Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo mudo 15 maalmood ah diyaarado uu dalka soo geliyey ay ka heysato hey’adda Nabad sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegay in amarka madaxweyne Farmaajo looga heysto hantidiisa, isagoo shaaciyey in dacwad uu ka gudbiyay Madaxweynaha iyo guud ahaan saraakiisha ku xiran Madaxtooyada. Xildhibaan Sakariye oo wareysi siiyey TV-ga Universal ayaa si faahfaahsan uga hadlay waxa ay yihiin diyaaradahaan, cidda ka heysata, halka uu ka soo iibiyey, sababta uu u soo iibsaday, kulamo gaar ah oo Madaxweyne Farmaajo uu kala sheegay arrintaan iyo dacwad uu u gudbiyey maxkamadaha dalka. Xildhibaan ayaa gabi ahaanba meesha ka saaray tuhunka laga muujiyey diyaaradaha uu la soo degay ee ah inay qatar ku noqon karaan amniga oo weerarro lagu geysan karo, sidoo kale waxa uu sheegay in madaxweyne Farmaajo uu balan la xariirta diyaaradahaan uga baxay. “Madaxweyne Farmaajo ayaan madaxtooyada ugu tegay waxaan kala hadlay diyaaradahaan iyo hanaanka aan u keensaday, waxaan u sheegay in amniga dalka aysan qatar ku aheyn, waxuu igu yiri ma hubtaa Sakariyow, haabaan ku iri madaxweyne, haye anigaa jawaab ku soo siinaa ee Axada ii soo noqo ayuu igu yiri, markii aan ku laabtana waxuu igu yiri dowladda Mareykanka ayaa arrintaan soo faragelisay oo heysata diraadahaagii,” ayuu yiri Xildhibaan Sakariye. Sidoo kale Xildhibaan Sakariye waxa uu sheegay in madaxweynaha uu kula dooday in dalka uu isagu madaxweyne ka yahay oo Mareykan uusan ka talin, balse uusan ka helin jawaab fiican, sidoo kale Taliyaha NISA ayuu sheegay inuu balan uga baxay kadib markii uu u balan qaaday inuu siinayo diyaaradihiisa. “Taliyaha NISA ayaa igu yiri Arbacada ayaan ku siinayaa diyaaradahaaga, markii aan ku laabtay Arbacadii waa iga qaban waayey taleefankii albaabkana waa iga furi waayey, markaan ka soo laabtay ayaan baraha bulshada ku arkay sawirro laga soo qaaday diyaaradaheygii oo la baahiyey,” ayuu hadalkiisa ku sii daray. Waxa uu sheegay in diyaaradahaan uu ka soo iibsaday Turkiga, uuna u keensaday inuu ku waraabsado beero uu leeyahay, sidoo kale waxa uu sheegay in wax qatar ah aysan amiga ku keeni doonin, isagoo balan qaaday inuu u hoggaansami doono go’aan kasta oo dowladdu ay ku soo rogto diyaaradahaas si joogto loogu koontoroolo. Ugu dambeyntii Xildhibaan Sakariye ayaa sheegay inuu dacwad ka dhan ah madaxtooyada uu u gudbiyey maxkamadaha dalka, isla markaana uu ka war sugi doono garsoorka, waxa uu sheegay in hadii dowladdu ay ka iibsato diyaaradaha uu diyaar u yahay, hadii kale uu ka doonayo inay ku soo wareejiso hantidiisa. Dowladda Soomaaliya illaa hadda ma shaacin sababta ay u heysato lixdaan diyaaradood ee Xildhibaan Sakariye kala soo degay garoonka Aadan Cadde, dhanka kale qaar ka mid ah mucaaradka sida Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo madaxweynihii hore ee HirShabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa shaki ka muujiyey sababta xilligaan dalka loo keenay diyaaradahaas, waxayna dalbadeen in aad loo hubiyo. Hoos ka daawo The post Daawo: Xildhibaan Sakariye oo shaaciyey tallaabo uu qaaday oo la xiriirta diyaaradihii drone-ka appeared first on Caasimada Online.
