Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Damascus (Caasimada Online) – In a pre-dawn air strike on Sunday, Israel killed 15 people, including two Syrian civilians, and caused extensive damage to a building in the Kafr Sousa district in Damascus that housed state security agencies. The attack targeted a meeting attended by Syrian regime officers and was described as the deadliest Israeli attack on the Syrian capital since the civil war began. The strike also created a crater in the road. It wrecked the 10-story building home to senior state officials and Syrian intelligence headquarters. The strike and its aftermath The Syrian Observatory for Human Rights reported that the strike also killed a woman in the Mazraa district, possibly hit by Syrian anti-aircraft munitions. The Observatory also said that a warehouse used by pro-regime Iranian and Hezbollah fighters near Damascus was hit by other missiles overnight. The Iranian news agency, Tasnim, stated that “no Iranian was harmed” and that the strike hit “exactly the spot” where Hezbollah’s top commander Imad Mughniyeh was killed in a 2008 car bombing that the Lebanese Shiite group blamed on Israel. Although it is unclear who the intended target of the strike was, the Syrian defense ministry initially reported a death toll of five, including one soldier, and 15 wounded civilians, some of whom were in critical condition. The strike left a gaping hole in the street and caused a road to the crater. Israel’s actions in Syria Israel has carried out hundreds of air strikes against Syria during more than a decade of war in the country. Its primary targets have been the army, Iranian forces, and Hezbollah, allies of the Damascus regime. However, the historic buildings near the medieval Damascus citadel were also severely damaged during the recent strike, according to the head of the Syrian antiquities department, Nazir Awad, who blamed “an Israeli missile” for the destruction. The Syrian conflict The Syrian conflict began in 2011 with the brutal repression of peaceful protests and has escalated to pull in multiple foreign powers and global jihadists. Almost half a million people have been killed. The conflict has forced around half of Syria’s pre-war population from their homes. President Bashar al-Assad’s regime receives military support from Russia and Iran, and Tehran-allied armed Shiite groups, including Hezbollah, declared enemies of Israel. Response to the strike Syrian Foreign Minister Faisal Mekdad called the strike “a crime against humanity,” especially as Syria is currently seeking to recover from the devastating earthquake that struck the country on February 6, killing more than 44,000 people across the country’s north and west and southern Turkey. The Gaza-based Palestinian militant groups Hamas and Islamic Jihad also denounced the strikes. The post Deadly Israeli airstrike shakes Damascus, kills 15 people appeared first on Caasimada Online.
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidankii lagu soo tababaray dalka Eritrea ee dhawaan dalka lagu soo celiyey ayaa maanta dad shacab ah dilal ugu geystay magaalada Muqdisho. Ugu yaraan hal qof ayey maanta dileen ciidankaas, halka qof kale ay dhaawaceen, waxayna arrintaan magaalada ka abuurtay walaac cusub. Kolonyo ciidankii dhawaan laga keenay Eritrea oo maanta mareysay isgoyska Baar-ubax ee magaalada Muqdisho ayaa toogtay wiil arday ahaa oo Jaamacad ka yimid. Wiilka la dilay ayaa la socday mooto Bajaaj, waxaana dilay askari rasaas ku furanayey wadada, sida ay warbaahinta u sheegeen dadkii ku sugnaa goobta uu dilku ka dhacay. Mid ka mid ah dadkii goobjooga ahaa ayaa warbaahinta la hadlay wuxuuna yiri, “Xasan Sheekh iyo Shuute inta isku tagaan hasoo saareen sharci xakamey kara raggaan argagaxsan oo wax ay ka cabsanayaan aan la garaneyn oo markii ay laba qof arkaan xabad ku ridaya.” Haweeney kale ayaa tiri “Wax ciidankaan dadka ka ceshanaya malahan, shan shan ayey mootooyinka u saaran yihiin, dadka waa dhacayaan, waana dilayaan, waxaan nolol maaha, dowladna ma heyno ilaahey hana dhaafiyo tan.” Hadallada dadkaas shacabka ah ay maanta warbaahinta u marsiiyeen dowladda ayaa muujinayey quus iyo caro xoog leh oo shacabka ay ka qaadeen dilalka bareerka ah ee ciidanka dowladda ay u geysanayaan. Askari kale oo ka tirsan ciidankii lagu soo tababaray Eritrea ayaa maanta qof kale ku dhaawacay degmada Xamarweyne ee isla Muqdisho, saacado kadib taliska booliska gobolka Banaadir ayaa soo saaray qoraal ay ku sheegayaan in la soo qabtay askarigii dhaawacay qofka. Ninka la dhaawacay ayaa darawal ka ahaa gaari xamuul