Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,244
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) –Maxkamadda Degmada Waaberi ayaa maanta go’aan ka gaartay kiiska dacwad lagu soo oogay nin iyo Xaaskiisa, kuwaas oo lagu eedeeyay inay iska duubeen muuqaallo Anshax Xumo ah. Labada eedeysane ayaa maxkamadda ka hor qirtay in muuqaaladaas oo gaaraya 124 Video ay si ku talagal ah isaga duubeen, iyadoo ujeedku ahaa in laga hanjabeeyo waalidka gabadha, kuwaas oo ku maqan dalka dibadiisa, si lacago ay uga qaataan. Maxkamadda ayaa laga hor cadeeyey in ujeedada laga lahaa muuqaallada ay iska duubeen qoyskaan uu ahaa in lagu qiyaamo waalidkii dhalay gabadha oo la gaarsiiyey videoyada anshax-xumada ah. Xarunta Maxkamada Degmada Waaberi oo kiiskaan maanta lagu qaaday waxaa Goobjoog ahaa ehellada eedeesanayaasha, Qareenadii u doodayey yo xeer ilaaliyaal ku soo oogay dacwadaan. Guddoomiyaha maxkamadda Degmadda Waaberi ayaa sheegay in ficilkan uu ka hor imaanayo qiyamka bulshada, isla markaana tallaabo adag looga qaadi doono ciddii lagu helo inay ku kacdo falalka noocan oo kale ah. Ugu dambeyntii, Maxkamadda ayaa min labo sano oo xabsi ah ku xukuntay ninkaan iyo xaaskiisa, kadib markii lagu helay inay iska duubeen muuqaallo anshax-xumo ah, sida oo ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamada Degmadda Waaberi ee Gobolka Banaadir Abshir Cumar Cabdullaahi. Kiiskaan ayaa noqday mid aad loola yeebay, maadaama gabadha Aabaheed toos loogu diray muuqaalada, si lacago looga qaato, weliba iyadoo raali ka ah. Cadeymaha Maxkamadda la keenay waxaa kamid ahaa in gabadha Aabaheed uu shil galay oo dhaawac halis ah uu soo gaaray, isbitaalna la dhigay, kadib markii uu ka naxay muuqaalada laga soo duubay Gabadhiisa. Hoos ka daawo kiiska
  2. Surprises were easier to come by before the internet. In most cases these days, by time I sit down to try a new restaurant, I've already researched its menu, read online reviews, and scoured photos of the food to see what looks good (i.e., photogenic). If there's ever a surprise to be found, it's usually that the place wasn’t worth the effort. Much better are the surprisingly good places that catch me off guard. Source: Hiiraan Online
  3. STOCKHOLM, Sweden (HOL) — Qamar Hilowle, a 38-year-old mother of three, was one of ten victims killed in the deadliest school shooting in Sweden’s history. The attack, which took place at Campus Risbergska on February 4, has sent shockwaves across the country and reignited debates about extremism and gun control. Source: Hiiraan Online
  4. STOCKHOLM, Sweden (HOL) — Ayaan Hassan, a Somali-born Swedish midwife, has been recognized with the 2025 Medical Mission's Kindness Award for her transformative work in maternal healthcare in Somaliland. Over the past eight years, Hassan has trained midwives and healthcare workers in Gabiley, providing critical medical education and support to improve childbirth outcomes in the region. Source: Hiiraan Online
  5. MINNEAPOLIS, Minnesota (HOL) — A Republican congressman from Texas has launched a fundraising campaign centred on a petition calling for the deportation of Rep. Ilhan Omar (D-Minn.), a U.S. citizen and Somali-born lawmaker, igniting a wave of backlash and accusations of racism. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) — Somalia's rising football generation will take another major step on February 13, when the draw for the TotalEnergies CAF Under-17 Africa Cup of Nations (AFCON) Morocco 2025 is held at CAF headquarters in Cairo at 13:45 local time (11:45 GMT). Source: Hiiraan Online
  7. Bosaso (HOL) — Puntland intelligence officials have uncovered a systematic effort by the Islamic State (ISIS) to forcibly recruit foreign migrants, using deception and coercion to expand its foothold in the region. Source: Hiiraan Online
