Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ugandan activists have petitioned the East African Court of Justice (EACJ) over Kenya’s decision to allow unrestricted use, importation and cultivation of genetically modified organism (GMOs), citing potential risks to the region. Source: Hiiraan Online
  2. Baidoa (HOL) -During his visit to Baidoa for the South West reconciliation conference, President Hassan Sheikh Mohamud met with religious leaders on Friday and urged them to play a prominent role in countering the perverse ideology of the al Shabab. Source: Hiiraan Online
  3. Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Kulankan ayaa waxaa lagaga arrinsaday dib-u-heshiisiinta iyo xoreynta deegaanada ay argagixisadu ku dhibaateynayaan dadka Soomaaliyeed, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Villa Somalia. Madaxweynaha oo uu wehlinayo Cabdicasiis Laft-agreen ayaa golaha wasiirrada la wadaagay qorsheyaasha dowladda federaalka ee dardar-galinta wejiga labaad ee howl-galka dib u xoraynta dalka oo qorshuhu yahay “in waqti kooban lagu soo gaba-gabeeyo.” Sidoo kale waxa uu madaxweyne Xasan Sheekh faray masuuliyiinta ka qeyb-galay shirkan in ay qaataan masuuliyadda ka saran adkeynta xoraynta deegaanka iyo ilaalinta wada-jirka shacabka. Arrintaan ayuu sheegay madaxweynaha inay hormuud u tahay in la helo Koonfur Galbeed xasilloon, heshiis ah, islamarkaana xor ka ah ficillada gurracan ee Khawaarijta Al-Shabaab. Kulankan ayaa sidoo kale waxaa ka qayb-galay xubno ka mid ah golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya, agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay u jooga arrimaha dib-u-heshiisiinta maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo xal loogu raadinayo xiisada siyaasadeed ee u dhaxeysa siyaasiyiinta mucaaridka iyo Lafta-gareen. The post Xasan oo kulan gaar ah la yeeshay golaha wasiirada K/G, farayna laba arrin appeared first on Caasimada Online.
  4. Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw dil u gaystay mid kamid ah dhalinyarada ka xeysa moota Bajaajta. Maxamed Xayle oo kamid ah dhalinyarada kaxeysa Mota Bajajata ayaa askari dowladda ka tirsan saaka ku dilay Isgoyska Hawlwadaag. Dilka wiilkan dhalinyarada ah ayaa yimid xilli uu marayay isgoyska hawlwadaag ee magaalada Muqdisho. Source: goobjoog.com
  5. Mogadishu (HOL) - A young autorickshaw driver was shot and killed by police in Mogadishu on Saturday, leading to protests near the Howl-Wadaag intersection. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) - A young autorickshaw driver was shot and killed by police in Mogadishu on Saturday, leading to protests near the Howl-Wadaag intersection. Source: Hiiraan Online
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dhacdo argagax leh oo sababtay dil iyo dhaawac oo maanta ka dhacday isgoyska Howlwadaag ee Muqdisho, kadib markii askaro ka tirsan ciidanka dowladda ay rasaaseeyay dad shacab ah. Falkan ayaa waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo waday Mooto, xilli uu marayey agagaarka isgoyska Howlwadaag, waxaana toogtay askar Boolis ah oo ku sugan halkaasi. Arrinta murugada leha ayaa ah in marxuumka oo lagu magacaabi jiray Maxamed Xeyle uu xilliga la dilayay mootada ku waday hooyadiis iyo walaashiis oo lasoo wariyay inay goobta ku suuxeen, kadib dilka wiilkooda. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in rasaas kale oo ay fureen kadib dilkaasi ciidamada Booliska ee ku sugan koontaroolka Howlwadaag uu sidoo kale ku dhintay darawal kale oo ka shaqeynayey gaadiidka BL-ka halka mid kalena uu dhaawac soo gaaray. Xaaladda goobta ayaa haatan aad u kacan, waxaana ka billowday dibad-bax ay sameyanayaan shacab careysay iyo darawallada ka shaqeeya waddadaasi. Sidoo kale waxaa goobta deg deg ku gaaray saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska, si ay ugu baxaan xaaladda meesha ka taagan. Ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowladda oo ku aadan dhacdadaasi xanuunka badan ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Inta badan ciidamada dowladda ayaa dilal ka geysta gudaha caasimada, kuwaas oo aad u kordhay bilihii lasoo dhaafay, taas oo walaac ku abuurtay dadka rayidka ah. Si kastaba, madaxda dowladda ayaa marar badan ka digay dilal ay geystaan askarta dowladda, waxaa markii ugu dambeysay go’aan ka soo saaray madaxweyne Xasan Sheekh oo amar culus siiyay Maxkamadda Ciidamada si tallaabo adag looga qaado dambiileyaasha. The post Askari hubeysan oo dhacdo argagax leh ka geystay MUQDISHO appeared first on Caasimada Online.
