-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo diiradda lagu saaray gurmadka dadka Soomaaliyeed ee ay daadadku saameeyeen. Sidoo kale, kulanka waxaa xalay aad loogu gorfeeyey wajiga labaad ee dagaalka kooxda Al-Shabaab oo lagu wado in dhawaan laga bilaabo deegaanada Jubbaland. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Golaha Wasiirrada Jubaland warbixin qoto-dheer ka siiyay howlaha horutabinta u leh Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaamiyo. Qodobada uu Xamza warbixintiisa isku dul-taagay waxaa ka mid ahaa qorsheyaasha ku aaddan wax ka qabashada isbeddelka Cimillada oo sabab u ah in dalkeennu u dhexeeyo abaaro iyo daadad. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay mashaariicda horumarineed ee Dowladda Federaalku u hayso dhammaan Dowlad Goboleedyada dalka, gaar ahaanna Jubbaland oo uu ka daah-furay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa golaha wasiirrada Jubbaland u sharaxay goobaha uu ka dhagax-dhigay tiro mashaariic ah, isagoo sheegay in kuwo kalena ay waddada kusoo jiraan. Ugu dambeynta Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray wasiir walba iyo masuul walba in uu kaalin muuqata ka qaato dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta ah. Xamza Cabdi Barre ayaa Kismaayo ka sheegay in dhawaan uu wajiga labaad ee dagaalka lagu ciribtirayo ka bilaaban doono Jubaland. The post Sawirro: Xamza oo golaha wasiirada Jubaland kala hadlay laba arrin oo xasaasi ah appeared first on Caasimada Online.
-
Rotterdam (Caasimada Online) – Munaasabad lagu qabtay Magaalada Rotterdam ee dalka Holland, ayna ka soo qeybgaleen xubno ka mid ah hormuudka Soomaalida ee dalkaasi ku dhaqan, ayaa taageero loogu muujiyay Xuseen Khadhiib oo doorasho ka dhacay Kemer-Antalya 30-kii Oktoobar ee sannadkan loogu doortay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Dalladda Ururada GalMudug ee Yurub ee magaceeda loo soo gaabiyo GEDAN 4-ta sanno ee soo socota. Munaasabadan oo ay soo qabanqaabiyeen Guddi uu horkacayay aqoonyahan Cali Yaxye ayaa dadkii ka hadlay waxaa ka mid ahaa; Guddoomiyaha & Guddoomiye ku-xigeenka dalladda FSAN Maxamed C/llaahi (Askari) & C/qaadir Cali (Nuune); Faadumo Faarax oo agaasime ka ah Hay’adda Hirda, Guddoomiyaha ururka Aasiya Ruqiyo Caddow, Zahra Siyaad Naaleeye oo madax ka ah waaxda arrimaha bulshada ee dalladda FSAN & xubno kale. Guddoomiyaha dalladda FSAN Maxamed C/llaahi (Askari) oo ka mid ahaa dadkii madasha ka hadlay wuxuu ku nuuxnuuxsaday inuu soo dhoweynayo doorashada Xuseen Khadhiib loo doortay hogaanka GEDAN, isaga oo ku tilmaamay Guddoomiyaha GEDAN shaqsi horay loo soo tijaabiyay waxtarkiisa. “Reer GalMudug waa dad astaan u ah Soomaalinimo, waxaa taas marqaati ka ah calanka GalMudug qeybta ugu badan waa qeybta buluuga ah, walaalkeey waxaan u rajeynayaa inuu ALLE ku asturo mas’uuliyadaas” Ayuu yiri Maxamed Askari. “Xuseen Khadhiib waa shaqsi howlkar ah, GalMudug way u baahneyd, waxaan u balanqaadayaa inaan la garab taaganahay hiil & hoo intaba” Ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenka FSAN C/qaadir Nuune. Faadumo Faarax oo madasha ka hadshay waxeey dhinaceeda sheegtay in kaalin weyn ay qaadan karaan qurba joogta haddii ay u soo jeestaan in ay dalka dib u dhiskiisa qeyb ka noqdaan. Guddoomiyaha ururka Aasiya Marwo Ruqiyo Caddow waxey sheegtay in Guddoomiyaha GEDAN inuu yahay shaqsi ku suntan howlkarnimo, waxeyna ugu hambalyeeysay xilka culus ee loo igmaday. HOOS KA DAAWO VIDOW-GA OO DHAMMEYSTIRAN: The post Soomaalida Netherlands oo taageeray guddoomiye cusub oo la doortay + Video appeared first on Caasimada Online.