-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
As part of WHO’s launch of a new antimalarial drug resistance strategy for Africa, we spoke with Dr Marian Warsame, an expert on this topic. A medical doctor by training, Dr Warsame wrote her PhD’s thesis on antimalarial drug resistance in Somalia, worked for many years on malaria treatment and drug resistance trials in the United Republic of Tanzania, and, while with WHO’s Global Malaria Programme, helped countries in Africa and the Eastern Mediterranean implement better studies to monitor changes in drug and treatment efficacy. This conversation has been edited for concision and clarity. Source: Hiiraan Online
-
ADDIS ABABA, Nov. 18 (Xinhua) -- Extreme drought deepens hunger in the Horn of Africa, which is also beset by conflict, the World Food Programme (WFP) has warned. Source: Hiiraan Online
-
Investigators have indicated that windshear contributed to the landing accident involving a Jubba Airways Fokker 50 turboprop in Somalia earlier this year. Source: Hiiraan Online
-
The move comes after Ethiopia earlier this year announced it had started generating power from its controversial mega-dam project on the Nile Source: Hiiraan Online
-
UNITED NATIONS (Xinhua) -- Education Cannot Wait (ECW), the UN global fund for education in emergencies and protracted crises, on Friday announced a first emergency response grant worth 5 million U.S. dollars for Somali children affected by a devastating ongoing drought along with renewed conflicts over scarce resources. Source: Hiiraan Online
-
Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur {Madoobe} oo ay wehliyaan ku xigeennada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay guddoonnada Baarlamaanka Dowlad goboleedyada dalka oo Muqdisho u yimid ka qeyb-galka furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Cabdi Xaashi oo uga mahad celiyay guddoonnada Baarlamaannada Dowlad goboleedyada dalka ka qeyb-galka Furitaanka kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 11-aad, wuxuuna Guddoomiyuhu tilmaamay in ay muhiim tahay joogtaynta wadashaqaynta golayaasha Baarlamaannada heer dowlad Goboleed iyo heer Federaal, si loo gaaro dejinta sharciyo la isla waafaqay oo xoojinaysa dowladnimada Soomaaliya. Dhankooda, Guddoomiaasha Baaralamaannada Dowlad Goboleedyada dalka ayaa Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mahad celiyay soo dhawaynta iyo hab-maamuuskii wanaagsanaa ee loo sameeyay, iyagoo soo jeediyay in la badiyo kulamada is-xogwaraysiga ah si loo xoojiyo wadashaqaynta. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
The US Ambassador to Somalia, Larry Andre revealed that President Joe Biden had asked him to give an offer for the return of US troops to President Hassan Sheikh Mahmud immediately after he was elected in May. Source: Hiiraan Online
-
Before the start of the worst drought Somalia has experienced in four decades, 30-year-old Nuurto Ali Issaq tended to 40 goats and other livestock as a pastoralist, having just enough resources to make a living and feed herself and her five children. But less than three years later, with the East African country in the midst of its fifth consecutive failed rainy season, all of Issaq’s animals have died due to dehydration, leaving her family in the same predicament as nearly half of the country’s 16 million people — starving, poor and nowhere to turn. Source: Hiiraan Online
-
UNITED NATIONS - The United Nations Security Council voted Thursday to maintain an arms embargo on Somalia over strong objections from its government, saying the al-Shabab "terrorist group" still seriously threatens peace and stability in the region and sanctions are needed to degrade its activities. Source: Hiiraan Online
-
Dowladda Mareykanka ayaa Khamiistii ku talisay in dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan uu ka reeban yahay in lagu furo dacwado sharci oo la xiriira dilkii 2018 ee weriye Jamaal Khaashuqji, sida ku cad warqado maxkamadeed. Maxamed bin Salmaan ayaa bishii September loo magacaabay ra’iisul wasaare, taasi oo dhalisay tuhuno ku saabsan inuu isku dayayo inuu ka baxsado dacwado looga furo maxkamado dibadeed – oo uu ku jiro kiis madani ah oo ay dalka Mareykanka ka furtay Hatice Cengiz, gacalisadii Jamaal Khaashuqji. Dilka Khaashuqji oo afar sano kahor ka dhacay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul ayaa Maxamed bin Salmaan si ku-meel gaar ah uga dhigay mid laga go’doomiyey dalalka Reer Galbeedka. Qareenadiisa ayaa horey ugu dooday “inuu halka ugu sarreysa ka joogo