maakhiri1

Nomad
  • Content Count

    4,927
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    45

Everything posted by maakhiri1

  1. Arinka basaboor Ethiopian ah, dhor Visa/Dalkugal oo la tusay Farmaajo iyo Gudoomiyaha waa tan ugu fudud , saacado gudahood baa lagu sameeyn karaa, iyagoo xitaa ay isticmaali passport qof kale, , Sirdoonka Ethiopia saacado kusoo saari karaan.
  2. Yaab badanaa maskiinkii dhiibeen waa noolyahay, waanna xor, Yariisow Waa xijaabtey
  3. SANBALOOSHE CAADI MAAHAYN, meesha waa dad wada hurda, waxii doono laga dhameeyn karo anaga waxaan aaminsahay in Farmaajo iyo Cabdi Xaashi indhasarcaad uuna ku sameeyn, Sanbalooshe, Farmaajo sheekadan si fiican uga dheregsanaa, ka dibna si loo qanciyo Cabdi Xaashi, (Iyo masuuliyiinta kale) passport fogery LASOO sameeyey Farmaajona wax ka ogaa. Yes sida Cabdi qirey, waa seegtay in dhaho ii keena Dhagax Ogadaa, wadanka madaxweeyne waxaa ka ah Farmaajo, 100% masuuliyada isagaa leh. GOONI, Dib isugu noqo, ma waxa leedahay ninkii silsilada ku xirnaa iyo Sanbalooshe baa isla socdey!!!!!, Mumarada intaas le'eg wax aduunka ka dhici kara maaha, iskaba dhaaf Afrikee. Waxa kaaga fudud Sanbalooshe waxa dhan Qorsheeyey , hadana caqliga askari 1977 naftiisa uhuray Somalia, cadow u dhiib, adoo madaxweeyne ah xagee ka keenay weliba si aad isku asturto fekerkaa ka dhaadhici saqdii dhexe Gudoomiyaha Aqalka Sare! Hadana markii arinkii fashilmey oo ninkii sidaa loo galey weli noolyahay, Eebe mahad leh badbaadshey, lakiin wareeysiyadiisu iyo maleegi dilkiisa/xarigiiisa yayna ku dhibin, si kastoo u foolxuntahay. Hadii xukuumada Somalia ay taag daran tahay ayna ka baqdey Ethiopia, waxa u dhaantay in dhahaan, Dhagax waa askari Somali ah, dawlad deriska ka galey danbi anagaa ciqaabi oo maxkamad saari.
  4. Big loss of investment, this guy does not have loyalty, he can switch again
  5. Suldaanka, Meel dheer gaadhi mayso inta fekerkaagu yahay SOMALI kale hoos u dhigeeda , look back at the map, It is a big potential to do business with Ethiopia, and this is a good move, but mark may words, it will not make a difference or slow down other Somalis doing same business. Check two new ports coming up in Mudug, Hobyo and Garacad . Anyway, the more the merrier
  6. Mental illness , khat and easy access to porn. The whole sociaty rotten throughout Somalia, after loss of morality
  7. So having good.time and drinking coffee, problem? How is great alliance with KSA and SL?
  8. The killing of Elites, the Garaads, Suldaans, Nabadoons, Businessmen, and of course government officials and experts, is crazy, and started in Mogadishu in early 2000s, and still ongoing, and happens lot in Puntand as well. Last two weeks alone, at least 3 high ranking government officials were killed in Bosaaso.
  9. Lacks planning, zero parkin space, , a lesson for us
  10. Even the famous Somali artist, Amin Amir told me that people had warned him about depicting cartoons against UAE who might even target him anywhere in the world. So he got scared? Kashoggi style, no wonder I have not seen anything on UAE lately, mostly Kenya
  11. You got it, what the guy said, and his position and weight, and the response from media, mostly social media, is completely not proportional, Yes, it was lame thing to say, but NINKA aakhiro baa loola dhacay. Xitaa ilaa reer tolkiis QAAR dayriyeen. Waxay ila tahay arinku waxa uu ku socdaa meel, SHACABKA SL oo aad loo maran habaabiyey, iyo waxa BK yiri oo runtii laga sugaayey,(SL iyo aqoonsi bay kaga dhegtay, even as it is bad for business) Markaa cadho dadka la manjarahbaabiyey iyo cidda manjara habaabisay baa lagula dhacay BK. in other words, TAAYIR wareegaya buu hoos galey! IT has brought back Oodweyne, Suldaanka, Barwaaqo to contain this,
  12. BK AND this boy have the same mentality and large number of pple in Jeegaanta triangle, was nasiib daro but predictable of 30 years of brainwashing and living under cult
  13. I am not one sleepless here , digging and making forgery documents and fabrication to support his false narrative, be confident on what you believe, I am 100% certain you are not from Sanaag and have no clue, Tuusi luquntaada!
  14. Not only business benefits , which is true, but ALSO taken the same takfir ideology
  15. Poor secessionist AMigos, Adeer hadhkaagu yuuna kuu dhaqdhaqaqin, nobody is gonna take any tuulo from you, Fulaynimina iska dhaaf, This state creation is happening as we speak, what can you do about ?, Nothing.
  16. this evil group is like two steps ahead, the government can NOT police everything, the public has to work with? why this does not happen in Hargaisa or Garowe? public are aware and will report, my conclusion and after talking many people, a large mass of the population are in bed with evil group. GO and defeat the half the population
  17. Hiiraan Online is one of the last remaining of from era of warlordism, either they modernise and change or be left over, like many we used to have, I cann6t remember last time I have been to, most of articles is copied and paste, they can't understand amd go upt to the level you talking a bout, mostly they search Somali/Somalia and paste.
  18. Atleast Good proteins, it is poverty guys, Somalia I left was proud wealthy, and even used to throw many many of slaughtered animals.
  19. How fiican, ID registrations should be another proriority, to know who is who?