Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somaliland rejects UNSC statement or resolution suggesting any ATMIS’s mandate includes the Republic of Somaliland Nov 30, -0001 FOR IMMEDIATE RELEASE Somaliland rejects UNSC statement or resolution suggesting any ATMIS’s mandate includes the Republic of Somaliland Hargeisa, Somaliland – October 31st, 2023 – The Government of the Republic of Somaliland rejects any statement from the UN Security Council that would suggest that the African Transition Mission in Somalia (ATMIS’s) mandate includes Somaliland. Somaliland is an independent sovereign state, and ATMIS has never been a jurisdictional mandate over Somaliland. Somaliland has repeatedly stated its position to the UN Security Council, but the government believes it is important to reiterate it now, in light of recent developments. The UN Security Council is voting on a resolution draft concerning Somalia’s ATMIS mandate extension, we believe that this resolution may also appear to suggest that ATMIS’s mandate includes the Republic of Somaliland. The Somaliland government is deeply concerned by this suggestion. AMISOM and its successor (ATMIS) is a peacekeeping mission that has been deployed in Somalia since 2007 to help the Somali government fight al-Shabab and other terrorist groups. Based on the AU fact-finding mission dated back in 2005, clearly stated that “since its declaration on May 18th 1991, Somaliland has the attributes of the modern state”. Therefore, ATMIS has never been mandated to operate in Somaliland, and the Somaliland government repeatedly made this clear to the UN Security Council. The Somaliland government urges the UN Security Council to rectify its position on any resolution that includes ATMIS’s mandate in Somaliland and to respect the Somaliland people’s will to be an independent sovereign country. Qaran News
  2. Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu doonayo in uu soo afjaro ka qeyb-galka dalalka Gabon, Niger, Uganda iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ee barnaamijka ganacsiga ee kobaca iyo fursadda Afrika (AGOA). Biden waxa uu sheegay in uu tillaabada u qaadayo “xadgudubyo waaweyn” caalamku aqoonsan yahay oo ka dhan ah xuquuqul insaanka oo ka dhacay Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe iyo Uganda. Waxa kale oo uu tusaale u soo qaatay in Niger iyo Gabon ay ku guul-daraysteen in ay dhidibada u taagaan ama ay horumar joogto ah ka sameeyaan ilaalinta nidaamka siyaasadda iyo ku dhaqanka sharciga. “Inkasta oo ay si weyn u wada shaqaynayeen Maraykanka iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe, Gabon, Niger, iyo Uganda, haddana dalalkani waxay ku guul-daraysteen inay wax ka qabtaan walaaca Maraykanku ka qabo u hoggaansami la’aantooda shuruudaha u qalma AGOA,” ayuu Biden ku yiri warqad uu u diray afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka. Biden waxa uu sheegay in uu damacsan yahay in uu joojiyo ka qeyb-galka dalalkan ee dalalka ka faa’iidaysanaya heshiiskan ee ka hooseeya saxaraha Afrika sida uu dhigayo sharciga kobaca iyo fursadaha Afrika, laga bilaabo January 1, 2024 The post Biden oo ku dhawaaqay tallaabo ka dhan ah afar dal appeared first on Caasimada Online.
