cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. 6 hours ago, Tallaabo said:

    This is an intellectual property belonging to a Muslim man who gave you no permission to take what belongs to him for free or give it to others. What you have done is theft and is forbidden by Allah. Yesterday I remember you calling Shiica Muslims gaalo but today here you are thieving!!! I guess Oodweyne was correct in his description of you. 

    Waraa malaayacni this thing is available on Google, all I did was googled whoever posted on Google is for sure another qaldaan wareersan nothing to do with me.


  2. 5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Cadnaan, haye waxaa leedahay miyaa Koonfur Galbeed 2.5 ayaa ka jiro? Kan guddoomiyaha baarlamaanka ah waa mid Shariifka keensaday, hadduu dhacana ka daba dhacaayo koley.

    Laakiin ma dhici kartaa in hal beel ay wada hesho labada jago ee ugu sareeyo we koofur galbeed.

     

    Teeda kale ninkii roobow ahaa juqdiisa waa la waayey maxaa ka haysaa.


  3. 37 minutes ago, Tallaabo said:

    Very soon he will also be landing in Riyadh, Abu Dhabi, and other Arab capitals. The Arabs are totally defeated by the Jews. The Palestinians have now got only Iran and Hezbollah as staunch allies. Shia Muslims have proven beyond doubt that they are the true defenders of the Islamic faith and ummah. 

    Sidee qof aan Muslim aheen uu diinta islaamka Ku difacayaa shiico Muslim ma ahan.


  4. On 10/26/2018 at 7:27 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    There is also this musharax, the just resigned taliyaha nabadsugidda. He went to Baydhabo, too, with his bulletproof car as well.

    Taliyihii hore ee NISA iyo gawaari xabada ay karin oo gaaray Baydhaba

    Osman-8.jpg

    Osman-768x575.jpg

    Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray musharax si weyn looga dareemay magaalada oo halkaasi la tegay gaadiid, ciidamo iyo Hub.

    Musharraxan oo ah Xuseen Cismaan Xuseen (Uurkuus) agaasimihii hore ee Hay’adda NISA ayaa diyaarad gaar ah ka dejisay garoonka magaalada Baydhaba, waxaana ka sii horeeyay diyaarad xamuul oo geysay 4 Gaari oo kala ah: laba gaari oo aanay xabbadu karin, Toyoto Hilux, iyaduna aanay xabbadu karin, Gaari Cabdi Bille ah oo qori saaran yahay iyo ciidamo.

    Xuseen Uurkuus oo ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhaba, waxaana soo dhoweyntiisa ka qeyb qaatay siyaasiyiin, xildhibaanno iyo dadweyne fara badan.

    Xuseein waxaa loo galbiyey goob loogu diyaarshay boqolaal qof si uu khudbad uga jeediyo, waxaan halkaas lagu soo bandhigay heeso lagu gubaabinayo xildhibaanada Koonfur Galbeed in ay doortaan Xussein Osman Xussein, oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaano dalka.

    Taliye Xussein ayaa uga mahadceliyey dadkii soo dhaweeyey wuxuuna yiri” Waan idinkaga mahadcelinayaa soo dhaweyntiina qiimaha badan, waxaana qaadan doonaa kulamo kala duwan, anigoo qaybaha bulshada la qaadan doona wada tashiyo ku aadan sidii loo bad baadin lahaa shacabka Koonfur Galbeed, oo dhibaato ka haysto dhanka amniga, dhaqaalaha, maamul xumada, caafimaadka iyo Waxbarashada” ayuu yiri Xusein oo war kooban siiyey shacabkii u la kulmay

    Dhowaan ayaa sidoo kale waxaa Baydhaba gaaray musharax kale oo sidan oo kale hub iyo ciidamo la tegay magaalada, kaasoo ah wasiirka Tamarta xukuumadda Soomaaliya C/casiis Laftagareen.

    Xigasho

    Laakiin ñinkan uurkuus asaga waa **** beeshaasna waxay haysataa gudoomiyaha barlamaankan south west.

    Unless we iska casilaan kursiga barlamaankan chance ma lahan