-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Mogadishu (HOL) - In a significant and potentially deadly ambush last night in the Bulo Mareer district, Lower Shabelle region, Al-Shabaab militants targeted an African Union ATMIS (African Union Transition Mission in Somalia) military base, primarily staffed by Ugandan forces. The scale and intensity of the battle are reportedly significant, although casualties and injuries are not yet known. Source: Hiiraan Online
-
Guriceel (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka dil toogasho ah lagu fuliyay, Cabdisalaan Cali Axmed oo dhawaan ay xukun dil ah ku ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida. Cabdisalaan Cali ayaa lagu helay inuu magaalada Guriceel ku dilay allaha u naxariistee Marxuum Cabdullaahi Cali Hudey oo si weyn looga yaqaanay magaaladaasi. Marxuumka ayaa sidoo kale la dhashay taliyaha Booliska degmada Guriceel Cismaan Cali Hudey, waxaana inta aan la dilin uu Marxuumka qayb ka ahaa ciidanka deegaanka ee dhaq-dhaqaaqyada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ka wada aagga degmada Guriceel. Ninka la toogtay ayaa isna aha askari kale oo ka tirsanaa Ciidamada Nabad Sugidda, isaga oo ugu dambeyn gacanta lagu soo dhigay kadib markii uu baxsaday dilka uu gaystay kadib. Fagaaraha lagu toogtay Cabdisalaan waxaa goobjoog ahaa saraakiil ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, maamulka degmada, ehellada iyo dadweyne kale. Xukunka dilka ah ee lagu fuliyay ninkan ayaa la dadajiyay, waxaana u dhexeeyay maalmo kooban markii lagu riday iyo saaka oo lagu fuliyay , taas oo ay soo dhaweeyeen ehellada. Dilka Marxuum Cabdullaahi Cali Hudey ayaa sidoo kale dhalisay caro xoogan, maadaama dadka deegaanka iyo ehelladuba ay ka xumaadeen falkaasi. Si kastaba, fulinta xukunka ayaa ugu dambeyn noqday xalka kaliya ee ay wada gaareen ehellada iyo mas’uuliyiinta degmada oo kaashanaya Maxkamadda Ciidamada. Maalmo kahor ayay aheyd markii sidaan oo kale askari kale oo isna dil ka gaystay magaalada Baydhabo ay si deg-deg ah u toogatay Koonfur Galbeed Soomaaliya. The post Askarigii Guriceel ku dilay Cabdullaahi Cali Hudey oo isna toogasho lagu fuliyay appeared first on Caasimada Online.
-
Ciidanka Xeebaha Somaliland oo soo Saaray burburka Diyaarad Drone ah oo Maraykanku Leeyahay Hargeysa(Qaran)-Saldhiga 2-aad Ciidanka Ilaalada xeebaha ee Saylac ayaa ku guulaystay inay soo saaraan hadhaaga diyaarad (Drone) oo uu leeyahay Ciidanka Maraynkanku, Taasi oo ku dhacday xeebaha Saylac15 bishan aynu kujirno , waxayna Ciidanku ay soo saareen burburka iyo hadhaagii diyaaradii ku burburtay manta oo ay taariikhdu tahay 18 November 2023-ka. Ma jiro waxyaabo dheeraad oo la xidhiidha burburka diyaarada oo ciidanku heleen. Qaran News
-
Dagaal beeleed xooggan ayaa saaka ka socda degaanka Sheerbi oo ka tirsan degmada Waaciye ee gobolka Karkaar. Khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac leh ayaa laga soo werinayaa dagaalka labada beelood oo weli halkaasi ka socda. Wararka ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex ruux ku geeriyoodeen dagaalka socda halka in ka badan shan kalena ku dhaawacmeen. Sidoo kale waxa xanniban isu socodka gaadiidka rakaabka ah iyo kuwa xamuulka qaada ee laamiga dheer kadib markii uu saamayn ku yeeshay