ah, waxaana ku dhacday laba xabadood, sida uu warbaahinta u sheegay aabihiis oo goobta ku sugnaa, ninka dhaawacmay ayaa laga deyrinayey xaaladiisa caafimaad. Dhowr xarumood ayaa gudaha magaalada Muqdisho laga dejiyey ciidankii lagu soo tababaray dalka Eritrea, waxaana magaalada ku soo badaneysa cabshada ay shacabku ka qabaan, iyadoo lagu eedeynayo inay geystaan dilal, dhac iyo handadaado kale oo bulshadu aysan ka mudneyn. Hoos ka daawo The post Daawo: Ciidamada laga soo celiyey dalka Eritrea oo maanta dilal ka gaystay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  3. Menlo Park (Caasimada Online) – Meta, the parent company of Facebook and Instagram, has announced the launch of a new paid subscription service called “Meta Verified” that will allow users to verify their accounts for a monthly fee starting at $11.99. The service will initially be launched in Australia and New Zealand. It will enable users to obtain a blue badge, extra protection against impersonation, and access to customer support. The move is part of Meta’s efforts to increase authenticity and security across its platforms. Users can verify their accounts with a government ID, and only those over 18 years old will be allowed to subscribe. Existing verified accounts on Facebook and Instagram will not be affected, and the service is not yet available for businesses. The launch of “Meta Verified” comes in the wake of Elon Musk’s attempt to introduce a similar service on Twitter. However, Musk’s effort backfired due to the proliferation of fake accounts that cast doubts on the platform’s future. Meta has been facing financial difficulties over the past year and announced in November 2022 that it would lay off 11,000 employees or 13 percent of its workforce, which was the company’s most considerable worker reduction in history. The move was part of a wider trend of redundancies announced by Silicon Valley companies as the tech industry faces economic challenges. Meta has also been making a big bet on the metaverse, the virtual reality world that Mark Zuckerberg believes will be the next big thing online. The company’s stock price had dropped significantly over the last year. However, it has started to recover some of the ground in 2023. The launch of “Meta Verified” is part of the company’s efforts to empower content creators and to provide them with tools to grow and build communities. The subscription bundle will be available on the web, on Apple’s iOS and Android, with pricing starting at $11.99 per month. Other social media apps, such as Snapchat and Telegram, have already introduced paid subscription services to generate revenue. The launch of “Meta Verified” is another step in Meta’s efforts to diversify its sources of income. The post Meta follows Twitter with “Meta Verified” subscription service for account verification appeared first on Caasimada Online.
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Qeybta Guud ee Boliiska gobolka Banaadir ayaa war kasoo saaray iska hor-imaad shalay ka dhacay isgoyska Siinaay ee degmada Warta Nabadda, kaasi oo uu ka dhashay khasaare kala duwan. Qoraal kasoo baxay taliska Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalka uu dhexmaray ciidamo ka tirsan Booliska oo ku sugnaa kontarool ku yaalla isgoyska Siinaay iyo maleeshiyaad hubeysan oo la socday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka. Is-rasaaseynta labada dhinac ayaa timid kadib markii ciidanka maleeshiyada ahaa ee sarkaalka la socday ay ka dhago adeegeen in la hubiyo, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay taliska qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir. “Waxaa ka dhashay dhaawaca qof Muwaadin ah oo goobta marayay iyo labo askari oo kamid ah askartii hubineysay kontaroolka iyo mid kamid ah askartii sagaalka la socotay,” ayaa lagu yiri qoraalka. Taliska Booliska ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in dagaalka kadib ciidankii ku sugnaa bar-kontaroolkaas ay gacanta kusoo dhigeen labo nin oo maleeshiyo hubaysan ah, kana mid ahaa kuwii la socday sarkaalka ka tirsanaa ciidanka xoogga iyo laba qori oo BKM ah oo ay wateen. “Waxaana haatan socda baaritaan la xiriira dhacdadaan iyo baadi goobka dadkii ku lugta lahaay shaqaaqadan ka dhacday isgoyska Siinaay ee Muqdisho.” Magaalada Muqdisho waxaa marar badan ka dhaca isku dhacyo dhexmara ciidanka dowladda oo sababo kala duwan leh, waxaana ka dhasha khasaare soo kala gaara dhexdooda iyo sidoo kale dad shacab ah. The post DF oo tallaabo qaaday kadib iska hor-imaadkii ciidamada dowladda ee Isgoyska Siinaay appeared first on Caasimada Online.
