Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Toddobaadkan waxaa si weyn baraha bulshada iyo goobaha ay bulshada Soomaaliyeed isugu timaado sheekadiisu ka socotaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. Hadal-haynta Ismaaciil Cumar Geelle ee maalmahan xoogeysatay waxa ay ku saabsan yihiin laba arrimood. 1- Doorkii uu ku lahaa dowlad-dhiska Soomaaliya 22-kii sano ee la soo dhaafay 2- Xifaaltan kala dhexeeya beesha Daarood, sheekadaas oo ay dadka qaar gaarsiiyeen heer NACAYB AH! Hadaba, si aynu wax badan uga ogaanno waxa ay salka ku hayyaan doodahaas, waxaanu warbixintan ku faaqidi doonnaa labadaas qodob. Doorkii Geelle ee Dowlad-Dhiska Soomaaliya La’iskuma khilaafsana in Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle uu kaalin weyn ka qaatay dib-u soo yegleelidda Dowladnimada Soomaaliya. Walow inta badan mudnaanta la siiyo Dowladda iyo Shacabka walaalaha ah ee Jabuuti, maadaama qaar ka mid ah hayaankii nabadeynta iyo dowlad-dhiska uu soo bilaabay Madaxweynihii hore ee Jabuuti, Xasan Guuleed Abtidoon, hadana, Jamhuuriradda saddexaad ee Soomaaliya, waxaa dhidhibadda loo aasay bilowgii xukunka Ismaaciil Cumar Geelle. Geelle iyo xifaaltanka kala dhexeeya Beesha Daarood Waxaa si weyn u faaftay aragtida ah in Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle xifaaltan kala dhexeeyo beesha Daarood, gaar ahaan siyaasiyiintooda. Dooddan waxa ay aad caan uga tahay goobaha fadhi-ku diririka ee lagu shiilo siyaasadaha beesha Daarood. HADABA, MAXAY SALKA KU HAYAAN DOODAHAAS? Waxaan si qoto dheer ugu kuurgalay doodahaas, waxyaabaha aan ogaanana waxaa ka mid ah in dadka aragtidaas iibiya ay aaminsan yihiin in nidaamka 4.5 ee ay ku dhisan tahay dowladnimada Soomaaliya uu hirgaliyey Ismaaciil Cumar Geelle. Nidaamkan 4.5 oo lagu salleeyey hab-qeybsiga siyaasadda ee Soomaaliya, waxaa markii hore aragtidiisa lahaa Cabdullaahi Yuusuf iyo siyaasiin kale oo uu ka mid ahaa Aadan Gabyow, kuwaas oo ku soo jeediyey shirkii Soodare, Itoobiya in loogu qeybiyo ergooyinka Soomaalida. Hase ahaatee, waxaa si buuxda loogu hirgaliyey shirkii Carta, taasi waxa ay keentay in beelaha qaar, sida Daarood u arkaan in lagu yareenayo saameyntooda siyaasadeed. Buuq ka dhashay darteedna, Ismaaciil Cumar Geelle waxa uu ergooyin dheeraad ah ugu daray beesha Daarood. Doodda ah in Ismaaciil Cumar Geelle yoolkiisu ahaa wiiqidda fursadaha Daaarood ku hoggaamin karo Soomaaliya waxaa xoojinaya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cabdullahi Yusuf Axmed oo buuggiisa – Halgan iyo Hagardaamo ku qoray warbixin sidaas oo kala ah. Boggaga 269-aad iyo 270-aad, Cabdullaahi Yusuf waxa uu uga faaloonayaa sheeko dhex-martay isaga iyo Ismaaciil Cumar Geelle. Xilligaas waxaa socday shirkii Carta, Cabdullaahi Yusuf oo Madaxweyne ka ahaa Puntland iyo hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho kala haystay laguma casumin Jabuuti, shirka waxa uu gaar u ahaa Aqoonyahanada, Ururuada Bulshada Rayyidka ah iyo Odayaasha Dhaqanka. Sidaas daraadeed, Cabdullaahi Yusuf waxa uu sheegay in uu booqasho ugu tagay Ismaaciil Cumar Geelle si uu wax uga soo ogaado sida shirka u socdo iyo sababaha looga tagay dadka ay talada ka go’doy, kuwaas oo uu ula jeedo kooxihii hubeysnaa ee uu isagu ka mid ahaa. Waxa uu intaas raaciyey in uu weydiiyey Ismaaciil Cumar Geelle sida uu u qeybiyey ergooyinka, kuwaas oo uu sidan ugu sheegay. Gobolka Benadir, waxa uu siiyey 30 degmo oo ay ka imaanayaan min saddex ergo (Laba rag ah iyo hal dumar). Isu darkana waa 90 ergo. Hargeysa 10 degmo oo mid saddex qof ah (Laba rag ah iyo hal dumar ah) isku darkuna waa 30 eryo. Baydhabo 5 degmo (Laba rag ah iyo hal dumar) 15 ergo. Kismaayo iyo Boosaasana- min hal degmo oo ay ka iimanayaan min saddex ergo- taas oo ka dhigan in isku darkoodu in ay tahay 6 ergo. Cabdullahi Yusuf waxa uu sheegay in uu weydiiyey Ismaaciil Cumar Geelle sababta uu degmooyinka qaar ugu yareeyey ergooyinka, sida in dadku ku yar yihiin iyo in aysan ahmiyad lahayn? Cabdullaahi waxa uu sheegay in Ismaaciil Cumar Geelle ku jawaabay in Daarood hore dalka u dhacay oo ay degmooyin badan sameysteen, hadanna uusan diyaar u ahayn in uu siiyo degmooyin kale. IRIRNIMO Doodaha dadka qaar ee ku saabsan in Madaxweynaha Jabuuti si gaar ah u riixo Daarood waxa loo cuskadaa dood tilmaanta in Ismaaciil xoojiyo aragtida Irirnimada, taas oo si siyaasiyan ah isugu tosha Beelaha Mogadishu Clan iyo Dir. Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle Doodda Daarood ee ka dhanka ah Ismaaciil Cumar Geelle waxa ay markale soo laba kac-leysay xilligii uu dalka Madaxweynaha ka ahaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xiriirka labada hoggaamiye oo aad u xumaaday darteed, waxaa la iibiyey in ay haddana salka ku hayso dagaalka uu Geelle ku hayey siyaasiyiinta Daarood, taas oo jirta, waxaa hadana soo baxay sida fiican ee ay isula jaanqaadeyn, Madaxweynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud. Hadaba, maxaa ka jira doodahaas? Si aan u ogaanno run ahaansha iyo sida ay waaqici u noqon karaan aragtiyahaas, waxaan eegeynayaa dhawrka qodob ee naaxiyey sheekada. Nidaamka 4.5 Sida ay noo sheegeen qaar ka mid ah siyaasiyiin Daarood ah oo waayo jooog ahaa, waxa ay tibaaxeen in arrinta 4.5 ahayd aragti markii hore ka timi siyaasiyiinta Soomaaliya, in Carta lagu saxiixanaya Soomaalidu ku heshiisay oo aysan ahayn xisaab uu si gaar ah u watay Ismaaciil Cumar Geelle. Siyaasiyiinta nala hadlay waxa ay hoosta ka xarriiqeen in aragtidaas ay iibiyeen siyaasiyiin lahaa damac siyaasadeed. Tusaale, Cabdullaahi Yusuf waxa uu qeyb ka ahaa hoggaamiyeyaashii hubeysnaa ee loo diiday ka qeybgalka shirkii Carta. Haddii ay jirto shirqool ka dhan ahaa Daarood-na, waxaa gudoomiyinii Ergooyinka shirka waxaa ahaa Xasan Abshir Faarax oo Daarood ahaa, waxaa Ra’iisul Wasaare loo doortay Cali Khaliif Galaydh, waxaa shirka joogay Maxamed Abshir Hammaan, Faroole iyo inta badan Isimada Daarood. IRIRNIMADA Dhinaca kale, fallanqeeyeyaaasha aynu su’aashan hor-dhignay waxa ay noo sheegeen in arrinta IRIRNIMADA ay ka horreysay Ismaaciil Cumar Geelle iyo Jabuuti oo dhan. Sida inta badan sheekooyinka qabiilka loogu awr-kacsado, hadana, Irirnimadu ma aha wax loogu daneeyo qabiil gaar ah, lagu dhibaateeyo kuwo kale, waa erey soo shaac-baxay lixdameeyadii oo ahaa is-gaanshaanbuursi siyaasadeed! Xilligaas Jabuuti Xor ma ahayn, Ismaaciil-na wiil yar ayuu ahaa oo aa siyaasadba aqoon! Farmaajo iyo Geelle! Gorfeeyeyaashu waxa ay sidoo kale ganafka ku dhufteen in khilaafkii Farmaajo iyo Geelle salka ku haysay colaad uu Madaxweynaha Jabuuti u hayo siyaasiyiina Daarood! Waxa ay tilmaameen in khilaafkoodu bilowday markii la sameeyey Golihii Iskaashiga Geeska ee ay ku mideysnaayeen Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea! Taas waxa ay keentay in Walaalaha Jabuuti dareemeen fogeyn iyo in lagala saftay dal ay collaadi ka dhexeyso! Fallanqeeyeyaashu waxa ay gebi’ahaanba meesha ka saareen sheekada ah in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle neceb yahay Daarood, waxa ayna intooda badan isku raaciyeen in Geelle yahay oday Soomaaliyeed, wax bandanna ka shaqeeyey maslaxada iyo jiritaanka qarannimada Soomaaliyeed. Qormadan oo muuqaal ah hoos ka daawo W/Q: Mohamed Musa Aden (Mohamed Kaafi) Muhamedkaafi@gmail.com AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada admin@caasimada.net Mahadsanid. The post Maxaa ka jira in Ismaaciil Cumar Geelle neceb yahay siyaasiyiinta beesha Daarood? appeared first on Caasimada Online.
  2. Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Xijaar iyo dhiggiisa dalka Ethiopia General Damelesh Garbamichel ayaa magalada Addis Ababa ku kala saxiixday iskaashi Amniga ah iyo sare u qaadista tababarada aqoonta Boliiska labada dal. Iskaashigaan ayaa dhigaya in labada dhinac ay si wadajir ah uga shaqeeyaan dhinacyada aammaanka iyo tababarada booliiska. Waxaana heshiiskaan uu sidoo kale ku soo aadaya xilli ay dhawaan dhinacyada sirdoonka ee Soomaaliya iyo Itoobiya ay kala saxiixdeen heshiis dhinaca sirdoonka ah. Source: goobjoog.com
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya xaruntooda Muqdisho. Kulankan oo ah mid muhiim ayaa lagu wargeliyay dhammaan Senatarada Golaha, ayada oo guddoonka uu ka socday inay kulanka soo xaaridaan. Ajendaha kulanka ayaa lagu soo koobay laba qodob, kuwaas oo kala ah:1-Ansixinta Xubinta guddiga Dastuurka ee OC. 2-Ka doodista iyo wax ka baddalka Xeer-hoosaadka Aqalka. Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa la filayaa inay marka hore u codeeyaan xubinta guddiga dastuurka ee OC, kadibna ay ka doodaan wax ka baddelka Xeer Hoosaadka Golahaasi. Inta badan guddiyada joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa soo diyaariya ajendayaasha, ayaga oo usoo gudbiya habdhowrka, si loo horkeeno Golaha, ugana doodo. Kulamada Aqalka Sare ayaa haatan si caadi ah ku socdo, waxayna kulamadii u dambeeyey qaarkood la galeen xildhibaanada Golaha Shacabka, sida ka doodista miisaaniyadda 2023. Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaqadiisau waxay tahay meel marinta shuruucda dalka iyo sidoo kale la xisaabtanka hay’addaha dowladda. The post Aqalka Sare oo kulankooda uga doodaya laba qodob appeared first on Caasimada Online.
