-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Hargeysa(Qaran)-Beesha Kaliil Isaxaaq ayaa war saxaafadeed ay ku qabteen Hargeysa, waxay ku sheegeen in xalka khilaafka taagani yahay in la qabto doorashada madaxtooyada. Beesha Kaliil Isaxaaq waxa ay madaxweynaha ku eedeeyeen ergo diid, waxaanay u soo jeediyeen inuu ergooyinka masaalixda dalka lagala hadlayo uu aqbalo. Beeshu waxay intaas ku dareen in cidda kaliya ee afkooda ku hadli karaa ay tahay Guddida beelaha West Burco Clan, waxayna cambaareeyeen shir xukuumaddu soo abaabushay oo dhawaan ay iskugu yimaadeen dad sheeganayay beelaha Ciidagale iyo Isaxaaq oo ay caddeeyeen in aanay cidna metelin. Waxa kaloo ay sheegeen in aan jilibo gaar ah oo ka tirsan West Burco Clan la odhan karin waxaanu ka ilaashanaynaa Hargeysa. Qaran News
-
Moscow (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha kooxda Wagner ee Ruushka, Yevgeny Prigozhin ayaa ku jiray liiska rakaab saarnaa diyaarad gaar loo leeyahay oo caawa ku dhacay waqooyiga magaalada Moscow. Mas’uuliyiinra Ruushka ayaa sheegay in cidna aysan ka bad-baadin “shilkan”. Weli lama si rasmi ah looma xaqiijin in Prigozhin uu saarnaa diyaaradda, hase yeeshee bogag ay leeyihiin taageerayaasha Wagner ee Telegram-ka ayaa lagu sheegay inuu geeriyooday. Waxay ku eedeeyeen dowladda Ruushka inay diyaaradda kusoo ridday gantaal. “Waxaa la billaabay baaritaan lagu sameynayo diyaaradda Embraer ee caawa ku dhacday gobolka Tver. Sida ku cad liiska rakaabka, waxaa ka mid ah Yevgeny Prigozhin,” waxaa sidaas tiri hay’adda socdaalka Ruushka ee Rosaviatsia, oo ay soo xigatay wakaaladda wararka Ruushka ee TASS. Wasaaradda xaaladaha deg degga ah ee Ruushka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in diyaaradda gaarka loo leeyahay ee Embraer Legacy ee ka safartay Moscow kuna socotay St. Petersburg markii ay ku dhacday xaafadda Kuzhenkino ee u dhow gobolka Tver. Waxay sheegtay in 10 qof ay saarnaayeen diyaaradda, oo ay ku jiraan saddex shaqaalaha diyaaradda ah. Sida ay sheegeyso xog horudhac ah, dhammaan dadkii diyaaradda saarnaa waa ay geeriyoodeen. Prigozhin, oo 62 jir ah, ayaa horkacay kacdoon ka dhan ah hoggaanka sare ee Ruushka 23-24-kii June, kaasi oo madaxweyne Vladimir Putin uu sheegay inuu Ruushka qarka u saaray dagaal sokeeye. Kacdoonkaas ayaa waxaa lagu dhameeyey heshiis Kremlin-ka ku ogolaaday in Prigozhin uu dego dalka deriska ah ee Belarus. Hase yeeshee wuxuu u muquday inuu si xor ah ugu dhaq-dhaqaayey gudaha Ruushka. Prigozhin oo doonayey inuu rido wasiirka difaaca Ruushka Sergei Shoigu iyo madaxa ciidamada Valery Gerasimov ayaa Isniintii baahiyey muuqaal uu ku sheegayo in lagu duubay Afrika. The post DEG DEG: Diyaarad uu saarnaa hoggaamiyaha Wagner oo ‘lasoo riday’ appeared first on Caasimada Online.
-
Guutaale: The Theft Protector General of Somalia. Mogadishu (PP Editorial) — The Somalia Auditor General Ahmed Isse Gutaale claimed today that money generated from the alleged sale of two former Somali National Army barracks in Galka’yo had been invested in the construction of Garacad Port in North Mudug. Guutaale lives in the capital city where members of his subclan have since 1991 been occupying public and private properties. The history of 1991 Mogadishu can be summed as a politically motivated dispossession of citizens by clan militias mobilised in the name of United Somali Congress. Guutaale’s proper title should have been the Theft Protector General of Somalia. A whole generation of Somalis in Mogadishu has come of age living in stolen properties and in a capital city where a new u dhashay (belonging to by dint of maintaining armed clan militias) mantra rather than ku dhashay (born in) reigns, where u dhashay is based on the dispossession narrative of USC. Sheikh Bashir Salad of the Mogadishu Council of Religious Men. As professor Abdi Ismail Samatar told a Minnesota-based Somali TV station recently, President Hassan Sheikh Mohamud, then a Presidential Candidate in 2021, said to Samatar:” Don’t insult my city”. This flippant response was triggered by Samatar’s comment on the state of Mogadishu streets when the Professor’s entourage was travelling to President Hassan’s residence. Somali investors funded the construction of Garacad Port. What we have in Somalia is a federal government that is ideologically defending the legacy of dispossession and man-made famines of the 1990s. The moral vacuum is made worse by the silence of the Mogadishu clergy known as the Council of Religious Men who come across as indifferent to the plight of Somalis whose properties have been dispossessed by subclans who claim Mogadishu to be their stronghold. More than 90% of government buildings (schools/ neighbourhood offices, military barracks, fairgrounds, etc) are occupied by people protected by their powerful clan militias. A little introspection could have prevented the so-called auditor general from making absurd claims about Garacad Port. People of Puntland State of Somalia have been far too long patient in the hope of seeing a new generation of politicians from Mogadishu who could rise above the dark history of 1990s and honour the property rights of Somali citizens whom USC militias dispossessed after the fall of the military regime in 1991. President Hassan Sheikh Mohamud is taking steps to revive the 1990s civil war. He forgets who will be judged on how he secures the confidence of his fellow citizens. If he interprets his presidential duties as an opportunity to enrich his hangers-on and protect ill-gotten gains, he will be remembered as a leader far worse than the 1990s looters who reduced Mogadishu to fiefdoms of armed clan militias. © Puntland Post, 2023 The post The Theft Protector General of Somalia appeared first on Puntland Post.