-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Ugu yaraan 13 qof ayaa dhintay, oo ay ku jiraan toddoba caruur ahi, ka dib markii ay dad badani isku buurteen, garoon ku yaalla caasimadda dalka Madagascar ee Antananarivo. Xildhibaanka oo lagu magcaabo Hanitra Razafimanantsoa ayaa u sheegay idaacad laga dhegaysto gudaha dalkaas, in tirada dadka dhaawacmay ay gaadhayaan illaa 107 qof. Hay’adda laanqayrta cas ayaa sheegtay in tirada dhimashada ay ku jiraan toddoba caruur ahi, hase ahaatee aan weli la dhamaystirin xogta khasaaraha goobta. Ra’iisal wasaaraha Madagascar Christian Ntsay ayaa hordhac ahaan u sheegay in tirada dhimashadu ay tahay 12 iyo 80 dhaawac ah. Is-buurashadan ayaa ka dhacday irida laga galo garoorka Barea, halkaas oo ay ku sugnaayeen illaa 50,000 oo qof oo doonayey inay ka qayb galaan xafladda furitaanka ciyaaraha dalkaas. PUNTLAND POST The post 13 qof oo ku dhintay is buurasho ka dhacday dalka Madagascar appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka NISA ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeellada Hoose, kaas oo lagu beegsaday Al-Shabaab. Ciidanka ayaa howlgalkaas ku burburiyey Maxkamad Beenaadkii Khawaarijta ee deegaankaas iyo goob ay lacagaha baadda ah uga qaadayeen shacabka. Sidoo kale 5 Mooto FEKON ayaa howlgalka Jambaluul looga furtay kooxda Al-Shabaab, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Ciidamada dowladda ayaa aad u baacsanaya kooxda Al-Shabaab, waxaana socda howlgallo kala duwan oo socda gobollada Shabeelooyinka, Galgaduud iyo Mudug. Dhinaca kale, ciidamada qaranka ayaa galabta xaqiijiyey gacan ku heyta degmada Ceelbuur, iyagoo aan la kulmin wax dagaal ah. Kooxda Al-Shabaab oo abaabul dagaal maalmahaan ka waday Ceelbuur uma suurta gelin inay difaacato magaaladaan, waxaana galabta la galay magaalada oo cidlo ah. Wasaaradda Gaadhaandhigga Soomaaliya ayaa war ka soo saartay howlgalkii galabta lagu xoreeyey degmada Ceelbuur, kaas oo weli socda. Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in ciidanku ay gudaha u galeen magaalada, halkaas oo howlgallo amni xaqiijin ah ay ka wadaan. “Ceelbuur waxay aheyd goobta ugu weyn ee Galmudug iyo Hirshabeelle ay Khawaarijtu ka joogtay,” ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda difaaca qaranka. Sidoo kale wasaaradda ayaa qoraalkaan ku balan qaaday inay faahfaahin rasmi ah ka soo saari doonto markii lasoo gabagabeeyo howlgalka ka socda Ceelbuur. The post Sawirro: NISA oo soo afjartay maxkamadihii Jambaluul soona bandhigtay mootooyin appeared first on Caasimada Online.
