-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
The UK will host a global food security summit with the Bill & Melinda Gates Foundation and the Children’s Investment Fund Foundation (CIFF) to galvanize action to tackle hunger and malnutrition. It will focus on the best of science and innovation to prevent food insecurity and malnutrition. Nearly one billion people worldwide do not have enough to eat and 345 million face acute hunger and starvation. The UK will gather governments, international organisations, scientists, NGOs and the private sector on 20 November for a reset moment on the global food security crisis. Speaking at the G20, the Prime Minister announced today (8 September) that leading experts will come together to tackle the causes of food insecurity and malnutrition, including through cutting edge UK funded science and technology, at an event in London. Climate change, conflict, the long-term impacts of Covid-19 and the effects on global food supply of Russia’s invasion of Ukraine are the main drivers of current food insecurity. Russia’s decision to withdraw from the Black Sea Grain Initiative (BSGI) last month, a UN plan to ensure food and fertilizers could leave Ukrainian ports, has reduced global grain supply at a critical time for vulnerable people around the world and contributed to further market volatility – when prices rise, the poorest pay. The UK-hosted summit will explore how innovation, partnerships and the latest technological advances can ensure long term food security and improved nutrition for people in the hardest-hit countries. It will focus on: New approaches to tackle preventable deaths of children. Building a climate-resilient and sustainable food system. Supporting early action to prevent and reduce the impact of humanitarian crises. Using science and technology to boost food security. Through the Foreign, Commonwealth and Development Office’s science and research partnership with the Bill & Melinda Gates Foundation, the UK is helping to find solutions to address global food and climate challenges – including more nutritious, resilient crop varieties and innovation to tackle pests and diseases. Through the Child Nutrition Fund (CNF), the UK is already leading an innovative way of tackling child wasting and famine in some of the most vulnerable countries in the world. Severe wasting, the most severe form of malnutrition, is responsible for one in five deaths of children under five. The CNF is scaling up prevention and treatment services in countries with the greatest need such as Malawi. Source Horn diplomat Qaran News
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo ay ku faragelineyso xiisadda siyaasadeed ee ka qaraxday Galmudug, taas oo u dhexeyso madaxweynaha maamulkaasi Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo ku xigeenkiisa Cali Daahir Ciid. Maxkamadda ayaa tallaabada ay qaadahy ku beegsatay xubno kamid ah golaha deegaanka degmada Caabudwaaq oo ah halka uu kasoo billowday khilaafka u dhexeeya labada nin. Warqad kasoo baxay xafiiska garsooraha maxkamadda gobolka Galgaduud, Axmed Salaad Kulane ayaa waxaa waaran soo qabasho ah loogu jaray 4 kamid ah xubnaha golaha deegaanka ee Caabudwaaq, gaar ahaan kuwa taageersan madaxweyne ku xigeenka oo shalay doorasho gole deegaan oo uu goobjoog ahaa Cali Ciid ku qabsaday magaaladaasi. Xubnaha la amray in lasoo xiro ayaa waxaa ku jiro guddoomiyaha iyo ku xigeenka ay shalay iska dhex doorteen afartaasi xubnood, waxayna kala yihiin Cabdinaasir Maxamuud, Maxamed Xasan Nuur, Jaamac Cabdullahi Cabdulle iyo Axmed Cabdisalaan Cabdi oo dhammaantood ka tirsan golaha deegaanka Caabudwaaq. Maxkamadda ayaa sidoo kale soo bandhigtay eedda loo haysto xubnahaan ayada oo sheegtay inay ku xadgudbeen sharciga dowladaha hoose ee Galmudug. “Shaqsiyaadkan magacyadooda sare ku xusan yihiin oo ku eedaysan inay ku xadgubbeen qodobka 13-aad xarafkiisa Kh ee sharciga dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Galmudug iyo qodobada kala ah 254, 321 iyo 322 ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri warqadda kasoo baxday xafiiska garsooraha maxkamadda gobolka Galgaduud. Tallaabada ay qaaday maxkamadda ayaa kusoo aadayo, xilli madaxweyne ku xigeenka khudbad uu ka jeediyay doorashadii ka dhacday Caabudwaaq uu ku weeraray kooxda madaxweyne Qoor Qoor iyo wasiirka arrimahaha gudaha Galmudug Cabdi Waayeel. “Kacdoonka maanta ka jiraa Caabudwaaq wuxuu u egyahay midkii Laascaanood ka dilaacay waxaa la rabaa inaad isku tashataan. Waxaan idin xaqiijinayaa degmooyin badan oo ka tirsan Galmudug oo degmadan ay ugu horreyso inay xaqiran tahay inay wixii ay xaqa u lahayd helin” ayuu khudbaddiisa ku yiri madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug. arrintan ayaa uga sii dareysa xiisadda siyaasadeed ee kasoo cusboonaatay, xilli haatan gobollada dhexe ay ka socdaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab. The post Maxkamadda Galgaduud oo faragelisay khilaafka Qoor Qoor iyo Cali Ciid appeared first on Caasimada Online.
