Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa saxiixay baaqa caalamiga ah ee xakamaynta hubka qarxa in lagu isticmaalo goobaha dadweynuhu joogaan. Baaqan oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee heer caalami ah ayaa looga golleeyahay in lagu ilaaliyo dadka rayidka xilliyada colaadaha oo dhibaatooyin badani ka soo gaaraan. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa khudbad faahfaahinaysa mawqifka Soomaaliya ee ilaalinta dadka rayidka ah ka jeediyay shirka, wuxuuna caddeeyay wasiirku in dowladda Soomaaliya muhiimadda koobaad siinayso dadkeeda iyadoo xilli adag oo dagaal lagu jiro. Wasiirka ayaa tusaale usoo qaatay in sharciyada caalamiga ah ee xilliga dagaalka ka hor Soomaalidu lahayd Xeerka Birima-gaydada oo ahaa mid ilaaliya dadka nugul iyo kuwa rayidka ah een dagaalka ku jirin, isagoo caddeeyay in kooxaha xagjirka ahi ku tunteen sharci kasta oo dadka maatada ah ilaalinayay. Wasiir Abshir Cumar Huruuse ayaa shirweynaha ka sheegay in sharcigan caalamiga ahi uusan qabanayn kooxaha Argagixisada oo kelli ah balse sidoo kale uu qabanayo Ciidamada dowladda iyo saaxiibada ajinebiga ah ee nabad ilaalinta iyo tababarka u jooga Soomaaliya oo xilliyada qaar magaalooyinka dhexdooda dabrid ka sameeya. Soomaaliya iyo 18 wadan oo Afrikan ah ayaa sanadkii 2017 saxiixay baaq kan oo kale ah laakiin ku eg qaaradda Afrika, waxaana uu ku soo aadayaa xilli maalinimadii shal;ay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey uu diiday Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee la saaray burburkii kadib. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa shaqaale badan u qortay si ka baxsan hannaanka shaqaaleysiinta rasmiga ah ee tartanka furan. Dhammaan shaqaalaha cusub ayaa loo qoray hannaan ku dhisan xulasho waxaana qayb-saday sagaalka xubnood ee guddiga TPEC iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda sida aan baaritaan ku ogaannay. Baaritaanka ayaa sidoo kale muujinaya in shakhsiyaad ka tirsan Madaxtooyada iyo Baarlamanka Puntland ay keensadeen carruur ay dhaleen iyo dad ehelkooda ah kadibna uu guddiga TPEC u shaqaaleysiiyay. Qorista shaqaalaha aan marin hannaanka rasmiga ah ee tartanka furan ayuu weli sii wadaa guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland xilli dhowaan lagu wado in uu bilowdo barnaamijka diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha. Muwaadiniinta reer Puntland ee shaqa la’aan ah ayaa naawilayay in ay tartan furan u galaan shaqooyinkii ka bannaanaa guddiga balse ay qabsadeen xubnaha TPEC iyo mas’uuliyiinta kala duwan ee dowladda. “ Waxaa jirtay in aan marar badan isaga daba noqday TPEC oo aan shaqa ka raadinayay waxaase booskii lagu qoray will uu keensaday xildhibaan” ayuu noo sheegay mid kamid ah dhalinyarada waxbartay ee shaqa-raadiska ah. Xogaha ayaa sidoo kale sheegaya in guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland uu sannadihii hore uu xayaysiin jiray shaqooyinka islamarkaana tartan furan loo geli jiray balse uu dib ka beddelay hannaankii hore. Arrintaas ayaa su’aal gelinaysa kalsoonida lagu qabi karo doorasho uu qabto guddiga TPEC marka loo eego daah-furnaan la’aanta ka jirta hannaanka shaqaaleysiinta guddigaas. PUNTLAND POST The post XOG: Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaqaale badan u qortay si daah-furnaan la’aan ah appeared first on Puntland Post.