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxgaradka Beesha Shiikhaal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladda federaalka u qabtay in muddo 24 saac ah ay uga soo jawaabto kiiska dhalinyaradii shalay lagu dilay deegaanka Jaziira. Odayaasha u hadlay beesha Shiikhaal ayaa cadeeyey in meydkii labo wiil oo halkaas looga dilay aysan weli aasin, isla markaana ay doonayaan in cadaalad ay ka helaan dowladda. Ciidamada Dowladda ayaa la sheegay in shalay ay weerar ku qaadeen deegaanka Jazeera, halkaas oo lagu dilay koox maleeshiyaad ah oo hubeysan, halka kuwo kalena nolosha lagu soo qabtay. Waxaa jiray war sheegayey in ciidamada dowladda ay weerareen rag la aaminsan yahay in ciidan loogu magac-daray (Badbaado Qaran) ay ku diyaarinayeen duleedka Muqdisho. Odayaasha u hadlay beesha Shiikhaal ayaa maanta sheegay in waxba aysan ka jirin wararka sheegaya in wiilashooda ay ahaayeen ciidan loo diyaariyey ‘Badbaado Qaran 2’. Sidoo kale odayaasha ayaa sheegay in deegaanka Jazeera uu ka taliyo maamulka Koonfur Galbeed, isla markaana dowladda federaalka ay ka doonayaan inay ka jawaabto gardarrada lagu laayey wiilashoodii. “Waxaan cadeyneynaa in uusan jirin siyaasi ka soo jeeda beesha Shiikhaal oo ku lug leh abaabulka waxa loogu yeeray Badbaado Qaran, sidaas darteed waa lagu been abuurtay wiilasheena, waxaana dowladda uga fadhinaa in 24 saac ay uga soo jawaabto cabashadeena, meydadka wiilasheenii ayaa dhabta noo saaran,” ayey dheheen odayaasha hadlay. Deegaanka Jaziira wuxuu ka tirsan yahay gobolka Shabeellaha Hoose, waana deegaan ay deggan yihiin beesha Shiikhaal Jaziira, sidoo kale eedeymaha kasoo yeeray dowladda waxaa kamid ahaa in kooxda la weeraray ay isbaaro u taallay deegaanka. Waxgaradka beesha ayaa horey uga digay dhul boob ka socda deegaanka Jaziira, iyagoo uga digay shirkadaha, bangiyada, ganacsatada, iyo dowladaha caalamka inay ka qeybqaataan boobka dhulka beesha oo masuuliyiin ka tirsan dowladda ay ku eedeeyeen. Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin eedeymaha loo jeediyay ee ku saabsan weerarka lagu qaaday dhalinyarada lagu dilay, qaarna lagu qabtay deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho. Hoos ka daawo
  9. Three decades after the Somali civil war, the Somali Studies International Association (SSIA) returned to Mogadishu and held its 15th triennial congress under the stewardship of the Somali National University (SNU) in collaboration with the Ministry of Education, Culture, and Higher Education of the Federal Government of Somalia. Source: Hiiraan Online
  10. Hargeisa (HOL) — Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi Irro met with UAE Vice President and Prime Minister Sheikh Mohammed Bin Rashid Al Maktoum on Tuesday to discuss economic cooperation and regional security, focusing on the Red Sea. Source: Hiiraan Online
  11. Hargeisa (HOL) — Somaliland authorities have revoked Universal TV's broadcasting license, accusing the station of violating the self-declared republic's sovereignty. This move signals tighter controls over media in the region. Source: Hiiraan Online
  12. Dowladda Puntland oo digniin adag soo saartay ayaa shaacisay in ay jiraan shakhsiyaad naban (Dormant cells) oo taageersan Argagixisada ISIS, kuwaasi oo warar been-abuur ah ka faafinaya hawlgalka Calmiskaad. Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland, Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) oo digniintani soo saaray ayaa sheegay in ay si dhaw ula socdaan dhaq dhaqaaqa shakhsiyaad taageersan Argagixisada oo faafinaya dicaayado ku saabsan in dowladda Imaaraatiga Carbeed ay saad iyo hub u daadiso Daacish. “Waxaa maalmahan soo ifbaxaya shakhsiyaad nabnaa (Dormant cells) oo baraha bulshada marinaya dicaayado iyo warar been-abuur ah oo sheegaya in Imaaraadku hub u daadiyo Argagixisada Daacish oo aysan jirin duqeymo lagu beegsanayo kooxda” ayuu yiri Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland. Xeer Ilaaliye Axmed Taaran oo hadalkiisa sii wata ayaa faray hay’adaha Amniga in ay baaris ku sameeyaan shakhsiyaadka naban ee taageersan Argagixisada, kuwaasi oo shaki iyo marin-haabin ku abuuraya shacabka Puntland ee u midaysan dagaalka ISIS. PUNTLAND POST The post Puntland oo baaris ku samaynaysa Shakhsiyaadka naban ee marin-haabinta u qaabilsan Argagixisada Daacish appeared first on Puntland Post.
