-
Content Count
1,169 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
12
Posts posted by cadnaan1
-
-
25 jir sidee ayuu taanage Ku noqday.
Da'diisa saxdana waa 32 jir
Waxaan maqlay salaad gabeyre inuu ahaa 29 jir markay inqilaabka sameynayeen ciidamada wuxuuna ahaa taliye Sare.
-
Waxaan Ku qoslay waxaa membership ka conifa kamid ah reer Baraawe kuwaa ayagana inay go'aan ayey rabaan
-
3 minutes ago, galbeedi said:Cadnaan1,
Saaxiib Nimankani waxay samaysteen wasaarado bug ah oo waxii la doono lagu soo daabaco. Aqliga ayaa diidaya.
Shabbelaha dhexe waxa uu ka kooban yahay, ama uu ka koobnaa:
Jowhar
Balcad
Aadan Yabaal
Cadalle.
Jowhar waa meesha Dugsiga sare loo nyimaado. 1983, Aradaydii Awdal ka soo baxday waxa ay shaqo qaran u Aadaeen Sh. Dhexe. One of my older friends was in CAdale.
He could fool the internet audience but not us.
Waxaan macquul aheen sh.dhexe ayaa ka schools badan banaadir
I wish if they could named these 58 schools
-
22 hours ago, Amigos said:Between my posts and your posts, its clear to the readers who is providing official published government statistics, and who is literally posting stream of consciousness drivel with no sources, no facts nor any evidence.
Its embarrassing for you, I get it. You were caught lying. But remember, this is not the first time you were caught lying in these forums, dadkuun baa kaa xishooniya ee waxaad walaaqeysid waa la wada arkaa. No wonder you are the butt of jokes here with your trademark "my sources told me [insert fantasy scinario here]".
Its a little pathetic if you ask me.
To get back to the topic, we actually have official figures of the Somali Democratic's Ministry of Education. Let me post them again:
Your lie is busted and your beloved Awdal had only two general secondary schools, placing it 11th nationally. This is embarrassing. And here you were trying to claim it was 3rd after Mogadishu and Hargeisa regions
You are lying again.
If you want to discuss middle school (officially called intermediate schools in Somali gov statistics), I am more than happy to oblige (spoilers: Awdal does not fair well here either). Anyway:
Sh. Dhexe (58 schools)
Banaadir (53 schools)
Juba Hoose (51 schools)
Woqooyi Galbeed (42 schools)
Juba Dhexe (39 schools)
Bay (39 schools)
Hiiraan (39 schools)
Bari (29 schools)
Gedo (24 schools)
Galgaduud (22 schools)
Togdheer (20 schools)
Sanaag (18 schools)
Awdal (18 schools)
Mudug (16 schools)
Bakool 10 schools)
Sool (8 schools)
Nugaal (8 schools)
This time Awdal placed 13th nationally (). You need to stop this, the evidence is pretty conclusive that you lied. You are just embarrassing the good people of Awdal now.
Just. Stop.
Ministry of Education Planning Unit: Primary Education Headmaster/Mistress by Region 1987-88:
You can not lie in the age of information. We actually have access to figures and can easily ascertain whether your statements are factual or not.
Nin weyn baad tahee xishood, people can see you are lying, they are just not wanting to damage your fragile ego. Falsifying history will not get you anywhere.
Do not bother replying if it will be another badly-written essay with no official Somali Republic government sources. You need to either substantiate your claims from official sources and provide citations or admit you lied.
No third option.
Waxbaa ka qaldan these numbers example shabellede dhexe it shows 58 schools that is absolutely not true
Aniga waxaa kusoo koray jowhar which is the biggest town in that region waxayna ka koobantahay laba xaafad oo Kala ah horseed iyo hantiwadaag waxaan Ku yiilay 2 dugsi hoose 2 dugsi dhexe iyo 1 dugsi sare.
Balcad waa degmo yar oo kasii yar jowhar probably had 2 schools
The rest are small farms villages.