  5. Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday olale ay lacag uga aruurineyso dadweynaha si ay qeyb uga noqdaan gurmadka uu caalamku la gaarayo dadka uu wacyeeleeyay dhulgariirk ka dhacay qeybo ka mid ah Turkey iyo Suurya. Olaha ayaa waxaa daahfuray ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Bare waxa uuna ka codsaday dadweynaha iney bixiyaan wixii karaan kooda ah maalintii Khamiista. Horay Ra’iisul wasaaraha ayaa u magacaabay guddi uu hoggaaminayo wariiska arrimaha Gudaha Soomaaliya Ahmed Moalim Fiqi, maalin kadib markii uu soo saxiixay buuga tacsiday oo yaalay safaaradda Turkey ee Soomaaliya. Olaha ayaa waxaa live laga dhiga warbaahinta maxliga ah waxaana qeyb ka ah bulshada rayidka, ururada diinta, ganacsata iyo dadka caanka ka dhex ah bulshada. Guddiga ayaa sheegay in gudmadklaan uusan aheyn mid gargaar ka li ah balse uuyahay amaal gud ay bulshada Turkiga u hayaan dadka Soomaaliyeed, waxayna sheegeen in aan la fileyn hanta badan balse ay qabaan barbar istaag ah in ay dadka Turkiga ku noolyihiin qalbiyaa dadka Soomaaliyeed. Olaha waxaa qeyb ka aha bahda warbarashada sida jaamacadaha iyo dugsiyada, ganacsatada qeybaheeda kala duwan, bahda caafimaadka, maamulada dalka, iyada oo maamul walba madaxweynihiisa uu qoondo ku qoray dowlad goboleedkiisa. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay qoondo ka mid mushaarkooda in loo jaro gudmadka Dalka uu dhibaateeyay dhulgariirka. Olaha oo warbaahinta ka socday saddex maalin ee la soo dhaafay ayaa waxaa lagu qadaa in la soo xiro maalinta beri ah oo la shaaciyo qidmadda lacageed ee la aruuriyay. Dhanka kale shirkadaha iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkey ayaa siyaabo kala duwan lacag uga deeqay gurmadka dadka ku wacyeeloobay dhulgariirka ku dhacay Turkey 6 bisha February. Turkey ayaa waxay dadka Soomaaliyeed ku xasuustaan gurmadkii ay u fidiyeen dadka Soomaaliyeed markii ay abaarto iyo colaadaha saameeyeen 2011. Dalka Turkey waxaa deeq waxbarasho ku jooga kumanaan arday Soomaaliyeed ah, waxaan jira xiriir ganacsi oo xooggan oo dhex mara ganacsata labada dalka. Dhan kale waxay kab miisaaniyadeed siiyaan dowladda Soomaaliyeed, waxayna qeyb ka qaataan dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed iyo la dagaalanka kooxda Al-shabaab. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  6. Laascaanood (Caasimada Online) – Isimada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa maanta war cusub kasoo saaray wada-hadalka ay ku baaqday Somaliland iyo ergada Isimida ah ee uu maamulka Muuse Biixi u dirayo. Garaadada dhaqanka ee Laascaanood ayaa sheegay in aysan u imaan karin ergo ka socota Somaliland, iyaga oo soo dhaweeyeen go’aanadii maanta kasoo baxay beesha West Burco Clan ee ku sheegeen inay ka baxeen ergada Muuse Biixi uu sheegay in uu Laascaanood u dirayo. “Beesha West Burco Clan haddii ay ka dhiidhiyeen duulaanka nalagu soo qaaday waanu soo dhawaynaynaa go’aankooda. Suldaankii xalay lahaa Laascaanood baan aadayaa oo isimaaan wada hadalnay waxaan leenahay iska noqo, anaka ha noo imanina,” ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Isimida SSC ayaa u muuqda in ay ka laabteen go’aankoodi hore ee ay ku sheegeen si ay uga qeyb-galaan wada-hadal dhex-mara Somaliland, in marka hore ay rabaan in ciidamadooda laga dulqaado magaalada Laascaanood iyo in xabad joojinta dhanka Somaliland shuruud la’aan u dhaqan-geliso. Hadalkan ayaa imanaya saacado un kadib markii beesha West Burco Clan ee Somaliland ay dagaalka Laascaanood ku eedeysay Muuse Biixi, islamarkaan ay sheegtay in ay ka qeyb-galeyn kana mid noqoneyn ergada uu dhawaan sheegay Muuse Biixi, iyaga oo ku sababeeyay in ay qaadi karin masuuliyada in Biixi aqbalayo go’aamada ay ergadu gaadho. “Beesh West Burco Clan waxa ay go’aansatay in aan ay ka qaybgelin kana mid ahayn ergada uu sheegay Muuse Biixi inuu u dirayo Laascaanood sababta oo ah ma qaadi karno kalsoonida inuu aqbalayo go’aamada ay ergadu gaadho annaga oo ku xisaabtamayna aanu jirin jawi nabadeed oo lagu wada-hadli karo,” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay beesha West Burco Clan. “Waxaa ciidanku ay xabad nool la dhaceen dad shacab ah oo ka gadooday dilalka qorshaysan ee loo geesanayay haldoorka iyo birmagadaydada gobolka Sool mudada tobanka sanadood ka badan. Cabudhintaasi waxa ay la mid tahay hab dhaqanka qallafsan ee uu caadeeystay xukunka Muuse Biixi.” Madaxweynaha Somaliland oo dhawaan ka hadlay dagaalka Laascaanood ayaa sheegay in Isimo u dirayaan magaalada Yagoori, halkaasi oo uu sheegay in uu ka furmi doono wada-hadal xal nabadeed looga gaarayo xiisadda Laascaanood. “Anagu sidii Siyaad Barre magaalada ma aanan duqeynin, umana doonayno in aan u duqeyno, mana nihin ciidamo cadow ah, sidii Kacaanka oo dalkooda gumaadaya, dulqaad iyo tudhaale bay sameynayaan ciidamadu, mar kasta waa lasoo weerarayaa oo xabad ku socotaa, ciidamadu walina wey dulqaadanayaan, weyna u turayaan dadkoodii,” ayuu yiri. Arrimahan ayaa imaanaya xilli dagaalka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool uu galay asbuucii saddexaad, inkasta oo uu hadda ka qaboobay sidii hore. The post Isimida SSC ‘oo go’aan kasoo saaray wada-hadalkii Somaliland kadib arrin maanta dhacday appeared first on Caasimada Online.