  3. Ciidanka badda dowladda Puntland ee PMPF ayaa hawlgal qorshaysan ku qabtay doonyo ay leeyihiin ajaanib si sharci-darro ah uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland. Qoraal ka soo baxay PMPF ayaa lagu sheegay in ciidanku ay hawlgal qorshaysan ka fuliyeen degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu islamarkaana ku qabteen doonyo sifo sharci-darro ah uga kalluumeysanayay xeebaha degmadaas. “Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa degmada Caluula ka fuliyey hawlgallo qorshaysan oo lagu soo qabtay Ajaaniib iyo Kalluumaysato sharcidaro ku Kalluumaysanaayey” ayaa lagu yiri qoraalka. PMPF ayaa sidoo kale sheegay in gacanta lagu hayo dhammaan ajaanibtii saarnaa doonyaha kalluumeysi ee sharci-darrada ah. PUNTLAND POST The post Ajaanib si sharci-darro ah uga kalluumeysanayey xeebaha Puntland oo gacanta lagu dhigay appeared first on Puntland Post.
  4. Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a meeting with regional state parliament speakers who attended the opening of Somalia's second session of parliament in Mogadishu on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  5. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo xalay ku geeriyooday magaalada Garoowe. Madaxweynaha oo xusay doorkii muuqday ee Garaad Saleebaan uu kasoo qaatay dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya ayaa si gaar ah uga tacsiyeeyey Isimada iyo hoggaanka dhaqanka dowlad Goboleedka Puntland geerida ku timid Marxuumka oo ka mid ahaa dhaqanka Soomaaliyeed ee laf-dhabarka u ahaa aasaaska dowladnimada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Marxuumka Alle uga baryay in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo, qoyskiisa iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan uu ka siiyo. The post Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay Geerida Marxuum Garaad Saleebaan Garaad Maxamed appeared first on Puntland Post.
  6. Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay guddiga Aaska Qaran ee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo ku geeriyooday Garoowe. 1. Cabdi Faarax Siciid Juxa: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta (Guddoomiye). 2. Cabdisamad Maxamed Gallan: Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta. 3. Maxamed Cabdiraxmaan: Dhabancad Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda. 4. Maxamuud Caydiid Dirir: Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Tiknoolojiyada, Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka. 5. Jaamac Faarax Xasan: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka. 6. Cabdullaahi Maxamed Xasan: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. 7. Ilyaas Cismaan Lugatoor: Wasiirka Wasaaradda Duulista, Hawada iyo Garoomada. 8. Gen. Muumin Cabdi Shire: Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland. 9. Cawil Xasan Mataan: Guddoomiyaha Gobolka Nugaal. 10. Cabdulqaadir Maxamed Geedi: Duqa Degmada Garoowe. The post Puntland oo guddi u magacowday Aaska Garaad Saleebaan Garaad Maxamed appeared first on Puntland Post.
  7. RIYADH: Saudi Arabia’s humanitarian outreach through the King Salman Humanitarian Aid and Relief Center (KSRelief) continues with the distribution of food, medicine and winter clothing to needy people. Source: Hiiraan Online
  8. Alle ha u naxariistee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo kamid ahaa Isimada waaweyn ee Puntland ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Garoowe. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu xaqiijiyay Geerida Marxuum Garaad Saleebaan Garaad Maxamed. Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash ayaa sidoo kale ka tacsiyeeyay Geerida Marxuumka. “Anigoo ku hadlaya magacayga, kan Goleyaasha dowladda iyo kan shacabweynaha reer Puntland waxaan ka tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud” ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka. “Garaadku wuxuu wakhtigiisii ugu badnaa geliyey nabada iyo xasiloonida reer Puntland oo uu kamid ahaa Isimadii u guntaday Aas-aaska dowladda Puntland oo si weyn loogu xasuusto doorkiisii wanaagsanaa” “Waxaa eebbe u weydiinayaa inuu qabriga u waasiciyo qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabweynaha Soomaaliyeed iyo Puntlandba uu ka siiyo samir iyo iimaan taam ah” ayuu sii raaciyay Axmed Karaash. PUNTLAND POST The post Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ku geeriyooday Garoowe appeared first on Puntland Post.
