-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
MOGADISHU, Feb. 9 (Xinhua) -- Somalian and the African Union officials on Thursday expressed satisfaction with the ongoing military offensive against al-Shabab and lauded the progress made in restoring peace and security in the country. Source: Hiiraan Online
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay BBC-Engilish ayaa war cusub kasoo saaray dagaalka culus ee maalinta afaraad ka socdo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Wasiirka ayaa marka hore iska fogeeyay eedaymaha loo jeedinayo ee ah in ay dad shacab ah ku laayeen magaaladaasi, wuxuuna tilmaamay in uu dagaalka u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo koox argagixiso ah oo soo weeraray xarumaha ciidamadooda milatariga. kayd ayaa carabka ku goday in dagaalka ay ka qayb-qaadanayaan xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida uu hadalka u dhigay. “Waxaan heynaa oo aanu diiwaan-gelinay in maleeshiyaad iyo xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigyada milatariga,” ayuu yiri wasiir Kayd. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland ayaa intaasi kusii daray inay nolosha ku qabteen tiro kamid ah maxaabiis ka tirsan Al-Shabaab iyo kuwa kale oo kamid ah ciidamada Puntland, kuwaas oo uu tilmaamay inay ku qabteen dagaallada ka socdo magaalada Laascaanood. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay tusayaan beesha caalamka iyo cid walba oo u baahan arrintaasi caddeynteeda, sida uu ku dooday Wasiir Ciise Kayd Maxamuud. “Waxaanu heynaa maxaabiis Al-Shabaab ah, waxaanu heynaa maxaabiis Puntland ah iyo maxaabiis dagaal waxaan diyaar u nahay inaan tusno oo aynu la wadaagno beesha caalamka iyo cid walbaa xaqiiqdiina dagaal uma dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo reer Laascaanood kuwaas oo ah dad reer Somaliland ah,” ayuu markale yiri Wasiirku. Waxaa kale oo uu intaasi sii raaciyey “Sirdoonkeenu waxa ay soo jeediyeen in weerarkan ay soo qaadeen xubno Al-Shabaab ah oo ka faa’iideysanyo xiisadda gudaha,”. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in ciidanka Somaliland aysan burburin xarumaha caafimaadka ee magaalada, isaga oo tilmaamay inay iyagu shacabka u dhiseen. Sidoo kale wuxuu shaaca ka qaaday in aysan weerar ku aheyn dadka rayidka ah ee reer Laascaanood. “Ma weerari karno dadkeena rayidka ah,” ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo maalintii afaraad oo xiriir ah uu dagaal ka socdo Laascaanood, kaas oo ay ku dhinteen illaa 50 qof, kuna dhaawacmeen dad kor u dhaafayo illaa 150 ruux oo u badan rayid, kuwaas oo la kala geeyay Muqdisho iyo Garoowe. The post Somaliland oo soo saartay sheegasho yaab leh oo ku saabsan dagaalka Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - Prime Minister Hamza Abdi Barre appointed Abukar Ahmed Isse Gutale as the new Auditor General following a cabinet meeting on Thursday. Source: Hiiraan Online
-
Can war be the solution to bring peace in certain instances? History appears to answer this provocative question with a heretical yes. The exemplary instance is what happened to Siyad Barre regime and to all Somalis as a whole when SNM forces ran over what was previously known as North Somalia in 1988, thanks to remember the era of robber barons, rampant corruption, callousness, covetousness, clannish rule, cronyism and covert operations of arbitrary arrests. Yes, war is the best solution to bring peace, when pride and prejudice make some factions of a nation astray and when some people reject to live side by side in peace, harmony and fraternity with their neighbours, when an evil faction of entire communities that share blood, culture and country come to believe their own nonsense that they are more than what really they are not. Yes, war is a solution to unrealistic claim by some inhabitants in Sool region for not being part of where they historically and hereditarily belong to. The only win-win solution to Lasanod issue can come when Sool clan militias and those who support them for fear laydown their arms and surrender unconditionally to S/land government, and retreat from their stand or declaration to be an autonomy region under Federal government of Somalia and in turn re-inform, re-declare and re-affirm in the eyes of the contemporary world that Dhulbagante and