Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Development cash and humanitarian aid have poured into crisis-mired Somalia in recent years, but Hassan Mowlid Yasin - the head of a climate change nonprofit - has seen little spending he thinks would build lasting resilience to worsening drought. Source: Hiiraan Online
  2. Beledweyne (HOL) - Anti-Shabaab forces have clashed with the militant insurgency group near the village of Beerhana in the Hiiraan region. Source: Hiiraan Online
  3. Activists, physicians and immigration lawyers have denounced the detention policy, saying it violates the the most vulnerable's human rights. Source: Hiiraan Online
  4. Anti–al Shabaab forces increased pressure on al Shabaab in central Somalia by capturing district capitals that al Shabaab has used for logistics and finances. The current offensive, which began in summer 2020, is the first Somali-led offensive against al Shabaab and the largest challenge to al Shabaab’s presence in central Somalia since 2015. Somali forces and local clan militias, with US and Turkish drone support, cleared al Shabaab from its former strongholds in eastern Hiraan region in central Somalia in September 2022. Source: Hiiraan Online
  5. A college teacher who is the son of a senior police officer has been found guilty of leading al-Shabab's operations in Mogadishu for several years. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – In aad maqasho Al-Shabaab ayaa duqeyn lagu laayay, magaalo laga qabsaday ama deegaan ay haysteen iskaga cararay hadda waxay kula noqotay wax caadi ah, laakiin toddoba billood ka hor taasi aad ayay kula adkeyd, xitaa naftaada waxaa laga yaaba inay ka diidi jirtay in aad si adag u naqdiso Al-Shabaab. Laakiin maanta cid walba ayaa u bareeri karta kooxda gacan iyo af miday noqotaba. Si fudud taasi kuma imaan, geesiyaal badan ayaa godka ugu jira, umad walba oo maanta sharaf ku nool kuwa ayaa u dhintay neecawd ay haystaan. Waxa laga yaaba in aad isweydiinayso maxay sidan deg-degta ah ugu jabtay Al-Shabaab. Marka laga tago dhiiga ay hurayaan ciidanka qalabka sida ee dowladda Soomaaliya oo kooxda la dagaalamayay waqti dheer, haddana waxa jira dhowr arrimood oo qeyb muhiim ah ka qaatay waxyaabaha soo dadajiyay jabka kooxda Al-Shabaab. Maanta waxa aynu soo qaadaneyna dagaalka dhaqaalaha iyo sida u saameeyay kooxda. Al-Shabaab waxay bil walba heli jireen malaayiin dollar, lacagta ugu badan waxay ka qaadi jireen ganacsatada magaalada Muqdisho, lacagtaas waxay bil walba ku dili jireen dad shacab ah oo ganacsi iyo cibaado ku jira. Hadda 70% dhaqaale ahaan waa loo wiiqay kooxda Al-Shabaab, markii hore si caadi ah ayaa lacag ahaan loola macaamili jiray kooxda, laakiin hadda waxa xabsiyada hay’adda sirdoonka iyo nabad-sugida ku jira ku dhawaad 30 qof oo lacago kula macaamilay Al-Shabaab. Hadda xoog iyo xeeladba xoola siinta Al-Shabaab waa xaaraan, kuma fududa maanta in aad baad siiso Al-Shabaab xitaa haddii cabsi darteed u bixin laheyd. Akoonadii kooxda Al-Shabaab lacagaha loogu shubi jiray waa la xiray, telefoonadii dadka soo wici jiray ee baada weydiin jiray hawada ayaa laga saaray, goobihii ay dadka ugu yeeri jireen waa la burburiyay, cadadka lacagaha jeebka lagu qaato xiliga duulimaadyada gudaha dalka waa la xadiday. Dadkii amarka dowladda kadib lacagaha la wadaagay Al-Shabaab, badankood waa xiran yihiin xataa dilaalintii dhulalka lacag uma gudbiyaan Al-Shabaab oo taasi waa xabsi dooro. Dad aan badneyn oo laga yaabo inay weli dhuumasho lacag ku siiyaan Al-Shabaab ayaa sidoo kale hay’addaha amniga ku daba-jiraan sida aan xogta ku helnay. Arrimahan oo la isku geeyay ayaa wiiqay dhaqaalihii kooxda, taasina waxay wiiqday tabartii kooxda oo aan hadda hub dibada kasoo iibsan karin, ciidan cusub qoran karin, mushaarna u haynin kuwii hore ula jooga, sidoo kale daawo uma hayaan dhaawacyadooda sida ay xogaha sheegayaan. Maalintii go’aanka laga soo saaray lacagaha la siiyo Al-Shabaab wixii ka dambeeyay qofkii lacag siiyay waxaa loo nisbeyn karaa inuu kooxda ku fikir yahay ayay leeyihiin kooxaha amniga ah ee dowladda federaalka. In jiritaanka kooxda Al-Shabaab uu soo gaaray dhowr iyo toban sano waxaa loo sababeeya dhaqaalaha ay bixinayeen dadka degan gobolada Koonfureed ee Soomaaliya, gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Dagaalka dhaqaalaha waxaa loo arka mid kamid ah waxyaabaha soo dadajiyay jabka Al-Shabaab. In dagaalka dhaqaalaha lasii wado, dadka weli dhuumashada lacagaha ku bixinayana gacanta lagu soo dhigo, oo shacabka Soomaaliyeed si weyn ugu midoobaan mowduucan wuxuu soo dadajin doona soo afjarida kooxda. Al-Shabaab dood la’aan waa dhibaatada ugu weyn ee Soomaaliya taalla maanta, laakiin sanado badan kadib waxaa muuqata fursadii lagu soo afjari lahaa dhibaatadaas. The post Wax badan ka ogow arrinta soo dadajisay jabka Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  7. Mogadishu (HOL) - The Banadir Regional Administration has announced that they will resume collecting property taxes on homes in Mogadishu, which was suspended since October 2022. Source: Hiiraan Online