dowladda Sacuudiga,” sidaas darteedna uu haysto xasaanadda ay Maxkamadaha Mareykanka siiyaan madaxda dalalka ama saraakiisha haya xilalka sare. Dowladda Mareykanka ayaa haystay illaa Khamiistii shalay si ay u caddeyso fikirkeeda ku aadan arrintan. Talo soo-jeedinteeda ma ahan mid ay Maxkamadda ku qasban tahay. “Dowladda Maraykanka waxa ay si xushmad leh ugu wargelinaysaa Maxkamadda in eedaysane Maxamed Bin Salmaan, ra’iisal wasaaraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya, uu yahay madaxa dawladda ee xilka haya, sidaas darteedna uu xasaanad ka haysto in dacwad lagu furo,” ayaa lagu yiri qoraalka uu maamulka Biden u gudbiyey Maxkamadda Federaalka ee degamada Washington DC. Hase yeeshee qoraalka ayaa intaas ku daray “Waaxda Arrimaha Dibedda wax aragti ah kama bixineyso sax ahaanshaha dacwadda, waxayna ku celineysaa cambaareynteeda aan gambashada lahayn ee dilkii foosha xumaa ee Jamaal Khaashuqji.” Talo soo-jeedinta ayaa ka caraysiisay Cengiz iyo qaar ka mid ah taageerayaasha dacwaddeeda, oo uu ku jiro ururka Dumuquraadiyada Dunida Carabta ee Hadda (DAWN), oo ah urur aan dowli aheyn oo uu aas-aasay Khaashuqji. “Jamaal mar kale ayuu maanta dhintay,” ayey twitter kusoo qortay Cengiz. “Ma ahayn go’aan qof kastaa filanayay, waxaan u maleynay in laga yaabo in uu iftiin caddaalad ah ka heli doono Mareykanka, laakiin mar labaad lacagta ayaa ka hormartay,” ayey tiri. “Hadda oo Biden uu ku dhawaaqay inuu haysto xasaanad buuxda, waxaan filan karnaa weerarrada Maxamed bin Salmaan ee ka dhanka ah shacabka inay sii kordhi doonaan.” Agnes Callamard, oo ah xoghayaha guud ee ururka xuquuqda aadanaha ee Amnesty International, ayaa go’aanka dowladda Mareykanka ku tilmaamtay “khiyaano qoto dheer.” Source
-
Afhayeenka TPLF Getachow Reda ayaa mar uu Warbaahinta la hadlayay waxa uu sheegay in dagaalyahannadoodu aysan hubka dhigi doonin ilaa Ciidamada Eritariya iyo kuwa degaanka Axmaaradu ka baxaan dhulka Tigray. Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in Ciidamada Eritariya ay xad gudubyo dagaal ka gaysteen gobolka Tigray intii uu socday dagaalkii u dhaxeeyay TPLF iyo dowladda Itoobiya, isala markaana ay haboon tahay in lala xisaabtamo Eritariya waa siduu hadalka u dhigay Afhayeenka TPLF. TPLF iyo Eritariya ayaa muddooyin badan waxaa ka dhaxeeyay colaad aad u dheerayd, siiba xilligii ay TPLF majaraha u haysay hoggaanka dalka Itoobiya, wakhtigaa oo dagaalkii u dheeraa uu labada dhinac ku dhex maray dhinaca xuduudda Itoobiya iyo Eritariya. Intii uu isbaddalku ka dhacay dalka Itoobiya Abiyi Axmed ayaa heshiis la galay dowladda Eritariya, intaa wixii ka dambeeyay waxaa dagaal uu ka dhex qarxay TPLF iyo dowladda Itoobiya oo gacan ka helaysa Ciidamada Eritariya oo markii horeba colaad adag ka dhaxaysay TPLF. Eritariya aad ugama hadlin heshiiska ay dhawaan gaareen dowladda Itoobiya iyo TPLF, waana midda shakiga weyn galisay TPLF oo markan go’aansatay inaysan hubka dhigin ilaa Eritariya ay ka baxayso dhulka Tigray, waxaa xusid mudan intii uu dagaalku socday Eritariya ayaa qabsatay dhul ku yaal gobolka Tigray oo Eritariya ay ku doodayso inay iyadu leedahay, sidoo kale Ciidamada gobolka Axmaarada ayaa iyaguna Tigray dhul ka qabsaday ay iyaguna ku doodayaan inay iyagu leeyihiin dhulkan. Isu soo duuboo dowladda Itoobiya waxay dhankeeda sheegaysaa in arrinta Eritariya dib laga xallin doono, balse marka hore xuduudda dhinaca Eritariya lagayn doono Ciidamada Faderalka Itoobiya si ay u sugaan amniga aaggaas. Lama garan karo siduu xaalku noqonayo iyadoo heshiiskii kaddib ay TPLF keentay arrin kale oo ah inaysan hubka dhigaynin ilaa Ciidamada kala duwan ee Eritariya iyo kuwa Axmaaradu ka baxayaan guud ahaan dhulka Tigray. Source
-
(SLT-Hargeysa)-Dowladda Canada ayaa billawday in ay ku dhaqaaqdo qorshaha ay ku mustaafurineyso ku dhawaad 400 oo Dhalinyaro Soomaali ah oo dalkaas ku galay Baasaboorka waddamada deriska la ah Soomaaliya. Canada ayaa sheegtay in dhalinyaradaas aanay ahayn Soomaali maadaama ay ku galeen Baasaboorka waddamo kale sidaas awgeed ay ku qasban tahay in ay mustaafuriso oo dib ugu celiso waddamada ay ku socdaaleen Baasaboorkooda. Cabdullaahi Muuse oo kamid ah Dhalinyaradaas ayaa sheegay in Dowladda Canada ka dalbatay in ay caddeeyaan Soomaalinimadooda, qaar kamid ah Dhalinyaradaasna laga buuxiyay diiwaanka Dowladda u ogolaanaya in la tarxiilo. Jaaliyadda Soomaalida ee Canada iyo mas’uuliyiinta xilalka Dowladda ka haya ayuu Cabdullaahi Muuse ugu baaqay in ay u istaagaan sidii ay uga hortagi lahaayeen in la mustaafuriyo Dhalinyarada oo dhammaan isku kiis ah. Source