  13. Somalia stands at a dangerous crossroads, with its security architecture unravelling under the pressures of resurgent terrorism, deep-seated corruption, and the politicisation of military resources. While Al-Shabaab has long posed the greatest threat to stability, the expansion of Daesh into northern Somalia has exacerbated an already volatile situation. Simultaneously, clan militias armed and emboldened by the federal government have turned against one another, pushing the country closer to civil war. At the heart of this crisis is President Hassan Sheikh Mohamud, whose administration has prioritised political consolidation over national security. Instead of forging a unified counterterrorism strategy, his government has hoarded military resources in Mogadishu, depriving frontline regions such as Puntland, Jubaland, and Galmudug of critical reinforcements. Alarmingly, rather than supporting Puntland’s decisive military campaign against Daesh, Mogadishu has actively obstructed its efforts, blocking intelligence, restricting logistical assistance, and undermining Puntland’s operations through disinformation campaigns. The consequences of this negligence have been profound. Terrorist groups have exploited the security vacuum, expanding their influence and imposing oppressive taxation on businesses. Meanwhile, regional leaders left without federal support have been forced to wage isolated battles against an escalating tide of extremism. At the same time, corruption has reached unprecedented levels, with government land, including military bases and even graveyards, being sold to the highest bidder. Thus, Somalia’s crisis is no longer just a domestic governance failure; it has become an international security threat. If the federal government continues on this trajectory, the country risks becoming a breeding ground for transnational terrorism, further destabilising the Horn of Africa. The international community must act now not only to investigate corruption but also to ensure that counterterrorism efforts receive the necessary support before it is too late. Mogadishu’s failure to effectively utilise its military resources has exacerbated the worsening security situation. The lifting of the UN arms embargo in December 2023 was widely hailed as a turning point, offering Somalia’s armed forces access to advanced weaponry, drones, and heavy artillery. However, instead of deploying these assets to volatile regions, Hassan Sheikh’s administration stockpiled them in Mogadishu, sidelining the most needed forces. For Puntland, where Daesh had already expanded its presence in the Galgala Mountains, repeated requests for reinforcements were ignored. A similar pattern emerged in Jubaland and Galmudug, where Al-Shabaab continued its ruthless campaign of assassinations and economic extortion. Meanwhile, soldiers in these regions were forced to rely on outdated equipment. At the same time, newly acquired weapons and armoured vehicles remained unused in Mogadishu, seemingly reserved for political leverage rather than national security. This failure to allocate military resources has reinforced speculation that Hassan Sheikh is more focused on consolidating power than eradicating terrorism. By keeping the military under his direct control, he has ensured that regional administrations remain dependent on Mogadishu; effectively, the weapon is in security as a political tool. Nevertheless, his strategy has backfired. Rather than waiting for federal support that never arrived, Puntland took matters into its own hands. In late 2024, its security forces launched an all-out offensive against Daesh, successfully eliminating dozens of foreign fighters and disrupting the group’s financial networks. This military campaign demonstrated that a disciplined approach could contain Somalia’s terrorist threat. However, rather than supporting Puntland’s efforts, Mogadishu responded with hostility, blocking intelligence-sharing, restricting logistical aid, and even orchestrating a social media campaign to discredit the operation. Instead of addressing the root causes of extremism, Mogadishu resorted to a reckless approach, arming clan militias under the guise of “community defence.” This misguided policy further destabilised the country, plunging it into factional violence. Perhaps the most reckless aspect of Hassan Sheikh’s security strategy has been his reliance on clan militias. The federal government has armed local factions, bypassing the Somali National Army and igniting inter-clan violence. In theory, these militias were intended