Mastermind

Nomads
  • Content Count

    588
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Mastermind

  1. Horseed Media oo kashiftey xilliga la duubay Muuqaalkii Dubbe. posted Horseed Staff ShareTweet Maalintii shalay waxaa natiijo la’aan ku soo dhamaadey shirkii dhamaystirka taabo gelinta doorashooyinka baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo kulankiisu qaatey Sabti, Axad iyo Arbaco, waxaana uu hakad galay labo maalmood. Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda xil-gaarsiineed Cismaan Dubbe ayaa maalintii shalay soo saarey muuqaal uu ku sheegayo in shirku fashilmey, isla markaana eedeeyey Madaxweynayaasha Dowladaha Puntland iyo Jubaland kuna tilmaamey in aysan doorasho dooneyn. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo waraysi siiyey VOA ayaa nasiib darro ku tilmaamey iyaga oo bil u fadhiey Muqdisho xal Soomaaliyeed in warka caynkaas ah Dowladda xilkeedi dhamaadey ka soo yeero, wuxuu sheegay in Muuqaalka Dubbe la duubey mar hore, isaga oo soo xigtey dharka uu shalay shirka ku joogey iyo kan marka muuqaalka la duubey ayba labo kal ahaayeen. Warbaahinta Horseed Media ayaa iyada oo ka duuleysa arrintaas waxay baaritaan ku samaysey xiliga la duubey Muuqaalka Wasiir Dubbe. Sida la wada og yahay shirku waxa uu furmey 03 Abril 2021 xerada Afisiyoone, maalintaas wax war ah kama soo bixin waxaana uu u badnaa shirku mid wada hadalka lagu bilaabaayey. Maalintii ku xigtey ee 04 Abril 2021 ayaa shirka dib loogu soo laabtey gelinkii danbe ee maalintaas, ayaa weriyaasha la shaqeeya Villa Somalia dabaceen in Shirkii burburey oo Madaxweyanayaasha Puntland iyo Jubaland ay shirka ka baxeen kadib markii shuruudahoodi la aqbali waayey, waxaa arintaas beeniyey Madaxtooyada Puntland, waxaana ay sheegeen in shirku dib u bilaaban doono 06 Abril 2021 maalin wadatashi ah la galay taas oo uu codsadey Madaxweynaha Galmudug. Arrintas ayaa muujineysa in Villa Somalia markii horeba dooneysey in shirku uu burburo, sida ay xogta hoose ugu gudbisey Weriyaasha ku xiran. Kadib markii Weriyaasha ku xiran Villa Somalia ay baahiyeen warka sheegaya in Shirkii Burburey oo ay ka baxeen labada Madaxweyne ee Puntland iyo Jubaland, waxaa i soo baxay qoraal kooban oo UNSOM soo saartey laguna dhiirigelinaayo shirku sii socdo, iyada oo maalin kadibna ay soo saareen qoraal wadajir ah oo ay u dhan yihiin dhamaan Wakiilada Beesha Caalamka. Cismaan Abokor Dubbe waxa uu gelinkii danbe ee Axadda 04/04/2021 ka qaybgalay shir ka dhacay Hotel Decale ee xayndaabka Xalane, kaas oo lagu dooranaayey Hoggaanka Wakiilada Duulimaadka iyo Dalxiiska, kadib markii uu shirkaas dhamaadey waxa isaga oo aan iska beddelin isla muuqaalkii uu kaga qaybgalay shirkaas sida Suudhka, Shaarka, Qoorxirka, Afxirka iyo koofiyadda Eeshiyaanka uu tegey Xerada Afisiyoone halkaas oo uu ku duubey muuqaalka la siidaayey shalay, marka la tixraaco warka ay faafiyeen weriyaasha sida tooska ah ugu xiran isaga iyo Villa Somalia 04/04/2021 ee ahayd in shirku burbrey, waxaa Dowladda ula muuqatey in dib loo dhigo baahinta muuqaalkaas, taas oo lala sugey maalinta shirku dib u bilowdey, kadib markii Puntland baahisey in shirku wadatashi maalin ah galay. Dhanka farsamada iyo aqoonta Tiknoolajiyadda Video-kasta waxa uu lee yahay wax loo yaqaan METADATA taas oo sheegta xiliga la duubey, aalada la isticmaaley marka la duubey, waana nidaam ay isticmaalaan khubaradu marka la doonaayo VIDEO lagu sameeyo Analysis, khabiir dhanka IT-da ah ayaa Horseed Media xiriir la samaysey waxaana uu sheegay in aan Fiidyowga lagu samayn wax isbeddel ah (decode) oo ay ku hayaan ANALYSIS, natiijadana la soo bandhigaayo, nidaamkan ayaa ah midka lagula dagaalamo waxa loo yaqaan MISINFORMATION ama MARIN HABAABINTA Hoos ka daawo Muuqalka 04/04/2021 ee Hotel Decale iyo kii shalay la baahiyey ee isla maalintaas la duubay. Horseed Media