  8. Poor understanding of history fuels the secession conflict in Northern Somalia Northern political leaders signing the Declaration of Independence for the ex-British Somaliland in London in 1960. Mogadishu (PP Editorial) —Northern Somalia is peering into the abyss of secession war. It is a war that, if it erupts, was awakened by the ghosts of history, mainly the British Empire legacy. Hargeisa cites the history of colonial borders left behind by Britain. Those borders between what was known as Somalilands (British Somaliland and the Trust Territory of Somaliland under Italian administration) ceased to exist on 1 July 1960 when the Republic of Somalia was formed after the union of ex-British Somaliland and Trust Territory of Somaliland. Somalis in ex-British Somaliland had different identities in addition to being British subjects. Some of them were classed as clans protected by the British Empire, some were non-protected clans (e.g., Sool clan), some had their cousins in the Trust Territory of Somalia, separated only by a border e.g., Dubbays sub-clan of East Sanaag Clan clan that signed an jurisdiction-based protection agreement with the British Empire. In 1960 Ali Garad Jamad, an influential northern politician, agreed to co-sign the declaration of independence for the ex-British Somaliland. Thhe declaration stated the Protectorate Agreement with Somali tribes would “terminate” on 26 June 1960. Ali Garad Jama did not belong to a “tribe” that signed Protectorate Agreement with the British Empire, and yet he agreed to sign the historical document to expedite the independence of the North that was threatened by Emperor Hailse Sellasie’s wish to have the ex-British Somaliland annexed to “Imperial Ethiopia”. Independence for the North was hammered out in May 1960, during the Somaliland Constitutional Conference to ensure the North united with the South by 1 July 1960. President Muse Bihi of Somaliland Administration, whose security forces are supported by Somalia’s International partners, cites a non-existent legal precedent on colonial borders in Africa. There were no political parties in the North similar to the Somali National League in the South because the Protectorate Agreement barred clans from agitating for independence. In 1954 when Britain let Ethiopia annex Haud and Reserve Area in violation of the Protectorate Agreement. Only Micheal Mariano, a prominent Northern lawyer and politician, campaigned to challenge the British decision to betray Somali clans. British policies boosted political advanagates of the South to shape the new Republic after the Union. It was not in the interest of the British Government to allow the aspiring Northern politicians to form political parties that could look after Somali interests and prevent the implementation of secret agreements that the British Empire had signed with Abyssinia at the expense of Somalis. It is a hallmark of historical misunderstanding to argue that borders that ceased to exist in 1960 can have the same force of applicability to sovereignty as the borders that never ceased to exist, for example the border between Somalia and Ethiopia, or border between Somalia and Kenya. Successive Security Council Resolutions have affirmed the territorial and political unity of Somalia. This resolution obliges Somaliland Administration leaders to refrain from actions aimed at depriving Somalis of their political identity based on United Somalia. In his speech on the Lasanod conflict two weeks ago President Hassan Sheikh Mohamud urged people of “Lasanod to become united”. He hardly made use of his constitutional powers to remind Somaliland leaders that no Somali can be forced to claim that there is such a thing as the “Republic of Somaliland” in the Federal Republic of Somalia. In 2021 Somaliland Administration forcibly displaced more than 1600 Somalis in Lasanod under the pretext that ”they are foreigners”. It was the first time in the post-1991 Somalia history that forced displacement was categorized as a crime against humanity. The secession claim of Somaliland Administration is based on the unilateral declaration of 1991 and the 2001 unilateral referendum held in parts of Northern Somalia. Neither outcome has legal validity. Why is the International Community turning a blind eye to the intransigence of Somaliland Administration? Britain supports the security forces of Somaliland, a policy that pushes the North to the edge of a civil war. Lasanod has federal representation in the bicameral legislature based in Mogadishu. Under the federal political arrangements Lasanod is a part and parcel of Puntland. Somalia’s International Partners seem to have ignored all those political and legal facts to be indifferent to a conflict that, if not stopped, can have wider repercussions in the Horn of Africa. The Federal Government of Somalia, on its part, must not mince words about the protection of Somali citizens from secessionist militias invoking a non-existent legal precedent about colonial borders. Somaliland Administration is using development and security assistance from Britain and other countries to wage a secession war in Somalia. Secessionists’ poor understanding of the colonial legacy and key donors’ indifference fuel the conflict in Lasanod. © Puntland Post, 2023 The post <strong>Somalia: How to Solve the Lasanod Conflict</strong> appeared first on Puntland Post.