dagaalka Sheerbi. PUNTLAND POST The post Dagaal beeleed xooggan oo ka socda degaanka Sheerbi ee gobolka Karkaar appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa safiirkii ugu horreysay ee ebid u dirtay waddanka Eritrea, waxaana loo magacabay Cumar Idiris, oo horey u ahaa Safiirka Qatar. Danjire Cumar Idiris ayaa waxaa waraaqihiisa aqoonsiga ka guddoomay Jimcihii lasoo dhaafay madaxeynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki. Sidoo kale Cumar oo qoraal kooban soo dhigat bartiisa Twitter-ka ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay, isaga oo sheegay inay sharaf u tahay inuu noqdo safiirkii ugu horreeyey ee Soomaaliya u fadhin doona Erirea. “Sharaf ayay ii ahayd in aan noqdo safiirkii ugu horreeyey ee Soomaaliya u fadhin doona Erirea taariikhda labada dal ee walaalaha ah.” ayuu danjire Cumar Idiris ku yiri qoraal kooban oo u soo dhigay bartiisa X ee hore loo dhihi jiray Twitter. Dhinaca kale Wasiirka warfaafinta Eritrea ayaa sheegay in Cumar Idiris uu ka mid ahaa 17 danjire oo uu madaxweyne Afwerki ka guddoomay warqadaha aqoonsiga Jimcihii. Xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa xoogeystay sanadihii u dambeeyay, gaar ahaan intii uu xafiiska joogay madaxweynihii hore ee dalka ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo isbaheysi saddex geesood ah ay sameysyeen isaga, Abiy Axmed iyo Isaias Afwerki. Eritrea ayaa sidoo kale ciidamo kumannaan ah u tababarta Soomaaliya kuwaasi oo iskugu jira cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo kuwa gaarka ah ee dhulka, badda iyo cirka. The post Soomaaliya oo safiirkii ugu horreeyay u dirtay Eritrea appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xalay kulan deg-deg ah oo uu shir guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlay arrimo kala duwan oo xasaasi ah. Ugu horreyn golaha ayaa shirkooda ku go’aamiyay inay ku ansixiyaan hindise sharciyeedka Dad-dhigista iyo tirakoobka xaaladaha madaniga ah. Sharcigan ayaa muhiimad weyn u leh dib-u-dhiska iyo nidaaminta adeegyada dad-dhigista ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Intaasi kadib ayaa waxaa shirka warbixinno ku saabsan amniga guud ee dalka looga dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga oo soo bandhigay halka uu marayo dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab iyo howlgallada lagu xasillinayo dalka. Shirka deg-degga ah ee golaha wasiirrada ayaa sidoo kale looga hadlay tallaabooyinka illaa iyo hadda la qaaday ee la xiriira gurmadka dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen roobabka wata daadadka ee ka da’ay qeybo kamid ah gobollada dalka. Golaha ayaa go’aamiyay in si wadajir ah loogu gurmado dadka ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadadka ku dhuftay dalka, kuwaas oo wajahaya xaalad adag. Kulankan ayaa kusoo aadayo, ayada oo uu horay u baaqday shirkii todobaadlaha ahaa oo ay Khamiis walba yeelan jireen golaha, kaas oo looga hadlo shaqooyinka xukuumadda. Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa haatan jira xaalado is biirsaday, sida dagaalka Al-Shabaab iyo xaalado bani’aadanimo oo ka dhashay fatahaadaha ka jira gudaha dalka. The post Golaha wasiirada Somalia oo go’aanno ku gaaray shir deg-deg ah oo ay yeesheen appeared first on Caasimada Online.