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa lagu soo warramayaa in haatan xaalad amaan ay soo wajahday, taas oo la xiriirta xiisada dagaal ee weli ka taagan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Guddoomiyaha oo laga soo duubay muuqaal qarsoodi ah “Off The Roccord” ayaa walaac xoogleh ka muujiyay xaaladda adag ee hadda lasoo daristay, sida laga dheehan karo Video-ga oo la duubay, xilli kulan la qaadanayay qaar kamid ah haweenka magaalada Garoowe. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa shaaca ka qaaday inuu wajahayo xaalad cabsi ah oo la xiriirta noloshiisa, taas oo ka dhalatay khilaafka doorashada maamulka Puntland. Sidoo kale waxa uu diray qaylo dhaan deg-deg ah, si wax looga qabto arrimaha soo kordhay iyo xaaladdiisa, maadaama uu ka cabanayo arrimo amaan. ”Nin maskiin ah oo reer Sanaag ah baan ahay 80 gaari oo tikniko ah baa dushayda saaran, mucaaradku haday i yimaddaan way i kaxaysan karaan” ayaa ka mid ahaa hadallada uu ugu cawday guddoomiyihiu haweenkii la kulmay. Guddoomiyaha oo sii hadalay ayaa sheegay in mucaaradka aysan u muuqaan guddiga doorashada iyo madaxtooyada, balse ay kaliya arkaan isaga, sida uu hadalka u dhigay. “Nimankii shaqada gacanta ku hayay umaysan tagin sida Guddiga doorashooyinka PEC iyo madaxtooyada aadi maayaan ee aniga keliya ayay i arkaan” ayuu ku sii yiri muqaalkan sida qorsoon looga duubay, kadibna lagu sii baahiyay baraha xiriirka ee bulshada. Si kastaba, hadalka iyo muuqaalka laga soo duubay guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland ayaa dhaliyay hadal heyn xoogan, waxayna dadku uga hadleen siyaabo kala duwan. Puntland ayaa haatan wajaheysa xaalada hubanti la’aan ah oo ka dhalatay muranka doorashooyinka oo ay weli isku hayaan madaxweyne Deni iyo xubnaha mucaaradka ah. The post Xog: Xaalad halis ah oo soo wajahday guddoomiyaha golaha wakiilada PUNTLAND appeared first on Caasimada Online.

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka wasaaradda horumarinta Khayraadka Biyaha mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa kulan la yeeshay hay’adaha Caalamiga iyo kuwa maxaliga ah ee wada shaqaynta la leh Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha. kulankan oo ahaa mid wadatashi waxaa lagu lafa guray mashaariicda Biyaha ee guud ahaan ka socda dalka iyo qorsha- hawleedka biyaha ee Sanadka 2024. Shirkan waxa kale oo ku weheliyay wasiirka agaasimaha guud ee Wasaaradda Eng Cabdiraxman Farax Belel iyo Agaasimaha Waaxda Qorshaynta. Wasiirka oo arrintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Waad ogtihiin in biyuhu yihiin waxa ugu horeeya ee nolosha bini’aadamka, isla markaana aanu sinaba uga maarmi karin, sidaasi darted biyuhu Qaranka iyo wasaaraddaba waxa ay u yihiin mudnaanta koobaad’’. Wasiirka wasaaradda Kheyraadka Biyaha Somaliland ayaa ugu baaqay dhammaan Hay’addaha la shaqeeya inay la yimaadaan qorshe cad oo ay kuwada shaqeeyaan kaasi oo uu sheegay uu wax wayn ka tari doono shaqooyinka iyo hawlaha qaranka iyo u adeegista Bulshada waxaanu yidhi “Waxaan rabba in aynu u wada shaqayso si leh mug iyo miisaan ay ku dheehan tahay aqoon iyo qorshe, waxan kale oo u baahan nahay in aan gaadhno dadka ay hayso biyo yaraatu ama biyaha hela, xigmada ugu weyn ee jirta waxa weeyi in aynu dadkii biyo siino inta aynu awoodno. Waxa qorshaheenu yahay in aynu isu nimaadnoo oo kawada hadalo, Qorshaha wasaaradda iyo ka hay’adduhu ka shaqeeyaan, waxa kale oo aan jecelahay in cidkasta garato masuuliyadeeda, oo xuduudaha ka dhaxeeya wasaaradda iyo hay’adduhu ay kuwada shaqeeyaan ay noqoto mid cad. Xeerka 2011 waxa uu koobaya masuuliyada wasaaradda biyuhu leedahay, hay’addaha si gooni gooni ah ayaanu ula kulmi doonaa, waxa aynu sameyn doona qorshe cusub iyo qaab aynu kuwada shaqaynayno, dhulka buuraha iyo togagu inagaga gudban yihiin masuuliyad ayaa innaga saaran, cidkasta oo hawlaha biyaha ka shaqaysa waxa qorshahayagu yahay in aanu sidhaw uwada shaqayno, goobaha ay rabbaan hay’adduhu inay ka fuliyaan mashaariic horumarineed waa in ay kala tashadaan wasaaradda biyaha’’. Qaran News