  8. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Madaxweynaha Puntland ayaa sida wararku xaqiijinayaan safar diyaaradeed ku tegaya Boosaaso. Madaxweyne Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu 24-ka bishan Boosaaso ka daah-furo ballaarinta iyo dhismaha dekedda Boosaaso. Mashaariic kala duwan oo ay ku jiraan qayba lagu kordhiyay garoonka diyaaradaha Boosaaso ayaa la filayaa in uu sidoo kale daah-furo. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan magaalada Boosaaso appeared first on Puntland Post.
  9. Raysal Wasaaraha UK, Rishi Sunak ayaa la ganaaxay kadib markii la sheegay in in aanu xidhan suunka badqabka xilli uu saarnaa baabuur. Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay in Mr Sunak “uu gebi ahaanba aqbalay khaladkan, raalli gelin ayuu ka bixiyay arrintaas” Xafiiska wuxuu intaa raaciyay in uu bixin doono ganaaxa. Dadka rakaabka ah ee la qabto iyagoo aan xidhan suunka badqabka ee UK waxaa uu qofka muteysan karaa 100 lacagta giniga ah. Halka haddii qofka la geeyo maxkamad lagu ganaaxi karo 500 oo lacagta giniga Ingiriiska ah. Muuqaalka laga duubayay Ra’iisal Wasaaraha xilligga uu baabuurka saarnaa ayaa lasoo dhigay barta Istagram-ka ee Mr Sunak, wuxuu muuqaalka qeyb ka ahaa mid lagu xayeysiinayay mashruuca dowladdiisa ee ku saabsan shaqo abuurka iyo kobcinta dhaqaalaha, waa markii labaad oo la ganaaxo Ra’iisul Wasaaraha. Bishii Abriil ee la soo dhaafay, waxaa ganaax lagu soo rogay isaga iyo Boris Johnson iyo xaaskiisa Carrie jabinta kadib markii ay jebiyeen xeerarka ka hortagga Covid-19 – iyagoo ka qeyb galay xaflad dhalasho aheyd oo loogu talagalay Ra’iisul wasaarihii xilligaas ee Downing Street bishii Juun 2020. Source
  10. Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Eritariya ay ka baxeen goobo ay kaga sugnaayeen Adwa iyo Aksum oo ka tirsan gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya. Goobjoogayaal ku sugan magaalooyinka Adwa iyo Aksum ee gobolka Tigray, ayaa Warbaahinta u sheegay inay arkayeen Ciidamada Eritariya oo wata gawaadhidooda kala duwan ee dagaalka oo kasii baxaya gobolka Tigray, iyagoo ku dhawaaqaya hal ku dhegyo ay kamid yihiin ” Eritariya way guuleysatay”. Marar kala duwan oo hore ayaa sidan oo kale lasoo sheegay in Ciidamada Eritariya ay ka baxeen gobolka Tigray, balse markan waxaa la sheegayaa inay yihiin ciidankii u badnaa ee Eritariyaan ah ee ka baxa gobolka Tigray, iyadoo sidoo kale lasoo sheegayo in goobaha ay baneeyeen Ciidamada Eritariya ay yimaadeen Militariga Itoobiya. Ciidamada Eritariya ayaa muddo laba sanno ah ka barbar dagaallamayay kuwa Itoobiya oo dagaal ba’an kula jiray TPLF, iyadoo Eritariya lagu eedeeyay inay gabood fallo kala duwan ka gaysatay gobolka Tigray mudadii uu socday dagaalku. Eritariya ayaa eedaymahaa loosoo jeediyay ku tilmaantay kuwo aan waxba ka jirin, sidoo kalena aan marna soo hadal qaadin kaalintooda ay ku lahaayeen dagaalka u dhaxeeyay TPLF iyo dowladda Itoobiya ee dhawaan lasoo afjaray. Wali dowladda Itoobiya, Eritariya iyo TPLF midna kama hadlin bixitaankan u dambeeyay ee ay Ciidamada Eritariya ka baxeen magaalooyinka Adwa iyo Aksum ee gobolka Tigray. Source