  7. African Leaders Malaria Alliance (ALMA) PRESS RELEASE African Union Malaria Progress Report 2022: Sustained Political Will and Adequate Resources Needed to Achieve the Goal of Eliminating Malaria in Africa by 2030 The report also acknowledges the efforts of Member States to launch “Zero Malaria Starts with Me” campaigns and End Malaria Councils and Funds Access Multimedia Content ADDIS ABABA, Ethiopia, February 19, 2023/ — His Excellency President Umaro Sissoco Embaló of the Republic of Guinea-Bissau, Chair of the African Leaders Malaria Alliance (www.ALMA2030.org), presented the African Union Malaria Progress Report 2022 at the African Union Summit in Addis Ababa. The report highlights the ongoing challenges in the fight against malaria in Africa and the urgent need for strong political commitment and leadership, robust partnership, and increased investments from Member States to reach the goal of eliminating malaria in Africa by 2030. Since 2000, malaria incidence and mortality have declined by 37% and 59%, respectively. As a result, 1.5 billion malaria cases and 10.6 million malaria deaths have been averted over the past two decades in Africa. However, according to the report, progress against malaria remains stalled for the last few years. Most Member States are off-track to achieving the African Union’s bold and ambitious targets to defeat malaria by 2030. In 2021, Africa continued to bear the highest malaria burden, with 96% of all malaria cases (238 million cases) and 98% of all malaria deaths (603,877 deaths) occurring in Africa in 2021. Nearly 77% of malaria deaths were among children under 5. This burden undermines our collective social and economic development efforts and is a barrier to achieving the objectives of Agenda 2063 for socio-economic transformation. “We must redouble our efforts to achieve the goal of eliminating malaria in Africa by 2030. Sustained political will, increased resources, and a shared sense of urgency are needed to make this goal a reality,” said His Excellency Umaro Sissoco Embaló, President of the Republic of Guinea Bissau and Chair of the African Leaders Malaria Alliance. We must work together to ensure that every African has access to life-saving malaria interventions,” he added. Despite the impact of the COVID-19 pandemic and biological challenges, in 2021, malaria mortality declined by 3.4%. Countries demonstrated solid political commitment, innovation, and resilience, maintaining their essential campaigns so that more nets than ever before were delivered to countries, more children were reached through Seasonal Malaria Chemoprevention, and Indoor Residual Spraying Campaigns continued as planned. However, disrupted access to health facilities and supply chain disruptions have impacted malaria case management and access to essential services such as antenatal care, leading to lower coverage of Intermittent Preventive Treatment in pregnancy. “The COVID-19 pandemic has highlighted the need for strong and resilient health systems. Investing in ending malaria saves lives and builds stronger health systems that can respond to future pandemics. The African Union Malaria Progress Report 2022 reminds us of the urgent need for increased investment and commitment from Member States to reach the goal of eliminating malaria in Africa by 2030,” said H.E. Amb. Minata Samate Cessouma, Commissioner for Health, Humanitarian Affairs, and Social Development at the African Union Commission. Despite the global community’s pledge of US$15.7 billion to replenish The Global Fund, the report expresses concern that this fell short of the replenishment’s US$18 billion target. Existing and pledged resources are insufficient to fully support malaria programmes, especially as Member States confront drug and insecticide resistance, low malaria intervention coverage, global inflation, supply chain disruptions, and other economic shocks. Increased domestic resources with strong partnerships are urgently required to maintain lifesaving malaria programmes and avert a resurgence in cases. The report also acknowledges the efforts of Member States to launch “Zero Malaria Starts with Me” (https://ZeroMalaria.Africa/) campaigns and End Malaria Councils and Funds. In 2022, the Republics of Burundi, Cabo Verde, Cameroon, and South Sudan launched their Zero Malaria Starts with Me campaigns bringing the total number to 27. In 2022, the Republics of Guinea, Nigeria, and Rwanda announced or launched high-level End Malaria Councils. These country-led initiatives help sustain malaria high on the high political and development agenda, mainstream malaria as a priority across all sectors and levels and mobilize millions of dollars of resources for malaria programmes. “There are a growing number of threats to our goal of eliminating malaria, including the malaria parasite becoming increasingly resistant to antimalarials and mutating to evade detection by rapid diagnostic tests, as well as emerging resistance to insecticides among malaria-carrying mosquitoes. Ensuring that the current malaria interventions are effectively used and tailored to the local context, that new tools needed to address these threats are developed and rolled out as quickly as possible with increased malaria funding and coordinated partnership is crucial at this critical juncture to end malaria for good,” said Dr. Corine Karema, RBM Partnership to End Malaria Interim CEO. Heads of State and Government are committed to ensuring that all malaria affected countries will launch End Malaria Councils and End Malaria Funds to increase multisectoral action and domestic resource commitments for malaria. With 27 African countries launching Zero Malaria Starts with Me, the African Union looks forward to having the remaining Member States out of 47 African countries impacted by malaria. Through the launch and implementation of Zero Malaria Starts with Me and by rolling out new innovations to address resistance, countries continue to build on the shared responsibility, global solidarity, strong commitment, and coordinated action demonstrated during the Covid emergency. The African Union Malaria Progress Report 2022 is now available for download on: www.AU.int and https://ScoreCardHub.org/. Distributed by APO Group on behalf of African Leaders Malaria Alliance (ALMA). About ALMA: Founded in 2009, the African Leaders Malaria Alliance (ALMA) is a ground-breaking coalition of African Heads of State and Government working across the country and regional borders to achieve a malaria-free Africa by 2030. All Member States of the African Union are members of ALMA. www.ALMA2030.org SOURCE African Leaders Malaria Alliance (ALMA) Qaran News
