-
Content Count
5,164 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
50
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by maakhiri1
-
Clan Conference for East Sanaag folks opens in Erigavo
maakhiri1 replied to baala xoofto's topic in Politics
-
Clan Conference for East Sanaag folks opens in Erigavo
maakhiri1 replied to baala xoofto's topic in Politics
That is also another option, with KHaatumo , we are eligible under the federal constitution. The PL and SL has more seats in SOMALI Parliament, and the leaders have always been afraid of them , not doing what is right thing to do. -
Clan Conference for East Sanaag folks opens in Erigavo
maakhiri1 replied to baala xoofto's topic in Politics
I agree with most of Ali's assessment of the situation -
Clan Conference for East Sanaag folks opens in Erigavo
maakhiri1 replied to baala xoofto's topic in Politics
This issue is complex, and personally wished more heavy weight positions, came from Maakhiri side and have a good final discussion before SL delegation. not rush to any deal, The position put my Maakhiriis is great, and let us see if SL is serious, or just want to play time. I have said it here, many times, SL value this place far more than PL, but how far they want to go and genuine honest discussion/negotiation, it is hard to say. We all know what happened to Khaatumo leaders, who were serious in negotiating with SL. The Maakhir people must come together and honestly re-assess their situation, PL has been disaster for them, SOMALIA , NOw shabaab and rogue leaders in charge, nothing good coming from SOMALIA. Still if Maakhiris in Sanaag go with SL, there is large chunk of Maakhiris in Bari/PL region. -
Mahad Karatee in this new video, Fahad was talking about --
-
-
MMA, cause of importance of this topic, pin it to top!
-
Well done Tarzan on this, xooga waa ka naxay maalin dhoweeyd, QOORTA u laad laadinaayey Kenya please , use other source, stay away from GAROWEONLINE< which is run by KENYA Sirdoon
-
Why all SOMALILANDERS flocking to Mogadishu? Massive economic development
-
Qabyaalad Waa indhola'aan, truth is so obvious but sadly some will never see it
-
Kani goormuu isbedelay, ba boos buu rabey oo ku hunguubay? Soo tuu ahaa guulwadii ugu waynaa!
-
Clan Conference for East Sanaag folks opens in Erigavo
maakhiri1 replied to baala xoofto's topic in Politics
100% scam, Biihi is wasting his time. -
How much money is he making? Youtube is similar numbers
-
Xooga nimanku fulay bay ahayeen, in qoorta u dheereeyaan bay ahayd,, laakin xooga in wax kusoo baxayaan oo so tartiib ah wax u fahmeeysid baa moodaa
-
Why would parliamentarians hold a session when Shabaab is leading NISA? It is better they stay safe and secure, the place is rotten to the core They made a wise decisions by not leaving their safe compound
-
Waraysigii laga qaaday Fahad Yaasiin ee ku saabsanaa dilkii ikraan Tahliil markaad dhagaysatay su’aalahan jawaabo ma u haysaa ? Maxay tahay sababta Fahad Yaasiin oo loo haysto dilka gabadh Soomaaliyeed loogu xanibay garoonka jabuuti looguna diiday in uu Muqdisho yimaado ? Hooyada dhashay Ikraan bilowgii waxay noo sheegtay in markii inanteeda ugu dambaysa ay xilli habeenimo ah ay marsanaysay make-up markay weydiisay meesha ay u socotana u sheegtay in ay taliyaha la ballansantahay ! waxaanan wada ognahay in Fahad yaasiin xiligaas wadanka ka maqnaa haddaba Ikraan waa kuma taliyaha ay la ballansanayd ? ! Muxuu Raysal wasaare Rooble u diiday in uu ka qayb galo shirkiii aminga qaranka ee Farmaajo iclaamiyay? Raysal Wasaare Rooble dhawr jeer oo kala duwan oo uu hadlay wuxuu sheegay in uu ogyahay cidii Ikraan dishay cadaaladana uu horkeeni doono muxuu u sheegi waayay? Muxuuse maxkamad ula tiigsan waayay ileyn qof wadanka isaga ka sareeyaa oo fulinta joogay ma Jirinee ? ! Maxaa keenay in si deg-deg ah Nisa loogu magacaabo Mahad Salad oo ay waliba xukuumadii Rooble ee wakhtigu ka dhacay u ansixisay ? Maxaa loola sugi waayay xukuumada cusub? ! Maxaa isku reer ka wada dhigay ragga uu Fahad Yaasiin ku eedeeyay dilka Ikraan tahliil, raysal wasaare Rooble, wasiir al-Cadaala,Mahad salaad, iyo Mahad karatay ? ! Fahad Yaasiin eedeyn culus ayuu jeediyay oo uu waliba ku jiro Raysal wasaarihii wadanku Maxamed Xuseen Rooble ma waxay kula tahay in aanu caddaymo u hayn eedayntiisaas? ! Dilalkan qorshaysan ee dad gaar ah la beegsnaayo inta aanay dhicin Raysal wasaare Rooble imisa wadan oo aanay Soomaaliy iyo xukunkii Farmaajo isku wanaagsanayn ayuu booqday ? Fahad Yaasiin haddii uu rabo in uu Ikraan tahliil dilo muxuu u dili waayay 2017,2018,2019,2020, ee uu u khaarijiyay 2021 ka isagoo wadanku u jihaystay doorasho la og yahay in uu Fahad rajo weyn ka lahaa, Muxuuse xiligaas xassaasiga ahaa indhaha dadka Soomaaliyeed isugu soo jeedinaayay ma bilaa garashaa ? ! Fahad Yaasiin waxa uu noo sheegay mudooyinkii dambe Raysal wasaare Rooble in aanu wax xidhiidh ah la lahayn hay’ada Sirdoonka ee Nisa sida aan ka wada warqbanana Rooble wuxuu noo sheegay cidii dilkii Ikraan ka dambaysay in ay ka dambayso dilka xilibaan Aamino waliba waxa uu ka sheekeeyay qofka xilibaan aamina isku qarxiyay halka laga keenay ! Inta uu meesha joogay iyo dhamaan xaalka is qarxiya ! Haddaba xogta intaas leeg yaa Rooble usoo gudbiyay isaga oo aan wax wada shaqayn ah la lahayn xiligaas hay’ada Nisa ee qaabilsan xogaha noocan oo kale ah? Qof kasta oo Soomaaliyeed oo raba xaqiiqada cidii dishay walaasheen Ikraan tahliil su’aalahaas kor ku xusan jawaabahooda si maan-gal ah hawga fikiro isagoo iska dhaafaaya caadifada,qabyaalada,nin jeclaysiga iyo wax kasta oo waaqici ka hor imanaaya. WQ:- MAXAMED CABDI XUSEEN
-
Hours after meeting this rufyaan...
maakhiri1 replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Interesting
