Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. An obstetrician from Kaohsiung Medical University Chung-Ho Memorial Hospital, right, demonstrates a delivery in Somaliland in an undated photograph. The Ministry of Foreign Affairs on Wednesday said that the Africa Project has brought close to 70 percent growth in total trade volume between Taiwan and Africa, denying media reports that the project was poorly implemented. The project was launched by President Tsai Ing-wen (蔡英文) after her first visit as president to the Kingdom of Eswatini in 2018. On her second trip to the nation’s African diplomatic ally, Tsai told overseas Taiwanese in Eswatini on Tuesday that the project would have to be amended based on the new insights she obtained during the current visit. RW News reported on Wednesday that the Legislative Yuan questioned the implementation of the project and froze NT$7 million (US$218,784) of its budget in March. Budget freezes are a normal practice of the Legislative Yuan during budget reviews, the ministry said in a press release on the same day. After explaining in detail the implementation of the project to the legislature, budgets related to the project have been made available, the ministry said. Under the project, the National Security Council coordinated government agencies to promote cooperation and exchanges between Taiwan and African nations, it said. Taiwan shares its experiences in fields such as economy and trade, healthcare, agriculture, culture, education, science and technology, and humanitarian aid, it said. The project helped build closer ties between Taiwan and African nations, and it also helped Taiwanese businesses extend their reach in African markets, it said. Concrete outcomes have been achieved through the project, including launching the Taiwan Representative Office in Somaliland and reopening the Taipei Representative Office in Ivory Coast, it said. The governments and non-governmental organizations of Taiwan and African countries have signed 62 agreements or memorandums related to trade and economy in the past five years, the ministry said. Taiwan’s offices in Africa and the Taiwan External Trade Development Council have held more than 1,000 business matchmaking activities, it added. The total trade volume between Taiwan and African nations has increased from US$4.65 billion in 2018 to US$7.81 billion last year. a growth rate of nearly 70 percent, it said. The project also helped expand Taiwan’s network through efforts such as establishing the Formosa Club in Africa and seeking support from African politicians and opinion leaders, it said. The ministry said that to continue to deepen and expand relations with African countries, it would strive to strengthen communication with legislators to gain their support and also conduct a rolling review of its resource allocation. Qaran News
  2. Beledweyne (Caasimada Online) – Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa faah-faahin ka bixiyay heshiiskii dhawaan ay degmada Maxaas ay ku gaareen Xasan Sheekh iyo beesh Xawaadle. Cali Jeyte oo haatan ah hoggaamiyaha maamulka la baxay Hiiraan State ayaa sheegay in madaxweyne Xasan iyo qeybaha kala duwan ee beesha Xawaadle ay isla qaateen in xilligaan dib loo dhigo wixii tabasha ah. “Madaxweynaha dowladda fedeaalka iyo qeybaha kala duwan ee beesha Xawaadle waxay ka wada-hadleen laba arimood kaliya oo kala ahaa in la galo dagaalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah iyo in dib loo dhigo wixii tabasho ah ee jira,” ayuu yiri Cali Jeyte. Waxa uu sheegay in madaxweynaha la qaateen arrinkaas, islamarkaana ay ka tanaasulin tabashadood, ee dib ugu dhigayaan sidii dalka cadowga looga xoreyn lahaa, sida uu yiri. “Madaxweynaha wuxuu naga dalbaday inaan wixii tabasho ah an dib u dhigano oo marka hore cadawga dalka aan ka wada xureyno waana isla qaaday taas, sababto ah dal nabdoon iyo meel nabad ah ayaa wax walba lagu xalin karaa marka wixii tabasho ahaa lagama tanaasulin ee xaaladaha jira dartood ayaa dib loogu dhigay.” Jeyte ayaa sidoo kale waxa uu bulshada gobolka iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab, sidii dalka looga ciribtiri lahaa kooxdan, oo wejiga koowaad ee dagaalka looga xoreeyay deegaano badan. “Al sheydhaan waa laga guuleysan kara oo waxad ogtihiin Soomaaliya oo inta ay maanta tahay ciidan ahaan iyo dad ahaan ka yar ayaa Itoobiya kaga guuleysatay dagaalkii 1977-dii aan la galnay, marka hada oo dad ahaan iyo ciidan ahaan ka badanahay maxa diidaya in aan cadawgan diinta ka been sheegaya iska dulqaadno, dagaalkan waa mid Soomaali oo dhan looga baahan yahay ee maahan mid dad gaar ah looga baahan yahay.” Gobolka Hiiraan ayaa waxaa markale ka socda dardar-gelinta dagaalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah, iyada oo beesha Xawaadle markii hore hormuud u aheyd dagaallada haatan lagula jiro kooxda. Si kastaba, heshiiska cusub ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo beesha Xawaadle ayaa meesha ka saaraya xiisaddii ka taagneyd Beledweyne ee ka dhalatay beddalka Cali Jayte oo ay ku kala tageen reer Hiiraan iyo HirShabeelle, si awoodda la iskugu geeyo dagaalka socda. The post Cali Jeyte oo faah-faahin ka bixiyay heshiiskii Xasan Sheekh iyo Xawaadle ee MAXAAS appeared first on Caasimada Online.