-
Murrashax Cirro oo ku Baaqay Shir Talo Qaran, kana Hadlay Dagaalkii maanta Hargeysa(Qaran news)-Murrashaxa madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ugu baaqay shacbiga Somaliland inay midoobaan. Murrashax Cirro oo caawa hadlay, wuxuu tacsi u diray qoysaska askartii maanta Somaliland kaga dhimatay dagaalka, waxaanu kuwii ku dhaawacmayna EEBE uga baryay inuu shaafiyo. “Maanta maaha maalintii la is eedaynayay ee mucaarad iyo muxaafad loo kala baxayay waa in shacbiga Somaliland midnimo iyo wada jir muujin lahaa,”ayuu yidhi Murrashax Cirro. Waxa kaloo uu ciidanka Qaranka ku booriyay midnimo, ismaqal iyo inay kala dambeyntoodu tahay hantida ugu qaalisan ee ay u hibeyn karaan Jamhuuriyadda Somaliland. Cabdiraxmaan Cirro wuxuu soo jeediyay in maxaabiistii la qabtay ka dhawro sida sharcigu dhigayo caalamiga ahi. Waxa kaloo uu sheegay in xabad joijin degdeg ah laga sameeyo dagaal uu tilmaamay inuu dhexmaray labada beelood ee Walaalaha ah ee halkaas wada dega. Murrashax Cabdiraxmaan Cirro wuxuu soo jeediyay shir tallo qaran ah in la iskugu yimaado, maadaana oo la arkay dhibatada wada tashi la’aanta iyo isku joojin la’aanta. Qaran News
-
Faysal C.Waraabe oo Shaaciyay inuu Dirayska u Xidhanayo Difaaca Somaliland Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sgacbiga ugu baaqay inay tuutaha xidhaan oo ay difaacaan dalkooda lagu soo duulay. Guddoomiye Faysal oo warbaahinta caawa la hadlay ayaa tacsuyadeeyay dadkij ku dhintay dagaalkii maanta, wuxuuna Ilaahay uga baryay inuu naxariistii jano ka waraabiyo, kuwii ku dhaawacmayna u booga-dhayo. Faysal Cali Waraabe wuxuu sheegay in maanta la joogo xiligii dal iyo dibadba loo midoobi lahaa difaaca dalka. Wuxuu tilmaamay in cadowgu aanu ku socon Xukuumadda Muuse Biixi hase ahaatee ay ku socdaan Qarannimada JSL. Faysal Cali Waraabe sheegay in shacbigu tuutaha xidho, isaguna wuxuu caddeeyay inuu dirayska u xidhan doono difaaca dalka. Qaran News
-
Xisbiga WADDANI oo Madaxweynaha Ugu Baaqay inuu dadweynaha la Hadlo Hargeysa(Qaran news)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ugu baaqay Madaxweyne Muuse Biixi inuu la hadlo dadweynaha Somaliland. Sidaasna waxa xisbigu ku sheegay war uu caawa baahiyay Xoghayaha Warfaafinta WADDANI, Maxamuud Aadan Jaamac Galaal. “Muuse ha hadlo oo Qaranka ha la hadlo. Maanta oo kale waxa uu ku khasban yahay in uu hor yimaaddo oo la hadlo Shacab weynaha JSL. Haddii uu waajibkaa ka dhuunto waxaan farayaa warbaahinta iyo qaybaha kale ee bulshada in ay baafiyaan,”ayuu ku yidhi Mr. Galaal qoraal uu ku baahiyay degelka warbaahinta Xisbiga WADDANI. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) –Wasaaradda Gaadhaandhigga Soomaaliya ayaa war ka soo saartay howlgalkii galabta lagu xoreeyey degmada Ceelbuur, kaas oo weli socda. Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in ciidanku ay gudaha u galeen magaalada, halkaas oo howlgallo amni xaqiijin ah ay ka wadaan. “Ceelbuur waxay aheyd goobta ugu weyn ee Galmudug iyo Hirshabeelle ay Khawaarijtu ka joogtay,” ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda difaaca qaranka. Sidoo kale wasaaradda ayaa qoraalkaan ku balan qaaday inay faahfaahin rasmi ah ka soo saari doonto markii lasoo gabagabeeyo howlgalka ka socda Ceelbuur. Ciidamada qaranka ayaa galabta xaqiijiyey gacan ku heyta degmada Ceelbuur iyagoo aan la kulmin wax dagaal ah. Kooxda Al-Shabaab oo abaabul dagaal maalmahaan ka waday Ceelbuur uma suurta gelin inay difaacato magaaladaan, waxaana galabta la galay magaalada oo cidlo ah. Shacabkii iyo Shabaabkii joogay Ceelbuur ayaa isaga cararay magaalada markii ay ku soo dhawaadeen ciidamada qaranka oo ka yimid dhanka degmada Galcad. Howlgallo miino baaris ah ayaa ka socda gudaha magaalada, sida caadiga ah Al-Shabaab waxay miinooyin ku aasaan deegaanada ay joogaan markii ay ka baxayaan, si ay ugu dhibaateeyaan shacabka iyo ciidanka qabsa doona deegaanka. The post Wasaaradda Difaaca oo faah-faahin kasoo saartay howlgal ka socda gudaha CEELBUUR appeared first on Caasimada Online.