to supplement national security forces in the fight against Al-Shabaab. In reality, they have turned their guns on each other, deepening instability rather than countering extremism. Nowhere has this policy been more disastrous than in Hiiraan and Mudug. In Hirshabelle, rival militias armed and emboldened by Hassan Sheikh have turned against one another, torching villages and displacing over 20,000 families. In Mudug, federal-backed factions have engaged in deadly clashes, using government-supplied weapons to settle long-standing disputes. Instead of reinforcing Somalia’s security forces, this reckless approach has rekindled deep-rooted clan wars, dragging the country further into instability. The consequences have been catastrophic. Entire communities have been uprooted, critical infrastructure has been reduced to rubble, and Al-Shabaab has seized the opportunity to expand its influence. Rather than stabilising Somalia, Mogadishu’s policies have splintered the country into a patchwork of Al-Shabaab and Daesh expansion, with armed fiefdoms locked in a desperate struggle for control. Unlike Mogadishu’s chaotic and politicised military policies, Puntland has pursued a structured and disciplined approach to security governance (Samatar, 2022). Instead of distributing arms to clan militias, Puntland has maintained a state-controlled security apparatus prioritising military discipline and adherence to international law (Bryden, 2021). Puntland has emphasised that only a disciplined military should engage in combat while communities focus on logistical support. This approach has enabled Puntland to maintain stability while effectively countering extremist threats. Rather than fostering lawless paramilitary groups, Puntland’s administration has mobilised financial and logistical backing from the Somali diaspora, ensuring sustained counterterrorism efforts without contributing to further fragmentation (Hoehne, 2020). Hassan Sheikh’s failure to prioritise counterterrorism has emboldened Daesh to expand beyond its traditional strongholds. Once confined to Puntland’s remote mountains, the group has now infiltrated urban centres, using intimidation, assassinations, and economic extortion to tighten its grip. Businesses are coerced into paying taxes under threat, while local leaders who resist are swiftly eliminated. This escalation of terror is a direct consequence of Mogadishu’s refusal to provide military and logistical support to Puntland’s security forces. Daesh has welcomed foreign operatives and intensified its recruitment efforts, preying on economic despair and political instability. Vulnerable youth, disillusioned by the lack of opportunity and weak governance, have been radicalised into extremism, advancing an agenda that aligns with Somalia’s external adversaries. Without urgent intervention, Puntland risks becoming the epicentre of a new insurgency. Its strategic location along the Red Sea provides Daesh with a launchpad to disrupt critical maritime trade routes, escalating insecurity across the Horn of Africa. The unchecked rise of Daesh in Puntland is not just a Somali crisis; and it is an imminent international threat. If left unaddressed, this growing instability will provide extremist factions with strategic access to international shipping routes, amplifying threats to global trade and security. The international community must recognise that Mogadishu’s failures are no longer confined within Somalia’s borders. The United Nations and the African Union must formally investigate Somalia’s military mismanagement, systemic corruption, and deliberate obstruction of counterterrorism operations. Somalia’s current trajectory is unsustainable. The federal government’s failure to prioritise security, its politicisation of military resources, and its rampant corruption have pushed the nation to the brink of collapse. Yet, Puntland’s determined fight against Daesh has demonstrated that regional-led security strategies can be far more effective than Mogadishu’s dysfunctional federal approach. The time for diplomatic caution has passed. The international community must take decisive action, ensuring that counterterrorism resources reach those actively fighting to protect Somalia. If Mogadishu persists in undermining national stability, global actors must bypass it and directly support those genuinely working to defend the country’s future. Anything less would be a dereliction of duty to global security. By Hussein Soyan The post A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh appeared first on Puntland Post.