-
Guddida Shuruucda Ee oo ka Warramay Kulamo ay la Yeesheen Masuuliyiin Dawladeed Hargetsa(Qaran news)-Guddida Shuruucda, Dastuurka, Xuquuqal iinsaanka iyo Garsoorka, ee golaha Wakiilladda JSL oo maalmahanba waday kormeer xog-ogaal u noqosho ayaa 7dii September 2023 kulamo la yeeshay badhasaabka Gobolka Saaxil iyo gudoomiyayaasha Maxkamadaha ee Degmada Berbera, Gobolka Saaxil iyo gudoomiyaha Maxkamada Rafcaanka Gobolka Sidoo kale waxay Kormeer iyo indho indhayn ku soo sameeyeen jeelka weyn ee Berbera oo ay si gaara ugu kuur galeen xaalada guud ee Maxaabiista ku jirta jeelka, qaybaha ay u kala qaybsan yihiin, Caafimaadkooda iyo cuntadooda iyo sidoo kale sida dhaqan-celinta loogu sameeyo. Guddida ayaa kormeer kale waxay 05 Sep 2023 kormeer iyo u kuur gal xaaladeed waxay ku sameeyeen Mandheera ee gobolka Saaxil waxaanay halkaas kulan kula qaateen taliyaha Jeelka weyn ee Mandheera. Guddoomiyaha Gudida Md. Yaxye Amiin Araarse oo Kormeerkan gudoominayay ayaa waxa ku wehelinayay Guddoomiye Kuxigeenka gudida Md Fu’aad Cabdi Diiriye iyo Xubnaha kale ee gudida oo dhan. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed , ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa xaadiray kulankii maanta ee golaha, isaga oo ka hadlay arrimo xasaasi ah. Sheekh Shariif ayaa ugu horreyn ka sheekeeyay dadaalladiisii ku aadanaa dib u heshiisiinta uu ka dhex sameeyay beelihii ku dagaalamay gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan degmooyina Raage-Ceelle iyo Cadale. Waxa uu tilmaamay in dhib badan kadib ay ku guuleysteen, isaga, mas’uuliyiintii iyo odayaashii la socday inay arrinta ku soo dhammeeyaan wadahadal iyo deganaan, la’iskuna keeno dhinacyada dagaalmay. Shariif waxa uu intaasi kusii daray in colaad beeleedyada ay ku lug leeyihiin Al-Shabaab oo uu xusay in dano gaar ah ka leedahay isku dirka beelaha. “Arrimaha culayska dadka ku haayo waxaa kamid ah in weli argagixisada ay saameyn ku leeyihiin beelaha dhexdooda, maxaa yeelay muddo dheer ayay dhex joogeen” ayuu yiri. Sidoo kale Sheekh Shariif ayaa soo hadal qaaday howlgallada culus ee haatan ka socda dalka, isla-markaana ay hormuud u tahay dowladda federaalka. Madaxweynihii hore ayaa shaaca ka qaaday inuu boggaadinayo guulaha ay ciidamada huwanta kasoo hoyeen howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka. “Waxaan boggaadinayaaa ciidamada geesiyaasha ah ee wada howlgallada xoereynta, runtii waxay hayaan shaqada adag” ayuu mar kale yiri madaxweynihii hore ee dalka. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan dalka uu ka socdo guluf culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. The post Daawo: Muxuu Sheekh Shariif ka dhex sheegay kulanka BF Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa mar kale qaaday tallaabo ka dhan ah hoggaamiyaha guud ee kooxda Al-Shabaa ninka lagu magacaabo Axmed Diiriye Cali oo loo yaqaan Abuu Cubeyda, waxayna dul-dhigtay abaalmarin lacageed oo cusub. Mareykana ayaa shaaca ka qaaday in ciddii keenta xogta hoggaamiyahan lasiin doono lacag dhan illaa $10 milyan oo abaalmarin ah, taas oo la dul-dhigay madaxiisa. Abaalmarintan ayaa waxaa ku dhowaaqday wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, waxayna sheegtay in Abuu Cubeyda uu hadda yahay hoggaamiyaha