their Fiqishini allies are part and parcel of Somaliland country. Reality teaches logic. And logic, in its simplest form, is common sense. Humans can longer be kept in darkness. All Somalis and international communities are fully aware that Somaliland has its own army and police forces, its own coast guard, its own demcractically elected legislative body, its own democractically elected executive head of a state, its own judiciary body, its own constitution, its own house of elders, its own currency, and its own undisputed boarders with neighbouring countries and thus completing all legal requirements of a soverign state. He who denies this reality on the ground should have made a ring to a devil who responded to him to make wrong to a get a reaction from the hell. Lasanod is now in hell and he who wants to get it out of the horrific hell should come to angles of heaven who are ready to give a helping hand to humans in crises – S/land is where the future lies. By:Jamafalaag S/land, Hargeisa. jamafalaag@gmail.com As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa la daala dhaceysa dhibaatada ka dhalatay dhul-gariir xoogan oo ku dhuftay qaybo ka mid ah dalkaasi, kaas oo sababay dhimashada ku dhowaad 15 kun oo qof, dhaawac intaas ka badan iyo burbur xoogleh. Hay’adaha dowladda iyo kooxaha gurmadka ayaa weli meydad horleh ka baadi goobayo dhismayaasha soo dumay ee dalkaas oo haatan ku jiro xaalad adag. Haddaba sidee Muqdisho looga dareemay dhul-gariirka ku dhuftay TURKIGA? Magaalada Muqdisho ayaa la tiiraanyooneyso musiibada ka dhacday Turkiga oo ah saaxibka koowaad ee Soomaaliya, waxaana sidoo kale dadka ay mashaqadan ku dhintay ku jiro muwaadiniin Soomaaliyeed oo u badan arday, kuwaas oo ku noolaa gudaha dalkaasi. Qoysaska la tiiraanyoonaya dhul-gariirka ku dhuftay waxaa kamid ah qoyska Cabdiraxiin Nuur Cismaan oo walaalkood Maxamed Nuur Cismaan ku waayey dhul-gariirkaasi. Cabdiraxiin ayaa sheegay in walaalkiis uu kamid ahaa ardayda ku noolaa dalka Turkiga, isla-markaana xilliga uu dhacayay dhulgariirka uu ku sugnaa mid kamid ah magaalooyinka halakeeyay, isaga oo tilmaamay inuu booqasho ugu tegay rag kale oo ay saaxibo ahaayeen, balse uu ku soo dumay dabaqii ay daganaayeen, kadib dhulgariirka ku dhuftray Turkiga. “Maxamed meesha waxa uu u joogay waxbarasho waxaa lagu jiray fasaxiim wuxuuna buuqasho ugu tegay rag ay saaxibo yihiin oo ku sugan magaalada uu dhul gariirku haleelay dabaqii ay ku jireen waa uu ku dumay Allaha u naxariisto,” ayuu yiri Cabdiraxiin Nuur. Sidoo kale waxaa tacsida iyo tiiraanyada musiibadan si weyn looga dareemayaa xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku qul-qulayaan madax kala duwan oo ka tirsan dowladda dhexe & kuwa dowlad goboleedyada oo tacsi u tegay safaaradda. Waxaa kamid ah mas’uuliyiintaasi ra’iisul wasaare Xamza iyo qaar kamid golihiisa wasiirada oo maanta booqasho ugu tegay safiirka Turkiga, Danjire Ibrahim Mete Yagli. Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirrada ayaa u duceeyay dadka dhintay, isaga oo saxiixay buugga tacsida ee loo furay dadka ku dhintay dhulgariirka, waxaana isaga oo ku hadlaya codka Xukuumadda iyo shacabka Soomaaliyeed uu sheegay inay aad uga tiiraanyeysan yihiin, isla markaana ay uga tacsiyeynayaan dowladda Turkiga iyo shacabkeeda. Sidoo kale wuxuu ra’iisul wasaaruhu codsaday in salaadda Jimacaha ee berri si wadajir ah loogu soo duceeyo dadkii ku dhintay dhulgariirkaasi dalka Turkiye iyo Suuriya, inuu Allaah naxariistiisa Janno ugu deeqo, kuwa dhaawaca ahna caafimaad deg deg ah siiyo. Sidoo kale mas’uuliyiinta booqday safaaradda Turkiga waxaa kamid ah guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin oo ay wehliyaan Wasiirrada Gargaarka Galmudug, Jubbaland, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed, kuwaas tacsi ku aadan dadkii ku geeriyooday waxyeeladii ka dhalatay dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey qeybo ka mid ah dalka Turkiga ugu tegay Safiirka dalka Turkiga ee Muqdisho. Gudoomiyaha iyo wasiirrada ayaa saxiixay buuga tacsida, iyada oo uu alle kaga baryay dadkii halkaasi ku dhintay inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, inta ku dhaawacantayna Ilaahay u booga dhayo. The post Sawirro: Sidee Muqdisho looga dareemay dhul-gariirka ku dhuftay TURKIGA? appeared first on Caasimada Online.
