Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somalia's Foreign Minister Abshir Omar Huruse arrived in Vienna for working talks with his Austrian counterpart Alexander Schallenberg. This visit marked an intensified effort by Austria to develop relations with African states. The talks focused on bilateral relations, particularly concerning illegal migration, the repatriation of rejected asylum seekers, and the security situation in the Horn of Africa. Source: Hiiraan Online
  2. Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa hordhigay dalab muhiim ah oo la xiriira qaadista cuna-qabataynta hubka ee Soomaaliya saaran. Madaxweynaha ayaa ka codsaday ergada in ay gacan ku siiyaan baaqa ah “in gebi ahaanba laga qaado cuna-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.” “Marka aad sidaas sameysaan waxaad awood noo siinaysaan in aan xaqiijinno madax-bannaanideena, si wax ku ool ah loola dagaallamo argagixisada, oo ummaddeenna aan u dhisno mustaqbal nabad iyo barwaaqo ah,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh mar uu ka hadlaayay tallabada loo qaaday in lagu maareeyo hubka iyo rasaasta dalka. Sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyay adkeeyey in cuna-qabateynta hubka ay noqotay caqabad halkii ay ka ahaan lahayd mid waxtar leh. “Aan si cad u sheego – Soomaaliya 2023 ma aha Soomaaliya 1992. Helitaanka awoodaha lagama maarmaanka ah waxay noqotay hawl adag, taasoo caqabad ku ah awooddayada dhanka dagaalka argagixisada Al-Shabaab iyo xaqiijinta nabad iyo xasillooni waarta” Dowladda federaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddooyinkii dambe dadaal badan galineysa sidii looga qaadi lahaa cuna-qabateynta hubka ee saaran. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hore usheegay in cuna-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ay caqabad ku tahay dib-u-dhiska ciidamada iyo dadajinta dabar-goynta argagixisada, xilli uu dalka ka socda guluf dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab. Golaha Ammaanka ee QM ayaa bishii Janaayo 1992-kii kusoo rogay Soomaaliya cunaqabateyn aan dhamaad lahayn kahor inta aan qeyb ahaan wax laga bedelin Febraayo 2007-dii, si loogu ogolaado sahayda hubka ee ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan ka socda guluf dagaal oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo wejigiisi koowaad ay iska kaashanayeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka, ayada oo wejiga labaad ee dagaalkan ay qeyb ka noqon doonaan dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya, si loo xoojiyo howl-gallada ka socda dalka. The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalab xasaasi hordhigay Golaha Ammaanka ee QM appeared first on Caasimada Online.
  3. An ongoing cholera outbreak in Ethiopia has claimed 156 lives so far, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UNOCHA) said in its latest situation update. Source: Hiiraan Online
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamo ka socda dalalka safka hore oo kaabaya ayaa diyaar-garow ugu jira wejiga labaad ee dagaalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah. Dowladda ayaa horey u sheegtay in wejigii hore ee dagaalka Al-Shabaab ay ku guuleystay, oo ay kooxda ka saartay dhul horleh, islamarkaana ay uga dishay horjoogayaal iyo maleeshiyaad badan. Diyaar-garowga wejiga labaad ee dagaalka ayaa waxa uu haatan ku soo aadayaa, iyada oo rabshado iyo khilaafaadyo ay ka soo cusboonaadeen qaar kamid ah dowlad goboleedyada xubnaha ka dowladda federaalka. Prof Liibaan Xuseen Ciise oo barre ka ah Jaamacadda Muqdisho, kana tirsan ururrada bulshada rayidka oo la hadlay VOA ayaa sheegay in khilaafyada soo cusboonaaday ay curyaamin karaan wejiga labaad ee howl-gallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. “Dagaalada kasoo cusboonaaday meelaha kala duwan ee dalka waa wax laga xumaado run ahaantii, waxaas oo dhan waxay saameyn ku yeelaneysaa