  3. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Fal-celin kala duwan ayaa ka dhalatay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex qarxay qaar kamid ah madaxda sare ee dowlad-goboleedka Galmudug. Qoraallo ay soo kala saareen Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa Galmudug ayaa muujinaya in aad loo kala fogyahay, kaasi oo banaanka soo dhigay khilaaf huursan oo u dhaxeeyay labada masuul. Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa soo saaray qoraal uu shaqada kaga joojinayo wasiirka arrimaha gudaha oo uu ku eedeeyay in uu xagal-daaciyay dagaalkii lagula jiray Alshabaab. Daqiiqado kooban kadibna waxa soo baxay qoraal uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor uu ku beeninayo qaraarka madaxweyne ku-xigeenka. Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa sharci-darro ku tilmaamay shaqo-joojinta ku-xigeenkiisu ku sameeyay wasiirkiisa arrimaha gudaha, oo la sheegay inay aad iskugu dhow yihiin. Sidoo kale Qoor-Qoor ayaa qoraalkaan ku diiday xil ka qaadis golaha deegaanka degmada Caabudwaaq ay todobaadkii hore ku sameeyeen guddoomiyihii degmadaas, taasi oo cirka kusii shareertay khilaafka labada nin. Haddaba sidee looga fal-celiyay arrinkaan? Ridwaan Xaaji: “Qof Farmaajo xisbigiisa kamid ahaa oo aan rabshad wadin waa la waayay.” “Madaxwenaha iyo madaxwene ku-xigeenku iyo wasiiradu wixii kala aragti duwanaana si hoose uma xaliyaanoo,” ayuu yiri Ibraahim Khaliif. Saciid Cali: “Madaxwayne ku-xigeenka tallaabada uu qaaday waxay u egtahay Caabudwaaq anaa kaso jeeda wasiirkana anagaa isku reera waana wax aan sax ahayn.” Cabdinur Ismaciil Cali ayaa sidoo kale waxa uu yiri “Galmudug sanadihii dambe way caafimaad qabtaye ha laga ilaaliyo khilaafka, khilaafku waa cudurka ragaadiya horumarka dowlad iyo dadkeedaba.” “Waa aduun wareeray anaga midba waraaq yuusan noo soo saarine dhamaantiinba badal baa tihiin idinma rabnee,” ayey tiri Cuddoon Axmed Mataan. Bashiir Daahir: “Mudane Qoor-Qoor tallaabo fiican maha ficilkaan ee dib iskugu laabta.” Duraan Cali Xasan ayuu yiri: “Isagaa laga rabaa madaxweynuhu in uu isku wado maamulkiisa.” “Xiligaan kuma haboon warqadahaan is daba yaacaya ee dib isugu laabta oo halganka ha fashilinina,” ayuu yiri Axmed Maxamed Axmed. Cabdulqaadir Baariyow: “Xasiloonidii siyaasadeed ee aan ku faanaynay haddaa nahay reer Galmudug inaad sidaan ka dhigtaan ceeb iyo foolxumo ayey idin ku tahay.” Cabdulqaadir Muuse ayaa sidoo kale yiri “Fowdo la rabo in dagaalka lagu fashiliyo laakiin ogow in waqtigaada dhamaaday oo doorasho la qabanayo.” “Filim bay rabaan in ay noo shidan si ay dagaalka Al-Shabaab nooga mashquuliyaan waan idin fahmayna raali ahaada,” ayuu yiri Cusmaan Saciid Shire. Yaxye Cadi Xasan: “Lama joogo xiligii Madaxda galmudug ay ku mashquuli lahayd is qab-qabsi iyaga dhexdooda ah ee wadada dagalka uwada jeesta xili wax kale lugu mashquulo ma joogte.” The post FALCELINTA khilaafka awoodeed ee madaxweyne Qoor-Qoor iyo Cali Ciid appeared first on Caasimada Online.