  4. The Turkish authorities have announced that the country has resolved the Schengen visa-related problems with three European Union countries – Spain, France, and Italy and, at the same time, has pointed out that issues continue to remain for some other countries. Nationals of Türkiye have been facing long waiting times and high rejection rates when applying for Schengen visas in the EU countries for some time now. For this reason, the relevant Turkish authorities decided to hold talks and meetings in order to be able to resolve such issues and make the process hassle-free, SchengenVisaInfo.com reports. According to Hürriyet Daily News, the problems related to obtaining Schengen visas were resolved to a large extent following the Türkiye’s intense contacts with the relevant authorities of Spain, France, and Italy. The same source noted that the waiting time to get an appointment will now be significantly reduced when applying for a Schengen visa in one of these countries, and it pointed out that the applications are expected to be processed within a period of three weeks. In contrast to the countries mentioned above, Hürriyet Daily News said that Schengen visa-related problems when applying for a German visa still remain. This means that those wishing to apply for a German visa will continue to be subject to long waiting times. Earlier in November, the President of the Turkish-German Sister Cities Union, Özcan Mutlu, requested that the German missions in the country resolve their issues related to the issuing of Schengen visas as soon as possible. Özcan Mutlu sent an official letter to the Foreign Minister of Germany, Annalena Baerbock. In the letter, Mutlu highlighted the high rejection rates and the long waiting times. At the same time, he required that the number of staff in consulates gets increased so that the applications can be processed faster. Apart from suggesting that Germany solve long waiting time issues, Mutlu also suggested that the latter’s authorities also start issuing visas that will remain valid for a period of five years. Turkish nationals have been facing long waiting times when applying for Schengen visas in other countries too. Schengen Visa Statistics show that the rejection rate for Turkish applicants has significantly increased since 2017. In 2021, the rejection rate has increased by ten per cent compared to 2017. Furthermore, data show that the nationals of Türkiye filed 271,977 Schengen visa applications in 2021, 6.4 per cent of which were rejected. Schengenvisa Qaran News
  5. Aflax: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shahaadada PhD la guddoonsiinayo. Muqdisho (Faallo PP) — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa dhowaan la guddoonsiiyay shahaadada PhD kaddib markuu difaacay doodda uu ku soo bandhigay buuggiisa qalin-jebinta ku saabsan siyaasadda qabiillada Soomaaliya. Jaamacadda Nabadda (The University of Peace) ayaa guddoonsiisay Madaxweyne Xasan Sheekh shahaadada. Madaxweyne Xasan wuxuu jaamacadda u sheegay in dadku aysan akhrisan karin buuggiisa ugu yaraan shan sano, muddada uu xilka hayo. Waa go’aan uu qalin-jebiye kasta xaq u leeyahay. Waa go’aan baalmarsan hufnaanta iyo anshaxa cilmibaarista dhowr sababood awgood: 1- Madaxweyne Xasan wuxuu siyaasadda Soomaaliya u fahamsan yahay mid beelo ay ku loollamayaan. Wuxuu meesha ka saaray in siyaasigu wado siyaasadda. 2- Aragtida Madaxweyne Xasan Sheekh, ku cad cinwaanka buuggiisa qalin-jebinta, waxay meesha ka saaraysaa gaboodfallada siyaasiyiintu geystaan: eedda beelaha baa qaadaya — kuwa hubeysan iyo kuwa aan hubeysnayn. 3- Madaxweyne Xasan wuxuu buugga ku xusay magacyada beelo Soomaaliyeed sababtoo ah muu u arko gorgortanka garwadeenka siyaasadda (elite bargain) xuddunta xasiloonnidarrada siyaasadeed ee Soomaaliya. 4- Madaxweyne Xasan Sheekh xilka ugu sarreeya qaranka Soomaaliyeed ayuu hayaa. Buuggiisa qalin-jebintu ma noqon karo sida warbixin uu qoray qof sirdoon ah oo ajnabi ah looguna talagalay indhaha madaxda dal Soomaaliya dano ka leh oo kaliya. Soomaaliya waa dal weli aan ka soo kabanin burburkii dowladnimada 1991kii. Haddii Madaxweyne xilka haya oo beeshiisu sheeganayso lahaanshaha caasimadda uu buug qalin-jebin ka qoro siyaasadda qabiillada Soomaalida, kala aammin-bax raad xun reeba ayaa imanaya. Waa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud qaado xanibaadda uu saaray akhrinta iyo xigashada buuggiisa qalin-jebinta oo cinwaankiisu yahay Examining the Challenges of Clan Politics in Statebuilding: A Case Study of Somalia. © Puntland Post, 2022. The post Waa in Madaxweyne Xasan Sheekh Oggolaado in La Akhristo Buuggiisa Qalin-jebinta appeared first on Puntland Post.
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu cambaareyay tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo Al-shabaab ay dagaalyahanadoodii ugu geysteen degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe. Bayaankaan oo ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Al-Shabaab ay xasuuq wadareed u geysteen dagaalyahano ka badan 100 qof oo looga dhaawacay dagaaladii ay ku galeen deegaanada HirShabeelle. “Dowladda Federaalka ayaa tacadiyadaas ku tilmaantey kuwo ka baxsan diinta Islaamka, aadminimada iyo dhaqanka Soomaaliyeed intaba,” ayaa lagu yiri bayaanka. Warka dowladda ayaa intaas ku sii daray, “Dhakhaatiirta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo diyaar u ahaa daweynta iyo xanaaneynta Khawaarijta dagaalka ku dhaawacmey, ayaa ka war helay in la helay godad waaweyn oo lagu guray Khawaarijta iyagoo dhaawacan ay dhameystireen madaxda Khawaarijta ee sii cararayey.” Sidoo kale warkaan waxaa lagu sheegay in dowladu ay aamisan tahay in dagaalka lagu qasbay dhalinyaradaas dhaawacyadooda la dhameystiray, oo hadii ay gacanta dowladda soo galaan heli lahaa dabiib caafimaad, soo dhoweyn iyo in loo diyaariyo inay bulshada dib uga mid noqdaan marka ay dhameystaan barnaamijyada dhaqan celinta ee dowladda. “Waxaa mar kale loogu baaqayaa dhalinyarada la khaldey inay iska diidaan awaamiirta horjoogeyaasha arxanlaaweyaasha ah, ayna degdeg isugu soo dhiibaan dowladda si naftooda iyo mustaqbalkooda loo badbaadiyo,” ayaa lagu yiri war-murtiyeedkaan ay soo saartay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya. Markii ay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanku Al-shabaab ka qabsadeen degmada Aadan-yabaal ayaa duleedka degmadaas iyo deegaano kale oo kooxda laga saaray waxaa lagu arkay meydadka dagaalyahanadii kooxda oo toban-toban loo aasay. Warkaan ka soo baxay dowladda ayaa muujinaya in Al-Shabaab ay bilaabeen inay dhameystiraan oo laayaan dhaawacyada dagaalyahanadooda ka soo gaara dagaalka ay kula jiraan dadka iyo dowladda Soomaaliyeed. The post DF oo shaacisay arrin murugo leh oo Al-Shabaab ay kula kaceen dagaalamayaashooda appeared first on Caasimada Online.