Al-Shabaab, isaga oo xilkaas qabtay kaddib geeridii hoggaamiyihii hore ee Al-shabaab, Axmed Cabdi Godane. Dowladda Mareykanka ayaa ninkan ku eedeysay in inta uu joogay ay kooxda fulisay weeraro argagixiso waa weyn oo ka kala dhacay Somalia, Kenya, Jabuuti iyo Kenya. “Inta uu hogaaminaayo, argagixisadu AS waxa ay weeraro ka fuliyeen Soomaaliya, Kenya, Uganda, iyo Jabuuti kuwaas oo sababay dhimashada boqolaal qof,” ayay tiri wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka. Sidoo kale waxa ay intaas kusii dartay in Abuu Cubeyda uu horay ugu soo shaqeeyay dhowr jagooyin Al-Shabaab ah oo ay ka mid yihiin kaaliye Godane, guddoomiye ku xigeenkii gobolka Jubbada Hoose 2008-dii, iyo guddoomiyihii Al-shabaab ee gobollada Bay iyo Bakool, 2009kii. Horay Mareykanka ayaa 21-kii bishii April ee 2015-kii, Abu Cubayda u aqoonsaday agagixiye caalami ah, waxuuna markaas madaxiisa dul dhigtay 6 milyan oo dollar. Axmed Diiriye Cali (Abuu Cubeyda) ayaa ah nin aad isku qariya, waxaana markiisii ugu dambeysay uu kasoo dhex muuqday muuqaal cusub oo ay baahisay warbaahinta kooxda ee Al-Kataa’ib, kaasi oo ku saabsana shirweynihii labaad ee wada-tashiga wax ay kooxdu ugu yeertay. Si kastaba, Muuqaalka cusub ee Amiirka Al-Shabaab iyo shirweynaha kooxda oo ahaa mid qarsoodi ah, ayaa waxa la sheegay inuu ka dhacay deegaan kamid ah Jubbada Dhexe, wuxuuna kusoo aadaya xilli ay kooxda wajaheyso guluf xooggan oo ka dhan ah, kaasi oo looga xoreeyay deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacantooda. The post Mareykanka oo $10 milyan dul-dhigay madaxa hoggaamiyaha Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
-
Dooxa (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan magaalada caasimada ah ee Dooxa ayaa la kulmay saraakiil Soomaali ah oo uu tababar uga socdo gudaha dalka Qatar. Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah la yeeshay saraakiishaas oo Soomaaliya loo tababarayo, wuxuuna la wadaagay rajada shacabka Soomaaliyeed ay ka qabaan ee ah in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka. Saraakiisha ayaa dhankooda ra’iisul wasaaraha siiyay warbixin dheer oo ku aadan xaaladdooda iyo halka uu marayo tababarka haatan uga socdo dalka Qatar. Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale xukuumadda Dpooxa uga mahad-celiyey taageerada kala duwan ee ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan soo saaridda saraakiil tayo sare leh oo kamid noqda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka mid ah Wasiirrada Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac Huruuse, Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige, Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Shiikh Cabdulqaadir, Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Axmed Shiikh Doodishe iyo masuuliyiin kale. Qatar ayaa ka mid ah dowladaha carbeed ee taageera Somalia, waxaana lagu xasuustaa in mar ay aheyd dowladaha ugu dhow Soomaaliya sanadihii uu hoggaamiyey Farmaajo. Xukuumadda Dooxa ayaa sidoo kale taageero u fidisa ciidanka Soomaaliya oo haatan sameynaya dib u kabasho, kadib tababaro caalami ah oo ay heleen, xilli uu dalk ka socdo dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale waxay bixisay mashaariic kala duwan oo Soomaaliya laga hirgelinayo oo ku kacaya malaayiin dollar, kuwaasi oo lagu dhaqaaqay qaar kamid ah, kuwa kalena ay yihiin qabyo sida dhismaha waddooyinka, halka kuwa kalena haatan la dhammeystiray. The post Sawirro: Xamza oo soo arkay saraakiil Soomaaliya loogu tababarayo dalka… appeared first on Caasimada Online.