  3. Wasiirka Goleyaasha oo soo Gabogabeeyay Tababarka Adeegsiga Toolmoon ee Astaamaha Qaranka Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi oo ay weheliso Agaasimaha Guud Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf ayaa maanta tababar ku saabsan Adeegsiga Tolmoon ee Astaamaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland usoo Xidhay Shaqaalaha Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland. Waxa Tababarkaas soo diyaariyey Waaxda Ilaalinta Astaamaha Qaranka iyo Afka Soomaaliga ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. Ugu Horeyn waxa Kulanka ka hadashay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf. “ Halkan waxa aynu maanta kusoo xidhaynaa kulan is xog waydaarsi ah oo aynu ku eegaynay Ilaalinta Astaamaha Qaranka iyo Hab Adeegsiga Tolmoon ee looga baahan yahay Muwaadiniinta Jamhuuriyada Somaliland,Maadama oo Wasaaraddu bilaabayso tababaro ku saabsan Hab adeegsiga tolmoon ee Astaamaha Qaranka,waxa aanu isla garanay in shaqaalaha Wasaaradda laga bilaabo oo lagu tababaro” ayay tidhi Agaasime Guud Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf. Intaas kadib waxa isna Munaasibadaas tababarka lagu soo xidhayay ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi. “Tababarkeenani waa mid muhiim u ah Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ,waana mid aynu u xil-saaranahay in aan xaqiijino oo gaadhsiino dhamaan Hay’addaha kala duwan ee Jamhuuriyada Somaliland iyo Muwaadiniintaba si ay u isticmaalaan Astaamaha saxda ah ee Qaranka “ Ayuu Yidhi Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Mr Maxamed Xaaji Aadan Cilmi. Qaran News
  4. Xukuumadda oo Sheegtay Roobab Waaweyn oo lagu wado inay ka Da’aan Somaliland Hargeysa(Qaran news)-Roobab laxaad leh oo la filayo in ay ka da’aan toddobaadka soo socda qaybo ka mid ah Somaliland. Qaran News
  5. Danjiraha Somaliland ee Jabuuti oo la kulmay Weftiga Agaasimaha Guud ee Ciyaaraha Jabuuti(Qaran news)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa kulan la yeeshay safiirka Somaliland ee dalka Djibouti danjire Cabdifataax Siciid Axmed oo uu wehelinayo Safiir ku-xigeenka Cabdilaahi Sheekh Maxamuud. Kulanka oo ka qabsoomay safaarada Somaliland ku leedahay dalka Djibouti ayaa Agaasimaha guud waxa uu uga mahad celiyay sidii muga lahayd ee ay ula shaqeeyeen mudadii sideeda cisho ahayd ee uu ku sugnaa dalka Djibouti iyo sida miisaanka leh ee ay diplomasiyada Somaliland ugu adeegayaan hirgelinteeda. Kulanka ayaa ku soo dhamaaday wada shaqayn iyo wada jir. Qaran News
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaciyay in dowladda aysan Puntland ku qasbi doonin in ay qeyb ka ahaato heshiiskii 27-kii May ay gaareen madaxda Golaha Wadatashiga Qaran. Heshiiskan ayaa waxaa qeyb ka ah in laba xisbi oo kaliya dalka laga dhiso, lana bedelo nidaamka baarlamaaniga ah ee hadda Soomaaliya ka shaqeeya. Wasiir Fiqi ayaa waxa uu sheegay in Puntland oo dhawaan si adag uga hortimid heshiiskaas, ay dibadda ka joogi doonto nidaamkaan doorasho ee dowladdiisu qaadatay. Nidaamka doorasho ee ku soo baxat heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa waxaa laga fulin doona afarta dowlad-goboleed iyo gobolka Banaadir, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Mudane Fiqi. “Waxaa ku midoobay doorashadan afar dowlad-goboleed iyo Banaadir, Puntland-na waxaan rajeynaynaa in ay mustaqbalka dhow qeyb ka noqon doonto haddii alle idmo,” ayuu yiri wasiir Fiqi. Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale wuxuu tilmaamay in diidmada Puntland aysan hor istaagi doonin dhaqan-galinta doorashada lagu heshiiyay, xilli heshiiskii 27-kii May ee Golaha Wadatashiga Qaran uu la kulmayo diidmo xooggan. “Shan sano kadib waa u furan tahay Puntland in ay kasoo qeyb-galaan doorashadan,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay wasiir Axmed Macallin Fiqi. Hadalka wasiirka ayaa imanaya ka gadaal markii Puntland ay ka hortimid heshiiskaas, oo ay sheegtay in aysan qeyb ka ahaan doonin nidaamka doorasho ee lagu gaaray golaha ay dibad jooga ka tahay muddooyinkii dambe. Madaxweyne Deni oo dhawaan ka hadlay arrintaas ayaa waxa uu sheegay in Golaha Wadatashiga Qaran uusan aheyn Golle Dastuuri ah, awoodna uusan u laheyn gaarista go’aamo illaa heerkaas ah. Wuxuu intaas ku daray inay jirto halis aan indhaha laga qabsan karin oo la xiriirta go’aamada joogtada ah ee ka imaanaya Golaha Wadatashiga Qaran, taas oo halis ku ah midnimada dalka iyo dowladnimada nugul ee Soomaaliya, waa sida uu hadalka u yiri Saciid Cabdullaahi Deni. Isku soo wada duubo, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa weli ayaa ku adkeysanaya dhaqan-gelinta heshiiskaas, oo dhigaya in dalka uu yeesho laba xisbi qaran, sidoo kalena meesha laga saaro ra’iisul wasaaraha oo lagu beddelo madaxweyne ku-xigeenka, waxaana si weyn uga horyimid madaxdii hore iyo siyaasiyiinta mucaaradka. The post FIQI oo sheegay in Puntland qeyb ka aheyn nidaamka doorasho ee golaha wadatashiga appeared first on Caasimada Online.
  7. Mogadishu (HOL) - Somali Prime Minister Hamsa Abdi Barre inaugurated a conference in Mogadishu on Tuesday, focusing on the role of clerics in promoting peace and reconciliation. Source: Hiiraan Online
  8. Wasiirka Maaliyadda oo Hortagay Guddida Dabogalka Hantida Qaranka Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta hortagey guddida dabagalka iyo ilaalinta hantida Qaranka ee golaha wakiillada Somaliland. Guddoomiyaha guddida dabagalka iyo illaalinta hantida Qaranka ee golaha wakiillada Somaliland, Xildhibaan Mustafe Khayreeye, ayaa sheegay in ay wasiirka maaliyadda ka wada hadleen xisaab xidhkii sannadkii 2022-kii, kaasi oo guddida dabagalku gacanta ku hayso, waxaanu intaas ku daray in ay sidoo kale ka wareysteen xaalada guud ee dhaqaale ee dalka iyo waxyaabihii ay uga baahnaayeen wasaaraddaasi. Dhanka kale waxa uu sheegay in nuxurka warbixinta wasiirka iyo masuuliyiinta la socday ay la wadaagi doonaan golahooda. Geesta kale wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in kulankii ay la qaateen guddida dabagalka su’aalo la xidhiidha arrimaha maaliyadda, dhaqaalaha, miisaaniyada iyo qodobo kale wax laga weydiiyay isla markaana ay uga jawaabeen siwaafiya. Qaran News
  9. Click here to read more about this article Qaran News
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta furay shir looga hadlayo Doorka Culimadu ay ku leeyihiin taaba-gelinta nabadda iyo dib-u-heshisiinta. Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay furitaanka shirweynahan ayaa xusay in culimada Soomaaliyeed ay laf dhabar u yihiin baraarujinta bulshada iyo ciribtirka afkaarta qalafsan ee Khawaarijta. Mudane Xamza ayaa carrabka ku adkeeyey sida ay muhiim u tahay in aqoonyahannada Soomaaliyeed ay hormuud uga noqdaan difaaca dalka iyo dabargoynta fikradaha argagixisada. Sidoo kale wuxuu ra’iisul wasaaraha hoosta ka xariiqay in dhibaatooyinka kala duwan ee Soomaaliya dib u dhigay lagaga gudbi karo wadashaqeyn buuxda oo ay yeeshaan shacabka, culimada, indheer-garadka iyo dowladda. Wuxuu si gaar ah ugu baaqay culimada in ay doorkooda ka qaataan dib-u-heshiisiinta, xasillinta, dowlad-dhiska iyo dhammeystirka dastuurka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in argagixisada laga wiiqay dhowr jiho oo ay kamid yihiin dhinacyada ciidanka, dhaqaalaha iyo fikirba, taas oo horseedday in deegaanno iyo dhul ballaaran oo ay ku dhibaateyn jireen shacabka Soomaaliyeed maanta ay xor yihiin, inta harsanna weli lagu sii raad-joogo. Shirweynahan oo ay soo qaban-qaabisay xarunta cillmi baarista iyo daraasaadka ee Maqaasid, ayaa waxaa ka soo qayb-galay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yusuf Axmed, masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda, culimo, aqoonyahanka Soomaaliyeed iyo wufuud ka kala socotay dalalka Carabta iyo dowladdaha dariska ah. The post Sawirro: Xamza oo maanta Muqdisho ka furay shirweyne muhiim ah appeared first on Caasimada Online.
