cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. 3 hours ago, gooni said:

    Cadnaan saaxiib

    Snm xaqiiqda kama jawaabto waa cudur waa hore ku dhacay khiyaali yaysan kugu daalin

    UN'ku haduu soomaaliya u aqoosan yahay labo dal kursi buu snm ka siin lahaa jabuuti iyo ruwanda dhexdooda.

    U qaybsanaha arimaha soomaaliya waxay gadaal uga dareen iyo somaliland waana marqaan iskiis ugusoo degay.

    Ujeedkooda markii lasoo koobo waa...

    Nin ingiriis kasoo jeeda yaa koonfurta laga cayriyay  wax walba waa uga darantahay, ehelkooda dhabtaa waa ingiriis koonfurta soomaaliyana waa cadawgooda.

    Waxaase la yaab igu noqotay sababta gaaladu u aqoonsan la'dahay nidaamka sidaa u jecel, xataa misliyiin way u ogolaadeen inay caruurtooda dhunkadaan.

    Gaalada reer galbeedka waxay aduunka ugu necebyihiin dabadhilif bilaa mabda'a ah markaa nimanka weli ma fahamsano arintaas sidee gaalada dabada uga dhaqayeen the last 27 years and still nothing to show.

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

  2. Saakay markaa social mediaha Ku arkay I thought it was fake Letter sidee dad Sheegan jiray for the last 27 years inay yihiin Dal ka madax banaan Somalia inay maanta qirteen beentii ay masaakiinta u sheegi jireen.


  3. 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Cadnaan, widaay waa i kan. Howshii ayaa iga badatay. About afduubkii iyo subsequent xulashadii ka dhacday Baydhabo, qof walba maankiisa shaqeynaayo wuu arkay meesha inay xataa xulasho ka dhicin laakiin loogu shubay qof gaar ah.

    Unlike other maamul goboleed, Koonfur Galbeed under the leadership of Shariif Xasan did not have a sufficient army of their own. Shariifka did not create one, never intended to create one. His sub-clan are traditionally non-armed and he didn't trust other clans in Koonfur Galbeed, the few guards and militias keeping in check were his reer abti, Rooboow's clan.

    However, Koonfur Galbeed had ciidamo booliis ah, controlled by Laftagareen's adeer and father-in-law, Gaashaanle Mahad C/raxmaan Aaden. These police forces waxaa biilo Qaramada Midoobay, loona soo mariyo dowladda dhexe.

    There were also ciidamo militari based in Koonfur Galbeed, for Gedo, Bakool and Baay. But those soldiers wages were paid by again dowladda dhexe, for dowladda dhexe's military actions.

    Shariifka wuxuu isku haleyn jiray Xabashada and used them against his political opponents. Alas, he never thought the same Xabashi would be used against him, which happened. This same Xabashi forces were used against Rooboow for their kidnapping and subsequent rendition of him to dowladda dhexe. Rooboow's little militia were no match for them. Even if they were no match, still wey shirqooleen, calling him a meeting for all the candidates and then Xabashi soldiers arresting him secretly when he arrived, while his militia were outside.

    I had never seen Reer Koonfur Galbeed being this mad politically about what happened in Baydhabo - they were unanimously united against the actions by dowladda dhexe. Even those who were usually apolitical were furious. Reer Koonfur Galbeed qabiil xadaaradiisa ama qabyaalad been been kuma qaadaan because usually waa dad nabad jecel, wax walbana nabadda ayee ka hormarsiinayaan.

    So ninkaan Laftagareen meesha la keenay hadduu sidii Shariifka ku socdo, for not creating a regionally self-sufficient army (which I believe he won't), then the same fate that befallen to Shariifka awaits him, while he has zero credibility, too.

    This is second major political blunder dowladda dhexe committed after Qalbidhagax's disastrous rendition fiasco. However, having said all that, Soomaaliya iyo dowladeeda horumarkeeda waa Koonfur Galbeed horumarkeeda. Marka horaa loo soconayaa, regardless the little disagreements with dowladda dhexe. Guul ayaa leenahay Soomaaliya iyo dowladeeda. Soomaaliya does not need useless isqabqabsi now.

    Well said MMA 

    You are one of the few true wadani oo daacad ka tahay in musiibadan laga baxo oo aan firinin dan qabill.

    Waxaan araknaa badanaa fake wadaniyiin calankan buluuga indhaha kaa galinaya at the same time qabyaalad u dagaalamaya.


  4. 1 hour ago, Oodweyne said:

    That you are a two-bit-night-donkey-legged-looter, with obsession with ladies's undergarments I get it from the mere fact that you are hallucinating with whatever fiction some nasty local media writes about Somaliland.