-
Dowladda Soomaaliya ayaa safiirkii ugu horreysay ee abid u dirtay waddanka Eritrea sida uu xaqiijiyay wasiirka Warfaafinta Eritrea. Cumar Idiris, oo horey u ahaa danjirihii Soomaaliya u fadhiyay Qatar ayaa loo magacaabay safiirka cusub Eritrea waxaana waraaqihiisa aqoonsiga ka guddoomay madaxeynaha dalkaas Isaias Afwerki. “Sharaf ayay ii ahayd in aan noqdo safiirkii ugu horreeyey ee Soomaaliya u fadhin doona Erirea taariikhda labada dal ee walaalaha ah.” ayuu danjire Cumar Idiris ku yiri qoraal kooban oo u soo dhigay bartiisa X ee hore loo dhihi jiray Twitter. Wasiirka warfaafinta Eritreal ayaa sheegay in Cumar Idris uu ka mid ahaa 17 danjire oo uu madaxweyne Afwerki ka guddoomay warqadaha aqoonsiga Jimcihii. Eritrea ayaa ciidamo kumannaan ah u tababarta Soomaaliya kuwaasi oo iskugu jira cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo kuwa gaarka ah ee dhulka, badda iyo cirka. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo markii u horraysay safiir u magacowday dalka Eritrea appeared first on Puntland Post.
-
Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland garahaan Ciidanka Saldhiga degmada Axmed Macallin Haaruun ayaa soo badbaadiyay Saddex nin oo uu qaaday dooxa weyn Magaalada Hargeysa. Sidoo kale waxa ay ciidanku sheegeen in dadaalada lagu soo samata bixinayay saddexda nin aan ilaa hadda lahayn gaadhigii ay wateen oo daadkii dooxa marayay uu qaaday. Ciidanka boolisku waxa ay dadka fareen in ay ka fogaadaan waxkasta oo waxyeelo ka soo gaadhi karto, waxaana sidan lagu sheegay war qoraala oo ka soo baxay xafiiska warbaahinta ciidanka, waxaanu u dhigna sidan. “Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa ku wargelinaynaa dhammaan bulshaweynta Jamhuuriyadda Somaliland in ay ka fogadaan , wax kasta oo xilli roobaadka waxyeello soo gaadhsiin kara Naftooda iyo Maalkoodaba. Sida Dooxyada , biyo-mareennada , Laagaha , Biraha laydhka IWM, sidoo kale waxaanu darawallada Gaaddiidka faraynaa ina ay taxadar badan muujiyaan, qataanna awaamiirta Ciidanka Nabadgalyada Waddooyinka ee ” Traffic “. Qaran News
-
NOUAKCHOTT, Mauritania, November 18, 2023/ — This November 21-22, MSGBC Oil, Gas & Power 2023 (https://apo-opa.co/3R3Lg3O) will kick off in Nouakchott under the theme, ‘Scaling Energy Opportunities in Africa’s New Frontier,’ serving as a focal point for discussions and insights into the region’s burgeoning energy sector. Organized in partnership with Mauritania’s Ministry of Petroleum, Mines and Energy, Société Mauritanienne des Hydrocarbures, Petrosen, Cos Petrogaz and the African Energy Chamber, the conference enables investors to tap into the immense potential of the MSGBC (https://apo-opa.co/47CEVBR) region. The event will open with the esteemed presence of Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani, President of the Islamic Republic of Mauritania. Network with Global Industry Leaders MSGBC Oil, Gas & Power 2023 is a must-attend event for energy stakeholders, as it offers unparalleled networking opportunities. With diverse attendees spanning financiers, industry experts, government officials, corporate heads and entrepreneurs from Africa, Europe, Asia, Australia and the Middle East, this global gathering serves as a unique platform for forging new partnerships, attracting clients and fostering collaboration. International energy companies like bp, Woodside Energy, Chariot Oil & Gas, CWP Global and many more have confirmed their attendance as strategic sponsors and/or exhibitors, amplifying the event’s prestige. Learn About the Latest Energy Developments The two-day event features an array of informative sessions, panel discussions and technical workshops. Topics span exploration and production, mining, renewable energy and local content, catering to those looking to expand their expertise. The event serves to disseminate firsthand, real-time information on emerging trends, new projects and regional developments, with keynotes exploring Woodside’s Sangomar Field Development, bp’s Yakaar-Teranga and BirAllah Gas Fields, the Grande Tortue Ahmeyim LNG Project, as well as several green hydrogen projects in Mauritania led by TotalEnergies, Chariot, CWP, Conjuncta and Infinity Power. Reach Out to