Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somaliland was created on May 18, 1991, after the collapse of the military regime in Somalia. A conference of the Northern People of Somalia in Buroa, held over six weeks laid the foundation for Somaliland’s independence from Somalia. Source: Hiiraan Online
  2. Taliyaha ciidan xooga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Magaalada Muqdisho kula Kulmay dhiggiisa dalka Kenya General Robert Kariuki oo maanta soo gaaray Muqdisho. labada Taliye ayaa ka wada hadlay iskaashiga iyo wada shaqeynta labada dhinac iyo xoojinta la dagaallanka Kooxaha Khawaarijta oo dhibaato ku ah ammaanka labada dal. Taliyaha Ciidamada difaaca dalka Kenya General Robert Kariuki ayaa Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku bogaadiyay howlgalka Ciribtirka Khawaarijta ee ka socda dalka isagoo Ballan qaaday in ciidanka Kenya ee qeybta ka ah ATMIS ay door weyn ka qaadan doonaan ciribtirka Khawaarijta. General Odawaa Yuusuf Raage ayaa dhankiisu uga mahad celiyay Kenya doorka ay qaadaneyso howlgallada Khawaarijta looga xoreynayo dalka. PUNTLAND POST The post Taliyaasha Ciidamada Soomaaliya iyo Kenya oo ku kulmay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  3. Mogadishu (HOL) – Defence ministers and army commanders of Kenya, Ethiopia, and Djibouti met in Mogadishu on Tuesday afternoon ahead of the summit for Heads of State from frontline countries. Source: Hiiraan Online
  4. Laascaanood (Caasimada Online) – Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii shalay ee madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, kaasi oo uu ku sheegay in dhibaatada Laascaanood ay ka dambeyso argagixisada caalamiga ah. Garaad Jaamac ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka Muuse Biixi, isaga oo sheegay in hadalka madaxweynaha uu sii hurinayo dhibaatadii hore u jirtay. “Waan ka xunahay hadalkaa waxaanu cadaynaynaa in aanay argagixiso ahayn, dadka shiraya ee reer SSC ee ayaahooda ka tashanaya, ayna argagixiso ahayn, dhibaatooyinkii hore ee Muuse iyo maamulkiisu ay dadkan u gaysteen uun ayay sii laba jibaaraysa,” ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Cali. “Wixii meeshan ka dhaca ee qaraxyo yimaada ee dilal ah in ay tahay wax uu Muuse soo wado, waxaan ognahay in argagixisada iyo isagu isku mid yihiin. Hadhoo ayuu dhiigayaga iyo layntooda uu rabo in aduunka uu lacag kaga qaato oo uu yidhaahdo argagixiso meesha joogta oo kusoo dilaya.” Sidoo kale waxa uu ciidamada Somaliland ku tilmaamay argagixiso, isaga oo sheegay in aanay jirin argagixiso aan ciidamada maamulka Biixi ahayn oo gobolka joogta, sida uu hadalka u dhigay. Garaadka ayaa wuxuu beesha caalamka ugu baaqay in aysan taageerin ciidamada Somaliland, maadama uu sheegay in taageeradii hore ee caalamku siinayay Somaliland ay dhibaato kasoo gaadhay shacabka ku dhaqan gobolada SSC. “Anagu ma ogin argagixiso deegaanka joogta, isagu hadduu ogyahay awal waa ku tuhmeynay in isagu deegaankan dadka ku laayo. Anagu waxaa u fadhina aaya ka tashi iyo sidii aan noloshadayada u hagaajin laheyn. Waxaa ballan-qaadeyna in dhibaato anaga naga timaada in aysan gaareyn deriskeena iyo dowladaha deriska la nahay gaareyn oo ku filnaan karno dadkayaga.” Madaxweyne Muuse Biixi ayaa shalay shaaciyay in argagixiso ay ka dambeyso dhibaatada ka taagan Laascaanood, taasi oo dishay haldoorkii magaalada, si la iskaga horkeeno shacabka iyo dowladda Somaliland. “Waxaan doonayaa in aan halkan ka cadeeyo oo caalamka iyo cid walba u sheego dhibaatada maanta ka jirta Laascaanood waxaa keenay argagixisada caalamiga ah. Dhalinyarada iyo dadka mudahaaradka wada uma wadaan xumaan iyo naceyb ay u qabaan Jamhuuriyada Somaliland,” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu sheegay in argagixisada ay qorshe fog ka lahayd dilka haldoorkii gobolka iyo masuuliyiinta u shaqeynayay Somaliland, si loo wiiqo maamulka Somaliland. “Argagixisada muddo ayay qorshahaas shaadh walba usoo gashatay oo qeyb walba oo bulshada ah waa kula matalaya. Waxa iyaga u faa’iido ah waxay doonayaan oo ah inay tooda oo qudha ku maamulaan hadba mushtamacaa fidnada ka dhex wadaan.” Muuse Biixi ayaa argagixisada uu sheegay ku tilmaamay Khawaarij, wallow uusan carabaabin magaca kooxda ka dambeysa amni darada gobolka Sool, gaar ahaan Laascaanood. Xiisadda ka taagan Laascaanood ayaa u muuqata mid kasii dareysay, ayada oo garaadada ku shirsan magaalada aysan raali ka ahayn gooni isu-taaga Somaliland, islamarkaana gudaha Laascaanood calanka buluuga ah ee Soomaaliya. The post Garaad JAAMAC oo si kulul ugu jawaabay Muuse Biixi appeared first on Caasimada Online.
