-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Doha (Caasimada Online) – Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H E Hamza Abdi Barre, shed light on the deepening ties between Somalia and Qatar. Barre emphasized the unique bond: “Somalia does not see Qatar as a mere partner, but rather a strategic ally and reliable friend.” He affirmed that Qatar’s continuous aid and support have been paramount in various situations. “Qatar has never hesitated to assist on issues at both regional and international forums,” Barre remarked. This camaraderie is evident in Qatar’s consistent support for Somali development projects. Qatar’s involvement has been instrumental, from road infrastructure and rehabilitation of government facilities to assisting in countering crises and addressing humanitarian concerns. The Prime Minister also recalled Qatar’s hosting of the third meeting of the quint group in Somalia last June, which highlighted Qatar’s vital role in promoting regional and international development and stability in Somalia. Untapped potential and forward plans Turning the spotlight to prospects, Barre highlighted the vast resources of Somalia, waiting to be explored. With its sprawling coastline stretching over 3330km, enriched with abundant fish, approximately 8.5 million hectares of fertile land, and livestock numbers close to 40 million, Somalia holds immense potential for further trade and investment. Energy sectors and various other industries also present numerous opportunities. “We anticipate expanding our cooperation to significant fields such as education, culture, human wealth development, and efforts to combat extreme ideologies,” Barre elaborated. He added that both nations are keen to enhance joint committees, ensuring that existing agreements and memoranda are implemented, thereby intensifying collaboration on concerns of mutual interest to both Arab and Islamic communities globally. Building on historical trust The alliance between Qatar and Somalia is not a recent phenomenon. Reflecting on this, Barre mentioned, “There exists a well-established rapport between our nations, serving as an epitome of exceptional international relations.” Such ties, he believes, have augmented the degree of trust and mutual support, subsequently boosting the rate of collaboration in economic, security, and developmental sectors. In summing up the trajectory of the bilateral relationship, the Prime Minister emphasized the significant progress made over the years. He said, “This visit further reinforces our commitment to deepening our partnership in all domains, aiming to foster peace, stability, and prosperity within Arab and Islamic nations.” The post Somali Prime Minister lauds strengthening ties with Qatar appeared first on Caasimada Online.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Dowladda Somaliland ayaa sheegtay inay xaqiijisay in ka badan 600 oo dagaal-yahan, oo uu hoggaaminayo Fu’aad Maxamed Qalaf (Shongole), oo ka mid ah horjoogeyaasha Al-Shabaab, ay soo galeen magaalada Laascaanood labadii maalin ee ugu dambeysay. “Tani waxay walaac sii kordhaya ku abuurtay mas’uuliyiinta iyo muwaadiniinta,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland. “Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in ujeedka socdaalka Shangole uu yahay sidii maleeshiyaadka degaanka loogu tababari lahaa diyaarinta walxaha qarxa iyo sidii Al-Shabaab saldhig uga sameysan laheyd buuraleyda Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.” Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa sheegtay in bilihii ugu dambeeyey magaalada Laascaanood “ay la kulantay kororka weerarada, dadaallada qorista maleeshiyaadka iyo faafinta dacaayadaha xagjirnimada.” “Dhaq-dhaqaaqyadan waxay carqaladeynayaan dadaallada ay dowladda iyo ciidamada ammaanku ku doonayaan in ay ku ilaaliyaan ammaanka iyo kala dambeynta deegaanka. Kor u kaca dhacdooyinka rabshadaha wata iyo fikradaha xagjirka ah waxay khatar weyn ku yihiin nabadda iyo xasilloonida Somaliland iyo guud ahaan gobolka,” ayey tiri. Somaliland ayaa sheegtay inay horey walaacyadeeda ugu gudbisay beesha caalamka iyo hay’adaha kala duwan ee amniga ee gobolka, maadaama dhacdooyinkan, ayey tiri, ay halis gelinayaan nidaamka bulshada. “Sare u kaca dhaq-dhaqaaqyada xagjirka