-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa Wareysi uu siiyay Telefishinka Aljaziira qeybtiisa Carabiga waxaa uu kaga hadlay arrimo ay kamid tahay dagaalka dowladda ay kula jirto Al-shabaab iyo Qadyadda shacabka Reer Falastiin. Madaxweynaha ayaa marnaba soo hadalqaadin in mustaqbalka dhow dowladda federalka ah ay wadahadal Al-shabaab ay la gali doono, isaga oo sababta ku micneeyay fikirka ay hoggaanka kooxda ay aaminsan yihiin sida uu hadalka u dhigay, waxaa dhinaca kale uu xusay in ay soo dhoweynayaan cid kasta oo ka tanaasusha. ” Al-shabaab waxaa ku jira dhallinyaro Soomaaliyeed oo aaminsan fikirka qaldan, cid kasta oo kasta oo fikirkaas ka tanaasusha waan soo dhoweynaynaa, waxaana la marsiin doonaa Rabraac” ayuu yiri madaxweynaha mar wax laga weydiiyay in dowladda federalka iyo Al-shabaab ay wada hadli karaan mustaqbalka soo aadan. Madaxweynaha ayaa sidoo kale intii uu socday wareysiga uu la yeeshay Aljaziira, waxaa wax laga weydiiyay qadyadda dadka reer Falastiin, isaga oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay si hagar la’aan ah u garab taagan tahay, sida dowladaha kale ee Carbeed ee muujiyay halka ay ka joogaan Qadyadda dad reer Falastiin. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya tan iyo markii dib loo soo doortay 15-kii May 2022, waxaa uu dardargeliyay dagaalka dowladda ay kula jirto Al-shabaab, iyadoo muddo sanad ku dhow uu xafiiska joogo Al-shabaab laga saaray deegaanno iyo degmooyin ay ku sugnaayeen 15-kii sano ee lasoo dhaafay . Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
(SLT-Laascaanood)-Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee Sool clan ayaa markale ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Garaad Jaamac ayaa waxa uu sheegay in xilligaan aanay suurta-gal aheyn in dagaalka Laascaanood xal lagala gaadho Somaliland, taasi oo u sababeeyay madaxweynaha xilka haya ee Muuse Biixi Cabdi. “Muuse oo jooga nidaamka oo waxaan geystay, umaleyn maayo in la wada fadhiisan karo. Arrintan waxaa ka baqeyna in saameyn bulsho oo fog inay ka dhalato,” ayuu yidhi Garaad Jaamac. Garaad Jaamac ayaa ku eedeeyay Muuse Biixi in uu weerar isir-sifeyn kula kacay Laascaanood, illaa haddana uu ku madax adeygayo, taasi oo gebi ahaanba baalmarsan dhawaaqii kal hore kasoo baxay maamulkiisa, sida uu sheegay. Mowqifka garaadada beesha Sool clan ee ku saabsan wada-hadal ay la galaan madaxweyne Muuse Biixi ayaa sii dheereyn karta in waqti dhow xal laga gaadho xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood, xilli ay dowladda Itoobiya ay billowday dadaalo nabadeed. Dowladda Itoobiya ayaa maalmihii u dambeeyay waday waan-waan labada dhinac la iskugu dhaweynayay si ay xabad joojin uga dhaqan-gasho Laascaanood. Source
-
Taliska Somaliland ee Korneyl Muuse Biixi ayaa gebi ahaanba ka baxay xabbad-joojin uu dhawaan ka ballan-qaaday dhex-dhexaadiyaal ka socday Itoobiya. Ciidamada Somaliland ayaa sida la xaqiijinayo xalay weerar gaadmo ah ku soo qaaday jiidda dhinaca bari ee magaalada Laascaanood. Wararku waxay sheegayaan in weerarka kadib uu iska hor imaad xooggan halkaas ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo xoogaga Daraawiishta SSC. Weli faahfaahin sugan lagama hayo khasaaraha ka dhashay Iska hor imaadkaas islamarkaana weli ma jirto cid ka hadashay labada dhinac. PUNTLAND POST The post Taliska Korneyl Muuse Biixi oo ka baxay xabbad-joojin uu ballan-qaaday appeared first on Puntland Post.