  4. Kuuriyada Woqooyi ayaa ku dhawaaqday in ay furtay bog cusub oo ku aadan weerarada xirfadeysan ee loo adeegsado maraakiibta ku howlgala hubka Niyuklerka ah ee ku socda biyaha hoostooda. Qorshahaan oo ka yimid hoggaamiyaha dalkaasi Kim Jong Un ayaa qeyb ka ah dadaal lagu hormarinaayo ciidamada badda si ay uga hortagaan waxa lagu tilmaamay Mareykanka iyo xulafadiisa Aasiya. Wakaaladda Wararka Dhexe ee Kuuriya (KCNA) ayaa sheegtay in farsameynta gujiska No 841 ee lagu magacaabo Hero Kim Kun uu awood u leeyahay in uu badda hoosteeda ka tuuro gantaalada hubka niyuklerka ah. Ma cadda tirada gantaallada uu markabkani qaadi karo oo uu ridi karo, balse markii la falanqeeyay sawirrada warbaahinta dawladda qaar ka mid ah khubarada ayaa soo jeediyay in ay awoodaan isticmaalka illa 10 ka mid ah hubka Pukgoksong-3 ee Kuuriyada Waqooy. Sidoo kale, ma cadda in gantaallada riddada dheer ee Kuuriyada Waqooyi ay hagitaan wanaagsan u leeyihiin inay ku degaan bartilmaameedyo gaar ah. PUNTLAND POST The post Kuuriyada Woqooyi oo soo bandhigtay Gujisyo ku hubaysan Nukliyeer appeared first on Puntland Post.
  5. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala duwan. Qaraarkan cusub ayaa lagu sheegay, “in iyada oo la ogsoon yahay in xaaladda Soomaaliya ay weli khatar ku tahay ammaanka iyo nabadda caalamka, in haddana golaha ammaanku uu si wadajir ah u ansixiyey qaraar qabyo ah oo ka hadlaya, in hal mar la hakiyo, cunaqabataynadii hore ee saarnayd si meesha looga saaro dhuxusha kaydsan.” Qaraarkan oo tirsigiisu yahay 2696 (2023) ayaa 15-ka dal ee xubnaha ka ah golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay waxay taageereen in dawladda Soomaaliya ay qaado tallaabo ay si dhamaystiran meesha uga saaraysa dhuxusha kaydsan, iyada oo raacayo codsiga ay dawladda Soomaaliya u gudbisay golaha, bishii August 14-keedii. PUNTLAND POST The post Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo go’aan ka soo saaray dhoofinta Dhuxusha Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  6. Ottawa (Caasimada Online) – Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay ku doonaysp inay dalkaasi uga musaafuriso dhallinyaro Soomaali ah “oo ay sheegtay in si sharci darro ah dalkaasi kusoo galeen.” Dhallinyarada ayaa la sheegay inay Canada kusoo galeen dokumentiyo aan sax ahayn. Waxay tiradoodu ka badan tahay 150 qof. Soomaalida ku nool Canada ayaa codsaday in dowladda federaalka Soomaaliya ay soo fara-galiso oo ay hor-istaago qorshahaan ay dowladda Canada ku doonayso inay dalkeeda uga masaafuriso dhallinyarada Soomaali ah. Dadka u doodaya dhalinyaradan ayaa sidoo kale waxay sheegeen in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay soo cadeyso Soomaalinimadooda, si u mira-dhalaan dadaaladda lagu baajinayo in dhalintaas laga masaafuriyo dalka Canada. “Dhalinyaraddaan waxaa haysata walaac weyn oo tarxiilka ka qabaan, dadaal weyn oo laba weji leh ayaa wadna laakiin dadaalkeena kaliya kuma filna waxaan u baahanahay in dowladda federaalka Soomaaliya ay soo dhex gasho oo ay soo cadeyso in wiilashaan Soomaali yihiin,” ayuu yiri mid kamid ah dadka u doodaya dhalinyarada oo la hadlay VOA. Dhinaca kale, Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo la hadlay VOA ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan waxba ka qaban karin qorshaha socda, maadaama dhalintaan ay markii hore kusoo galeen aqoonsi aan Soomaali aheyn. “Dowladda Soomaaliya uma furna gacmaheeda inay ka jawaabto ama kala gor-gortanto dowladda Canada waayo muwaadinkan asalkiisa markuu soo galayay Soomaalinimo kuma soo gelin, waxa gacmaheena xiraya in qof waddan kale baasaboor kale kusoo galay u doodno,” ayuu yiri wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya. Wasiirka ayaa waxa uu intaas kusii daray “marka dhalinyarada Soomaaliyeed waxa noo furan in aan u duceyno. Wax badan oo Soomaaliya ay ka gali karto gartaan sida ay kusoo galeen darteed majirto.” Si kastaba, Dowaldda federaalka Soomaaliya oo dadka u doodaya dhalintaan Canada ay qorsheynayso inay musaafuriso ay qabeen rejo ah inay soo fara-geliso ayaa walaac xooggan muujinaya, maadaama ay dowladda ku dooday in meel uga furneyn kiiskan, maadaama oo ay sheegtay in dadka aysan Canada ku gelin Soomaalinimo. The post Soomaali badan oo laga tarxiilayo Canada iyo DF ‘oo laga codsaday’ fara-gelin + Jawaabta appeared first on Caasimada Online.