  11. Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa ku celiyay dalabkii uu ku doonayay inuu ku dhex-dhexaadiyo Ruushka iyo Ukraine mar uu taleefoon kula xidhiidhay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy Jimcihii, sida ay xaqiijisay madaxtooyada Turkigu. Erdogan ayaa hore u sheegay inuu diyaar u yahay inuu isku keeno Putin iyo Zelenskiy. Turkiga ayaa sidoo kale sannadkii hore martigeliyay wahadalladii dhoofinta Qamadaiga oo ay sidoo kale qeyb ka aheyd Qaramada Midoobay. Sida ay sheegtay madaxtooyada Turkey, Erdogan ayaa sidoo kale tacsi u diray dadkii ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Ukraine Arbacadii. Source
  12. MOGADISHU (Caasimada Online) – The Somali National Army (SNA) announced a decisive victory on Friday, as they successfully repelled an attack on a military base in Galcad, a town in the central Somalia region. According to a government statement, the SNA forces effectively neutralized a substantial number of al-Shabab militants, with an estimated 100 extremists being eliminated during the confrontation. The SNA also suffered casualties, with seven soldiers losing their lives in the early morning attack. Among the dead was a senior US-trained Somali national army commando Hassan Ture. Tuure was a key figure in the ongoing military offensives against the al-Shabab terror group in the central region. Eyewitnesses reported hearing heavy explosions and fierce gunfire between commandos and the terrorists. Former Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire described Tuurre as “brave” who devoted himself to protecting “the life, wealth, and honor of the nation.” He urged the Somali people to unite and fight against terrorists, stating, “I once again call the Somali people to unite to eradicate the Kharijite group.” The Ministry of Information confirmed that the soldiers could also destroy five technical vehicles that the terrorists were utilizing. Al-Shabab, fighting to overthrow the internationally-backed government, claimed responsibility for the attack, stating that their fighters killed 159 government forces. However, it is not uncommon for the al-Qaida-affiliated group to inflate casualty figures during battles with government security forces. The attack, which saw al-Shabab strike the entrance of the base with twin car bombs before storming the compound, highlights the ongoing threat that the group poses to Somalia’s military. Despite a government offensive launched last year scoring significant success against the al Qaeda-allied militants, Friday’s attack underscores the formidable challenge. The targeted base is run by Danab, a unit of U.S.-trained commandos who have played an active role in the offensive against the militants. Drones were deployed to reinforce the military, carrying out bombings against the militants and chasing them out of the town. Galcad, along with the port town of Harardhere in Somalia’s Galmudug region, was recently seized by government forces, marking a significant success for the ongoing government offensive. Al-Shabab has been active since 2006, working towards toppling the country’s central government and implementing its own rule based on a strict interpretation of Islam. President Hassan Sheikh Mohamud declared a “total war” on the terrorists, and since the announcement, the army has scored significant victories against the group. This week, the army liberated the strategic seaside town of Haradhere, which had been under the terror group’s control for more than a decade. The post Somali Army ‘repulses Al-Shabab attack, killing’ 100 appeared first on Caasimada Online.