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa ka horyimid go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay dhawaan ku dhawaaqday ee ay ku xidheyso qaar kamid ah baraha bulshada oo dadka Soomaaliyeed ay aad u isticmaalaan. Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay xirayso TikTok, Telegram iyo aaladda qamaarka lagu dheelo ee 1XBET, kadib go’aan ka soo baxay wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda ee xukuumadda Soomaaliya. Saddexdaan bar ayaa maalmo kahor la go’aamiyey in dalka laga mamnuuco, inkastoo aan la shaacin goorta uu dhaqan gelayo amarka lagu xirayo isticmaalka aaladahaas. “Shirka inta uu socday waxaa la isla qaatay xilligaan in ay muhiim tahay in la xiro Baraha Tiktok, Telegram iyo Aalada Qamaarka lagu ciyaaro ee 1XBET oo sameyn nololeed ku yeeshay Dhallinyarada Soomaaliyeed oo qaarkood keenay in ay nafta ku waayaan,” ayaa lagu yiri go’aanka ka soo baxay wasaaradda Isgaarsiinta dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in go’aankaasi uusan ka dhaqan-geli doonin degaanadooda, xilli dowladda federaalka qorsheynayso in si rasmi ah loo dhaqan-geliyo go’aankaasi. Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu ku amray shirkadaha Isgaarsiinta ee ka shaqeysa maamulkaasi in aysan u hoggaansamin go’aankaasi, oo uu sheegay in aysan Puntland waxba ka khusayn arrinkaasi. “Kuma khasbana shirkadaha Isgaarsiintu in ay fuliyaan mana fulin karaan amarada magaalada Muqdisho ka soo baxay,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir. Go’aanka dowladda federaalka ayaa sidoo kale waxa ka horyimid Somaliland oo sheegtay in deegaanadeeda uusan ka dhaqan-galeyn go’aankaasi oo buuq badan dhaliyay. Sidoo kale waxaa si adag uga horyimid dhalinyarada Soomaaliyeed ee baraha bulshada isticmaasha, gaar ahaan aalada TikTok, kuwaasi oo walaac ka muujiyay go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku xireyso barahaasi. Si kastaba, aaladaha dalka laga mamnuucayo ee Internet-ka ayaa si weyn looga isticmaala gudaha Soomaaliya, waxaana durbadiiba ka dhalatay hadal heyn xoog leh go’aankaan markii uu ka soo baxay wasaaradda. The post Maamulka Puntland oo ka horyimid go’aankii DF + Sababta appeared first on Caasimada Online.
-
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo Talaabadii u Horreysay ka Dhigay inuu Kulan gaar ah oo uu la yeeshay Beeshiisa Burco(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Hadhimo sharafeed u sameeyey Cuqaasha iyo Waxgaradka Degaanka Bariga Burco. Kulankan muhiimka ah ayaa ka qabsoomay Hotelka Isha-Burco. Kulankan oo ay Guddoomiyaha ku wehelinayeen Wasiirrada Wasaaradaha Horumarinta Biyaha Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), Caddaaladda Saleebaan Warsame Guulleed, Guddoomiyaha Gobolka Togedher, Xildhibaanno iyo Mas’uuliyiin kale ayaa si weyn la isugu xog-waraystay. Kulankan ayaa ra’yulcaamka Togdheer ku dhaliileen Guddoomiyaha KULMIYE ahna Wasiirka Daakhiliga, waxaanay ku tilmaameen inuu yahay masuul wax walba ka horreysiiya reernimada, shirkana taas ka markhaati yahay. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-Nuceymi. Labad masuul ayaa waxay kulankaan uga wada-hadlaan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar, sida lagu yiri bayaan kooban oo kasoo xafiiska ra’iisul wasaaraha. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa uga mahad-celiyey dowladda Qatar taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada muhiimka ah ee amniga, horumarinta adeegyada asaasiga ah iyo gargaarka. Danjire Cabdalla ayaa dhankiisa ra’iisul wasaaraha u sheegay in ay sii wadi doonaan taageerada dhinacyada kala duwan leh ee ay mar walba la garab taagan yihiin dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Dowladda Qatar ayaa ka mid ah dowladaha carbeed ee sida weyn u taageera Soomaaliya, waxaana lagu xasuustaa in mar ay aheyd dowladaha carbeed midda ugu dhow Soomaaliya sanadihii uu hoggaamiyey Farmaajo. Xukuumadda Dooxa ayaa sidoo kale taageero u fidisa ciidanka Soomaaliya oo haatan sameynaya dib u kabasho, kadib tababaro caalami ah oo ay heleen, xilli uu dalk ka socdo dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale waxay bixisay mashaariic kala duwan oo Soomaaliya laga hirgelinayo oo ku kacaya malaayiin dollar, kuwaasi oo lagu dhaqaaqay qaar kamid ah, kuwa kalena ay yihiin qabyo, halka kuwa kalena la dhammeystiray. The post Sawirro: R/W Xamza oo ballan-qaad horleh ka helay Qatar appeared first on Caasimada Online.