  2. ADDIS ABABA (Reuters) - Access in Ethiopia to social media platforms Facebook, WhatsApp and Telegram has been restricted after the content of high school exams was leaked online, internet watchdog NetBlocks said on Monday. Source: Hiiraan Online
  3. Thousands of demonstrators took to the streets of the Ethiopian capital, Addis Ababa, on November 7 in a show of support for the Ethiopian government and armed forces. The rally comes a few days after the government declared a state of emergency earlier this week amid gains claimed by Tigrayan forces advancing toward the capital. Source: Hiiraan Online
  4. The different diaspora groups that make up the United States inevitably have fought for representation through the voting process. VOA is profiling a group of emerging politicians with direct ties to Africa who are changing the face of American politics. One is Omar Fateh, whose parents came from Somalia. Source: Hiiraan Online
  5. The UN World Food Programme (WFP) warned on Monday that the number of people teetering on the edge of famine in 43 countries, has risen to 45 million – up by three million this year – as acute hunger spikes around the world. Source: Hiiraan Online
  6. Somali security forces on Sunday arrested 12 al-Shabab militants during an operation in Baidoa town, the administrative capital of Southwest State in Somalia, an official said. Source: Hiiraan Online
  7. DURBAN - The Department of Agriculture, Land Reform and Rural Development (DALRRD) has condemned the fake news about imported bananas from Somalia containing Helicobacter. Source: Hiiraan Online
  8. PRESS RELEASE WFP Warns of Countdown to Catastrophe as Acute Hunger Reaches New Peak WFP and its humanitarian partners are ramping up efforts to assist millions of people facing starvation ROME, Italy, November 8, 2021/ — The United Nations World Food Programme (WFP) today warned that the number of people teetering on the edge of famine (IPC4/Emergency or worse) in 43 countries has risen to 45 million, as acute hunger spikes around the world. This number has risen from 42 million earlier in the year and 27 million in 2019. “Tens of millions of people are staring into an abyss. We’ve got conflict, climate change and COVID-19 driving up the numbers of the acutely hungry, and the latest data show there are now more than 45 million people marching towards the brink of starvation,” said WFP Executive Director David Beasley after a trip to Afghanistan, where WFP is ramping up its support to assist almost 23 million people. “Fuel costs are up, food prices are soaring, fertilizer is more expensive, and all of this feeds into new crises like the one unfolding now in Afghanistan, as well as long-standing emergencies like Yemen and Syria,” he added. WFP and its humanitarian partners are ramping up efforts to assist millions of people facing starvation. However, the needs are vastly surpassing available resources at a time when traditional funding streams are overstretched. The cost of averting famine globally now stands at US$ 7 billion, up from US$ 6.6 billion earlier in the year. “As the cost of humanitarian assistance rises exponentially, we need more funds to reach families across the globe who have already exhausted their capacity to cope with extreme hunger,” he added. Families facing acute food insecurity are also being forced to make devastating choices to cope with the rising hunger. WFP’s vulnerability analysis across the 43 countries shows families being forced to eat less, or skip meals entirely, feeding children over adults, and in some extreme cases being forced to eat locusts, wild leaves, or cactus to survive – as in Madagascar. In other areas, families are forced to marry off children early or pull them out of school, sell off assets like livestock or what little else they have left. Meanwhile media reports from Afghanistan point to families reportedly being forced to sell their children in a desperate attempt to survive. Food prices hit a ten-year high this month, according to the UN Food and Agriculture Organization’s Food Price Index. This not only pushes food out of reach for millions of the poorest around the globe, but it also increases the cost of procuring food on global markets. Added to this are the high prices of fuel which also increases transportation costs and places a further strain on global supply chains – shipping a container cost US$1,000 a year ago, but now costs US$4,000 or more. This year, WFP has already been undertaking the biggest operation in its history – targeting 139 million people across the 85 countries where it operates. This work covers both emergency food and nutrition needs, as well as work with partners to build resilience and increase the self-reliance of the poorest and most vulnerable people on the planet. SOURCE World Food Programme (WFP) Qaran News
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Cumar Cali Rooble ayaa ka hadlay dhaqan xumo sanadihii u dambeeyay kusoo badanayey Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Wasiir Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in Wasaaradda aysan marnaba indhaha ka qarsan karin arrimaha anshax xumada ah ee ka socdo Liido, islamarkaana ay laamaha amaanka la kaashan doonaan wax ka qabashada arrimahaas. “Waxaa wadanka kusoo badanayey faaxishada munkarka iyo daroogada ayaa kusoo badanayey. Irbadii iyo kaniinigii loogu tala-galay qof xubinkiisa la jaro lagu daroogeeyo si uu xanuunkaas uu u dareemin ayaa waxaa cabaya qofkii oo miir qaba oo xubin laga jareyn, khamradii ayaa banaanka daadsan oo xad la’aan ku socota,” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta. “Huteelada Xeebta Liido waxaa ku batay wax aanan indhaha laga qarsan karin mana u dul-qaadaneyno tallaabo deg deg ah ayaa laga qaadi doona anaga oo kaashaneyna hay’addaha amniag.” Sidoo kale waxa uu sheegay in isticmaalka mukhaadaradka ay si xad dhaaf ah ugu dhex baaheen caasimada, kuwaasi oo uu sheegay inay qeyb ka yihiin shilalka badan ee ka dhaca caasimada. “Shirkadda TikTok Soomaaliya uma dulqaadan karto waa xumaan socota waa Anshaxii iyo Akhlaaqdii ummadda Soomaaliyeed oo sii dhimaneysa, waa wax aad iyo aad looga xumaado.” Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in loo istaago wax ka qabashada xumaanta iyo mukhaadaraadka kusoo badanaya caasimada, islamarkaana ay culimadu si weyn uga wacyi-galiyaan bulshada. The post DF oo ku dhowaaqday tallaabo ka dhan ah hoteellada Liido oo ay qaadeyso appeared first on Caasimada Online.