  13. (SLT-Tehran)-Saraakiisha Midawga Yurub ayaa Jimcihii sheegay inay filayaan in Midawga Yurub uu cunaqabatayn dheeraad ah ku soo rogo ciidanka ilaalada kacaanka ee dalka Iran, ka dib markii maalin ka hor uu baarlamaanka Midawga Yurub uu ku baaqay in ururkaas lagu daro liiska argagixisada. Baarlamaanka Midawga Yurub ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyey in ciidanka ilaalada kacaanka ee Iran lagu daro liiska argagixisada, iyaga oo ugu baaqay guud ahaan Midawga Yurub inay “ballaadhiyaan liiska cunaqabataynta si ay u saamayso dhammaan shakhsiyaadka iyo hay’adaha iyo xataa qoysaskooda” ee u dhashay Iran, kuwaas oo ka masuula xadgudubyada xuquuqda aadanaha. Tallaabadan ayaa la qaaday iyada oo lagaga jawaabayo gacanta adag ee laamaha ammaanka ee Iran ay kula dhaqmeen mudaaharaadyada dawladda ka soo horjeeda iyo xukunno dil ah oo xigay iyo weliba dilka dibad baxayaasha loo geystay. Afhayeenka xafiiska arrimaha debedda ee Jarmalka ayaa u sheegay saxafiyiinta in Wasiirada arrimaha debedda ee Midawga Yurub oo ku shiraya Brussels in la filayo inay ansixiyaan cunaqabatayno dheeri ah oo lagu beegsanayo xubnaha ciidanka ilaalada kacaanka Iran. Wakaaladda wararka ee Iran ee IRNA, ayaa ku warameysa in madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi uu Khamiistii sheegay in qaraarku uu ka soo horjeedo sharciga caalamiga ah iyo axdiga Qaramada Midoobay. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran Nasser Kanaani ayaa ka jawaabay codbixinta isagoo sheegay in ciidanka ilaalada kacaanku uu yahay “kan ugu weyn ee qaabilsan la dagaalanka argigixisada”, sababta oo ah waxa ay ka shaqeeyaan inay ka horyimaaddaan Israel oo ah “waaxda argagixisada ee ugu weyn dunida, boqortooyada Ingiriiska oo ah aasaasohooda iyo Maraykanka oo ah cidda ugu weyn ee maalgelisa”. Source
  14. (SLT-Islamabad)- Ruushka ayaa sheegay Jimcihii inay ‘heshiis isfaham ah’ la gaadheen dalka Pakistan, oo ku saabsan sahayda saliida qaydhin iyo batroolka, iyada oo sidoo kale labada dhinac ay ku heshiiyeen in lacagaha lagu bixiyo “hannaanka lacagaha dalalka saaxiibka ah”. Wasiirka Tamarta ee Ruushka Nikolay Shulginov oo booqasho ku jooga Pakistan ayaa arrintan ku dhawaaqay, xilli uu shir jaraa’id ku qabtay Islamabad, ka dib kulano uu la yeeshay dhiggiisa Pakistan. Masuuliyiinta labada dhinac ayaa ka wada qayb galay guddi sannadle ah oo ka dhexeeya labada dawladood kaas oo dusha kala socda heshiisyada ganacsiga iyo dhaqaalaha ee labada dal. “Waxaan hore u go’aansannay inaan diyaarino heshiis lagu xallinayo dhammaan arrimaha naga dhexeeya gaar ahaan dhinacyada gaadiidka, caymiska, lacag-bixinta iyo qiimaha. Arrimahani waxay ku jiraan heerkii ugu dambeeyay ee heshiiska,” ayuu yidhi Shulginov. “Waxaan hore u dejinay wakhtiga heshiiskan oo ah dhammaadka bisha March,” ayuu raaciyay wasiirka Ruushku, isagoo intaas ku daray. “Waxaan ku heshiinnay in lacagaha lagu bixiyo lacagaha dalalka aan saaxiibka nahay,” hase ahaatee arrintaas wax tafaasiil ah kama bixinin. Shidaalka iyo tamarta kale ayaa ah qaybaha ugu badan ee dalka Pakistan uu debedda ka soo dhoofsado, waxaana haatan dalkaas haysta xasilooni darro dhinaca maaliyadda ah. Kaydka lacagaha qalaad ee dalka Pakistan ayaa hoos u dhacay illaa $4.6 billion. Pakistan