-
Ceelwaaq (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashau duqeymo culus oo ay xalay diyaaradaha dagaalka Kenya ka geysteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Duqeynta ayaa waxaa lagu soo warramayaa in si gaar ah loogu garaacay aagga magaalada Ceelwaaq, halkaas oo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidamada difaaca dowladda Kenya. Wararka ayaa sheegaya in meelaha la duqeeyay ay kamid yihiin deegaanada kala ah Khadiijo Xaaji iyo Faxfax-dhuun oo dhammaan hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo sheegay in duqeyntan ay waxyeelo ugu badan ka soo gaartay dadka rayidka ah ee ku dhaqan halkaas oo muddo dheer ka cabanayay duqeymaha diyaaradaha dagaalka Kenya. Goobaha la duqeeyay sidoo kale waxaa ku sugan xubnaha Al-Shabaab oo inta badan weeraro culus kasoo abaabulo halkaasi, isla-markaana beegsada saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa dalka Kenya. Sidoo kale ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay madaxda dowladda Kenya iyo maamulka gobolka Gedo oo ku aadan duqeynta ja dhacday aagga Ceelwaaq. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa gudaha gobolka Gedo. Kenya ayaa qayb ka ah dagaalka lagu jiro kooxda Al-Shabaab oo sidoo kale weeraro culus ka fulisa gudaha dalka Kenya, gaar ahaan gobolka Waqooyi Bari ee dalkaasi. The post KENYA oo duqeyn culus ka fulisay gobolka GEDO appeared first on Caasimada Online.
-
Laba caruur ah ayaa dhintay laba kalena waa dhaawacmeen kadib markii duleedka magaalada Laascaanood dhinaceeda bari uu qarax ku haleelay. Caruurtan ayaa ku sugnayd Jabka-qoriga oo ka mid ah goobihii dagaaladu ku dhex- mareen ciidamada Somaliland iyo kuwa huwanta nabadiidka ah. Miinada ayaa dishay 2 wiil halka gabadh iyo wiil kalena dhaawacooda lagu dabiibayo cisbitaalka Manhal sida uu noo xaqiijiyey Jaamac Cabdikariin oo ka mid ah masuuliyiinta cisbitaalkaas. Qorsho Cabdilaahi oo ah hooyada dhashay caruurtan ayaa sheegtay in caruurtu ay ku ciyaarayeen dooxada markii ay qarax maqashay. Source
-
Marrakesh (Caasimada Online) Dul gariir xooggan ayaa ku dhuftay dalka Morocco, waxaana ku dhintay ugu yaraan laba boqol iyo sagaashan iyo lix qof, iyadoo tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaas. Xooggiisu waxa uu ahaa gobol aan dadku ku badnayn oo ku yaal buuraha Atlas halkaas oo ay jiraan magaalooyin yar, iyo deegaano badan oo fog oo ay adagtahay in la galo. Dad badan oo degganaa magaalada ugu weyn ee u dhow, Marrakesh, ayaa ka qaxay guryahoodii markii uu dhulgariirku dhacay. Muuqaal la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinayay dhismayaal gariiraya, burbur badan oo waddooyinka yaalla iyo dad dhex socda burbur iyo boor badan. Isbitaalada magaalada Marrakesh ayaa lagu soo waramayaa in lagu dabiibayo qaar badan oo ka mid ah dadka dhaawacmay. Isha:BBC The post Ku dhawaad 300 boqol oo qof oo ku geeriyooday Marooko kadib markii… appeared first on Caasimada Online.