-
Jabhada Gacanlibaax oo Kaxaysatay Gaadhigii Taliyaha Qaybta Booliska Daad-madhedh Oodweyne(Qaran news)- Jabhada Buurta Gaca-libaax ayaa weerar ay galabta ku qaadeen magaalada Oodweyne waxay ku kaxaysteen gaadhigii Takuyaha Qaybta Booliska oo saldhiga magaalada yaalay. Waxa la sheegay in ciidanka Booliska Oodweyne ay awooda saareen baanka magaalada ay uga difaacaan jabhadaas, hase ahaatee waxa la xaqiijiyay in wax khasaare ahi halkaas ka dhicin, marka laga reebo in magaalada rasaas badan laga maqlay, kadibna waxay dableydii jabhada Gacan-libaax kaxaysteen baauurkii taliyaha Qaybta Booliska kadibna waxay ku noqdeen fadhiisinkii ay ka soo duulleen. Dadweynaha magaalada ayaa iskugu soo baxay kuwaasi iskugu jiray qaar taageersan jabhadaas iyo qaar ka soo horjeeda oo diidan in amni darro ka dhacdo gobolkooda. Qaran News
-
El-Buur (Caasimada Online) – In a significant strike against Al-Shabab, the combined forces of Somalia’s army and Macawisley fighters reclaimed the strategic town of El Buur on Friday. This monumental victory offers a moment of reflection on the broader campaign against this al-Qaeda-affiliated group. It poses questions about the future of Somalia’s counter-insurgency efforts. For 16 years, Al-Shabab wielded power from El Buur, launching many deadly attacks across the region. But with Friday’s victory, Ibrahim Sheikh Muhydin, Somalia’s army chief, declared to the nation on a live Facebook broadcast: “El Buur district, a major Al-Shabab stronghold, has fallen into the hands of Somali forces this hour. There will be peace and prosperity.” President Hassan Sheikh Mohamud, who’s been at the forefront of the promise to dismantle Al-Shabab in a mere five months, will no doubt hail this as a testament to his commitment. Collaboration and challenges The rare synergy between the army and macawisley fighters has carved out the most substantial territorial victories against Al-Shabab since the 2010s. Farah Aden, a Macawisley fighter, noted the change in tactics, stating, “This is the first time the federal government is in Galmudug state to fight Al-Shabab seriously.” However, while optimism fills the air, some, including Hassan Abdullahi, another Macawisley combatant, remain cautious, revealing concerns about Al-Shabab’s resilience and tactical shifts. He commented that the early announcement of the government’s offensive strategies provided Al-Shabab “the chance and time to plant mines everywhere and to ready car bombs.” Looking beyond the battlefield Experts believe that capturing territories is only part of the challenge. The government has previously faced obstacles in maintaining control over reclaimed areas and preventing Al-Shabab’s bombing campaigns. This, coupled with the government’s vague timeline for launching a second phase targeting Al-Shabab’s southern heartland, keeps strategic analysts on edge. Omar Mahmood of the International Crisis Group think tank expressed skepticism regarding the prospects of complete elimination. “If military pressure is designed to push toward the complete elimination of Shabaab, then I think we’ll miss opportunities to resolve this conflict,” he opined, hinting at the need for political engagement alongside military operations. El Buur’s capture is a landmark in the persistent campaign against Al-Shabab that began a year ago, reclaiming vast territories in central Somalia. Nevertheless, while the government and its allies ride this wave of success, it is crucial to recognize that eliminating Al-Shabab, deeply embedded in many of Somalia’s communities, demands a comprehensive approach, amalgamating military action with socio-political strategies. Only time will unveil the true impact of El Buur’s liberation on the future of Somalia. The post Somali Forces seize El Buur, Al-Shabab’s central bastion appeared first on Caasimada Online.