ayaa sidoo kale awoodi wayday inay gaasta dareeraha ah ee cuntada lagu karsado ama LNG ay ka soo iibsato suuqyada caalamiga ah, sababo la xidhiidha qiimaha oo xadka ka baxsan. Pakistan dhaqan ahaan, may ahayn dalalka soo iibsada saliidda Ruushka, waxaana inta badan saliida iyo shidaalka ay isticmaasho uu uga yimaaddaa dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta. Wasiirka saliida ee Pakistan, Musadik Malik, oo ay soo xiganayeen warbaahinta Ruushka iyo kuwa maxalliga ah Jimcihii, ayaa sheegay in dalkiisu uu sannadkii soo iibsado qiyaastii 70 milyan oo foosto oo saliid qaydhin ah, uuna jeclaan lahaa inuu 35% ka keeno Ruushka. Source
  15. Mogadishu (HOL) – A federal lawmaker and Somali President's Special Envoy for Drought Relief, Abdirahman Abdishakur Warsame, said that the rate at which al Shabaab has killed senior SNA officers in ambush attacks has become alarming. Source: Hiiraan Online
  16. Mogadishu (HOL) – A federal lawmaker and Somali President's Special Envoy for Drought Relief, Abdirahman Abdishakur Warsame, said that the rate at which al Shabaab has killed senior SNA officers in ambush attacks has become alarming. Source: Hiiraan Online
  17. Garbahaarey (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in markale ay dib usoo laba kacleysay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gobolkaasi kadib tallaabo ay qaaday Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdonka Qaranka (NISA). Sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay NISA ayaa garoonka Muqdisho ku celisay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Jubbaland, kuwaas oo kusii jeeday Gedo. Mid kamid ah xildhibaanada garoonka laga soo celiyay oo lagu magacaabo, Maxamed Daa’uud Cumar ayaa la hadlay warbaahinta wuxuuna sheegay in markii labaad loo diiday inay u duulaan gobolka Gedo kadib markii diyaaradaha lagu amray in aysan qaadi karin. Xildhibaanka ayaa tilmaamay in is hortaagaas uu ku sameeyay taliyahaha NISA ee gobolka Gedo, kaas oo lagu magacabo Jamaal Xasan Tareey, wuxuuna intaasi ku daray inay xiriir la sameeyaan, kana dalbadeen inuu ka qaada xayiraadda, si ay u booqdaan deegaankooda. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in taliye Jamaal uu u sheegay in amarka lagu celiyay xildhibaanada uu ka soo baxay taliska guud ee NISA, gaar ahaan Mahad Maxamed Salaad. Illaa iyo hadda lama sababta rasmiga ah ee ka dambeysa tallaabada ay qaaday NISA oo uga sii dareyso arrinta Gedo, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay dowlada iyo Jubbaland. Sidoo kale dhowaan Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa todobaadyo kahor iyaguna tegay gobolka Gedo, kadib markii ay kasoo galeen dhanka xadka ee Beledxaawo waxayna halkaas ka bilaabay dhaq-dhaqaaq xoogan, taas oo ay si weyn uga hortimid dowlad goboleedka Jubbaland. Xiisadda gobolka Gedo ayaa soo jiitameysa kahor doorashooyinkii soo dhammaaday ee dalka iyo kadib-ba, maadaama aan weli xal rasmi ah loo helin arrinta gobolkaasi. Si kastaba, lama oga sida ay wax noqon doonaan iyo halka ay ku dambeyn doonto arrinta gobolka Gedo oo ay weli isku hayaan Jubbaland, dowladda dhexe iyo reer Gedo. The post NISA oo qaaday tallaabo uga sii dareyso xiisadda GEDO appeared first on Caasimada Online.