-
Wasiirka Diinta & Awqaafta oo la Kulmay Guddida dadka wanaaga u sheegta Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa Maanta Kullan la qaatay Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista Somaliland. Ugu Horeyn Waxa Kullankaa ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta waxaanu Sharaxaad ka bixiyey Ujeedka kullanka iyo Maraaxilkii kala suwanaa ee Guddida wanaag faristu soo-mareen ujeedooyinkii loo aas-aasay iyo Guulaha ay maanta gaadheen . Intaa kadib waxa Kullankaas ka hadlay Gudoomiyaha Guddida Wanaag Farista, waxaanu mas’uuliyiinta Wasaaradda uga mahad-naqay kullanka isbarashada ah iyo sida wanaagsan ee ay Wasaaraddu ugu soo dhoweeyeen. Isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu sharaxaad ka bixiyey qaab dhismeedka Guddida iyo weliba doorarka kala duwan ee ay ku leeyihiin Fidinta Diinta islaamka, La Dagaalanka Mukhaadaraadka iyo Dhisida Wacyiga Bulshada . Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo kulanka soo xidhay ayaa Guddida Wanaag farista uga mahad-naqay hawlaha shaqo ee ay Qaranka u hayaan iyo masuuliyada culus ee ka saaran wanaag farista iyo xumaan reebista isaga oo kula taliyey in ay Xoojiyaan wada shaqaynta dhexdooda si ay ugu guulaysataan hawl kasta oo ay qabanayaan. “Mashaakilaadka Jira waxa kaliya ee aynu kaga bixi karnaa waa Ku Dhaqanka Kitaabka ALLE iyo Sunnaha Rasuulkeen suuban صلى الله عليه وسلم “ Ayuu Yidhi Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland . Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Sheekh Aadan Madoobe oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa shir guddoomiyay kulan ay maanta isugu yimaadeen Guddiga Joogtada ah ee Golaha. Kulankan ayaa lagu dejiyey ajandeyaasha ugu horeeya ee kulamada Golaha Shacabka ee soo socda, maadaama hu dhawaan furmay kalfadhiga 4-aad ee golaha. Xubnaha guddiga ayaa si qota dheer uga dooday ajandeynta kulamada kalfadhigan 4-aad iyo shaqooyinka kale oo muhiim u ah Golaha Shacabka Soomaaliya. Ajandeyaasha sida weyn looga dooday waxaa ka mid ah kan wax ka bedelka dastuurka oo xukuumadda Soomaaliya ay qorsheyneyso in baarlamaanka la hor-geeyo inta lagu jiro kulamada ugu soo horeeya kalfadhigaan. Ajendaha lagu hor-gey doono baarlamaanka in wax laga bedelo qodobo ku jira dastuurka ayaa ah kan ugu adag shaqada hortaalla BFS, waxaana cirka isku shareertay diidmo culus oo xildhibaanada qaar ay ka qabaan qorshahaan. Xildhibaanada qaar ayaa sameystay kudlad ay kaga soo horjeedaan in baarlamaanka la marsiiyo qorshaha wax ka bedelka dastuurka, halka xukuumaddu ay olole xoog leh ugu jirto, sidii baarlamaanka loo marsiin lahaa qorshahaan. Qorshaha cusub ee wax looga bedelayo dastuurka ayaa dhigaya in dalka laga hirgeliyo nidaam madaxtooyo oo madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen ah, waxaana meesha laga saarayaa kursiga ra’iisul wasaaraha. Sidoo kale, labo xisbi siyaasadeed oo kaliya ayaa lagu soo koobayaa talada dalka, halka muddo xileedka hey’adaha dastuuriga ah ee dowladda uu noqonayo shan sano, hadii ay dowladda Xasan Sheekh ku guuleysato inay baarlamaanka mariso heshiiskaan. Qorshahaan waa heshiis ka soo baxay shirkii ugu dambeeyey ee golaha wadatashiga qaranka, waxaana xusid mudan in Puntland aysan metelaad ku laheyn shirkaas, maadaama Madaxweyne Deni uu mar hore ka baxay golaha wadatashiga qaranka oo ka kooban madaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada. The post Golaha Shacabka oo guda galay qorshe uu wato madaxweyne Xasan Sheekh appeared first on Caasimada Online.