-
Hoggaamiyaha mucaaradka Turkiga Kemal Kilicdaroglu ayaa loo magacaabay musharaxa ugu weyn ee la loolamaya madaxweyne Recep Tayyip Erdogan doorasho madaxweyne iyo mid baarlamaan ee bisha May ee Sannadkan. Kemal Kilicdaroglu ayaa hogaaminaya xisbiga mucaaradka ah ee cilmaaniga ah, xisbiga bidix dhexe ee Jamhuuriga (CHP). Dhibaatada dhaqaale iyo khaladaadkii dhacay dhulgariirkii bishii hore ayaa laga yaabaa inay ka dhigaan madaxweynaha haatan tallada haya mid uu loolan adag kala kulmo musharaxa mucaaradka. Dadweyne aad u tiro badan oo taageerayaashiisa ah ayaa u riyaaqay Mr Kilicdaroglu, oo ahaa shaqaale dowladeed, markii uu doortay isbaheysiga mucaaradka oo ka kooban lix xisbi. Kemal oo ah 74 jir ayaa lagu naaneysaa “Gandhi Kemal” ama “Gandigii Turkiga” maadaama uu aad ugu muuqaal eg yahay hogaamiyahii xuquuqda Hindiya Mahatma Gandhi, aamusan wuxuu bixiyaa aragti aad uga duwan nuxurka iyo qaabka labadaba dabka, soo jiidashada Mr Erdogan. Si kastaba ha ahaatee, qaar ka mid ah xulafada Mr Kilicdaroglu ayaa ka baqaya in aanu lahayn awood badan. Hase yeeshee, wuxuu u ballan qaaday taageerayaashiisa in uu ku maamuli doono Turkiga is-afgarad iyo wadatashi. “Miiskayagu waa miiska nabadda,” ayuu yidhi, sida ay ka soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters. Hadafka kaliya ee aan leenahay waa inaan dalka gaarsiino maalmo barwaaqo, nabad iyo farxad leh. Waxa uu sidoo kale sheegay in uu dalka ku soo celin doono nidaamka baarlamaaniga ah. CHP waxaa sameeyay aasaasihii Turkiga ee casriga ahaa, Mustafa Kemal Ataturk, waana xisbiga ugu da’da weyn siyaasadda dalka, in kasta oo uu xukunka ka maqnaa tan iyo 1990-meeyadii. Mucaaradka Turkiga ayaa wadashaqeyn dhow lahaa tan iyo markii ay ku guuleysteen inay la wareegaan maamulka degmooyinka waaweyn, oo ay ku jiraan Istanbul iyo Ankara, oo ka tirsan xisbiga AK ee Erdogan ee doorashada deegaanka ee 2019. Mucaaradka ayaa ku guul darreystay doorashooyinkii hore waxaana uu xukunka dalka Turkiga hayay muddo 20 sanno Erdogan Source
-
Magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa inuu dhowaan ka furmo shir ay isugu imaanayaan golayaasha Booliiska Heer Federal iyo Heer Dowlad Goboleed, kaas oo u jeedkiisu yahay sidii looga arrinsan lahaa hannaanka cusub ee Booliiska dalka iyo wada shaqeyntooda. Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaagalinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland, isaga oo kulan la qaatay madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo Madaxtooyada ku qaabilay. Magaalada Kismaayo ayaa marti galinaysa shirka Golaha Taliyeyaasha Booliska Dalka oo looga arrinsanayo hanaanka cusub ee Booliska dalka labadiis heer iyo wada shaqaynta Hay’adaha Booliska dalka, kaas oo lagu dardargelinayo sugidda aniga guud ee dalka iyo in ciidanka Booliiska Soomaaliyeed isku filaadaan. Taliyaasha ciidamada Booliiska dowlad goboleedyada ayaa lagu wadaa in ay gaaraan magaalada Kismaayo si ay uga qeyb galaan shirka u dhaxeeya Booliiska labad heer dowladda Soomaaliya, iyagoo aragtidooda ka dhiiban doona hannaanka cusub ee Booliiska labadiisa heer iyo sidii amniga loo xaqiijin lahaa. Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaqday in ay doonayso in dabayaaqada sanadka soo aaday amniga guud ee dalka ay kala wareegto howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, kuwaas oo dowladda ka kaaba dhinacyada Milatariga iyo Booliiska, iyagoo ilaaliya xarumaha dowladda inta badan ATMIS. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilowday qarax is-miidaamin ah oo ay saaka aroortii hore Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Janaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose. Weerarka ayaa waxaa xogan dagaal toos ah oo u dhexeeyay raggii weerarka qaaday iyo ciidamada darawiishta Jubbaland ee ku sugnaa xerada la weeraray. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in Al-Shabaab ay cagta mariyeen saldhigga, kadib qaraxyo iyo dagaal culus oo ka dhacay halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaare lixaadleh oo ka dhashay weerarkan, waxaana ku dhintay saraakiil iyo askar badan oo ku sugneyd saldhigga Janaay Cabdalle. Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa innoo sheegay in weerarka oo gaadmaa ahaa uu dhacay xilli aroor ah, isla-markaana ay inta jiifeen ciidamada deggan saldhiggaasi, taas oo fursad badan siisay xoogaga Al-Shabaab weerarka la beegsaday xerada Janaay Cabdalle. Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, waxayna shaaca ka qaaday in dishay saraakiil iyo askar ku jirtay xeradaas oo ay sidoo kale sheegtay inay qabsatay. Saraakiisha weerarka ku dhintay waxaa kamid ah Carab Maxamuud oo kamid ahaa ilaalada madaxtooyada Jubbaland oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa halkaasi. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhinaca Jubbaland iyo saraakiisha ciidamada dowladda ee ku aadan weerarkaasi khasaaraha badan dhaliyay. Muddooyinkii u dambeeyay kooxda Al-Shabaab ayaa kordhisay weerarada dheelmashada ah, kuwaas oo khasaare lagu gaarsiiyay ciidanka huwanta howlgallada ka wada gobolllada. The post Weerar ku billowday is-miidaamin oo lagu qaaday xerada Janaay Cabdalle appeared first on Caasimada Online.