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Dadweynaha degmada Kaaraan ayaa cabasho xoogan kasoo saaray amniga degmada oo faraha ka baxay iyo tacadiyo joogto ah oo ay la kulmaan xiliyada habeenkii. Qaar kamid dadkaas oo la hadlay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in dilal kala duwan ay maalmihii u dambeeyen ka dhacay degmada Kaaraan, ayada oo maanta ugu dambeysay Askari ka tirsan dowladda hoose. “Waxaa rabnaa in hurdada laga kaco oo ay soo fara-geliyaan dhibaatada na haysta maamulka gobolka Banaadir iyo Taliyaha ciinka booliska Soomaaliyeed, ayna soo kormeeraan dhibaatada ay wajahayaan degmada Kaaraan,” ayuu yiri mid kamid ah shacabka degmada. “Kaaraan haddii maqribka la gaaro subhanallah waaye, guriga lagama bixi karo hadda xaafadeyda ku jira oo qof walba oo wacdo gurigiisa kama bixi karo, aad ayaa dhibaato u qabnaa ciyaal Weero ayaa u daran.” Sidoo kale waxay dhaliil u jeediyeen maamulka cusub ee degmada Kaaraan oo intii uu joogay sare usii kaceen falalka amaan darada ah ee ka taagan degmada, islamarkaana ay wada-shaqeyn fiican ka dhaxeyn laamaha amaanka, sida ay sheegen. “Maalin dhoweyd Saldhiga agteyda ayey qof ku dileen oo waxa la geeyay Isbitaal oo hore ayuu ka dhintay, waxaa rabnaa in maamulka uu wax ka qabto,” ayuu yiri mid kamid ah shacabka degmada. Ugu dambeyntiina waxay ka dalbadeen laamaha amaanka iyo maamulka inay si wada-jir ah uga shaqeeyan amaan darada degmada Kaaraan, oo sanadihii u dambeeyay ay ka dhacaan dhacdooyin xanuun badan . The post Degmo ka mid ah Muqdisho oo haddii maqrib la gaaro aan banaanka loo bixi karin appeared first on Caasimada Online.
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay arrimihii loo ceyriyay danjire Simon Mulongo, oo ah ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in Mulongo lagu helay inuu isku dayay inuu is hortaago baaritaankii dadkii ciidamada AMISOM ku xasuuqeen Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sidoo kale waxa uu sheegay in danjire Simon Mulongo uu burburiyey heshiis dowlada federaalka iyo Midowga Afrika ku galeen in taagero la siiyo dad uu sheegay in dhibaato loogu geystay xerada Xalane. “Midowga Afrika waxaan u sheegnay in aan ninkaas digniino badan ka bixinay, haddana aaN taagannahay meeshii ugu dambeysay, oo ah in nalaga beddelo. Waxaa sidoo kale madaxda dalkiisa Uganda gaarsiiyay arrintaas, si shakhsi nuucaas oo kale aanan ka ogolaan inuu xiriirkeenna xumeeyo,” ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibedda ee dowladda federaalka. Waxa kale oo uu ku eedeyay danjire Mulongo inuu faro galin ku sameeyay ganacsiyo ay dad Soomaaliyeed ku lahaayeen xerada Xalane, taasi oo sida uu sheegay ka raadinayay dano dhaqaale. Warqad 4-tii November kasoo baxday wasaaradda arrimaha dibadda ayaa Simon Mulongo ku eedeysay “inuu ku lug yeeshay dhaq-dhaqaaqyo aan waafaqsaneyn waajibaadka AMISOM iyo istiraatiijiyadda amniga Soomaaliya,” waxayna ku amartay inuu dalka uga baxo toddoba maalmood gudahood. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Mulongo ayaa ku kacay xadgudubyo ay ka mid yihiin; arrimo dhaawacaya qarannimada Soomaaliya, baqemaal (Black Mailing) ka dhan ah siyaasiyiinta iyo qaar ka mid ah madax Soomaaliyeed, u jaajuusidda hay’ado shisheeye, iyo qodobo kale. Xog cusub oo aan helnay ayaa sheegeysa in arirnta dhaawaceysa qarannimada Soomaaliya ee lagu eedeeyey Mulongo ay tahay inuu caqabad ku noqday qorshaha kala guurka Soomaaliya “Somali Transition Plan” oo ah isku dayga ay dowladda Soomaaliya ku dooneyso inay Amisom ugala wareegto amniga, dalkana ay uga baxaan ugu dambeyn 2023. Midowga Afrika ayaa bishii tagtay soo jeediyey qorshe kaas ka duwan oo ah in howlgalka Amisom loo beddelo mid ay ku mideysan yihiin QM iyo Midowga Afrika, kaasi oo dowladda federaalka ay ka hortimid. Mulongo ayaa la rumeysan yahay inuu yahay maskaxda ka dambeysa qorshahaas, ay sida weyn u diiday dowladda federaalka. The post DF oo si rasmi ah u shaacisay arrimihii sababta u ahaa inay ceyriso Simon Mulongo appeared first on Caasimada Online.