  2. Council of Presidential Candidates release statement critical of Farmajo leadership Thursday April 8, 2021 Mogadishu (HOL) - The Council of Presidential Candidates (CPC) has released a statement on Tuesday criticizing President Farmajo for his failed leadership after talks between the federal government and the leaders of federal member states collapsed. The council was formed in November 2020 and is made up of 14 presidential hopefuls. Its members wield significant influence and include two former presidents and the former prime minister. The opposition group strongly rejects President Farmajo's rule, arguing that he is without a legal mandate. In the statement, the council put forth a list of what it views as Farmajo's transgressions and failures. Here is a summary of the allegations put forth by the CPC: 1) Farmajo deliberately sabotaged the 4th Dhusamareeb Summit on February 6th to create a pretense for his early withdrawal from the talks. Farmajo then sought an extension from parliament but was thwarted by lawmakers. 2) On the night of February 19th, in the run-up to planned electoral talks in Mogadishu, Farmajo ordered an attack on two former Somali presidents and a former Speaker of Parliament. The following morning, Farmajo sent security officers to break up peaceful demonstrations held by the CPC and the former Prime Minister. 3) Farmajo ordered the transfer of security responsibility of the airport from the customs police, which has consistently held that duty, to the Haramcad forces - who are well-known for their attacks on politicians and opposition figures. Farmajo intended to interfere with the security of Puntland and Jubaland's delegations and stymie meetings with politicians, MPs and other sectors of society. 4) Disrupted the preliminary meetings between the five regional states that would set the conference's agenda and efforts by members of the international community to bring together the caretaker Prime Minister and FMS leaders. 5) On March 27th, as meetings between FGS and FMS were ongoing, the Speaker of Parliament was instructed to force through a two-year extension but was opposed by dissenting MPs who were dead set against the illegality of the move. 6) That the 15 MPs who blocked the extension attempt were banned from attending parliament. Their pictures were ordered to be posted at checkpoints, and instructions were given to security forces to physically prevent them from entering parliament if they defied the order. 7) That Farmajo's intention was for the meetings between regional leaders and the federal government not to bear fruit. Farmajo's information minister recorded a message a few days ago accusing the Puntland and Jubbaland state leaders of failing to convene a conference. The statement ends with the council commending Puntland and Jubaland's leaders for their patience and perseverance, noting that Madobe and Deni have been in Mogadishu for close to a month. In mid-March, the CPC announced that it formed a political alliance with Jubaland and Puntland's leaders. The new group was established as the National Salvation Council. The statement comes as the latest talks between Somalia's federal government and regional leaders fell through without a deal on Wednesday as both sides blamed one another for its failure. Opposition figures worry that President Farmajo is seeking to capitalize o