ah ma saameynayaan kaliya amniga Laascaanood balse waxa ay sidoo kale ku fidi karaan gobollada deriska ah, taas oo sii xumaynaysa xasilloonida deegaanka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland. “Waxaa socda dadaallo lagu xoojinayo xog ururinta, xoojinta amniga xuduudaha, iyo hagaajinta isku xirka hay’adaha amniga si looga hortago khatarta Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee xagjirka ah.” Somaliland ayaa ugu bqqday beesha caalamka, dalalka deriska ah, iyo ururada gobolka ee ay khusayso inay gacan ka geystaan la-dagaalanka “argagixisada iyo xagjirnimada” Laascaanood. Maamulka la baxay SSC-Khaatumo ee dhowaan looga dhowaaqay Laascaanood ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay warka kasoo baxay Somaliland. Somaliland ayaa dabayaaqadii August looga adkaaday dagaalkii Laascaanood, ayada oo laga qabsaday saldhigga Gooja-Cadde. Wixii markaa ka dambeeyey waxay wadday abaabul dagaal, ayada oo ciidamo soo dhoobtay aagga. The post Somaliland oo shaacisay in Fu’aad Shongole iyo 600 oo dagaal-yahan ay soo galeen… appeared first on Caasimada Online.
-
Somali government forces have repulsed an al-Shabab attack on a key military base in the southern Lower Shabelle region. Source: Hiiraan Online
-
Doha, Qatar: Prime Minister of the Federal Republic of Somalia H E Hamza Abdi Barre (pictured) praised the supporting position of the State of Qatar to his country in various circumstances, affirming that the Somali people will remember and appreciate Qatari positions. Source: Hiiraan Online
-
Nairobi (Caasimada Online) – Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxaa haatan isugu tegay inta badan xubnaha mucaaradka ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaas oo uu Axaddii shalay shir xasaasi ah uga furmay halkaasi. Shirkan ayaa waxaa ka qayb-galaya inta badan siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed, sida saddex goomiye baarlamaan oo hore, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Shariif Xasan oo horay usoo hoggaamiyay maamulka. Sidoo kale waxaa madasha qayb ka ah agaasimihii hore ee madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud oo dhowaan uu is casilay, taliyihii hore ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen, Senator Ilyaas Cali Xasan, wasiirkii hore ee Maaliyadda Maxamed Fargeete iyo rag kale. Intiisa badan waxaa shirkan diiradda lagu saarayaa xaaladda Koonfur Galbeed, gaar ahaan sidii Al-Shabaab looga xoreyn lahaa iyo arrinta doorashada oo ay dood ka taagan tahay Xuseen Sheekh Maxamuud oo hadda ah musharrax u taagan xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qoraal kooban soo saaray ayaa ka hadlay muhiimadda shirkooda Nairobi. “Kulankan waxaan kaga doodi doonaa arrimo ay ka mid yihiin: Howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta ee Soomaaliya gaar ahaan deegaanada KGS. annaan doorasho oo loo dhan yahay, daah-furan, nabad iyo cadaalad ah oo ka dhacda Koonfur Galbeed, si waafaqsan heshiiskii Baydhabo ee Febraayo 2023” ayuu qoraalkiisa ku yiri Musharrax Xuseen. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in musharraxiintu ay sameysan doonaan gole ay ku mideysan yihiin oo ay ku wajahayaan doorashada maamulka Koonfur Galbeed. “In la sameeyo hadaf iyo aragti fog oo ay musharaxiinta iyo siyaasiinta KGS ku mideysan yihiin kuna wajahan Koonfur Galbeed xasilloon, nabad iyo barwaaqo ah” ayuu ku daray. Koonfur Galbeed ayaa haatan waxaa ka taagan xiisad siyaasadeed oo u dhexeyso xubnaha mucaaradka iyo madaxweyne Laftagareen, taas oo ku aadan doorashada soo socota. The post Wararkii ugu dambeeyay shirka siyaasiyiinta Koonfur Galbeed ee Nairobi + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
-
Masuuliyiin ka Tirsan Xukuumadda oo Kormeer ku tagay goobo koronto fidini ka socoto Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiye ku xigeenka Komishanka Tamarta Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar, Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta JSL Mudane Maxamed Maxamuud Cabdi Malow iyo sidoo kale Agaasimaha Waaxda Tamarta ENG Khadar Maxamuud Guuled ayaa Maanta Kormeer Shaqo ku tagay Goobo ay ka Socdaan Shaqooyin Koronto Fidin ah oo ay ka wadaan Shirkadaha korontadu Magaalada Hargeisa laguna gaadhsiinayay goobo u baahan Koronto. Komishanka Tamarta Jsl waxa uu ku ilaaliyaa Habraacyada iyo Hagayaasha Qaybinta Aaga Tamarta Korontada ee aynu ku maamulno iyadoo goob walba uu la joogo Engineer ka socda Komishanka. Qaran News