  14. Wasiirka Difaaca maamulka Israa’iil, Israel Katz ayaa sheegay in haddii uu ururka Xamaas maalinta sabtida ah ee soo socata dhammaan la-heysteyaasha Israa’iiliyiinta ee gacanta ugu jira sii deyn waayo uu furayo Albaabka naarta Jaxiimo, sida uu hadalka u dhigay. ” Haddii Xamaas ay sii deyn weydo la-heysteyaasha Sabtida, albaabada Jaxiimo ayaa furmi doona, sida uu ballan qaaday madaxweyne Trump” ayuu yiri Israel Katz. Madaxweynaha Mareykanka ayaa horey u sheegay in haddii maalinta sabtida ah ee 15-ka bisha ay Xamaas dhammaan maxaabiista Israa’iil sii deyn weyso wax waliba is badeli doonaan, balse kooxda wax iska caabinta reer Falastiin ayaa ku adkaynaysa in intaan maxaabiista la sii deyn loo baahanyahay in gargaar bini’aadantinimo oo dheeraad ah la geeyo marinka Qasa. Source: goobjoog.com
  15. NAIROBI, Kenya (HOL) — Somalia has signed contracts with four construction firms to upgrade key roads in Mogadishu, marking a significant investment in the capital’s infrastructure and economic development. Source: Hiiraan Online
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – 23-kii bishii November ee sanadkii hore Hey’adda Lacagta Adduunka IMF iyo Baanka Adduunka ayaa ku dhawaaqday in Soomaaliya laga cafiyay deyn dhan 4.5 bilyan oo doolarka Mareykanka ah, waxaana isa soo taraya boogaadinta saaxiibada caalamka ay u dirayaan dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed oo gaaray guul taariikhi ah, waxaa kaloo jirta in Kristalina Georgieva oo ah Madaxa IMF ay Soomaaliya ugu hambalyeeysay guushan. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige iyo Safiirka Dowladda Denmarka u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Anderson ayaa si wadajir ah ugu saxiixay magaalada Muqdisho heshiis dowladda Soomaaliya looga cafinayo Lacagihii Deynta ahaa ee Dowladda Denmarka ku laheyd Dowladda Soomaaliya. Wasiir Biixi oo qoraal soo dhigay xilligaasi, isagoo ka hadlaayay heshiiskaasi ayaa waxa uu yiri “Waxaa dhaboobay miraha ka dhashay barnaamijka dib u habeynta maaliyadda iyo guulihii laga gaaray hannaankii deyn cafinta, waxaana u mahadcelinayaa dowldda Denmarka oo ah saaxiib qiimo badan oo qeyb ka ah horumarka maaliyadeed eek u talaabsaneyso Soomaaliya”. Madaxa Heyadda Lacagaha Adduunka Mrs. Kristalina waxay kaloo tilmaantay in IMF ay sii wadeyso xoojinta wada shaqeynta iyo xiriirka ay Soomaaliya la leedahay. Waxaa kaloo isna soo hambalyeeyay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD Workneh Gebeyehu oo isna ammaanay dadaalka dheeriga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku bixineyso dib u habeynta dhaqaalaha iyo arimaha bulshada. Waxa uuna bogaadiyay doorka hogaamineed ee gaarka ah ee horseeday isbedallo muhiim ah, iyadoo dhinaca Midowga Yurub-na ay iyaguna sheegeen in ay ka go’an tahay taageerida Soomaaliya guushaan weyn ka dib, iyaga oo sare u qaadaya isbedalka dhaqaalaha. Mareykanka oo laalay $1.1 bilyan oo deyn ah oo Soomaaliya lagu leeyahay oo ah heshiis maaliyadeed oo taariikhi ah, taasi oo aheyd ballan-qaadka deyn-bixiyaha ugu weyn ayaa ah kii ugu dambeeyay heshiisyo taxane ah oo lagu cafiyay deyn dhan $4.5 bilyan. Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in inka badan $1.1 bilyan (£860m) oo deymo ah oo baaqi ahaa uu Mareykanku baabi’in doono, taasoo ka dhigan qiyaastii rubuc ka mid ah deynta harsan ee dalka Soomaaliya lagu lahaa, sida uu qoray Wargeyska the Guardian ee dalka Ingiriiska. Ku dhawaaqista ayaa ah heshiisyadii ugu dambeeyay ee ay Soomaaliya deymaha lagu leeyahay ay ku balameen in ay ka cafiyaan. Inta badan deymaha Soomaaliya lagu leeyahay waxa ay aheyd xilligii kaligii Taliskii Millatari ee Siyaad Barre, kaasi oo burburay dabayaaqadii 1990-aadkii oo dhaliyay dagaal sokeeye oo burburiyay Seddex iyo Toban sano. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka “uu ku caburoobay culeys weyn oo deyn ah oo aan la aqbali karin” taasoo ah lacago dulsaar ah oo aan la bixin karin “intii lagu jiray muddada dheer ee burburka dowladeed”. Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis rasmi ah oo deyn cafinta oo ku kacaya $1.14 bliyan. Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya iyo Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya ayaa ku kala saxiixday heshiiska, kaasi oo ka dhacay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho. Haatana, wararka laga helay magaalada Dubai ee cariga Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in wada-xaajood muddo dheer socday uu shalay oo taariikhdu tahay 11-ka Bisha February 2025-ka ugu dambeyntii isku rogay heshiis rasmi ah. Heshiiskan ayaa xal looga gaaray deyn dhan $257 milyan oo doolar, deyntaas oo ay dowladii Dhexe ee Soomaaliya ee xilligaasi qaadatay, kuna maal-galisay mashruucii Warshadii Sokorta Jubba. Heshiiskaan oo ay si wadajir ah u saxiixeen Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige iyo Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Abdu Dubai Mr. Mohamed Saif Al-Suwaidi ayaa albaabada u furaya in Sanduuqu uu dib ula fal-galo ka qeyb qaadashada mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya ka jira iyo helidda maalgalin cusub oo dib loogu maal-gelin karo kaabayasha dhaqaalaha ee dalka, kuwaasi oo baahi weyn loo qabo. Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii la soo dhaafay waxa ay dadaal xoogan ugu jirtay sidii Soomaaliya ay u heli laheyd maal-galin iyo horumarin ilaha dhaqaalaha dalka, kadib markii laga cafiyay deymhii adduunku ku lahaa. SONNA
  17. NAIROBI, Kenya (HOL) — President William Ruto's decision to eliminate a six-decade-old verification process for obtaining national identification cards in Kenya's northeastern region has ignited political and security debates across the country. Source: Hiiraan Online
  18. A wrecked American helicopter in Mogadishu, Somalia, October 14, 1993. Scott Peterson/Liaison—Getty Images Ridley Scott’s Oscar-winning 2002 movie Black Hawk Down famously portrayed the story of the Battle of Mogadishu, when Black Hawk helicopters were shot down by Somali forces in 1993. But the film was fictional, largely focusing on the perspective of U.S. soldiers. Now a new Ridley Scott Associates’ docu-series Surviving Black Hawk Down, out on Netflix Feb. 10, aims to tell an unfiltered story of that battle through the perspectives of not only the American military personnel who were there, but also the Somalis. Here’s what to know about the Battle of Mogadishu, the most devastating moments in the docu-series, and how U.S. veterans interviewed are grappling with the battle today. The goal of the U.S. intervention in Mogadishuin 1992 was supposed to be straightforward: feed people starving from a famine. Americans hoped to prevent attacks on UN Relief operations by followers of Somali warlord Mohamed Farrah Aidid. But U.S. troops encountered a great amount of resistance. As TIME reported in its Oct. 18, 1993, issue, at 3:30pm on Oct. 3, 100 U.S. Rangers and 12 Blackhawk helicopters raided a site where followers of Aidid were meeting. Forty-five minutes later, the Americans captured 19 prisoners and were ambushed by Somali militia members. Black Hawk helicopters came crashing down. Over four days, at least 18 Americans died. An estimated 200 Somalis died, but the death count has never been finalized. “Americans did not see pictures of the Somali casualties, though,” according to the magazine. “What they did see were ghastly photos of a white body, naked except for green underwear—apparently the corpse of a downed helicopter crewman—being dragged through the street while Somalis kicked and stamped at him, plus TV footage of a terrified helicopter pilot, Michael Durant being questioned by Somali captors.” Durant was released after 11 days. He told a Red Cross worker and two journalists who visited him in captivity that Somalis “beat me violently with their fists and with sticks” and then ripped off his clothes so they could hoist him naked, blind-folded, hands bound, over the heads of raging crowds. Read more at Time magazine The post Surviving Black Hawk Down Explores the Continued Devastation of the Battle of Mogadishu appeared first on Puntland Post.