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay nin ku shaqeysan jiray dhqatartnimo iyo sarkaal sare oo ciidan oo lagu helay inuu Alshabaab ka mid ahaa, kana shaqeeyay qaraxyo ka dhacay Muqdisho. Maxamed Cabdinuur Jiirow (Dr. Fanax) ayaa lagu soo eedeeyay inuu ka tirsanaa Alshabaab, isla markaana wuxuu magaalada Muqdisho uga soo shaqeeyay inuu yahay dhaqtar neerfaha ah, islamarkaana wuxuu mararka qaar xiran jiray darajada sarkaal oo ah gaashaanle, isagoo sidoo kalena heystay aqoonsiga wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka. Ninkan ayaa lagu soo eedeeyay inuu Al-Shabaab ka tirsanaa illaa sanadkii 2009, isagoo fuliyey kana qeyb qaatay qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho, sida qarixii Isgoyska Jubba 2019, 2021, weerar ka dhacay Garasbaalley, Qarixii ergadii Doorashada Gobollada Waqooyi iyo qaraxyo kale. Maxkamadda ayaa lagu soo bandhigay shaqooyinka Maxamed Cabdinuur Jiirow ayaa muuqaal ay baahisay Maxkamadda ciidamada ku qirtay inuu Alshabaab ka mid ahaa, isagoo lagu xukumay dil toogasho ah. Muuqaal laga duubay ayuu ku sheegayaa inuu wajiyadaas kala duwan u isticmaali jiray inuu ku qariyo kamid ahaanshihiisa Al-Shabaab iyo falalka uu geysto. Maxkamadda ayuu ka qirtay inuu ku lug lahaa weeraro ay dad badani ku dhinteen. Dr. Fanax ayaa Waxaa lagasoo qabtay magaalada Baladweyne sanadkii hore kadib doorashadii madaxweynaha, ka gadaal markii uu iska dhigay gaashaanle Militari ah. The post ‘Dhaqtarkii’ la shaqeynayey Al-Shabaab oo dil toogasho lagu xukumay (Daawo) appeared first on Caasimada Online.
  10. Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) PRESS RELEASE The Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) Signs Landmark Memorandum of Understanding (MoU) with Abu Dhabi’s Masdar to promote the Origination, Financing and Execution of Renewable Energy Projects through ICIEC’s Insurance Support in its Member States Under the MoU, the two parties agree to co-operate in promoting joint action in the origination, financing, and execution of renewable energy projects through ICIEC’s insurance support in its member states Access Multimedia Content ABU DHABI, United Arab Emirates, January 19, 2023/ — The Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) (http://ICIEC.IsDB.org), the insurance arm of the Islamic Development Bank (IsDB) Group, today signed a wide-ranging Memorandum of Understanding (MoU) with Abu Dhabi Future Energy Company (Masdar) which is set to give a major boost to the transition to renewable and clean energy in markets of mutual interest to both entities. The MoU was signed by Mr. Oussama Kaissi, Chief Executive Officer of ICIEC, and Mr. Mohamed Jameel Al Ramahi, Chief Executive Officer of Masdar, during the Abu Dhabi Sustainability Week, held between 15-19 January 2023. Under the MoU, the two parties agree to co-operate “in promoting joint action in the origination, financing, and execution of renewable energy projects through ICIEC’s insurance support in its member states.” Among ICIEC’s mandate is to promote the flow of foreign investments among and into its member states and enlarge the scope of trade transactions between them. This includes support for transitioning to clean energy through the generation of electricity from renewable non-emitting sources and, eventually the transition to a Green Economy whilst ensuring sustainable economic growth. Masdar is similarly mandated to develop commercially viable renewable energy projects in the Middle East & North Africa (MENA) and international markets. In December 2021, Masdar launched a global clean energy powerhouse partnership with ADNOC, Mubadala and Taqa intended to spearhead the drive to net-zero carbon by 2050. The partnership will have a combined current, committed, and exclusive capacity of over 23 Gigawatts (GW) of renewable energy, with the expectation of reaching over 50GW total capacity by 2030. The expanded Masdar entity will become one of the largest clean energy companies of its kind and be well-positioned to lead the industry on a global scale. Masdar and ICIEC share a common interest in contributing to the growth of renewable energy in ICIEC member states, including in the MENA region, and to the international climate finance architecture. ICIEC is positioned to play a key role in private sector engagement through the credit enhancement its policies provide to financial institutions on the one hand and the access it has to its Member State national and sub-national bodies who are the custodians of the relevant Climate Action projects and transactions. Mr. Oussama Kaissi, CEO of ICIEC, welcomed the