  11. Madaxweynaha Wadanka Kenya William Ruto ayaa sheegay in dalkiisa uu sanadkaan muwaadiniinta Afrika ay fiiso la’aan ama dal-ku-gal iyaga oo aan heysan ay soo gali karaan Kenya. Madaxweynaha ayaa arrintaan ka sheegay shir uu uga qeybgalay dalka Congo, kaasoo looga hadlayay ilalada deeganka. Midowga Afrika (AU) ayaa in muddo ah waday hadafka ah fududaynta socdaalka bilaa fiisaha ah ee Qaaradda dhexdeeda, in kasta oo ay jireen heshiisyo heer Gobol ah iyo qabanqaabo laba geesood ah, horumarka laga gaaray socdaalka aan xadidneyn ayaa muddooyinkaan ka socday Qaaradda Afrika. Madaxweyne Ruto ayaa fariintaan u diray Madaxda Afrika. “Waxaa la joogaa waqtigii aan ogaan lahayn muhiimadda ay leedahay in aan dhexdeena ka ganacsano oo aan u ogolaano badeecadaha, adeegyada, dadka iyo fikradaha in ay si xor ah ugu gudbaan qaaradda,” ayuu yiri xilli uu ka hadlayay ganacsiga Afrika. Madaxweyne Ruto ayaa dhanka kale soo hadalqaaday guulaha ganacsiga wadamada Bariga Afrika ay ka gaareen isdhexgalka, taas oo uu tilmaamay kuna micneeyay in sababa u tahay in ganacsiga ka dhexeeya wadamada Bariga Afrika ka saarista shuruudaha fiisaha iyo tacriifadaha oo adkeyn karta iskusocdka. Madaxweynaha wadanka Kenya ayaa sheegay in la joogo waqtigii Afrika ay noqon laheyd mid isku furan, isaga markale yiri, Haddii Afrikaanka laga xiro irdaha Yurub, annagan aan ka xirno irdaha Afrika dhammaanteen waan khasaarnaynaa” taas uu kala jeeday in Afrika ay noqoto dalal isku furan. Dalladaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo Galbeedka (ECOWAS) ayaa ah kuwa maanta leh isku socodka ganacsi furan oo aan shuruud laheyn. Afrika ayaa hadda qorsheynaysa ganacsi furan oo ka dhexeeya qaaradda oo dhan, taas oo keeni karta koboca dhaqaalaha inuu noqdo mid aad u sarreeya. Source: goobjoog.com
  12. Inter Miami CF star Lionel Messi has won the Ballon d'Or for a record eighth time, fending off competition from Manchester City striker Erling Haaland after leading Argentina to the World Cup last year. Source: Hiiraan Online
  13. Beledweyne (Caasimada Online) – Fal-celin xooggan ayaa ka dhalatay shir jaraa’id oo uu qabtay guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo hadda loo magacaabay hoggaamiyaha ciidamada Macawiisley ee Shabaab kula dagaalamaya gobollada dalka, kaasi oo uu shaaciyey halka ay ku dambeyso qadiyadda maamulkii uu ku dhawaaqay ee Hiiraan State. Cali Jeyte ayaa shirka jaraa’id ku sheegay in qadiyadii Hiiraan State lagu balamay in dib loo dhigo ka hadalkeeda, markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh tegay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Hoggaamiye Cali Jeyte ayaa sheegay in kulankaas ay ka soo qeyb-galeen inta badan masuuliyiinta beesha Xawaadle ku metesha dowladda federaalka, islamarkaana uu Madaxweynuhu codsaday in dib loogu dhigo qadiyad kasta oo la dagaalanka Shabaab aan aheyn. “Madaxweynuhu wuxuu soo jeediyey in qadiyadaha kale dib loo dhigto oo dagaalka Shabaab la galo, marka qadiyadii Hiiraan State sidii ayey u taagan tahay, mana ahan qadiyad aan jeebka kuwato ee waa qadiyad ay beesha Xawaadle ka mideysan tahay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Cali