-
London (HOL) - Somalia officially reopened its embassy in London after a 32-year hiatus on Thursday. Source: Hiiraan Online
-
Nairobi (Caasimada Online) – The Eritrean President, Isaias Afwerki dismissed allegations of rights abuses by Eritrean troops in Ethiopia’s Tigray region during the two-year war as “fantasy.” The President stated that these allegations were merely part of a “factory of fabricating misinformation” aimed at disrupting the peace process in Ethiopia and creating conflict between Eritrea and Ethiopia. War in Tigray and Eritrean involvement The war in Tigray began in November 2020 and resulted in untold civilian casualties, displaced over two million people, and left millions in need of humanitarian aid. Eritrea’s army supported Ethiopian forces during the federal government’s war against the Tigray People’s Liberation Front (TPLF) and has been accused of some of the conflict’s worst atrocities by the United States and rights groups. A peace deal was signed in November 2021, calling for the withdrawal of foreign forces. However, there was no specific mention of Eritrea, whose regime considers the TPLF its enemy. Eritrean troops remain present in parts of Tigray and are accused by residents of murder, rape, and looting. Afwerki’s response to continued troops presence When asked about the continued presence of Eritrean troops in Tigray, President Isaias stated that he had no intention of interfering in the matter and that the allegations were part of a disinformation campaign to derail the peace process in Ethiopia. He further stated that Eritrea should not be used as a pretext for the problems in Ethiopia or elsewhere in the region. Human Rights Watch recently called for fresh sanctions against Eritrea, citing its “ruthless” conscription policy during the Tigray war. The organization accused Eritrea of rounding up thousands of people, including minors, for mandatory military service and setting up checkpoints nationwide to net recruits. The devastating impact of the war in Tigray The war in Tigray has had a devastating impact on the region and its people. Essential services such as communications, banking, and electricity are slowly being restored. However, the region still faces dire food, fuel, cash, and medicines shortages. Access to Tigray is restricted, making it impossible to verify the situation on the ground independently. Ongoing withdrawal of Eritrean troops The TPLF has announced that it has begun disarming, while the United States has reported an “ongoing withdrawal” of Eritrean troops from Tigray. A joint monitoring body has been established by the Prime Minister’s government and the TPLF to ensure all sides respect the peace deal and to address any violations. SOURCE: NEWS AGENCIES The post Eritrea president calls Tigray rights abuse claims a ‘fantasy’ appeared first on Caasimada Online.