signing of this landmark MoU. “Co-operation between ICIEC and Masdar would bring about better co-ordination and more efficient implementation of their respective activities to the benefit of renewable energy production in ICIEC Member States. At ICIEC, each of our insurance policies, whether the policyholder is a financial institution, specialized company, or contractor, that offers cover against political and commercial risks, can contribute to the flow of Climate Action-related investment, specialized technology and equipment or services into its Member States thereby contributing to the goals of the Paris Climate Agreement and UN SDG Agenda.” Distributed by APO Group on behalf of Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC). About ICIEC: ICIEC was established in 1994 to strengthen economic relations between OIC Member States and promote intra-OIC trade and investments by providing risk mitigation tools and financial solutions. The Corporation is uniquely the only Islamic multilateral insurer in the world. It has led from the front in delivering a comprehensive suite of solutions to companies and parties in its 49 Member States, including Documentary Credit Insurance Cover, Credit Insurance Cover, Bank Master Policy, Non-Honouring of Sovereign Financial Obligations, and Investment Insurance Products. ICIEC, for the 15th consecutive year, maintained an “Aa3” insurance financial strength credit rating from Moody’s, ranking the Corporation among the top of the Credit and Political Risk Insurance (CPRI) Industry. ICIEC’s resilience is underpinned by its sound underwriting, reinsurance, and risk management policies. Cumulatively, ICIEC has insured more than US$95 bn in trade and investment. ICIEC activities are directed to specific sectors – energy, manufacturing, infrastructure, healthcare, and agriculture. For more information, visit: http://ICIEC.IsDB.org. SOURCE Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) Qaran News
  11. Baydhaba (Caasimada Online) – Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay maanta xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaallo deegaanka Goofgaduud oo ka tirsan gobolka Baay. Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal foolka fool ah oo dhex-maray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaabkii weerarka qaaday, kaas oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed, Xasan Cabduqaadir Maxamed oo xilliga la weerarayay ku sugnaa deegaanka ayaa sheegay in jab xoogan la gaarsiiyay Shabaab. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in ku daray in ciidamada dowladda ay iska difaaceen weerarka, isla-markaana ay sameeyeen ka hortag ka dhan xubnaha soo weeraray. “Runti geesiyaasha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed waxay sameeyeen arrin aad noo dhiira-gelisay Khawaarijtii soo weerartayna waa iska difaaceen meydadkoodi iyo dhaawacyadoodana waa ka carareen” ayuu yiri Wasiir Xasan Cabduqaadir. Wasiirka oo sii hadlaya ayaa shaaca ka qaaday in illaa 20 xubnood oo ay ku jiraan horjoogayaalk laga dilay kooxda, isla-markaana laga gubay gaadiid dagaal. “Horjoogayaal ayaa ku jiray runtii dadka halkaa soo weeraray oo ku naf waayey, waana sida ay u bilaabatay oo howlgalka waa sii soconaa,” ayuu markale yiri Wasiirku. Waxa kale oo uu intaasi ku daray in dhanka ciidamada dowladda ay ka dhinteen illaa 5 askari oo kamid ah xoogga dalka, kuwaas oo ku sugnaa saldhigga la weeraray. Goofgaduud oo qiyaastii 30 KM u jira Baydhabo ayaa dhowr jeer oo hore weerarayAl-Shabaab, ayada oo marar badana gacan ku heynteeda ay isku beddaleen labada dhinac. The post Al-Shabaab oo lagu jebiyay weerar ay ku qaadeen saldhigga Goofgaduud appeared first on Caasimada Online.
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maamnta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay gudaha magaalada Muqdisho ayaa meel-mariyay heshiis cusub oo ay gashay Soomaaliya iyo Hindise Sharciyeed kale oo muhiim ah. Shirkan oo ay intooda badan goobjoog ahaayeen xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac. Ugu horreyn Golaha Wasiirada ayaa shirkooda ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka dhowrista maal-gashatada iyo maal-gashiga, kaas oo ah mid muhiim ah. Sidoo kale kale Golaha ayaa maanta meel mariyey heshiis gaar ah oo u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Masar, kaas oo is af-garad ku aadan iskaashiga Tiknoolajiyada iyo Boostada ee ay dhawaan wada gaareen labada dal. Heshiiskan ayaa qayb wayn ka qaadan doono dib u dhiska hay’adaha iyo kaabayaasha dhaqaalaha, siday ay shaacisay Xukuumadda federaalka Soomaaliya. Inta uu shirka socday waxaa sidoo kale warbixin guud looga dhageystay Wasaaradaha Amniga iyo Gaashaandhigga oo golaha la wadaagay howlgalladii u dambeeyay ee dhacay. Labada wasaaradood ayaa Golaha ka sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee xoreynta laga gaaray guullo waa weyn, isla-markaana la qabtay magaalooyin horleh. Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa dhankooda boggaadiyey guulaha isdaba joogaa ee laga gaaray howlgallada xoreynta ee ka socda qaar kamid ah gobollada dalka. Ugu dambeyn Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada ayaa golaha u qaybiyey siyaasadda qaran ee maaraynta deegaanka, hindise sharciyeedka maaraynta deegaanka iyo heshiiska aasaasidda ciidamada heeganka ee Bariga Afrika. The post Maxaa lagu ansxiyey shirkii golaha wasiirada? + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  13. Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday inuu damacsan yahay inuu ku dhowaaqo in doorashada guud ee dalkaas la qabto May 14. Doorashada Turkey ayaa rasmi ahaan la qorsheeyey inay dhacdo 18-ka June. Hase yeeshee, saraakiisha ayaa muddo toddobaadyo ah tusmeynayey in laga yaabo inay codbixinta soo hormariyaan sababo la xiriiro munaasabado diimeed iyo imtixaanaadka iskuullada. Erdogan ayaa khudbad u jeediyey xisbigiisa tallada haya, wuxuuna dib u xusuustay markii Turkey ay qabatay doorashadii ugu horreysay oo xor ah 1950-kii. Doorashadaas oo dhacday May 14 ayaa waxaa ku guuleystay Adnan Menderes — ra’iisul wasaare ay xukunka ka tureen militariga 1960-kii kadibna ay dileen sanad kadib. Erdogan inta badan isla meel dhigayey Menderes intii uu xukunka hayey in ka badan 20 sano oo uu ahaa ra’iisul wasaare iyo madaxweyne. “Marxuum Menderes wuxuu yiri 14-kii May, 1950 ‘bis, dadku waxay dhiiban doonaan codkooda’, wuxuuna ku guuleystay sanduuqa codbixinta,” ayuu yiri Erdogan oo khudbaddiisa laga sii daayey taleefishinka. “Dadkeenna waxay jawaabtooda siin doonaan mucaaradka isla maalintaas 73 sano kadib.” Erdogan ayaa doorashada geli doona ayadoo aragtida ay ka haystaan shacabka ay hoos u dhacday sababo la xiriira qalalaasaha dhaqaale ee socday muddo sannad ah, oo sicir-bararka uu gaaray boqolkiiba 85. Balse mucaaradka ayaan wali ku midoobin hal musharax oo wajaha Erdogan. Codbixintan ayaa sidoo kale caqabad ku noqon doonta awoodda Erdogan ee baarlamaanka. Xisbigiisa talada haya ayaa hadda isbahaysi la leh xisbi midigta-fog ah oo taageeradiisu hoos u dhacday dhowrkii sano ee la soo dhaafay. AFP, VOA The post Erdogan oo shaaciyey xilliga la qabanayo doorashada madaxweyne ee Turkey appeared first on Caasimada Online.
  14. Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey hindise sharciyeedka dhawrista maal-gashadatada iyo maal-gashiga. Golaha Wasiiradda ayaa sidoo kale meel mariyey heshiiska is af-garad ee iskaashiga Tiknoolajiyadda iyo Boostada ee dhawaan ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Masar, kaas oo la sheegay in uu qayb wayn ka qaadan doono dib u dhiska hay’adaha iyo kaabayaasha dhaqaalaha. Dhinaca kale wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa golaha warbixin ka siiyey xaaladihii ugu danbeeyey ee amniga iyo howlgallada la dagaalanka Al-shabaab, waxaana Goluhu boggaadiyeen howlgalladii ee maalmihii ugu dambeeyay ka dhacay qaar ka mid ah gobollada dalka. Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada ayaa iyaguna golaha Wasiiradda u qaybiyey siyaasadda qaran ee maaraynta deegaanka, hindise sharciyeedka maaraynta deegaanka iyo heshiiska aasaasidda ciidamada heeganka ee Bariga Afrika. PUNTLAND POST The post Golaha Wasiirada Soomaaliya oo meelmariyay hindise sharciyeedka dhawrista maal-gashadatada iyo maal-gashiga appeared first on Puntland Post.
  15. Xildhibaan Cabdi Qowdhan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mas’uuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda oo uusan magac dhaban ku eedeeyay in ay ka shaqaynayaan falal lid ku ah amniga iyo midnimada qaranka Soomaaliyeed. Xildhibaan Qowdhan ayaa qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook ku yiri “macquul maaha in goleyaasha qaranka Soomaaliyeed ay noqdaan goob lagala dagaalamo midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed iyo Amniga dalka. Waa khiyaamo qaran, mas’uuliyiinta falkaas ku foogani haka waantoobeen ama ha isaga tagaan xilalka ay u dhaarteen ee Soomaaliya ka hayaan”. Cabdi Qowdhan Warsamse oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa ah mudane laga soo doortay gobolka Sool. PUNTLAND POST The post Xildhibaan Qowdhan oo eedeyn u jeediyay mas’uuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda appeared first on Puntland Post.