-
Today’s liberation of El Bur from Al-Shabab not only stands as a symbol of progress but is also a testament to the unwavering commitment to restore peace and security in Somalia. This event signifies more than just the recapture of a town; it is the conclusion of the first successful phase to eradicate Al-Shabab, and a major step towards a secure Somalia. Al-Shabab, an extremist militant group, has been a thorn in the side of East Africa for years. Its reign of terror has crippled infrastructures, inhibited economic development, and caused the loss of countless innocent lives. El Bur, a strategic location in central Somalia, has long been one of its strongholds. Liberating it is not just about reclaiming territory, but also about striking a psychological blow against the group’s morale. The success in El Bur underscores the importance of strategic planning and the necessity for regional cooperation. President Hassan Sheikh Mohamud, understanding the gravitas of the situation, showcased a meticulous approach to combating Al-Shabab. Under his leadership, a multi-faceted strategy was employed that not only involved military action but also emphasized local communities, consulting with traditional elders, social engagement, and regional collaboration. President Mohamud realized that to defeat an ideology, it wasn’t sufficient to only win on the battlefield. Thus, efforts were made to alienate Al-Shabab from the local populace, depriving them of their most significant resource: the tacit or explicit support of the communities in which they operated. By ensuring the availability of basic services and promoting dialogues on peace, the administration began winning hearts and minds. Furthermore, the war against Al-Shabab was never a lone journey for Somalia. President Mohamud reached out to neighboring countries, and with the support of ATMIS, a united front was established. This solidarity was vital in both deterring Al-Shabab and showcasing to the world that East Africa was united against extremism. The liberation of El Bur should be celebrated, but it should also serve as a reminder. While it concludes the first phase of a broader campaign, the war against extremism is far from over. The success in El Bur has set a precedent; a model that can be replicated in other areas still under Al-Shabab’s grip. To truly ensure the lasting defeat of Al-Shabab and similar groups, the focus must now shift to rebuilding and fortifying these liberated areas, investing in education, and promoting social cohesion. It’s a long road ahead, but the liberation of El Bur proves that with resilience, unity, and strategic planning, peace is attainable. While the strategic planning and ground operations were of undeniable importance in the campaign against Al-Shabab, the role of air support provided by Türkiye and AFRICOM was pivotal. This synergy from international partners made it possible for the Somali forces to recapture numerous towns and villages in the GalMudug and HirShabelle regions, extending beyond the monumental liberation of El Bur. Türkiye, with its longstanding commitment to supporting the stabilization efforts in Somalia, provided vital air cover that not only weakened Al-Shabab’s defences but also prevented reinforcements and supply routes from bolstering the group’s grip on key areas. Their air operations effectively disrupted the militant group’s logistics, making it increasingly difficult for them to maintain their territorial hold. Similarly, AFRICOM (United States Africa Command) played a significant role by executing precise airstrikes on strategic Al-Shabab targets. These actions were not just about direct engagement; they had a profound psychological impact. By demonstrating the reach and precision of air capabilities, it demoralized Al-Shabab fighters and boosted the morale of Somali National Army troops and AMISOM forces. The success in GalMudug and HirShabelle is not solely a result of boots on the ground. The skies above these regions were active with the hum of aircraft, which were crucial in providing surveillance, intelligence, and, when necessary, direct engagement. The collaboration between Somali forces and their international partners, especially Türkiye and AFRICOM, exemplified how unified efforts can yield impressive results against extremist threats. The restoration of peace and security in Somalia is not an endeavor of a single entity. It’s a collective effort, where international partnerships play a significant role. Türkiye and AFRICOM’s air support in the GalMudug and HirShabelle regions underscores the importance of global cooperation in the fight against extremism. Their contributions, along with the sacrifices of countless soldiers and civilians, are helping to pave the way for a brighter, more secure Somalia. Ismail D. Osman: Former Deputy Director of Somalia National Intelligence & Security Agency (NISA) – Writes in Somalia, Horn of Africa Security and Geopolitical focusing on governance and security. You can reach him osmando@gmail.com @osmando Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are solely those of the author(s) and do not necessarily represent the official stance of Caasimada Online or its members. The post The importance of liberating El Bur and the fight against Al-Shabab appeared first on Caasimada Online.
