dekedaha ama, wixii laga shakiyana la galiyo karantiil,” ayaa lagu yidhi bayaanka. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in wasaaraddu ay si joogto ah uga feejigan tahay la socodka cuntooyinka dalka soo gala, isla markaana badeecad kasta oo lagu tuhmo inay khatar ku tahay ama waxyeello u geysanayso macaamiisha ama dhulka aan la oggolaan doonin inay soo gasho jamhuuriyadda Koonfur Koonfiur Afrika. Moosku wuxuu ka mid yahay khudradaha adduunka ugu caansan, oo ay ka buuxaan faytamiino iyo macdanno. Sida ay sheegeen Khubarada xagga cuntadda, waxaa mooska ku badan walaxda macdanta Potassium, oo jirka bini’aadamka u baahan yahay sida ay sheegtay Catherine Collins, oo ka tirsan Isbitaalka St George ee London Qaar ka mid ah dadka qaxootiga ah ee reer Suuriya ayaa wajahaya in laga musaafuriyo turkiga kaddib markii ay moos u cuneen qaab caro abuuraya Macdanta Potassuim ee jidhka ku jirta, waxay wax badan ka tartaa wadashaqaynta qaybaha kala duwan ee jidhka taas oo mooska laga helo. Haddaba, mooska waxa ku jira walxo shucaaca nukleeriga ah leh oo aan aad u badanayn, dhibaatana aan u lahayn cafimaadka iyo nolosha qofka midna. Mana jirto dhibaato gaar ah oo mooska uu leeyahay. Xilligan casriga mooska ayaa lagu daraa, khudaarta sii dabar go’aysa. Waxaa lagu sababeeyaa in aan moosku lahayn wax iniin ah oo sahli karta in la sii beero. Dad cilmi baadhayaala ah ayaa ku mashquulsan sidii ay xal ugu heli lahaayeen. Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka hodanka ku ah mooska, waxaana xilliyadii dawladdii Siyaad Barre marar badan loo dhoofin jirey debedda. Muddooyinka danbe se badanaa lama arko cid dhoofinaysa mooska, inkasta oo ay suuragal tahay in ay jiraan shirkado si khaasa uga ganacsadaa. bbcsomali Qaran News
-
STOCKHOLM — Qaar ka mid ah waalidiinta Soomaaliyeed ee dalka Sweden ayaa saddexdii sano ee lasoo dhaafay ka faa’iidaystay mashruuc ku saabsanaa leylinta iyo barbaarinta ubadka. Mashruucan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ay kamid yihiin dilalka dhallinyarada Soomaalida dhexdooda oo sanadkan gaaray qiyaastii 10 qof. Waxaa kaloo sidoo kale mashruucan uu xoogga saarayay ka hortagga maandooriyaha iyo sida ugu haboon oo waalidka iyo caruurta qurbuhu ay isku fahmi karaan. Qaran News
-
Johannesburg (Caasimada Online) – Waaxda Beeraha iyo Horumarinta Reer Miyiga dalka Koonfur Afrika ayaa beenisay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegaya in moos laga keenay Soomaaliya ay ku jirto bacteria halis ah oo la yiraahdo Helicobacter. Waaxda Beeraha ayaa sheegtay inuusan jirin moos dhowaanahan laga soo dhoofiyey Soomaaliya oo lasoo geliyey dekadaha Koonfur Afrika. “Waaxda waxa ay sida ugu xooggan u cambaareyneysaa warar been abuur ah oo ku saabsan moos laga soo dhoofiyey Soomaaliya,” waxaa sidaas bayaan uu soo saraay ku yiri afhayeen u hadlay waaxda oo lagu magacaabo Reggie Ngcobo. Helicobacter waa nooc ka mid ah bacteria oo gala qeybta dheef shiidka qofka, waxaan marka ay sanado ku jirto caloosha ay hoggaamin kartaa kansarka caloosha. Reggie Ngcobo ayaa sheegay in cunto kasta oo dalka Koonfur Afrika lasoo geliyey si xooggan loo baaro, balse hadda uusan jirin moos ka yimid Soomaaliya. “Waaxda beeraha waxay ka digtoon tahay oo ay isha ku haysaa cuntada dalka lasoo geliyey, islamarkaana cunto kasta oo loo arko halis ama waxyeelo ku tahay shacabka ama dalkeena, looma ogolo inay soo gasho jamhuuriyadda, haddii halis ay soo baxdana, durba waa laga saraaa suuqyada,” ayuu yiri Moosku wuxuu ka mid yahay khudradaha adduunka ugu caansan, oo ay ka buuxaan faytamiino iyo macdanno. Sida ay sheegeen Khubarada xagga cuntadda, waxaa mooska ku badan walaxda macdanta Potassium, oo jirka bini’aadamka u baahan yahay sida ay sheegtay Catherine Collins, oo ka tirsan Isbitaalka St George ee London. Macdanta Potassuim ee jidhka ku jirta, waxay wax badan ka tartaa wadashaqaynta qaybaha kala duwan ee jidhka taas oo mooska laga helo. Haddaba, mooska waxa ku jira walxo shucaaca nukleeriga ah leh oo aan aad u badanayn, dhibaatana aan u lahayn cafimaadka iyo nolosha qofka midna, mana jirto dhibaato gaar ah oo mooska uu leeyahay. The post South Africa oo si kulul u beenisay warar laga faafiyey moos laga keenay Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