  7. Aadan-yabaal (Caasimada Online) –Madaxweynaha HirShabeelle, ku xigeenkiisa, guddoomiyeyaasha Hiiraan, kan Sh/Dhexe, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale ayaa isugu tegay degmada Aadan-yabaal oo dhawaan laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab. Masuuliyiintaan ayaa safarro dhulka ah uga soo kala baxay magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar ee HirShabeelle, waxayna maanta kormeereen xaafadaha degmadaan ay Al-Shabaab maamulayeen sanadaha badan. Madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo guddoomiyeyaasha labada gobol ee HirShabeelle ayaa warbaahinta la hadlay markii ay indhahooda ku soo arkeen dhamaan xaafadaha degmadaan qadiimiga ah ee Aadan-yabaal oo mudo dheer ku jirtay gacanta Al-Shabaab. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte ayaa halkaas ka sheegay in guusha la gaaray ilaa hadda ay weli yartahay oo weli la joogo isku day, “Inta Hooyo Soomaaliyeed ay gablameyso oo gandhaheenu ay asaay qaadayaan, Allaan idinku dhaarshee ma guuleysanay?” ayuu yiri Cali Jeyte. Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Dhexe ayaa dadka deegaanka iyo ciidankii xoreeyey Aadan-yabaal waxay kula dardaarmeen in halganka aysan ka caajisin oo guusha ay dhameystiraan. “Dagaalkii laga soo bilaabay Feerfeer iyo kii laga soo bilaabay Balcad, ciidankii iyo raggii hoggaaminayey maanta waxay isugu yimaadeen degmada Aadan-yabaal, Allaah ayaa ku mahadsan, safarkii dhulka ahaa waxaan ku soo maray deegaanadii laga xoreeyey kooxda, mana arkin hal deegaan oo u qalma in dad ku noolaado, dhamaan dhulkii ay jooji jireen,” ayuu yiri Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe. Labadii ceelbiyood ee degmadaan ayey matoorada ka qaateen Al-Shabaab markii ay ka baxayeen Aadan-yabaal, waxaana maanta dib loo kiciyey hal ceelbiyood oo Madaxweynaha HirShabeelle matoor cusub u keenay, sida ay noo sheegeen xubno degmadaas ku sugan. Hoos ka daawo The post Daawo: Madaxda HirShabeelle oo isugu tagtay Aadan-yabaal war cusubna soo saartay appeared first on Caasimada Online.
  8. It didn’t take too long for Hanad to find a vacant seat. He found a vacant seat at a table at which a man was sitting alone. Hanad got close to the man, leaned on him and said politely, “Is somebody sitting in this seat?” “No Sir,” replied the man. “‘Do you mind if I sit in?” “No. You can sit in.” “Thank you.” The man was having a number of local magazines, which he was reading one after another for a few seconds and then returning it to the table and picking up another one to read, shaking his head sideways when returning, as if all the topics on the papers were neither evocative nor emotive. The man did read-return turns several times, not to make Hanad notice or focus on his actions, but to let a conversation flow and make it sound social and even sensatiomal ina manner that relates to human society and its configuration as a community. As reading is to the mind what walk is to the human body, which literally means that reading is what stimulates the mind, improves the scope of understanding and enriches the ability of thinking and perceiving better, Hanad, who was observing the manner in which the man was reading the newspapers, thought that the man was searching for topics more realistic than those he had read from one magazine to another. Thinking from that scientific perspective, Hanad said, “Gentleman, what was your name?” “Hinbir” “And my name is Hanad.” “Glad to meet you,” said Hinbir. “Nice to meet and know you.” “Mr. Hinbir, are you a businessman?” “No, Sir.” “Politician or public figure?” “No, Hanad. I am jack of all trades.” “Excuse me, Mr. Hinbir. Do you mean to say you do everything?” “No, Hanad. I mean I am a facilitator.” “You mean you get things cleared from government offices on behalf of the citizenry?” “Yes. The urgent and important ones.” “Mr. Hinbir, how can you clear things from government offices that others couldn’t get them cleared. Do you do this work by a magic wand?” “Mr. Hanad, if you are not talented, you cann’t tackle a task.” “Are you telling me that talent is enough to get things cleared from all government offices and that no tricks are played, Mr. Hinbir?” “Life is not what one once lived. It is what one experiences now on a daily basis and how one reacts to what he or she meets when they make plans in their lives. So life is a deal. If you don’t deal with it, it will deal with you. This is how things use to work. A deal is what this age requires,” said Hinbir. “If the deal brings a disaster or damage to the common good, would you continue to do it?,” asked Hanad. “This is slave mentality and I am not down with it. Are you not an intellectual, who changes as time changes, who adapts and adjusts himself to climate change?,” Hinbir replied. “Accepting life as it comes to us and never trying to shape it as we want it to be; living as our ancestors used to live; doing things in the same way over and over again; failing to face challenges in more ways than one etc, such habits are not what this age requires. I totally agree all that with you, Mr. Hinbir. But you must also recognize that the skills that this age requires include: thinking of what the sense of tomorrow would look like; putting common interest before personal interest, keeping our culture resilient and reformable all the time, planning ahead before disasters do arise and leading our lives with integrity and so on and so forth,” Hanad argued. Hinbir stared indignantly at Hanad. He doubted whether Hanad was a relic of another age. Hinbir studied carefully how Hanad argued and came to realise that the validity of Hanad’s argument has a function of logical consistency, which, if not stopped in where it was at that moment, would bring down all deals and humpty-dumpty business in the land. That was when Hinbir racked his brain to challenge intentionally Hanad’s argument. Hinbir is neither apolitical nor asocial person. He is too vigilant to follow up all events and information, put them together, and see if they make sense to him. He habitually pays special consideration to how social, economic and political situations change, to know where his bread is buttered in advance, and identify and acknowledge the inherent and imported strengths in all his likes and in others as well. “Mr. Hanad, tell me, where did you see those people, who are committed to build their country before they build their personal interests? Where did you see those people whose original aim in seeking public posts is to serve their nation? Where did you see those people who plan and prepare ahead before disasters happen? Where did you meet the minister who knows well that his or her job is not to respond to opposition parties when they critisize the weakenesses of the incumbent administration, but their responsibility is to demonstrate for the public what they have done for their country? Where did you see the politician or public figure who is cause-oriented and not clan-oriented and cash-oriented? Didn’t you see that most people are judgmental without understanding, when it comes to how people view what is happeming around the public? I have the feeling that you have a dream, Mr. Hanad, a dream, I believe, that will not come true. Hinbir really made a mark in how he saw Somaliland people as they were at that time. What he talked and talked and told to Hanad just reflected the true picture of Somaliland’s social and political order system: Who really Somaliland people are as a nation; how they use to behave; how they interact; what they care about and what they don’t; what makes sense to them and what not; how unfaithful that those in power are to their people; and how so stupid and problematic it is that there is no sense in which people can even image what their future will look like. Hanad anaylsed all