  9. Mogadishu (HOL) - At least 20 al-Shabab militants were reportedly killed in heavy fighting between al-Shabab and local clan militia forces near Moqokori district in Hiiraan region on Friday morning. Source: Hiiraan Online
  10. A night out at a local Canadian bar turned deadly after an altercation left a 23-year-old with a promising future without life. Source: Hiiraan Online
  11. A senior official from Ethiopia's northern Tigray region says Eritrean forces are still committing atrocities despite the recent deal with Addis Ababa to bring an end to the two-year war. Source: Hiiraan Online
  12. NAIROBI, Nov 17 (Reuters) - The Bill & Melinda Gates Foundation said on Thursday it was committing $7 billion to Africa over the next four years, as Bill Gates warned that the Ukraine crisis was reducing the amount of aid flowing to the continent. Source: Hiiraan Online
  13. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf uu Madaxweynaha JFS, Mudane Xassan Shiikh Maxamuud Villa Somalia ugu sameeyey Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada Dawlad Goboleedyada dalka. Guddoomiyeyaasha iyo weftiyo ay hoggaaminayaan ayaa dhawaan Muqdisho u yimid fuitaanka kalfadhigii 2-aad ee wadajirka ahaa ahaa Baarlamaanka labadiisa aqal DFS. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha Qaranka casho sharafta uu ku maamusaay weftiga Dawlad Goboleedyada. Kulanka, waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha aqalka sare, ku-xigeenkiisa 2-aad, Guddoomiye ku-xigeennada 1-aad & 2-aad ee Golaha Shacabka, Guddoomiyaha Maxkamadda sare, Guddoomiyaasha Baarlamaanka Jubbaland, Hirshabeele, Galmudug, Koofur-Galbeed, Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya & Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada iyo xubno kale. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Soomaaliya oo Casha Sharaf u sameeyay Guddoonada Baarlamanada Dowlad Goboleedyada appeared first on Puntland Post.
  14. The government of Giorgia Meloni, the Prime Minister of Italy, faces a crucial test about upholding the principle of equal opportunity for Italian citizens. Rome (PP News Desk) — Nearly 32 years after the Italian expatriates fled Somalia following the collapse of the military regime, reports are emerging that mixed-race progeny born to Italian fathers and Somali mothers face discriminations in both public and private sector jobs. Their mixed-race extraction disadvantages them when it comes to applying for jobs or claiming pension. The Italian government has allegedly been reluctant to address the systemic discrimination that drove many Italian citizens “to immigrate to USA, Canada and the United Kingdom to live with their immigrant uncles, aunts and cousins”, as Massimo (not his real name), told Puntland Post reporter in Rome three weeks ago. Giorgio Marincola was an Anti-Nazi Italian-Somali fighter. The problems have become so widespread that government policies, put in place to ensure reintegration of Italian refugees from Somalia, have totally been bypassed by authorities, thanks in part to racist attitudes towards immigrants and refugees whipped up by some xenophobic politicians. A committee set up by the victims of systemic discrimination is planning to lobby the Federal Government of Somalia to urge the Government of Italy to investigate allegations levelled against Italian authorities. Italy maintained the largest European expatriate community in Somalia where most departments of the Somali National University had used Italian as the medium of instruction. Last year, the Italian Government committed funds to the teaching of the Italian language and reintroduction of Italian language service of Radio Mogadishu. © Puntland Post, 2022 The post Biracial Italian Citizens from Somalia Subjected to “Systemic Discrimination in Italy” appeared first on Puntland Post.