-
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay lacag gaareysa 10 milyan oo dollar oo lagu abaal marin doono cidii soo sheegta halka uu ku sugan yahay hoggaamiyaha Alshabaab, Axmed Diiriye Cali oo sidoo kale loo yaqaan Abuu Cubeyda. Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa war-saxaafadeedka ay soo saartay ku sheegtay in Abuu Cubeyda uu hadda yahay hoggaamiyaha Al-shabaab, xilkaas oo uu qabtay kaddib geeridii hoggaamiyihii hore ee Al-shabaab, Axmed Cabdi Godane. “Inta uu hogaaminaayo, argagixisadu AS waxa ay weeraro ka fuliyeen Soomaaliya, Kenya, Uganda, iyo Jabuuti kuwaas oo sababay dhimashada boqolaal qof,” ayay tidhi wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka. Ka hor inta aan la bedelin Godane, ayuu Mareykanku sheegay in Abuu Cubeyda uu kasoo shaqeeyay dhowr jagooyin Al-shabaab ah oo ay ka mid yihiin kaaliye Godane, guddoomiye ku xigeenkii gobolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya 2008-dii, iyo guddoomiyihii Al-shabaab ee gobollada Bay iyo Bakool, 2009kii. Sannadkii 2013-kii, waxa uu la taliye sare u ahaa Godane, wuxuuna ka soo shaqeeyay waaxda Arrimaha gudaha ee al-Shabaab. Abriil 21, 2015, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa Abu Cubayda u magacawday agagixiye caalami ah. waxayna markaas madaxiisa dul dhigtay lacag dhan 6 million oo dollarka Maraykanka. Source
-
Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay dalkeeda uga soo masaafurineyso dhalinyaro Soomaali ah oo ay sheegtay in si sharci daro ah kusoo galeen dalkeeda. Dhalinyaradan Soomaalida ah ee Canada ay soo masaafurineyso ayaa la sheegay in tiro ahaan ay ka badan yihiin ilaa 150 qof oo dalkaasi ku galay aqoonsiyo kala duwan. Soomaalida ku nool dalka Canada ayaa dowladda Fedaraalka Soomaaliya ka dalbaday iney soo faragaliso qorshahaan Canada ay ku dooneyso iney dalkeeda kaga masaafuriso dhalinyarada Soomaalida ah. “Dhalinyaraddaan waxaa haysata walaac weyn oo ay ka qabaan tarxiilka, dadaal weyn oo laba weji leh ayaa wadna laakiin dadaalkeena kaliya kuma filna arintan waxaan u baahanahay in dowladda federaalka Soomaaliya ay soo dhex gasho oo ay soo cadeyso in wiilashaan Soomaali yihiin” ayuu yidhi mid ka mid ah dadka u doodaya dhalinyaradaan oo la hadlay Idaacadda VOA-da. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal Isaaq Fanax oo dhankiisa ka hadlay dhacdadan ayaa sheegay in dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayna waxba ka qaban karin talaabada Canada ay kusoo masaafurineyso dhalinyaradaan, isagoo xusay in markii hore dhalintaan dalkaasi ku galeen aqoonsiyo kale. “Dowladda Soomaaliya uma furna gacmaheeda inay ka jawaabto ama kala gor-gortanto dowladda Canada waayo muwaadinkan asalkiisa markuu soo galayay Soomaalinimo kuma soo gelin, waxa gacmaheena xiraya in qof waddan kale baasaboor kale kusoo galay u doodno, kaliya waxa noo furan inaan u duceyno” ayuu yidhi wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal. Dadka u doodaya dhalinyaradaan laga soo masaafurinayo dalka Canada ayay raja beel ku tahay go’aanka dowladda fedaraalka Soomaaliya ay ku cadeysay in ayna waxba ka qaban karin talaabada Canada ay kusoo tarxiileyso in ka badan 150 dhalinyaro Soomaalida ah. Source