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ugu hambalyeeyay ummadda Soomaaliyeed iyo bulshada reer Galmudug xoreynta degmada qadiimiga ah ee Ceelbuur iyo deegaannada kale ee maanta soo galay gacanta ciidanka. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay ciidamada xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo xoogagga deegaanka ee soo hooyay guusha taariikhiga ah. Madaxweynaha ayaa yiri “Xoreynta Ceelbuur iyo deegaannada kale, waxey ka dhigantahay gaaridda Galmudug ka caaggan argagixisada diiddan nolosha aadanaha iyo horumarka.” Madaxweyne Qoor Qoor ayaa intaas ku sii daray, “Waxaan xoogga saareynaa gaarsiinta adeegyada bulsho oo ay dhiig miiratadu ka hortaagneyd dadweynaha muddo dheer.” Madaxweynaha Galmudug ayaa balan qaaday inay si deg deg ah ula soo gaarayaa dadweynaha adeegyada aasaasiga u ah noloshada aadanaha. “Galmudug waxay ugu baaqeysaa hey’adaha gargaarka, saaxiibbad caalamiga ah in ay u hawlgalaan gaarsiinta adeegyada bulshada,” ayuu yiri Madaxweyne Qoor Qoor. Madaxweynaha Galmudug ayaa dadweynaha ku nool deegaanada laga eryay Khawaarijta la wadaagay hambalyo guud, wuxuuna ciidamada geesiyada ah ku ammaanay in ay dadweynaha reynreynta iyo naacawda xorriyada u horseedeen. “Xoreynta dhulkii ku jiray gacanta cadowga waxay muujineysaa wanaagga dowladnimada. Waxaan sidoo kale ugu baaqayaa dadweynaha iney ka qayb qaataan dhammeystirka aragagixisada, islamarkaana soo dhaweeyaan ciidamadda geesiyaasha iyo hay’adaha Dowladda,” ayuu yiri Madaxweyne Qoor Qoor. Hadalka Madaxweynaha Galmudug wuxuu ku soo aadayaa xili galabta ay ciidamadu Al-Shabaab ka xoreeyeen degmada Ceelbuur, halkaas oo hadda ay ka socdaan howlgallo miino baaris ah. The post Qoor Qoor oo war culus ka soo saaray xoreynta Ceelbuur iyo dagaalka Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
-
Boqor Buur Madow oo ka Hadlay Dagaalka iyo Xidhiidh uu la sameeyay Isimada Sool Hargeysa(Qaran news)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow ayaa sheegay Muuse Biixi dalka uu u horseeday burbur iyo tafaraaruq isla markaana xalka kaliya ee dalka ka jiraa yahay isbeddel maamul. Boqor Buur-madow wuxuu sheegay inuu la xidhiidhsy isimada Sool oo ay ka wada hadleen in dagaalku u dhexeeyay Somaliland iyo Maamulkooda, loogana baahan yahay in aanay waxyeelo iyo dagaal ula iman beelaha ay oodwadaagta yihiin ee East Burco Clan iyo Habaryoonis isla markaana ay aqbaleen oo aanay wax weerar ah ku soo qaadaynin deegaannada beelaha la jaarka ah. Waxaanu uga mahadceliyay sida gobanimada ah ee ay u hayaan dhaawicii iyo maxaabiistii maanta laga qabtay Ciidammada Qaranka Somaliland. Boqor Buur-madow waxa kaloo uu intaas ku daray inuu la hadlay guddigii ergada ahaa ee beelaha East Burco Clan oo uu ku wargeliyay inay tallaabo qaadaan oo ay madaxweyne Muuse dalka ka qabtaan haddii la doonayo in la badbaadiyo Somaliland beelaha iskugu soo hadhay oo uu sheegay inay kala tagi doonaan haddii dalka aan laga qaban Muuse Biixi. Buurmadow wuxuu sheegay in taladii guracnayd ee Muuse Biixi ay sababtay in wadajirkii ummadda Somaliland meesha ka baxday; wuxuuna ku eedeeyay inuu shirqoolay ciudankiisii. Qaran News
-