  3. Afar arrin oo muujinaya in DF ay horey usii diyaarisay fashilinta shirka Afisyoone By Caasimada Online April 8, 2021 in Maqaalo Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa galabta si lama filaan ah shir jaraa’id ugu sheegay inuu fashilmay shirkii Afisyoone, xilli weli madaxdii ay ku sugan yihiin teendhada Afsiyoone, taasi oo ka yaabisay dhinacyadii kale ee shirka ka qeyb-galayey. Dubbe ayaa aqriyey qoraal dheer oo ka sheekeynayey sooyaalka shirarka doorashada iyo “tanaasulaad” uu sheegay inuu sameeyey madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Farmaajo. Wuxuu qoraalka kusoo xiray “Xukuumaddu waxa ay u caddayneysaa Umadda Soomaaliyeed in labada Madaxweyne Goboleed ee Puntland iyo Jubaland aysan rabin in dalkaan ay ka dhacdo doorasho uu asaaskeeda yahay heshiiskii 17-kii September iyo is fahankii 16-kii Febraayo. Waana wax laga xumaado in labadaas Madaxweyne ee Puntland iyo Jubaland ay noqdeen jid iyo jiho diid aan doorasho oggolayn.” Hase yeeshee waxaa durba soo baxay caddeymo muujinaya in dowladda ay ka shaqeysay in si iskeed ah ay shirka u fashiliso, kuna sii talo-gashay arrintaas, xitaa inta aan loo fariisan shirkii ugu dambeeyey kadib laba maalmood oo hakad u uku jiray, waxaana caddeymahaas ka mid ah Qoraallo sii diyaarsanaa: Qoraalka dheer uu aqriyey Dubbe, muuqaalka deg degta loo soo tuuray, iyo qoraal English ah oo watay sawirro (graphics), oo uu twitter ku baahiyey agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Cabdirashiid Duqa, waxay dhammaantood muujiyeen inay ahaayeen wax laga shaqeynayey maalmo oo diyaarsanaa. Ma jiri karto haba yaraatee in howshaas loogu qaban karay muddo 30 daqiiqo, oo ah inta u dhaxeysay waqtiga lasii daayey, iyo marka uu soo baxay warka ku saabsan fashilka shirka, oo isla dhinaca dowladda ka dusay. Puntland iyo Jubaland oo weli diyaar ah:Maamullada Puntland iyo Jubaland waxay labaduba caddeeyeen inaysan ka war-hayn shir fashilmay, islamarkaana ayaga oo u ballansan kulan kale berri ay ka war-heleen qoraallada iyo muuqaallada ay baahisay dowladda ee lagu sheegay in shirku fashilmay. Waxay kale oo ay sheegeen inay diyaar u yihiin in wada-hadalladu ay sii socdaan. Haddii Puntland iyo Jubaland ay leeyihiin shirka ma fashilmin, maxay dowladda si iskeed ah ugu sheegeysaa fashilka. Xitaa haddii Puntland iyo Jubaland aysan daacad ka aheyn sheegashadooda, maxaysan dowladda u dooran inay si kale ugu eedeyso in caqabad ku yihiin heshiis la gaaro, maxay u dooratay inay tiraahdo shirka waa fashilmay, oo ay si toos ah albaabka wada-hadallada ugu xireysaa. Hadda oo ay leeyihiin, waxaan diyaar u nahay in shirka uu sii socdo, aaway jawaabtii dowladda? Laba Dubbe: Waxaa soo baxday in Cusmaan Dubbe uu ku sugnaa xarunta Afisyoone oo uu watay dhar aan aheyn kuwa uu ku duubay muuqaalka shirka jaraa’id, taasi oo caddeyn u ah in muuqaalka shirka lagu fashiliyey horey loo sii duubay, taasi oo iyana caddeyn u ah in markii horeba madaxweyne Farmaajo uu tegay shirka isaga oo aan diyaar u aheyn in heshiis la gaaro. Saciid Deni oo wareysi uu siiyey VOA uga hadlay arrintan ayaa yiri “Wasiir Dubbe waa uu nala joogay maanta, marka dharka uu isaga duubay muuqaalka kii uu watay maaha, marka wax sii diyaarsanaa oo loogu tala galay in bulshada lagu marin habaabiyo ayuu ahaa warkii galabta ka soo yeeray dowladda federaalka.” “Tanaasulkii” saaka: Dowladda waxay saaka dusisay in Farmaajo “ka tanaasulay” qodobkii ahaa in la ballaariyo ka qeyb-galayaasha shirka, warkaas oo ay aad u qaateen warbaahinta, oo ay Caasimada Online ku jirto. Waxaa kadib baraha bulshada qabsaday ammaanta Farmaajo ee taageerayaashiisa. Hase yeeshee waxaa hadda muuqata inay aheyd xeelad loogu muujinayo Farmaajo inuu ka tanaasulay qodobada qaar, si marka dowladda fashiliso shirka, sida ay galabta sameysay, eedda loogu leexiyo Axmed Madoobe iyo Saciid Deni. Dhammaan qodoban waxay caddeyn u yihiin in fashilka shirka uu sii diyaarsanaa inta aanu madaxweyne Farmaajo soo fariisan teendhada Afisyoone 3-dii April.
