cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. Sidan ogahay arintan xajka waxay u xayirantahay waa laba Arin mida kowaad oo ah in la kordhiyo shirkadaha ka shaqeeya xajka from 2 to 5 shirkadood iyo qiimo dhimis lagu sameeyo lacagta lagu aado xajka.

    Markaa nin mirqaansan muxuu la qeylinayaa maba fahmin siyaasad waxa aan la fahmin ayuu Ku qeylinayaa.


  2. Kkkk wallee ragii RRA libaaxyo laga qeyliyey ayey noqdeen even muqdisho main market bakaaraha ayaga ayaa hada dominant ka ah ganacsatada qeybta hoose/ dhexe mardhawna completely ayey la wareegi doonaan.