  16. Muwaadiniin u dhashay Waddanka Kenya oo khamri ku sameeya Gudaha Dalalka Carabta Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Alfred Mutua Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Alfred Mutua, ayaa sheegay inay jiraan dad u dhashay Kenya, oo dalalka Carabta khamriga lagu saqkhraamo ku sameeyo, taasoo sharci darro ka ah dalalkaasi, oo aan la ogoleyn. “Taasi waxay jabisay qalbigayga, ayuu ka sheegay TV ka hawl gala gudaha ah oo la yiraahdo, Citizen TV. Waxa uu sheegay in Kenyanka falalka sharci darrada ah ku kacaya ay wiiqayaan, dadaallada dowladda ee ku aaddan wax ka qabashada arrimaha muwaadiniinteeda ku sugan dibadda. Waxa uu ka jawaabayay walaaca laga qabo in qaar kamid ah dadka Kenyaanka ah, ay soo wajahaan dhibaatooyin ay kamid yihiin warbixinada xadgudubyada loo geysto dadka ka shaqeeya dalalka dhaca Bariga Dhexe. Wuxuu sheegay in dowladdu ay sameyneyso wax walba oo lagu hagaajinayo daryeelka dadka Kenyaanka ah, ee halkaasi ku sugan. Waxa uu sheegay in xaaladdu aanay u xumayn sida ay u muuqato, markii uu kal hore safar shaqo ku tagay Sucuudiga, wax yar un ka dib markii loo magacaabay jagada wasiirka arrimaha dibadda. “Dhibaatada ayaa ah in qaar kamid ah dadka Kenyaanka ah, ay galaan falal sharci-darro ah, iyo dambiyo marka ay halkaas tagaan,” ayuu intaa ku daray wasiirka. Qaran News
  17. GARISSA, Kenya, Jan. 18 -- Kenyan security forces on Wednesday killed 10 al-Shabab militants in Garissa county in the northeastern region. Source: Hiiraan Online
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka Golaha Shacabka ayaa dhawaan lagu eedeeyay in uu hab sharci darro ah u ansixiyay hindise-sharciyeedka Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman, ayada oo xildhibaanada qaarkood ay si adag uga horyimaadeen meel-marinta sharcigaan. Ansixinta hindise-sharciyeedkan ayaa timid kadib markii guddoomiyaha guddiga Maaliyada & Miisaaniyada iyo wasiirka wasaarada Maaliyada ay xildhibaanada ka codsadeen in ay anisxiyaaan, sida uu guddoonka Golaha Shacabka ku sheegay qoraal kasoo baxay 14-kii bishaan. Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS ayaa cod galiyay sharcigaaan, waxaana u codeeyay 140 xildhibaan, halka ay diideen 3 xildhibaan wax ka aamusayna majirin, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay guddoonka Golaha. “Haddaba iyada oo aheyd aqrintii labaad oo lixdameeyo Xildhibaan ay Golaha ku hareen, kooram sharci ansixin karaa aanu fadhiyin waxa uu guddoonkii shirka ku dhawaaqay in sharcigii Cunaqabateynta Maaliyadda ee Cayiman la ansixiyay, aqrin sadaxaad iyo kooram ku filan midna aan loo baahneyn,” ayuu yiri Xildhibaan Macallimuu oo kamid ah xildhibaanada sida weyn uga horyimid sharcigan. Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa “Waxaa muuqata sharciyo kale oo badan oo hadda Golaha horyaalla oo liddi ku ah Dastuurka, Diinta iyo Qawaaniinta kale ee dalku leeyahay in waddadan ay mari doonaan.” Haddaba, maxay tahay dooda ka taagan sharcigan ee keentay in xildhibaanada qaarkood si adag uga horyimaadan? Hindise-sharciyeedka Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman oo asagu ah mid lagu xakameynayo dhaqaalaha la-siiyo argagixisada, sida ay qabto wasaaradda soo gudbisay, ayaa waxa walaac laga muujiyay in loo adeegsado shaqsiyaad ama shirkado markaas dano gaar ah laga leeyahay. “Marka qof ama hay’ad ay asteeyso wasaaradda Maaliyada ama Golaha Ammaanka ee QM, waa in islamarkiiba la xayiraa lacagta ama hantida shaqsiga la asteeyay,” ayuu dhigaya sharcigan cutubkiisa saddexaad, qoddobkiisa 4-aad. Sidoo kale waxa uu sharcigan awood u siinaya wasaaradda Maaliyada iyo hay’addaha daba-galka iyo kormeerka inay geli karaan dhismo iyo meelkasta si ay u baaran, ula wareegaan ama nuqullo ugu sameeystaan dukumtiyo ama warbixino lagama maarmaan u ah ujeedooyinka asteeynta shaqsiyaadka, ayada oo markaas aan fasax haysan ama ogeysiin cid kale. “Wasiirku waa inuu soo saara xeer-nidaamiye jideeynaya habraaca xayiraada hantida iyo lacagaha shaqsiyaadka iyo hay’addaha la asteeyay,” ayuu leeyahay sharcigaan cutubkiisa saddexaad, qoddobkiisa 6-aad, faqradiisa 3-aad. Sharcigan ayaa sidoo kale dhigaya in shaqsiga ‘wada-hadal’ ka gali kara ama dib u eegis ku sameyn kara in xayiraad laga qaado shaqsi ama shirkad uu yahay wasiirka Maaliyada, ayada oo hindise-sharciyeedkan lagu xusay in maxkamadda sare ee dalka ay tahay marjaca go’aamada ka dasha sharcigan. “Wasiirku waa in uu ogeysiiyaa hay’addaha daba-galka iyo kormeerka, xafiiska xeer ilaalinta guud ee qaranka iyo golaha amaanka, haddii ay wax iska beddelayaan xayiraadda lagu sameeyay lacagta ama hantida shaqsiyaad ama hay’ad horay hantidooda ama lacagtooda loo xayiray.” Hindise-sharciyeedkan doodda dhaliyay, uuna meel-mariyay Golaha Shacabka ayaa waxay mataano yihiin sharciga ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada ee 2016-kii. The post Aqriso: SHARCIGA doodda badan dhaliyay ee BF uu ‘hab sharci darro ah’ ku ansixiyay appeared first on Caasimada Online.