  5. Bilihii ugu danbeeyay Soomaaliya haddii uu eray si weyn u qabsaday baraha bulshada, waa erayga ‘Macawisley’ Source: Hiiraan Online
  6. Garbahaarey (Caasimada Online) – Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in uu halkaas ka socdo qorshe lagu daad-gureynayo ciidamadii Gorgor ee ku sugan gobolka, kadib amar kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Soo celinta ciidamada ayaa aheyd arrin uu hore u dalbaday madaxweyne Xasan Sheekh, balse aan markii hore u fulin caqabado ka horyimid, sida ay ogaatay Caasimada Online. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in arrinta u weyn ee hortaagneyd soo celinta ciidamadaasi ay aheyd in gaadiidkooda dagaalka lasoo raro iyo inkale. Madaxweyne Xasan ayaa la sheegaya inuu ciidamada ku sugan gobolka Gedo u doonayo inay ka howl-galaan gobolka Galgaduud, gaar ahaan deegaanada laga xoreeyay Al-Shabaab. Deegaanada laga saaray kooxda ayaa waxa qaarkooda lasoo warinayo inay ka jirto ciidamo yaraan, waana sababta xiligaan keentay in ciidamada dib looga soo celiyo Gedo. Ciidamadan ku sugan Gedo, siiba magaalooyinka xuduudka Kenya ayaa waxaa halkaasi geeyay madaxweynihii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyada oo gobolka aan weli xal loo helin khilaaf siyaasadeedkii uu saldhiga u ahaa Farmaajo ee kala dhaxeeya maamulka Jubbaland. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo xalay gobolka Galgaduud uu dagaal culus ka dhacay, kaasi oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka iyo Al-Shabaab. Dagaalka oo ka dhacay duleedka magaalada Wabxo ee gobolkaasi ayaa yimid kadib markii ay ciidamada huwanta weerar ku qaadeen xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isku uruursanayey deegaanka Ceelgorof ee gobolkaasi. Xubnaha kooxda Al-Shabaab ee la weeraray ayaa lagu soo warramayaa in xilligaasi ay qorsheynayeen inay weeraraan degaanka Goobo oo hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka. Saraakiil ka tirsan milariha Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday inay heleen xogta Al-Shabaab, kadibna ay u daba mareen inay ku weeraraan deegaanka Ceelgorof, taas oo dhabar jab u keentay kooxda weerarka ku qaadi laheyd aagga Maxaas. Howl-galada ayaa lagu soo warramayaa in ay weli kasii socdaan xadka u dhexeeya labada gobol ee Hiiraan iyo Gagaduud oo dhaca bartamaha Soomaaliya, sidoo kalena kamid ah gobolada jabka xoogan lagu gaarsiiyay Al-Shabaab, laga saarayna dhulkii ugu ballaarnaa. The post Xog: Ciidamada Gorgor oo laga soo saarayo GEDO kadib amarka Xasan + Sababta appeared first on Caasimada Online.