Xarardheere (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan ku deegaanka ee hubka u qaatay inay la dagaalamaan kooxda Al-Shabaab ayaa galabta dilay madaxii maaliyadda ee Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Mudug. Axmed Cabdullahi Cali oo loo aqoon jiray Nadaara ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan, waxaana laga furtay mooto uu watay iyo qori AK47 ah. Ninkaan oo caan ka ahaa gobolka waxaa dilay macawiisley ka baxday degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, waxaana lagu dilay deegaan lagu magacaabo Carfuuda oo hoos taga Xarardheere. Carfuuda oo howlgalkaan uu ka dhacay ayaa 35 KM u jirta deegaan muhiim ah oo lagu magacaabo Dabagalo, kaas oo ka mid ah deegaanada koonfurta gobolka Mudug ee kooxda Al-Shabaab ay weli maamusho. Ninkaan waxaa laga soo furtay 100 neef oo Geel iyo Ari isugu jirta, kuwaas oo dadka deegaanka uu ka uruuriyey, waxaana ciidamada ka baxsaday dagaalamayaal kale oo sarkaalkaan ilaalo u ahaa. Sidoo kale, ciidamadu waxay soo bandhigeen boonooyin uu dadka ganacsatada ah ninkaani uga qaadanayey lacago baad ah, waxaana howlgalka lagu dilay fududeeyey dad uu xoolo ka dhacay oo deegaanka Carfuuda ku nool. Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka howlgalkaas fuliyey ayaa Caasimada Online u sheegay in dhankooda uusan wax khasaare ah ka soo gaarin howlgalkaan. Sidoo kale waxay saraakiishu sheegeen inay sii baacsanayaan dagaalamayaal ka tirsan kooxda oo ninka la dilay la socday, kuwaas oo ka baxsaday ciidanka. The post Sawirro: Sida loo fuliyey howlgal lagu dilay madaxii maaliyada Shabaab ee Mudug appeared first on Caasimada Online.

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo wareysi cusub bixiyay ayaa ka hadlay khilaafka maamulkiisa kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya. Saciid Deni oo u waramay Hanoolaato ayaa waxa uu marka hore meesha ka saaray in gebi ahaanba meesha ka baxday wada-shaqeyntii Puntland iyo dowladda dhexe, taasi oo si weyn u faaftay kadib markii Puntland ay kal hore sheegtay inay u dhaqmeyso sidii dowlad madax-banaan oo kale. Waxa uu xaqiijiyay in wada-shaqeynta dowladda dhexe iyo maamulka aysan si toos ah u kala go’in, hase yeeshe ay dowladda Muqdisho isku hayaan arrimo masiiri ah oo ay tahay in loo maro waddo saxan, sida uu hadalka u dhigay. “Dowladda federaalka ah iyo dowlad-goboleedka Puntland wada-shaqeyn kala la’aan ah kala go’ ah majirto, waa la wada shaqeeya, laakiin qawaaniinta iyo arrimaha qaarkood waa isku diidan yihiin. Hal ku dal gal ayuu leeyahay, hawada dowladda dhexe ayaa maamusha, oo immigration-ka halkan ku yaalla dowladda dhexe ayuu hoostaga, diyaaradaha imanaya iyaga ayaa soo siiya ogolaanshaha,” ayuu yiri madaxweyne Saciid Deni. Sidoo kale waxa uu sheegay in shirarkii Golaha Wadatashiga Qarank uu uga baaqday kadib markii ay u cuntami weysay sida uu madaxweyne Xasan wax u wado, oo uu tilmaamay in uu deg deg badan ka muuqdo. “Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu la yimid mission aad u weyn oo ah in dhowr billood lagu xaliyo wixii taagna oo dhan, annagana runtii waxay nagu noqotay arrin qariib ah, waxaan maleynaynay in dowladda marka ugu horeyso in ka horreeyaan arrimaha amniga iyo arrimaha isfahmka dowladnimada iyo waxyaabo badan,” ayuu yiri. Waxa uu intaas kusii daray “Waxaa noo soo baxday in la rabo in muddo kooban lagu soo afmeero wixii oo dhan sida Dastuurka, iyada oo laga galin dooddo badan iyo isqancin fara badan. Markii dambe waxaa noo muuqatay in meel maalin kasta la fadhiyo oo shaqo lagu qabaneyn oo dood rasmi ah aysan dhaceyn annagana xaalad adag ayaa ku jirnay markaa hakin ayaa ku sameynay.” Si kastaba, Saciid Deni ayaa hadda wajahaya culeyskii ugu xooggana oo gudaha ah, ayada oo mucaaradka uu dhawaan soo saaray jadwal doorasho oo ka gedisan midka guddiga doorashooyinka Puntland, iyada oo mucaaradka uu rabo inay ku qabsoomto hanaankii hore ee ku yimaadeen madaxda hadda joogta, halka Deni uu rabo taasi beddelkeeda. The post Saciid DENI ‘oo meesha ka saaray’ arrin faaftay oo la xiriirta khilaafka dowladda appeared first on Caasimada Online.