-
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kulan gaar ah kula yeeshay wasiirka maaliyadda dowladda Qatar Cali bin Axmed Al-kuwari. Shirka ay yeesheen wasiirka maaliyadda Soomaaliya iyo dhiggiisa Qatar ayaa looga hadlay horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo dadaalada barnaamijka deyn cafinta dalka. Wasiirka maaliyadda Soomaaliya ayaa dhiggiisa Qatar warbixin ka siiyey heerka uu marayo hannnaanka dib-u-habeynta maaliyadda Soomaaliya iyo dadaalada deyn cafinta. “Waxa aan ka wada hadalnay arrimo badan oo quseeya Horumarka dhaqaalaha Soomaaliya waxaana ka mid ahaa qorshaha dib u habeynta hannaanka Maaliyadda Soomaaliya ”. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Wasiirka maaliyadda Qatar ayaa soo dhaweeyey dadaalada dowladda Federaalka Soomaaliya ee dib u habeynta maaliyadda iyo dadaalada ay ugu jirto in laga cafiyo deymaha lagu leeyahay. PUNTLAND POST The post Wasiirada Maaliyada Soomaaliya iyo Qatar oo ku kulmay magaalada Dooxa appeared first on Puntland Post.
-
Hundreds of children under the age of five are to be vaccinated in western Kenya, as the health ministry rolls out its programme to five counties there. Source: Hiiraan Online
-
Addis Ababa, The United States Agency for International Development (USAID) celebrated the completion of the USAID Transform: Health in Developing Regions activity. The $37.5 million (over 2 bln Birr) project was launched in 2017 to give newborns the best care, protection, and introduction to life by providing women access to skilled professionals for their prenatal care, delivery, and post-natal care. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Eedo xoog leh ayaa loo jeedinayay muddo fog ciidanka ilaaliya waddooyinka caasimada Soomaaliya. Dhowr iyo kontan isgoys oo Muqdisho ay leedahay waxaa fadhiya ciidan dowladeed ,haddana ma baaqato dhibaatada shacabka ee ka imaaneysa Shabaab-ka kasoo gudba baraha kontaroolada iyo dhibaatada isla ciidanka isgosyada jooga kula kacaan dadweynaha. Laaluush qaadasho, balwada maanka doorisa iyo dayac ayaa xoog loogu eedeyay ciidanka jooga waddooyinka caasimada. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa xoogeysatay dhibaatada askarta dowladda u geysaneyso dhalinyarada ku shaqeysata mootada Bajaajta, waxaana dowladda loogu baaqay inay arrintaas si deg deg ah wax uga qabato. Inta badan askarta dilalka ka geysata magaalada Muqdisho waxaa lala xiriiriyay isticmaalka badan ee daroogada. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ugu dambeyn sheegay inay dowladdiisa go’aansatay in wax laga bedelo ciidanka jooga magaalada Muqdisho oo guud ahaan laga saaro kuwa daroogada cuna. Ra’iisul Wasaaraha ma qarin jiritaanka, masuuliyad darada iyo dhaqan xumada ciidanka ilaaliya waddooyinka waxaana uu sheegay in dowladdiisa ay go’aansatay in ciidankaas laga nadiifiyo kuwa balwada xun leh. Xamza Cabdi Barre waxa uu qiray in askarta xoogga u isticmaasha daroogada inay amni darada qeyb ka yihiin. In isbadal lagu sameeyo ciidanka ilaaliya waddooyinka magaalada Muqdisho wuxuu ahaa codsi shacab oo muddo soo jiray, waxaana muuqata inay ugu dambeyn xukuumaddu arrintaasi aqbashay. “Checkpoint-yada ciidamada jooga waa dadaalan laakiin marka dib u daraaseynay waxaan u aragnay inay lagama maarman tahay in aan wax ka badalno. Askari daroogo soo isticmaalay oo miyir qabin dad shacab ah inuu baaro oo ilaaliyo waxay noqoneysa qeyb kamid ah halista, dhinaca askarta dowladda waxba ka qabaneyna.” “Balanku waxa weeyi in hal askari oo balwad leh uu Checkpoint-ga taagnaan, maalmo inay qaadato waa dhici karta ee laakiin balanku waxa weeyi askari balwad leh in uusan shacabka Soomaaliyeed usoo istaageyn checkpoint.” The post DF Soomaaliya oo si dhab ah u wajaheysa arrin ay muddo ka indho qarsaneysay appeared first on Caasimada Online.