  18. PRESS RELEASE Africa Data Centres breaks ground on new Sameer facility in Nairobi The focus on Kenya as a key region aims to take the region further into the digital era and uplift the country’s profile globally as an attractive investment destination Access Multimedia Content NAIROBI, Kenya, January 20, 2023/ — Africa Data Centres (www.AfricaDataCentres.com) has broken ground on its new facility in Nairobi; The new build will expand its existing data centre by up to 15MW of IT load; The facility will be built in the company’s leading-edge modular design. Africa Data Centres, a business of Cassava Technologies, a pan-African technology group, is pleased to announce it has officially broken ground on an additional data centre facility in Nairobi. The new build will see the existing facility on the adjacent piece of land expanded up to an extra 15MW of IT load. ADC’s expansion at the new site will be completed in the first half of 2024 and will bring five times more capacity than is currently installed. “We believe that data centres will play a significant role in digital transformation and economic growth on our continent. Without them, the push towards a digital economy in Africa will be missing a key pillar. Our decision to increase our investment in our data centres in Kenya is in recognition of the position the country now occupies as a leader in the adoption of digital technologies in Africa” says Hardy Pemhiwa, Group President & CEO of Cassava Technologies. During the ground-breaking ceremony today, Tesh Durvasula, CEO of Africa Data Centres, said, “The expansion will enable Africa Data Centre clients to grow and scale depending on their requirements. They can start small, increase to a medium capacity, and even benefit from a hyperscale type of deployment in a few years if they choose to. This will enable customers to operate multiple deployments across our sites with a single operations team, campus, and infrastructure they are familiar with”. Kenya is the country that pioneered mobile money, and today boasts of a wide range of incubators and tech startups, a clear sign of an innovative tech culture. The focus on Kenya as a key region aims to take the region further into the digital era and uplift the country’s profile globally as an attractive investment destination for international cloud providers, hyperscalers, and other ICT companies. The new data facility will begin with 5MW of IT load and will be built in Africa Data Centres’ leading-edge modular design – an innovative approach that sees the entire facility, including all critical plant rooms, prefabricated off-site. This ensures the highest possible quality, whilst local contractors will still benefit from contracts to lay foundations, assemble, and complete the build. He stresses that sustainability is at the heart of everything Africa Data Centres does. In terms of cooling, even as the largest network of interconnected, carrier- and cloud-neutral data centre facilities on the continent, ADC has a strict policy of not using adiabatic systems. “We do not use water in any of our cooling systems and are one of the few colocation providers who have taken this step,” said Durvasula. While the common belief might be that water and adiabatic systems are more efficient than air cooling systems, this simply is not the case. “With the newest technology, if free-cooling capacity is maximised, it becomes far more efficient and saves water which is becoming a critical commodity, particularly in Africa.” He added that Africa Data Centre is fortunate in Kenya as almost 70% of grid power is from green energy sources. “This helps us to meet our sustainability objectives because we understand no organisation can achieve zero carbon emissions by itself. We understand that sustainability is about ensuring that we conduct ourselves in a manner that minimises our impact on the environment. We extend this ethos to all of our partners, and constantly look for ways to ensure that all elements of the business contribute positively to the sustainability of the planet”. Today’s event is a step forward in the company’s expansion plans announced in 2021, which will see Africa Data Centres investing $500m into building hyperscale data centres across Africa with the support of the US Development Finance Corporation. Distributed by APO Group on behalf of Africa Data Centres. Social Media Platforms: Twitter: https://bit.ly/3HjRNTp LinkedIn: https://bit.ly/3J3FFao Facebook: https://bit.ly/3HisVv7 YouTube: https://bit.ly/3ghfZ8f About Cassava Technologies: As a company that is firmly rooted in Africa, Cassava Technologies envisions a digitally connected future for every African. We are on a mission to use technology to transform the lives of individuals and businesses across the continent by enabling social mobility and economic prosperity. Our integrated ecosystem of digital solutions will dramatically increase access to digital tools and connectivity. www.CassavaTechnologies.com About Africa Data Centres: Africa Data Centres is your trusted partner for