Waxaa maanta caasimadda Muqdisho lagu soo gabogabeeyay shir labo maalin socday ee Golaha Dhaqaalaha Qaran kaas oo lagu soo bandhigay “Qorshe Howleedka aragtida horumarka qaran ee qarni jirsiga Soomaaliya ee 2060”. Kulanka ayaa waxaa daahfuray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyada oo ay kasoo qeybgaleen Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka mudane Saalax Jaamac, golaha xukuumadda, kuwa dhaqaalaha qaranka, iyo mas’uuliyiin kala duwan, loogana hadlay ujeedada shirka, horumarka dhaqaale, xasilloonida Soomaaliyeed iyo Hiigsiga Soomaaliya ee 2080-ka. Shirka inta uu socday waxaa lagu soo bandhigay aragtiyo, cilmi baarisyo iyo hiigsi laga soo uruuriyay qeybaha bulshada, kaas oo lajaanqaadi kara qorshaha qaranka. Waxaa jawaabo loo raadiyay sababta loogu baahanyahay aragtida qarni jirsiga Soomaaliya iyada oo lajaanqaadayo qorsheyaasha hadda socda, wejida ay tahay in ay yeelato aragtida dhaqaale ee qarni jirsiga, caqabadaha iman kara iyo sida looga kabanayo. Waxaa kale oo la isdul istaagay horumarrada dhaqan, dhaqaale iyo bulsho ee Soomaaliya iyada oo xoogga la saarayo daraasado isbarbardhig ah oo dalalka caalamka ah. Howshan oo hadda bilow ah ayaa lagu wadaa in golaha dhaqaalaha qaranka oo arrintan hormuud ka ah ay sii wadaan, si ugu dambeyn loo gaaro aragti sax ah oo dhaqaale taasi oo ay isbadal horseedi karta 2060-ka. Source: goobjoog.com
-
Dallada ay ku midaysan yihiin siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee Puntland ayaa ka horyimid guddi qaabilsan wada-hadalka arrimaha doorashooyinka oo uu xalay magacaabay madaxweyne Deni. War-saxaafadeed ka soo baxay dallada Mucaaridka ayaa lagu caddeeyay in ay diyaar u yihiin wada-hadal dhab ah oo ku saabsan hirgelinta doorasho hufan oo nabdoon kuna dhacda wakhtigeeda 8 Jan 2024. Mucaaridka ayaa ku tilmaamay guddiga uu magacaabay madaxweyne Deni mid lagu xagal-daacinayo dadaallada ay hormuudka u yihiin odayaasha dhaqanka SSC-khaatumo si uu u sameeyo mudda kororsi sharci-darro ah. Dallada Mucaaridka ayaa sidoo kale ku baaqay in fursad la siiyo dadaallada nabad raadinta oo ay wadaan odayaasha dhaqanka SSC si loo dejiyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan muranka arrimaha doorashada islamarkaana aan laga hor dhicin dadaalkaasi. PUNTLAND POST The post Mucaaridka Puntland oo ka horyimid guddi loo magacaabay wada-hadalka arrimaha doorashooyinka appeared first on Puntland Post.