Jeyte. Hadalkaas wuxuu sheegay in Xawaadle uu ka aqbalay Madaxweynaha, iyadoo isla fadhigaas lagu go’aamiyey oo Madaxweynuhu soo jeediyey in Cali Jeyte laga dhigo hoggaamiyaha Macawiisley oo dhan, gobol kasta oo ay joogaan. Haddaba, sidee looga fal-celiyay hadalka Jeyte? Maxamed Dhagajuun: “Jeytow aaway dee State-kii madaxda ka aheyd.” “Waxaad wax ku aheyd dadkaada laakiin bal maanta yaa kula shaqeynaa oo kula dhimanaayo dadkeenii wax aay god ugaleen in ay sharaf iyo karaamo ugu nooladaan laakiin adiga in aad gumeyso ayaad ka doorbiday,” ayuu yiri Jaabir Cabdullaahi. Ifraax Mahad: “Halyeey Cali Jeyte Ilaahay ha kugu asturo xilka lagu dhiibay guuleyso Ilaahay idankii.” Daahir Daacad ayaa isna yiri: “Cali Jeyte ciidan Macawisley ah oo tiradiisa tayadiisa la yaqaan ma hogaamin doonaa mise waa igu sawir.” “Taliyaha Macawisleyda HirShabeelle soo dhowaaw mudane waa kula shaqeyn doonaa Insha Allah fowdo iyo maamul aan sharciyeysneyn waa laga tagay, xilka Allaha ha kugu asturo,” ayuu yiri Dubad Calasow. Bilaal Cabdullahi: “Cali Jeyte waa fahmay sida loo shaqeysto.” The post Fal-celin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Cali Jeyte appeared first on Caasimada Online.
  14. Dhusamareb (HOL) - At least seven people were killed in inter-clan clashes in a village near Dhusamareb, the administrative capital of Galmudug State, on Monday. Source: Hiiraan Online
  15. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Waxaa weli gobolka Galgaduud, gaar ahaan deegaano hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka taagan xiisad kacsanaan ah, xilli halkaas ay shalay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed. Xiisada ayaa saaka si gaar ah uga taagan aagga deegaanka Xananbuure oo qiyaas ahaan 45 KM u jirta magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo uu xoogiisu shalay ka dhacay dagaalka labada dhinac. Dagaalkan oo salka ku haya muran dhuleed soo kala dhex-galay labada maleeshiyo beeleed ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, wuxuuna saameyn ku yeeshay dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud. Ilaa hadda inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkan ku dhintay 7 ruux oo dhinacyada dagaalamay ah, halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen dagaalka maleeshiyaad beeleedka ee shalay ka dhacay deegaanka Xananbuure. Labada maleeshiyo beeleed ayaa weli isku horfadhiya halkaasi, ayada oo billowdeen dadaalo nabadeed oo ay wadaan waxgaradka deegaanka iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug, oo iyagu ku howlan sidii loo kala qaadi lahaa labada maleeshiyo beeleed ee weli xiisadooda ka taagan tahay aagga Xananbuure. Gobollada dhexe ayaa waxaa marar badan kusoo laa laabtay dagaal beeleedyada, kuwaasi oo loo arko inay saameyn ku yeelan karaan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Dhowaan ayay aheyd markii dagaal kan lamid ah uu ka dhacay aagga magaalada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaasi oo xalintiisa ay ku jirto dowlad-goboleedka HirShabelle. The post Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal beeleedka GALGADUUD appeared first on Caasimada Online.