-
The director of a hospital in Las Anod, a disputed border town in Somalia's breakaway region of Somaliland, says about 200 people have been killed and hundreds more wounded in weeks of intense fighting. Source: Hiiraan Online
-
US citizen, Somali convicted in journalist’s hostage-taking
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
NEW YORK (AP) — Two men have been convicted of helping Somali pirates who kidnapped a U.S. journalist for ransom and held him for 2 1/2 years, prosecutors said. Source: Hiiraan Online -
Ma cid baan ogeyn In arrinta Ururrada Siyaasaddu 80% In ay ahayd arrin siyaasaddeed oo duruufo keeneen? Ma cid baan ogeyn in duruufihii keenay ay ka mid ahaayeen. 1- Natiijadii doorashadii Isku sidkanayd 2- Doorashadii Cabdirisaaq Khaliif 3- Wareejintii Guddoomiyaha Waddani Ma cid baan ogeyn In hadafka lagu gaadhay ahaa muddo kordhin 2 sanno ah Ma cid baan ogeyn in hadafkii ahaa in lagu wiiqo awoodda mucaaradka, gaar ahaan Waddani ay shaqayn weyday. Ma cid baan ogeyn in duruufaha siyaasaddeed ee maanta taagan saamayn karaan arrimaha Ururrada, waayo aragtiyihii lagu ololaynayey ee weliba Madaxweynuhu dabada ka riixayey dhaawac ayaa soo gaadhay, taas oo ahayd In Beelaha Darafyadu Xisbi yeeshaan. Ma cid baan ogeyn In duruufaha taagani meesha ka saari karaan Ururrada, sababahan dartood 1-In aanu weli jirin heshiis isla ogol yahay oo dhinacyada siyaasaddu gaadheen 2- in aanu jirin Xeerkii lagu dooran lahaa 3- Ururro muhiim ahi hoggaamiyeyaashoodii iyo aasaaseyaashoodu ka baxeen siyaasaddii 4- Cadaadiska Beesha Caalamka ee ah in 9 bilood ee Komishanka lagu qabto doorashada 5- Culaysyada siyaasaddeed ee saaran Madaxweynaha Saleebaan Saxansaxo Qaran News
-
FAO seeks funds to ramp up humanitarian response in Somalia
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
The Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) said Monday it urgently requires additional funding to ramp up humanitarian response in Somalia, which is facing a devastating drought in 40 years. Source: Hiiraan Online -
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii u horeysay si faahfaahsan uga hadlay dagaalka mudada ku dhaw bisha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Madaxweyne ayaa sheegay in Puntland aysan xilligaan qeyb ka aheyn dagaalka socda, hase yeeshe ay nus-danbeed u yihiin arrinta Laascaanood oo haddii Isimida SSC si rasmi ah uga codsadaan maamulkaasi uu qeyb ka noqon doono dagaalka ciidamada Somaliland kula jirto SSC. “Waxaa rabaa in aan halkan ka cadeeyo in dagaalkaas ay Puntland qeyb ka aheyn, ma dooneyso colaad sokeeye iyo burbur umadeed in qeyb ka qaadato waa ka digayna, waxaase ku kalsoonahay in dadka reer Laascaanood iskaga filan yihiin in sharafkaado iyo cirdigooda ay difaacaan,” ayuu yiri. “Waxaa u sheegayna caalamka iyo cid walba in aan nus-danbeed u nahay marka ay Isimida iyo Garaadada ay Puntland si rasmi ah uga codsadaan oo ay kari waayan waxaa farriin halkan uga daraya in aan diyaar u nahay laakiin waxaa ka hormarinayna nabada iyo dadaalada socda ee xabad joojinta.” Saciid Deni ayaa waxa ka socda Laascaanood ku tilmaamay xasuuq aan loo meel dayin iyo gumaad shacab, ayna tahay in lagula xisaabtamo cidda masuulka ka ah waqtiga ugu dhow. “Dagaalka magaalada Laascaanood oo runtii noociisa aan mudadaan la arag, waxaa filayaa horraantii shagaashameedyadii wax kaas lamid ayaa dhacay. Waxkasta oo la adeegsan karay waa la adeegsaday, hubka noocyadiisa kala duwan kuwa xataa muxaramka ka ah magaalooyinka waaweyn. Runtii waa arrin u baahan xisaabtankeeda oo waa cambaareynayna.” Madaxweynaha Puntland ayaa waxa uu sheegay in gobolka Sool uu qeyb ka yahay maamulka Puntland, islamarkaana ay kula shaqeynayaan go’aanka ay qaataan Isimida SSC. “Gobolka Sool waxa uu caddeeyay in Somaliland ka baxdo kadibna masiirkeeda go’aan ka gaadho, waan aqbaleyna anagu maxaa yeelay marna ma rabno dadkeena in aan ku qasabno wax aysan raali ka ahayn anaga oo ogsoon in Dastuurkeena uu qorayo in Puntland ka tirsan yihiin ayaa haddana u ogol-nahay inay tashadaan aayahooda.” The post DENI oo sheegay sida kali ee Puntland uga qeyb galeyso dagaalka Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta shaaciyay in uu qaadan doono ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar. Ciidankan cusub ee uu qaadanayo gobolka ayaa waxay isugu jiraan Leyli Sarkaal, Saraakiil xigeeno iyo Dabley, sida uu sheegay Afhayeenka gobolka Banaadir Saalax Dheere oo warbaahinta la wadaagay war-saxaafadeed kasoo baxay maamulka gobolka. “Maamulka gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo ka duuleysa dardar-gelinta iyo horumarinta shaqooyinka Dowladda Hoose, sare u qaadista tayaynta ciidanka ilaalada deegaanka, fursad siinta iyo shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa uu taliska ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar uu bulshada ogeysiinaya in la qaadanayo ciidan cusub,” ayuu yiri. Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dhalinyarada dooneysa in ay ka qeyb noqdaan ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar laga doonayo inay soo buuxiyaan shuruudo dhowr ah, kuwaasi oo kala ah; Da’diisu waa in ay u dhaxeysaa 20 illaa 25 jir. Waa in uu haystaa ugu yaraan shahaado dugsi sare ah. Waa in uusan lahayn wax balwad ah. Waa in uusan kamid ahayn ciidanka kale ama shaqaalaha dowladda. Waa in uu haystaa warqad caafimaad oo caddeynaysa inuu caafimaad qabo maskax ahaan iyo jir ahaan. Waa in uu la yimaada gal feyl oo ku dhan yihiin; Warqadda Caafimaad, Shahaadada waxbarashada, Warqadda dambi la’aanta iyo afar sawir. Waa in uu haystaa damiin iyo in uu ka bixi karo Imtixaanka laga qaadayo. Afhayeenka gobolka Banaadir ayaa waxa uu sheegay in isdiiwaan-galinta iyo qabashada araajida ay bilaaban doonto maalinta Sabtida ah oo taariikhdu ku beegan tahay 11 March, ayna ku egtahay 20-ka isla bishaan. “Waxaa lagu qori doona (diiwaan-gelinta) xarunta gaadiidka dowladda Hoose ee degmada Wadajir. Wixii xaquuq ah waxa uu kala mid noqon doona ciidamada dowladda,” ayuu yiri Afhayeenka gobolka Banaadir. Ciidanka cusub ee uu qoranayo maamulka gobolka ayaa qaadan doona tababar, waana markii ugu horeysay tan iyo markii uu maamulka gobolka ee uu hoggaamiyo guddoomiye Madaale uu shaaciyo in Dowladda Hoose ee Xamar qaadaneyso ciidan cusub. Hoos ka daawo muuqaalka The post Daawo: Maamulka gobolka Banaadir oo shaaciyay inuu qaadanayo ciidan cusub appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay inay ka go’an tahay sidii usoo saari lahaayeen khayraadka dalkeena, kaasi oo uu sheegay in loo marayo wadiiqo u wada faa’iidaynaysa dadka iyo awoodda qaranka. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay Madasha 5-aad ee QM ee dalalka soo koraya ee ka qabsoomtay magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay tahay dalka qani ku ah khayraadka, islamarkaana ay durba si firfircoon uga shaqeynayaan qorshayaashii ay Soomaaliya ku gaari laheyd barwaaqo. “Ka Soomaaliya ahaan waxaa naga go’an sidii aan u soo saaran lahayn khayraadkeenna una gaari lahayn barwaaqo annagoo u marayna wadiiqo u wada faa’iidaynaysa dadkeenna iyo awoodda qarankeenna. Waxa aan durba si firfircoon uga shaqeyneynaa barnaamijka dib u habaynta dhaqaalaheenna qaranka si aan u gaarno dayn cafinta, marka aan yoolkan gaarnana, waxa aan doonaynaa in aan ku tiirsanaanno cududdeenna si aan qaran ahaan ganacsi u samayno si aan barwaaqo u gaarno,” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in Soomaaliya ay leedahay mid ka mid ah xeebaha ugu dheer adduunka, dhul carrasan ah oo beerista ku habboon oo looga faa’iidaysan karo beeraha iyo xoolaha, iyo sidoo kale dhaqan xooggan oo ganacsi oo dadka Soomaaliyeed ganacsi alaab iyo adeegba ay isaga kala gooshaan gobolka iyo adduunka. “Waxaa jirta fursad wayn oo si hal-abuurnimo leh oo waxbarasho iyo fursad abuuris lagu siin karo dadka oo dhan oo ay ku jiraan dhallinyarada, gabdhaha iyo haweenka haddii aan majaraha u qaban karno fursadaha uu leeyahay dalkeenna iyo tamarta hal-abuurnimo ee dadkeenna annagoo sii kordhinayna abaabulka khayraadka gudaha, maaraynta maaliyadda dadweynaha iyo dowlad wanaaggan.” Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in iskaashiga Soomaaliya yahay mid samaynaya horumar la taaban karo, taasi oo uu xusay in sabab u tahay dadkeeda firfircoon ee adkaysiga og iyo bah-wadaagta caalamiga ah, oo iyagu sii wada inay sii garab taagnaadaan xilli Soomaalida ay ku dadaalayso sidii ay ku gaari lahayn mustaqbal ka fiican kan maanta. “Sababahan awgood, waxaan ku baaqayaa in la sii xoojiyo iskaashiyada wax ku oolka ah ee looga gol leeyahay in lagu gaaro natiijooyin wax ku ool ah,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Ugu dambeyntiina waxa uu soo jeediyay in badbaadada bulsheed ee caalamka aysan noqon wax siin oo kali ah, balse ay noqoto fursado abuuris si loo gaaro is-sharfid, karaamo