  12. Ulcerative colitis: macno ahaan xanuunkani waa caabuq ku dhaca mindhicirada, kaas oo ku soo ifbaxa wakhti dheer. Xanuunkani wax uu ku dhacaa mindhicirada weyn(large intestine). Waana meel lagu ururiyo hadhaaga dheefshiidka, ugu danbayntana biyaha laga ga saaro. Rectum-kuna waa qaaybta xidhiidhisa duburta iyo mindhicirada weyn. Sidaas oo ay tahay qofka ka cabaanaya xanuunkan ulcerative colitis, waxa uu dareemaa calool xanuun, shuban iyo duburta oo dhiigta. Iyada oo ay ku xidhantahay kolba heerka uu taaganyahay xanuunku, iyo sida uu ku yahay qofka. Intabadana xanuunkani waxa uu ku koobanyahay rectum-ka oo la jaar ah duburta. Maxaa keena? Aad looma yaqaano waxa saxda ah ee keena xanuunkan, laakiin xeel-dheerayaasha caafimadku waxay aaminsanyihiin in habka difaaca jidhku kaalin weyn ka qaato inuu xanuunkani yimaado. Taas oo imaanaysa marka jidhku uu hawlgeliyo unugyadiisa difaaca inuu isaga is duqeeyo. Waxaana la’aaminsayhay in xanuunkani yahay mid la kale dhaxlo oo ku yimaada hidda=sidayasha ka soo gudba hooyada iyo aabaha. Sadam Mohamed kaabash99@gmail.com Qaran News
  13. Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa go`aan ka soo saaray doorashada kursiga hop #239, oo uu ku guuleystay Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Guddiga yaa shaaciyay in kadim baaritaanno dheer oo ay ku sameeyeen dacwad laga soo gudbiyay kursiga. Hoos ka akhriso go`aanka guddiga xalinta khilaafaadka Source: goobjoog.com
  14. PRESS RELEASE IFC Partners with Liquid Intelligent Technologies to Boost Africa’s Digital Infrastructure IFC’s latest investment in Liquid follows its investment in the company in February 2021 through Liquid’s bond placement on Euronext Dublin, Ireland’s main stock exchange Access Multimedia Content LONDON, United Kingdom, November 8, 2021/ — To support universal and affordable broadband access in Africa, IFC has partnered with Liquid Intelligent Technologies (Liquid.Tech) to expand data center capacity and the rollout of fiber-optic cable on the continent. The partnership with Liquid Intelligent Technologies, Africa’s leading independent fiber and digital services provider, aims to increase digital connectivity and inclusion in Africa and to support the region’s growing digital ecosystem. IFC’s equity and debt investments in Liquid Intelligent Technologies, which to date total approximately $250 million, will support the company to grow its hyperscale data center capacity in Egypt, Kenya, Nigeria, and South Africa through its subsidiary, Africa Data Centres. As Africa’s population grows and is increasingly urbanized, data consumption is expected to grow strongly and with this comes the need for secure local data hosting. The investments will also support Liquid Intelligent Technologies in the continued rollout of its fiber broadband network, which today covers more than 100,000 kilometers of sub-Saharan Africa. The continued build out of its network will help to connect businesses and individuals to the Internet across the continent and position Liquid intelligent Technologies to be at the forefront of Africa’s digital transformation with the provision of complementary digital services. “We are very pleased that IFC continues to support Liquid. The investments in our data centers and fiber broadband network will directly support our growth plans over the coming years by encouraging the adoption of new services such as Cloud and other digital services, services that are critical in driving sustainable development across Africa,” said Strive Masiyiwa, Liquid Intelligent Technologies Executive Chairman and Founder. “Digital technologies are rapidly transforming how people, businesses, and governments communicate, transact, and access information and services. By working with Liquid Intelligent Technologies, we can help expand access to infrastructure and digital services that power Africa’s digital economy, creating new opportunities for