amniga sugistiisa oo dhan, oo waxaa isku mashquulaya hay’adihii dowladda dhexdooda, oo dadkii ayaa mideysneyn.” Sidoo kale waxa uu sheegay in kala qeybsanaanta ka dhalatay khilaafaadyada soo cusboonaaday ay meesha ka saarayaan isku duubnidii wejigii koowaad ee looga adkaaday kooxda Al-Shabaab. “Marka amniga la sugayo waxaa ugu muhiimsan in dadka quluubtooda mideysan tahay oo hal dhinac u wada jeedaan, waxyaalahaas oo dhan saameyn weyn ayay ku yeelaneysa.” Arrimahan ayaa imanaya ayada oo uu hakad galay dagaalkii ka dhanka ahaa kooxda Al-Shabaab, oo aysan dowladda muddo qaadin wax howl-gal ah oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Si kastaba, waxaa bilihii dhowaa dowladda federaalka ay sheegeysay inuu billaaban doono wejiga labaad ee dagaalka, inkasta oo aanay weli hadalkaas ficil u beddelin. The post Wejiga labaad ee dagaalka Shabaab oo caqabado wajahaya appeared first on Caasimada Online.
  5. A group of enterprising school students in the northern Somali city of Bosasso has been earning money for their hard-up families during this intensely hot season by selling fruit juices. Source: Hiiraan Online
  6. Interior Principal Administrative Secretary Anne Ng’etich has downplayed fears that re-opening of Kenya, and Somalia border points have given rise to attacks by militants. Source: Hiiraan Online
  7. Despite its own displacement challenges, Somalia now hosts more than 34,000 refugees from several countries. Among them are Syrians, who fled war in their homeland over a decade ago. Skilled Syrian refugees are making positive contributions to various sectors of the economy in the Horn of Africa nation. Source: Hiiraan Online
  8. The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has started a drawdown of troops. Source: Hiiraan Online
  9. Somalia’s Auditor General Ahmed Isse Gutale says up to $21 million is missing from government coffers, pointing to widespread embezzlement of public funds in the last five years. Source: Hiiraan Online
  10. A new national contactless payment system will revolutionize business in Somalia, the central bank governor has told a famous British newswire. Source: Hiiraan Online
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatay horumar ballaaran, gaar ahaan dhanka amniga. Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka dhawaajiyay in geediga ay dowladdiisu ugu jirto Soomaaliya nabdoon oo barwaaqo ah laga gaaray guullo wax ku ool ah. Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in sannadkii la soo dhaafay laga xoreeyey gacmaha argagixisada in ka badan 70 deegaan, kadib guluf culus oo ciidanka dowladda iyo dadka deegaanka ay ku qaadeen kooxda Al-Shabaab. Howl-galladaasi ayaa door weyn ka ciyaaray fududeynta isu socodka dalka ee Waqooyi iyo Koonfur, gaar ahaan dhul-beereed ballaaran oo hodon ah, sida uu Golaha Ammaanka ee QM ka hor sheegay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. “Iyadoo la xoojiyey weerarrada ciidanka ee ku aaddan dabar-goynta argagixisada Alshabaab iyo in la curyaamiyo dhaq-dhaqaawooda sirdoon ahaan, waxaan ku guuleysannay in hoos loo dhigo falalkoodii gurrucnaa ee ay ka fulin jireen Caasimadda Muqdisho,” ayuu yiri madaxweynaha. Sidoo kale waxa uu sheegay in kooxda Al-Shabaab laga adkaado ay u baahan tahau qorshe dhinacyo badan leh oo ay ugu horreeyaan ciidamo tayo iyo awood leh, taasi oo uu sheegay inay si dhab ah uga shaqeynayso dowladda federaalka Soomaaliya. “Waxaan garoowsannahay in Al-Shabaab oo laga adkaado ay u baahan tahay qorshe dhinacyo badan leh oo ay ugu horreeyaan ciidamo tayo iyo hanawood leh, dhismo dowladeed oo loo dhan yahay iyo in dowladdu ay awood u yeelato bixinta adeegyada aas-aasiga ah ee shacabka.” “Dowladdaydu waxay si dhab ah uga shaqeynaysaa arrimahaas oo dhan, si ay u gaarsiiso dalka nabad waarta iyo barwaaqo.” The post Arrimaha ay Soomaaliyada maanta uga gedisan tahay Soomaaliyadii shalay appeared first on Caasimada Online.