  7. New York (Caasimada Online) — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala duwan. Qaraarkan cusub ayaa lagu sheegay “in iyada oo la ogsoon yahay in xaaladda Soomaaliya ay weli khatar ku tahay ammaanka iyo nabadda caalamka in haddana golaha ammaanku uu si wadajir ah u ansixiyey qaraar qabyo ah oo ka hadlaya, in hal mar la hakiyo, cunaqabataynadii hore ee saarnayd si meesha looga saaro dhuxusha kaydsan.” Qaraarkan oo tirsigiisu yahay 2696 (2023) ayaa 15-ka dal ee xubnaha ka ah golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay waxay taageereen in dowladda Soomaaliya ay qaado tallaabo ay si dhamaystiran meesha uga saaraysa dhuxusha kaydsan, iyada oo la raacayo codsiga ay dowladda Soomaaliya u gudbisay golaha, bishii August 14-keedii. Go’aanka Golaha Ammaanka ee QM ayaa imanaya xilli gudaha Soomaaliya laga dhoofiyo dhuxul badan, taasi oo loo arkay inay qayb ka tahay dhibaatooyinka bani-aadannimo ee ka jira Soomaaliya, ayna badalkeedana dad badan ka sameynayaan dhaqaale aad u badan dhoofinteeda. Dhoofinta dhuxusha ayaa sidoo kale la sheega inay tahay il-dhaqaale oo muhiim u ah kooxda Al-Shabaab, ayada oo bartimihii sanadkaan uu Mareykanka cuna-qabateyn kusoo rogay shaqsiyaad kooxda uga shaqeeya arrintaasi. Sidoo kale waxaa kal hore kiisas la xiriira ka ganacsiga sharci darrada ah ee dhuxusha uu xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaran u gudbiyay maxkamadda gobolka Banaadir, ayada oo markaas uu dalbaday in lasoo xiro shaqsiyaad ku lug leh arrintaasi. Si kastaba, Dhoofinta dhuxusha ee gudaha Soomaaliya ayaa ah fal dambiyeed lagu ciqaabi karo xeerka ciqaabta Soomaaliyeed iyo qodobada 51,56, 57 ee xeerka ilaalinta deegaanka iyo duur joogta Soomaaliyeed, ayada oo ay sidaas tahayna waa mid weli laga sameeyo dhaqaale badan. The post Golaha Ammaanka ee QM oo go’aan ka gaaray codsigii Soomaaliya ee… appeared first on Caasimada Online.
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Laxowga waa mid kamid ah astaamaha laga rabo hoggaamiyaha u xeydan inuu dhabo sax ah ku rido bulshadiisa. Laxowgu mar waxa uu noqon karo damqasho marna quurida waxa kuugu muhiimsan adiga oo u bixinaya laxowga ka haaya guusha bulshadaada guud. In la arko madaxweyne furinta dagaalka jooga muddo bil ka badan waa qaadashada go’aanka ugu culus, naf quurid iyo ka dhabeynta dhaartii qaranka. Laakiin in hoggaamiyaha uu sidoo kale furinta dagaalka u kaxeeyo caruurtiisa waa cadeyn uu hoggaamiyahaasi ku cadeynayo in aysan jirin wax uga muhiimsan guusha dalkiisa. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud siyaasi ahaan eedda kale waa yeelan karaa, laakiin maalinba maalinta xigga waxay dadweynaha kusoo qancayaan sida ay uga go’an tahay inuu ka adkaado argagixisada. 24-kii Saac ee lasoo dhaafay waxaa si weyn looga hadlay wiil uu dhalay madaxweyne Xasan Sheekh oo la sawiray isaga oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo uu madaxweynaha maalin kahor tegay. Wiilkan oo aan xaqiijinay in la yiraahdo Cabdifataax ayaa wararka qaar sheegayaan inuu ku jiro ciidan loo tababaray ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada oo tababar kusoo qaatay waddanka Serbia. In Xasan Sheekh uu caruurtiisa geeyo furimaha dagaalka waxay kale oo hoos u dhigeysa eedihii hore loogu jeedin jiray madaxda Soomaalida ee ahaa in caruurtooda ay ku raaxeysanayaan qurbaha, iyaguna aanay rabin in dalka hagaajiyaan. Madaxweyne Xasan Sheekh oo hal bil iyo saddex cisho u dhaxeeyay Dhuusamareeb, Maxaas iyo Aadan Yabaal waxa uu dhawaan sheegay inuu Soomaaliya ka leeyahay hal dan, taas oo ah inuu ka tago iyada oo ka caagan argagixiso una diyaarsan inay sameyso horumar lamid ah midka Malaysia iyo Singapore. Inuu caruurtiisa keeno furinta dagaalka waa cadeyn kale oo ku siineysa dhab ahaanshaha sheegadiisa. Dagaalka hadda ka socda Soomaaliya ayaa u muuqda midkii kala saari lahaa madaxda Soomaalida wuxuuna abuuri doona dhabaha ay ku kala leexdan kuwa jiritaanka argagixisada iyo gumaadka shacabka ka macaasha iyo dhinaca kale kuwa muddo xileedkooda, naftooda iyo caruurtooda u huraaya inay argagaxisada ka dulqaadan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, wuxuuna halkaasi ka wadaa abaabul cusub oo la xiriira dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isaga oo si gaar ah diirada u saaraya inuu dib u abaabulo ciidanka la baxay Macawisley. The post Maxay ka dhigan tahay in Xasan Sheekh iyo carruurtiisu wada tagaan furinta dagaalka? appeared first on Caasimada Online.