that Hinbir had stated as objectively as possible, without the biases of hindsight. He knew all those defects and defficiencies that exist in Somaliland’s social and political culture and more importantly the fact that nobody was doing anything about them. Despite this, Hanad couldn’t shake what Hinbir said. Instead he looked at Hinbir’s argument in another way. Hanad saw Hinbir and his likes as those people who grew up in where and when corruption practice was and still is the only guideline for all government officials and thus the public accepted corruption practices as government rules and regulations that all people must follow. Moreover, Hanad took the decision that Hinbir and his likes were those who Hanad was committed to liberate from Somaliland, because most of the young people who grew up in the reign of mujahids don’t realise and recognize that corruption practice is a taboo that all people, young and old alike, cannot touch. Among the worst habits Hanad’s observations unfolded include the stupidity to resist against any improvement that the people want to see in the government system by all those who are in government offices and those others want to gain through deception what they couldn’t gain honestly. Remarkably, the behavior that those who grew up in an era of unprecedented corruption practices share in common is the denial of the skill and expertise that every public work requires. It is a known fact that those who occupy government offices are totally vigilant against maladministration that slows Somaliland progress. Noteably, Hanad drew from what Hinbir said is that facilitation manifests itself in everything dishonest people do, say and think. The only way to reverse this is to make an active, lifetime commitment to reprogram public’s mind to move beyond the space dishonest politicians and government officials and their collaborators occupy within the “facilitation mentality” narrative – nothing can be done without a deal. “The impact of a facilitation on the minds of dishonest people can’t be ignored and underestimated as well,” Hanad whispered in his ears. Forming that analysation out of Hinbir’s mindset, Hanad decided to disuade Hinbir from his wrong assumptions, his belief to get things done with no integrity, with no intellect and with no risk, but with little skill, little effort and little time. First, Hanad tried to inspire Hinbir spiritually, begining his inspirational persuation from the aspects of the islamic religion. “Two men are sinless and fautless in this world,” said Hanad. “Are you talking about angles or animals? I believe that humans are not infallible of mistakes, leave alone sins and anything of this sort,” claimed Hinbir confidently. “I wish I were one of them,” Hanad returned. “Tell me who are those two men that God has blessed them,” inquired Hinbir. “The one who died young and the one who is not yet born. These are the two persons that God has blessed them. This world is terribly disappointing.” “Do you have expectations that didn’t go as you planned, Mr. Hanad?” “My mind is something like a icon from an old world, wandering between two worlds, ‘Mr. Hinbir,” returned Hanad. “Ha…ha. Might I not guess that you are a man from another world? It always happens that diasporas pretend to be people that they are not when they come back to their motherland.” “I am not a member of Somaliland diaspora, Mr. Hinbir.” “If you have never been out of Somaliland, what are those two worlds you are wandering between them?” “‘A world that is blind and a powerless world yet to be born,” replied Hanad. “Wandering between a blind world and a powerless world that is not yet born?,” stressed Hinbir. “Yes, I am wandering between a blind world and powerless one yet to be born.” “Give up. This is the only option open for you,” returned Hinbir. “Giving up is not a gentleman’s choice when difficulties do arise.” “‘Hanad, forget the world that doesn’t exist. Tell me, what are you goning to do with this world that you say it is blind – the world that blows your mind, doesn’t help you see things from a new perspective, but continues to shape things as you see them today.” “Numerous inventions truely give the sense that there is always magic in the world around us if we only know how to look for.” “‘Sorry, Hanad, I don’t understand.” “‘As they say, there is no mountain we cannot move. That is, there is nothing we cannot do. Blindness can be treated with simple surgery. For example, weak eyesight can be sharpened through medical devices, or be fixed with glasses; human perception can be enhanced through education and skills. We can let our world see us when we recognize that we are blind to our mistakes, and really find out where we are weak,” Hanad emphasized. “How would you deal with the world that is not yet born, Mr. Hanad?” “When we admit our mistakes and know how to make them right, the legacy we leave behind is the ‘will’ the world that is not yet born would ultimately inherit.” Hinbir stood up all of a sudden, collected his newspapers from the table and walked away, without even saying good bye to Hanad, who, before Hinbir took one step afar, said, “see you next time, Mr. Hinbir. In the country of “I have been a mujahid’, the art of discussion is not the language of understanding! To be continued By : Jamafalaag Somaliland, Hargeisa. jamafalaag@gmail.com As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews.com Qaran News
  9. Development is complex, but in complexity there is an opportunity for innovation if the right partnerships are formed. Source: Hiiraan Online
  10. RIYADH, Dec 9 (Reuters) – Chinese President Xi Jinping meets with Arab leaders on Friday at “milestone” summits hosted by Saudi Arabia in a show of strength by Crown Prince Mohammed bin Salman as an aspiring leader of the Middle East and key partner for global powers. Source: Hiiraan Online
  11. RIYADH (Xinhua) -- Chinese President Xi Jinping said here Friday that China is ready to provide assistance to the best of its ability for Somalia's reconstruction and social and economic development, and encourages the two countries' enterprises to explore cooperation in areas including agriculture, fishery and health. Source: Hiiraan Online
  12. Riyadh (Caasimada Online) –Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan gaar ah la qaatay dhigiisa dalka Shiinaha Xi Jinping. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhiggiisa Shiinaha la wadaagay xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay guulaha wax ku oolka ah ee ay gaareen ciidamada Soomaaliya oo kaashanaya bulshada deegaannada ay ka dagaalamaan Al-Shabaab. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga ah ee Shiinaha ayaa tilmaamay in dalkiisu ay mar waliba aaminsan yihiin midnimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya, isagoo soo bandhigay sida ay uga go’antahay garab istaaga Jamhruuiyaddda Federaalka Soomaaliya. Si gaar ah hoggaamiyaha Shiinaha ayaa dowladda Soomaaliya uga balan qaaday inuu ku garab istaagayo dagaalka ay kula jirto argagaxisada, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha iyo xaqiijinta qorshaha deyn cafinta. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xiriirka taariikhiga ah ee labada dal iyo sida Shiinuhu ay saaxiib dhow ula ahaayeen dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, iyagoo fuliyey mashaariic dhaxal-gal ah oo ilaa maanta ay dheefsadaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga ayaa kala qeyb galaya Madaxda, Amiirrada iyo Boqorrada dalalka Carabta ‘Madadha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta’ oo looga arrinsanayo xoojinta xasilloonida mandiqadda, horumarinta, isbeddelka cimilada iyo ganacsiga. The post Sawirro: Xasan Sheekh oo balan-qaad cusub ka helay hoggaamiyaha Shiinaha appeared first on Caasimada Online.