-
Booliska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in dilalka ka dhacay magaalada oo ay ku jiraan kuwa loo adeegsaday qoryaha ay kordheen sanadkan marka loo eego sanadkii tagay. Hubka sida sharci darrada ah kusoo galaya magaalada, ayaa la sheegay inay sabab u tahay kororka dilalka la xiriira toogashada. Qaran News
-
United Nations In Egypt PRESS RELEASE Foreign Affairs Ministry and UN in Egypt Celebrate 76 Years of Successful Partnership The celebration was also an opportunity to highlight the different areas of cooperation and partnership between the UN in Egypt and the Government of Egypt CAIRO, Egypt, November 8, 2021/ — The United Nations in Egypt and the Ministry of Foreign Affairs co-organized a ceremony at Tahrir Palace in Cairo, to commemorate the 76th anniversary of the United Nations. Attended by senior representatives from the Egyptian Ministry of Foreign Affairs, the heads of the UN agencies in Egypt and representatives of diplomatic missions and regional diplomatic corps in Egypt, the event was an opportunity to reflect on the long-standing and successful relationship between the UN and Egypt, the founding member of the international organization as well as ways of reinforcing multilateralism and tackle global challenges. The celebration was also an opportunity to highlight the different areas of cooperation and partnership between the UN in Egypt and the Government of Egypt, and the work done by the UN system in Egypt to support the government’s efforts in order accelerate the achievement of the Sustainable Development Goals and making sure that no one is left behind. Addressing the ceremony, H.E. Ihab Badawy, Assistant Foreign Minister for Multilateral and International Security said that commemorating the UN 76th anniversary is “an opportunity to reaffirm our belief in the importance of collective, multilateral action to address issues of joint interest.” He also highlighted the importance adopting a comprehensive approach when dealing with sustainable development agenda and achieving its 17 goals by 2030. “We, as partners, must acknowledge the nexus between any economic decision and its direct social impact when formulating policies aiming at achieving SDGs on all levels whether bilateral or multilateral,” he noted. The UN Resident Coordinator in Egypt, Elena Panova mentioned “the bonds of cooperation between Egypt and the UN are solid. It is grounded with the values and principles of the UN Charter. Our common goal to accelerate the implementation of the SDGs, leaving no one behind remains the main driver of our cooperation.” She added, “we are proud of the countless stories of joint successes derived from our Partnership Development Framework to advance Egypt’s efforts on the People, Prosperity, Planet and Women portfolios.” During the event a video statement by UN Secretary General, António Guterres was screened where he reaffirmed the need to come together to overcome challenges, from COVID-19, conflicts, and hunger to poverty, the climate emergency and advancing the Sustainable Development Goals. Guterres also said that the values that have powered the UN Charter for the last 76 years — peace, development, human rights, and opportunity for all — have no expiry date. Since 1945, Egypt has been a strong partner in multilateral action. Egypt is one of the largest contributors of peacekeeping forces and has been an elected member of the Security Council five times. Egypt chaired multiple UN commissions including the UN Peacekeeping Commission, chaired the Group of 77 at the United Nations in New York in 2018, and in Rome in 2019. Egypt also hosts about 38 United Nations offices and can be considered one of the largest regional centers of the United Nations. Distributed by APO Group on behalf of United Nations In Egypt. Access Multimedia Content SOURCE United Nations In EgyptForeign Affairs Ministry and UN in Egypt Celebrate 76 Years of Successful Partnership Qaran News