  9. Mogadishu (HOL) - Somalia's Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, and his Ethiopian counterpart, Demeke Mekonnen Hassen, have concluded the first meeting of the Somalia-Ethiopia Joint Ministerial Committee (JMC), which took place in Mogadishu on September 5th and 6th. Source: Hiiraan Online
  10. Ciidanka Booliska oo Xidhay Caydaruus Shcraawi Hargeysa(Qarannews)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in gacanta ku soo dhigeen Caydaruus Maxamed ( Shacrawi) oo ku eedaysan Dacaayado uu ka fidiyay Ciidamada qaranka taageero u muujiyay huwanta Laascaanood ku sugan. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal la soo dhigay barta facebooga ee Ciidanka booliska Somaliland. Ciidanka Booliska JSL waxa uu xalay Abaaro 8:15 soo xidhay Eedaysane Caydaruus Maxamed Cabdilaahi( Shacrawi). Eedaysane Caydaruus ayaa Ciidanka Booliska ka soo qabteen Xarunta dhaqanka Hargeysa. Eedaysanahan ayaa dunuub uu qiraal ka yahay ka galay haybada qaranka sida uu qabo qodobka 184 ee X.C.G. Sido kale waxa uu Dacaayado been abuur ah ka faafiyey Ciidamada qaranka, isago geesta kale taageeray Huwanta ka dagaalamaysa Laascaanood . Ilaa hadda baadhistu way Socotaa Maxkamadda awood u lehna waa loo gudbinayaa. Qaran News
  11. Hoggaamiye Kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa la yeeshay kulan lagu bogaadinayey bahda caafimaadka oo ay ka jiraan kooxda ambalaasyada ee gobolka iyo kuwa soo gurmaday ee qabtay shaqadii adkeyd ee lgu badbaadinayey geesiyaashii xaq-u dirirka ahaa ee difaacay dadka iyo deegaankooda mudaddii lixda bilood ka badneyd. Kulanka oo ay soo qaban-qaabiyeen gudidda caafimaadka ee gobolka ayaa waxaa kalmado dhiirigalin iyo mahadcelin ah ka jeediyey Hoggaamiye Kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil isaga dhinaca kale xoojiyey in shaqada la sii laban-laabo. Dhanka kale, kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Puntland Mudane Jaamac Faarax Xassan oo isna kaalin mug leh ka qaatay hawlihii caafimaadka ee waqtigii halganku socday. Ugu dambeyn, kooxda caafimaadka oo isugu jiray kuwa gargaarka deg degga ah iyo wadayeyaasha ambalaasyada ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin shaqadii naf-hurka ahayd ee ay qabteen waqtigii adkaa, xilli ay sheegeen in mararka qaar ay mari jireen wadooyin dhib badan si ay u badbaadiyaan halgamayaashii SSC-Khaatumo. The post Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatum oo bogaadiyay Bahda Caafimaadka appeared first on Puntland Post.