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya ayaa kormeer ku tahay goobaha ay ku sugan yihiin dadka ka soo barakacay roobabka iyo daadadka ka jira deegaannada Jubaland ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo, si ay ula arkaan baaxadda dhibaatada ay daadadku geysteen. Ra’iisul Wasaaraha Xamse ayaa uga mahadceliyey Danjireyaasha dalalka Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada Midoobey sida degdegga ah ee ay ku soo gaareen deegaanka oo uu ugu yeeray Jubbaland ay ay u arkaan xaalad adag ee ka jirtaa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sharaxay in mid ka xanuun badan dhibaatadan iyo duruuftan ay la nool yihiin kumannaan qoys oo wali ku go’doonsan dhulka daadadku ay xireen, kuwaas oo u baahan samatabixin degdeg ah. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku bogaadiyey dowlad goboleedka Jubaland gurmadka ay u fidiyeen dadka soo barakacay iyo dhulka ay u qorsheeyeen, waxa uuna xusay in baaxadda dhibaatada dadka soo gaartay ay ka xoog badan tahay awoodaha maxalliga ah, isagoo ugu baaqay Beesha Caalamka in ay doorkooda ka qaataan gurmadka iyo samatabixinta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqashada kaddib, kulan la qaatay Safiirrada Turkiga, Shiinaha, Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya iyo hey’adaha gargaarka oo Khadka fogaan aragga uga qeyb galay, si wadajir loogu istaago gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka. Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay labo kamid ah odayaashii ugu waa weynaa ee kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa aagga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Odayaashan oo lagu kala macagaacabo Axmed Cali Gadaf iyo Cali Xasan Geeddi ayaa isku soo dhiibay hay’adaha ammaanka ee dowladda, iyaga oo kasoo goostay kooxda Shabaab. Labadan oday dhaqameed ayaa u dhexeyn jiray Al-Shabaab iyo shacabka, waxayna sidoo kale ay uruuri jireen lacagaha ay rabto kooxda iyo ciidamada ay ka doonayaan deegaanka. “Annaga waxaan ahayn odayaal dhaqameed oo Shabaabka iyo dadka u dhexeeya xoolo waa naloo diraa, ciidamo waa naloo diraa waana ka keeni jiray dadka ” ayuu yiri Geeddi. Sidoo kale Axmed Cali Gadaf oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay inuu ka howlgeli jiray deegaanka Cowswayne oo dhawaan uun lagu laayay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed, kadib weerar ay kusoo qaadeen Al-Shabaab, wuxuuna sheegay inuu ximli waayey dhibaatooyinka ay haatan wajaheyso kooxda, uuna sidaas uga soo tegay. “Waxaan kasoo kacay oon ka imid degmada Ceeldheer, meel ka tirsan oo la yiraahdo Cowswayne, waxaana uga soo tegay Nabadoon u dhexeeya nimanka meesha jooga oo Shabaab ah iyo shacabka ayaan ahaay, waxaana ogaaday inaanan xamili karin arrintaas, waxaan go’aansaday inaan kasoo tago oo isku soo dhiibo dowladda” ayuu yiiri Gadaf. Waxaa kale oo uu yiri “Haddii aan Xamar imid waxaan la xiriira mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, waana la ii geeyay dowladda gacanta la ii geliyay, mana la kulmin dhibaato”. Ugu dambeyn wuxuu farriin u diray odayaasha kale ee weli jira Al-Shabaab, isaga oo ugu baaqay inay isaga soo baxaan, iskuna soo dhibaan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. “Waxaan anigu arkay inay ila arkaan ayaan rabaa wixii iga dambeeya, aniguna soo dhaweyn ayaan arkay iyo dowladnimo” ayuu mar kale yiri Nabadoon Gadaf. The post Daawo: Odoyaashii ugu waa waynaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda appeared first on Caasimada Online.