-
PRESS RELEASE DP World Launches E-Commerce Platform DUBUY.com in Kenya The wholesale platform brings efficient, reliable B2B eCommerce to Kenya, enabling market access for businesses of all sizes NAIROBI, Kenya, November 9, 2021/ — Backed by leading global logistics provider DP World (DPWorld.com), DUBUY.com opens a new digital trade corridor for Kenya and the East Africa region; The wholesale platform brings efficient, reliable B2B eCommerce to Kenya, enabling market access for businesses of all sizes; It will add new digital trading corridors to the physical corridors DP World has built across the African continent with its investment in ports, terminals, and logistics operations Download Mahmood Profile: https://bit.ly/3wr4eFC Trade enabler, DP World, today announces the launch of its global wholesale e-commerce platform DUBUY.com in Kenya. This latest expansion of DUBUY.com follows its successful launch in Rwanda earlier this year, where the platform has become a major gateway for trade in the East Africa region. DUBUY.com is an innovative online marketplace that will help unlock access to global markets for Kenyan businesses, with fulfilment through DP World’s worldwide ports and logistics network. With eight existing terminals on the African continent and three more in development, DP World is creating a strategic trading gateway into East Africa. Whether looking to trade internationally, regionally or within the domestic market, the combination of DUBUY.com’s advanced technology and DP World’s physical infrastructure offers a secure and reliable way for organisations in Kenya to develop, expand and crucially, improve supply chain connectivity and resilience as the country recover from the COVID-19 pandemic. It will also solve some of the key challenges facing the growth of e-commerce in Africa, including reliable fulfilment, secure financial transactions and the movement of goods. The move into Kenya demonstrates DUBUY.com’s commitment to supporting the country’s Vision 2030, working in strategic partnership with the Kenyan Government to expand the economy. The launch in Kenya marks the six-month milestone since DUBUY.com first began trading operations in Rwanda during Spring 2021. In that timeframe, DUBUY.com received more than 500,000 website visits from sellers and buyers in Africa, built a community of more than 4,000 active merchants on the platform, and saw particular success in the sale of automotive supplies and kitchen appliances. Speaking on today’s launch, Mahmood Al Bastaki, Chief Operating Officer of Dubai Trade World said: “With the African Continental Free Trade Area (AfCFTA) now in effect, the eyes of the world will be on the continent. African businesses are increasingly using digital channels and technologies to engage with suppliers and distributors to create agile supply chains, and digital platforms like DUBUY.com will be key to this shift. Our technology allows homegrown businesses to transform into international enterprises by providing access to new markets in Africa, the Middle East and the rest of the world.” Honorable David Osiany, HSC, Deputy Minister, Ministry of Industrialization, Trade & Enterprise Development Kenya added: “Kenya is among the top countries for economic growth prospects in Africa, with some of the most exciting B2B opportunities on the continent here. Strategic partnerships with companies such as DP World and DUBUY.com are catalysts for our industrialization policy and are in line with the Government of Kenya’s Vision 2030. This partnership will increase our country’s trading connectivity and build an easy-access market for Kenyan entrepreneurs to secure long-term, sustainable business growth. With our local expertise and DP World’s global footprint, we’ve got a prosperous future ahead of us. I look forward to leveraging this new partnership for the benefit of our local traders and industries to access the African market.” In addition, Mr Richard Ngatia, President, Kenya National Chamber of Commerce and Industry commented: “The launch and