-
The new Republic of Somalia, born in July 1960, from the union between the two States of Somaliland and Somalia, was defined as “an independent, democratic and unitary Republic” (article 1 of the Constitution) In practice, however, at the beginning,, the only unitary elements were at the top of the state pyramid: there was a single President of the Republic; a National Assembly comprising the former Legislative Assemblies of Somaliland and Somalia; a Cabinet whose members were from the two parties of the territory; and a Supreme Court with jurisdiction over the whole country. The Northern and Southern Courts had been separate, operating under different procedures, applying different laws and using different languages. Before integration, the Indian Penal and Criminal Procedure Codes were in force in the Northern regions and the Italian Penal and Criminal Procedure Codes in the South. Source: Hiiraan Online
-
Compared to other regions, sub-Saharan Africa is not a high strategic priority for China, Russia, or the United States. Most of the vital interests of these powers are in Asia, Europe, the Western Hemisphere, and the Middle East. That said, in recent years, U.S. concerns about Chinese and Russian basing in sub-Saharan Africa (SSA) have grown, largely owing to the two countries’ increased desire to project power and influence globally. Source: Hiiraan Online
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Xiisadda ka taagan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa lagu soo warramayaa in haatan ay weji cusub yeelatay, taas oo marba marka ka dambeyso kasii dareyso, waxaana dagaalka uu galay maalintii afaraad. Xiisadda oo sii xoogeysatay ayaa keentay in mas’uuliyiinta gobolka ay ka tagaan shaqada, waxaana haatan is casilay Saleebaan Diiriye Cabdi oo ahaa guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sool ee Somaliland, kaas oo la hadlay warbaahinta, kuna dhowaaqay go’aankiisa. Saleebaan oo xilkan loo soo magacaabay markii uu bilaabanayey kacdoonka Laascaanood ayaa sababta uu isku casilay ku sheegay ‘guumaadka’ lagu hayo shacabka magaaladaasi. Sidoo kale ninkan ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta kale ee kasoo jeeda deegaanka inay iska casilaan xilalka ay u hayaan Somaliland oo ku eedeeyay inay wado xasuuq shacab. Dhanka kale wuxuu ka hadlay xaaladda adag ee ka taagan magaalada, isaga oo beeniyay in Somaliland ay Laascaanood kula dagaalameyso argagixiso, wuxuuna shaaciyay in waxa dagaalamaya ay yihiin dadka deegaanka oo kasoo horjeestay dulmi jirsaday 15 sanno ah. Guddoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Sool ee ku dhawaaqay is-casilaada ayaa intaasi kusii daray in Somaliland uu ugu baaqayo inay ciidamadeeda kala baxdo gudaha degmada Laascaanood, si loo yareeyo khasaaraha soo gaarayo dadka shacabka ah ee dhimanaya. “Xalkii Laascaanood kolay xabad ayuu noqday, umada inta hadhay in ay kala badbaado waxa lagu heli karaa ciidamadaas oo Laascaanood lagala baxo” ayuu yiri Saleebaan. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo uu saaka markale dagaalka uu dib uga qarxay Laascaanood, wuxuuna xoogiisa ka socdaa aagga xerada loo yaqaano Qooja-cadde. Si kastaba, waxaa haatan isa soo taraya baaqyada caalamiga ah ee loo dirayo labada dhinac, waxaana beesha caalamka oo ka hadashay arrinta ka taagan xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ay si adag u cambaareysay dhiiga ku daadanaya gudaha magaaladaasi, ayada oo ku baaqday in dagaalka la joojiyo, kadibna la wada-hadlo. The post Xiisadda Laascaanood oo weji cusub yeelatay kadib tallaabadii Saleebaan Diiriye appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa shalay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka lagu qabtay munaasibad lagu daah-furayay qorshaha ka fal-celinta baahiya bani’aadannimo ee Soomaaliya ee 2023. Kulankan oo ka dhacay Airport Hotel oo ku yaalla gudaha garoonka Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeyb-galay ergeyga madaxweynaha JFS ee arrimaha bani’aadannimada, agaasimaha hay’adda gurmadka Qaranka iyo wakiilka QM u qaabilsan arrimaha gargaarka. Madaxda ka soo qeyb-galay kulankan ayaa waxa ay si qoto dheer u lafa-gureen sida Soomaaliya uga bixi lahayd xaaladda ay ku jirto ee bani’aadannimo. Ergeyga madaxweynaha ee arrimaha bani’aadannimada Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay kulanka ayaa su’aal galiyay sababta ay weli Soomaaliya u wajaheyso halista abaarta, ayada oo in ka badan 7 bilyan oo dollar ay baxday. “10 Sano kadib iyada oo in ka badan 7 bilyan oo dollar ay baxday, maxay Soomaaliya u wajaheysaa halista abaarta? Dadka iyo dowladda Soomaaliyeed waxa ay aaminsan yihiin in aan la rabin in ay isku filnaadaan,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Dad lugu qiyaasay 8.25 milyan oo qof, oo ku dhow kala bar dadka Soomaaliyeed ayaa ayaa sanadkan billowga ah u baahan caawinaad naf badbaadis ah oo deg-deg ah. In ka badan 1.4 milyan oo qof ayaa guryahooda ka bara-kacay si ay u helaan biyo, cunto iyo hab nololeed cusub. Qaramada Midoobay ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in laga cabsi qabo macluul bilaha April iyo June ee sannadkan, haddii aan la joogteynin gar-gaarka bani’aadannimo. Arrimahan ayaa imanaya, iyada oo saadaalintu ay gaddaba muujineyso in xilli roobaadka gu-gana uu noqdo mid hooseeya, taasi oo uga sii dareysa xaalada taagan. The post 10 sano kadib oo $7 bilyan ay baxday maxay Somalia weli u wajahaysaa halista? appeared first on Caasimada Online.