  12. Kourtney Kardashian ayaa uga mahadcelisay dhakhaatiirta “badbaadinta nolosha ilmahayga” iyaga oo qaliin ku sameeyay canuggeeda uurka ku jira ee aan weli dhalan. Jilaayaddan ku caana taxanayaasha laga metelo nolosha dhabta ah oo jirta da’aadda 44, ayaa sheegtay in loola cararay “qaliin degdeg ah ilmaheed uurkujirka ah”, kaas oo dhakhaatiirta qalliinka ay ku qaleen uurka gudihiisa, isla mar ahaantaana halkaas ku badbaadiyeen. Toddobaadkii hore, ninkeeda Travis Barker ayaa soo gaabiyey safarkiisii kooxda Blink-182 isla mar ahaantaana ku soo noqday gurigiisa, sababo la xidhiidha “arrin qoys oo degdeg ah” sida uu hore u sheegay. Ma uusan bixin wax tafaasiil ah wakhtigaas, laakiin ayuu baahiyey sababtii taas la mid xaalka ay baahisay xaaskiisu “Waxaan u duulay oo soo aad gurigaygii, halkaas oo qalliin degdeg ah oo nafta halis gelinayaloo sameeyay ilmaheena taas oo aan aad ugu mahadcelinayo si fiican. Waxaan rabaa inaan idin dhaho waad ku mahadsan tihiin dhammaan taageerada aad noo fidiseen.” Lamaanahan ayaan daaha ka qaadin nooca qaliin ee lagu sameeyay wiilka yar, waxaa se la hub in isaguu weli uurka ku jira lagu sameeyey qalliilankaas laguna guulaystay. Fariinteeda Instagram-ka, Kourtney waxay ku soo qortay: “Weligay waxaan u mahadcelin doonaa dhakhaatiirteyda cajiibka ah ee badbaadiyay nolosha cunugeena.” “Waxaan si weligeed ah ugu mahadcelinayaa ninkeyga oo u soo dedegay si uu usoo istaago dhinaceyga xilliga isbitaalka oo uu i daryeelo “ Waxay ku dartay: “Uma maleynayo in qof kasta oo aan soo marin xaalad la mid ah tan uu dareemo karo dareemmada ay leedahay cabsidu” “Waxaan faham iyo ixtiraam cusub u hayaa hooyooyinka, kuwaas oo ku qasbanaaday in ay u dagaalamaan ilmahooda xilliga ay uurkooda leeyihiin. Isbeddelka xawaaraha leeh ee aqoonta iyo tignooljiyadduba ku socoto ayaa sahlay in dhakhaatiirtu ay qalliin ku soo sameeyaan qof aan weli dahlin. Habkan oo loo yaqaaan fetoscopy si ay u qalaan ilmaha aan dhalan, ayaa xilliiyadii ugu horreysay eel aga sameeyo UK ay ahayd 2019. Qaran News
  13. Mogadishu - The United Nations Under-Secretary-General, Atul Khare, on Tuesday ended a four-day visit to Somalia with a pledge that the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) would do all in its power to ensure the Somali Security Forces are able to take full control of security responsibilities as African Union peacekeepers gradually withdraw. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka lagu soo bandhigay ciidamo cusub oo qeyb ka noqonaya kuwa xasilinta caasimada. Ciidankan oo dhawaan tababar usoo dhamaaday ayaa waxaa lagu wareejiyay qalab iyo saanad ciidan oo ay ku howl-gali lahaayeen, sidii ay waajibkooda ugu gudan lahaayeen si hufan. Ciidankan ayaa la sheegay inay ka madhan yihiin isticmaalka noocyada kala duwan ee balwada, xilli xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Xamza ay wado qorshe ciidanka looga saarayo kuwa isticmaala balwada. Ciidankan ayaa waxaa loo diyaariyay in lagu wareejiyo sugida amniga caasimada, oo muddooyinkii dambe soo hagaagayay, wuxuuna dhiiggan cusub ee kusoo biiraya xasilinta caasimada ayaa wax badan ka tari doona qorshaha lagu sugayo amniga caasimada iyo nawaaxigeeda. “Waxaa la idinka rabaa in aad balwad baranin, hal qof o balwad isticmaala idinkuma jira, shuruucda in aad ilaalisaan dabcan sharciga waa idinla soo baray waa in bulshada la shaqeysaan oo xogta heshaan,” ayuu yiri Taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir oo la hadlay ciidankan. Sidoo kale taliyaha ciidanka Birmadka ee Booliska Soomaaliyeed ayaa dhankiisa ka dhawaajiyay muhiimadda waqtigan u leedahay helida ciidan heegan u ah. “Waxaa u adeegi doontaan umad Soomaaliyeed oo u baahan hiilkiina, waxkasta oo nabadgalyada wax u dhimaya in aad ka celisaan la rabaa, nidaamkii la idin barayna kula dhaqantaan, qalabka dowladdana yaa la dayicin.” Si kastaba, ciidanka Booliska qeybtooda xasilinta caasimada ayaa wax weyn ka beddelay amniga magaalada Muqdisho, ayada oo ciidankan cusub ay ku biirayaan kuwa ka howl-galla caasimada, islamarkaana qeyb ka noqonaya howl-gallada lagu sugayo amniga caasimada iyo nawaaxigeeda. Hoos ka daawo muuqaalka The post Daawo: CIIDAMO cusub oo qeyb ka noqonaya xasilinta XAMAR oo lasoo bandhigay appeared first on Caasimada Online.