Mogadishu (HOL) - Jaantus, a nonprofit media startup dedicated to promoting data journalism in Somalia, has concluded its second annual budget reporting workshop for journalists. Source: Hiiraan Online
-
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Go’aanka Ka Soo Baxay Shirkii Beelaha East Burco Clan London,(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay soo saareen beelaha East Burco Clan. Guddoomiyuhu wuxuu sidaas ku sheegay qoraal uu soo saaray oo u qornaa sidan:- “Waxa aan bogaadinayaa go’aannada ka soo baxay shirka TALO-WADAAG ee beelaha East Burco Clan uga socday magaalada Burco, kuwaas oo aan u arko inay horseedi karaan nabad waarta oo dhexmarta dadka deegaanka, kana qayb qaadata xasilloonida guud ee mandaqadda Geeska. Si gaar ah, waxaan ku bogaadinayaa waxgaradka iyo aqoonyahanka beesha East Burco Clan in ay guddoonsadeen nabadda iyo difaaca deegaannadooda iyo inay caddeeyeen in aanay cidna weerar ku ahayn. Qof kasta iyo deegaan kastana nabad iyo wada-noolaansho ayaa u dan ah. Ugu dambayn, waxa aan soo dhaweynayaa baaqa uu shirka Talo-wadaag ka soo saaray dhammaystirka xeerka doorashooyinka, si aynnu uga baaqsano xasillooni-darro siyaasadeed oo cusub.” Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta xiran inta badan goobaha ganacsiga ee ku yaalla Waddada Jaale Siyaad ee dhex-marta degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, kadib amaro kala duwan oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab. Sida ay ogaatay Caasimada Online waxaa xiran goobaha ganacsiga ee ku yaallaya xaafadda Mac-mcaanka, Tabakaanyo Madow, Nuur Adduunyo illaa isgoyska Xoosh ee dgemadaasi. Qaar kamid ah ganacsatada oo la hadlay Shabelle Tv ayaa ka warbixiyay sababta rasmiga ah ee ka dambeysa, waxayna sheegeen in dowladda Soomaaliya, gaar ahaan Taliska NISA uu kusoo rogay amar ah in Kaamirooyinka qarsoon ee CCTV ay ku xiraan goobahooda ganacsi, sidaas oo kalena ay digniin kasoo gaartay Al-Shabaab oo diidan Kaamirooyinkaasi. “Aad ayaan uga xunahay labada dhinac waxay na leeyihiin kan fur, kana xir marka dhibaato weyn ayaan ku qabnaa labada dhinac” ayuu yiri mid kamid ah ganacstada. Sidoo kale wiil kale oo kamid ganacsatada ku dhaqan degmada Dharkenley oo ka hadlay arrintan ayaa shaaca ka qaaday in muddada loo qabtay inay ku xiraan Kaamirooyinka ay dhammaatay, ciidamada ammaankana ay bilaabeen inay xir-xiraan ganacsatada. “Maanta degmada Dharkenley waa lagu yaaban yahay digniin horana waa la bixiyay, intii aan sugeynana waqtigii waa lasoo gaabiyay waa naloo imaaday, waana la xiroowaaa ganacstada” ayuu isna yiri wiil kale oo dhalinyaro ah, kana mid ah ganacsatada. Waxaa kale oo uu intaasi ku daray in amarkan ay kala kulmeen caqabad weyn, maadaama la siiyay waqti kooban, Kaamirada ay u baahan tahay in lasoo gado, kadibna la xiro. “Sababta waxaa waayay waxaa la dhahowaa Kaamiro hala xiro, taasna waxay nagu noqotay caqabad, waayo saaka wax dukaan ah oo furan malaha” ayuu sii raaciyay. Sidoo kale wuxuu yiri “Kaamirada fursad ayay u baahan tahay iska xir laguma xiri karo lacag ayay u baahan tahay shaqo ayay u baahan tahay kadib xiris ayay u baahan tahay wax fududna maaha”. Amarkan kasoo baxay dowladda ee ah in Kaamirooyin lagu xiro goobaha ganacsi ee ku yaalla laamiyada ayaa inta badan ka dhaqan-galay degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana sababta lagu sheegay in lagula soconayo dhaq-dhaqaaqa amniga caasimada. The post Ganacsiyadii Dharkenley oo u xiran amaro kasoo kala baxay DF iyo Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa geeyey Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya goobaha ay ku sugan yihiin dadka ka soo barakacay roobabka iyo daadadka ka jira deegaannada Jubaland ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo, si ay ula arkaan baaxadda dhibaatada ay daadadku geysteen. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Danjireyaasha dalalka Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada Midoobey sida degdegga ah ee ay ku soo gaareen deegaanka oo uu ugu yeeray. Waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaaruhu in mid ka xanuun badan dhibaatadan iyo duruuftan ay la nool yihiin kumannaan qoys oo wali ku go’doonsan dhulka daadadku ay xireen, kuwaas oo u baahan samatabixin degdeg ah. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku bogaadiyey dowlad goboleedka Jubaland gurmadka ay u fidiyeen dadka soo barakacay iyo dhulka ay u qorsheeyeen, waxa uuna xusay in baaxadda dhibaatada dadka soo gaartay ay ka xoog badan tahay awoodaha maxalliga ah, isagoo ugu baaqay Beesha Caalamka in ay doorkooda ka qaataan gurmadka iyo samatabixinta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqashada kaddib, kulan la qaatay Safiirrada Turkiga, Shiinaha, Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya iyo hey’adaha gargaarka oo Khadka fogaan aragga uga qeyb galay, si wadajir loogu istaago gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka. PUNTLAND POST The post Ra’iisul wasaare Xamsa iyo qaar kamid ah Safiirada Caalamka oo booqday dadka ku bara-kacay daadadka Jubaland appeared first on Puntland Post.