  7. When does social and political maturity become vulnerable in societal history?,” Hinbir asked. Hanad pondered the question for a moment, trying to find some sort of answer that would make everything clear and explain how and when social and political maturity can be eroded. “Social and political maturity ceases to work when those who are in power deliberately disregard the common sense to invite intellectuals to think, reflect, research, consult, create, innovate, share different points of view, and gain insights and experiences from one another to nurture the ideals and values of an entire nation till the way in which people are ruled becomes punishing commands instead of protecting constitutional commitments,” Hanad replied. “Are you telling me that ruling behavior turns into tyranny when those who are in power decide to lead the state according to their own personal outlook?” This time Hanad decided to give Hinbir more of why maturity is of necessity required when it comes to leadership. He felt that Hinbir didn’t understand the idea behind social and political maturity and why maturity is a pre-requisite for holding leadership position. “Hinbir, maturity is the ability to manage a problem or issue without getting any help from anybody in most cases and conditions at the time of being a leader. For example, there comes a time when all those who surround the leader fear to manage a problem and leave it to the leader to handle it. If the leader doesn’t have the ability to manage such issues/problems, he or she can’t hold leadership position in the first place. And let me tell you what the wise leaders do when they come to know the weaknesses of their ruling behavior, will you?” “Of course.” “A poet was once asked by a king, “who is the greatest king in the world?” “He who rules his people aright,” replied the poet. “And how may a king rule his people aright?,” the king wanted to know. “By protecting the “right” and punishing the “wrong”, the poet replied. The king stared at the poet with a smile and said, “Ahem, Ahem.” “Hinbir, why the poet was picked out from all other people and the king asked him the question that needed an aristocratic answer,” Hanad asked. “‘I don’t know,” Hinbir returned. “Poets are gifted artists and great composers, who are culturally obsessed with the ups and downs of life — always expressing and interpreting publicly the goodness and badness that come along with the events that shape the conditions with which humans encounter. Poets always criticize what is ethically and humanely questionable. They stand for what is truly just and right and try, to the best of their ability, to object and oppose illusions that put bad leaders into positions that keep them grounded. They condemn any behavior that affects essence of cutlures.” “The king,” Hanad went on, “knew how he ruled his people, but he was trying to reach one thing: “poet’s political awareness.” That is, how the poet judged the quality of the king’s rulng behavior.” “And what is political awareness, Mr. Hanad?” “Political awareness is the ability to understand the quality of social and political system that shows the true picture of how the public is governed and identify where those who rule the people are wrong and then disseminate the wrongs in the ruling behavior to public.” “What can we infer from the poet’s answers to the king? I am a little bit confused,” Hinbir asked. “The first thing to understand from the poet’s answers to the king is his sensitivity to public policy — the way the poet saw that leaders should maintain law and order and rule the public faithfully and fairly.” “Does this mean that the poet was fully aware of what exactly public policies are all about?” “Poets are experts of public issues. They have the instincts to sense at an early time certain issues that most people can sense them at a later time. And public policy is how a government deals directly with day-to-day public problems through different actions from different directions and disciplines. In principle, public policy is precisely a “public problem” that needs an urgent government response.” “Mr. Hanad, I understand from your explanation that public policies are delicate issues that require immediate response. Does this mean that responsiveness itself either increases or decresses governmen credibility. Am I right or wrong?” “The credibility of any government is primarily revealed by what it does for the public, not only when the moment is hard, but also at easy moments. Non-responsiveness to public issues reveals a government’s inability to fulfill its commitments and that becomes an stigma of government performance.” “According to many S/land scholars, the mujahids’ current credibility with regard to how public pressing issues are addressed, is not impressive. What is your take on how the mujahids deal with public problems?” “See, Hinbir, news papers already reported that S/land had celebrated 30 years of its existence as an independent state in 2022. But at 30 every member of S/land society, except very, very people, has the face that they don’t actually deserve. Whether public policy resembles the reality most S/landers share is an issue that doesn’t arise. But pictures — of people living on pavements and children turning into old before reaching their youth — tell us that S/land leaders don’t vibe with the public to share in and lighten the burdens many people suffer, for S/land leaders are still unaware that they are responsible to see that the people in their charge are humans who deserve a lot of care and kindness. Taking care for humanbeings who wander around in hunger is a sign of leadership responsibiliy. Do we see