-
Guddida iswaafajinta Doorashooyinka oo la Kulmay 5 Komishineer oo hore Hargeysa(Qaran news)-Guddida iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka ee Golaha Wakiilada JSL ayaa fadhigoodii 6aad kulan xog waraysi ah la yeeshay Xubno ka mid ah komishaneeradii hore ee doorashooyinka Qaranka Somaliland. Guddida oo wada talo bixintii Golaha Wakiilladu ka sugayeen ayaa xog waran iyo talooyin ka urursaday xubno ka tirsanaa komishanadii hore oo ay shir wada jir ah la yeesheen, waxana ka mid ahaa:- 1. Ciise Yuusuf Xamari 2. Cabdifataax Ibraahim Sheekh 3. Cabdi Qaadir Iimaan 4. Kaltuun Sheekh Xasan 5. Cabdiraxmaan Dixood. Guddidu waxa ay talooyin urursigooda kadib ka soo bixi doona tallo ku wajahan in la is waafajiyo doorashooyinka ururrada siyaasada iyo madaxtooyada oo guddidii ergada bariga Burco ay u cayimeen inay qabsoobto 13 November 2023ka. Qaran News
-
Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada Qarannews.com waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Cumar Cabdi oo hooyadood ku geeriyootay magaalada London ee cariga Ingriiska. Waxa aanu si gaar ah halkani uga tacsiyadaynaynaa walaalkayo Sir Ma amuud Cumar Cabdi oo aanu ka tacsiyadaynayno geeridaasi naxdinta leh ee ku timid Hooyadii. Waxa aanu Ilahay uga baryaynaa in uu naxariisii jano ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo. Aamiin Qaran News
-
Ankara (Caasimada Online) – President Tayyip Erdogan of Turkey expressed his dissatisfaction with the conditions laid out by U.S. President Joe Biden’s administration. The crux of the matter? Biden’s administration seems to be intertwining the sale of F-16 fighter jets to Turkey with Ankara’s ratification of Sweden’s bid to join NATO. “After our ‘pull-aside’ discussion with Biden during the G20 summit in New Delhi, it’s clear that the U.S. is connecting the F-16 supply to Turkey’s stance on Sweden’s NATO application,” Erdogan stated. In October 2021, Turkey showed interest in purchasing $20 billion worth of Lockheed Martin Corp’s F-16s and almost 80 modernization kits for their current fleet to provide a clearer picture. Turkey had also been a significant roadblock for Sweden’s aspirations to join NATO. NATO membership: Sweden’s hurdles Sweden and Finland had expressed interest in joining NATO last year, primarily driven by Russia’s invasion of Ukraine. While Finland’s application smoothly made its way through, Sweden’s bid faced obstacles, specifically from Turkey and Hungary. The Turkish Foreign Minister noted that Ankara and Budapest have been in tight-knit discussions regarding Sweden’s application. Sweden’s path towards NATO had seen progress when Erdogan agreed to present Sweden’s membership application to the Turkish parliament during a NATO summit in July. Following this, U.S. National Security Adviser Jake Sullivan declared that the U.S. would consider moving forward with the F-16 sale to Turkey, but Congress would have the final say. However, Erdogan countered, “If Congress has a say in F-16 sales, remember, Turkey too has its parliament. Without our parliament’s consent, I cannot unilaterally approve Sweden’s NATO membership.” Tensions between Turkey and Sweden Digging deeper into the discord between Turkey and Sweden, Ankara claims that Sweden has provided shelter to the outlawed Kurdistan Workers Party (PKK) members. This organization is blacklisted as a terrorist group by Turkey, the European Union, and the United States. “Sweden must live up to its commitments,” Erdogan remarked, implying that Sweden should make efforts, such as extraditing alleged PKK members and stopping pro-PKK rallies on its soil before Turkey can endorse its NATO application. To soothe these apprehensions, Stockholm introduced legislation in June. This law criminalizes being a member of a terrorist group or assisting such groups logistically and financially. Additionally, Stockholm remains hopeful, based on previous agreements, that when the Turkish parliament reconvenes in October, it will give a nod to Sweden’s NATO aspirations. The post Erdogan fury as US ties F-16 sale to Sweden’s NATO bid appeared first on Caasimada Online.