-
Guurtida oo ka Deyrisay Sicir Barar iyo Dhaqaale xumo ka jirta Somaliland Hargeysa(Qaran news)- Mudanayaasha golaha guurtida JSL, ayaa sheegay in bulshadu ay la daala dhacayso xaalado isbarkan oo ay sababeen dhaqaale xumo iyo sicir-bararka dalka ka jira ee aan maalina maalin ku darayn. Xildhibaanu waxa ay sheegeen in maceeshadu bishan uu sarre u kac aad u weyni ku yimid, waxaanay xuseen in aanay bulshadu qaadi karin. Xildhibaan Mustafe Ibraahim Ciise (Aw Buux), ayaa sheegay in qiimaha maceeshadu uu kor u kacay bishan hadda lagu jiro, isla markaana ay ganacsatadu ku kordhiyeen qiimee aan macquul ahayn, waxaanu xildhibaanku tusaale u soo qaatay qawtal daruuriga ay dadku sida joogtada ah u isticmaalaan iyo midkasta qiimaha ku kordhay. Waxaanu yidhi. “Dalkan iyo dadkan aad ku kordhinaysaan shankasta 4 dollar, 5 dollar, 6 dollar dad Mareykan ku nool maaha, dad Kanada ku noolna maaha, waa bulsho danyara oo ku nool Somaliland, oo idinla degan. Bulshada hadda 3-dii wakhti ee wax la karsan jiray hal wakhti uunba wax la karsada xaafadaha qaar marka aynu runta ka hadalo, oo wax la cunaa. Haddii marka danyatara aynu u hadli weyno oo ganacsatada maalinba maalinta ka danbeysa Maceeshada qiimaha ay doonaan ku kordhinaya aynaan ka qaban gadood ayaa dhici, xafiisyada ayaana la isugu soogeli, booba iman, rabshadba iman, amniga tagi, wax la cuno marka la waayo. Marka waxaan soojeedinayaa waar hoos haloo eego bulshada danyarta ah ee aan tahli karin inay iibsadaan meceeshada qaaliga ah. Tusaale ahaan, Kiishka Sonkorta ahi bil ka hor waxa uu ahaa 35 dolar maanta waa 41 dollar, Bariisku hal bil ka hor 31-dollar ayuu ahaa maantana waa 34 dollar, Saliida 3-da Litir ahi bil ka hor 22 dollar ayay ahayd maantana waa 25 dollar, taasna bulshadu ma qaadi karto, haddaba waxa aan ganacsatada u soojeeinayaa in bulshada loo naxariisto, xukuumaduna qorshe ka yeelato” Xildhibaan Axmed Dirir Cali, ayaa sheegay in hay’addaha dowladdu muddooyinkii u danbeeyay ay dhaqaale la’aan awgeed ay ugudan kari waayeen hawlahoodii shaqo, sidoo kale waxa uu shir-guddoonkiisa ka codsaday inay ay wanaagsan tahay in la xisaabtamo. Waxaanu yidhi. “Habayaraado dhaqaalaheenuye haddii la dayactirayo oo meeshi loogu talo galay uu gaadhayo waxba kamay xumaadeen, waxa hay’addihi dalku u shaqayn kari waayeen waa dhaqaale xumada, 12 sanno wakhti ku dhaw ka gole ahaan wax micnaleh oo weyn maynaan qaban, sababta aynu u qaban kari weynayna waa dhaqaale xumo, miisaaniyad ayaynu leenahay, dhaqaalaha ayay ka mid tahay wax lagu qabto ma naqaano, goluhuna kuma shaqeeyo shir-guddoonkana ma soo dhaafto, taasi ayaa loo baahanyahay in aynu ka bilowno dhaqaalaha dalkeena oo innagu xisaabtano” Xildhibaanno Cabdirisaaq Haybe, ayaa sheegay in oo shaaca ka qaaday in Itoobiya Qaybo ka mida Ganacsigii ay Somaliland ay ka qaadan jirtay ay joojisay, isla markaaana ay bulshadeena ku wargelisay in aanay magaalo ganacsigeedka Tog-wajaale waxba ka iibsan ilaa xall loo helayo sicir-bararka. Waxaanu yidhi. “Xaggi ganacsatada dhaqaale xumo aad u weyn ayaa soowajahday, magaala ganacsiyeedkii Wajaale wuu xidhan yahay, sidoo kale Birtii ayaa sarre u kacday isu socodkii Somaliland iyo Itoobiyana hoos ayuu u dhacay, oo markii Sicirbararku kor u kacay Itoobiya joojisay wixii Somaliland uga tagayay 40 shay oo ka mida, isla markaana bulshadeeda iyo ganacsatadeeda ku amartay in aan laga soo iibsan karin magaalo Ganacsiyeedka Wajaale, marka sidaasi haloo ogaado ilaa 40 shay ayaan iibkoodu ka gudbin magaalada Tog-wajaale.” Qaran News
-
India is now on the moon. India has reached the south pole of the moon — no other country has achieved that. We are witnessing history.” Scientists and officials clapped, cheered and hugged each other as the spacecraft landed. This was India’s second attempt to land a spacecraft on the moon and comes less than a week after Russia’s Luna-25 mission failed. People across the country were glued to television screens and said prayers as the spacecraft approached the surface. Members of mission control celebrate the historic landing (ISRO) Scientists believe the “dark side of the moon” could hold important reserves of frozen water and precious elements that could be transformed by future explorers into air and rocket fuel. A lander with a rover inside orbited before touching down on the lunar surface, after an agonising wait for India’s space scientists in the southern city of