such signs in S/’land system? The answer is a resounding no.” “‘That is very sad.” “What is it that sounds to you so sad?” “So many things make me sad, Mr. Hanad.” “Like what?” “Why S/land people, from head to tails, have not matured socially and politically since the year 1960? What is holding back S/land’s social and political rationalization and preventing the people from realizing their full potential? Which one of these factors – bad governance, corruption, and tribalism — do you realize that S/land’s soical and political immaturity evolves from?” “Look, Hinbir. Social and political maturity is not measured by who one is or was, or what one’s age is, but by who one has become as a responsible person, when it comes to social and political participation. Social and political maturity is built by experience, feeling how others live, acquisition of knowledge, the ability to identify what is important and what not at any rate and what requires urgent response and remedy.” “Politicians,” Hanad added, “can be socially and politically mature when they recognize that they are to be responsible for the people that elected them to the positions of public trust; when those who are in power come to realise from their hearts that they are the officials for all citizens without distinction; when they truely, truely work heartly for their country; and when all government officials faithfully fulfill their commitments and deliver promises they made during election times. As a whole, people can turn to be socially and politically mature when they realise that the impact of the issues that turn out to be bad would not only affect particular peoole, but would affect the entire people. Government officials can be socially and politically mature when they heartly start building small things, start taking litered empty cans out of the streets and start encouraging others to do so. Of course, politicians may not be able to control all situations, but they can control their attitude and how they deal with different situations, and that’s when social and political maturity and being responsible leader occur.” “The factors” Hanad went on, “that practically hinder S/land social and political maturity are neither corruption nor tribalism nor bad governance in the first place. These practices just show how people put their decisions into transactions. The poor mentality of leadership — how politicians in power think, act, plan, propose, and proceed to take decisions, policies and plans – is evidently what prevents S/land people from being socially and politically mature. S/land’s political immaturity stems essentially and fundamentally from poor leadership, whereas bad governance and corruption practices are just the manifestations of human behavior that has been culturally wronged.” “Excuse me for my interruption, Mr. Hanad. What is the importance of social and political maturity?” “The importance of social and political maturity is that it helps people mature to adult supervision. The challenge of social and political maturity is not to come up with a rift of emotional ideas, but to come up with a range of refined ideas that meant to respect morals and measures that can sort out what is right from what is wrong ethically, without any hesitation. Social and political maturity enhances human attitude, behaviorial mannerism, and encourages people with deep insights and innovative ideas to create something new.” “Mr. Hanad, how can you prove that S/land people are socially and politically immature?” “Good question,” Hanad said. “To be well aware of how all S/’land people are immature – those who govern S/land public and those citizens that are governed – ask a post graduate student, who is your political role model?, and see what he or she would say.” “What would they say?” “Let me ask my Chief (Caaqil) which one our clan can elect to this position, he or she would say. Every member of S/land society cannot independently reach a decision on who could be is his or her own political role model – the person who can lead him or her by example.” “Ask an intellectual the same question, and he would ask, what is political role model?, as if he is an illiterate who neither writes nor reads.” “Ask a member of S/land parliament, who you work for?, and he would reply, I work for my family, astonishingly proving his inability to remember that he represents the people that elected him. Believe it or not, this answer is the real intent by which many MPs aimed at being elected as an MP.” “Ask S/land minister the same question and he would say, “I work for the president.” Remember what the mujahid told to his cabinet right after taking office: I am elected by the people and you are appointed by me. That message just shows that the mujahid’s initial decision was to appoint yes-men. “Ask the mujahid, what are your national plans and policies?. And he would say and he said already in several occasions, without any fuss, “to eliminate the opposition parties before they eliminate me.” “Mr. Hanad, where does leadership maturity begin from?” “Leadership maturity begins from an adult supervision, a supervision that spreads kindness and care for all, a maturity that sows harmony among communities. It begins with a moral responsibility, a commitment and capability to treat all citizens on equal footing. It begins with the ability to identify the expertise and the know-how that could, by delivering what is promised, get the country out from where it is to where it has not been.” “Mr. Hanad, whenever you talk about leadership, you only take politicians as an example, as if politicians are the only people eligible for taking leaderhip role in the