Investors MSGBC Oil, Gas & Power 2023 uniquely enables investors and entrepreneurs to access partnership and investment opportunities in the region’s booming energy sector. With the imminent arrival of first oil and gas production – and the acute need for energy security – new investment is required across the energy value chain. The 2022 edition of the conference saw the signing (https://apo-opa.co/3QIaELd) of a Memorandum of Understanding between engineering services company Technip and Senegal’s national oil company Petrosen, aimed at maximizing local content. Moreover, since 2016, ECP events have led to the combined signing of deals worth $2.5 billion, solidifying MSGBC 2023 as the preferred platform for investment and deal making. Get Introduced to Green Hydrogen As the world gears up for COP28, MSGBC Oil, Gas & Power 2023 will place a strong emphasis on renewable energy and green hydrogen development. The event offers delegates insights into cutting-edge, low-carbon energy solutions, specifically in Mauritania (https://apo-opa.co/3NbPGDJ), where the country boasts vast renewable energy potential and is emerging as a key player in the global hydrogen market. With estimates of 457.9 GW for photovoltaic solar projects and 47 GW for wind projects, the country could become the next clean energy hub. Targets to produce up to 10 million tons of green hydrogen annually by 2050 require an investment of approximately $27 billion, which has been led by international firms to date. Join the Gala Dinner and Arabian Night In addition to technical sessions, panels and presentations, MSGBC Oil, Gas & Power 2023 offers the chance to unwind, socialize and continue networking at both its Arabian night cocktail and Gala Dinner, which will take place during the event. These functions provide a relaxed setting for delegates to connect with fellow attendees, share experiences and build relationships in a more informal setting. Both events provide an excellent opportunity to discover Mauritania’s culture, while strengthening connections made during the conference. Under the patronage of Mohamed Ould Cheik Ghazouani, President of the Islamic Republic of Mauritania and in partnership with Mauritania’s Ministry of Petroleum, Energy and Mines, the Société Mauritanienne Des Hydrocarbures Et De Patrimoine Minier (SMHPM), Petrosen, Cos Petrogaz and the African Energy Chamber, MSGBC Oil, Gas & Power will take place in Nouakchott on November 21-22. Qaran News
-
African countries need to show stronger political will to advance industrialisation, including the adoption of new policies to promote improved productivity and harness the potential of a growing youth population, delegates attending the 2023 African Economic Conference heard. The three-day conference opened in the Ethiopian capital, Addis Ababa, on Wednesday under the theme “Imperatives for Sustainable Industrial Development in Africa”. Organised by the African Development Bank, the United Nations Economic Commission for Africa and the United Nations Development Programme, this year’s conference, the 18th edition, brought together experts, the private sector, researchers, and young people to discuss the challenges and prospects of industrialisation in Africa. In a welcome address, Ethiopian President Sahle-Work Zewde underscored the importance of industrialisation as an essential driver of inclusive economic growth. “The need to change the narrative of Africa’s industrialisation for inclusive and sustainable industrial development has become more imperative; African countries need to build a robust industrial sector that can withstand external shocks,” she told participants. President Sahle-Work stressed that industrial policies should focus on supporting domestic industrial development and promoting improved productivity and competitiveness, underscoring that COVID-19 had taught hard lessons about the vulnerability of global production and value chains to various shocks. Africa is home to some of the world’s fastest-growing economies with an attractive human capital base, dominated by a young population base compared to the aging populations of other regions, and is therefore seen as the future frontier