partnership with DUBUY.com in Kenya is testament to the impact of strong partnerships and a conducive investment climate within our country. This platform is part of the digital economy blueprint that will embrace new technological and logistical innovations that will enable Kenya’s and Africa’s ability to leapfrog economic growth for sustainable development. By leveraging on its benefits, Kenyan entrepreneurs can lead the charge in transforming how business is done across the continent, opening the continent to new markets, technological advancement and ultimately become the leading free trade facilitators.” PR Contact: EDELMAN AFRICA Daisy Wanzala Daisy.wanzala@edelman.com Stacey Motachwa Stacey.Motachwa@edelman.com EDELMAN DUBAI Anan Ibrahim Anan.Ibrahim@edelman.com Sara Elkashef Sara.Elkashef@edelman.com About DUBUY.com DUBUY.com by DP World is the business gateway to Africa. Backed by DP World, a global logistics business with 127 business units in 51 countries, our innovative digital platform provides a B2B e-marketplace with end-to-end supply chain solutions for the continent and beyond. Connecting African businesses to regional and international markets, ensuring goods are delivered safely, reliably and on time. With over 50 nations and a population of 1.3 billion people, Africa provides a unique opportunity for companies large and small. SOURCE DP World Qaran News
-
Guddiga amniga doorashooyiska dalka ayaa shaaciyay goobaha ay doorashooyinka ka dhacayaan. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in mamul walba ay doorashadiisu ka qabsoomi doonto laba deegaan. Muqdisho oo lagu dooranayo kuraasta Somaliland iyo Banaadiriga ayaa la sheegay in ay ka dhici doonto Kuliyadda Booliiska ee Gen Kaahiye iyo Afisyooni. Hoos ka akhriso qoraalka guddiga amniga doorashioyinka Source: goobjoog.com
-
Ra`iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa goordhaw kulan kula qaatay xubnaha golaha amniga iyo nabadda ee midawga africa. Rooble ayaa midawga nabadda iyo amniga midawga afrika kala hadlay xaaladda AMISOM iyo arrimo ay ka mid yihein amniga doorashooyinka dalka. `Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayay Danjire Maxamed Gad iyagoo ka wada hadlay howlaha Ciidammada nabad ilaalinta AMISOM ee Somalia iyo xoojinta Iskaashiga DFS iyo Midowga Afrika`, ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska ra`iisul wasaaraha dalka. Xubnaha golaha ammaanka iyo nabadda ee midawga afrika ayaa todobaadkaan soo gaaray magaalada muqdisho, waxaana lagu wadaa in mas`uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ay kulan kula qaatay caasimadda inta ay ku sugan yihiin. Source: goobjoog.com
-
Guriceel (Caasimada Online) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal kooban oo barqanimadii maanta ka dhacay gudaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo ay dhowaan la wareegeen ciidanka dowladda Soomaaliya & kuwa Galmudug. Iska hor imaadka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan kuwa ammaanka, kuwaas oo u muran soo kala dhex-galay, kadibna is-rasaaseeyey. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dhashay, kadib markii ay ciidamadu isku qabteen kaarar loo qeybinayey dad shacab ah oo raashin la siinayey, kuwaas oo ka mid ah qoysaskii ay saameeyeen dadaalladii dhowaan ka dhacay gudaha magaalada Guriceel. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku dhintay ugu yaraan hal askari, iyada oo ay ku dhaawacantay haweeney ka mid ah dadka deegaanka, taas oo loola cararay isbitaalka. Xaaladda goobta lagu dagaalamay ayaa haatan deggan, waxaana gaaray saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka oo ku baxay xiisaddaasi, si loo qaboojiyo. Ma jiro illaa iyo hadda wax faah faahin ah oo ay mas’uuliyiinta degmada ka bixiyeeyn shaqaaqadaasi dhalisay khasaaraha kala duwan. Guriceel oo laga saaray Ahlu Sunna ayaa waxaa horay uga dhacay dagaallo qaraar oo ay ku dhinteen saraakiil, askar labada dhinac ah iyo dad shacab ah oo aan waxba galabsan. The post DAGAAL sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Guriceel appeared first on Caasimada Online.