  15. Garowe (HOL) - Puntland's electoral commission announced polling station locations and voter registration centres on Thursday for the upcoming direct local government elections. Source: Hiiraan Online
  16. Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa shaaciyay goobaha ay ka sameynayaan diiwaan-gelinta cod-bixiyayaaasha doorashada lagu muransan yahay ee goleyaasha deegaanka Puntland. Guddiga ayaa soo saaray goobaha diiwaan-gelinta 37 degmo oo 9 ka mid ah ku yaallaan gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn oo ku muransan yihiin Somaliland iyo Puntland. Sidoo kale waxaa ku jira degmooyin maalmo ka hor laga soo cayriyay guddiga doorashooyinka Puntland. Gobolka Bari (6 degmo) 1. Boosaaso 2. Carmo 3. Balidhidin 4. Qandala 5. Xaafuun 6. Iskushuban Gobolka Gardafuu (5 degmo) 1. Caluula 2. Bareeda 3. Baargaal 4. Murcanyo 5. Gumbax Gobolka Karkaar (6 degmo) 1. Bandarbayla 2. Rako 3. Xumbays 4. Dhudhub 5. Shaxda 6. Waaciye Gobolka Haylaan (3 degmo) 1. Dhahar 2. Buraan 3. Ceelaayo Gobolka Mudug (7 degmo) 1. Gaalkacyo 2. Goldogob 3. Buursaalax 4. Xarfo 5. Towfiiq 6. Jariiban 7. Saaxo Gobolka Sanaag (3 degmo) 1. Badhan 2. Laasqoray 3. Xingalool Gobolka Nugaal (4 degmo) 1. Garowe 2. Buurtinle 3. Dangoroyo 4. Godobjiraan Gobolka Cayn (1 degmo) 1. Buuhoodle Gobolka Sool (2 degmo) 1. Taleex 2. Boocame PUNTLAND POST The post Waa kuwee degmooyinka laga qabanayo doorashada lagu muransan yahay ee Puntland? appeared first on Puntland Post.
  17. SHARM EL-SHEIKH, Egypt (AP) — A Somali official said he is “disappointed” that little has been done to address loss and damage to nations vulnerable to climate change at the U.N. climate conference. Source: Hiiraan Online
  18. Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia ayaa kulamo Miro dhal ah la yeeshay Raisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka arrimaha dibadda ee Serbia H.E Ivica Dačić, Wasiirrada arrimaha gudaha, ganacsiga iyo dhaqaalaha ee dalkaasi Serbia. Raisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka arrimaha dibadda Serbia ayaa soo dhoweyn maqaamkeedu sareeyo u sameeyay wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Mudane Abshir Cumar Huruuse iyo wafdigii La socday wuxuuna muujiyay sida uu ula dhacsanyahay wafdiga Wasiirka ee Soomaaliya ka yimid oo uu ku tilmaamay saaxiib soo jireen ahaa oo dalkiisu leeyahay. . Mudane Ivica Dačic ayaa balan qaaday inay dowladdiisu taageero dhinac walba ah la garab taagantahay dowladda Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada tababarka iyo qalabaynta Ciidamada iyo dhismaha xarumo caafimaad oo lagu daweeyo Ciidamada qalabka sida iyo sidoo tababarka shaqaalaha dowladda. Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Huruuse) ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo Shacabka Serbia soo dhoweynta heerka sare ahayd ee loo sameeyay iyo taageerada ay u balan qaaday dowladda Soomaaliya wuxuuna caddeeyay in dhanka Soomaaliya ka go’antahay xoojinta saaxiibtinimada qotada dheer ee labada dal ka dhaxaysay isagoo tusaale usoo qaatay in dib loo hawlgeliyay safaaradda Soomaaliya ee Belgrade. Xiriirka labada dal ayaa soo bilowday 1960 waxayna hormuud ka wada ahaayeen dowladaha aan dhinacna u jan-jeerin ee