Bengaluru. The craft put down its Vikram lander shortly beforet 1.34pm UK time on Wednesday. India’s Chandrayaan-3 – “moon craft” in Sanskrit – took off from a launchpad in Sriharikota in southern India on July 14, heading for the far side of the moon. People crowded around televisions in offices, shops, restaurants and homes to watch the highly anticipated landing. Thousands prayed Tuesday for the success of the mission with oil lamps on the river banks, temples and religious places, including the holy city of Varanasi in northern India. The successful Chandrayaan-3 landing would be monumental in fueling curiosity and sparking a passion for exploration among youth, the Indian Space Research Organisation said. (ISRO) “It generates a profound sense of pride and unity as we collectively celebrate the prowess of Indian science and technology. It will contribute to fostering an environment of scientific inquiry and innovation.” The six-wheeled lander and rover module of Chandrayaan-3 is configured with payloads that would provide data to the scientific community on the properties of lunar soil and rocks, including chemical and elemental compositions. India was making its second attempt in four years to join the United States, the Soviet Union and China in achieving the landmark landing. India unexpectedly got into a race with Russia, which had planned to land its Luna-25 spacecraft in the same lunar region on Monday. But Luna-25 crashed into the moon after it spun into an uncontrolled orbit. It would have been the first successful Russian lunar landing after a gap of 47 years. Russia’s head of the state-controlled space corporation Roscosmos attributed the failure to the lack of expertise due to the long break in lunar research that followed the last Soviet mission to the moon in 1976. India gearing up for the Chandrayaan-3 space shuttle to attempt to land on the ‘dark side’ of the moon (AP) Numerous other countries and private companies are in a race to successfully land a spacecraft on the lunar surface. In April, a Japanese company’s spacecraft apparently crashed while attempting to land on the moon. An Israeli nonprofit tried to achieve a similar feat in 2019, but its spacecraft was destroyed on impact. With nuclear-armed India emerging as the world’s fifth largest economy, Prime Minister Narendra Modi’s nationalist government is eager to show off the country’s prowess in security and technology standard. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Cabdixakiim Maxamed Yuusuf oo dhawaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay xilkaas ayaa maanta munaasabad ka qabsoontay Villa Soomaaliya waxa uu xilka kala wareegay Agaasimahii hore ee Madaxtooyada. Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud oo halkaasi ka hadlay ayaa ugu horeyntii waxa uu u mahad-celiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo dhammaan maamulka iyo hpwl-wadeennadii lasoo shaqeeyay. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in sanadkii uu xafiiska joogay uu wax la taaban karo ka qabtay horumarinta maamulka Madaxtooyada iyo fulinta siyaasadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Agaasime Cabdixakiim oo horey u ahaa la-taliyaha dhinaca siyaasadda ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa munaasabadda xil-wareejinta kusoo bandhigay qorsheyaasha ku aaddan howlaha hortabinta u leh Madaxtooyada Qaranka. Agaasimaha ayaa sidoo kale waxa uu adkeeyay sida ay maamul iyo hawl-wadeen waajib ugu tahay in Madaxweynaha lagu garab istaago dagaalka dalka looga xoreynayo argagixisada. Agaasimaha cusub ee Villa Somalia ayaa si gaar ah u xusay in muhiimad gaar ah uu siin doono doorka shaqo ee Madaxtooyada uga aaddan horumarinta dalka, dayn cafinta iyo dhammeystirka Dastuurka, waxa uuna ka codsaday dhammaan howl-wadeennada Madaxtooyada iyo hay’adaha kale ee Dowladda in ay ku garab istaagaan gudashada masuuliyadda loo igmaday. Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Abshir Maxamed Axmed oo asaguna ka qayb-galay munaasabadda ayaa u mahad-celiyay agaasimihii hore ee Villa Somalia, waxa uuna agaasimaha cusub u rajeeyey in Alle u fududeeyo gudashada mas’uuliyadda qaran, isaga oo kula dardaarmay ka miro-dhalinta qorsheyaasha shaqo ee Madaxtooyada. The post Sawirro: Agaasimaha cusub ee VILLA SOMALIA oo xilka la wareegay, shaaciyay qorshihiisa… appeared first on Caasimada Online.