-
Golaha amaanka ee Qaramada midoobay ayaa si buuxda isugu raacay qaraar qabyo ah oo ka hadlaya qubidda (burburinta) dhuxusha.15ka dal ee xubnaha ka ah golaha ayaa qaraarka 2696 ku soo saari doona dukumenti qoraal ah. Xubnaha ayaa la sheegay in ay eegeen dalab uga yimid dawladda federaalka Soomaaliya oo doonaysa in la soo saaro Qaraar aan ka hor imaanayn kii tirsigiisu ahaa 751 ee 1992 lagu mamnuucay ka ganacsiga iyo dhoofinta dhuxusha Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya waxay doonaysaa in hal mar oo kaliya loo fasaxo inay daadiso (burburiso) dhuxusha taalla, sida ku xusan warqad la qoray 14kii Agoosto. Golaha ayaa faray Soomaaliya in ay dhaqan geliso dalabkaas sida ku xusan qaraarradii 2036 (2012) iyo 2182 (2014), waxaana jira guddi ku dabagali doona sida ay hawshaas u fusho. bbcsomali Qaran News
-
Astahil Mohamoud, Vice-President of the Somali Community of Siouxland, talks about the increasing numbers of Somali immigrants moving to Siouxland, and why a community center is needed. Source: Hiiraan Online
-
Iqro Abdi Farah has been unable to cook a decent meal for her 12 children since June, when they arrived in Raage-Iidle camp on the outskirts of Beledweyne, after fleeing their rural home due to an unforgiving combination of drought and insecurity. Source: Hiiraan Online
-
Caabudwaaq (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid oo ka hadlay magaalada Caabdudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xiisadda xoogan ee ka taagan maamulkaasi. Cali Ciid ayaa weji cusub u yeelay khilaafka u dhexeeya isaga iyo madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo bannaanka usoo baxay todobaadkii hore. Madaxweyne ku xigeenka ayaa is babar dhigay arrinta Caabudwaaq iyo tan Laascaanood, isaga oo tilmaamay inay isku egyihiin kacdoon ahaan, sida uu hadalka u dhigay. “Kacdoonka maanta ka jiraa Caabudwaaq wuxuu u egyahay midkii Laascaanood ka dilaacay waxaa la rabaa inaad isku tashataan” ayuu yiri madaxweyne ku xigeenku. Sidoo kale wuxuu maamulka ka tirsan yahay ee Galmudug ku eedeeyay inuu xaqiray degmadan oo uu kasoo jeedo, wuxuuna tilmaamay in canshuurteeda laga faa’iideysto. “Waxaan idin xaqiijinayaa degmooyin badan oo ka tirsan Galmudug oo degmadan ay ugu horreyso inay xaqiran tahay inay wixii ay xaqa u lahayd helin” ayuu mar kale sii raaciyay. Cali Daahir Ciid oo hadalkiisa sii wata ayaa ugu baaqay reer Caabudwaaq inay iyagu tashadaan, waxna ka qabtaan xaaladaha ka jira magaaladaasi. “Dhaqaalaha degmada laga soo saaro waa inay dib ugu laabtaan ayada oo lagu dhiso, sida sharciga dowladaha hoose uu dhigaayo, degmo walbaa ayadaa maamulkeeda u madax bannaan” ayuu khudbaddiisa ku yiri madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmuudg. Hadalkan ayaa Cali Daahir Ciid wuxuu ka sheegay doorashada golaha deegaanka degmadaas, gaar ahaan garab isaga taageersan oo doortay hoggaan cusub. Si kastaba, arrintan ayaa uga sii dareysa xiisadda siyaasadeed ee kasoo cusboonaatay, xilli haatan gobollada dhexe ay ka socdaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab. The post Daawo: CALI CIID oo weji cusub u yeelay xiisadda kala dhaxeysa QOOR QOOR appeared first on Caasimada Online.