Xoghayaha Guud ee Wakiillada oo Ugu Baaqay Madaxweynaha Inuu Xaalad degdega ku soo rogo dalka Hargeysa(Qaran news)-Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa ugu baaqay Madaxweynaha inuu shaaciyo xaalad degdega oo dagaal. Sudaasna wuxuu ku sheegay qoraal uu soo saaray galabta oo u qornaa sidan: “Sida ku cad Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland qodobka 92-aad kaas oo awood uu siinaya madaxweynaha qaranka inuu soo saaro xeerar degdeg ah iyo ku dhawaaqista Xaalada Dagaal . Sidaa darteed mudane madaxweyne waxa aan kusoo jeedinaya in aad dalka geliso Xaalad degdeg ah iyada oo lagu soo qaaday dalkii dulaan qabiilaysan ,mid siyaasadaysan oo la doonayo in lagu duminayo qaranka. Mudane Madaxweyne mar hadii xaaladahaasi wadanka lasoo gudboonaday waxa kaliya ee lagaga bixi kara waa 1▪︎ Inaad isticmaasho awoodahaaga dastuuriga ah ,taas oo dalka ka saari karta waqtigan adag. 2▪︎ Dhamaan Saxaafada Jamhuuriyada Somaliland waxa laga codsanaya in ay isbarbar taagaan Xaaladan taagan iyo Difaaca qaranka . 3▪︎ Dhamaan Shacabka jamhuuriyada Somaliland waa in ay naf iyo maalba ku bixiyaan Difaaca dalka . 4▪︎ Qurba-joogta waxa aan kula talinaya in ay u sara kacaan Difaaca Dalka kuna bixiyaan hantidooda iyo maalkoodaba. Ugu Dambayntii waxaan u hambalyeynaya ciidanka qaranka ee Habeen iyo maalin u taagan difaaca qaranka waxaanan leeyahay waan idin barbar taaganahay Dawlad iyo shacaba . Alla Mahad Leh. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada JSL. Qaran News
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) –Shirka 7-aad ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka oo la isku yiraahdo ‘Madasha Wadatashiga Qaranka’ ayaa saacadaha soo socda ka furmaya magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa noqday hoggaamiyaha ugu soo horeeya madax goboleedyada ee Dhuusamareeb u tegay ka qeyb galka shirkaas. Saacadaha soo socda waxaa lagu wadaa inay Dhuusamareeb soo garaan madaxda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo HirShabeelle, waxaana la ogeyn in shirkaan uu ka soo qeyb geli doono madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo shirarkii hore ka maqnaa. Inkastoo aan la shaacin goorta uu furmayo shirkaas iyo ajendaha looga hadlayo toona, hadana xogta ay heyso Caasimada Online waxay sheegeysaa in xoogga la saari doono qorshaha qaran ee dalka looga sifeynayo Khawaarijta Al-Shabaab. Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamse Cabdi Barre galabta soo gaaraya Dhuusamareeb, si uu uga qeyb galo shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka. Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamse Cabdi Barre galabta ku wajahan Dhuusamareeb, si uu uga qeyb galo shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh, Madaxweyne Qoor Qoor iyo Taliye Mahad Salaad ayaa horay ugu sugnaa Dhuusamareeb oo xudun u noqotay qorshaha dagaal ee dalka looga xoreynayo Khawaarijta Al-Shabaab. Dowladda federaalka ayaa xiligaan muhiimad gaar ah siineysa dagaalka Al-Shabaab, waxaana lagu wadaa in shirka Dhuusamareeb lagu go’aami doono qorshaha xiga markii Galmudug laga nadiifiyo argagixisada. Howlgalka sifeynta Khawaarijta ee Galmudug ka socda ayaa hadda meel xasaasi ah maraya, waxayna ciidamada xoogga dalka kaabiga ku hayaan degmada qadiimiga ah ee Ceelbuur, halkaas oo lagu wado in saacadaha soo socda ay gudaha u galaan. The post Xog: Golaha Wadatashiga Qaranka oo shir deg deg ah isugu imaanaya + Sababta appeared first on Caasimada Online.