iyo isku filnaansho kuwaas oo sii dhisaya khayraadkii bulsheed ee horey u jiray iyo adkaysiga. The post Madaxweyne Xasan oo shaaciyay qorshe fog oo la xiriira kheyraadka Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Sida dad badan rumeysan yihiin ama warbaahinta ay faafisay kacdoonka Laascaanood inuu bilowdo sabab uma aysan ahayn dadka ilaa 120-ka lagu sheegay ee shirqoollada la soo mareegay lagu dilay. Wuxuu ahaa kacdoon muddo dheer soo jiitamayay oo ay caburinayeen kooxda Muuse Biixi ee weligood daba socday fikirkii guumeystaha iyo kala qeybinta dadka iyo dalka Soomaaliyeed. Waxaa la rumeysan yahay in dilalka iyo shirqoollada ujeeddada laga lahaa ay ahayd in dadka horaadka ah ee shacabka ku hoggaamin kara midnimmada ummadda la laayo ama ay dalka ka cararaan iyo in la cabsi geliyo shacab-weynaha si ay uga haraan fikirka midnimmada dalka. Waa arrin muddo soo socotay oo heerar kala duwan soo martay, iyadoo aysan Muuse Biixi iyo kooxdiisa marna fileyn inay jiraan shacab ku soo dhiiran kara. Wuxuu waagu ku beryay markii dhalinyaradii Laascaanood ay ka kacdoontay bishii December 26, 2022, markii la dilay nin dhalinyaro ahaa oo ku suntanaa inuu ka mid yahay dhallinta indhaha magaallada ah oo la oran jiray Cabdulfataax Cabdullaahi Cabdi kuna magac-dheeraa Hadraawi-Singub. Kacdoonkaas oo ay hor kacayeen dhalinyarada Laascaanood oo ay ku jireen qaar aan wali qaan-gaarin ayaa wuxuu jebiyay gidaarkii caburinta, iyo cabsi-gelinta shacabka ahaa ee tiirka u ahaa siyaasadda maamulkii kooxda SNM-ta ee magaallada ka jiray. Wali caburinta noocaan ah ma dhammaan, waxay ka jirtaa guud ahaan gobolka Awdal oo qaar ka mid ah odayaashii dhaqanka ka carareen caga-jugleynta maamulka SNM-ta, waxay kaloo ka jirtaa deegaannada dhaca bariga sida; Ceerigaabo, iyo Ceel Af-weyn. Waxaa iyadana arrin xusid mudan ah in dadweynaha gobollada Woqooyi ay wax badan ka niyad jabeen siyaasadda iyo dhaqanka dowladda federal-ka Soomaaliya oo aan iyada waligeed arrinta u wajihin si dowladnimo. Kacdoonkaas wuxuu bannaanka u soo saaray xaqiiqda wajiga waxa Somaliland loogu yeero ee uu maamulo Muuse Biixi Cabdi, waxaana isla markiiba shacabkii loogu jawaabay xabad ka dhaceysay noocyada kala duwan ee qoryaha, mana jirin ilaa muddo 5/6 casho ah haba yaraatee cid muujisay inay ka xuntahay arrinkaas. Taasi macnaheeda waxaa weeye cabsida laga qabay guumeystaha la ogyahay ama la tuhunsan yahay inuu gadaal ka riixayo Muuse Biixi iyo siyaasadda ah in la kala gooyo dalka Soomaaliya. Dagaalkii bilowday bishan February 6, 2023 ayaa wali socda, waxaa jira tuhumo in Muuse Biixi ay gacan siinayaan dalal shisheeye, waxaa kale oo shaki la’aan ah in dagaalka ilaallinta dhaxalka halgamayaashii Soomaaliyeed ee ka bilowday Laascaanood uu gaari doono Boorama, Ceerigaabo. Hase yeeshee, dhibaatada u weyn waxay ka taagan tahay in wali uusan Muuse Biixi garowsan wax xanuun ahna aysan ku hayn dhalinyarada Soomaaliyeed ee waliba wiil iyo abtigii ah, wiil iyo seeddigii ah, dad wada koray oo wanaag mooyee wax xummaan aysan dhex oolin, oo xooggii dadka iyo dalka ah ay isku dhimanayaan iyada oo aysan jirin wax dan ah oo laga faa’iidayo marka laga reebo cadowga iyo inta nacabka u ah jiritaanka dadka iyo dalka Soomaaliyeed. The post Kacdoonka Laascaanood ‘waa uu ka gundheer yahay’ sida la moodo (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
-
Ataash (left) and Haglatoosiye became disillusioned with Bihi who authorised Somaliland forces to shell Laascaanood. Hargeisa (PP News Desk) — President of Somaliland Administration Muse Bihi Abdi has faced yet another political setback following the resignations of two politicians from Sool whose political associations were vying for political party status. Saleban Essa Ahmed “Haglotosiye” and Abdirisaq Ibrahim Mohamed “Attash” formed People’s Association and Waaberi respectively. “I am no longer in politics. I call on Somaliland administration to respect the decisions made by Laascaanood committee and withdraw its forces to Oog” said Ataassh, who followed in the footsteps of Haglatoosiye. “I denounce the indiscriminate shelling of Laascaanood by Somaliland forces. I support the Laascaanood Declaration. I resigned from the Chairmanship of the political association I founded” Haglatoosiye said. The resignations of Ataash and Haglatoosiye pile more political pressure on President Bihi whose decision to wage a secession war in North Somalia unnerved donors that fund Hargeisa’s security forces. “Muse Bihi reduced himself to a clan warlord who wantonly rejects the sovereignty of Somalia to wage a secession war in the North” said a journalist in Hargeisa who asked for anonymity. © Puntland Post, 2023 The post Ataash and Haglatoosiye Denounce Laascaanood Shelling by Somaliland Forces appeared first on Puntland Post.