  19. Mogadishu (Caasimada Online) – Somali National Army (SNA) forces have killed 49 Al-Shabab terrorists in a planned operation in the village of Dhagahow, 20 kilometers from the Balad district in the Middle Shabelle region, according to the Ministry of Defense’s spokesman. General Abdullahi Ali Anod said the SNA forces have also recovered weapons from the terrorists during the operation and, unfortunately, lost one of their own. “The forces are still pursuing remnants of the Al-Shabab terrorist group,” said the spokesman. The operation comes just days after another successful operation by the SNA in the Hawadley area, where they thwarted a raid on an SNA base, killing 21 terrorists and injuring many more. On Tuesday, Islamist fighters from Al-Shabab attacked a military base in the village of Hawadley with a suicide car bomb, followed by gunfire, resulting in the death of at least seven soldiers, including the base commander. The base, located about 60 km north of the Somalia capital, Mogadishu, was taken back from Al-Shabab control in October of last year by government forces and allied clan militias. On Wednesday, Somali President Hassan Sheikh Mohamud announced the launch of the second phase of an offensive against the Al-Shabab militant group. In recent months, government forces, with the aid of local citizens, have made significant gains against the Al-Shabab group, recapturing key towns in the Galmudug region and forcing the militants out of large areas of central Somalia. Defence Minister Abdulkadir Mohamed Nur announced Tuesday that joint forces had taken El-Dher, a town under the group’s control for over a decade. The town, located 291 kilometers from the capital, Mogadishu, is a historical town bordering Harardhere in the Mudug region and close to the Elbur district. The President also announced that the first phase of the operation in HirShabelle and Galmudug states is nearing completion and that the government has prepared many troops to liberate Al-Shabab-controlled areas in the country. He also announced that the next step in the operation to defeat the Al-Shabab group and free the country would launch in the South West region of Somalia. Over the past eleven years, substantial resources have been expended to defeat Al-Shabab. Multiple countries, including the United States, have invested significant aid to build a Somali government that is capable of governing its people, investing heavily in the Somali National Army, police, and other parts of the security sector. In addition to training, advising, and even conducting joint operations, the United States has conducted an air campaign, launching strikes like the one that killed Al-Shabab’s leader in 2014. The airstrikes have expanded and accelerated over the past year, striking Al-Shabab’s training facilities, elements of the group involved in attacking the capital, and other targets. The post Somalia: 49 Al-Shabab members ‘killed in operation’ appeared first on Caasimada Online.
  20. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga socday magaalada Nairobi qaar kamid ah hay’adaha dowladda, hay’adda lacagta Adduuunka iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan ayaa muddadii uu socday waxaa diiradda lagu saaray dhammaan wixii ka qabsoomay fulinta shuruudaha deyn cafinta oo qodobka ugu muhiimsan uu yahay dib-u-habeynta maaliyadda iyo ku dhaqmidda shuruucda. Sidoo kale waxaa laga wada hadlay sidii wadajir looga wada shaqeyn lahaa garaaridda natiijada barta loo yaqaano ‘kama-dambeynta deyn-cafinta’ taas oo la rajeynayo in la gaaro dabayaaqada sanadkaan aan ku jirno ee 2023-ka. Waxaa shirkaan ka soo qeybgalay hay’adaha kala ah Wasaaradda Maaliyadda oo hoggaanka shirka ah, Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Wasaaradda Badroolka, Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, Xafiiska Madaxweynaha iyo Xafiiska Ra’isul Wasaaraha. PUNTLAND POST The post Shir looga hadlay deyn cafinta Soomaaliya oo ku soo gabagabeeyay Nairobi appeared first on Puntland Post.
  21. Ciidamada xoogga dalka, Nabadsugida Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah ee taageera ayaa howlgal ka dhan ahaa Al-shabaab ka fuliyay tuulada Dhagaxow oo u dhow deegaanka Xawaadlay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalkaas lagu dilay 49 katirsan Ururka Al-Shabaab oo waday qorsho ay isku abaabulayeen, xilli ay ku sugnaayeen dhulbeereedka Sheekh Qaasim ee tuulada Dhagaxow. Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa warka kasoo baxay waxaa lagu sheegay in howlgalka lagu soo celiyay Gaadiid dagaal oo ay horay u qaateen kuwaas oo uu ku jiro Gaari uu saaranyahay qoriga Zuu-ga, sidoo kale howlgalka lagu burburiyay Gaadiid dagaal iyo saanad ciidan. Hal askari oo ka tirsan ciidanka dowladda ayaa ku dhintay inta uu socday howlgalka, waxaa sidoo kale dhaawac uu soo gaaray saddex kale oo ka tirsan ciidamada” sida lagu sheegay warka ka soo baxay dowladda. Warkaan ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa kus oo aadaya xilli dhawaan ay Al-shabaab weerar ku qaadeen saldhigyada ciidamada dowladda ku leeyihiin degaanka Xawaadleey, waxaana weerarkaas lagu dilay Taliyihii Guutada 3-aad Qaybta 27-aad ee Millatariga Soomaaliya Kornayl Abshir Maxmuud Maxamed (Shataqeey). PUNTLAND POST The post Ku dhawaad 50 xubnood oo ka tirsan Al-dhabaab oo lagu dilay Shabeellaha Dhexe appeared first on Puntland Post.