-
Dhacdada yar ee kadhacday Dhoqoshay sidaan kawar hayo, meeshii ufiicnayd bay maraysaa runtii khalad bay ahayd dhalinyaradu ficilka ay ku kaceen hase yeeshee. Intaan ogahay beeshii tolka ahayd talo maseegin hawshiina sifiican bay wax uga qabteen maantase anaga inyar bay taladu nagabariiqatay waxaana haboonayd arinta in lagu koobo dhalinyaro khaldantay waxaanse Meesha kujirin ergo culus oo East Burco Clan ah Oo garnaqsi utegay riyo xidho iyo hadalo taagtaagan oo lays dhaafsaday East Burco Clan dawlad maaha mana aha Inay kashaqayso hawshii bilaysku qaban lahaa waxaan ku faanaynay maanta beelaha East Burco Clan waxay dhexda u xidheen siday qaranka ubadbaadin lahaayeen cidwaliba waxaysoo dhowaysay Cimaamadii iyo go.aamadii East Burco Clan Rageenii qaranka kalacelinaayey Ma waxaynu ku duulay oo qoryaha uguranay gaadhi labaatan kun jooga oo dawladu leedahay waar bal beri hore Ayaa cimaamada laynaga qaaday cadho yar oo reebtay habarjecloy muuse waakaa Gaadhi hadalkiisa halkaa aynu ku dayno Tegistii riya xidhona aynu raali gelin ka bixino tolkan balaadhan ee inamada buurta galay kadhasheena waxaan odhanlahaa kaftan ahaan ilmaadeerayaal Kursigii idiin xukunay waanuna idinsaaraynaa hadii alle idmo waxaad katalisaan kursiga inaanu idinsaaro. Idinkoo xaragoonaya oo sharfan amase Idinkoo faraha dhiigkuleh oo faydan Midna hasugina muuse inaynu ka kicino kursiga dhaqaalena kaqaadno. Wixii adkaada anaga nagulasoo ciira Xagayaga diyaarbaanu idiin nahaye Intaasi kaftan iyo run kamatagana midna Boqor Osman Buurmadow Qaran News
-
Tel Aviv (Caasimada Online) – Madaxa hay’adda sirdoonka Israel ee Mossad ayaa Axaddii sheegay in Israel ay diyaar u tahay inay weerarto “bartmaha Tehran” si ay u daba-gasho kuwa uu sheegay inay ka dambeeyaan in ka badan 20 isku day oo Iran ay ku beegsatay danaha Israel iyo Yahuudda ee caalamka. Isaga oo ka hadlayey shir amni, ayaa David Barnea waxa uu sheegay in Israel iyo xulufadeeda ay sannadkii tegay, 27 weerar ku fashiliyeen Yurub, Afrika, koonfurbari Asia iyo Koonfur America. “Shirqoolada ay wadaan kooxahan waxaa soo agaasimay, hagayey oo ka dambeeyey Iran,” ayuu Barne u sheegay shirka Reichman University ee Tel Aviv. Waxa uu intaas ku daray in “hadda oo aan hadlayno” Iran ay isku dayayso inay qaado weeraro dheeraad ah. “Farriinteenu waa mid qaylo dheer oo cad oo go’aan uu ku dheehan yahay,” ayuu yiri. “Ha qaldamina, kuwiinna go’aansaday inay soo diraan kooxaha. Ogsoonaada inaan idin heli doonno, oo caddaaladda la fulin doono si ay u wada arkaan dhammaan. Tani hadda kahor waa laga dhabeeyey, mustaqbalkana, waxaanu kor ugu qaadi doonaa heerka xiga.” Barnea waxa uu sheegay in Israel ay ka dabi tegi doonto wakiillada ku lugta leh shirqoollada iyo taliyeyaasha soo diray. “Cawaaqibkani waxaa laga filan doona gudaha Iran, bartamaha Tehran,” ayuu yiri. Israel ayaa Iran u aragta cadowgeeda ugu weyn, ayada oo xiganeysa baaqyada Iran ee ah burbirnta Israel iyo taageeradeeda dagaal-yahannada ku sugan meelo ku dhow xuduudda Israel. Israel ayaa sidoo kale ku eedeysay Iran inay raadineyso hub Nukliyeer ah – eedeyntaas