-
Xisbiga Dimuqraadiga Jabuuti (PADD) oo ah xisbiga mucaaradka ah ee ka dhisan dalka Jabuuti ayaa sheegay inuu ogaaday in saraakiil ka tirsan ciidamada Somaliland ay yimaadeen Jabuuti. War-saxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen in saraakiisha tagay Jabuuti ay wadeen dhambaal ka socday madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi. Mucaaradka Jabuuti waxay sheegeen in madaxweynaha Somaliland uu ka codsaday madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle taageerada Jamhuuriyadda Jabuuti. Taageeradaas oo ku saabsan dagaalada dhex maraya ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa deegaanka Laascaanood. Mucaaradka Jabuuti waxay ku eedeeyeen madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, inuu ogolaaday in taageero militari oo toos ah la siiyo ciidamada Somaliland ee dagaalka kaga jira magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Source
-
Guddiga Arrimaha Bini’aadantinimada ee dadka kusoo barakacay dagaalka Magaalada Laascaanood ayaa maanta booqday dhawaacyada yaal Cisbitaalka guud ee magaalada Garowe. Masuuliyiinta ayaa u kuurgalay xaaladda guud dhawacyada waxayna bahda Caafimaadka ee cisbitaalka guud kula dardarmeen in si hufan loogu adeego dhaawacyada Cisbitaalka yaal. Dowladda Puntland waxay hay’adaha Caalamiga ah ugu yeeraysaa in ay gacan ka geystaan sidii gargaar deg deg loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay dagaalka Magaalada Laascaano iyo kuwa dhaawacmayba. PUNTLAND POST The post Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo isbitaalka Garoowe ku booqday dhaawacyadii Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho(Caasimada Online) – Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta kasoo degtay diyaarad sidday qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay dagaallada ka socdo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dowladda federaalka Soomaaliya oo ka jawaabeysa dhibaatada ka taagan gudaha magaaladaas ayaa billowday gurmad u fidinta dadka ku waxyeeloobay dagaallada ka socdo halkaasi, waxayna dirtay diyaarado soo daabulo dadka qaba dhaawacyada halista ah. Illaa sodomeeyo kamid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalllada Laascaanood ayaa la keenay magaalada Muqdisho, waxaana garoonka ku soo dhoweeyay xildhibaan & mas’uuliyiin kale. Dhaawacyada oo loo diyaariyay gaadiidka gurmadka deg-dega ah ee Ambalaasta ayaa loo qaaday qaar kamid ah isbitaallada Muqdisho, si loogu dabiibo xaaladdooda caafimaad. Sidoo kale waxaa la filayaa in saacadaha soo socda la keenayo dhaawacyo kale oo laga soo daabulayo magaalada Laascaanood oo ay weli ka taagan tahay xaalad murugsan. Dowladda federaalka ayaa maalin kahor shaacisay mowqifkeeda, waxayna sheegtay isoo dhaweyneyso rabitaanka reer Laascaanood, ayna sidoo kale garab istaagi doonto. Dagaalka haatan ka socdo gudaha magaalada Laascaanood ee waqooyiga Soomaaliya ayaa galay maalintii afaraad oo xiriir ah, waxaana markale uu saaka dagaalka dib uga bilowday qaybo kamid ah gudaha magaaladaas oo ay isku hayaan ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee ku dagaalamay halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in haatan dagaalka xoogiisa uu ka socdo aagga xerada Qooja-cadde, waxaana rogaal celin sameeyay ciidanka Somaliland oo shalay dib loo riixay. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in afarta maalin ee dagaalka uu socdo ay ku dhinteen in ka badan 50 qof, ayada oo in ka badan 150 kale ay dhaawac yihiin, lagana cabsi qabo in khasaaraha uu intaas kasii bato, maadaama ay weli xabaddu sii dhaceyso. Si kastaba waxaa isa soo taraya baaqyada caalamiga ah ee loo dirayo labada dhinac, waxaana beesha caalamka oo ka hadashay xaaladda Laascaanood ay si adag u cambaareysay dhiiga ku daadanaya magaaladaasi, ayada oo ku baaqday in dagaalka la joojiyo, kadibna la wada-hadlo. The post Dhaawacyo laga soo qaaday Laascaanood oo Muqdisho la keenay maanta (Daawo) appeared first on Caasimada Online.
-
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo la Hadley qeybta afka English ee Idaacada BBC-da ayaa yidhi :- “ Waxaanu haynaa maxabiis Al-Shabaab ah , waxanu haynaa maxabiis Puntland , waxaanu diyaar u nahay in aanu tusno beesha Caalamka , ma jirto dagaal u dhaxeeya Somaliland iyo shacabka reer Laascaanood . Waxaa jira dagaal iyo weerar ka imanaya kooxo Maleeshiyaad ah oo ku xidhan ururka AS Maayarka Laascaanood wuu iscasilay si uu ugu biiro ciidanka Maleeshiyaadka ah . Ciidamada Somaliland waxay awood u leeyihiin inay dalkooda difaacan iyaga oo hada-na is xakameynaya “ Qaran News
-
Qof kasta oo inuun S/land lexejeclo ka hayso,Qof kasta oo inyar Damiir dadnimo ku jirto waa inuu si qayaxan uga hor yimaadaa ololaha geerida ee Laascaanood ka socda Qof kasta, hadda qof kasta oo in uun Somaliland lexejeclo ka hayso. Qof kasta oo in yar oo dadnimo amma damiir ahi ku jirto, waa in uu si qayaxan u ga hor yimaaddo ololaha geerida ee Laascaanood ka socda. Sool clan in ay Somaliland ka mid noqdaan oo wax la yeeshaan Muuse ayaa ka diiday, heshiiskii la la galay na wuu jeexjeexay oo xashiishka ku daray. Wada tashi iyo wax wada yeelasho hadii la diido, ka la tashi iyo wax ka la yeelasho Khasab ayay u imanaysaa. Qofka aaminsan in Sool clan xabbad iyo xoog Somaliland lagaga dhigi karoow, gudcur baad gudaysaa, uunka Ilaahay oo dhan na adiga ayaa u gu aragti gaaban. Qof kasta oo Somaliland dan ka lihi ha ka shaqeeyo aamusiinta qoriga iyo joojinta dilka. Ciidanka SL waa in Laascaanood iyo deegaamada Sool clan la ga soo qaado, miyir qab na la gu wada hadlo. Siyaasi ahaan hadii la isu fahmi waayo, xabbad la is ku fahmi maayo, kuwa waxaas u durbaan tumayaa na waa doqomo aanu caqli ku duugnayn. Dadku doqomadoda dib ayay mariyaan oo u taliyaan, laakiin Somaliland, gaar ahaan beesha Isaaq, doqomada ayaa hor booda. Walaahi, oo Bilaahi, oo Tolaahi, haddii xabbaddu toban sanno socoto, sanadka 11aad waxa uu bilaabmayaa iyaka oo Sool clan halkooda jooga, Somaliland na aan ogolayn. Taasi waa xaqiiqo, xaqiiqada taas ah na waxa dood ka keeni kara uun qof keliya – waa qofkii dood ka qaba xaqiiqada ah in Cadceedu ay subax walba jihada Bari ka soo muuqato, oo Galbeed na ku libidho. Besba. Waar dagaalka ha la joojiyo, hadii aan la joojinayn na, Biixi iyo Kaahin wiilashooda buurbuuran ee Hargeysa joogaa safka hore ha soo galeen. Taasi ma dhacayso oo waa xaqiiqo saw ma aha? Hadaba xabbaddu xal ma aha ee xabbaddda ha la joojiyo. Culimadu ha cadayso wiilasha Hargeysa la ga diray ee Laascaanood ku dhimanayaa in ay xaqdarro ku dhimanayaan oo wax ku dilayaan. Qof kastoow wiilkiina u sheeg xaqiiqada taas ah, kacdoon shacbi na ha la sameeyo. Somaliland ha la badbaadiyo. Waxaa Qoray:- Maxamed Haaruun Biixi Qaran News