  16. The US has rejected global calls for a ceasefire between Israel and the Palestinian group Hamas, arguing it is not the "right answer right now". Source: Hiiraan Online
  17. Siyaasi Axmed Ciise Cawad oo wareysi kooban bixiyay ayaa dastuur-jebin iyo sharci-darro ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Deni. Danjire Axmed Ciise oo ka jawaab-celiyay khudbaddii uu maalin ka hor jeediyay madaxweyne Deni ayaa ku tilmaamay mid xambaarsanayd baaq colaadeed. Sidoo kale waxa uu ka horyimid islamarkaana waxba kama jiraan ku sifeeyay mudda kordhintii uu guddiga doorashada Puntland ee PEC u sameeyay dowladda. “Guddiga PEC waxba uma kordhin karaan dowladda waa sharci-darro iyaguna waxay ku dhisan yihiin sharci-darro. Siciid Deni waxa uu maamulayo oo dhan baa sharci-darro ah oo dastuurkii ayuu jebiyay” ayuu yiri Cawad. PUNTLAND POST The post Danjire Cawad oo dastuur-jebin ku eedeeyay madaxweynaha Puntland appeared first on Puntland Post.
  18. Xamas ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gantaallada lidka taankiyada ku weerareen ciidamada duulaanka ah ee Israa’iil, xilli ra’iisul wasaaraha Yahuudda Benjamin Netanyahu uu ku gacan saydhay baaqyo ku saabsan in la hakiyo dagaalka Marinka Gaza. Israa’iil ayaa ballaadhisay duullaanka dhulka ah ee ay ku qaaday Marinka Gaza, si ay uga aargudato weerarkii ay Xamas ku qaaday 7-dii October oo lagu dilay in ka badan 1400 oo israa’iiliyiin ah. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay beegsadeen dhinaca koonfur waqooyi ee Gaza, balse ay iska cabin xooggan kala kulmeen dagaal-yahannada Xamas. Guutada Al-Qassam, oo ah gabarbka millatari ee Xamas ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inay isku dhaceen ciidamada duullaanka ah, aagga koonfureed ee Gaza, ayna la beegsadeen in ka badan 105 gantaallada lidka taankiyada ah. Dagaal-yahanada ayaa sidoo kale laba taanki oo ciidamada Israel ay leeyihiin ku beegsaday waqooyiga Gaza, sida lagu sheegay bayaanka Al-Qassam. Dhinaca kale, mas’uuliyiinta caafimaadka ee Gaza ayaa sheegay in tirada dhimashada shacabka ay duqeymaha ku dileen ciidamada Israa’iil ay gaadhay 8,306, oo ay ku jiraan 3,457 carruur ah. Saraakiisha QM ayaa sidoo kale sheegay in in ka badan 1.4 milyan oo qof oo ka mid ah shacabka gaaraya 2.3 ee Gaza ay hadda yihiin hoy la’aan. Khasaaraha dhimasho ee sii kordhaya ayaa qasbay in Mareykanka, oo ah xulufada koowaad ee Israa’iil, iyo dalal kale ay ku baaqaan in la hakiyo duullaanka, si loo ogolaado in gargaarka uu gaadho Gaza. Si kastaba, Netanyahu ayaa Isniintii sheegay in Israa’iil ayna ogolaan doonin xabad-joojin ay la gasho Xamas, ayna sii wadi doonto duullaanka. “Baaqyada