  19. Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee XFS, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Madaxa mashruuca NAGAAD, iyo La-taliyeyaal kale, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Amb. Mike Nithavrianakis, iyo madax ka socotay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriiska iyo qeybta Horumarinta UK ee FCDO. Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay mashaariicda dib-u-dhiska iyo guriyeynta, gaar ahaan mashruuca qorsheynta magaalooyinka iyo cagaareynta dalka, iyadoo labada masuul isku raaceen in la dardargeliyo howlaha dib-u-dhiska Soomaaliya. Wasiir Cilmi Maxamuud Nuur ayaa uga mahadceliyey Boqortooyada Ingiriiska taageerada iyo dadaalka ay ugu jirto dib-u-dhiska Soomaaliya. Source: goobjoog.com
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in xildhibaannada badankood ka niyad jabsaan yihiin siyaasadda dalka, isagoo tilmaamay in wasiirro iyo xildhibaano hore oo federaal ay u dagteen heer gobol. “Waxaad arkaysaa kuwo hore wasiirro iyo xildhibaanno federaal soo noqday oo naf ka dayey wasiir gobol ama isku leexiyey shaqo maamul iyo mid diblomaasiyadeed,” ayuu yiri Xildhibaan Warsame. Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in hoggaanka dowladda uu lumiyay awooddii mooral iyo rajadii la qabay, iyadoo markii horeba aysan buurnayn awoodda dowladda, taasoo sababtay in badan oo kamid ah kuwo xilal wasiir ama ka sarreeya haya in aysan ku qanacsanayn, sida uu sheegay. “Waxaa cadaatay in deg-degga lagu fuulo sallaanka siyaasadda looga dego, maal iyo mansabkii loo galayna lagu qanci la’yahay, sababtoo ah bani’aadanka markii uu haqabtiro baahida daruriga ah, wuxuu u baahan yahay in uu bulshada ka helo aqoonsi oo ah qaddarin ,qiimeeyn, iyo xushmayn.” Hoos ka aqriso qoraalka xildhibaanka Waxaan sheekaysannaa xildhibaanno ka niyad jabsan siyaasadda dalka, waxaad arkaysaa kuwo hore wasiirro iyo xildhibaanno federaal soo noqday oo naf ka dayey wasiir gobol ama isku leexiyey shaqo maamul iyo mid diblomaasiyadeed. Iyadoo markii horeba aysan buurnayn awoodda dawladda, ayuu hoggaankeedii lumiyey awooddii mooral, iyo rajadii la qabay, taasoo sababtay in badan oo ka mid ah kuwo xilal wasiir ama ka sarreeya haya in aysan ku qanacsanayn. Waxaa cadaatay in degdegga lagu fuulo sallaanka siyaasadda looga dego, maal iyo mansabkii loo galayna lagu qanci la’yahay, sababtoo ah bani’aadanka markii uu haqabtiro baahida daruriga ah, wuxuu u baahan yahay in uu bulshada ka helo aqoonsi oo ah qaddarin ,qiimeeyn, iyo xushmayn. Aqoonsigu kuma yimaadaa mansab iyo maal la helo oo keli ah ee hillinka aad u martay iyo halganka aad ku heshay ayaa sameeya qiyamka, akhlaaqda, iyo anshaxa shakhsiyadda lagu aqoonsado. Ruux kasta oo ka booda jaranjarada halganka nolasha, bulshaduna aqoonsanayn tabaca iyo halganka uu hantida iyo mansabka ku helay, wuxuu isku dayaa in uu wado kasta u maro, kuna kaco ficil walba oo u soo jeedin kara indhaha bulshada. Webigu wuxuu ugu deggan yahay markuu buuxo.