society. Can we say that tribal elders don’t have leadership roles in society?” “As we know, there are two main types of leadership in S/land societies: Political leaders and tribal leaders. Political leaders are those people who are active politically to hold public political posts, while tribal leaders (Chiefs and Suldans) are those people whose roles in their respective tribes were traditionally to protect the reputation of the clan in times of war and of peace and resolve disputies and differences within the clan and with that of other clans. Yes, of course, traditional tribal leaders had and still have leadership roles in societies. But historically, tribal leaders were the most honorable, the wisest, the most able warriors, the best problem-solvers, the best keepers of ethics, and the most decisive agents of clans.” “But,” Hanad continued, “beginning from the year 1988, leadership roles have dramatically changed into somewhat like seasonal shopping centre and the desire to participate in societal leadership roles increased and the number of political and trbal leaders multiplied in all clans. The effect of mind over matter was, in fact, what caused the inflation of political and tribal leaders in S/land. This inflation of leaders, particularly tribal leaders, in turn, prompted a confusion of who is to lead who and whether an elder’s role would be political or traditional, which is an issue yet to be procedurally defined and decided. The impact of the increasing number of tribal elders triggered an immediate involvement of many elders in political issues.” “What is the forefront of how tribal elders measure their worth in the eyes of the society, when they get involved in politics?” “What people struggle for is what they value. The more effort and ideas people put into what they value most, the more chance that the idea of self-actualisation or self-worth is earned. But having lunch with one party at midday and then having dinner with another party in the evening is not a vital evidence that one has proved himself by any practical sense, leave alone that he has gained self-worth. Standing neutral in do-or-die situations just show wickedness in the eyes of people.” In this country of “I have been a mujahid,” there is no wonder if most things in life come as a surprise. In the past, people were born royal. Nowadays, royalty comes from what people are not born to. Spectrum is liberation. Aristotle’s law on prose is then compelling. Every dream has a beginning. The question that needs asking is where does the most important thing in a dream lie? Does it lie in the beginning, in the middle or in the end? The way S/land people seek titles and territories is baffling. Some people chase titles, while others chase territories. Every chase induces a wan smile. And this is when the ignorant mujahiids get enmired with guilts of merry-go-round. To be continued By: Jamafalaag Hargeisa, Somaliland jamafalaag@gmail.com As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews.com Share on Social Media Qaran News
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-Beene ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay amarkii shalay kasoo baxay wasaaradiisa ee ku socday hay’addaha gar-gaarka iyo horumarinta. Wasiir Beene-Beene oo wareysi siiyay Universal Tv ayaa sheegay in warqadii shalay uu soo saaray ay lahayd laba ujeedo oo kala ah; In hay’addahaas usoo guuran gudaha Soomaaliya iyo hay’addaha qeybaheeda kala duwan la shaqeeya dowladda in shirarkood aysan ku qaban karin meel ka baxsan Soomaaliya. Waxa uu xusay in wasaaradda aysan waajib ka dhigayn in hay’addahaas ay xarumo ka furtaan caasimada oo kaliya, balse ay shardi tahay inay usoo guuran gudaha dalka, ayna ka degi karaan gobol kasta iyo degmadii ay rabaan. “Hay’addaha xafiisyadooda ka furan yihiin wadamada deriska ee raba inay Soomaaliya ka shaqeeyaan ayaa farriin adag u direynay waxaa rabna inay gudaha Soomaaliya usoo guuran meesha ay doonaan ha ka degaan. Shirarka la qabanayo waa in gudaha Soomaaliya ka dhaca oo aan banaanka shirar loo geyn si hoteellada iyo ganacsiyada Soomaaliyeed ugu faa’iidaan.” Wasiirka Qorsheynta ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in amarkaan uu xoojinayo awaamiir dhowr sanno kahor kasoo baxday wasaaradda, maadama ay weli jiraan hay’addo aan u hogaansamin awaamiirtaas sidaasna ugu qabteen muddo laba bil ah. “Hay’addo badan oo markaas aqbalay oo soo guuray ayaa jira, qaar kale oo weli soo guurin oo howlahoodii shaqo ka qabta Soomaaliya ayaa jira. Intii hore usoo degtay (gudaha dalka) waa u mahad-celinayna inta dhimana waxa ku amrayna in gebi ahaanba soo xiraan xafiisyada wadanka banaankiisa ku yaalla, si ay qeyb uga noqdaan howlaha ka socda deegaanada la xoreeyay.” Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa “Hay’addii ama qofkii dhaqaale ku helo Soomaaliya waxaa rabna in dalka uu soo dego, taasna waa shey aad ugu gorgortami karno oo muhiimadeeda aad noogu weyn tahay.” Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in lagama maarman tahay in shaqaalaha ay qaadanayaan hay’addahaan ay noqdaan dad Soomaali ah, islamarkaana aysan ka yeeli doonin in shaqo uu qaban karo Soomaali loogu yeerto ajnabi, sida uu hadalka u dhigay. War-saxaafadeed shalay kasoo baxay wasaaradda qorsheynta ayaa waxa lagu sheegay in hay’addahaas loo qabtay si ay u fuliyaan amarkaan muddo laga bilaabo 30 Janaayo 2023 illaa 31 Maarso 2023. Go’aankan cusub ayay ku sheegtay wasaaraddu inay qaadatay ayada oo la tix-gelinayo xaalada amni ee waddanka oo soo hagaageysa kadib howl-galada guuleystay ee ka dhanka ah argagixisada. The post Wasiir Beene-Beene oo faahfaahin ka bixiyay amar culus oo lagu soo rogay hay’adaha gar-gaarka appeared first on Caasimada Online.