-
Midawga Jaamacahadaha Soomaaliya ayaa goordhaw soo dhaweeyay go’aankii shalay wasiirka waxbarada DF uu ku joojiyay lacago maamulka gobalka Banaadir agaasinkiisa waxbarashada uu ka qaadayay Macalimiinta iyo Ardayda wax ka barata magaalada Muqdisho. Jaamacadaha ayaa ku sheegay war-saxaafadeed ay soo saaren in ay ku faraxsan yihiin go’aanka wasiirka waxbarashada uu ka qaatay cabashadoodii ku aadaneyd qarashaadka maamulka gobalka Banaadir uu ku soo rogay hay’adaha waxbarashada. War-saxaafadeedka Jaamacadaha ayaa sidoo kale lagu xusay in hay’adaha waxbarashada ay maamulada dalka kala kulmaan cadaadisyo dheeraad ah xilli aysan jirin taageero ay dowladda ay ka helaan. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Midawga Jaamacadaha Dhanka kale Midawga dalladaha waxbarashada dalka ayaa soo dhaweeyay go’aankii wasiirka waxbarashada shalay uu ka soo saaray lacagaha maamulka Gobalka Banaadir uu ku soo rogay goobaha waxbarashada ee ku yaalla magaalada Muqdisho. Midawga dalladaha ayaa sidoo kale sheegay in haddii aanan laga hortagi laheyn qarashaadkaas ay sababi laheyd dib u dhaca ku yimaada horumarka waxbarashada dalka. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Midawga Dalladaha Waxbarashada Soo dhaweyntaan labada hay’adood ayaa imaanaya, saacado kadib markii Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, uu shaaciyay in gebi ahaanba baabi’iyay qarashaadki ay wasaaradda waxbarashada ka qaadeysay ardayda iyo Macalimiinta. Wasaaradda ayaa sheegtay in muddooyinkii dambe ay soo gaarayeen cabashooyin kaga imaanayo macalimiinta , ardayda iyo waalidiinta ku dhaqan Gobalka Banaadir, taas oo ku aadaneyd in Lacago xad dhaaf ah uu maamulka gobalka Banaadir uu ku soo rogay Macalimiinta iyo Ardayda wax ka barata Iskuulada magaalada Muqdisho. Hoos ka akhriso warqadda go’aanka wasaaradda waxbarashada ka soo baxay. 23 bishii hore ayeey aheyd markii cabasho ka dhan ah maamulka gobalka Banaadir ay u gudbiyeen wasaaradda waxbarasahada Midawga Dugsiyada gobalka Banaadir. Cabashada ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa in warqado laga qaato CID ay ku waajibiyeen macalimiinta maamulka waxbarashada gobalka Banaadir. Hoos ka akhriso warqadda Cabashada Dugsiyada waxbarashada gobalka Banaadir Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Joshua Meservey, senior policy analyst at the Heritage Foundation, advocated in a recent policy paper that the United States recognize Somaliland as an independent state. This serious proposal is overdue for consideration. Meservey recounts that Somaliland ended its voluntary union with Somalia in May 1991 and has been governing itself successfully for 30 years. Somaliland has held competitive elections—accompanied by peaceful changes of government—and has a military, constitution, flag, and passport. Its deep-water port of Berbera is being developed by Dubai Ports World and is rapidly gaining capacity. Somaliland lies just east of Djibouti and south of Yemen on the Gulf of Aden and abuts the strategically important Bab-el-Mandab Strait. Meservey argues correctly that recognizing Somaliland’s independence would provide the U.S. military a much-needed alternative to Djibouti and diminish the Chinese threat to U.S. facilities, personnel, and operations there. Such a move would also provide the United States and others with a stable, functioning, peaceful partner in a war-torn region and strengthen Somaliland’s democratic governance and economy. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo uu hogaaminayay Safiirka Masar u fadhiya dalka Itoobiya, ahna wakiilka joogtada ah ee Midowga Afrika Danjire Dr. Maxamed Cumar Gad. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo uu kulankaas kasoo saaray Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble waxaa looga wada-hadlay howlaha Ciidammada nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya. Sidoo kale waxa kulankaas diirada lagu saaray xoojinta Iskaashiga dowladda federaalka iyo Midowga Afrika, xili ay dhawaan dowladda ceyrisay ku-xigeenkii wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo. Wafdiga oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxay hore ula kulmeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ay kala hadleen xaaladda Mustaqbalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Xog ay Caasimada Online ka heshay imaanshaha wafdigaan ka socda Midowga Afrika ee magaalada Muqdisho ayaa sheegeysay inuu daba socdo go’aankii ay toddobada cisho ugu qabatay in uu dalka ka baxo danjire Simon Mulongo. Dowladda Soomaaliya ayaa hore ugu eedeysay in danjire Mulongo lagu helay inuu isku dayay inuu is hortaago baaritaankii dadkii ciidamada AMISOM ku xasuuqeen deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sidoo kale uu burburiyey heshiis dowlada federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ay ku galeen in taagero la siiyo dad uu sheegay in dhibaato loogu geystay xerada Xalane iyo carqaladeynta ganacsatada Soomaaliyeed ee xerada Xalane. The post Sawirro: Midowga Afrika iyo DF oo yeeshay kulan xasaasi ah kadib ceyrintii Mulongo appeared first on Caasimada Online.