-
Somalia has banned TikTok, messaging app Telegram and online betting website 1XBet to limit the spread of indecent content and propaganda, its communications minister said. Source: Hiiraan Online
-
As the sun rises on August 27, 2023, it marks not only a new day but resonates with historical significance. Exactly 164 years ago, the unassuming railroad conductor, Colonel Edwin Drake, struck oil in Oil Creek near Titusville, Pennsylvania. Little did he realise that this modest achievement would set the stage for a global industry that now powers our contemporary world. Much like the pioneering spirit that marked that historic day, Somalia now stands at a juncture of its own, contemplating the exploration of its oil potential. Source: Hiiraan Online
-
Madaxii kooxda calooshood u shaqeystayaasha Wagner, Yevgeny Prigozhin ayaa maanta oo Arbaco ku dhintay shil diyaaradeed ka dhacay waddanka Ruushka. Diyaarad ka kacday magaalada Moscow una socotay St. Petersburg ayaa burbrurtay, waxaana ku dhintay dhammaan 10-kii qof ee saarnaa, sida ay soo tebisay wakaaladda wararka ee Associated Press. Wakaaladda wararka Ruushka ee Tass oo soo xiganaysay saraakiisha gurmadka ayaa dhankeeda sheegtay in diyaaradda ay la socdeen saddex duuliye iyo toddoba rakaab ah. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inay baarayaan burburka diyaaradda oo ka dhacay gobolka Tver oo ilaa 100KMs dhinaca Waqooyi ka xiga Moscow. PUNTLAND POST The post Madaxii Kooxda Wagner ee dalka Ruushka oo shil diyaaradeed ku dhintay appeared first on Puntland Post.
-
ABIDJAN, Ivory Coast, August 23, 2023/ ll,(Qaran news)-The second phase of the Last Mile Connectivity Project (https://apo-opa.info/44ggSH3), implemented in Kenya between 2016 and 2022, has helped improved access to electricity for low-income groups. At least 1.6 million people now have access to power, according to the Project Completion Report published by the African Development Bank (www.AfDB.org) on 11 August 2023. Funded with a loan of $134.64 million from the African Development Bank Group, the project has added about 18 thousand kilometres of low-voltage lines to the distribution system, connecting some 322,279 households and small businesses to the national grid. An average household in Kenya has five people. The project supported the re-establishment of the Kenya Power and Lighting Company (KPLC) tree seedling nursery, which had been in ruins due to drought from mid-2019 to the end of 2022 and locust infestation that stripped every young tree and crop around the nursery, as well as the impact of the Covid-19 pandemic. The project awarded contracts worth around $9.07 million to local electricity suppliers, boosting economic activities. The project has improved living conditions and helped develop socio-economic activities in the beneficiary communities. To most beneficiaries, lighting their homes was a dream come true and less expensive than using paraffin-fuelled lanterns (known as akaloboyo in the local language), with its associated health risks. The project has spurred income-generating activities, such as poultry farming, livestock farming, and grass cutting for cattle and dairy farming. This has helped to reduce poverty, one of the leading causes of gender inequality. Activities such as joinery, arc welding and hairdressing salons are just some occupations buoyed by the availability of electricity. A group of 30 young people – half of them women – have started a poultry farm using funds raised by its members. The project provided ready-to-use kits – including a socket and a light bulb- at no cost to households headed by women. “Overall, despite the major challenges the country went through in 2017-2022, the project delivered almost all of the target outputs and outcomes, particularly those fundamental to the project’s development objective,” concludes the Project Completion Report. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Hantidhowraha guud ee qaranka Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa si weyn loogu weeraray hadalkii uu maanta sheegay, kaasi oo uu shaaca uga qaaday in Puntland ay iibisay laba xero oo ay ciidamada Xoogga dalka ku lahaayeen gobolka Mudug. Lacagta xeryahaas ay siisay Puntland ayuu sheegay inay dhameyd 20 Miluan, taasi oo lagu daray dhismaha dekedda Garacad, islamarkaana ay dekeddaasi aysan ahayn mid u gaar ah Puntland oo ay ka dhaxayso dadka Soomaaliyeed. “Dekedda Garacad asalka maal-gelinteeda waxaa qayb ka ah dakhli kasoo baxay xeryo kamid ah kuwii ciidanka Xoogga dalka ee gobolka Mudug, sida xeryah kabidda iyo siinaay oo dowlad goboleedka Soomaaliyeed Puntland ku iibisay lacag ku dhow 20 Milyan, kadibna ku dartay maal-gelinta mashruuca dhismaha dekedda Garacad,” ayuu yiri Hanti-dhowruhu. Axmed Ciise Guutaale ayaa xusay in hantidaas ay tahay hanti guud oo ay ka dhaxeysa dadka Soomaaliyeed, maadaama ay xeryahaas ay kamid yihiin hantida dowladdii dhexe. “Dakhligaas waa dakhli guud oo ay wada leeyihiin dadka Soomaaliyeed, maadaama ay xeryahaasi ka mid yihiin hantidii dowladdii dhexe, kahor qaadashada federaalka, sidaas oo kalena ay yihiin xeryihii ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed” ayuu mar kale sii raaciyay hadalkiisa. Hadda, sidee looga fal-celiyay hadalka Guutaale? Axmed Dulmidiid: “Hanti-dhowrku maxaa ka qaldan mise waa ila meerayso.” Cabdalle Ducaysane ayuu yiri: “Isku soo wada duubo ujeedada guud waa dekedda Garacad. Waxba yaan darbiyada madaxa lagu xoqin!!.” “Meelkasta kamuqo waa lagu mudan Bella maxa ka jira Butland xamara kabadane,” ayuu yiri Farxaan Cumar. Maxamed Ibraahim: “Dowladu miyay huruday marka xeradoodii laga gadanayo.” Saciid Cabdi ayaa sidoo kale yiri “Dowaladda maxay dadka tartaa? Markay xoolo aragto miyay xasuusataa dowladnimada. 30 sano jiraa weli dowlad wax ima tarin hal qalin Allaha ka dhigo xaqaas mee horta?.” Khalif Shirwac: “‘Kuweyga anigaa leh kuwaagana waan kula leeyahay’ oo cad weeye ninkaan warkiisu.” “Wallaahi waa raftay sidaa uqoslayay war maxaa tirina aniga iyo wiilka Mogadishu Clan ee Masaajid Cali Gaduud jooga dekedda Garacad waa idinka dhaxaysaa,” ayuu yiri Abdirashiid. Khaalid Xaaji Cabdi: “Xamar unugaa leh laakiin Garacad waa isla leeyahay, waxaas wax idin soconaayo maahan Intii AUE Ma idinka dhmaatay.” “Horta canshuurta bawada keen iyo visaha Soomaaliya iyo canshuurta badda,” ayuu yiri Saciid Aadan Ducaale. Sidoo kale waxa uu yiri “Marwalba dowlada dhexe iyada masuul ka ah dalka maxaaba ku xiijiyay walaalow.” Fahma Luul: “Cid walba oo hantida dowlad heysata waa in laga soo celiyo gobolkii ay joogaanba.” The post GUUTAALE oo lagu weeraray hadalkii uu maanta sheegay appeared first on Caasimada Online.