  4. Puntland Iyo Jubbaland Oo Sheegay In Uusan Jirin Shir Fashilmay April 7, 2021 Madaxda dowlad gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland oo maanta ay horay dowladda Federaalka ah ugu eedeysay in ay ka dambeeyen Fashilla wadahadalada doorashada ayaa sheegay in aysan jiriin meel ay ku fashilmeen wadahadalada . War-saxaafadeed wada jir ah oo ay soo saareen madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in Fashilka dowladda ay sheegtay uu yahay mid madaxeeeynaha waqtigiisa dhamaaday uu ugu gogol xaarayo mudda kororsi. Labadan maamul ayaasidoo kale sheegay in Farmaajo uu diidan yahay in wadahadal lagu lagu heshiiyo. Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeedka Puntland Iyo Jubbaland .
  5. Somali president accused of 'failing' election talks BBC Monitoring The world through its media Somalia's semi-autonomous states of Puntland and Jubbaland have issued a joint statement accusing President Mohamed Abdullahi Farmajo of failing to ensure the success of crucial consultative talks held in Mogadishu to find a solution to the election impasse. Puntland Information Minister Abdullahi Hirsi Tima'ade said "we are not aware of a failed conference. Farmajo wants to leave the conference just as he did at the Dhusamareb conference" in February, Radio Risala website stated. Earlier, Somali Information Minister Osman Abukar Dubbe accused the leaders of the two regional states of causing the talks to collapse. "Unfortunately, Jubbaland and Puntland leadership dishonoured the forum," the minister said. On 6 April, the international community called on Somali leaders to compromise and allow elections to take place in the country as the holy month of Ramadan approaches.
  6. Kkkk Ciyaalka Farmaajo are desperately trying to hide the truth. The truth is SNA bases have been initially overrun in both Bariire and Awdhiigle and up to 30 soldiers killed. They then got re-enforcement from Afgoye and that is when Al shabaab militia were massacred. So the question is what were these large contingent Gorgor brigade doing in afgoye and Xamar in the first place? Why are they not in front line and fighting Al shabab? We all know the answer. They are being kept for the Villa Somalia squatter to steal the election and there is no interest to take the fight to Al shabab. Farmaajo intuu meeshaa fadhiya Al shabab waa sii xoogaysanaysaa waa in ninkaan la is dhaafiyaa balada xukunka kuwaashay.
  7. Trained by Farmajo administration? Where and when?
  8. What has he achieved? Kkkk How many villages, towns and cities he freed? Or you just like he is young and clueless?
  9. Fake news. There are investors from Djibouti and Kuwaiti that are heading there tomorrow.
  10. Before that he was Team Culusoow kkkk.I don't think he is part of any man's team and that is why you do not see him bootlicking for no one. People who have confidence in themselves and their capabilities are always like that. Go and research about the men known: Guulwadayaal: they are always people with no confidence and the margins of the society.
  11. This is the only man who does any meaningful job in that 80 something cabinet. He should stay for another 4 years no matter who is president.
  12. Labo nin oo nin meel ugu xirxiran yaa Alliance gooda raba. Qabaailka ay kadhasheen baa muhiima iyagina iyagaaba Farmaajo nacay. Sinama lagama yaabo inay soo celiyaan.
  13. Here is Abdi Awaare explaining how weak he was. He said " Shakhfashtaa la i gashtay" Yuk kkkk. These guys markii qof kale wax dhaho they never respond. The minute a Puntland person say something waxay kuwaashaan bacaaaaaac.
  14. How is it arrogance? It is true that they are weak economically and militarily and can not be independent from Farmajo. We witnessed how Xaaf was forcefully removed. We witnessed how Sharif was removed. We witnessed how Roboow was arrested and his people massacred. We witnessed how Awaare was intimidated and threatened. Recently, Qoor and Guudlaawe made an appointment to see Deni, Madoobe and IC and they cancelled the meeting last minute because Farmajo called them in for an unscheduled useless meeting. Again, they had an appointment to see Hassan Sheikh and Sharif and they had to cancel because Farmajo again called them in for Qado Sharaf kkkkk. These guys don't even have a control over their diaries let alone anything else.