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banadir Maxamed Axmed Diiriye oo ka qeyb-galay kulan amniga looga hadlayay oo ka qabsoomay degmada Hodan ayaa ka hadlay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga caasimada. Qorshahan cusub ayaa waxa uu sare u qaadaya wada-shaqeynta shacabka, taliyayaasha saldhigyada iyo maamulka gobolka, ayada oo guddiyo waaxeedyo loo sameeyay xaafadaha kala duwan, si ay si dhow iskaga warhayaan maamulka gobolka iyo bulshada ku nool magaalada Muqdisho. “Qorshahan oo lagu rabo in lagu ogaado xogta qarsoon ee ku jira guryaha lagu nool yahay iyo banaankooda intaba wixii ka jira in la ogaado. Inaga oo iskaashaneyna oo dhamaanteen isku xiranahay, kooxdiina halkan fadhida iyo gobolka Banaadir oo ugu sareeyo Madaale, haddaan iskaashano inteena cadow ma fakan karo, mid bulshada dhibayana ma fakan karo,” ayuu yiri. “Waxaa rabna in aan ka shaqeyno magaaladan horumarkeeda, haddaan dhamaanteen sidaas isku kaashano cadowga kuma dhuumaaleysan karo nooca uu doono ha noqdeen ama ha noqdo kuwa dadka isbaareysanaya oo shaadhka shacabka wata ama ha noqdaan kuwa Khawaarijta ee raba inay dadka handadaan oo dilaan.” Taliyaha qeybta Waliyow Cadde ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo isaguna ka hadlay kulankaan ayaa bogaadiyay qorshaha cusub ee sare loogu qaadayo amniga caasimada, isaga oo tilmaamay in wax badan iska badalayaan wada-shaqeynta maamulka iyo talisyada saldhigyada oo markii hore uu madmadow ka dhex jiray. “Waxaa ballan-qaadeyna in shaqooyinka la isku arko oo habeenkii meelaha laga shikisan yahay guddoomiyaha degmada iyo taliyaha saldhiga hormuud u noqdaan oo kolba habeen waax la baaro, cadowgan guryaha kasoo dhex toosaya ee wax ku dhex farsameynaya waa laga adkaan karaa,” ayuu yiri. “Guddoomiye waxaa nagu soo noq-noqotay laamayaasha iyo tabeelayaasha xuquuq maleh, waa in xuquuq loo raadsho si cadowga looga adkaado. Caasimadda waxay la jaanqaaday caasimadaha waa in boorka la iska jafo oo shaqooyinka dheeraadka ah ee noo yaalla la galo.” Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahne Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhawaan sheegay in aysan cabsi gelin doonin weerarada Al-Shabaab, ayna sameyn doonaan waxkasta oo looga hortagayo abaabulka kooxda. Maamulka gobolka ayaa muddooyinkii dambe waday dadaalo wax looga qabanayo halista amni ee ka taagan caasimada dalka ee magaalada Muqdisho, ayaga oo shacabka Muqdisho ka dalbaday inay garab istaagaan dowladdooda, si looga adkaado kooxda Al-Shabaab. The post Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay qorshe ‘wax ka badali kara’ halis ka taagan Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  10. Beledweyne (Caasimada Online) – Odayaal kasoo jeeda gobolka Hiiraan oo la sheegay in dhawaan ay heshiis lasoo galeen kooxda Al-Shabaab ayaa lagu xiray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 5-aad qeybta 27-aad ayaa magaalada Beledweyne shalay galinkii dambe ku xirtay odayaashan oo tiradooda lagu sheegay lix ruux. Ciidamada ayaa odayaashan kusoo qabtay howl-gal qorsheysan oo ay ka sameyeen tuullooyin hoostaga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan. Odayaashan ayaa dhawaan tagay deegaano ku yaala galbeedka Beledweyne oo ay Al-Shabaab ka taliyaan, kuwaasi oo kooxda lasoo galay heshiisyo ku aadan in ciidamada beeshooda ay ka saarayan dagaalada ka dhanka ah Shabaab. Illaa hadda lama oga in odayaashan lasoo xiray lagu maxkamadeyn doono magaalada Baledweyne iyo in loo qaadayo magaalada Muqdisho, sida kal hore dhacday. Odayaashan ayaa jabiyay amarkii dowladda federaalka Soomaaliya ee ahaa in aan lala macaamili karin kooxda Al-Shabaab oo ay dowladda iyo maamulada kula jiraan dagaal ka dhan ah. Maalmo ka hor unbay ahayd markii maxkamadda ciidamada qalabka sida ay xukun xabsi oo shan sano ah ay ku riday odayaal Shabaab heshiis kula soo galay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Maamulka HirShabelle ayaa 20-kii bishaan digniin culus kasoo saaray u hogaansanaanta awaamiirta Al-Shabaab, wuxuuna sheegay in cidkasta oo u hogaansanta in ay ku xukun yihiin Shabaab, xilli uu dalka ka socdo dagaal ka dhan ah kooxda. Qoraal kasoo baxay wasaaradda amniga ayaa lagu sheegay in go’aankan uu qeyb ka yahay awaamiir dowladda Soomaaliya ay soo saartay, kuwaas oo lagula dagaalamayo kooxda Al-Shabaab iyo cid kasta oo gacan saar la’leh. “Wasaaraddu waxay bulshada ku dhaqan degmooyinka iyo deegaanada dowladda HirShabelle uga digeysaa la-macaamilka iyo u hogaansanka amarka kooxaha khawaarijta ah ee gabalkoodu dhacay,” ayaa lagu yiri qoraalka digniinta ah ee kasoo baxay maamulka. Maamulka ayaa xiligaas faray dhamaan laamaha amniga qeybahooda kala duwan iyo ciidamada dib u xoreynta deegaanka inay gacanta ku dhigaan cid kasta oo kooxda macaamil la-sameeysa meelkasta oo ay joogaan si sharciga loo horkeeno. The post Odayaal heshiis lasoo galay Al-Shabaab oo lagu xiray Beledweyne (Faahfaahin) appeared first on Caasimada Online.
  11. Booliiska caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay rag ku eedaysan in ay xalay magaalada ku dileen wiil bajajle ah Saraakiisha Booliiska qaarkood ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay raggaas ku eedaysan dilka marxuumka oo lagu magacaabi jiray Mustafe Maxamed Saraakiisha ayaa sheegay in raggaas sidoo kale ku eedaysan yihiin isticmaalka maanooriyaha Khamriga islamarkaana gacanta lagu hayo gaarigii ay wateen. Dhacdooyinka la xiriira maandooriyaha Khamriga oo sababay khasaare kala duwan ayaa muddooyinkii danbe ku soo badanaya magaalada Garoowe. PUNTLAND POST The post Booliiska Garoowe oo xabsiga dhigay rag ku eedaysan dilka wiil bajaajle ah appeared first on Puntland Post.