  22. Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo u warramay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ayaa ka hadlay wejiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Shabaab ee ka bilaabaya gobollada Shabeelaha Hoose, Baay iyo Bakool. Lafta-gareen ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaar garoobeen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ayada oo laga duulayo baaqa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. “Annaga Koonfur Galbeed ahaan mar hore ayaan abaabul galnay markii ugu horreysay ee uu madaxweynaha ku baaqay in Khawaarijta Shabaab meel kasta oo ay joogto dowlad iyo shacab loo istaago in lala dagaalamo,” ayuu wareysigan ku yiri madaxweyne Cabdicasiis. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in istiraatiijiyad dagaal oo sarreysa ay dajiyeen, isla-markaaana gobollada Shabeelaha Hoose, Baay iyo Bakool looga saarayo Al-Shabaab bil gudaheeda, sida uu hadalka u dhigay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. “Bil ayey Koonfur Galbeed kaga dhammaanayaan Khawaarijta, marka la fiiro qaabka aan u diyaar garownay iyo istaraatiijiyadda hadda la suubiyay ee dagaal, sida hal mar uu howlgalka uga bilaabanaayo saddexda gobolba” ayuu yiri madaxweyne Lafta-gareen. Dhanka kale wuxuu hoosta ka xariiqay in duulaanka cusub ee ka bilaabay Koonfur Galbeed ay ka qayb qaadan doonaan dadka deegaanka, oo uu sheegay in la abaabulay. “Abaabul badan ayaan sameynay bulshada ayaan ku wacyi-gelinay ciidamo cusub ayaa diyaarinay iyo goobihii ay ku howlgali lahaayeen,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Madaxweynaha oo sii hadlayey ayaa hoosta ka xariiqay in Al-Shabaab ay heystaan ugu yaraan 4 degmo, sidoo kalea ay go’doon dhan kasta ah galiyeen magaalooyinka kale. Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo todobaadkan uun madaxweynaha Soomaaliya uu shaaca ka qaaday in wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab uu ka bilaabanayo deegaanada Koonfur Galbeed oo kamida meelaha ay ku xoogan tahay kooxda si looga xoreeyo halkaas. The post Daawo: Lafta-gareen oo shaaciyay in bil gudaheed ay Shabaab uga saarayaan K/Galbeed appeared first on Caasimada Online.
  23. Balcad (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen duleedka degmada Balcad, kaas oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab. Howlgalkan ayaa si gaar ah uga dhacay tuulada Dhagaxow oo hoostagta deegaanka Xawaadlay ee gobalka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa howlgalkan barbar socday duqeyn lala bartilmaameedsaday goob ay isku uruursanayeen xoogaga hubeysan Al-Shabaab oo ku taallo, halka loo yaqaano dhul beereedka Sheekh Qaasim oo la soo wariyay inay isku uruursanayeen Al-Shabaab. Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay howlgalkan ka dhacay agagaarka deegaanka Xawaadley ayaa shaacisay in lagu dilay illaa 50 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Sidoo kale dowladda dhexe ayaa sheegtay in howlgalkan lagu soo furtay gaadiid dagaal oo ay horay u qaateen Al-Shabaab, kuwaas oo uu ku jiro gaari uu saaran yahay qoriga Zuu-ga, waxaana sidoo kale howlgalka lagu burburiyay Gaadiid dagaal iyo saanad ciidan oo ay kooxdu laheyd, sida lagu sheegay war ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya. Dhankeeda dowladda waxa ay shaacisay in laga dilay jal askari, sidoo kalena laga dhaawacay saddex kale, sida lagu sheegay qoraalka. Dhanka ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab oo ku aadan howlgalkaas ee ay guulaha ka sheegteen ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana weli dhaq-dhaqaaqyo laga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe ee maamulka HirShabelle. Maalmo kahor ayey aheyd markii weerar lagu hoobtay oo ismiidaaminku billowday ee ay Al-Shabaab ku qaaday saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo lagu dilay saraakiil ciidan iyo askar fara badan. Si kastaba, dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa intooda lagu jebiyay dagaalladii ka dhacay HirShabelle, waxaana laga saaray dhul ballaaran oo ku yaallo Hiiraan iyo Sh/ Dhexe. The post Ciidamada DF oo dilay 49 xubnood kadibna gaadiid kasoo furtay Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.