-
MOGADISHU, Somalia (Caasimada Online) – Starlink, the satellite-based internet network developed by created by Elon Musk’s SpaceX, is revolutionizing internet access in Somalia. The low-latency broadband service is designed to provide global access to high-speed broadband internet. Its recent launch of the public beta program for Somali users marks an essential milestone in the company’s mission of connecting every corner of the world with lightning-fast speeds. Somalia has limited access to the internet and other resources, and Starlink’s latest venture into Africa has the potential to change this. The service has already received a positive response from the people of Somalia, who have limited access to the internet and other resources. Thanks to its low latency capabilities, users can receive data faster than ever, even compared to traditional fiber optic cables in other parts of Africa, such as South Africa or Kenya. Starlink’s impact on education in Somalia Starlink’s impact on education in Somalia has been remarkable. The high-speed internet connections made possible by Starlink have allowed more people in Somalia to keep up with their studies or work remotely during pandemics like COVID-19 when schools are closed or unable to operate at full capacity due to long periods of disruption caused by unpredictable weather events such as floods or droughts. With high-speed networks provided through Starlink, students can now use online tools for teaching from home, allowing them to continue learning despite interruptions due to natural disasters. This improved access also allows more educational institutions within Somali borders to connect directly to global educational systems, making quality education accessible to everyone, regardless of their physical location. Starlink’s potential for businesses in Somalia Starlink’s low-latency capabilities make it an attractive option for businesses operating in Somalia. The service provides reliable high-speed internet connectivity, even in remote or underserved areas where conventional terrestrial networks may not be available or may be prohibitively expensive. This can open up new markets and revenue streams while allowing companies to communicate more easily with partners and customers worldwide without worrying about infrastructure issues or other restrictions common within Somalian borders. Additionally, as SpaceX continues to deploy more satellites over time, the coverage should only expand further, making it an attractive solution for businesses in Somalia and beyond. Challenges of using Starlink for business operations in Somalia Although Starlink offers many benefits for businesses in Somalia, it also comes with its challenges and potential drawbacks that must be considered. The limitations of Starlink’s coverage and its potential impact on the existing infrastructure must be considered before making the switch. Nevertheless, the benefits outweigh the risks. Leveraging Starlink can provide Somali businesses access to new markets and revenue streams while improving communication with partners and customers worldwide, driving growth and prosperity for the nation. Leveraging Starlink for growth and prosperity in Somalia Starlink’s use in Somalia has opened up new business opportunities and improved access to education, making quality education accessible to everyone, regardless of their physical location. With its low-latency capabilities and ability to provide reliable high-speed internet connectivity, Starlink has the potential to transform internet access and education in Somalia. As SpaceX continues to deploy more satellites over time, the coverage should only expand further, making it an attractive solution for businesses in Somalia and beyond. By leveraging Starlink, Somali firms can tap into new markets and revenue streams while improving communication with partners and customers worldwide, driving growth and prosperity for the nation. The post Starlink: Revolutionizing internet access in Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