  12. Beledweyne (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeyn culus oo ay gelinkii dambe ee Isniintii diyaarado dagaal ka fuliyeen agagaarka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, taas oo uu khasaare kasoo gaaray dad shacab ah. Duqeynta ayaa si gaar ah uga dhacday deegaanka Quracley oo hoostaga degmadaasi, halkaas oo ay gacanta ku hayaan xoogaga kooxda Al-Shabaab. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo la hadlay Caasimada Online ayaa innoo sheegay in duqeynta ay ku dhinteen ugu yaraan illaa 7 qof oo shacab ahaa, ayna ku jiiraan Carruur. Dadkan shacabka ah ee lala laayey oo dhalinyaro ahaa ayaa ku xirnaa goob ay dacwadaha ku qaadaan xubnaha Al-Shabaab, waana meesha lala bartilmaameedsaday duqeynta. Qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan la xiriirnay ayaa innoo xaqiijiyay in markii hore saddex kamid ah dhalinyarada ay Al-Shabaab u xireen fowdo dhacday deegaanka, halka afarta kalena ay meesha ugu geeyeen qado, sidaasna ay kula kulmeen duqeynta. Todobada qof ee duqeynta lagu dilay ayaa saddex kamid ah waxay ahaayeen walaalo isla dhashay, kuwaas oo kala ahaa:- 1-Axmed Maxamed Nuur oo 20 sano jir ahaa 2-Cabdiqadar Maxamed Nuur oo 18 sano jir ahaa, 3-Qeys Maxamed Nuur oo 8 sano jir ahaa 4-Cumar Maxam Abuukar oo 18 sao jir ahaa 5-Cabdullaahi Maxamuud Ciise 6-Axmed Khadar Ibraahim Cismaan oo 13 sano jir ahaa 7-Casir Xasan Cabdi oo isna 14 sano jir ahaa. Dhacdadan ayaa xanuun ku reebtay dadka deegaanka, gaar ahaan waalidiinta carruurtooda lagu laayey weerarkaasi dhanka cirka ah ee shalay ka dhacay gobolka Hiiraan. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dowladda federaalka, HirShabelle iyo maamulka gobolka Hiiraan oo ku aadan dhalinyaradaasi duqeynta lagu xasuuqay. Hiiraan ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa ka dhacayay howlgallo culus oo ay barbar socdeen duqeymo diyaaradeed oo uu Mareykanka ka fulinayey gobolkaasi oo jab xoogan lagu gaarsiiyay kooxda Al-Shabab, balse illaa iyo hadda cidna ma sheegan duqeyntan ay waxyeelada kasoo gaartay shacabka, gaar ahaan dhalinyaro ku nooleed duleedka Jalalaqsi. Si kastaba, dhacdadan mid lamid ah ayaa horay uga dhacday deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose kadib markii duqeyn diyaaradeed lagu laayey shacab ku sugnaa halkaas. The post Saddex walaalo ah iyo dad kale oo lagu laayey duqeyn ka dhacday Hiiraan + Magacyada appeared first on Caasimada Online.
  13. PESHAWAR, Pakistan, Jan 31 (Reuters) - Distraught relatives thronged hospitals in Pakistan's Peshawar on Tuesday to look for their kin a day after a suicide bombing ripped through a crowded mosque in a heavily fortified area of the city, killing more than 90 people, mostly policemen. Source: Hiiraan Online
  14. Hargeisa (Caasimada Online) – The President of the self-declared republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, has linked the recent unrest in the city of Lasanod in the northern Sool region of Somalia to international terrorism. The protests in early January were sparked by the assassination of a prominent young local politician, Abdifatah Abdullahi Abdi Hadrawi after he left a mosque. Somaliland was accused of the killing, although it has vehemently denied it. The killing has sparked outrage in the previously stable region and led to the deaths of at least 20 people after Somaliland forces used excessive force to quell the protest. However, in a speech given yesterday at the presidential palace, President Bihi stated that the “terrorists are responsible” for the turmoil in LasAnod, “and the killings” of local leaders, in an attempt to “pit the population and the government of Somaliland against each other.” “I want to make it clear here and to inform the world that the current situation in LasAnod is sparked by international terrorism. The youth and the protestors are not united in evil and animosity towards the Republic of Somaliland,” said Bihi. The President also claimed that the “terrorists had a far-reaching plan to assassinate” the leaders and officials serving in Lasanod for Somaliland to undermine the government. “The terrorists have been planning this for a long time and infiltrated every aspect of society. It is in their interest and what they want is to control the population and create animosity among them solely,” Bihi stated. Bihi referred to the terrorists as Kharijites, though he did not name any group. Bihi’s statement is seen as an attempt by Somaliland to assert control over LasAnod if they are unable to do so through other means, as the fight against terrorism is justifiable in the eyes of the world, according to politicians from the region who spoke to Caasimada Online. Elders and local leaders from the region have been holding meetings in LasAnod in recent days to discuss their future. One of the expected outcomes of the meetings is a declaration that they will no longer be part of the Somaliland government. Despite this, the President of Somaliland expressed confidence in the meetings and stated that they would not be different from previous ones aimed at preventing violence. “The government of Somaliland, with its leaders here today, is ready to address any and all issues. We are ready to discuss any grievances against the government peacefully and collectively to restore peace and stability,” he said. However, President Bihi warned that the Somaliland government would not tolerate anyone who spreads chaos and terror within society and opposes the established legal institutions. Somaliland, a region located northwest of Somalia, declared independence from Somalia in 1991 but has not been recognized as an independent country by the international community. Despite this, the region has its own government, parliament, constitution, and a long self-governance history. The post Somaliland president links LasAnod protests to terrorism appeared first on Caasimada Online.