growth and jobs. This is an essential element for Africa’s economic transformation and building back better,” said Makhtar Diop, IFC’s Managing Director. Digital infrastructure is the backbone of the digital economy, but sub-Saharan Africa needs around $100 billion in investment to achieve universal, affordable, and high-quality broadband access by 2030, according to the Broadband Commission on Sustainable Development (https://bit.ly/3H3XUJ5). To achieve universal broadband access, the continent needs at least 250,000 kilometers of new fiber (https://bit.ly/3H3Y2Iz). IFC’s digital strategy in Africa is aimed at enabling ubiquitous, reliable, and affordable connectivity. This includes investing in the growth of independent tower operators, data centers and broadband, as well as support to mobile operators primarily in fragile and conflict situations (FCS) and low-Income International Development Association countries (LIC-IDA). IFC’s latest investment in Liquid follows its investment in the company in February 2021 through Liquid’s bond placement on Euronext Dublin, Ireland’s main stock exchange. The issuance raised $620 million. SOURCE Liquid Intelligent Technologies Qaran News
  15. Dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa maalintii labaad waxa ay caasimada Somaliland ee Hargeysa ay ka wadaa hawl-gal dawlada ay ku ururinayso xoolaha nool gaar ahaan Geela dhex jooga caadimada. Halgalkan dawlada Hoose ayaa lagu soo qabqabtay Geel tiro badan labadii cisho ee u dambeeyey kadib markii uu dhamaaday xiligii loo qabtay in dadka lehi ay kaga saartaan xoolaha nool magaalada Hargeysa. Dawlada hoose ayaa caasimada ka diyaarisay goob lagu hayo Geelaas ay soo qabteen, iyadoo hawl-galkaasina sida ay sheegeen uu socon doono illaa inta magaalada laga wada saarayo Geela joogga. Amarkan ayaa iyana waxa ku jirtay in xili cayiman oo aan weli la gaadhin magaalada lagaga saaro Adhiga iyo Lo’da. Waxaanay talaabadani ku sheegtay Dawlada Hoose inay wax ka tari doonto Bilicda Caasimada oo ay dadka, xoolaha iyo gawaadhiduba ay dhex socdaan. Qaran News
  16. Guddiga xallinta khilaafaaadka doorashooyinka dadban ayaa soo gabagabeeyay dacwad dhawaan laga gudbiyay doorashadii kursigii Golaha Shacabka ee uu ku soo baxay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed. Guddiga ayaa shaaciyay in hannaanka loo maamuley doorashada kursi lanbarkiisu yahay HOP#239 uu yahay mid sax ah oo waafaqsan habraacii loo dajiyay doorashooyinka dadban ee 2020/2021. Guddiga khilaafaadku waxay ku wargeliyeen guddiga doorashada heer federaal in ay u fasaxan yihiin laga bilaabo maanta ku dhawaaqista natiijada kursigaas oo horay loo hakiyay. PUNTLAND POST The post Go’aan laga soo saaray dacwad laga gudbiyay kursigii loo doortay Mahdi Guuleed appeared first on Puntland Post.
  17. Dhuumashada Dhabarku Muuqdo Ee Ka Dhaxayaysa Shiinaha Iyo Alshabaab Ee Sababtay Qaraxyadi Ugu Dhimashada Badna In badan ayaa laga hadlay Alshabaab iyo qaraxyada ay kolba la beegsadaan dad rayid ah oon waxba galabsan.Hase yeeshee waxa aan wali si dhab ah la isu weydiinin meesha ay Alshabaab ka helaan alaabooyinka iyo farsamooyinka ay u adeegsadaan samaynta qaraxyada ay hadh habeenba dadka Soomaaliyeed ku gumaadayaan. Hadaba kadib markii uu Mareegaha Haatufonline.com arintan u kuur galay isla markaana xogo ka helay saraakiil dhawaan iska soo dhiibay kooxda Al Shabaab iyo ilo xogogaal ah oo ka tirsanaanjiray sirdoonada Somaliland, Somalia iyo qaar ka mid ah dawladaha mandaqada,waxa u suurtogashay inuu xaqiijinayo in dalka Shiinahu yahay meesha ay Alshabaab u doontaan kana soo qaataan alaabooyinka,agabka iyo aqoonta farsamo ee ay ku sameeyaan qaraxyada sadexda nooc ee kala ah: (1)bamamka wadada hareeraheda la dhigo ee lagu qarxiyo gaadiidka maraya (2) Bamamka lagu rakibo Suunka is-qarxinta (3) Bamamka lagu nabo baabuurta. Dalka Somalia wuxu muddo dheer dagaal kula jiray argagixisada Alshabaab iyadoo dalalka beesha caalamku