dhex-dhexaadka, dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay dadaallo ugu jirtay sidii ay u hagaajin laheyd, xiriirka ay laleedahay wadamada caalamka, waxaana wasiirka tan iyo markii la magacaabay uu booday wadamo kale duwan, kuwaas oo xiriir la leh Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. Liiska Magacyada Dhalinyaradii lagu qabqabtay Burco ee loo soo dhaadhiciyey Xabsiga Mandheera 1. Khaliif Ibraahin Cabdillaahi, Ina Aamina Xasan, 27jir. 2. Cabdisamad Sakariye Yaasiin, Ina Khadra Caydiid, 21 Jir. 3. Maxamed Ismaaciil Cabdi, Ina Farduus Cabdi, 24 jir. 4. Xamse Cabdi Cali, Ina Asad Xassan, 18 jir. 5. Maxamed Mubaarig Ibraahin, Ina Deeqa Jaamac, 19jir. 6. Bashiir Daahir Cabdi, Ina Khadra Maxamuud, 23 jir. 7. Mahad Cabdi Xasan, Ina Raxma Faarax, 19 jir. 8. Maxamed Ibraahin Maax, Ina Khadra Kheyre, 19 jir. 9. Cabdiladiif Maxamed Cabdillaahi, Ina Gaasira Maxamed, 19 jir. 10. Jamaal Cabdi Muuse, Ina Sabaad Maxamuud, 20 jir. 11. Maxamed Xasan Cali, Ina Sahra Maxamuud, 17 jir. 12. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Diini, Ina Canab Saleebaan, 20 jir. 13. Cabdirisaaq Siciid Cabsiiye, Ina Aamina Siciid 17 jir. 14. Axmed Bile Jaamac, Ina Koos Ibraahin, 27 jir. 15. Mubaarig Maxamed Cabdillaahi, Ina Foosiya Axmed, 20 jir. 16. Cabdillaahi Maxamed Cabdillaahi, Ina Cibaado Maxamuud, 20 jir. 17. Maxamed Cali Faarax, ina Sabaax Xasan, 22 jir. 18. Suhayb Xasan Qowdhan, Ina Canab Maxamed, 18 jir. 19. Cabdicasiis Maxamuud Xuseen, Ina Hodan Maxamuud, 20 jir. 20. Cabdimaalig Ibraahin Caydiid, Ina Caasha Maxamed, 17 jir. 21. Cabdinaasir Ismaaciil Bulaale, Ina Aamina Faarax, 18 jir. 22. Xamse Saalax Axmed, Ina Saynab Ibraahin, 19 jir. 23. Khaalid Axmed Saleebaan, Ina Muna Xasan, 19 jir. 24. Cabdinaasir Bashiir Abokor, Ina Nuura Cali, 18 jir. 25. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi, Ina Faadumo Saxardiid, 24 jir. 26. Khadar Ibraahin Xasan, Ina Sahra Jaamac, 19 jir. 27. Sadiiq Axmed Ismaaciil, Ina Kinsi Cali, 20 jir. 28. Cabdiraxmaan Maxamed Aadan, Ina Sahra Cabdalle, 19 jir. 29. Sayid Cali Faarax Ciise, Ina Faadumo Cawil, 19 jir. 30. Sakariye Maxamed Xasan, Ina Hinda Ciise, 20 jir. 31. Cabdiqani Xuseen Cawil, Ina Nasra Cabdillaahi, 20 jir. 32. Faysal maxamed axmed, Ina Khadra Xuseen, 22 jir. 33. Cabdibaasid Xasan Cilmi, Ina Hani Axmed, 17 jir. 34. Ibraahin Cabdillaahi Ibraahin, Ina Raxma Ibraahin, 17jir. 35. Sayid Cabdillaahi Carbuun, Ina Rooda Ismaaciil, 27 jir 36. Cabdiraxmaan Ibraahin Maxamuud, Ina Tiriig Barkhadle, 20 jir. 37. Mustafe Mukhtaar Maxamuud, Ina Shukri Xasan, 18 jir 38. Maxamed Cabdillaahi Xasan, Ina Hodan Maxamuud, 24 jir. 39. Cabdisalaan Ibraahin Cige, Ina Canab Maxamed, 25 jir. 40. Jimcaale Ciise Caalin, Ina Canab Aadan, 18 jir. 41. Kayse Saalax Axmed, Ina Sahra Cali, 18 jir. 42. Suhayb Axmed Cismaan, Ina Saynab Cismaan, 18 jir. 43. Fayal Farxaan Xaashi, Ina Farax Maxamed, 17 jir. 44. Mukhtaar Cabdi Diiriye, Ina Aamina Xirsi, 25 jir. 45. Cabdishakuur Cismaan Xaaji, Ina Saynab Cismaan, 17 jir. 46. Cabdixakiin Cabdillaahi Fadal, Ina Sucaad maxamed, 25 jir. 47. Cabdillaahi Axmed Muxumad, Ina Canbaro Aadan, 26 jir. 48. Maxamuud Jamaal Kamadiid, Ina Saynab Aadan 17 jir. 49. Aadan Xuseen ibraahin, Ina Xaliimo Axmed, 22 jir 50. Guuleed Siciid Baashe, Ina Deeqa Xuseen, 17 