oo Iran ay beeniso. Iran ayaa ku eedeysay Israel inay fulisay tiro weeraro dhimasho leh oo lagu qaaday saynisyahannada Nukliyeerka iyo goobo ku yaalla gudaha Iran, inkasta oo Israel aysan inta badan ka hadal howlgallada noocan ah. AP, VOA The post Mossad oo wacad ku martay inay ka aargudan doonto IRAN appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa waxaa haatan si dardar leh uga socda guluf dagaal oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo guullo waa weyn laga gaaray. Abaabulka dagaalkan ayaa qaatay waqti dheer, waxayna dowladda federaalka howlgalkan isku diyaarineysay in muddo ah, si loo helo ciidan iyo dhaqaale ku filan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale haatan muddo ka badan bil ku sugan jiida hore ee dagaalka, isaga oo dhaq-dhaqaaqyo iyo kulamo ka wada Galmudug iyo HirShabelle. Haddaba Maxaa sababay inuu waqti dheer qaato abaabulka dagaalka Al-Shabaab? Mahad Wehliye oo bartay culuumta amniga, isla-markaana la hadlay Idaacadda VOA ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay waqtiga ugu badan gelisay dagaalka Al-Shabaab, isla-markaana ujeedka uu yahay in laga saaro waddanka oo dhan. Aqoonyahan Wehliye ayaa xusay in Al-Shabaab aan sidaan lagu soo afjari karin, wuxuuna kula taliyay dowladda inay beddasho xeeladda dagaal ee ay ku wajaheyso kooxda. “Qaabka ugu sahlan nimankan ay dowladda Soomaaliya dagaalka kula jirto loo soo afjari karo waxa ay tahay in dowladdu ay bedasho istaraatiijiyaddda milatari oo ay hadda dagaalka kula jirto oo ah in milatariga lagu weeraro, qaabkaasna ma ahan mid looga adkaan karo, laguna soo afjari karo” ayuu yiri aqoonayahan Mahad Wehliye. Sidoo kale waxa uu soo jeediyay in la dagaal geliyo ciidanka Macawiisleyda, isla-markaana ay taageerto dowladda Soomaaliya, si ay ula dagaalamaaan Al-Shabaab. “Hadda fursadda ay haysato dowladda waxaa waayay in ciidamada qabaa’ilka ah ee iyagu maanta u diyaarsan inay cadowgaan iska dul-qaadaan ay dowladdu hubeyso, saanadda ay u baahan yihiin lagu garab istaago” ayuu mar kale yiri Mahad Wehliye. Waxaa kale oo uu yiri “Dagaalkooda oo abaabulan qaab jabhado camal ah dowladdu inta ay u isticmaasho iyaga ay la dagaalamaan ayaa wanaagsan”. Dhankiisa Axmed Cabdi Haadi oo ka faallooda arrimaha amniga ayaa tilmaamay in aysan xumeyn qaabka ay dowladdu ku waddo dagaalka, wuxuuna boggaadiyay guulaha la gaaray. “Sida ay hadda ku socoto arrinta iyo wajigan qaybtiisa koowaad oo HirShabelle iyo Galmudug qaybo badan ayaa guul ku dhamaaday” ayuu isna yiri Axmed Cabdi Haadi. Soomaaliya ayaa hadda ku jirto marxalad dagaal, waxaana iska kaashanaya dowladda federaalka iyo dadka deegaanka, iyada oo ujeedadu ay tahay in laga adkaado Al-Shabaab. The post Sababta dheereysay abaabul-ka dagaalka Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta uu aaminay madaxweyne Xasan Sheekh, kuwaas oo markii xilalka la siiyey dagaalka Al-Shabaab geli waayey ee ku fiirsaday madaxweynaha. Sidoo kale alAxmed Madoobe ayaa farriin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka ah ku ah Xasan Sheekh, kuwaas oo mararka qaar hawada