-
JOHANNESBURG, South Africa, August 23, 2023/, (Qaran news)- Africa’s 620 trillion cubic feet of proven natural gas resources have strengthened the continent’s potential to drive economic growth, diversify revenue generation, while spearheading global energy security in conjunction with a transition to a cleaner energy future. Underpinned by efforts to monetize domestic gas resources, countries to the likes of Algeria, Nigeria, Equatorial Guinea, Angola and Mozambique are actively developing large-scale gas projects while putting in place the adequate policy frameworks and infrastructure to support long-term growth. As major gas producers strengthen their attractiveness for foreign investment and new discoveries are made in untapped markets, global gas organization’s such as the Gas Exporting Countries Forum (GECF) offer the guidance and support that markets need to thrive. In this regard, this year’s edition of the African Energy Week (AEW) conference – which takes place from 16–20 October at the Cape Town International Conference Center in Cape Town – serves as a platform where African producers, global partners and key industry organizations such as the GECF can engage, strengthening collaboration at a time when Africa’s gas industry is just taking off. The African Energy Chamber (AEC) is proud to announce that gas dialogue will be spearheaded by GECF Secretary General Mohamed Hamel, whose participation in keynote addresses and high-level panel discussions will advance the understanding of the state of play of Africa’s gas industry. Throughout the event, Hamel will engage in exclusive networking sessions alongside African energy policymakers, project developers, operators, global investors and partners. These interactions aim to facilitate the exchange of ideas, foster collaborative efforts and drive the advancement of Africa’s gas industry. With the aim of supporting the stability to supply in the global energy matrix, GECF strongly advocates for the development of gas for a sustainable energy future, a topic which will be driven by Hamel this October. With a membership that comprises 19 prominent gas-producing nations, including Algeria, Egypt, Equatorial Guinea, Libya and Nigeria (permanent members) as well as Angola and Mozambique as observers, the GECF has played a pivotal role in facilitating the exchange of ideas, supporting policy development and structuring, and spearheading collaborations across the global gas market. GECF and its member countries represent up to 72% of the world’s proven natural gas reserves, a substantial 44% of its marketed production, over 56% of the global pipeline infrastructure and 52% of liquefied natural gas (LNG) exports. In Africa, GECF promotes dialogue and cooperation on best practices for managing gas resources, optimizing production and monetization, and boosting local content development between African producers and their global counterparts. The association provides market reports, recommendations and guidelines, as well as policy coordination, technical assistance and capacity building programs which have long-shaped the stability of the African market. As a result, African gas is taking on a more prominent role in the global energy market, a role which continues to grow as international markets look to diversify supply chains. On the continent itself, Africa’s gas resources are considered to be a strategic fuel, enabling countries to industrialize while facilitating a just energy transition. Many large-scale projects are underway, including the Greater Tortue Ahmeyim project in Senegal/Mauritania; the Mozambique LNG development; Nigeria’s Gas Flare Commercialization initiative; the Angola LNG project and many more. This collective effort seeks to amplify electricity generation, steer the course toward a low-carbon energy model, fortify global trade via resource utilization, and empower industrial applications. In this regard, the GECF has clearly established itself as a reliable and invaluable ally for the African market. “Africa’s natural gas resources are the key for providing reliable electricity to the over 600 million people currently without, while creating long-term employment opportunities and driving the sustainable development of economies. The GECF has positioned itself as a reliable partner for the continent by fostering regional cooperation on infrastructure rollout, technology and skills development, investment attraction and resource monetization,” stated NJ Ayuk, the Executive Chairman of the AEC. Hamel’s engagement at AEW 2023 assumes paramount significance. His involvement will be instrumental in spotlighting the pivotal contribution of African resources in driving a just energy transition, alongside socioeconomic advancements tailored to the African context. The Secretary General will provide insights around the GCEF’s commitment to fostering the growth of the continent’s energy sector. AEW is the AEC’s annual energy event that unites African governments and policymakers with global investors and project developers. Taking place in Cape Town, the event represents the biggest gathering of energy stakeholders on the continent, and convenes under a mandate to make energy poverty history by 2030. For more information about speaker, sponsorship and partnership opportunities, visit www.AECWeek.com. Distributed by APO Group on behalf of African Energy Chamber. SOURCE African Energy Chamber Qaran News
