Mastermind

Nomads
  • Content Count

    588
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Mastermind

  1. Well, she has got everything to do with Somalia. Donald Trump was trashing Somalia because of her what is stopping Saudi Arabia to do the same? Also, her selling point that took her to the congress was that she is former refugee from Somalia. Notwithstanding that she was elected from a constituent that have large Somali population. Therefore Somali name and her is inseparable.
  2. She has got her priorities wrong. Why must she drag herself and her community into picking a fight with Saudi Arabia, I wonder? I think all she want is to prove that she is not only ant-Israel but she is also anti-Saudi. It is self promotion if you ask me. Saudi Arabia knows that she is from Somalia and will punish poor Somali people who are there to earn a living. They will also cut any aid to the Somali government. That is how these gulf countries react to things.
  3. Maseerkii baa biloowday kkkkkk Dani iyo Muuse waaba gartood oo wadanka waligood kama bixin oo waxaa la orankaraa xoroyatul qawlka waxa uu yahay sifiican umayaqaanaan, maxaad ku fasirikarttin ninka Farmaajo aad la dhacsantihiin oo 40ka sano joogay Maraykanka oo wariyaasha, siyaasiyiiynta iyo cid walba oo kasoo horjeeda xirayay iyagoo wax eed ah aan lagu soo oogin? Kabadaran oo waxa uu dhiibay muwaadin wadanka kale isagoo marin wax maxkamad ah ama process ah? Kabadaran oo waa isagii xabad noolnool liqsiiyay mudaharaad nabdoon oo ilaa iyo hada laga baryayo?
  4. Kkkk Tanoo kaloo baa la dhahaa taageero indho la'aan ah iyo waxaan jeclahay hasocdaan kkkk. Gedo Jubaland bay katirsanayd oo Giudoomiyaasha degmo iyo kuwa gobolba ay joogeen Garbahaaray iyo magaalooyinka kaloo dhan ilaa uu Farmaajo balaayo dhexdhigay oo uu kasoo buuxiyay ciidamo. Marka waxaad sheegaysid wax sal iyo raad leh ma aha ee taariikhda soo baro. Gedo Dhibaato Farmaajo aan ahayn kama jirto maalintuu qulqulo baa ugu dambayn dhib InshaaAllah. kkkk Abdi Xaashi oo waligiis ku adkaa midnimada umada Soomaaliyeed waligiis kala goyn aan u oleolayn hadii aan la aamini karin ma waxaa la aamini karaa ninkii markuu boos kasoo waayay Somaliland halkaan usoo shaqo doontay. Wax kaa cadaad xun oo kaa qabyaaladaysan ma arkin kkkkkk.
  5. Gedo waxay katirsantahay Jubaland, sax? Marka waxaa lagu heshiiyay in maamul walba labo magaalo ku qabto doorashada. Galmudug: Dh'Mareeb & Galkacyo, Puntland: Garowe & Bosaso, KoonfurGalbeed: Baydhabic& Baraawe, Jubaland: Kismayo & Garbaharey. Marka maxaa kugaara Jubaland oo kuwa kale u ogalaanaya inay doorasho labo meel ku qabtaan iyagana hal meel? Mida Somaliland yaa Khadar Guled siiyay awooda isagu uu kusoo xulayo gudiga Somalilad oo Cabdi Xaashi oo kasareeya kana muwaadinsan kanawayn uddiday? Bal iisheeg adoo xaq uhadlaya?
  6. Hadii Khadar Ina Habar Yohn iyo ninka uu ku hoos dhuumamayo layiri doorasho xor iyo xalaala gala ma wadankaa wax laga ba'ashay? Nin kawadanisan oo daacadsan Abdi Haashi majiro waxa ordaya isagana marabtid qabyaalad hoose awgeed. Maxaad ka hadli marka.
  7. Waa runtaa? Xisaabta ma taqaanaa horta mise waxaagu waa indho la'aanta aad ku taageertid Farmajo. If we go by those UN statistics ( which I doubt is correct anyway), 52% of the Somali population live north of Hiiraan. If I include Shabellaha hoose that figure rises to 56%. This Galbeedi guy is claiming 70% live in South of Balcad kkkkkk. Somalidu waxay tiraahdaa hadaad been sheegaysid been run u eg sheeg kkkkkk.
  8. 70%? Kkkkk. Waxaas bay isugu sheekeeyaan. Hadii ay badanyihiin maxaa loo arki waayey? Meeye? Shabelle Hoose is very small gobol that consist small villages. The rest except Jubbada House cidba ma joogto waa duur cidla and couple of villages here and there.
  9. Markaas maxaa dhacay Kacaankii barakaysnaa dabaduu ritay hoosta iska daaye .
  10. Tillamook midkaan Saalax ha isku wareerin. Waa mid qabyaalad hoose oon habar v habar la xanuunsan. Midkaan reer Baydhaboodka ah hada maba fiyooba caay buu ku waashay . Bal inta topic uu iska daba furayo day kkkkk. Walle Dr. Dani dadkii waa waaalay.
  11. Banaabax for the illegitimate president is banned and subject to 10 years jail
  12. Kkkkk sidii naag maseersan baa loo dhaqmayaa!!! What is got to do us with Bababita Mahuguga Maharaga meeting an arab king of another country?? The cheerleaders of the illegitimate president have been beating the drums of Kenya this UAE that and no one is buying it. Sxb you are not more Somali than others, the main issue is domestic. The man you cheerleading want to hijack and steal election as he did in Bay &Bakol, Hirshabelle and Galmudug. So deal with the issue on hand and no distraction be it crying fake external interference will be accepted.
  13. Literally, everything he was saying when he was a candidate he has done the opposite. He even blames the government of the time for crying foul for external interference .
  14. As usual when Somali leaders become desperate they blame their incompetence on external interference, when really the problem squarely lies with them.
  15. Lol who speaks for Puntland? Ciyaalka internetka ku wareeray miyaa? The Puntland interest does not lie in supporting a dictatorship and incompetent illegitimate resident of villa Somalia. Now the ball is in the hands of Mr. Illegitimate president to meet the demands of the Dowlada Puntland or else go ahead with elections without Puntland & Co and crown himself as president. Puntland and allies will go ahead and elect a president in Kismayo. Let the game begin.
  16. Dubbe baa dhawaaqay miyaa kkkkk. Kan booskiisa waa ceshtay.
  17. Don't expect any answers because as a cheer leader you are not suppose to question or use reason. Just follow the leader. The problem is their leader is Farmaajo who can not solve the problem of a small village called Garbaharey in a barren region called Gedo.
  18. Lol Three cheer leaders comforting each other on lies, insults and Youtubers!!!! Desperate times iga dheh!!!
  19. So why he did not give them the PM position all these years ago? Did they all over sudden became the movers and shakers of the South?
  20. So in your own words, you support a president that want to hijack elections???
  21. Let's remind our Farmajo cheerleaders that Kenya/Somalia dispute over maritime and other issues existed well before he became president. The previous government led by Hassan Sheikh stood up to Kenyans and brushed them aside. At the time Farmajo was lambasting the Somali government for distracting the masses from their incompetence and lack of leadership from the comfort of his hotel in Nairobi. Now he is using the same tactics to drum up fake nationalism to win support and ultimately election. So the question to our cheerleaders is was he wrong then or now?
  22. You might be interested in this house and similar ones in Bosaso, Somalia.
  23. If he insists the other Misharixiin will gather some people and name an interim government. It is anarchy all over again and thanks to Farmajo's useless governance.