gacan ka siinayeen dagaalkaasi midwalba inta uu awoodi karo.Ujeedada dagaalkan ayaa aheyd sidii Somalia looga cidhibtiri lahaa argagixisada caadaystay dhiig daadinta joogtada ah ee dadka Soomaaliyeed iyo in falowgeed la qabto sidi aanay aafadaasi ugu fidi laheyn dalalka mandaqadda iyo kuwa caalamkaba. Balse Shiinaha oo ah dalka labaad ee dhaqaale iyo milatari ahaanba dunida ugu cududa weyn ayaa dalka Somalia iyo beesha caalamka inteeda kaleba kaga baxa dagaalki lagula jiray argagixisada oo ilaa hadda faraha ka laabanaya kana muquuranaya inuu guto waajibkii ka saarnaa. Waxaynu ogayn in laamaha ammaanku ay bishii Oktoobar 2020 dekadda Muqdisho ku qabteen 79 Tan oo ah maadadda loo yaqaan Sulphuric Acid taasoo ay argagixisadu u adeegsadaan samaynta qaraxyada.Maadaddan la qabtay waxay ka mid aheyd badeecad dalka Shiinaha laga soo dhoofiyey oo lagu soo hagaajiyey qof Somalia ku nool.Waa Mahad Alle in la qabtay laakiin bal ka warran hadii aa la qaban lahayn?Waxa hubaal ah in Alshabaab ay 79 kaasi Tan ka samayn lahaayeen qaraxyo waawayn oo u dhigma ama ka xoog weyn kii isgoyska Soobe ee 2017 ay ku dhinteen 600 qof . Isweydiintu 2aad waxay tahay tolow imisa jeer oo hore ayaan alaabtaasoo kale la qaban oo inta dalka lasoo galiyey ay Alshabaabku ku qabsadeen hawlahoodi argagixisonimada ? Waxa kale oo isweydiin leh dawladda Shiinuhu badeecadaha noocaas ah marka loo soo dhoofinayo dalka Somalia oo kale oo ay ogtahay in argagixiso joogto miyaanay dareemi karin cidda loo wado iyo ujeedada laga leeyahayba? Dabcan jawaabtu waa haa laakiin dawladda Shiinaha waxwalba waxa kala weyn in shirkadaheeda ganacsigu ay macaash helaan isla markaana ay iska dhawrto colaad dhexmarta iyaga iyo kooxda Alshabaab taasoo ay ku ilaashanayaan danaha dhaqaale ee ay ku leeyihiin Bariga iyo Geeska Afrika. Faaiidada Alshabaab ku qabto Shiinaha kuma koobna alaabooyinka qaraxyada laga sameeyo ee looga soo dhoofiyo dalkooda balse waxa taas u dheer aqoonta casriga ah ee lagu sameeyo qaraxyada waaweyn ee dadka ugu badan galaafan kara taasoo ay ka soo bartaan Jaamacadaha dalka Shiinaha gaar ahaan kuliyadaha Injineernimada Makaanikada iyo Korontada iyo waliba Electronics-ka. Shiinuhu wuxu leeyahay sirdoon u dhigma kuwa dawladaha kalee waaweyn balse xubnaha Alshabaab markay dalka Shiinasha u tagayaan aqoon-koradhsiga ku aadan farsamooyinka lagu sameeyo qaraxyada xoogga badan ama ay rabaan inay soo iibsadaan alaabooyinka qaraxyada laftooda laga sameeyo waxay si dhib yar Fiisaha lagu galo dalkaasi uga qaataan Safaaradda Shiinaha ee Muqdisho.Tusaale ahaan waxa jirtay in mid ka mid ah xubnahaasi Shabaabka oo wax ku baran jiray Jaamacadda Tianjin uu markii dambe halkaasi ka yagleelay xafiis ganacsi oo Alshabaabka usoo dhoofiya alaabooyinka qarxyada laga sameeyo isagoo ka faaiidaysanaya xidhiidhadii uu unkay mudadiisii waxbarashada ee uu Shiinaha joogay. Somalia iyo beesha caalamkaba waxa la gudboon inay Shiinaha Cadaadis ku saaraan inuu joojiyo tas-hiilaatka badheedhka ah ee ay siinayaan argagixisada Alshabaab ee ay dalkoodii u balaqeen inay xubnaha kooxdaasi tagaan oy kala yimaadaan cilmigii iyo alaabooyinkii ay ku xasuuqi lahaayeen dadka Soomaaliyeed.Hadii Shiinahu ka waantoobi waayo arintan dawladda Somalia waxay xaq u leedahay inay qaaddo talaabo deg deg ah oo ku lidi ah Shiinaha bal adcaful iimaan inay dalkeeda ka caydhiso Safiirka Shiinaha.Dawladda Jibuuti lafteeda oo Shiinuhu ku leeyahay saldhig ciidan ayaa waxa la gudboon inay Shiinaha culays ku saarto joojinta arimahan aanu kor kusoo sheegnay ee khatarta ku ah amniga iyo xasiloonida gobolka oo dhan. Source Haatuf online Qaran News