  8. Askar ka tirsan ciidanka dowladda ayaa maanta laba wiil ku dishay magaalada caasimadda ah ee Mudisho, dadka la dilay ayaa la sheegay in mid kamid ah uu ahaa darawal ku xamaasha gaadiidka lagu raro guryaha ee Niicda loo yaqaano, halka wiilka kale uu ahaa mid arday ah sida ay sheegayaan dadka goobjoogayasha ah. Dilka Darawalka ah ayaa ka dhacay degmada Xamarweyne, halka qof Ardayga lagu dilay degmada Howlwadaag gaar ahaan xaafadda Baar Ubax, waxaana ka dhashay kacdoon dadweyne oo ay sameeyeen dadka shacabka ah ee ku nool xaafadda, kuwaas oo ka xun dilka loo geystay wiilka dhallinyarada ahaa. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa muddoooyinkaan kusoo badanayay dilalka ay geysanayaan ciidanka ka tirsan dowladda, kuwaas oo dhowr jeer dilal kale duwan u geystay dad shacab ah, majiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha ammaanka oo ku aadan ka dilalka ka dhacay maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukunno kale duwan ku riday askar la sheegay in ay dil u geysteen dad shacab ah, waxaana ugu dambeeyay qisaas shalay lagu fuliyay laba askari oo horay u dishay laba qof oo ah shacab aan waxba galabsan oo ku kala sugnaa degmooyinka Balcad iyo Xamarweyne. Gobolka Banaadir ayaa waxaa sidoo kale 48-dii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay dilal kale duwan, oo mas’uuliyadooda ay sheegteen dagaalamayaasha Al-shabaab, iyadoo ay xusid mudan tahay in ciidanka Booliiska ay maanta toogasho ku dileen deegaanka Garasbaaley nin hubeysan oo isku dayay dilka askari ka tirsanaa ciidanka dowladda. Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa muddooyinkii dambe ka dhacay dilal kale duwan oo ay geysanayeen ciidan ka tirsan dowladda, waxaana ku baxay falalkaas muwaadiniin aan wax dambiya laheyn, Al-shabaab ayaa dhinaca kale geysta dilal ay ku dilaan askar iyo sidoo kale shakhsiyaad gaar ah oo ay artilmaameedsadaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Mogadishu (Caasimada Online) – A former military trainer with the Somali National Army has been sentenced to 15 years in jail for sharing sensitive information with the Al-Qaeda-linked group Al-Shabab. Abdiaziz Hussein Nur, 63, was found guilty of passing on critical details about the movements and operations of soldiers to the militant group, which has been fighting to maintain control of its bases. The Somali military court noted that Nur’s extensive knowledge of military operations made him a valuable asset to the Al-Shabaab. The evidence presented in court led to his conviction, and the final sentencing is not subject to appeal. The conviction of Nur has been hailed as a significant victory by members of the security forces. Al-Shabab has been using insider information to launch sophisticated retaliatory attacks. Spying on the national army is the group’s traditional strategy to wage such attacks. They often use available information on the national army and foreign troops to launch attacks on various Forward Operating Bases across the country. Attacks on military bases are common in Somalia and are often attributed to insiders. Execution of two soldiers convicted of killing civilians In a related development, two soldiers, Qasim Duale and Hassan Juulle Shakir were executed by firing squad on Saturday after being sentenced to death by the Armed Forces Court for killing two innocent civilians in Mogadishu and Balcad in January. The federal government of Somalia reserves the death penalty for individuals convicted of serious crimes, as it has very few civilian courts. The two soldiers had the opportunity to defend themselves. However, according to court documents, their defense team lost the case. The government of Somalia has been working to improve the security situation in the country, which has been plagued by violence and instability for years. Prime Minister Hamza Abdi Barre announced on January 7 that an investigation was underway into soldiers arrested on suspicion of facilitating a recent attack on the Villa Rays Hotel near the presidential palace in Mogadishu. The hotel is located near the heavily fortified presidential palace and is popular with government officials. On November 27 last year, the extremist group Al-Shabab attacked the Villa Rays Hotel. The attack began with a suicide bombing, after which Al-Shabab fighters stormed the building. Security forces could kill five of the attackers and rescue 60 civilians, but not before eight civilians were killed in the attack. One soldier was also killed, and five others were wounded in the operation to retake the hotel. During an interview with state TV, the Prime Minister said, “We want a thorough investigation, but I can assure you that all those suspected have been arrested, and their investigation is underway.” The Prime Minister did not specify the number of soldiers arrested in connection with the attack or when the investigation would be completed. No one has yet been brought to the court concerning the attack. The post Somali court sentences Al-Shabab spy to 15 years in jail appeared first on Caasimada Online.