  12. Dhaawacyadii dagaalka Garoowe ayaa caawa la geeyey Muqdisho, si loogu soo daweeyo. Qaran News
  13. Muqaal Cajiiba:Xaaji ka soo jeeda Dalka Bangladhesh oo Hooyadii Dhabarkiisa ku cumraysanayso Qaran News
  14. Wasarada Xananada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga Gobolka Saaxil ayaa ku fashilantay bad-baadinta 3 qof oo kaluumaysto ah oo maalintii 15 aad la la yahay raq iyo ruux meel ay ku sugan yihiin Wasarada Xananada Xoolaha iyo Kaluumeysiga g/saaxil ayaa mudooyinkii u danbeeyey shaqadeeda ay gobolka ka hayso si weyn looga dayrinayey Waana ta maanta sababtay in aanay gurmad ka samayn dadka la waayey ee bad waynta ku maqan Ganacasada ka kaluumaysata Berbera oo dhawr jeer warbaahinta la hadlay waxa ay ka marag kaceen in aanay shaqada wasarada Xananada Xoolaha iyo kaluumaysigu aanay ahayn mid si fiican u shaqaysa hadaba waxa laga war sugayaa talaabad uu ka qaado wasiirka Xananada Xoolaha iyo kaluumaysiga Jsl masuuliyiinta gobolka saaxil u jooga wasaradaasi. Cabdirisaaq Qaasim. Qaran News
  15. Washington (Caasimada Online) – Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka ayaa shaaciyay inay dhinteen dhammaan shantii qof ee saarnaa gujis yar oo badda quusa, kaas oo illaa haatan aan la ogayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay, xilli uu marayey meel u dhow hadhaaga markabkii caanka ahaa ee Titanic, oo yaalla gunta hoose ee badda. Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inay geeridan ku wargeliyeen ehelada rakaabka saarnaa gujiskaasi, kaas oo la baadigoobayey maalmihii la soo dhaafay. Shirkadda iska lahayd gujiskan yar oo lagu magcaabo OceanGate, ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay, in gujiska ay saarnaayeen illaa shan qof, oo uu ku jiro maamule shirkadeed oo lagu magcaabo Stockton Rush, taas oo loo badinayo inay dhinteen dhammaantood. Shirkadda OceanGate, wax faahfaahina oo intaas ka badan may bixinin, gaar ahaan, sida ay ku ogaadeen inay dhinteen dhammaan dadkii saarnaa gujiskan yar ee badda hoosteeda quusa. Gujiskan yar oo lagu magcaabo Titan, ayaa lahaa, kayd Oxygen oo la isticmaali karo illaa 96 saacadood, taas oo ku ekayd, subaxnimadii hore ee Khamiistii. Shirkaddan ayaa caan ku ah inay dadka xiisaynaya dalxiis ahaan ugu dirto inay soo arkaan hadhaagii, markabkii caanka ahaa ee Titanic, kaas oo yaalla badda hoosteeda. Safarkan ayaa ah, mid aad u halis badan, maadaama la quusayo, badda wakhti aad u dheer. AP + VOA The post Mareykanka: Ganacsato saarna gujis la la’aa oo la shaaciyay inay geeriyoodeen appeared first on Caasimada Online.