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray dacwaddii laga gudbiyey kursiga dhawaan loo doortay Ra’isulwasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar. Guddiga ayaa sheegay in kursiga Golaha Shacabka ee uu kusoo baxay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Guuleed loo maray habraacii saxda ahaa, sidaasna ansax ku yahay. Guddiga ayaa sheegay inay baaritaan dheer ku sameeyeen dacwadda uu soo gudbiyey Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo horey ugu fadhiyey kursigaan isla markaasna aysan jirin wax ka qaldan habka loo maray doorashada kursigaan. Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu yiri: Guddiga Xalinta Khilaafanadka Doorashadadka Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Qodobada 1 2ad iyo 4 ee ku xusan xilalka iyo waajibaadka GXKHDD ee Habraaca lagu dhisay guddiga oo soo baxay 1- dii Oktoober 2020, cuskanaayana heshiiska odayaasha dhaqanka iyo cadeymaha guuddiga loo soo gudbiyay wuxuu go’aamiyay : 1-In Hanaanka loo maamuley Doorashada Kursi Lanbar HOP#239 uu yahay mid sax ah oo waafaqsan Habraacii loo dajiyay Doorashooyinka dadban 2020/2021, sidaas darteed waxuu ku wargalinayaa Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federal (GHDHF) in ay u fasaxan yihiin laga bilaabo maanta oo ah 08/11/2021 Ku dhawaaqista Natiijada Rasmiga ah ee Kursi Lumber HOPH239. Tallaabadaan ayaa ka dambeeysay kadib markii Xubnaha Guddiga uu dacwad u gudbiyay Xuseen Carab Ciise oo kursiga ku fadhiyay Afartii Sano ee la soo dhaafay, taas oo ugu dambeyn Maanta go’aan ka gaareen. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka guddiga oo dhameystiran The post Guddiga khilaafaadka doorashooyinka oo go’aan kasoo saaray kursiga Mahdi Guuleed appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa soo saartay go’aamo lagu baabi’inayo lacago uu gobolka Banaadir ka qaado ardayda, iskuulada iyo adeegyada asaasiga ah ee waxbarashada gobolka War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay inay soo gaartay cabashooyin badan oo kaga yimid hoggaanka Midowga Dalladaha Waxbarashada Soomnaaliyeed, Midowga Dugsiyada gobolka Banaadir, Ururka macalimiinta, Ururada bulshada rayidka ah ee u dhaq-dhaqaaqa hormarinta adeegyada waxbarashada iyo Waalidiinta Soomaaliyeed, sidaasi darteedna ay u go’aansatay in la baabi’iyo. Sidoo kale waxa lagu sheegay qoraalka in Wasaarada Waxbarashada ay mas’uul ka tahay hantida ma guurtada ah ee goobaha waxbarashada ee raacsan wasaaradda, islamarkaana uusan gobolka wax ka bedel iyo kireyn ku sameyn karin. “Ayada oo la wada-ogsoon yahay duruufaha gaarka ah ee ay la daaladhacayeen iyo culayska ay arrintani ku sii kordhisay, sidoo kalana ay Madaxweynaha JFS iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda JFS, oo ay soo gaartay qayla-dhaantaan culayska wayn leh, waliba si gaar ah lagu kali yeelay waalidiinta ay caruurtoodu wax ku bartaan iskuulada ku yaala gobolka Banaadir, waxaa Wasiirka uu soo saaray qoddobada soo socda,” ayaa lagu yiri qoraalka. Hoos ka aqriso qoddobada kasoo baxay wasiirka; 1. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxaa uu baa’bi’iyay dhammaan qarashaadka ku xusan liiska Tariifada uu soo gudbiyay Agaasinka Waxabarashada gobolka Banaadir, uuna ansixiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duga Magaalada, taas oo ku lifaaqan warqadan. 2. Iyada oo la tix-raacayo xeerka madaxwaynaha JFS ee ku aadan ku takrifalka iyo musuq- maasuqa dhulalka danta guud gaar ahaan goobaha waxbarashada, Wasaaradda waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa ka mas’uul ah hantida ma guurtada ah ee goobaha waxbarashada sida iskuulada, xanaanooyinka iyo xarumaha kala duwan ee xafiisyada iyo wakaaladaha ee raacsan wasaradda, waxaana cidkasta ka reeban in ay ku tasarufto, sida in la kireeyo anma u badalid adeegyo kale iyadoo aan ogolaansho looga haysan wasaaradda. “Waxaa aad uga xunahay culayskii iyo jahawareerkii ay abuurtay arrintaan abashada laga soo gudbiyay, madaxda qarankana ku abuurtay walwalka, taas oo keentay in aan go’aamadaan ka soo saarno, waxaana aad u rajaynayaa in aysan soo laaban mar danbe,” ayaa ugu dambeyntiina lagu yiri qoraalka. The post DF oo soo saartay amar ka dhan ah lacag uu qaado maamulka gobolka Banaadir appeared first on Caasimada Online.
