cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. 7 hours ago, Dahireeto said:

    His priorities are completely twisted. In the midst of regional upheaval, unrest, massacres and Somali humiliation by the Oromos, @Abtigiis focus is on relishing his new position?

    “Waxaan Goor dhaweyd khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo waxa uu iigu Hambalyeeyey Xilka culus ee la ii wakiishay oo ah madaxweynaha Deegaanka"

     

    Since he became president there are a lot fake Facebook account been created on his name.


  2. Qofka markuu xil public service qabto wuxuu la kulmaa dhaleceen iyo dacaayado sax iyo khaladba waxay ahaataba,

    Arintan qalbidhagax waxay aheed arin ku cusub central government oo qof Somali ah u dhiibtay cadaw somaliyed, dadkii ka falciliyey arintaa waa laba qeybood qeyb oo si sax uga xumaatay iyo qeyb dano siyaasaded uga faaidayso islaheed.

    Siyad barre aniga adeerkay 6 years ayuu secretary qaas u ahaa uu xafiiska uga soo shaqayey so I heard enough stories about him and most of them were negative intaas ayaan u dhaafay odaygaas siyaad.


  3. 35 minutes ago, Ducale said:

    Waxa ka horeysa xilalka cusub uu macaabay ma cadaalad ba kamuuqata?

    Qabiiladay jasoo jeedaan? 

     

    Mudane Khadar Jigre( Wasiirka Madaxtooyada)


    Mudane Garaad Cumar dool xirsi (Mayorka Magaalad Jigjiga)

    Maxamed Cabdi Mawsar(Taliyaha guud ee ciidamada liyuuboliska)


    Kornel Cabdi Xasan Muuse( kuxigeenka ciidamada liyuboliska)


    Bashiir Aw xassan(Maamulka Liyuu ga)


     Kornel mukhtar Sheikh Xusein (Madaxa Sirdoonka)


    Kornel Cabdikariin Shekh Muuse.(Taliyaha ciidamada Asluubta)


    General Maxamed yare ( komishinerka komishinka booliska)


    Maxamed Xasan Cali (Kuxigeenka Komishinka.)

     
     

     

    Kornel c/kariin sheekh muuse qalbidhagax miyaa Kaas xilka asluubta loo magacaabay


  4. 37 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

     

    Oh, maan. When will this marqaan-based delirium madadaalo end? Do they think the masses can easily be fooled now? At least try filin soconaayo.

    Kkk after watching the video I knew these guys were fake they don't look professional,

    Who is responsible for this embarrassment.

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

  5. 11 hours ago, Old_Observer said:

    This is a demonstration in Jigjiga. Its probably 60-100 people all together. You be the judge if they are Somali or not or a good mix.

    All slogans are in Amharic

    Calling the Federal government to intervene and overthrow the Somali kilil government is most repeated in 3 ways:

    1. We are also Ethiopians treat us equal change our government as you changed in Oromo and South (one was changed 1.5 years ago the other 3 months ago on their own)

    2. we want Liyu eliminated

    2. Federal Government come save us from this government how can you leave us in this condition

     

     

    These are not Somalis and the place is not jigjiga probably somewhere in Addis Ababa.