  16. Faysal Cali Waraabe oo Digniin u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay:- “Digniin ku socota UNSC Qaadista Cunaqabataynta Hubka ee Soomaaliya waa khalad weyn, waxay keenaysaa waxyeello ka badan tan. Durba maamul goboleedyada ku dhisan qabyaalada ayaa sii kala jabaya, waxaana durbaba ka bilowday isqabqabsiga beelaha 5-ta dowlad goboleed marka laga reebo Gal-mudug.” Qaran News
  17. Marxaladdii ugu muhiimsanayd ee geeddiga doorashada ayaa shalay oo ku beegnayd 21June inoo soo gebagabowday, taas oo isugu jirtay diiwaangelinta codbixiyayaasha iyo qaybinta kaadhadhka oo ka dambaysay, isugeyntoodana qaatay muddo 6 bilood ah. Runtii waa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka sanduuqa doorashada, bogaadintana waxaa leh KDQ oo dedaal muuqda geliyey sidii hawshu halkan u soo gaadhi lahayd. Xisbi ahaan, waxa aannu qaadannay doorkii nagaga aaddanaa wacyigelinta diiwaangelinta iyo sidoo kale kaadh-qaadashada, waxana aannu uga soo baxnay sidii ugu habboonayd, annaga iyo taageerayaashayaduba. Taasina wax ay muujinaysa sida aannu Xisbi ahaan diyaarka ugu nahay qabsoomidda doorashooyinka, gaar ahaanna doorashada Madaxtooyada oo ah tan hadda wakhti ahaan, sharci ahaan iyo miisaaniyad ahaan ba diyaarka ah. Waxaa xaqiiq ah in guud ahaan shacbiga Somaliland, xisbiyada qaranka, beesha caalamka iyo KDQ ay ka soo baxeen doorkoodii, xaajana waxay maraysaa “Loogow laguu fadhiyee”! Ugu dambayn, waxa aannu qabnaa in sida ugu dhakhsaha badan loo soo saaro jadwalkii doorasho, maadaama hawshii ugu weyneyd ee diiwaangelintu soo gebagbowday, si awoodda umadda loogu soo celiyo, loona xaqiijiyo himiladii ay naawilayeen oo loo nooleeyo rejeda shacabka! Guddoomiye Xirsi . Qaran News
  18. New York (Caasimada Online) – In the face of mounting threats from climate crises, spates of violence, and the ever-present specter of terrorism, Somalia is reaching a critical juncture. United Nations officials alerted the Security Council that addressing these threats requires an intensified effort and more significant funding, particularly considering the impending food crisis. According to Catriona Laing, the UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia, the nation has made significant strides in combating terrorism and furthering electoral processes. Despite this, the country continues to face severe challenges and threats. As the head of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM), Ms. Laing urged international partners to offer additional support to the Somali people. The security situation is worrisome, particularly in Laascaanood, the capital of the long-disputed Sool region between “Somaliland” and Puntland. The conflict between the “Somaliland” forces and the local Sool clan clan militia has led to substantial casualties, infrastructural damage, and civilian displacement. The humanitarian cost of conflict Ms. Laing reported 308 civilian casualties to date, with 36 people killed and 272 injured. Despite commending the efforts by all parties and the Security Council towards achieving a ceasefire, she admitted that the path to peace remained fraught. In a worrying statistic, she revealed that the first three months of 2023 saw the highest number of improvised explosive device attacks since 2017. Simultaneously, there has been a resurgence of deadly terrorist attacks, pointing to the Pearl Beach Hotel incident in June as a stark example. Highlighting recent positive political developments, Ms. Laing noted the Somali government’s notable progress in crucial national areas. The fight against terrorism, spearheaded by the government, has successfully dislodged terrorist groups from some parts of the country. Despite this, she cautioned that Al Shabaab remained a considerable threat. She stressed the need for sustained security, essential services, reconciliation, and long-term political and state-building processes in regions recovered from the terrorist group. Looking forward, Ms. Laing laid out the priorities for the remainder of 2023. These include a leading role for UNSOM in rallying the international community’s efforts to stabilize