  13. Croatia stunned Brazil with a late extra time equalizer, tying the match 1-1, and then took a 4-2 win in penalties on Friday to advance to a second consecutive World Cup semifinal. Source: Hiiraan Online
  14. A first-year student at Bowdoin College who loved science and was devoted to helping others died suddenly on Saturday after a severe allergic reaction to nuts, officials said. Source: Hiiraan Online
  15. Waxaa go’an isu socodka gaadiidka u kala gooshaya qeybo ka mid ah laamiga dheer ee isku xira Gobolada Nugaal iyo Mudug kadib markay jidgooyo dhigteen dhalinyaro hubaysan oo sida la sheegay ka gadoodsan muran iyo isqabqabsi todobaadyadii lasoo dhaafay ka jiray arrimaha ka ganacsiga Jaadka. Gelinkii danbe ee maanta waxaa istaagay isu socodka gaadiidka Gaalkacyo iyo Garowe waxaana sida la sheegay Dhalinyaro hubaysan isbaaro dhigteen inta u dhaxaysa degaanada Birta Dheer iyo Tuulo Ooman. Warar madax banaan oo laga helayo dadka degaanka ayaa sheegaya jidgooyadaas in lagu hakiyay dhaqdhaqaaqa gaadiidka ku safaraya laamiga. Xubno kamid ah ganacsatada Jaadka Gobolka Nugaal ayaa sheegay in shaati dowladeed lagu duudsiiyay xaquuqdii ay u lahaayeen ka ganacsiga Jaadka laga soo dhoofiyo dalalka deriska Kenya iyo Itoobiya. PUNTLAND POST The post Puntland: Isu socodka gaadiidka Garowe iyo Gaalkacyo oo loo gooyay muran la xiriira ka ganacsiga jaadka appeared first on Puntland Post.
  16. Taliyaha hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid taliyihii NISA ee gobalka Gedo. War ka soo baxay NISA ayaa lagu yiri ” Taliyaha NISA Mahad Salad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, saraakiisha, xubnaha Hay’adda iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka shahiiiday Marxuum Bakaal Kooke Taliyihii NISA ee G/Gedo, waxaana uu faray baarista hay’adda in ay baaritaan dhab ah ku soo sameeyaan kiiskaan”. Taliye Bakaal Kooke ayaa lagu dilay maanta qarax loogu xiray gaari uu lahaa xilli uu marayay tuulada Suul-alle ee degmada Luuq ee gobalka Gedo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  17. Wararka naga soo gaarayo gobalka Gedo ayaa sheegaya in qarax ka dhacay tuullada Suul Alle ee gobalka gedo lagu dilay taliyihii nabad sugidda gobalka. Allaah u naxariiste Taliye Cabdiraxmaan Cabdulaahi Aadan Bakaal Kooke ayaa la sheegay in uu u geeriyooday qarax loogu xiray gaari uu lahaa. Taliyaha ayaa qayb ka ahaa mas’uuliyiinta sida wayn qaybta uga ahaa sugidda ammaanka gobalka Gedo. Bakaal Kooke ayaa sidoo kale intii lagu guda jiray hawlaha doorashooyinkii dalka ka dhacay si wayn u diidana in maamulka Jubbaland uu yimado gobalka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maqaal uu ku qoray wargeyska “The Guardian” uga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo weerarkii ugu dambeeyay ee lala beegsaday hoteel u dhow Madaxtooyada. Mar kale ayu uku celiyay in waddanku uu ka gudbi karo caqabado badan oo xilligan jira, “si loo gaaro horumar waara oo loo sameeyo dadka islamarkaana ay dadku qeyb ka yihiin hirgelintiisa”. Madaxweyne Xasan ayaa maqaalkan uga hadlay tallaabo uu qaaday xilli uu weerar ka socday hotel u dhow xafiiskiisa xarunta madaxtooyada. “Isbuucii lasoo dhaafay, Soomaaliya waxa ay markii ugu horreysay qabatay Shirka Maalgashiga Caalamiga ah. Maalin ka hor inta aanan furin kulankaas taariikhiga ah, waxaa jiray weerar argagixiso oo ka dhacay hotel u dhow xafiisyada madaxtooyada, kaasoo si laga murugoodo u galaaftay nolosha dad aan waxba galabsan kuwo kalena ku dhaawacmeen,” ayuu yiri. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sharraxay sida ay xaaladdu ahayd habeenka uu weerarku socday iyo tallaabada uu qaaday marka uu waaga baryay. “Habeenkii oo dhan waxaan maqlayay rasaasta, weerarkuna wuu socay marka uu shirku furmayay, ilaa laga soo afjaray galabtii, taasoo ku suurtagashay geesinnimada ciidamada ammaanka,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Saddex jeer oo uu dil ka badbaaday Xasan Sheekh Maxamuud Horay ayuu madaxweynaha Soomaaliya uga hadlay weerarro ka dhacay meelo isaga u dhow iyo dhowr jeer oo uu isaga oo madaxweyne ah ka badbaaday dil. Maqaal uu aragtidiisa ku cabirayay oo uu bartamihii sanadkan ku qoray wargayska “The Economist” ayu uku sheegay saddex jeer oo uu ku sigtay in la dilo. “Waxaan ka badbaaday ugu yaraan saddex isku day oo lagu doonayay in la igu dilo,” ayuu yiri madaxweynaha. Isagoo sii faahfaahinaya ayuu intaas ku daray: “Saddexda jeerba waxay ahaayeen waqtigii hore ee aan madaxweynaha ahaa [intii u dhaxaysay 16 September 2012 – 16 February 2017]. “Isku daygii ugu horreeyay wuxuu dhacay maalintii ugu horraysay ee aan xafiiska imid; midka labaad wuxuu dhacay anigoo u socda masjid ku dhex yaalla xarunta madaxtooyada; midka saddexaadna wuxuu dhacay anigoo ku jira safar aan ugu socday magaalada Marka, oo aan ka xoraynay Al-Shabaab.” Weerarka ugu horreeyay ee uu Xasan Sheekh ka hadlay, oo ahaa qarax ka dhacay hoteelka Jasiira, waxaa lagu beegay xilli uu madaxweyna la shirayay mas’uuliyiin shisheeye ah. Waxaa mas’uuliuuunya goobjoogga ahaa ka mid ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Kenya, Sam Ongeri. Waxaa la shaaciyay muuqaal laga arkayay madaxweynaha oo isagoo hadlaya ay jugta qaraxa dhacday, una muuqday inuu gabbaday. Tan iyo markii Xasan Sheekh Maxamuud xilka loo dhaariyay markii labaad, waxa uu ku celcelinayay in uu Al-Shabaab dagaal la geli doono, uuna qorshaynayo sidii uu uga guulaysan lahaa. Isha: BBC The post Xasan oo ka hadlay tallaabo uu qaaday habeenkii la weeraray hoteelka u dhow xafiiskiisa appeared first on Caasimada Online.