-
“Ciidanka Qaranku waxay ku jiraan dib-isku-habayn iyo diyaargarow culus oo cadowga lagaga hortagayo.” Hargeysa(Qaran)-Wasaaradda Gaashaandhiga JSL ayaa warsaxaafadeed ay hadda soo saartay ku sheegtay inay dib u habayn iyo istaraatajiyad millatari uga soo saartay fadhiisimadii ciidanka Qaranka ee gobolka Sool. Waxa kaloo Wasaaraddu sheegtay inay difaaci doonto dalka iyo xudduudihiisaba. Warsaxaafadeedkaasina wuxuu u qornaa suda Qaran News
-
Las Anod (HOL) - SCC-Khatumo forces captured several Somaliland soldiers, including the commander of the 12th Battalion of the Somaliland army based in the Maragga area, east of Las Anod town, during Friday's heavy fighting between the Somaliland army and SCC forces in Las Anod town. Source: Hiiraan Online
-
Las Anod (HOL) - In the midst of intense fighting on Friday between the Somaliland army and the SCC-Khatumo forces in Las Anod town, several Somaliland soldiers, including the commander of the 12th Battalion stationed in the Maragga area to the east of Las Anod, were captured by the SCC-Khatumo forces. Source: Hiiraan Online
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ciidanka xoogga dalka ayaa goordhow gudaha u galay magaalada qadiimiga ah ee Ceelbuur oo sanado badan gacanta ugu jirtay Khawaarijta Al-Shabaab. Ciidanka xoreeyey Ceelbuur ayaa ka yimid jihada Galcad, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen dadka reer miyiga ah ee ku nool aagga degmada Ceelbuur. Kooxda Al-Shabaab ayaa baneysay magaaladaas iyagoo aan ku dagaalamin, waxaana gudaha u galay cutubyo ka tirsan Danab iyo Gor Gor. Dadkii shacabka ahaa ayaa la sheegay inay isaga carareen magaalada Ceelbuur, waxaana la qabtay iyadoo cidlo ah oo Shabaab iyo Shacab wax jooga aysan jirin. Ciidamada ayaa hadda bilaabay miino baar ay ka sameynayaan gudaha mgaalada, Ceelbuur waa degmadii ugu weyneed ee gobollada dhexe ay ka joogeen Al-Shabaab. Madaxda ugu sareysa dalka oo Dhuusamareeb ku wada sugan ayaa lagu wadaa in goordhow ay ka hadlaan xoreynta Ceelbuur oo maalmihii lasoo dhaafay aad loogu howlanaa. Al-Shabaab in aysan ku dagaalamin gacan ku heynta degmadaan muhiimka ah ee Ceelbuur dadka ka faalooda arrimaha ammaanka waxay ku macneeyeen in awoodii kooxda iyo niyadii dagaalyahada Shabaab ay wiiqantay. Magaalooyin kale oo ka tirsan Mudug iyo Galgaduud oo Galhareeri, Caad, Camaara, Bacaadweyn iyo Jowle ay ku jiraan ayaa weli ku maqan gacanta Al-Shabaab, kuwaas oo la qorsheynayo in saacadaha soo socda laga saaro gacanta Khawaarijta. The post DEG DEG: Ciidamada dowladda oo qabsaday Ceelbuur appeared first on Caasimada Online.
-
Ciidamada SSC-khaatumo ayaa dagaalkii maanta ku qabtay abbaan-duulihii guud ee ciidamada Somaliland Gen. Faysal Cabdi Bootaan. Gen. Faysal ayaa lagu qabtay dagaal adag oo ka dhacay nawaaxiga degaanka Guumays ee Gobolka Sool sida ay wararku xaqiijinayaan. Muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya taliye Faysal oo ay gacanta ku hayaan ciidamada SSC-Khaatumo. Ciidamada SSC ayaa sidoo kale dagaalka maanta kula wareegay guud ahaan Gobolka Sool laga bilaabo Gooja-cadde ilaa iyo Guumays. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland dagaalka si ba’an loogu jebiyay islamarkaana laga qabsaday gaadiid dagaal iyo maxaabiis fara badan. PUNTLAND POST The post Ciidamada SSC oo gacanta ku dhigay abbaan-duulihii ciidamada Somaliland appeared first on Puntland Post.