  20. PRESS RELEASE Africa Oil Week in Dubai Has no African Producers – Companies Have Decided to Attend African Energy Week to Promote Africa’s Oil Sector Instead⁴ After misrepresenting delegates for months, Africa Oil Week has released its program of which no African producers are included as they have decided to assemble in Cape Town for African Energy Week 2021 CAPE TOWN, South Africa, November 8, 2021/ — Africa Oil Week (AOW) is set to take place this week in Dubai, and yet no African oil producers are taking part in the “Africa-focused” event. With Africa’s oil and gas Ministers and key stakeholders coming to Cape Town for African Energy Week (AEW) 2021, AOW has been left to finally admit the truth – that the organizers have misled Africa and its people. For months, AOW has been misrepresenting speakers and high-level participants at their event, all of which are actually coming to Cape Town for AEW 2021. Now, with the release of the event program, the event has finally unveiled that AOW is not interested in African oil and gas producers taking part in the conversation, despite the event apparently being “the voice of exploration and production.” AOW needs to apologize to Africans. The London-based group knew all along that they were lying and misrepresenting African producer participation in Dubai. They knew this was not true. They were advised not to do it, but they purposefully and wilfully mislead everyone, all for the sake of money. In Cape Town at AEW 2021, African producers will take the stage. With a producer dedicated platform discussion, in which leading organizations including the Organization of Petroleum Exporting Countries and the African Petroleum Producers Organization; and Africa’s producing countries including Equatorial Guinea; Congo; Ghana; Namibia; Niger; and Senegal, will be driving the discussion – Africa is focused on Africa’s oil and gas industry future. AOW led the most vicious anti-African oil and gas industry campaign the continent has ever seen. There is COVID-19 in Dubai, just like there is in Africa. Lying to everyone that Africa is dangerous and a bad place to do business, all because of the pandemic, was wrong. AEW 2021 will take place this week with the attendance and participation of all the African producers. Committed to Africa’s energy and economic future, AEW 2021 has placed African people and African energy at the center of the event’s agenda. In Cape Town, African producers will take the stage and lead the continent into a new era of growth. AEW 2021, in partnership with South Africa’s Department of Mineral Resources and Energy DMRE, is the AEC’s annual conference, exhibition and networking event. AEW 2021 unites African energy stakeholders with investors and international partners to drive industry growth and development and promote Africa as the destination for energy investments. SOURCE African Energy Chamber Qaran News
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey halka ay mareyso dacwadda uu u gudbiyey guddiga xallinta khilaafaadka ee ka dhalatay kursiga HOP239 oo uu ku soo baxay Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar). Xuseen Carab Ciise oo horey kursigan ugu fadhiyey ayaa ku eedeeyey ra’iisul wasaare ku xigeenka inuu boobayo kursi aysan laheyn beeshiisa, isaga oo adeegsanayo xukuumadda. Xildhibaanka oo wareysiga dheer siiyey Universal TV ayaa sheegay in uu ka war sugayo natiijada guddiga xallinta khilaafaadka oo go’aan ka gaaraya dooda ka dhalatay kursigaas. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay jiraan dad gaar ah oo fara-gelin ku hayo guddiga, isaga oo ugu baaqay inay faraha kala baxaan arrintaasi. “Waxaa ku socota fara-gelin culus waxaana leenahay dadka ku haaya waa la wada og-yahay waa inay faraha kala baxaan oo guddiga howshiisu qabsado” ayuu yiri Xuseen. Waxa kale oo uu intaasi ku sii daray “Soomaaliya oo dhan indhaha ayey ku heysaa runtii xaq-darradii dhacday kolley cid aana ogeyn ma jirto,”. Ugu dambeyn Xuseen Carab Ciise ayaa hoosta ka xariiqay haddii kursigaas loo ansixiyo Mahdi Guuleed in ay dhaawac weyn ku tahay Soomaali oo dhan, sida uu hadalka u dhigay. “Haddii xaq-darro la ansixiyo Xuseen wax lama yeelin, reerkeyga waxba lama yeelin Soomaali ayaa wax la yeelay,” ayuu markale yiri Xuseen Carab Ciise. Si kataba, guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa laga war sygayaa natiijada kama dambeysta ah oo qaadan doonto muddo 7 cishe ah, sida loo horay loo shaaciyey, waxaana guddiga uu weli wadaa baaritaano ku aadan dacwadda culus ee loo gudbiyey. The post Halkee mareysaa dacwadda kursiga MAHDI GUULEED? appeared first on Caasimada Online.
  22. The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Mohamed Abdirizak Mohamud, received on Sunday in Mogadishu the Assistant Secretary-General of the United Nations for Africa in the Departments of Political and Peacebuilding Affairs and Peace Operations (DPPA-DPO), Ms. Martha Ama Akyaa Pobee have held meeting in Somali capital, Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobey, taas oo ay hoggaamineysa xoghayaha guud ee arrimaha Afrika. Rooble iyo wafdiga ay hoggaamineyso Mss. Martha Ama Akyaa Pobee ayaa ka wada-hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu horreyso doorashada Soomaaliya ee 2021-la. Qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in kulankan diirada lagu saaray xaqiijinta qoondada haweenka. “Rooble iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee Afrika, ayaa ka wada hadlay qodobbo ay ka mid yihiin arrimaha doorashooyinka dalka, gaar ahaanna xaqiijinta qoondada haweenka 30% ee Goleyaasha BFS,” ayaa lagu yiri warka kooban ee ka soo baxay xafiiska Rooble. Sidoo kale waxa kulankan lagu soo qaaday mashaariicda horumarinta ee QM ka fuliso Soomaaliya iyo xoojinta wada-shaqeynta dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha QM. Waxaa sidoo kale kulankan oo uu goobjoog ahaa ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan looga hadlay howlgalka nabad ilaalinta Ururka Midowga Afrika ee AMISOM ee Soomaaliya, gaar ahaan qorshaha kala guurka ee dalka. Si kastaba, Qaramada Midoobay ayaa si weyn u taageerta dowladda federaalka, waxayna si dhow ula socotaa doorashooyinka dalka oo marxalado kala duwan laga soo maray. The post Sawirro: Maxay ka wada-hadleen ROOBLE iyo kaaliyaha xoghayaha QM ee Afrika? appeared first on Caasimada Online.