-
A strong earthquake of magnitude 6.8 has struck central Morocco, killing at least 296 people, the country's interior ministry says. Source: Hiiraan Online
-
Seven civilians, including a grandmother and five children, have allegedly been killed in central Somalia during an air strike that was targeting Islamist militants. Source: Hiiraan Online
-
United Nations Under-Secretary-General for Operational Support Atul Khare has wrapped up his four-day visit to Somalia, pledging that the UN will ramp up its support for stabilization efforts in the country. Source: Hiiraan Online
-
Kenyan and Tanzanian presidents banter over language skills
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Kenyans and Tanzanians on social media have engaged in a playful spat over their presidents’ remarks on whose citizens are better at speaking Swahili. Source: Hiiraan Online -
El-Lahelay (Caasimada Online) – In the midst of a quiet evening in the village of El-Lahelay in Somalia’s Galgadud state, a sudden drone strike tore through a household, thrusting the small community into a whirlwind of accusations and counterclaims. Two local leaders confirmed that the attack killed five civilians and three Al-Shabab militants. However, as with many conflicts in the region, varying accounts of the tragic event swiftly took center stage. The state-controlled broadcaster presented an alternative version of the event, asserting that the tragic deaths of a woman and her two children resulted from a hidden landmine within the house planted by the militants. Their narrative steered clear of the implications of a drone strike. The militants and the aftermath SONNA, the state news agency, reported that the casualties included high-ranking members of the al-Qaeda-affiliated Al-Shabab group. Olol Ali Guled, a name known to many, was reportedly among the dead – he had been recognized as the group’s commander for the Galgadud region. However, the agency’s narrative contained an evident omission; it failed to acknowledge the use of a drone or the civilian casualties resulting from the incident. Farah Aden, a local leader, painted a vivid picture over the phone. He described how the militants, after being trailed by a drone, sought refuge at a relative’s residence in El-Lahelay. “They were seated outside the house and enjoying meat and rice. As they ate the meat, the drone struck them. The house was untouched, and civilians weren’t its target. However, the explosive shrapnel claimed their lives,” Aden expounded. Reactions and accusations In a formal statement, the U.S. military’s Africa Command (AFRICOM) acknowledged the operation and the death of three Al-Shabab leaders, expressing regret over the civilian casualties. “The command’s initial assessment is that three al Shabaab leaders were killed as a result of the operation and, unfortunately, civilians were injured and killed in the vicinity of the operation,” AFRICOM said in a statement. Their announcement clarified that while assisting the Somali government in its ongoing offensive against Al-Shabab, they did not play an active role in this particular operation or support it with air strikes. “U.S. forces were not onsite for the operation and did not conduct air strikes during or in support of the operation,” it said. Countering the accusations, Al-Shabab released a statement decrying the “American atrocities against the Muslims of Somalia,” alleging that six civilians had fallen victim to a deliberate attack by AFRICOM. The U.S. military command quickly refutes these allegations, underscoring that they did not cause harm to the civilians, as Al-Shabab suggested. As the narratives continue to diverge, it remains clear that the truth remains muddled in a web of accusations and counterclaims. The Somalia government communications minister remained silent, not addressing the requests for comments from Reuters. In the past year, the Somali military has employed Turkey’s Bayraktar TB2 drones in its campaign against Al-Shabab, reclaiming vast territories in the central regions of the Horn of Africa nation. The post Somali village rocked by controversial drone strike appeared first on Caasimada Online.