jir. 51. Axmed Khadar Ibraahin, Ina Sahra Yuusuf, 18 jir. 52. Cabdimaajid Maxamuud Ismaaciil, Ina Aamina Halas 53. Cabdifataax Ibraahin Cismaan, Ina Xaliimo Ismaaciil, 25 jir. 54. Cabdiraxmaan Jaamac Saxardiid, Ina Nimco Xariir, 18 jir. 55. Xasan Rashiid Cabdi, Ina Hinda Maxamuud, 18 jir 56. Iid Maxamuud Cige, Ina Hoodo Ismaaciil, 18 jir. 57. Maxamed Ciise Cali, Ina Khadra Xiis, 17 jir. 58. Shucayb Ciise Maxamed, Ina Ifraax Maxamuud, 25 jir. 59. Axmed Cumar Maxamed, Ina Kaltuun Cali, 19 jir. 60. Gaarriye Cabdi Maxamuud, Ina Aamina Nuur, 35 jir. 61. Axmed Siciid Maxamed, Ina Aamina Cawil, 17 jir. 62. Barkhad Keyse Cismaan, Ina Farduus Cabdi, 18 jir. 63. Cabdiraxmaan Faarax Maxamed, Ina Xaliimo Jaamac, 16 jir. Qaran News
  20. Mogadishu (HOL) - Somali government forces backed by local clan militia forces recaptured Adadey village in the Middle Shabelle region after al Shabab militants completed their withdrawal from the village on Thursday. Source: Hiiraan Online
  21. If you cannot read that message click here. APO Group content is copyright free and can be republished at will. Egalement disponible en Français, Também disponível em Português, تتوفر أيضا في العربية African Development Bank Group (AfDB) PRESS RELEASE African Development Bank invests $20 million in private equity fund targeting renewable energy projects in sub-Saharan Africa The Bank’s support will contribute to an additional 2,162MW of installed renewable power generation capacity ABIDJAN, Ivory Coast, November 17, 2022/ — The Board of Directors of the African Development Bank Group (www.AfDB.org) approved an equity investment of $20 million in Evolution Fund III, a pan-African clean and sustainable energy private equity fund that is mobilising about $400 million into renewable energy and resource-efficiency assets across sub-Saharan Africa over a 10-year period. Inspired Evolution Investment Management is a well-established fund manager with more than 15 years of experience and a track record of deploying more than $310 million in renewable energy projects in African counties. The fund manager, through its predecessor funds, has delivered 21 renewable energy projects with a total generation capacity of 2 GW. EVIII aims to broaden geographic and technology scope to incorporate North Africa as well as several SSA countries and decentralized energy business models as the key climate mitigation and energy transition. The Bank’s support will contribute to an additional 2,162MW of installed renewable power generation capacity, 1.8 million tons of CO2 emission savings, and a green and sustainable growth across Africa by creating 2,480 full-time jobs, building on the track record of Evolution Funds I and II which generated about 1,309 jobs out of which 22% were women. Vice President Kevin Kariuki of the African Development Bank’s Power, Energy, Climate Change and Green Growth Complex, said the Bank is committed to boosting its portfolio of renewable energy projects and encouraging private investment in renewable and efficient energy solutions. “The Evolution Fund III is well placed to invest much-needed capital in long-term, low-carbon and climate-resilient development pathways towards achieving a just, net-zero future for African