  15. Taiwan on Monday (Sept. 4) donated food supplies to Somaliland. Source: Hiiraan Online
  16. Mogadishu (Caasimada Online) – In a significant blow to al-Shabab’s stronghold, Somalia’s government reported on Thursday that 107 extremist group members surrendered in just two months. This comes amid intensified skirmishes between the Somali National Army and the militants, predominantly in south-central regions of the nation. A breakdown provided by Abdullahi Mohamed Nor, head of the National Center for Preventing and Countering Violent Extremism, indicates the militants turned themselves in across Hirshabelle, Galmudug, Southwest, and Jubaland states. “The list of those surrendering paints a vivid picture: radicalized children, young adults, women, and even some of the group’s commanders,” Nor emphasized while addressing the media in Mogadishu, Somalia’s capital. President’s amnesty offer Asked about this surprising development, Nor alluded to dual factors. “Firstly, the relentless offensive operations by our forces are bearing fruit. And secondly, many are recognizing and seizing the lifeline thrown by our president’s amnesty offer,” he elaborated. Nor’s words echo hope and strategy as he urges others to capitalize on the amnesty: “We stand ready to welcome those who choose peace over violence. The amnesty is a genuine opportunity for rehabilitation and reintegration.” Significantly, as per Nor, this is about more than just numbers. Those giving up arms aren’t mere foot soldiers. Among them are the very individuals responsible for indoctrinating and commanding. They’ll be granted amnesty and subsequently ushered into rehabilitation programs, signaling a holistic approach to counter-terrorism. This defection narrative aligns with the broader aim of weakening al-Shabab, a group that has long haunted Somalia. With the backdrop of increasing offensive operations and a generous amnesty offer, the path to peace, albeit challenging, is paving its way in this African nation. The post Somalia’s amnesty draws 107 Al-Shabab defectors appeared first on Caasimada Online.
  17. An attempt by the state to have a Somali businessman denied bail on grounds that he is a threat to national security has been declined by a Makadara Court. Source: Hiiraan Online
  18. Since 2006, with the exception of a few setbacks between 2012 and 2014, al-Shabab has maintained an active insurgency in Somalia, preventing state-building projects in the country and threatening peace and security efforts throughout East Africa. Hoping that an alternative approach could help save the country, Somali leaders have decided to adopt “soft power” strategies to tame the militant group. This has entailed direct dialogue with the group’s leaders and outreach efforts to its dissident elements who, if neutralized, could become key in exposing the group’s plans and dismantling its structure. Engaging the movement in a peaceful political dialogue is not new: over the past fifteen years, the suffering of the Somali people under the al-Shabab insurgency has spurred many attempts to contain and integrate it into the national fabric. In 2012, the government of President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed managed to convince hundreds of the group’s most dangerous dissident elements to curb their activities. The following year, an internal conflict within the movement led to the surrender of some of its top leaders, including Sheikh Hassan Tahir Owais, Mukhtar Robow (Abu Mansour), Mohamed Said Attam, and Zakariya Ahmed Ismail Hersi, who led the group’s activities in Somalia and was the commander of intelligence and financing operations. In September 2014, Mogadishu announced an offer of conditional amnesty to al-Shabab fighters, but the offer was rejected. Undeterred by this refusal, the Somali government has undertaken unprecedentedly ambitious initiatives to engage with defectors from the movement and to integrate them into its counterterrorism strategies. Last year, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre decided to appoint Robow, the former deputy leader of the al-Shabab militant group, as the Minister of Endowments and Religious Affairs in his government. Barre explained that this appointment would reassure other potential defectors, convincing them that the state would not only welcome their return but also allow them to assume the highest political positions. Barre also believes that Robow’s experience as a leader of al-Shabab, as well as his intellectual and ideological background, will help Somalia eradicate the jihadist literature that extremists propagate and encourage more defections. The appointment of Robow was also welcomed by the Somali President, Hassan Sheikh Mohamud, who has been waging an ideological war against al-Shabab. He has launched a religious media campaign, spearheaded by Robow with the participation of hundreds of Islamic scholars, to repudiate al-Shabab’s violent extremism and strike at its intellectual foundations, in the hope that the group will be forced to surrender and agree to a binding national dialogue. Although this tactic may seem logically sound, it may not yield the desired outcome, for several reasons. First, al-Shabab generates over $100 million per year through multiple funding streams. This sum ensures that the group’s illicit activities will continue, especially given that factions within the Somali government continue to fight for political influence, which prevents Mogadishu from establishing permanent governance throughout Somalia’s various regions. This political dysfunction has been an asset for al-Shabab, allowing them to invest in their financial and logistical resources to recruit more youth, strengthen their hierarchy, and compensate for their losses from defectors. Second, the international arms embargo of Somalia has weakened the government’s negotiating position with al-Shabab. Whenever the state succeeds in taming dissidents, it fails to utilize their knowledge and expertise to target the group’s organizational structure, or to even bring it to the negotiations table. Third, the group’s rigid ideology—especially among its youth elements—often prevents any positive interaction with governments, makes them extremely hostile to Western interference in local affairs, and strengthens their unwavering insistence on applying Sharia law and reviving an Islamic caliphate. Finally, Robow’s appointment has been extremely controversial in the Somalia, as many interpret it as not only rewarding Somali killers, but also as evidence that al-Shabab has infiltrated the state. So far, attempts to contain al-Shabab have not yielded tangible results, but the international community recognizes the promise of these efforts, if properly supported. The Somali people must also come to appreciate the potential of a “soft power” approach to al-Shabab—one that not only achieves constructive dialogue and political appointments, but also allows Somalia to build a strong national army, particularly with the approaching the exit of the African Union forces at the end of 2024. Taking advantage of the growing hostility between al-Shabab and the tribal militias, Somalia could adopt a comprehensive national strategy to mobilize all available resources against extremism, especially after the group denounced the appointment of Robow the “apostate” and called for his assassination. And just as Somalia should continue to coordinate with regional and international partners to cut off the group’s funding, so too should the government pay closer attention to internal problems like ignorance, poverty and unemployment that push Somali youth towards extremism. Mohsen Hassan is an Egyptian academic researcher and journalist. His work focuses on conflict, development, and political Islam in the Middle East and Africa. He is a research associate at several Arab and international research centers. Follow him on X @twittmohsen2011. The post Can soft power defeat al-Shabab in Somalia? appeared first on Caasimada Online.