the country, support the state-building process, and resolve the conflict in Laascaanood. Humanitarian crisis and climate threats The humanitarian situation in Somalia remains precarious, despite improved security from the ongoing operation against Al-Shabaab. From January to March, 430,000 people were displaced by violence, and 580,000 individuals live in areas controlled by non-state armed actors. Climate shocks and a lack of political, peace, and security representation for women add to the crisis. Pointing to Somalia’s failure to ensure a 30 percent quota of women in federal elections, Ms. Laing emphasized, “Their representation needs to be codified.” Cindy McCain, the Executive Director of the World Food Programme (WFP), outlined the toll of violence and instability on the country’s infrastructure. She stressed the urgent need to prevent a backslide into famine-like conditions that Somalia narrowly avoided in 2022. “The international community saw the warning signs flashing red and raced to respond,” she said, “But now we are in danger of losing the precious gains we have made since those dark days last year.” Confronting the challenge McCain called for collective efforts to ensure safe aid deliveries, spearheaded by the Security Council, to secure unimpeded humanitarian access to all vulnerable communities in Somalia. She advocated coupling food assistance with investments to rebuild livelihoods, strengthen resilience, and support climate adaptation programs. She also urged Member States to contribute to the country’s underfunded humanitarian response plan. WFP has already had to cut back on its assistance programs, a move she described as a last resort. “We all have to work together to find political solutions to create stability and peace in Somalia,” McCain said. “This is what the exhausted people of Somalia want and need, above all.” The post Somalia’s progress in jeopardy, Security Council informed appeared first on Caasimada Online.
  19. New York (HOL) - Somalia, facing escalating threats of terrorism, violence, climate shocks, and a deepening food crisis, is at risk of reversing hard-earned progress, UN officials warned on Thursday. The gravity of the situation requires urgent additional international assistance, they stressed. Source: Hiiraan Online
  20. Beledweyne (HOL) - A local farmer was killed, and several others were injured in a militant attack on Thursday in Hudiwagle, an area within the Hiiraan region's Feer Feer district that borders Ethiopia. It is speculated that the assailants, dressed in uniforms resembling those of Ethiopia's Somali regional government, crossed into Hiiraan from its border with Ethiopia. Source: Hiiraan Online
  21. Mogadishu (HOL) - Somalia's Attorney General's Office filed charges against two officials from the Ministry of Information and a presidential guard officer on Thursday. These individuals face allegations of public property embezzlement, with the prosecution requesting the court to postpone the case hearing to begin the trial proceedings. Source: Hiiraan Online
  22. Radar indicated the black Cadillac Escalade driven by Derrick John Thompson was traveling 95 mph in a 55-mph zone, prosecutors said. Source: Hiiraan Online
  23. Garowe (HOL) - In the wake of the violent conflict that engulfed the semi-autonomous state of Puntland, Somalia, local authorities claim that the tumult was carefully planned from the seat of the federal government, Villa Somalia. The Speaker of the Puntland Parliament, Abwan Abdirashid Yusuf Jibril, has implicated federal senators and parliamentarians in Garowe as the instigators behind the deadly unrest. Source: Hiiraan Online
  24. Wax yeelooyinkii laga dhaxlay dagaaladii sokeeye ee Sideetamaadkii iyo Sagaashamaadkii maaha mid ku kooban oo qurdha jabka ku yimid qaranimadii Soomaaliyeed, balse, dhibka ugu weyni waa midka ku dhacay wadajirkii iyo wada-noolaanshihii ummadda Soomaaliyeed, kuwaas oo aad moodid inay kala aamin baxeen, qof iyo qabiil kastana uu u guryo noqday meeshuu ku nabadgeli karay, taasoo ah degaanka uu asal ahaan ka soo jeeday. Source: Hiiraan Online