  10. Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, 15 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib duqeymo ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen caasimadda Suuriya ee Dimishiq, , sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Suuriya . Weerarradaan oo dhacay saaka subaxnimadii ayaa lala beegsaday dhismo ku yaalla xaafadda Kafr Sousa ee bartamaha magaalada Dimishiq,gaar ahaan dhismooyin ku dhow xarumo Iran ay ku leedahay halkasi, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters, iyadoo soo xiganaysa goobjoogayaal. Warbaahinta ayaa ku warantay in shan qof la dilay, oo uu ku jiro askari, waxayna intaa raaciday in tiro badan oo dhismooyin ah oo ay lahaayeen dad rayid ah loo geystay burbur. Muuqaalo ay faafisay warbaahinta dowladda ayaa muujinayay in dhismo ka kooban 10 dabaq uu si xun ugu burburay weerarka, kaasoo burburiyay dhismihii dabaqyada hoose. PUNTLAND POST The post Israa’iil oo duqayma ka fulisay caasimadda dalka Suuriya appeared first on Puntland Post.
  11. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya mudane William Ruto, xilli ay ku sugan yihiin dalka Itoobiya halkaas oo madaxdu kaga qeyb gaayso shirka midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka Kenya dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xasilinta iyo horumarinta dalka, gaar ahaan halganka isku dhafka ah ee ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay wadaan ee dalka lagaga xoreynayo argagixisada Khawaarijta. Dhankiisa, Madaxweyne William Ruto ayaa sheegay in dalkiisu ay si buuxda u taageerayaan ka mid noqoshada Soomaaliya ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC), isagoona tilmaamay in dalkiisa ay saameyn toos ah ku yeelanayso xaaladda Soomaaliya, muhiimna ay u tahay xasilloonida Gobolka. Labada Madaxweyne ayaa iska xog-wareystay xaaladda gobolka iyo caqabadaha jira, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu u sheegay dhiggiisa Dalka Kenyain Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku shaqeynayaan aragtida Soomaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah, sidaas awgeedna ay mudnaanta siinayaan yareynta khilaafaadka iyo xasillooni darrada Gobolka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saartay goordhoweyd ku sheegatay inay dishay 29 kamid ah askartii lagu soo tababaray dalka Eritrea ee dib loogu soo celiyay dalka. Waxay sheegtay in askartaan ay ku dishay dabin xilli ay ku socdaalayeen duleedka deegaanka Daaru-nicma ee gobolka Shabeellaha Dhexe, maadama ciidamada kooxda ay ka warqabeen dhaq-dhaqaaqooda, sida lagu yiri bayaanka kasoo baxay kooxda Al-Shabaab. Ciidamada ayaa sida ay sheegtay kooxdu u socday howl-galo qeyb ka ah dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, kaasi oo ka socdo qeybo badan oo dalka ah. Kooxda ayaa sidoo kale waxay sheegatay in askarta la dilay uu ku jiray taliyihii hogaaminayay, “Waxaa jira hub iyo saanad ciidan oo laga qaniimaystay,” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay kooxda. Waxa kale oo ay sheegtay kooxdu in ay sii wadi doonto waxa ay ugu yeerto “Jihaadka”, iyada oo bulshada ka dalbatay in ay ka fogaadan saldhigyada, xarumaha iyo xafiisyada dowladda ku leeyihiin degmooyinka iyo deegaanada kale. Kooxda ayaa la ogyahay in weerarada iyo qaraxyada ay fuliyeen inta badan ay waxyeelo kasoo gaarto dadka shacabka, oo ayagu ah dhibanaha u weyn ee kooxda. Marka laga soo tago sheegashada kooxda Al-Shabaab, illaa hadda majiro warar madax-banaan oo xaqiijinaya arrintaan. Kooxda ayaa marar badan guul ka sheegata dagaalka ay kula jirto dowladda. The post AL-SHABAAB oo sheegatay inay dishay 29 ka mid ah askartii laga keenay Eritrea appeared first on Caasimada Online.
  13. Senatorrada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federlka Soomaaliya ayaa maanta ku kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaa uu guddoomiyay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) oo ahaa kalfadhiga labaad kulankiis 13-aad ee golaha ay isugu yimaadaan Ajandaha kulanka golaha oo ahaa akhrinta labaad ee Sharciga Korontada Qaranka, ayaa dood iyo aragtiyo kadib wuxuu uu guddoomiye Timacadde, go’aamiyay in sharciga la ansixiyo maadaama aysan jirin qaladaad sharci oo ay tilmaameen intii la waday akhrinta labaad Sanatarrada aqalka sare ee Baarlamaanka. Mudanayaasha qaar kamd ah oo kulanka maanta ka hadlay ayaa tilmaamay muhiimadda sharcigaan uu u leeyahay dalka sida uu sheegay Senator Muuse Suudi Yalaxoow, isaga oo baaq u diray dowladda federalka” Koronto cabaadkeedka wax nagu tari maayee Koronto bedesho dowladdu hanoo keento” ayuu yiri Senator Muuse oo ka hadlay. Sanatar Cismaan Abuukar Dufle oo dhankiisa ka hadlay meel marinta sharciga ayaa sheegay in shirkada Korontada bixiya aysan siinin dadka ay guryaha ka gubto, kuwaas oo mararka qaar