-
CAPE TOWN, South Africa, November 28, 2023/ — The U.S. Commercial Service and the African Development Bank (www.AfDB.org) have announced a new strategic collaboration in a move to drive digital transformation across Africa. Unveiled on the sidelines of the Africa Tech Festival held in Cape Town, South Africa, this collaboration paves the way for a series of dialogues on how U.S. digital innovation can support development goals across Africa. The discussions will focus on key themes such as embracing new technologies, improving internet access, enhancing skills, and creating a regulatory environment conducive to innovation. Both parties will explore how African governments can collaborate with American technology firms to grow their economies and how U.S. businesses can tap into new opportunities in Africa’s emerging markets. Ashley Ndir, senior U.S. Commercial Liaison to the African Development Bank, emphasized, “We are at a turning point in Africa’s technological advancement. By bridging insights from the U.S. private sector with Africa’s vibrant markets, we aim to drive innovation and economic growth. This partnership is a testament to that mission.” Head of ICT Operations Nicholas Williams from the African Development Bank said, “Africa has made significant investments in pivotal infrastructure and policy enhancements to create an innovative digital economy. As Africa’s premier development finance institution, the African Development Bank will help push Africa’s digital boundaries even further by forging strategic relations, building on historical investments and, more importantly, tapping into the energy of our young population, who are digital natives. We value the insights that the U.S. private sector may bring.” The initiative builds on the African Development Bank’s $2 billion investment in digital infrastructure, which includes regional and national broadband development, creating favourable policy environments for private sector investments, scaling digital skills, and nurturing innovative enterprises. The Bank’s efforts have reduced the cost of internet access, enhanced digital literacy, and fostered a conducive business and policy environment. It will also benefit from the U.S. Commercial Service’s experience in fostering international trade. This collaboration promises to champion the digital transformation in Africa, aiming for a future where technology empowers growth and prosperity. With this partnership, both the U.S. Commercial Service and the African Development Bank reaffirm their commitment to not only elevate digital capabilities in Africa but also to ensure that the continent’s potential is fully realized in the digital era. Qaran News
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay qeybaha bulshada rayidka sida; dhallinyarada, aqoonyahanka iyo hormuud kale. Madaxweyne Xasan ayaa uga warbixiyey qeybaha uu la kulmay arrimaha uu muudnaanta siinayo, kuwaas oo ay ugu horreyso xoojinta fursadaha shaqada, kobcinta dakhliga, yareeynta saboolnimada, Ciribtirka Al-shabaab ,dhammeystirka dastuurka iyo xaqiijinta hiigsiga Soomaali heshiis ah, isagoo ku ammaanay dhallinyarada Soomaaliyeed sida ay uga go’an tahay difaaca dalka iyo xoojinta dowladnimada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si gaar ah u dul istaagay fursadaha ugu jira dhallinyarada Soomaaliyeed ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika, waxa uuna ka rajeeyey in ay si mug leh uga dhex muuqan doonaan Dalladan, maadaama dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku tilmaaman yihiin hal-abuur, firfircooni iyo adkaysi. Dhankooda, Haldoorka uu la kulmay Madaxweynuhu ayaa soo bandhigay aragtida ay ka qabaan arrimaha qaran ee uu la wadaagay Madaxweynaha Jamhuuriyaddu, iyagoo xusay ahmiyadda ay u leedahay dalkeenna in la dhammeystiro dastuurka, xoreynta deegaannada, qaadista cunaqabateynta hubka, deyn cafinta iyo dib u dhiska ciidamada. Source: goobjoog.com