rapid and secure data centre services and interconnections across the African continent. Africa Data Centres is Africa’s largest network of interconnected, carrier, and cloud-neutral data centre facilities. Bringing international experts to the pan-African market. We are your trusted partner for rapid and secure data centre services and interconnections across the African continent. Strategically located, our world-class facilities provide a home for all your business-critical data. Proudly African, we are dedicated to being the heart that beats your business. Africa Data Centres’ aim is to unveil various business opportunities and to develop a strategic network of partnerships. This will further strengthen Africa Data Centres’ superiority in providing our customers with the highest standard of interconnected, carrier and cloud-neutral data centre facilities throughout Africa. www.AfricaDataCentres.com SOURCE Africa Data Centres Qaran News
  19. Mogadishu (HOL) - According to new research released by global citizenship and residence advisory firms, the Somalia passport is still considered one of the weakest in the world. Source: Hiiraan Online
  20. Early in the day before Friday prayers and before the sun gets too hot, people flock to Liido Beach on the eastern side of the city. Source: Hiiraan Online
  21. Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya in wada-hadal lagu xalliyo wixii khilaafaad ah oo jira. Qoraal xalay ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa sidoo kale lagu soo dhaweeyay dadaallada dib u-heshiisiinta Soomaaliya ee muhiimka u ah xaqiijinta xasiloonida dalka ee mudada fog. Beesha Caalamka ayaa sidoo kale soo dhawaysay geeddi-socodka dib u-eegista dastuurka iyo wadaagga khayraadka dalka sida ku cad qoraalka. “Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan daneeyeyaasha inay si wax ku ool ah uga qayb qaataan dadaalladan, oo wixii khilaaf ah ee jirana lagu xalliyo wadahadal iyo wadatashi” ayaa lagu yiri qoraalka. Beesha Caalamka ayaa sheegtay in ay taageerayso arrimaha horu-tebinta u leh dowlad-dhiska Soomaaliya si dalka loo gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo. PUNTLAND POST The post Beesha Caalamka oo baaq ka soo saartay khilaafaadka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  22. Mogadishu (HOL) - The Somali government has sent its condolences to the family of Danab Deputy Commander Major Hassan Mohamed Osman (Hasan Tuure), who was killed in an Al Shabaab attack on a military compound in the Gal'ad district on Friday. Source: Hiiraan Online
  23. Baydhabo (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu faahfaahiyay dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Goofgadudud oo qiyaastii 30 KM u jira magaalada Baydhabo. Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaasi ay ku dishay in ka badan 10 ka tirsan Al-Shabaab, kadib weerar ay ku soo qaadeen saldhigga deegankaasi. Sidoo kale waxay wasaaraddu sheegtay inay gubtay gaadiid dagaal oo ay laheyd kooxda Al-Shabaab, sida ay hadalka u dhigtay. Qoraalka ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in dagaalkan lagu jebiyay kooxda Al-Shabaab ay iska gaashadeen ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta ee Koonfur Galbeed. Dhaq-dhaqaaqyadan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan abaabul culus oo ka dhan Al-Shabaab ay waddo Koonfur Galbeed oo kaashaneysa dowladda iyo dadka deegaanka. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa shaaciyay in ay diyaar garoobeen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ayada oo laga duulayo baaqa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in istiraatiijiyad dagaal oo sarreysa ay dajiyeen, isla-markaaana gobollada Shabeelaha Hoose, Baay iyo Bakool looga saarayo Al-Shabaab bil gudaheeda, sida uu hadalka u dhigay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. “Bil ayey Koonfur Galbeed kaga dhammaanayaan Khawaarijta, marka la fiiro qaabka aan u diyaar garownay iyo istaraatiijiyadda hadda la suubiyay ee dagaal, sida hal mar uu howlgalka uga bilaabanaayo saddexda gobolba” ayuu yiri madaxweyne Lafta-gareen. Si kastaba, Koonfur Galbeed ayaa kamid ah meelaha ay ku xoogan tahay kooxda Al-Shabaab, waxaana inta badan ay kasoo abaabushaa weeraro ka dhaca gudaha dalka. The post Koonfur Galbeed oo dagaal ku dishay xubno Shabaab ah kadibna gubtay… appeared first on Caasimada Online.
  24. Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Guddoomiyaha Xisbiga mudane Xirsi Cali X Xasan iyo masuuliyiin wehelinaya ayaa galabta la shaaheeyay qaybo ka mid ah bulshada degmada Axmed Macallin Haaruun ee magaalada Hargeysa. Madaxda Xisbiga iyo bulshada ayaa halkaasi wakhti fiican ku wada qaatay islamarkaana iska xog waraystay xaaladda dalka gaar ahaana sidii loo laba jibbaari lahaa dadaalka diwaangelinta maalmaha kooban ee hadhay. Qaran News
  25. Residents from different parts of Ethiopia's northern Tigray region have told the BBC that soldiers from neighbouring Eritrea are withdrawing in large numbers from the areas they have been controlling. Source: Hiiraan Online