ay khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed ay ka dhalato sida uu hadalka u dhigay xilli uu ka hor hadlayay golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federalka. ” Guryihii waxaa ay ka gubtaa alaabta Electronic ah, adduunka markii ay dhacdo, haddii gurigaaagii Electronicniga qaaliga ahaa uu dhibaato gaaro magdhow buu leeyahay qofkaaas, sharci waxaa uu u leeyahay inuu hey’adda u dacwoodo inta la xaqiijiyo magdhow la siiyo laakiinta inta ma dhacdo” ayuu yiri Sanatar Cismaan Abuukar Dufle. Kulanka oo salaad kadib la isku soo laabtay ayaa wadar ogol lagu ansixiyay Sharciga Korontada Qaran Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jaamac Taqal Cabaas ayaa Sanatarrada golaha aqalka sare uga mahad celiyay iyaga oo gudanaya waajibaadkooda Qaran sida ay u meel mariyeen sharciga Korontada Qanka oo muhiim u ah Dalka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. Addis Ababa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia dhigiisa dalka Kenya Mudane William Ruto. Kulankan ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal, dagaalka Al-Shabaab iyo dadaallada ku biirida Soomaaliya ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo xaaladda gobolka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la wadaagay dhigiisa dalka Kenya dadaallada dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xasilinta iyo horumarinta dalka, gaar ahaan halganka isku dhafka ah ee ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay wadaan ee dalka lagaga xoreynayo argagixisada Al-Shabaab. Madaxweyne William Ruto ayaa dhankiisa sheegay in dalkiisu ay si buuxda u taageerayaan kamid noqoshada Soomaaliya ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC), isagoona tilmaamay in dalkiisa ay saameyn toos ah ku yeelanayso xaaladda Soomaaliya, muhiimna ay u tahay xasilloonida gobolka. Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale iska xog-wareystay xaaladda gobolka iyo caqabadaha jira, iyada oo madaxweyne Xasan Sheekh uu u sheegay dhigiisa dalka Kenya in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku shaqeynayaan aragtida Soomaali heshiis ah, Dunidana heshiis la’ah. Xasan Sheekh ayaa waxa kale oo uu tilmaamay in dowladda federaalka Soomaaliya ay mudnaan gaar ah siinayso yareynta khilaafaadka iyo xasillooni darrada gobolka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa ee caasimada ee dalka Ethiopia u jooga ka qeyb-galka shirka meertada 36-aad ee Midowga Afrika, isaga oo shalay ka jeediyay khudbad taariikhi ah, oo la xiriirtay xaaladda guud ee dalka iyo dagaalka ka dhanka Al-Shabaab ee ka socda qeybo badan oo dalka. The post Kulankii Xasan Sheekh iyo Ruto ee Addis-Ababa oo uu ballan-qaad culus kasoo baxay appeared first on Caasimada Online.
  15. At long last, Kawempe North MP Muhammad Ssegirinya and his fellow sufferer, Allan Ssewanyana, who represents Makindye West, walked out of prison after being granted bail. Source: Hiiraan Online
  16. NAIROBI, Kenya, Feb 19 – President William Ruto says Kenya will continue to support a stable and peaceful Somalia for the benefit of its people and the East African region. Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markale ku celisay in weli fursad haystaan horjoogayaasha iyo dagaalameyaasha kooxda Al-Shabaab, xilli ay howl-galo xooggan ka socdaan qeybo bada oo dalka. Wasiir ku-xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo la hadlay VOA ayaa waxa uu sheegay in go’aankan uu yahay mid siyaasadeed oo dalka u dagsan, islamarkaana ay ku xiran yihiin shuruudo dhowr ah. “Dadka fikirkaas (Shabaabnimada) ka noqda oo dambiyo iyo xaalado gaar ah aan loo haysan waa soo dhaweynaysaa dowladda, albaabkana waa u furan yahay, wayna socotay maalmihii lasoo dhaafay,” ayuu yiri Al-Cadaala. “Sida Madaxweynaha Jamhuuriyada, Ra’iisul Wasaaraha iyo xukuumadda marar badan ku cel-celiyeen, dowladda Soomaaliyada waxay diyaar u tahay in ay soo dhaweyso dadka la marin-habaabiyey ee Khawaarijta ahaa marka ay ka gadaal fikirkaas kasoo noqdaan.” Wasiir Al-Cadaala marnaba ma carabaabin magacyadda xubnaha ka reeban liiska isa-soo dhiibayaasha, marka laga soo tago in shuruudaha loo fiirinayo Shabaab-ka ay qaabileyso dowladda in ay yihiin kuwo dambiyo iyo xaalado gaar ah aan loo haysan. Madaxda sare dalka ayaa hore dhowr jeer ugu baaqay dhalinyarada weli ku harsan kooxda Al-Shabaab in dadkooda ay dib ugu soo laabtaan, kana toobad keenaan ficilladooda khaldan inta ay weli fursadda haystaan. Si kastaba, Hoggaamiyeyaasha kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la’leh al-Qaacida ayaa waxaa qaarkood madaxooda dul-saaran malaayiin dollar, ayada oo loo haysto inay ku lug leeyihiin weeraro ka dhacay dalka iyo kuwa deriska. The post DF oo shuruud cusub ku xirtay Shabaabka isku soo dhiibaya appeared first on Caasimada Online.