  21. The President of the Republic of Somaliland. Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro met with the Emir of Dubai, Sheikh Mohammed Bin Rashid Al Maktoum, who also serves as the Vice President and Prime Minister of the UAE. Discussions between Somaliland and the UAE centered on strengthening bilateral trade and enhancing security cooperation between the two nations. Qaran News
  22. https://qarannews.com/wp-content/uploads/2025/02/AQOZkL7b0q6OazyzhwKa5U4qBXGJO9XLLTpnr9oVphvxRM8DIKGDL80QYGJnCwVtz8Ci50LEOeC7cwWltLT9C6-S.mp4 Qaran News
  23. Dubai (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maalintii labaad ku sugan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa halkaasi ka bilaabay kulamo muhiim ah, isagoo la kulmay Sheikh Mohammed Bin Rashi Al-Maktoum oo ah madaxweyn ku-xigeenka iyo ra’iisul wasaaraha Imaaraadka Carabta, islamarkaana ah Amiirka Dubai. Madaxweyne Cirro ayaa sidoo kale la kulmay Sheikh Mansour Bin Zayed Bin Sultan Al-Nahyan oo ah wasiirka arrimaha madaxtooyada ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Cirro ayaa waxa uu madaxda dowladda Imaaraadka kala hadlay arrimo door ah oo muhiimad iyo mudnaanba u leh labada dhinac iyo weliba labada shacab ee walaalaha ah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Madaxtooyadda Somaliland. Madaxweynaha Somaliland ayaa madaxda uu la kulmay waxa uu si gaar ah ugala hadlay arrimo ay kamid yihiin; iskaashiga arrimaha dhaqaalaha, maal-gashiga iyo ka wada-shaqaynta xasiloonida mandaqadda. “Madaxweynuhu waxa uu dowladda Imaaraadka Carabta kala hadley inay Somaliland ka taageerto xagga kaabayaasha dhaqaalaha iyo in labada dhinac ay iska kaashadaan xagga arrimaha amniga, gaar ahaan xasiloonida marrin biyoodka gacanka cadmeed iyo badda cas,” ayaa sidoo kale lagu yiri qoraalka kasoo baxay Somaliland. Cirro ayaa ugu dambeyntiina wuxuu dowladda Imaaraadka Carabta uga mahad-naqay marti-qaadka rasmiga ah iyo maamuuska sare ee loo fidiyey, si uu uga qeyb galo shirka caalamiga ah ee kulanka dawladdaha caalamka. Madaxweynaha Somaliland oo shalay ka qeyb-galay furitaanka shirka dowladdaha caalamka ayaa halkaasi ka jeediyay khudbad uu ku iibgeynayo ictiraaf raadinta Somaliland, isagoo ka qeyb-galayaasha kulanka usoo bandhigay fursadaha maalgashi ee maamulka.
  24. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev, ayaa maanta ku kulmay magaalada Baku, halkaas oo ay ku kala saxiixdeen heshiisyo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal. Labada Madaxweyne ayaa ka arrinsaday horumarinta xiriirka Labada dal, iyada oo diiradda la saaray dhinacyada waxbarashada, tamarta, amniga, iyo khibradaha dhanka maamul. Soomaaliya iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday heshiisyo dhaxalgal ah oo ay ka mid yihiin kobcinta iskaashiga waxbarasho, siinta deeqo waxbarasho ardayda Soomaaliyeed, horumarinta cilmi-baarista iyo hal-abuurka. Sidoo kale, waxaa la isla qaatay in Azerbaijan ay Soomaaliya ka taageerto horumarinta tamarta, gaar ahaan dhinacyada shidaalka, gaaska, iyo tamarta la cusboonaysiin karo. Dhinaca amniga iyo difaaca, labada dal ayaa ku heshiiyay wada-shaqeyn dhow oo ku aaddan tababarada ciidamada, la-dagaallanka argagixisada iyo tayeynta Hay’adaha Amniga, waxaana la isku afgartay in la casriyeeyo maamulka dowliga ah, iyadoo la dardargelinayo adeegyada dadweynaha iyo dowlad wanaagga. Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Ilham Aliyev waxay hoosta ka xariiqeen muhiimadda ay leedahay in la dhiso madal joogto ah oo lagu xoojiyo xiriirka labada dal, taasoo fududeyn doonta fulinta heshiisyada la saxiixay. Ugu danbayntii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumay dhiggiisa Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev in uu booqasho rasmi ah ku yimaado Soomaaliya, si loo sii xoojiyo iskaashiga labada dhinac. Source: goobjoog.com