-
-
-
-
They're facing heavy losses specially this hajj season Ethiopian airlines waxay qaaday sanadkan more than 7000 passengers for the hajj that's 60%.
Waa meesha ugu badan ay faaidada ka sameen jireen xujayda tiina waa laga qaaday.
-
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:No one expected this. How leaky Soomaali governments are - regional amd otherwise - this was completely out of no where especially considering this might have been ongoing for months.
I say once again good for madaxweynaha; it means no cushy plan B foreign country to run to when the challenges become harder. He is committed.
Laakiin sharciga maraykanka soonma dhigaayo in qofka haysta dhalasho American inuu San noqon Karin madaxweyne wadan kale, dhawr jeerna uu farmaajo kaga baaqday shirkii UN ka New York.
-
Warkii ugu dambeyey waxay leeyihiin gabadha is qarxisay waxay kamid aheed shaqaalaha gobolka waxayna aheed qof indho la (blind) ah oo yariisow shaqaaleeyey waxay mamulka u qaabilsaneed dhinaca dadka baahiyaha gaarka ah qabo.
-
Kuwii gaalkacayo ee ayagana lacagta la siiyey maxaa loo xiri waayey Mise reer boosaaso waa looma ooyaan.
-
10 hours ago, Suldaanka said:People are free to get which ever passport they wished as an indivitual. They can get Djiboutian, Ethiopian and there is no reason why they shouldn't get Somalia's Passport if they so choose to.
But like Djiboutian, Ethiopian passports, they need to make the effort and travel to Somalia if they want it. Not inside Somaliland.
With regards to the MP, he should resign first, and then he can do whatever he wants as an indivitual.
My issue with this man is he is telling people xamar qofkii wax u doonta waa baqti and he is doing the opposite of what he is breaching
-
Wuxuu yiri shacabka Somaliland qofkii xamar Shay ka doonta waa baqti hadana hadalkiisa wuxuu kusoo dhameyey baasaboorkii xamar ayaa ii maqan oo sugaya in aan xajka Ku aado.
-
What annoys me the most is the real heroes of the Somali history were not given recognition but was created some fictional characters like dhagax tuur iyo xaawo taako iyo axmed gurey and many more.
-
China had 7 States before it was united by man called Qin he was fed with the 7 States had non stop wars between them each state was attacking the other and he united them by force.
-
Still no words from Guinea on this issue I have checked their government website no word mentioned on muusa biixi visit or Somali government cutting diplomatic relations with Guinea
Ilaa iyo hada maaryooleey uun baa diidaysa oo is daalisay.
-
Somalida ayaa qeylada isku daalinayso mooyee Guinea weli booqashada biixi kama hadlin iyo wax jawaab ah ma siinin dowlada Somalia qeyladeeda taasi waxay muujinaysaa no one is taking Somalida seriously.
-
It's fake account
- 1
-
This trip was money well spent for Somaliland I m not sure how much it cost them but this is the kind of outcome or reaction they were looking for from Somali government.
-
The whole social media if you type the name Guinea Conakry all you see is Landers celebrating the biixi visit but nothing is mentioned on the guinea government website or their social media accounts and yet this supposed to be official state visit.
-
1 July iyo qabyaalad in laga hadlo wax isgalaayo ma ahan at least waxay aheed halka maalin ee qabyaalad laga nasto inay noqoto laakin waxaa muuqata dad inay weli meel bugto after 30 years.
- 1
-
-
Here Ghanian president plagiarized not one but 2 American presidents speeches in his inauguration ceremony
-
Probably they will use muqdisho and boosaaso dhawr maxjar ayaa ka furan xamar.
Withing this week the Somalia and Somaliland talk will start in Nairobi Somaliland should cancel that meeting for protest regarding in this issue.
-
Popular Contributors
Puntland
in Politics
Posted
KKK ninkan hadalkiisa wuxuu kusoo biyo shubtay inuu xisbi siyaasi sameysan doono kind of advertisement Lee waaye sheekadii oo dhan.