-
Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Greece ayaa gacanta ku dhigay dooni ay la socdeen tahriibayaal ay ku jiraan dad soomaali ah. Doonida ay la socdeen tahriibayaasha ayaa laga qabtay xadka dalka Greece uu la leeyahay dhiggiisa Turkiga, halkaas oo ciidamada ilaalada xeebaha Greece ay diideen in ay gudaha u galaan dalkooda. Tahriibayaashan oo kor u dhaafaya 25 qof ayaa waxaa 14 ka mid ah ay ahaayeen rag halka kuwa kale ay isugu jireen Haween iyo carrur. Ciidamada Greece ayaa markii dambe dib ugu celiyay dalka Turkiga laba doonyood oo ay la socdeen tahriibayaashaan. Dadka dib loo celiyay ayaa la sheegay in ay dhamaantood ay ahaayeen kuwa ka soo jeeda Soomaaliya, oo doonayay in ay gariigga ku galaan Tahriib. Dowladda Greece oo dib u celisay muhaajiriintaan ayaa sheegtay in aysan wax magan galyo ah aysan siin karin Tahriibayaasha dalkeeda soo gala. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
President Deni comes across as a staunch defender of the federal system and bottom-up approach to state-building in Somalia. Garowe (PP Features) — Puntland State President Said Abdullahi Deni will travel to Nairobi in what appears to be a pre-election strategy itinerary to compare notes with his allies against the current occupant of Villa Somalia. Theories abound on what Deni aims to achieve in his campaign. He intends to strategise with Jubaland President Ahmed Madobe, one theory goes. Another theory alerts people to plans to influence the selection of Lower House MPs from Puntland now that Deni managed to select Upper House MPs. A third theory highlights a possible alliance with Hassan Ali Kheire, the former Somalia Prime Minister, whom Aaran Jaan (‘Devil’s Associates’ in Abdiweli Mohamed Ali’s autobiography), a group that pulls strings in Garowe, views as a favourite of foreign oil companies). Kheire will appoint a PM from Puntland, Aaran Jaan clique surmises. Hassan Ali Kheire is reportedly close to Garowe honchos. Deni plans to select elders who will select. He will nominate a rival MP for each subclan’s favourite MP, the theory posits. This plot coupled with unlimited powers to grease unscrupulous elders’ palms could give Deni a leverage unlike Ahmed Madobe, the Jubaland State President, who leads a multi-clan federal member state. A fourth but somewhat plausible theory underlines President Deni’s intention to try his luck with Villa Somalia again (he ran for Somalia presidency in 2017). Politically, Deni attained more to push his electoral and governance agenda more than any other former Puntland President had ever done. His opposition to hastily enacted electoral law helped Somalia to return to indirect elections. He played a key role in forming a political alliance against President Mohamed Abdulahi Mohammed. Ahmed Madobe, Jubaland President, owes his political survival to President Deni. In 2019 President Deni suggested that federal member states should discuss bills before being submitted to the Parliament. Deni sees contradiction in legislative powers of the bicameral legislature and the limited institutional capabilities of the Federal Government of Somalia created, in the eyes of some observers, to keep Al-shabaab at bay through Amisom and sign agreements with foreign countries footing the Amisom bill. There is always the risk that Mogadishu might overreach in its attempts to impose itself upon pre-federal states, a risk that can lead to undoing the modest bottom-up approach to state-building. The Afghanistan debacle shows that relying on one army or multiplicity of armies in countries that went through state collapse can result in more anarchy or an unexpected regime change. President Deni advocates politically minimal state to enhance local governance, as indicated by the recent pilot elections