  15. A Somali couple who have a son with autism say they want to educate their community about the condition, and remove the stigma surrounding it. Source: Hiiraan Online
  16. The family of a man who died days after he was injured in a 'disturbance' on a housing estate have demanded 'justice' over his death. "We just want justice. It does not matter how long it takes." Source: Hiiraan Online
  17. Beledweyne (HOL) - Somali National Army's 5th battalion of the 27th division arrested six traditional elders in Hiiraan region on Monday. The men were accused of entering into an agreement with Al Shabaab. Source: Hiiraan Online
  18. Guddoomiyaha fulinta ee shabakadda bulshada ee TikTok Shou Zi Chew ayaa ka soo hor muuqan doona guddida tamarta iyo ganacsiga ee aqalka wakiillada ee Maraykanka, iyada oo ay sharci-dejiyayaasha Maraykanku ay baadhayaan hannaanka wadaaga muuqaallada ee barnaamijkan laga leeyahay dalka Shiinaha. Shou Zi Chew ayaa ka hor markhaati furi doona guddida, bisha March 23-keeda, taasoo noqon doonta markii ugu horraysay ee uu ka soo hor muuqdo guddiyada baarlamaanka ee Maraykanka, sida laga soo xigtay Cathy McMorris Rodgers oo ah mudane ka tirsan aqalka wakiillada isla markaana madax ka ah guddiga tamarta iyo ganacsiga ee golaha. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa, iyada oo guddiga arrimaha debedda ee aqalka wakiillada ee Maraykanku uu qorshaynayo inuu bisha soo socota u codeeyo, hindise sharciyeedka looga hortegayo isticmaalka aaladda TikTok ee gudaha dalka Maraykanka, sababo la xidhiidha amniga qaranka. “Shabakadda TikTok ee ay leedahay shirkadda ByteDance, waxay si badheedh ah u ogolaatay ama ugu hoggaansantay xisbiga Shuuciga ah ee Shiinaha ka taliya, inay galaangal u yeeshaan xogta isticmaalayaasha ku sugan Maraykanka” sidaas waxaa laga soo xigtay xildhibaan McCorris Roders. Shirkadda TikTok ayaa si weyn looga isticmaalaa gudaha Maraykanka, waxaana muddo saddex sano ah ay ku gaadhay inay isticmaalaan illaa 100 milyan oo qof, hase ahaatee Maraykanka ayaa dareen badan ka qaba, cidda galaangalka u yeelan karta macluumaadka Maraykanka. Source
  19. Doon Somaliland ka qaaday xalay xoolo ayaa badda ku degtay, 11 qof oo doonta ka hawlgalayay ayaa iyagana la la yahay raq iyo Ruux Mareeyaha Waaxda Dekkada Berbera Ee Jamhuuriyada Somaliland Siciid Xsan Cabdilahi oo faahfahiyay doonida degtay iyo khasaaraha ka dhashay ayaa yidhi, “Doonta SK Marwah oo xalay xoolo ka qaaday Dekedda Berbera ayaa ku degtay meel u dhaw marinka Baabul Mandab. Doontan degtay oo ku wajahnayd Yemen, waxay u rarnayd ganacsatadeenna xoolaha dhoofisa. Waxay qaaday xoolo tiradoodu dhan tahay 1780 neef oo isugu jiray Lo’ iyo Adhi. Sidoo kale waxa saarna doonta shaqaale 10 baxaari ah iyo naakhuudihii doonta waday oo aan ila hadda raq iyo ruux midna aan laga haynin. Waxaan Alle uga baryayaa in uu cawil-naq khayr qaba ka siiyo ganacsatadeenna maalkoodii ku waayay masiibadan rabbaaniga ah. Source