-
Mogadishu (HOL) - Eighteen people who have been injured in the ongoing fighting between the Somaliland military and SSC-Khatumo forces in Las Anod were transported to Mogadishu for medical treatment on Thursday. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo uu shir guddoomiyay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre. Kulankan oo ahaa midka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa lagu magacaabay Hanti-dhowra cusub, kaas oo ay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen xubnaha Golaha Wasiirada. Hanti-dhowraha cusub ayaa waxaa loo magacaabay Abuukaate Axmed Ciise Guutaale, kaas oo ay soo jeedisay in xilkan loo magacaabo Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Guutaale ayaa ah nin aqoonyahan ah, sidoo kalena ka soo shaqeeyay warbaahino kala duwan, isaga oo ahaa agaasimaha Idaacadda Mustaqbal ee magaalada Muqdisho. Ninkan ayaa bedalaya Maxamed Cali Afgooye oo horay xilkan usoo hayey, kaas oo ay magacowday xukuumaddii hore ee ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre. Golaha ayaa sidoo kale ka dooday shuruuc la horkeenay oo dalka ahmiyad weyn u leh, wuxuuna goluhu si wadajir ah u ansixiyey Hindise Sharciyeedyada kala ah. Dhanka kale Golaha Wasiirada ayaa waxaa loo gudbiyay laba Hindise Sharciyeed oo muhiim ah, kuwaas oo kala ah Hindise Sharciyeedka Maareynta Deegaanka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada iyo Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta oo ay soo gudbisay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoloojiyadda iyo sidoo kale Siyaasadda Maareynta Deegaanka oo Golaha ay horkeentay isla Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada. Ra’iisul Wasaare Xamza oo kulanka hadlay ayaa tilmaamay shuruucda uu goluhu meelmariyey ay dhammaantood yihiin kuwa leh mudnaan gaar ah oo hagaya dhinacyada Amniga iyo Siyaasadda Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada, gaar ahaan deyn cafinta. Hindise Sharciyeedyadan ayaa loo gudbin doonaa Golaha Baarlamaanka, si ay uga gutaan waajibkooda dastuuriga ah. Ugu dambeyn wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa Golaha warbixin ka siiyey amniga guud ee dalka iyo howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyada oo Goluhu bogaadiyey dadaallada socda ee dalka lagu xoreynayo laguna xasillinayo. The post Golaha wasiirada oo maanta magacaabay hanti-dhowraha cusub ee qaranka (Aqriso) appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - The Executive Secretary of the Comprehensive Nuclear-Test-Ban Treaty Organization (CTBTO), Dr. Robert Floyd, is expected to arrive in Somalia on February 15 for a one-day meeting with government officials. Source: Hiiraan Online
-
Bariis Iskukaris is a traditional dish from Somalia made with basmati rice and a mixture of spices. About four out of five students tried it, with 81% of students reporting they either loved or liked it. FoodCorps is a national nonprofit focused on increasing access to nutritious meals in schools. Source: Hiiraan Online
-
In the world championship of corruption, the competition is fierce. The NGO Transparency International has just published its list of countries according to the level of perceived corruption. Source: Hiiraan Online