soo mariya hadallo hiilo u ah Al-Shabaab oo madaxweynuhu uu Tuute u qaatay inuu la dagaalamo. “Madaxweynihii inta Tuute qaatay oo wiilkiisa watay ayuu hadba furin tegayaa oo gaari qarax ah loo dhigayaa, siyaasiga Soomaaliga ah iyo odaga kaaba qabiilka ah, mid kasta wuxuu rabaa inuu iska jiifo madaxweynihii oo furinta taagan,” ayuu yiri Axmed Madoobe. Madaxweynaha Jubbaland ayaa nasiib darro ku tilmaamay in siyaasi Soomaaliyeed oo rajo kaga jirto inuu dalkaan xukumo uu Xasan Sheekh ku xumeynayo u hiilinta Al-Shabaab. “Ninka u arka hadii Shabaab laga adkaado inuu Xasan Sheekh xilka sii joogayo waan la yaabanahay aragtidiisa, siyaasigaas wuxuu maanta carqalad ku yahay howlgalka lagu jiro iuo dib u xoreynta dalka,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Axmed Madoobe. Madaxweynaha Jubbaland ayaa balan qaaday inay garab istaagayaan Madaxweyne Xasan Sheekh, “Madaxweynow waan ku garab taaganahay, shaqadaan inaad banaanka u sii taagnaataan kaa rabnaa, siyaasiga ka soo hor jeeda dagaalka Shabaab waxaan weydiinayaa, ma Shabaab oo joogaad ku riyooneysaa inaad xil qabato?”ayuu yiri Axmed Madoobe. Madaxweynaha ayaa siyaasiyiinta iyo qurbajoogta ka codsaday inay Madaxweyne Xasan Sheekh ku garab istaagaan dagaalka Al-Shabaab, sidoo kale wuxuu farriin u diray reer Jubbaland. “Reer Jubbaland waxaan idinka codsanayaa aan u diyaar garowno inaan dagaal galno, dowladnimadii dalkaan shan sano oo lasoo dhaafay waxaa lagu burburinayey amniga dalka, 80% amnigii aan Gedo ka hirgeliyey dowladda ayaa burburisay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Axmed Madoobe. Wuxuu khatar ka muujiyey hadii ciidanka Jubbaland uu dagaal geliyo, sida ay ku sii difaaca karaan dhulka ay ka xoreeyaan Al-Shabaab, maadaama ay aad u yaryihiin, “Shalay Xasan Sheekh ayaa dowladnimo noogu dambeeyey, maanta ayuu mar kale soo laabtay jidkii toosnaa ayuu hayaa ee aan garab istaagno,” ayuu yiri Madaxweynaha Jubaland. Hoos ka daawo The post Daawo: Axmed Madoobe oo si adag u weeraray xubno uu Xasan ku hagraday dagaalka appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaano Shub ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka Al-Shabaab, isaga oo boggaadiyay guulaha waa weyn ee haatan laga soo hooyay. Taliye Shub ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Asluubta uu sugayo in lasoo qab-qabto xubnaha Al-Shabaab ayaguna ay xiri doonaan, kuna hayn doonaan xabsiga. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa tilmaamay inay diyaariyeen goobihii lagu hayn lahaa xubnaha Al-Shabaab ee dagaalka lagu soo qabto, si ay ula wareegaan. “Waxaan sugaynaa maxaabiista cadowga ee Al-qaacidada ahayd oo dalka dhibaataysay oo lasoo qab-qabto ayaan sugaynaa meeshii lagu xiri lahaa waa diyaar” ayuu yiri taliyuhu. Sidoo kale taliyaha ayaa boggaadiyay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee jiidaha hore kula dagaalamayo kooxda Al-Shabaab, isaga oo sheegay inay hureen naftooda. “Maanta naf badan ayaa loo huray rag badan baa ku le’day, haddana kuwa kale ayaa diyaar ah inay naftooda huraan annagana kuwaas ayaan ku abtirsanaa” ayuu