  19. PRESS RELEASE Ethiopia: Sustainable Energy Fund Africa provides $10 million grant to support Tulu Moye Geothermal Resource Development The SEFA grant complements existing facilities to mitigate the high risk associated with drilling activities and help attract commercial debt capital to finance the project Access Multimedia Content ABIDJAN, Ivory Coast, December 9, 2022/ — The Board of Directors of the African Development Bank Group (http://www.AfDB.org/) has approved a $10 million reimbursable grant from the Sustainable Energy Fund for Africa (SEFA) (http://www.AfDB.org/SEFA) to support a geothermal drilling program that will add 50 megawatts of renewable energy to Ethiopia’s power system. The Tulu Moye Geothermal Operations PLC (TMGO) (https://www.TMGeothermal.com/) project entails developing and operating a 50-megawatt power plant in Ethiopia under a build-own-operate transfer structure. The program provides for the second phase of an additional 100 megawatts. On completion, it will be the first large-scale private sector-driven geothermal development and the first Independent Power Producer in Ethiopia. TMGO is owned by Meridiam (https://www.Meridiam.com/), a Paris-based multinational corporation, and Reykjavik Geothermal (https://www.RG.is/) of Iceland. The SEFA grant complements existing facilities to mitigate the high risk associated with drilling activities and help attract commercial debt capital to finance the project. This funding is expected to inspire other private sector-driven geothermal projects in Eastern Africa that have struggled to mobilize capital for drilling. Maxence Mirabeau, CEO of TMGO, commented: “It is essential to be financially supported during the risky drilling period by a key institution. SEFA is a unique solution to unlock geothermal potential in Africa. Not so many can do it! Thank you to the SEFA/African Development Bank team.” João Duarte Cunha, SEFA’s Manager, said: “SEFA will play a critical role in supporting geothermal resource assessment and development, which is the riskiest phase of the project, and catalyze investments in the first private power plant in Ethiopia, paving the way for more public-private partnerships in the country’s energy sector.” SEFA is a multi-donor special fund working to unlock private sector investments that contribute to providing universal access to affordable, reliable, sustainable, and modern energy services for all Africans. SOURCE African Development Bank Group (AfDB Qaran News
  20. Ceelwaaq (Caasimada Online) – Dagaal gaystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii sarkaal magaciisa lagu sheegay Raambow oo horay uga gadooday maamulka degmada Ceelwaaq uu weerar ku qaaday xero ay mushahar ka qaadanayeen ciidamada Jubbaland. Saraakiil ka tirsan ciidamada Jubaland iyo sarkaalkii hoggaaminayay raggii weerarka soo qaaday ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, sida aan xogta ku helnay. Dadka geeriyooday ayaa waxaa ka mid ah sarkaal lagu magacaabay Canjeex oo ka mid ah ciidamada Jubaland iyo sarkaalkii lagu magacaabay Raambow ee weerarka soo qaaday. Sida aan xogta ku helnay, dagaalka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb qaatay dadka deegaanka oo taageerayey mas’uuliyiinta degmada Ceelwaaq. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inay ku raadjoogaan maleeshiyadii weerarka soo qaaday ee uu watay Raambow, kuwaas oo la sheegay in hadda ay baxsadeen. Ceelwaaq waa degmada kaliya ee ka tirsan Gedo ee si buuxda uu gacanta ugu hayo maamulka Jubaland, waxaana sidoo kale ku sugan ciidan Kenyan ah oo ku howlgala magaca howlgalka nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS. Dagaalka ayaa yimid xilli la dilay Taliyihii ciidamada NISA ee Gobolka Gedo Bakaal Kooke, kaasi oo ku dhintay qarax ka dhacay tuulada Suul Alle oo ku dhow degmada Luuq. Kooxda Al-Shabaab ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda qaraxa, waxayna intaas ku dartay in qaraxa sidoo kale uu ku dhaawacmay taliyihii hore ee NISA ee Baladxaawo iyo Doolloow Cabdullahi Kaniini. The post Dagaal culus oo ka dhacay Gedo kadib markii sarkaal gadooday uu weeraray ciidanka Jubaland appeared first on Caasimada Online.