ku saabsan xabad-joojinta waa baaqyo ah in Israa’iil ay isku dhiibto Xamas. Taasi ma dhici doonto,” ayuu yidhi Netanyahu. Si kastaba, xeel-dheerayaasha millatari ayaa sheegaya in ciidamada Israa’iil ay si tartiib ah ku wadaan duullaanka dhulka ee ay ku qaadeen Gaza, taasi oo qeyb ka ah ayada oo Israa’iil ay eegeyso suurta-galnimada wada-xaajood lala galo Xamas oo gacanta ku haysa 239 oo Israa’iiliyiin ah. Source
  19. Rome (Caasimada Online) – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaaladda Rome ee dalka Talyaaniga kaga qeyb-galey munaasabad ay heshiis iskaashi iyo wada-shaqeyn ku kala saxiixdeen Wakaaladda Wararka Soomaaliya ee SONNA iyo Wakaaladda Wararka Talyaaniga ee ANSA. Heshiiskan iskaashi ayaa labada dhinac waxay wadaagi doonaan helista iyo gudbinta wararka muhiimka ah, dhinaca khibradda, tababarka iyo agabka la iska kaashado. “Heshiiskani wuxuu Soomaaliya u leeyahay muhiimad weyn, xilli qarankeena uu hiigsanayo horumar dhinac kasta ah iyo xaqiijinta helida xog sugan oo wakhtigeeda ku haboon waa muhiim oo loo gudbiyo shacabka iyo caalamka,” ayuu yiri wasiir Daa’uud. “SONNA waxa ay door muhiim ah ka ciyaartaa soo gudbinta wararka ku saabsan gudaha dalka iyo guud ahaan caalamka. Wadashaqeynta ANSA waxay shaki la’aan sii xoojin doontaa awoodda SONNA, taas oou sahlaysa inay kor u qaaddo tabinta wararka, ballaarinteeda iyo gaarsiinta xogta saxda ah ee bulshada Soomaaliyeed.” Wasiirka ayaa intaas ku darey in heshiiskan uu sidoo kale ka tarjumayo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Talyaaniga. Heshiiska waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Ismaaciil Mukhtaar Cumar, halka dhanka Talyaaniga uu u saxiixay Stefano De Alessandri oo ah Agaasimaha Wakaaladda Wararka ANSA. Munaasabadda saxiixa heshiiska waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa madaxda safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday ANSA. Wakaaladda Wararka SONNA ayaa 12-kii bilood ee la soo dhaafey sameynaysey horumar dhanka tebinta wararka iyo xoojinta xiriirka dibedda, islamarkaana ay noqotey isha ugu muhiimsan ee wakaaladaha caalamka ay ka qaataan wararka Soomaaliya, sida ay sheegtay dowladda. Ilaa iyo 60 warbaahin caalami ah ayaa toddobaad kasta soo xigta wararka SONNA 12 biloodkii ugu dambeeyay. ANSA ayaa ka mid ah wakaaladaha wararka Somalia inta badan ka soo xigta SONNA. SONNA ayaa waxaa la aas aasay 1964-kii waxayna udub dhexaad u ahayd intii ay shaqeyneysay tebinta wararka gudaha iyo dibedda, isla markaana bulshada ka haqabtirto helista xogta saxda ah. The post DF Somalia iyo Italy oo heshiis cusub ku saxiixday ROME appeared first on Caasimada Online.