  19. Artworks from a Somali-born multidisciplinary artist, writer and filmmaker have replaced advertising screens across the city. Source: Hiiraan Online
  20. HE the Minister of Finance Ali bin Ahmed al-Kuwari met with Somalia's Minister of Finance Bihi Iman Egeh during his current visit to the country. Source: Hiiraan Online
  21. The First Ethio-Somalia Joint Ministerial Commission (JMC) meeting was held today in Mogadishu, Somalia. Source: Hiiraan Online
  22. Multiple casualties are feared after Al-Shabaab terrorists launched an attack targeting a Somali national army base in the country’s south-central province of the Middle Shabelle region on Thursday, Anadolu Agency reports. Source: Hiiraan Online
  23. Some 107 al-Shabab fighters have surrendered to the government forces of Somalia between July and August, the country's counterterrorism center said Thursday. Source: Hiiraan Online
  24. This week, 3,147 freshmen and 931 transfer students will begin their careers at Boston University. It’s time to meet a few of them. Source: Hiiraan Online
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka ayaa waddo qorshe ay daryeel gaar ahi ugu fidineyso xoogaga deegaanka ee ka barbar dagaalamaya Ciidanka Xoogga Dalka, ee dagaalka kula jira maleeshiyada Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) loo igmaday inay diiwaangeliso xoogaga difaaca shacabka, kuwaa oo ay diiwaangelintoodu ka waddo Gobolada Dhexe. Dowladda ayaa billaabi doonto in ay mushaar iyo gunno siiso xoogagaasi, kolka la soo geba-gabeeyo diiwaangelinta socota. Ilo ku dhow dhow Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa tallaabadan ku sheegay jaanta jidkii lagu gaari lahaa in dowladdu ay mustaqbalka qarameyso xoogagaasi. Abaabulka iyo hawlgelinta xoogaga deegaanka ee dagaalka ka qayb qaadanaya ayaa loo arkaa mid culeyska ku kordhineysa Shabaabka ka hawlgala bartamaha dalka. Dadka deegaanka oo la abaabulo ayaa muhiim u ah qaabeynta iyo qorsheynta hawlgalada, iyadoo markaasi la yareynayo khasaaraha ciidamada. Xoogagan ayaa ciidamada ka caawinaya in ay Shabaabka ugu taggaan bugcad kasta oo ay gabaad ka dhigan karaan, maadaama ay yihiin kuwo dhulka kala garanaya. Yoolka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Qalabka sida ay muddo kooban ku soo afjaraan waayihii Al-Shabaab ee Gobolada Dhexe. Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa wax ka bedel ku sameeyay istiraatiijiyadda dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Shabaabka, waana istiraatiijiyadda ay ciidamadu isugu furayaan waddooyinka tuulooyinka, deegaanada iyo magaalooyinka loo socdo in la xoreeyo, iyadoo aan maleeshiyadaasi fursad loo siineynin in ay ku soo laabtaan dhulka u dhaxeeya. Wax ka bedelka qorshaha dagaalka ayaa sahlaya in ciidamadu ay helaan wadiiqo loo soo mariyo saadka iyo sahayda, inta ay hawlgalka militari ku guda jiraan. Taliska Militariga ayaa doonaya in ciidamadu ay barro ka sameystaan dhulka fogfog, iyagoona ka hortaggaya weerarada dhaba-galka ay Shabaabku ciidmadu ugu sameeyaan waddooyinka iyo inaanay go’doomin goobaha laga saaro. Dowladda Federaalka ayaa maskax iyo muruqba ku bixineysa, sidii uu u guuleysan lahaa gulufka dagaal ee lagu qabanayo dhulka maqan, laguna wiiqayo cududdii ciidan ee Al-Shabaab. The post Dowladda oo mushahar ‘u billaabeysa’ Macawiisleyda appeared first on Caasimada Online.