-
PRESS RELEASE Regional Pipeline Systems to Strengthen Energy Access in Africa With increasing oil and gas developments in Africa, regional pipeline systems play a huge part in improving access, availability and affordability of energy in the continent Access Multimedia Content JOHANNESBURG, South Africa, August 25, 2023/ — As oil and gas industries continue to grow in Africa, the construction of regional, intra-African pipelines has a huge part to play in distributing these hydrocarbons across the continent, allowing Africa to reap the benefits of its energy resources. These benefits included improved access, availability and affordability of energy as well as energy security. It also contributes to added revenue to the participating countries and the skills development of local companies and individuals. A Few Pipeline Projects Underway There are currently many pipeline projects underway in Africa. Among these are the Trans-Sahara Gas Pipeline (TSGP); the East African Crude Oil Pipeline (EACOP); and the Central African Pipeline System (CAPS). The TSGP, a natural gas pipeline currently under development, represents an estimated $13 billion investment. It is a tri-partnership with a combined shared value of 90% between the Nigerian National Petroleum Corporation – Nigeria’s national oil company (NOC) – and Algerian NOC Sonatrach. The Government of the Republic of Niger holds the remaining 10%. The pipeline will stretch approximately 4,128km, running from southern Nigeria through Niger to northern Algeria, with an annual capacity of 30 billion cubic meters of natural gas. Meanwhile, the EACOP is a crude oil pipeline that spans borders and is presently in its planning and early implementation phase. It is owned by TotalEnergies (62%), China National Oil Corporation (CNOOC) (8%), Uganda National Pipeline Company (15%), and Tanzania Petroleum Development Corporation (15%). The pipeline’s route will extend from Uganda to Tanzania, covering approximately 1,443 km and will have the capacity to transport around 216,000 barrels per day. The estimated cost of the project is $3.5 billion. CAPS is a comprehensive system that includes refineries, gas-to-power plants, liquefied natural gas (LNG) terminals and transnational oil and pipelines. A Memorandum of Understanding (MoU) was signed by seven countries, namely Burundi, Cameroon, Central African Republic, Chad, the Democratic Republic of the Congo, Equatorial Guinea, Gabon, the Republic of the Congo, and Rwanda, to initiate this project. The project is presently in its planning phase and will include three multinational pipeline systems that will simplify intra-African trade. Meeting Regional Energy Demands and Making Energy Poverty History As the population of Africa continues to grow, the continent is facing challenges in meeting the energy demands of its regions – with over 600 million people currently without access to electricity. Currently, Africa’s oil and gas resources measure roughly 125.3 billion barrels of oil and over 600 trillion cubic feet of natural gas, the monetization of which will enable the continent to make energy poverty history by 2030. Although Africa possesses abundant oil and gas resources, inadequate regional pipeline infrastructure and insufficient investment are impeding the transportation of oil and gas to needy areas, thereby restricting access, availability and affordability of energy sources across the continent. Investing in regional pipeline infrastructure could potentially reduce these challenges by providing direct access to countries in need. Investing in regional pipeline infrastructure will not only enhance energy security but also stimulate economic growth, generate employment opportunities, enhance the knowledge base of local enterprises and empower communities in the energy industry. The TSGP, the EACOP and CAPS are all expected to produce thousands of high-paying employment opportunities for local companies which directly contributes to economic growth within the region. “The African Energy Chamber (AEC) is alarmed that some parties are advocating for Africans to leave oil and gas resources untouched. We recognize the reality of energy poverty and are committed to urging African suppliers to engage in joint ventures that will enable investments in regional oil and gas pipeline infrastructure, leading to mutual growth in achieving our shared goal of eradicating energy poverty by 2030. This endeavor will propel Africa to unprecedented heights of success and development,” affirmed NJ Ayuk, the Executive Chairman of the AEC. Entering into this scene, Africa’s elite event for the oil and gas sector, the 2023 edition of African Energy Week – taking place from October 16-20 in Cape Town – will explore more revenue streams to fund the continued developments of on-going pipeline projects and potential new regional pipeline projects. The conference will provide countries an opportunity to expand on last year’s regional pipeline systems, exploring any progress that has been made since then and signing new deals. Distributed by APO Group on behalf of African Energy Chamber. SOURCE African Energy Chamber Qaran News