  20. Samsung Galaxy S23 ayaa laba jeer la jabsaday maalintii ugu horraysay ee tartanka Pwn2Own hacker ee Toronto dalka Canada. Mid ka mid ah ka qaybgalayaasha ayaa ku guuleystey in uu talefoonka ku fuliyo “In si fudud u dhax gaalo Samsung Galaxy S23” wuxuuna ku guuleystay abaal mariin dhan $50,000, halka ka qaybqaataha kale uu helay fudaydin kale oo aan la garanayn wuxuuna helay $25,000. Taleefannada ka qaybgalaya tartanka ayaa kala ah Samsung Galaxy S23, Xiaomi 13, Google Pixel 7 iyo Iphone 14. Dhammaan mobaylada waxa ay wataan software-kii ugu dambeeyay oo ay ku rakiban yihiin dhammaan iyo wixii cusub ee la heli karo. Pixel 7 iyo iPhone 14 ayaa sameeyay adkeeysi badan iyo difaac culus, laakiin Xiaomi taleefankeeda casriga ah ayaa sidoo kale la jabsaday. Sannadkii hore, Galaxy S22 oo wata Android 13 ugu dambeyey ayaa la jabsaday 55 ilbidhiqsi gudahood isla dhacdadaas. Cilmi-baadhayaasha amniga ayaa ku guuleystay inay jebiyaan amniga taleefanka afar jeer intii uu socday tartanka. Source
  21. Ethiopia’s state-appointed rights watchdog says the county’s volatile north-western Amhara region, where local militias continue to fight government troops, has seen widespread incidents of extrajudicial killings and sexual violence. Source: Hiiraan Online
  22. Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa loo jeediyay eedeyn culus oo la xiriirta qorshaha muddo kororsi, xilli guddiga doorashooyinka Puntland uu dhawaan soo saaray jadwal muddo dhaaf ah. Bayaan ay si wadajir ah usoo saareen mucaaradka Puntland ayaa waxay madaxweyne Saciid Deni ku eedeeyeen inuu iclaamiyay colaad cusub, si uu xilka xoog ugu sii joogo, sida ay hadalka u dhigeen. Waxay sheegeen in Deni uu la shiray saraakiisha ciidamada Puntland, uuna faray in ay ku difaacaan damaciisa muddo kororsiga, kaasi oo uu muddo ka soo shaqeynayay. Arrintan ayay sheegeen inay ka dhalan karto cawaaqib xumo uu masuuliyadeeda qaadayo madaxweyne Saciid Deni. “Waxaa ugu baaqaynaa ciidamada iyo taliyayaashooda in ay ilaaliyaan sharciga, oo aysan Puntland u horseedin qalalalase iyo burbur,” ayaa lagu yiri bayaanka mucaaradka oo baaq loogu diray ciidanka iyo saraakiishooda. Bayaanka mucaaradka ayaa imanaya maalin kadib markii Deni uu sheegay in ay ka go’an tahay inuu socod siiyo doorashada qof iyo cod, oo ay diidan yihiin mucaaradka oo iyagu doonayo in doorashada lagu galo hanaankii hore baarlamaaniga. Deni ayaa xilligaas wuxuu ciidamada ugu baaqay inay difaacaan sidii ay doorashadaasi u qabsoomi lahayd, wuxuuna sheegay in aanay jirin cid awood u leh inay hor istaagto taabo-galinta jadwalka guddiga doorashooyinka. Si kastaba, Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Puntland ayaa laga cabsi qabaa in markale isku rogto gacan hadal labada dhinac ku dhexmara Garoowe, oo ay kal hore ku dagaalameen ciidamo taabacsan mucaaradka iyo kuwa maamulka Deni. The post Saciid DENI oo loo jeediyay eedeyn culus oo la xiriirta… appeared first on Caasimada Online.
  23. Ali Warsame Elmi, 31, a blacksmith in Mogadishu has been struggling to keep his business going since the market was flooded by cheap imported products since May. Source: Hiiraan Online
  24. Africa’s coastal nations are fighting a rising tide of illegal, unreported and unregulated (IUU) fishing, piracy, and drug smuggling. Source: Hiiraan Online
  25. CAF and 23 Safeguarding officers from a number of African Member Associations attended the successful first edition of the FIFA Safeguarding Summit held at the FIFA Headquarters in Zurich, Switzerland where Africa. Source: Hiiraan Online