labour market. Despite this, the pace of industrialisation and economic transformation in Africa remains slow compared to other regions. United Nations Under-Secretary-General and Executive Secretary of the Economic Commission for Africa (ECA), Claver Gatete, called on the conference to explore the policies and institutional capacities needed for sustainable industrialisation, inclusive development, and structural transformation. “This will help us rebuild and emerge stronger from the crises,” he said, adding that implementing the African Continental Free Trade Area (AfCFTA) agreement is also crucial. Gatete affirmed the ECA’s commitment to supporting countries and regional economic communities to develop national and regional implementation strategies to help them integrate the AfCFTA agreement into their national priorities and identify areas of competitive advantage. In a presentation, African Development Bank’s Chief Economist and Vice President Kevin Urama urged African countries to think differently and implement transformative policies that accelerate indigenous manufacturing capacity and encourage consumption of locally made products. “Africans need to think African, produce African, and consume African to encourage indigenous industrial development in Africa,” he said. Urama proposed several approaches to accelerate industrialisation and structural transformation in Africa. These include implementing a strategic industrial policy that encourages local production and consumption, as well as domestic and regional value chain development. “Policies such as local content and franchising could deliver low-hanging fruits,” Urama said. He added that Africa also has the natural resources needed to lead the electric vehicle technology revolution. He highlighted the African Development Bank Group’s role, in collaboration with partners, in supporting Africa’s industrialisation and economic transformation process through its High 5 priority Industrialise Africa (https://apo-opa.co/46kekZt). Director of the Regional Service Centre at the United Nations Development Programme’s Regional Office for Africa, Matthias Naab, urged the promotion of mutually beneficial public-private partnerships committed to manufacturing in Africa. He also welcomed the growing recognition of youth in development policies. “The inclusion of young African researchers in this conference is a testament to our commitment to harnessing their intellectual power; youth are the industrialists of today and tomorrow, and we want to ensure that they lead in identifying pathways forward,” he said. In a virtual address, Ms Fatou Haidara, Deputy Director-General of the United Nations Industrial Development Organization (UNIDO), cited Africa’s young population, vibrant small and medium enterprises, renewable energy potential and abundant natural resources as the potential for the continent’s success. “Local manufacturing capacity, inclusive access to global financial markets, sustainable value chains and climate action are necessary prerequisites for a prosperous Africa,” Haidara said, underlining UNIDO’s commitment to support countries to develop capacity, analysis, and evidence-based policy advice. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Madaale ayaa qabtay shir jaraa’id ayaa ka xaaladda fatahaadaha, gaar ahaan Muqdisho oo dadka ku nool ay aad uga cabanayaan Maamulka. “Roobabka da’ay ee xoogga leh ee caasimadaha adduunka wada maasheeyey anaga illaa hadda cidna noogama dhiman, Guddigii gurmadka ee aan magacaabay ayaan u mahadcelinayaa,” ayuu yiri. Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in maagaalada Muqdisho aysan ku dhiman hal qof, waxaana xusid mudan in Beledweyne iyo degmooyin kale oo ka tirsan Gedo ay daadadku dad badan ku dileen. Guddoomiyaha ayaa balan qaaday in maamulka gobolka Banaadir uu la imaa doono qorshe magaalada lagu dhaafi karo biyaha oo fariista guryaha, wadooyinka iyo meel kasta oo godan. “Dadkeyga waxaan ku dhiirigelinayaa in qof kasta uu doorkiisa qaato, si dadkeena aan ugu adeegno, maamul degmo, shacab iyo qof kasta yaan loo kala harin samata bixinta iyo gurmadka dadkeena tabaaleysan,” ayuu yiri Madaale. Sidoo kale guddoomiye Madaale ayaa ka hadlay xaalada ay ku noolyihiin dadka deegaameystay daafaha Muqdisho oo ku jira guryo coosh ah oo roobka aan ka celi karin, wuxuuna codsaday in loo gurmado dadkaas. Goobo jardiimo ah oo dadku ku nastaan ayuu sheegay Madaale inay dhisi doonaan, jidadkana dhisi doonaan “Waxaan rabnaa inaan sameyno jardiimooyinkii dalkeenu uu lahaa jiray kuwo ka casrisan. Ugu dambeyntii Guddoomiye Madaale wuxuu u tacsiyeeyey dadkii ku hanti beelay dabkii xalay ka kacay suuqa weyn ee Xamarweyne, halkaas oo hanti badan ay ku gubatay. Hoos ka daawo The post Daawo: Madaale oo ka hadlay xaalad culus oo Muqdisho ka taagan appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shirka guddiga Amniga Qaran ayaa looga hadalay tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga caasimadda, dib u dhiska ciidamada, xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada iyo qorshaha Soomaaliya ee shir looga hadlayo amniga dalka oo ay wadajir u qabanayaan DFS, QM iyo Midowga Afrika. Guddiga Amniga Qaranka oo warbixin ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada ayaa ku ammaanay shacabka Soomaaliyeed sida ay ula shaqeynayaan laamaha amniga, iyadoo sidoo kale lagu dhiirrigeliyey ciidamada Booliska ee u tababaran sida Milatariga dadaalka habeen iyo maalinta ah ee ay u bixinayaan amniga caasimadda. Guddigu Amniga Qaranka ayaa sidoo kale bogaadiyay guulaha taariikhiga ah ee geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka ay ka soo hoyeen furimaha dagaalka, gaar ahaan xoreynta deegaanno badan oo ka tirsan Mudug, Galguduud, Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaana hoosta laga xariiqay abaabulka iyo dhammeystirka wajiga 1-aad ee howlgalka oo horseedaya in Al-Shabaab laga saaro deegaannada ay kaga harsan yihiin Hirshabeelle iyo Galmudug. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku adkeeyay kasoo qeybgalayaasha ahmiyadda dhameystirka gulufka Soomaaliya looga saarayo Shabaab, laguna adkaynayo qarannimada. Source: goobjoog.com
-
Ankara (Caasimada Online) – Turkiga ayaa dadaal ku bixin doona dib u dhiska kaabayaasha burburay, isbitaallada iyo iskuullada Qaza, haddii xabad joojin laga gaaro halkaas, madaxweyne Racep Tayyip Erdogan ayaa warbaahinta Turkiga maanta ka shaaciyey balan-qaadkaan. “Haddii xabbad joojin la gaaro, waxaan sameyn doonnaa wax kasta oo lagama maarmaan ah si aan kabasho uga samayno burburka ay geysatay Israa’iil,” ayuu Erdogan u sheegay suxufiyiinta. Madaxweynaha ayaa hadalkaan jeediyey isagoo ku jira diyaaradii uu kaga soo laabtay safar uu ku tagay Jarmalka, halkaasoo uu wadahadallo kula yeeshay madaxda Jarmalka. “Waxaan ku dadaali doonnaa dib-u-dhiska kaabayaasha burburay ee Qaza iyo dib-u-dhiska dugsiyadii burburay, isbitaallada, biyaha iyo tamarta,” ayaa lagu yiri war ay boggeeda ku baahisay baahisay A Haber. Horraantii todobaadkan Erdogan waxa uu ugu baaqay Ra’iisal Wasaare Benjamin Netanyahu in uu ku dhawaaqo in Israa’iil ay haysato hubka Nukliyeerka ah iyo in kale, wuxuuna arrintan ku soo noqday hadal uu u jeediyay suxufiyiinta, isaga oo ku baaqay in la baaro hubka Nukliyeerka ah ee halkaasi ka jira. Isku dayga in bukaanno badan laga raro isbitaalka al-Shifa waxay noqon doontaa “dhibaato aad u weyn” ayey tiri afhayeen u hadashay Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa tiri. Margaret Harris ayaa sheegtay in qaar badan oo ka mid ah bukaannada isbitaalka ku jira ay yihiin kuwa “aad u xanuunsan, dhaawacya daran qaba, ama dhallaanka yaryar ah, oo kaliya lau qaadi karo gaadiid dhab ah , oo aan lug lagu rari karin”. Waxay sheegtay, dhakhaatiirta al-Shifa waxay ogaayeen raridda bukaannada inaysan suurtagal ahayn “haddii uusan qof bixineynin ambalaas daryeel degdeg ah.” “Waxaan sidoo kale ku aragnaa Qaza in helitaanka sariiraha isbitaallada iyo adeegyadu ay sii yaraanayaan sida baahida ay kor ugu kacdo tirada aan suurtagal ahayn in wax laga qabto ee xaaladaha caadiga ah,” ayay tiri. Horaantii maanta wasaaradda caafimaadka ee Qaza oo ay maamusho Xamaas ayaa sheegtay in 120 bukaan ay weli ku jiraan Al-Shifa, oo ay la socdaan “tiro aan la cayimin” oo ah dhallaan dhicis ah. The post Madaxweynaha Turkiga oo balanqaad culus u sameeyey dadka reer Qaza appeared first on Caasimada Online.