-
Anas: “That fewer assassinations take place does not mean Al-shabaab is no longer active in Mogadishu.” Galka’yo ( PP News Desk) — Al-shabaab, a transnational, terrorist organisation based in Somalia, has been operating in Galka’yo since 2007. In the Northern parts of the district under Puntland State of Somalia, Al-shabaaab committed atrocities ranging from targeted assassinations and suicide bombings. There are many interviews with Al-shabaab suspects who were later found guilty and had been executed by North Mudug regional authority of Puntland state. The interview with Anas Abdulqadir, who has several, noms de guerre such as Salman and Abdullahi, gives more insight into how the proscribed outfit commits resources to destabilising North Galka’yo. “Al-shabaab recruited me in Jilib, was trained in Elbuur and was sent to Galka’yo to assassinate targeted people in North Galka’ayo” Anas told an interviewer. Anas said that among people he executed was an elder who had selected Putland federal MPs. “He tried to grab my handgun but I shot him several times” he said. The Identification of the victim precedes the assassination. “Al-shabaab can assassinate a person any time, anywhere but an assassin prefers an area with fewer people and less chance of being identified” said Anas. The criteria for selecting an assassin include agility… cowardice or foolhardiness has disadvantages.” Asked if he would ever assassinate the interviewer, Anas said: “Al-shabaab assassinated many journalists. I visited your Facebook account and saw pictures of you with the soldiers at the battlefield. I would try to assassinate if that was the mission” added Anas, who said he was trained by a Yemeni man before being sent to assassinate elders and politicians in North Galka’yo. Anas commented on how the people who relay information to him from al-shabaab, and highlighted the compartmentalised nature of Al-shabaab units tasked with identification of a victim, the appointment of an assassin, the collection of intelligence on the person Al-shabaab identifies as the target of assassination by one of its operatives. Al-shabaab views North Galka’yo as a major threat to its dwindling dominions in other parts of Mudug. In 2026 Puntland repulsed coastal Al-shabaab attack after the terrorist group sent boats full of fighters to Puntland. Al-shabaab has long been seeking a foothold in North Galka’ayo to tax businesses, but its plans have been foiled after Puntland arrested members of a large cell of Al-shabaab operatives in North Galka’ayo. “That fewer assassinations take place does not mean Al-shabaab is no longer active in Mogadishu. Potential targets have reduced their movements. Al-shabaab sends new operatives even after Puntland arrested former operatives” said Anas. © Puntland Post, 2023 The post An Al-shabaab operative recounts terrorism crimes in North Galka’yo appeared first on Puntland Post.
-
Taliyaha Ciidanka Xeebaha oo la Kulmay Sarkaal ka Tirsan Hay’adda EUCAP Hargeysa(Qaran news)-Taliyaha guud ee ciidanka ilaalada xeebaha JSL, Admiral Axmed Hurre Haariye, ayaa qaabiley wefti ay hoggaaminayso madaxa Somaliland ee hay’adda EUCAP Dania Coasa oo socdaal ku joogta Somaliland. Taliyaha iyo madaxa hay’adda EUCAP, ayaa kawada hadlay xoojinta xidhiidhka labada dhinac iyo sidii loo ilaalinlahaa biyaha Badda-cas isla markaasna looga hortagilahaa wax kasta oo dhibaato ku keeni kara biyaha Mandaqada, gaar ahaana kor-joogtaynta bad-qabka biyaha Somaliland iyo wadamada jaarka. Taliyaha ayaa uga mahadnaqay socdaalka iyada iyo weftigeedu ay ku joogaan JSL iyo booqashada ay ku tagtay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil iyo sida ay ciidanka ugala shaqaynayso dhinacyada kala duwan. Gabagabadii waxay booqdeen goobo muhiim oo ay kamid ahayd xeebta lagu dabaasho ee Batalaale iyo meelo kale oo ku yaala magaalo xeebeedka Berbera. Qaran News
-