  21. Madaxweynaha Somalia oo ka degay Dalka Saudi Arabia Qaran News
  22. Ahmed Yaasiin Saalah, Puntland’s Minister of Ports and Maritime Transport, Suhail Albanna, DP World’s CEO and Managing Director, Middle East and Africa, and Nabil Milad Abou Rjaili, General Manager of Mar Marine & Building Contracting. “The expansion and upgrade of the Port of Bosaso is key to Puntland’s economic growth, which will benefit not just the people of the state, but also Somalia and the Horn of Africa. It will ensure the region is further integrated into the global trade ecosystem, as a bigger, more efficient port with the ability to receive container vessels, will facilitate increased trade.” Ahmed Yaasiin Saalah, Puntland’s Minister of Ports and Maritime Transport. DP World and Somalia’s Government of Puntland, today signed a construction agreement for expansion and upgrade work at the Port of Bosaso. The agreement was signed in Dubai today by Ahmed Yaasiin Saalah, Puntland’s Minister of Ports and Maritime Transport, and Suhail Albanna, DP World’s CEO and Managing Director, Middle East and Africa, in the presence of Abdurazak Ali Seid, Governor of the Bari region, Hassan Abdalle Buhe, Mayor of Bosaso, Dr. Abdifatah nour Ahmed, State minister of information and communication- Puntland state of Somalia, Ali Omar Arshe, Deputy Minister revenue of Finance, Jama Salad Mohamoud, Puntland chamber of commerce and Hassan Abdullahi, representative of the office of Puntland’s President. The 12-month project, which is expected to start in early 2023, will include the development of a 150-metre quay, as well as repairs to the current 215-metre quay. Other infrastructure will include the development of a new 3000 square metre container yard, and a 4000 square metre container stripping yard. The gate area to the port will also be upgraded to improve access control. Once complete, the port will be able to handle container vessels and attract more direct calls from feeder ships from Dubai and other regional hubs. It will also become an important hub for dhow transport serving the Somali coast. Ahmed Yaasiin Saalah, Minister of Ports and Maritime Transport, said: “The expansion and upgrade of the Port of Bosaso is key to Puntland’s economic growth, which will benefit not just the people of the state, but also Somalia and the Horn of Africa. It will ensure the region is further integrated into the global trade ecosystem, as a bigger, more efficient port with the ability to receive container vessels, will facilitate increased trade.” Suhail Al Banna, CEO and Managing Director, Middle East and Africa, said: “DP World has a lot of experience in the development and operation of ports and terminals, not just around the world, but also in Africa. We will bring all our expertise and capability to the project, to support the Government’s vision for the port as an enabler for economic growth. I would like to thank the Government of Puntland for partnering with us on this exciting project.” Source: DP World The post DP World and Puntland Government sign construction agreement to upgrade Port of Bosaso appeared first on Puntland Post.
  23. Hargeysa (Caasimada Online) – Mareykanka ayaa casuumad u fidin Madaxda Eritrea iyo Somaliland, si ay uga qeyb-galaan shirka Mareykanka iyo Afrika, xili ay madaxda Afrika isku diyaarinayaan in ay Washington kula kulmaan madaxweyne Joe Biden toddobaadka soo socda. Sid ay xaqiijiyen Saraakiil Mareykanka ah, waxa shirkaas loogu marti-qaadi waayay Eritrea sababo ku aadan xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay Washington oo xumaaday, halka Somaliland looga tegay aqoonsi la’aanta caalamka ka heysata sanadaha badan. Shir Madaxeedka 2-aad ee hogaamiyayaasha Mareykanka iyo Afrika ayaa dhici doona inta u dhaxeysa 13-ka illaa 15-ka December, iyada oo Mareykanku uu doonayo inuu sii qoto dheereeyo xiriirrka uu la leeyahay Afrika oo uu la kulmo caqabadaha adag. “Waxaa sii wadeynaa in aan si gooni-gooni ah ula shaqeyno dalalkaas si aan u dhiiri-gelinno ku soo laabashada ku-meel-gaarka dimoqraadiyadda, marka waxaan joognaa meel wanaagsan oo aan la yeelan karno iskaashi xooggan,” ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ee Afrika Molly Phee. “Waxaan rabnaa in aan hubinno in aragtideenu la jaan-qaado aragtida ay Afrikaanku u qabaan qaaraddooda,” ayey tiri Phee. Mali, Sudan, Guinea iyo Burkina Faso ayaa laga joojiyay xubinimada 54-ka waddan ee Midowga Afrika sababo la xiriira xasillooni darro siyaasadeed. Dhinaca kale, Marisa Lourenço oo ah fallanqeeye arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha ee fadhigeedu yahay Johannesburg, ayaa sheegtay in go’aanka looga saarayo qaar ka mid ah dowladaha Afrika shirkaan uu yahay mid aan cudur daar lahayn. Marisa ayaa xustay in gabi ahaanba aysan “la-yaab ahayn” marka la eego xiisadda laba geesoodka ah ee u dhexeysa Mareykanka iyo dalalka laga saaray shirkaan. The post Somaliland iyo Eritrea oo laga reebay shirka Mareykanka iyo Madaxda Afrika + Sababta appeared first on Caasimada Online.
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa qoraal kooban kasoo saaray geerida Cabdiraxmaan Cabdullaahi (Bakaal Kooke) oo ahaa Taliyihii NISA ee gobolka Gedo, isagoo amray in baaris lagu sameeyo qaraxii lagu dilay. Bakaal Kooke ayaa lagu qarxiyay tuulada Suul Alle oo ku dhow degmada Luuq, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta gobolka. Mahad Salaad ayaa ugu horeyntii tacsi u diray qoyska, qaraabada, saraakiisha, xubnaha hay’adda iyo dhamaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Cabdiraxmaan Bakaal Kooke. Sidoo kale waxa uu amray qaybaha baarista ee hay’adda NISA inay baaritaan dhab ah ku sameeyaan kiiska dilka Taliye Bakaal Kooke. Bakaal ayaa ahaa taliyaha gacanta ku hayay ammaanka gobolka Gedo labadii sano ee lasoo dhaafay. Waxaa uu ahaa nin awood badan oo maamulka Jubbaland muddo dheer u diidanaa inuu ka howl-galo gobolka Gedo, wuxuuna taasi badalkeeda toos uga amar qaadan jiray dowladda dhexe ee Muqdisho. Dilkaan ayaa imanayey saacado kadib markii garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ay ciidamada dharcadka NISA ay shalay ka hor istaageen inuu ka dhoofo siyaasi kasoo jeeda gobolka Gedo. Siyaasigan oo gacansaar la leh madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu magacaabaa Cabdillahi Cabdi Qariyow (Cabdillahi Shimbir), waxaana laga reebay diyaaradii uu la socday oo ku wajahneyd magaalada Beledxaawo. Wararka ayaa sheegaya in tegista Cabdullaahi Shimbir ee gobolka Gedo uu diidanaa Taliyaha NISA ee gobolka Gedo Bakaal Kooke ee hadda geeriyooday oo gacansaar la lahaa agaasimaha NISA Mahad Salaad. The post Mahad Salaad oo war kasoo saaray dilka Bakaal Kooke appeared first on Caasimada Online.