countries,” Kariuki said. The Bank’s investment in Evolution Fund III aligns with its High Five objectives, particularly, “Light Up and Power Africa” under its New Deal on Energy for Africa. According to Wale Shonibare, Director Energy Financial Solutions, Policy & Regulations, the Bank’s support for a private equity fund focused on promoting renewable energy in Africa, will assist regional member countries to achieve their Nationally Determined Contributions and Paris Agreement obligations. Christopher Clarke, Co-Managing Partner at Inspired Evolution, said “AfDB has been a consistent supporter of Inspired Evolution since 2010 and this third capital commitment evidences our trusted partnership that has been established in the delivery of the AfDB climate goals for Africa.” Wayne Keast, Co-Managing Partner at Inspired Evolution, added “AfDB’s investment validates our track record and sophisticated investment management approach to accelerating Africa’s clean energy transition.” The African Development Bank and partners in the new fund will continue to provide growth capital and infrastructure equity to support renewable and sustainable energy, and focus on decarbonization, decentralization and digitalization as the key climate mitigation and energy transition strategies. Distributed by APO Group on behalf of African Development Bank Group (AfDB). SOURCE African Development Bank Group (AfDB) Qaran News
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka furmay shirweyne u dhexeeyo dowladda federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka, kaas oo diiradda lagu saarayo hannaanka wadashaqeynta ee labada dhinac. Shirka ayaa waxaa daah-furay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, waxaana sidoo kale goobjoog ahaa inta badan Golaha Wasiirada iyo xuno ka socda Bangiga Adduunka. Ra’iisul wasaaraha oo khudbeeyey ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah, wuxuuna cadeeyay in dalka uu kasoo gudbay dhibaatooyin badan haddana la hiigsanayo horumar. Sidoo kale wuxuu soo bandhitay qorshaha xukuumaddiisa, gaar ahaan siyaasadda ku aadaan dib u habeynta hay’addaha dowladda si loo gaaro hiigsiga cusub ee nabadda. “Somalia waxay maanta taagan tahay marxalad kala guur ah oo taariikhdeeda ku suntan. Dalkuna wuxuu ka soo baxayaa xaaladdii loo yaqiin ‘dowlad fashilantay’ oo dagaallo sokeeye hareeyeen, wuxuuna hiigsanayaa waa cusub oo nabad, degenaansho iyo dimuqraadiyad ku asteysan, kaas oo diyaar u ah in uu soo jiito maalgashi ballaaran” ayuu yiri. Dhanka kale ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa taageerada hagar la’aaneed uga mahadceliyey maamulka Bangiga Adduunka, gaar ahaan geeddi-socodka dhammeysirka hannaanka deyn cafinta oo haatan maraya meel wanaagsan oo gabagabo ku dhow. Ugu dambeyn ra’iisul wasaare Xamza ayaa hoosta ka xariiqay in lixda tiir ee mudnaanta u leh barnaamijka siyaasadeed ee xukuumaddiisa uu mudnaan gaar ah siinayo Xoreynta deegaannada iyo qaab-dhismeedka amniga, caddaaladda iyo garsoor madax-bannaan, Soomaali heshiis ah, kobaca dhaqaalaha, horumarinta arrimaha bulshada, iyo helitaanka Soomaali dunida heshiis la ah. The post Sawirro: Muxuu yahay shirka uu maanta Muqdisho ka furay Ra’iisul Wasaare Xamza? appeared first on Caasimada Online.