sii raaciyay. Waxaa kale oo u mahadceliyay madaxweyne Xasan Sheekh, isaga oo ku amaanay go’aanka uu ku aaday jiidda hore, si uu hoggaamiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab “Madaxweynihii ugu sarreeyay dalka wuxuu fadhiyaa furinta hore, dagaalka ayuuna hoggaaminayaa, asaa taliye ciidan awalba ahaa hadda asaa hoggaaminayo” ayuu yiri. Hadalkan ayaa ku soo aadayo, xilli dalka ay ka socdaan howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab, kuwaas oo guullo waa weyn laga gaaray marka la eego HirShabelle & Galmudug. The post Taliye SHUB: Waxaan sugaynaa Shabaab-ka dagaallada lagu soo qab-qabto appeared first on Caasimada Online.
-
Jabhada Gacanlibaax oo Raali Gelin ka Bixiyay Baabuurkii ay ja Dhaceen Dhoqoshay Hargeysa(Qaran news)-Jabhada Buurta Gacan Libaax ayaa raali galin ka bixisay gaadhi ay maanta ka soo qafaasheen magaalada Dhoqashey . Taliye ku xigeenka Jabhadaas oo warbaahinta la hadley waxuu cadeeyey in gaadhigaas ay soo qafaasheen dhalinyaro cadheysan , wax jabhadu isku ogeyd-na aaney aheyn “Shacabku ha is dejiyaan , hawshan way dhamaaneysaa odayaashii West Burco Clan oo sharaf naga mudan ayaa nala jooga , waana aanu ogol nahay odayaashayda.” Sidoo kale Taliye ku xigeenka ayaa cadeeyey in meel fiican ay marayaan wada hadalka u socda jabhada iyo madax dhaqameedka West Burco Clan . “Ilaa laba cisho ayuu wada hadalkaasi noo socon doona meel fiicana wuu noo marayaa…” ayuu yidhi taliye ku xigeenka Jabhadaas Cawil Faarax Dalmar Qaran News
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Dhalinyarada hubeysan ee jabhadda uga dhawaaqday buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil ayaa ku gacan seeray go’aankii Somaliland oo dhowaan shaaca ka qaaday inay cafis u fidineyso jabhaddaasi, haddii ay hubka dhigaan. Xubno u hadlay jabhaddan ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan halgankooda, isla-markaana waxa ay wacad ku mareen inay aysan dhigi doonin hubka. Sidoo kale waxa ay ku goodiyeen inay sii wadi doonaan weerarada, inta ay is casilayaan madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirkiisa arrimaha gudaha. “Ina Kaahin iyo Muuse Biixi haday shacabka u tudhayaan xilka hayska casilaan, si nabadgalyo iyo wadanoolaansho u timaado, hadii kale sidaa aanu dhoqoshay u imanayno ayaanu Oogna u iman karnaa, madaxtooyadana waanu iman doonaa” ayuu yiri mid kamid ah jabhadda. Kooxdan ayaa muuqaal cusub soo duubtay, kadib markii ay maanta soo bandhigeen gaari ay la eedahay Wasaarada Biyaha Somaliland oo ay ka afduubteen degmada Dhoqoshay ee gobolka Togdheer, isla-markaana ay geeyeen buurta ay ku sugan yihiin ee Gacan-Libaax. Arrintan ayaa uga sii dari karta xiisadda ka taagan Somaliland oo horay ula daala dhaceysay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Maalmo kahor ayay ahayd markii ay Somaliland ku dhawaaqday inay cafis u fidisay jabhaddan, kadib bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamulkaasi. “Iyada oo aanu raacayno aqbalaaddii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ah masuulka u sareeya dalka waxa ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu soo saartay qoraalkan oo ay ku cadaynayso in aan dhalinyaradii hubka la fuulay Buurta Gacan-Libaax xukuumadda wax alla waxay u raacaysaa jirin halkaana arrinkaas lagu soo xidhay” ayuu lagu yiri qoraalka. The post Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo ka hortimid go’aankii Somaliland kadibna afduubatay… appeared first on Caasimada Online.