ANKARA, Turkey (Caasimada Online) – Turkey’s six-party opposition alliance has selected Kemal Kilicdaroglu, the head of the Republican People’s Party (CHP), as its presidential candidate for the landmark May 14 elections. This puts him in direct contention with President Tayyip Erdogan, who has held power for two decades and transformed Turkey into a NATO member country and major emerging market economy. Kilicdaroglu, a former civil servant and economist, said he aims to steer Turkey towards prosperity, peace, and joy. His six-party alliance runs slightly ahead of the governing coalition in the polls. The election is expected to be one of the most consequential in the country’s 100-year history. The opposition’s platform The opposition bloc has vowed to reverse many of Erdogan’s policies on the economy, civil rights, and foreign affairs, which they believe have had a negative impact on Turkey. Kilicdaroglu could benefit from years of economic crisis, soaring inflation, and criticism of the state’s response to last month’s devastating earthquakes in the south that killed over 46,000 people. However, some wonder if the opposition’s charismatic leader can defeat Erdogan, who has won over a dozen election victories with his campaigning skills. The stakes of Turkey election The election is crucial as it will decide not only who leads Turkey but also how it is governed, where its economy is headed, and what role it may play in easing conflicts in Ukraine and the Middle East. Erdogan’s popularity has dipped amid a cost-of-living crisis, with inflation soaring as high as 85%. However, pollsters on Friday indicated that Erdogan and the AK Party had retained their support. Erdogan has never faced a serious electoral threat since his AKP was elected in 2002. Since then, he has increasingly molded Turkey into his vision of a pious, conservative society and assertive regional military power. Alliance drama On Monday, a last-minute deal to reunite the opposition bloc, which had been splintered by the right-wing IYI Party’s opposition to Kilicdaroglu’s candidacy, may have boosted his prospects. After a tense 72 hours, the alliance met again and accepted an IYI proposal that popular CHP mayors of Istanbul and Ankara, Ekrem Imamoglu and Mansur Yavas, respectively, would be appointed as vice presidents. Kilicdaroglu also stated that the leaders of the other five opposition parties would serve as vice presidents. Reflecting concerns over Kilicdaroglu’s ability to win, IYI leader Meral Aksener left the alliance on Friday, saying that one of the mayors should take on Erdogan as they would fare better. But she returned on Monday. Hakan Akbas, managing director of Strategic Advisory Services, an Istanbul-based political advisory, said that the deal was “a massive political coup against Erdogan and should hand the opposition a decisive win in the first round on May 14.” The co-leader of Turkey’s pro-Kurdish HDP, the third-biggest party in parliament, said they would back Kilicdaroglu after “clear and open” talks. The election outlook The opposition’s success in 2019, when it took control of Istanbul, Ankara, and other big cities from the AKP in elections, has brought them closer together. Devlet Kus, a retired teacher who attended the candidacy announcement ceremony, said, “I am here to witness history in the making. Everything will change for the better, and our country will be free. Our children will live in a more free and happier country when the opposition wins.” The election on May 14 is a historic vote that will shape the future of Turkey for years to come. Erdogan and Kilicdaroglu are seasoned politicians, but the question of who will emerge victorious remains uncertain. Kilicdaroglu’s promise of a table of peace and consultation and his desire to take the country towards days of prosperity, peace, and joy will resonate with many Turkish citizens who have struggled through years of economic instability and political polarization. However, Erdogan’s charisma, campaign skills, and success in transforming Turkey into a regional power will also appeal to many voters. The stakes are high as the election will determine Turkey’s domestic policies and foreign relations, particularly regarding the Ukraine and Middle East conflict. The post Turkey: Kilicdaroglu emerges as Erdogan’ main challenger appeared first on Caasimada Online.