  15. Lol war nimanku af Soomaali xumaa kkkk The guy expressed himself in a phrase and they call for shir jaraaid and spute cantarabaqash .
  16. Lol from " ma doonayno in hal maalin lagu daro" to actively working to extending term kkkk. Kan inta wax ka sigaysa walle waa caqli lix saac.
  17. Absolutely. He needs to resign but if he does not he will be forced to, no doubt about it. He is already sidelined by the five states who seemed to have agreed on conference agenda.
  18. They pay for the Guno for these Maxaa Cunaa folks and not you mate. So for sure if they stop paying for them are Mursal and his Maxaa Cunna illegitimate crew work for free??I am sure horta half of them will disappear in the first month of no payment. Marka stop daydreaming Guulwade Galbeedi.
  19. Cumar Abdirashid is referring to Mursal and his Maxaa cunaa crew. Most of these guys are sure are not coming back if free and fair selection process is held so that is why ay qar iska xoornino uwadaan. Let us see if they have the balls to extend the mandate for Villa Somalia squatter. If that happens we sure there will be two presidents and two parliaments.
  20. No extension, UK tells Farmajo, calls for inclusive talks to end differences Saturday March 27, 2021 MOGADISHU (HOL) - UK has today announced that it will not support 'an automatic extension of previous mandates', calling on Somali leaders to reach consensus in regard to the election process. In a statement, James Duddridge, the Minister for Africa at the Foreign, Commonwealth & Development Office (FCDO) has warned against actions that lead to a partial or parallel electoral process in the country. “We call on Somalia’s leaders to overcome the deadlock, engage in constructive dialogue and hold inclusive and credible elections as soon as possible,” the statement reads in part. “The UK underlines the urgent need for Somali leaders to come together and reach consensus on implementing the electoral process, according to the model agreed on 17 September and the recommendations of the 16 February Baidoa Technical Committee.” The call by UK government comes days after talks between the Federal Government and its member states failed to take place after Jubbaland and Puntland states skipped. According to reliable sources, UN envoy in Somalia James Swan has been trying to mediate talks between president Farmajo and Jubbaland and Puntland leaders Ahmed Madobe and Abdullahi Deni respectively for the past four days but no deal was inked yet. Last week, UN warned that the continued political standoff in Somalia threatens its stability as it grapples with a prolonged humanitarian crisis and existing security threats from Al-Shabab militants. "The protracted stalemate carries significant risks for the stability of the country and the welfare of the Somali people, who are already facing a dire humanitarian situation and precarious security conditions," Farhan Haq, deputy spokesman for UN Secretary-General Antonio Guterres, said in a statement.
  21. Fiqi oo weerar culus ku qaaday wasiir Dubbe kadib qoraal lasoo dhigay warbaahinta DF By Saalax Saciid Sabriye March 27, 2021 Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Galmudug kana mid ah xildhibaanada golaha shacabka wakhtigooda dhamaaday Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul uga falceliyay muuqaal lasoo dhigay barta bulshada talafashinka qaranka Soomaaliya. Muuqaalkaan lasoo dhigay Talafashinka qaranka ayaa ku saabsanaa mid ka mid ah haweenka xildhibaanada golaha shacabka ah oo aflagaadeeneysa xildhibaanada kasoo horjeeda madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday, waxeyna warbaahinta cinwaan ahaan u adeegsatay qoraal lagu tilmaamay mid aan habooneyn. Xildhibaanad Luul Aadan oo warbaahinta qaranka la hadashay iyadoo joogta xarunta Villa Hargeysa ayaa tiri “Kulanka baarlamaanka waxaa baajiyay xildhibaano calooshood u shaqeystayaal ah,” waana cinwaanka ay adeegsatay warbaahinta qaranka.
  22. Maxaan cunaa folks a.k.a Mursal and his group tried their lack after they were asked by their boss to illegally extend term of the Villa Somalia squatter.
  23. Reer Puntland dad caqli lix saac ah lagama helo. Waxaan kuu hubaa kuwa Farmaajo agfadhiyaa xitaa kama suurtoowdo inay gataan dadkooda kuna mari habaabiyaan fake nationalism oo ku dhisan been iyo CBB.