in Puntland. In this sense Deni comes across as a staunch defender of the federal system against cliques of religious opportunists and nationalist demagogues. That is why his pre-election tour is the talking point throughout Somalia. © Puntland Post, 2021 The post Is Puntland President a Kingmaker or Wannabe King? appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee ay dowladda Finland u soo magacawday Soomaaliya Mudane Pirkka Tapiola. Danjiraha dowladda Finland Tapiola ayaa madaxweyne Farmaajo la wadaagay dhambaal iyo salaan uu uga siday dhiggiisa Finland Mudane Sauli Niinisto, waxa uuna dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee loo sameeyey. Madaxweyne Farmaajo iyo Danjire Tapiola ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Finland, kaas oo ku dhisan wax wada-qabsi iyo iskaashi. Waxa uuna Danjire Tapiola bogaadiyey horumarka ballaaaran ee dowladda federaalka Soomaaliya ay ku tallaabsatay, isaga oo Madaxweynaha uga war-bixiyey dadaalka uu ku bixin doono adkaynta xiriirka diblomaasiyadeed ee Labada Dal. Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay Danjiraha cusub, guulaha muuqda ee shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ka xaqiijiyeen dib-u-dhiska dalka, dib-u-heshiisiinta, maalgashiga, la dagaallanka argagixisada iyo musuq-maasuqa. Ugu dambayn, madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo danjiraha cusub ee Finland ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay, wuxuu na u sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku garab istaageyso gudashada waajibaadka diblomaasiyadeed ee loo igmaday. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjire cusub appeared first on Puntland Post.
-
Xiisad u dhexaysa Ciidamada Galmudug iyo malayshiya-beeleed hubaysan ayaa maanta ka aloosan magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Malayshiyaadka ayaa sida wararku sheegayaan ku hareeraysan saldhiga Booliiska Guriceel halkaas oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Galmudug. Xiisadda ayaa ka dhalatay kadib markii wiil dhalinyaro ah maanta lagu dilay gudaha degmada Guriceel waxaana laga cabsi qabaan in dagaal ka dhex qarxo labada dhinac. PUNTLAND POST The post Xiisad dagaal oo ka aloosan degmada Guriceel appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka dalka ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in heshiis lagu yahay in afartii sano mar la qabto doorasho, isla-markaana kursiga madaxweynaha uu yahay mid la wada leeyahay. Sidoo kale wuxuu nasiib darro ku tilmaamay in qofka uu iska sii joogo xafiiska, iyada oo uu waqtigii ka dhammaaday, taa soo oo xusay in tahay mid aan heshiis lagu aheyn. “Dalka waxaa lagu heshiiyay in afartii sanno mar doorasho dhacdo, Kursiga Madaxweynaha waa mid kawada dhaxeeya guud ahaan Soomaalida, balse ma aha in uu qof iska joogo, islama qaadan in uu qof iska fadhiyo meesha,” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud. Waxa kale oo uu intaasi sii raaciyey “Sideedii Febaraayo 2017-kii waxa aan Madaxtooyada kasoo kacay aniga oo ah Madaxweyne balse habeenkii waxa aan laabtay aniga oo aan ahayn Madaxweyne, ma aha in la isku dhajiyo, ilaalinta qawaaniinta ayaa muhiim ah” Musharrax madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadalkiisa sii wata ayaa ku baaqay in la dardar-geliyo qabsoomidda doorashooyinka dalka, si looga faa’iideysto waqtiga haray. Ugu dambeyn wuxuu shaaca ka qaaday inuu boggaadinayo dadaallada socda oo ay hormuudka u tahay xukuumadda Soomaaliya ee ku aadan doorashooyinka. Soomaaliya ayaa aad uga daahday xilligii loogu tala-galay inay dhacaan doorashooyinka 2021-ka, taas oo sii daba dheereysay xilliga kala guurka ah ee uu haatan ku jiro dalka. The post Xasan Sheekh Maxamuud oo weerar culus ku qaaday FARMAAJO appeared first on Caasimada Online.