A lorry driver and his co-driver were killed on Tuesday morning following an ambush by suspected Al Shabaab militants near Lango La Simba area on the Lamu-Witu-Garsen Road in Kenya. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Mogadishu Clan Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa bogaadiyay howl-gallada ay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ka wadaan dalka ee lagu baacsanayo Al-Shabaab, gaar ahaan kuwa ka socda gobolka Galgaduud. “Waxaa bogaadinayaa guulaha ay ciidamada ka gaareen meelo kamid ah gobolka Galgaduud, guulahaas waxaa leenahay hambalyo oo runtii waa wax lagu naaloon karo, Ilaahay garabkiina ha galo waa u duceynaynaa,” ayuu yiri Nabadoon Xaad. Sidoo kale waxa uu sheegay in xoreynta deegaanadan ay xigeyso xoreynta Ceelbuur iyo kuwa kale ee deegaanadaasi ee weli ku jira gacanta kooxda Al-Shabaab, si loo guda galo wejiga labaad ee dagaalka. “Waqtiyada soo socda waxaa rajeynaynaa in lagu sii siqayo Ceelbuur iyo Galhareeri iyo meelaha weli ku harsan ee gabaadka u ah, hore u socda anaguna Ilaahay ayaa idinka rajeynaynaa inuu guusha idin hansiiyo.” Wuxuu ugu baaqay shacabka ku sugan deegaanada weli ku harsan yihiin dagaal-yahaanada Al-Shabaab in gacantooda ka baxaan oo aadan deegaanada la xoreeyay ee ka agdhaw, si aysan gabaad uga dhigan argagixisada. “Waxaa ugu baaqeyna inay gacantooda ka baxaan oo ka tagaan meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan oo kusoo laabtaan meelaha la xoreeyay ee Wabxo iyo Cowsweyne iyo dhulkaas oo ciidamada ka dhigtaan gabaad,” ayuu yiri Nabadoon Xaad. Waxa uu intaas kusii daray “Wax laabasho la dhaho majiraan oo dhulka waa la qabanaa, madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaalkan horkacaya waa inay aaminaan dowladooda, askartooda iyo dadka xoreynaya.” Ugu dambeyntiina wuxuu ku booriyay shacabka inay dowladda iyo ciidankooda ku garab istaagaan dagaalka Al-Shabaab, si looga xoreeyo deegaanada ay weli ku harsan yihiin, islamarkaan uu dhamaaday waqtigii argagixisada ee Soomaaliya. Ciidanka Xoogga Dalka iyo Xooggaga Kacdoonka Shacabka (Macawisley) ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay deeganka Cowswayne ee gobolka Galgaduud, ayaga oo maalin ka hor la wareegay Wabxo iyo deegaano kale. Cowswayne ayaa ah deegaan muhiim ah oo dagaal-yahaanada kooxda Al-Shabaab u ahayd goob ay ka difaacaan degmada Ceelbuur, taasi oo uu ku wajahan yahay duulaan culus, si looga xoreeyo kooxda. Dagaal-yahaanada Al-Shabaab ee ku sugnaa deegaankaasi ayaa iskaga cararay kadib markii ay ogaadeen in awoodda ciidanka qaranka aysan u babac dhigi karin, sida lagu yiri bayaanka kasoo baxay dowladda. Ciidamada Qaranka iyo dad deegaankaee iskaashanaya ayaa sidoo kale la wareegay deegaano ballaaran oo ay ka mid yihiin Jaaw, Daadaale iyo Goobo kale oo Galgaduud ka tirsan. Kooxda Al-Shabaab ayaa wajahaya dagaallo dhulka iyo cirka ah oo ay fulinayaan ciidamada huwanta, waxaana ciidamada ay kooxda ka sifaynayaan dhulka howdka ah ee dhaca bariga gobolka Galgaduud, halkaas oo ay ciidanka xoogga ku burburiyeen fariisimo ay Shabaab ku lahaayeen. Si kastaba, howl-galladaan ayaa imaanaya xilli ciidamo aad u badan toddobaadyadii ugu dambeeyay lagu aruurinayay magaalada Dhuusamareeb ay jihada bari kaga dhaqaaqeen magaalada Ceelbuur. The post Nabadoon Xaad oo shaaciyay tallaabada xigta kadib xoreynta Waxbo iyo Cowswayne appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxtooyada oo war ka soo Saartay Quraac uu Madaxweynuhu ku Cunay Berbera Berbera–(Qaran news)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey oo xalay u hoyday Magaalo Xeebeeda Berbera ayaa Subaxnimadii hore ee saaka maqaaxida Oon-xoolaad kala quraacday qaar ka mida shacbiga ku dhaqan Berbera, waxaanu madaxweynuhu quraacda ka dib Kormeer ku soo maray goobaha ganacsiga oo ay ka mid tahay sariibadda weyn ee Magaalada Berbera, isagoo u kuurgalay xaalada guud ee suuq, warbiximana ka dhegeystay dadka halkaa ka ganacsanayey. Intaa ka dibna waxa uu madaxweynuhu socod lug ah ku soo maray suuqyada Magaalada, iyadoo dadka ku dhaqan berberina ay si weyn u soo dhaweeyeen madaxweynaha iyo masuuliyiinta la socday oo ay ka mid ahaayeen maamulka heer gobol iyo heer degmo iyo qaar ka mid ah xildhibaanada gobolka. Qaran News
-
Dowladda Puntland ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay go’aankii xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku sheegtay in ay xannibayso Apps-ka Tiktok, Telegram iyo 1Xbet. Xukuumadda Puntland ayaa gebi ahaanba ka hortimid in go’aankaas laga dhaqan-geliyo degaannadeeda islamarkaana shirkadaha Isgaarsiinta ku amartay in aysan u hoggaansamin. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in aysan Puntland waxba ka khusayn go’aanka laga soo saaray Muqdisho. “Kuma khasbana Shirkadaha Isgaarsiintu in ay fuliyaan mana fulin karaan amarada Magaalada Muqdisho ka soo baxay” ayuu yiri wasiirka Warfaafinta Puntland Eng Maxamuud Caydiid Dirir. Go’aanka ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu sheegay in la xannibayo Tiktok, Telegram iyo 1Xbet waxaa sidoo kale ka hortimid Somaliland. Halkan ka daawo muuqaalka PUNTLAND POST The post Puntland oo ka hortimid go’aanka dowladda Soomaaliya ku xannibayso Tiktok, Telegram iyo 1Xbet appeared first on Puntland Post.