  18. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa, Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh Macamuud ayaa la wadaagay dhiggiisa dalka Kenya howgalka isku dhafka ah ee ciidamada iyo shacabka ay wadaan ee lagu dirirayo Al-shabaab. Dhankiisa, Madaxweyne William Ruto ayaa sheegay in dalkiisu ay si buuxda u taageerayaan ka mid noqoshada Soomaaliya ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC), isagoona tilmaamay in dalkiisa ay saameyn toos ah ku yeelanayso xaaladda Soomaaliya, muhiimna ay u tahay xasilloonida gobolka. Labada Madaxweyne ayaa iska xog-wareystay xaaladda gobolka iyo caqabadaha jira, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu u sheegay dhiggiisa Dalka Kenyain Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku shaqeynayaan aragtida Soomaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah, sidaas awgeedna ay mudnaanta siinayaan yareynta khilaafaadka iyo xasillooni darrada gobolka. PUNTLAND POST The post Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshay Addis Ababa appeared first on Puntland Post.
  19. Mogadishu (HOL) - A military court in Mogadishu sentenced a 60-year-old training instructor from the Jaalla Siyad military academy to 15 years in prison on Sunday after he was found guilty of passing information from the Army to the terrorist group. Source: Hiiraan Online
  20. Suldaanka Guud ee Beesha ARAB oo aan ka mid aheyn waftiga Madax dhaqameedka ah ee Laascaanood u baxay . Suldaanka Guud ee Beesha ARAB Suldan Cabdiraxmaan Sul Cumar Sul Maxamed Sul Faarax ayaan qeyb ka aheyn isla markaana la sheegay inuu ka cudur daartey inuu ka mid noqdo waftiga madax dhaqameedka ah ee Laascaanood u baxay . Sidoo kale laba Suldaan oo ka mid ah saladiinta waa weyn ee beesha Arab oo kala ah Suldaan Barre Xaaji Xussen iyo Suldan Xussen Xaaji Cabdi Cabdilaahi ayaa iyaguna qeyb ka aheyn waftigaas madax dhaqameedka ah Suldaanka Guud ee Beesha Arab oo dhawaan warbaahinta la Hadley ayaa cadeeyey inuu la dareen yahay oo uu dhinacooda mar walba taagan yahay Beesha Sool clan Qaran News
  21. Hargeysa (Caasimada Online) – Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka beelaha West Burco Clan ee Somaliland ayaa maanta si adag uga hadlay dagaalka Laascaanood, iyaga oo madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay xaaladda ka taagan magaaladaasi. “Waxa leh masuuliyadda waxa ka dhacay Laascaanood xukuumadda Muuse Biixi Cabdi,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay beesha West Burco Clan ee Somaliland. Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada Hargeysa ayaa waxay kaga dhawaaqeen in beesha West Burco Clan aysan ka qeyb-galeyn kana mid noqoneyn ergada uu dhawaan sheegay Muuse Biixi inuu u dirayo Laascaanood, iyaga oo ku sababeeyay in ay qaadi karin masuuliyada in Biixi aqbalayo go’aamada ay ergadu gaadho. “Beesh West Burco Clan waxa ay go’aansatay in aan ay ka qaybgelin kana mid ahayn ergada uu sheegay Muuse Biixi inuu u dirayo Laascaanood sababta oo ah ma qaadi karno kalsoonida inuu aqbalayo go’aamada ay ergadu gaadho annaga oo ku xisaabtamayna aanu jirin jawi nabadeed oo lagu wada-hadli karo,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay beesha West Burco Clan. Waxay sheegeen in qaabkii ay uga fal-celisay xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi mudaharaadkii dadka reer Laascaanood uu ahaa mid qaldan, kaasi oo ay ku sheegeen mid ka baxsan nidaamkii lagu yaqaanay Somaliland, shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah ee xuquuqul Insaanka. “Waxaa ciidanku ay xabad nool la dhaceen dad shacab ah oo ka gadooday dilalka qorshaysan ee loo geesanayay haldoorka iyo birmagadaydada gobolka Sool mudada tobanka sanadood ka badan. Cabudhintaasi waxa ay la mid tahay hab dhaqanka qallafsan ee uu caadeeystay xukunka Muuse Biixi.” “Waxaa cad in dhibtaas lagu maarayn karayay si ka duwan xabad iyo xoog ciidan. Beesha West Burco Clan oo maalmihii u dambeeyay laheyd wada-tashi iyo shirar ballaadhan oo ay kasoo qeyb-galeen qaybaha kala duwan ee ay beeshu leedahay waxa ay si xoog leh u cambaareynaysaa dagaalka ka socda Laascaanood iyo dilka shacabka aan hubaysnayn.” Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka beesha West Burco Clan ayaa sidoo kale waxay soo jeediyeen in laga dhabeeyo xabad joojin labada dhinac ah, islamarkaana la kala fogeeyo ciidamada oo la geeyo meel aan xabadu iska gaadhi karin si xabad joojintu u hirgasho. “In la joojiyo hadalada xanafta leh ee wax kala fogayn kara. Garaadada, guddida, culimada iyo waxgaradka beesha Sool clan waxa aanu ugu baaqaynaa inay qayb ka qaataan fulinta xabad joojinta iyaga oo ka qaadanaya doorka kaga beegan ee ah xakamaynta ciidanka.” Ugu dambeyntiina waxay soo jeediyeen in aan wax caqabad ah lagu sameyn kaalmada bini’aadannimo ee la gaarsiinayo shacabka ku barakacay dagaalka halkaasi ka socda iyo dadka dhaawacu soo gaadhay. The post Beesha West Burco Clan oo go’aano culus kasoo saartay dagaalka Laascaanood, kana baxday ergadii BIIXI appeared first on Caasimada Online.