-
(SLT-Addis ababa)-Hoggaamiyaha mucaaradka Oromada ee dagaalka kula jira dowladda Itoobiya ayaa sheegay in ciidankiisa ay qarka u saaran yihiin magaalada caasimadda ah, ayna diyaarinayaan weerar kale, isaga oo saadaaliyey in dagaalka uu “mar dhow” soo gebo-geboobi doono. Jaal Marroo, oo hoggaamiya ciidammada xoreynta Oromada ee OLA, ayaa uga digay raysal wasaare Abiy Ahmed in dagaal-yahanada taageersan dowladda ay soo goosanayaan, islamarkaana mucaaradka ay aad ugu dhow yihiin guul. “Waxa aan hubo ayaa ah inay dhowaan soo dhamamaan doonto,” ayuu Jaal oo magaciisa runta ah uu yahay Kumsa Diriba u sheegay wakaaladda wararka AFP oo wareysatay. “Waxaan diyaarineynaa inaan qaadno weerar kale. Dowladda hadda waxay isku dayeysaa oo kaliya inay hesho waqti dheeri ah, waxayna isku dayayaan inay huriyaan dagaal sokeeye, sidaas ayay ugu baaqayaan shacabka inay dagaalamaan.” OLA iyo kooxda ay xulufada yihiin ee TPLF ayaa toddobaadyadii dhowaa sheegay guulo dhowr ah, waxayna qabsadeen magaalooyin caasimadda u jira 325 km. Jaal ayaa sheegay in dagaal-yahanadisa ay hadda 40 km oo kaliya u jiraan Addis Ababa, islamarkaana ayna marnaba hal tallaabo dib uga laaban dhulka ay maamulaan. Si madax-banaan looma xaqiijin karo sheegashadiisa. Dowladda Itoobiya ayaa hore u diiday sheegashada mucaaradka ee ah inay masaafo dhow u jiraan Addis-Ababa, hase yeeshee waxay shacabka ugu baaqday inay magaalada difaacaan. Jaal ayaa dhinaca kale sheegay in OLA aysan “halis ku aheyn” shacabka, balse wuxuu dalbaday in Abiy Ahmed iyo xisbigiisa Prosperity Party “gebi ahaan meesha laga saaro” si dib u heshiisiin loo billaabo. “Waxaan Ethiopia iyo Geeska Afrika ka dhigi doonaan meel nabad ah oo degan oo lagu noolaado. Waan hubaa dagaal ma jiri doono marka taliska Abiy Ahmed uu meesha ka baxo,” ayuu yidhi. Source
-
Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud oo muddooyinkii la soo dhafay safar ku joogay dalka Turkiga ayaa sheegay in loo bahana yahay in dalka ay ka dhacdo doorasho. Xasan Sheikh ayaa kulan uu la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee turkiga waxa uu ka sheegay in dadka Soomaaliyeed ay ku heshiiyeen in afartii sanaba mar ay doorasho gasho. “8-dii Febaraayo 2017-kii waxa aan Madaxtooyada kasoo kacay aniga oo ah Madaxweyne balse habeenkii waxa aan laabtay aniga oo aan ahayn Madaxweyne, ma aha in la isku dhajiyo, ilaalinta qawaaniinta ayaa muhiim ah” ayuu yiri madaxweyne Xasan. Madaxweynihii sideedaad ee Soomaaliyeed ayaa sidoo kale sheegay in doorashada ay nasiib tahay qofkii ku guuleystana uu dalkan madaxweyne ka noqonayo. “Qofkii illaaheey u qadaro dadka soomaaliyeedna qanacsado ra’yigiisa iyo taladiisana ku qanacyado yaa la dooranaya ninkaas la doortana waa noo madaxweyne, midabyada dadka loo qeyb qeybiyanayo sax ma ahan kulligeen Soomaaliyaa Nahay” ayuu yiri madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud. Goobjoog News Source: goobjoog.com