-
Wanaagana aan Sheegno ….. Wiigan hadda ina dhaafay iyo kii ka horeeyey laba talaabo ayaa xaga saxda ah loo qaaday. Weliba waa laba arrimood oo markaad dhinac ka eegto iskaabaya. Wiigii hore bankiga dhexe ee uu hogaaminayo Dr Ali A Dahir ayaa ku guulaystay xakamaynta sarrifka ama xasilinta qiimaha shillinka isagoo ku shaqeeyey siyaasadii suuqa xorta. Lacagta shillinka ee suuqa siyaadada ku ahayd ayuu suuqa ka xareeyey iyadoo ay dadka qaarkii si kulul ugu doodayeen in dhanka kale wax loo wado oo lacag shillin ah la rabo in suuqa lagu soo qarqiyo. Balse madaxda bankigu jihadii saxda ahayd ayay u dhaqaaqeen oo waxay dalka ka badbaadiyeen qalalaase runtii sababi lahaa inay kumanaan danyar ahi ku waayaan ganacsigoodii sarrifka lacagaha. Waa arrin mudan in lagu bogaadiyo kooxdaa uu Dr Ali madaxa ka yahay. Talaabada kalee togan ayaa ah shirkan ay doraad yeesheen madaxda labada xisbi qaran ee Kulmiye iyo Waddani ee ay ku yeesheen madaxtooyada. Kulankan ayaan si wayn looga faalloonin iyadoo laga yaabo inay u sabab tahay kalsoonida lagu qabo geedi-socodka siyaasada dalka siiba kalsoonida dhallinyarada isticmaasha baraha bulshada ayaa hoos u dhacday baa la odhan karaa. Laakiin xaqiiqadu waxay tahay in kulankani uu miisaankiisa lahaa marka loo eego wadciga lagu jiro. Saddex dhinac marka laga eegaba muhiimada shirkan maaha mid la dhayalsan karo. 1. Dhanka siyaasada iyadoo ay soo dhowaatay mudada la filayo inay dalka doorasho mw ka qabsoonto. 2. Dhanka dhaqaalaha. Kulankani wuxuu saamayn togan ku yeelan karaa suuqyada ganacsiga iyadoo ay hantiilayaashu kalsooni dareemaan markay sidan oo kale jawi degan ku kulmaan madaxda labada xisbi ee dalka ugu waawayni iyadoo ay doorasho soo dhowdahay. Kalsoonida ganacsataduna waxay hadana taabanaysaa suuqyada uu kamidka yahay ka lacagta qalaad iyo sarrifka lacaguhu; ma jirayso lacagyo ay ganansatadu si xad-dhaafa dibeda ugu saaraan. 3. Beesha caalamka ayaa iyaguna kor u qaadaya kalsoonida ay ku qabaan geedi-socodka siyaasada isla markaana ay suuregal tahay inay halkii hore kasii wadaan taageeradii ay ka gaysan jireen geedi-socodka siyaasada. Taas macnaheedu maaha inay waxwaliba alraaydh inoo yihiin laakiin hadana rejadu maxuma. Waxyaabo wanaagsanina way jiraan. Qofkii dhex ahi waa inuu shillinka labadiisa dhinacba arki karaa. Rashiid Awraali Abdirashidaa@gmail.com Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah xildhibaanada BFS ee ka soo jeeda gobolka Hiiraan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka reer Beledweyne oo ay daadadka ku dhufteen Dadkii ku noolaa magaalada Beledweyne ayaa gebi ahaanba isaga qaxay magaalada oo ay harqiyeen biyo ka soo fatahay wabiga Shabeelle. Xildhibaanada oo mid mid ula hadlay warbaahinta ayaa dowladda federaalka iyo beesha caalamka ka codsaday in dadkii ka qaxay Beledweyne loo gurmado, maadaama ay ku jiraan nolol adag oo hantidoodii iyo hooygoodii ay biyo dhaafiyeen. Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre oo ka mid ahaa xildhibaanada hadlay ayaa yiri, “Waxaan codsanayaa waxii loogu talagalay dadkaas fatahaadu saameysay in gacantooda mid aan ahayn aysan ku dhicin.” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa yiri, “Dhibaato culus ayaa ka jirta gobalka Hiiraan, waxaana ku baaqeynaa in caawinteeda aan laga daalin.” Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla ayaa yiri “Waa in si deg deg ah kaalmo loo gaarsiiyo dadka maatada ah ee ku dhiban magalada Beledweyne oo fatahaad culus ay ku dhufatay.” Xildhibaan Caanoy oo isna goobta ka hadlay ayaa yiri ”Reer Beledweyne shantii sano ee lasoo dhaafay bax soo noqo ayey ku jireen ee waxaa markaan kadib la rabaa in xal deg deg ah loo helo.” Shiine Culeey oo ka mid ah qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa joogay goobtii lagu qabtay shirkaan jaraa’id ee looga hadlay xaaladda Beledweyne isagoo yiri “Reer Hiiraan guulaha lagu naaloonayo iygaa ka dambeyay dhibaatada fatahada waa inaan ku garab istaagnaa.” The post Xildhibaanada BF ee ka soo jeeda Hiiraan oo war culus soo saaray – Maxay dalbadeen? appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaranka. Shirkaas ayaa looga hadlay tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho oo si gaar ah loogu gorfeeyey shirkaan. Sidoo kale madaxda amniga qaranka waxay shirkaan uga hadleen dib u dhiska ciidamada qaranka oo hadda meel fiican soo gaartay. Arrimaha kale ee diiradda la saaray waxaa ka mid ah xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada iyo qorshaha Soomaaliya. Sidoo kale masuuliyiinta amniga qaranka Soomaaliya waxay shirkaan uga tashanayeen nooca warbixinta la hor geynayo shir ay dhawaan dowladda Soomaaliya la yeelan doonto Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika. Shirkaas waxaa looga hadlayaa amniga Soomaaliya, gaar ahaan hanaanka ay dowladda Soomaaliya ula wareegeyso amniga qaranka. Guddiga Amniga Qaranka oo warbixin ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada ayaa ku ammaanay shacabka Soomaaliyeed sida ay ula shaqeynayaan laamaha amniga. Sidoo kale waxaa lagu dhiirrigeliyey Ciidanka Booliska ee u tababaran sida Milatariga dadaalka habeen iyo maalinta ah ee ay u bixinayaan amniga caasimadda. Guddiga Amniga Qaranka ayaa bogaadiyay guulaha taariikhiga ah ee geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka ay ka soo hoyeen furimaha dagaalka, gaar ahaan xoreynta deegaanno badan oo ka tirsan Mudug, Galguduud, Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Sidoo kale, waxay adkeeyeen abaabulka iyo dhammeystirka wajiga 1-aad ee howlgalka oo horseedaya in laga sifeeyo Khawaarijta deegaannada ay kaga harsan yihiin Hirshabeelle iyo Galmudug. The post Sawirro: Xasan Sheekh oo shir guddoomiyey kulanka amniga qaranka oo looga hadlay afar qodob appeared first on Caasimada Online.
-
On October 7, ‘1400’—later revised to 1200 Israelis—were killed and more than 200 were taken as hostages by Hamas fighters in an unprecedented, highly coordinated attack. While targeting soldiers of an occupation is considered a fair game under international law, targeting civilians of any age is an act that is considered war crimes and crimes against humanity. Having said that, I will be remis if I don’t underscore the fact that some Israeli survivors who were interviewed by Israeli State Radio and Haaretz newspaper have contradicted certain aspect of the official narrative of mass execution. They shared eye-witness accounts confirming that some Israeli commanders on the ground has given the order to take out Hamas fighters together with their hostages by shelling houses to the ground. Source: Hiiraan Online