-
Awdheegle (Caasimada Online) – Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose, Maxamed Ibraahim Barre oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay dagaalkii xooganaa ee saaka ka dhacay degmada Awdheegle oo ay weerar ku qaadeen Al-Shabaab. Guddoomiyaha ayaa sheegay in laga hortegay weerarka kooxda, isla-markaana loo dhigay cashir lama ilaawaan ah, sida uu hadalka u dhigay. “Saaka nimankii nabad diidka ahaa ayaa waxa ay isku dayeen in ay weerar kusoo qaadaan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose, iyaga oo weerarka ay soo qaadeen aanan ku guulaysanin ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeedna ay cashir lama illowaan ah u dhigeen, halkaas oo ay mar dambe ku soo deg-degi doonin” ayuu yiri guddoomiyuhu. Barre ayaa xaqiijiyay in ku dhowaad 100 xubnood oo ka tirsanaa xubnaha weerarka soo qaaday goobta lagu dilay, ayna ku halaagsameen dagaalkii ka dhacay Awdheegle. “Waxaa meesha ka dhacay oo aan xaqiijinaynaa illaa iyo tiro boqol ku dhowaad ah oo nabad diidka ah in la dilay, kuwaas oo lasoo khalday” ayuu mar kale yiri Barre. Sidoo kale wuxuu ku sii daray “Halaag wayn ayaa saaka ka raacay, dhibaato weyn ayaa ku dhacday jab weyna waa gaaray oo ay marnaba kasoo kabsan doonin”. Maxamed Ibraahim Barre oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaciyay inay qaadi doonaan guluf ka dhan ah Al-Shabaab, ayna ugu tegi doonaan meelaha ay kasoo abaabulaan weerarada. “Waxaan ballaan qaadaynaa in meesha ay weerarka kasoo qaadayaan aan ugu tegi doono oo aysan noqon doonin in lagu sugo degmooyinka” ayuu mar kale yiri guddoomiyuhu. Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro kusoo qaada degmooyinka gobolka Shabeelaha iyo saldhigyada ciidamada dowladda, waxaana ka dhasha khasaare soo gaaray labada dhinac. The post Daawo: Ku dhowaad 100 xubnood oo Al-Shabaab laga dilay maanta appeared first on Caasimada Online.
-
Islamic Association of North America 2023 Annual Convention
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
The Islamic Association of North America hosted a significant conference that drew attendees from various segments of society. This conference took place at the Minneapolis Conference Center on September 3rd, 2023, with the overarching theme of "Preserving Muslim Families in America." This theme resonated with many Muslim families who have been increasingly concerned about their children's education and the preservation of their values and faith. Moreover, youth delinquency, rising opioid crises, mental health issues, and family disintegration were some of the major issues the community is facing, and hence the conference was addressing. Source: Hiiraan Online