    For this stuff you have quoted in here are what makes the likes of Galbeedi's day a very happy day indeed, particularly in out there in cold Canada, since this sort of "malicious stuff" are always his "consolation prize" of never winning against Somaliland, try as he might.

    But the interesting fact that do not need some nasty yellow journalism imagining it is the fact of how "Bantu's mercenaries" from Africa, that are protecting the collective hides of the cowards in Villa Somalia, actually treat the hapless lasses from Koonfuria.

    This is actually a well documented reality, whereby rape, marriage, and all matter of "good-time-to-be-had" with those vulnerable ladies, are the stuff that daily happens there.

    So, again, the question, dear "ladies's under-garment-looter", is not what is the fact in which this fabricated story in which you have posted in here, is based on, for there is none, but, rather, the question is, as to what on earth does a man who sees his ladies being treated in this "documented way" by bunch of "Bantu's Mercenaries" from Africa, can do about that reality of his Koonfuria?

    And, to boot, what on earth does he has to write home about it in terms of his manly pride (if he had any to begin with), given that his female kin and kith are being treated this way in a so broad of a day light?

    These are stuff that forms the basic questions in which any sniffling "Muufo-ingesting-looter", like you, dear ninny, who to boot, has a fondness in "pilfering" ladies's undergarment that are left on the outside to get dry after they have being washed, need to actually entertained (and consider) in his mind on it.     

    Waryaa weligeed ma dhicin in oday dhaqameed ama suldaano beeleed ay ku faanaan inay gabdhahooda xabashi siiyeen kuwaas ayaa ah midgaano rasmi ah.


  5. 8 hours ago, Oodweyne said:

    No, as a matter of fact. But I can gather that a man who is dependent on others, like your hero, Mr Cheeseman, who is waiting the Oromo to help him rule his land, will always "imagine" that everyone else are so "beholden" to others as well.   

    BORAMANEWS.COM

    19/12/2018 (BNN) Wararka iyo hadalhaynta kazoo baxaya socdaalka Wafti oromo ah oo dhaqanka qoomiyadaasi ka socday oo Hargeysa la keenay,Socdaalka Orom...

    Waxaa la leeyahay rag oromo ah Gabdho reer Hargeisa ah  qaba  in odayaashii meel hotel ah loogu balamiyey inay tusiyaan sida ay Hargeisa ugu noolyihiin iyo soo dhaweeyn fiicana Ku haystaan oo xataa guurkii gabdhaha loo ogolyahay.


  6. 2 hours ago, Oodweyne said:

    This is the "political fate" of those who don't have the wherewithal to govern their territories, or govern themselves, like the ilk of that miserable "Gudhuu-boy-of-SOL", who seems to never allow a single day to pass him by in peace in here of SOL without gibberishly sounding-off, endlessly, about "secessionist-this" and "secessionist-that".

    And that was the case, even when on the other hand his ilk are basically "condemned" to "accept" whatever the Ethiopian's occupation army in his city of Baidoa, who are in turn taking their "political instruction" from Villa Somalia, deemed to be the correct and necessary reality in that region. 

    Well, let this be an acute and a crude lesson to the likes of him. Especially given that it proves the contention I have had in here of SOL all along. Which was that if you are not in a position to run your affairs and manage your "political destiny", then it's a poor form, if not a completely misguided approach, to actually worry about the affairs of other folks, like Somaliland. Given, that, they in turn in Somaliland have nothing but "contempt" of how lowly you are since others are actually governing you, both in deeds and in words.

    Moreover, there is really no need or sense in "hiding" behind this vainglorious notion of "Somali Nationalism", in which he does it all the time, since it will not amount to "hill-of-beans" at all.

    After all, this "political racket" call "Somali Nationalism" in which he parade with it in here of SOL (like so much of a political slogan) can't actually make it go away the "sheer humiliation" of seeing others, such as foreign powers, like Ethiopians, running his region in a broad day light. And that is doubly so given that the likes of Villa Somalia, the presumed national government of Somalia, are in the political business of actually asking the Ethiopians to run his region at their behest.

    This is the "ugly lesson" he needs to take it away from this lamentable historical episode, indeed.

    Maalmahan waxaad Ku mashquul sanded soo dhoweyntii odayaashii oromada miyaa


  7. On 12/11/2018 at 2:21 PM, Dalmar1 said:

    Gabar duubeysay muuqaal barakacayaal lacag loo qeybinaayo oo la toogtay (Video – Daawo)

    Bannaan baxii shaley ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo aya waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay arrin aad looga naxay kaddib markii gabar duubeysay muuqaal haween barakacayaal ah oo loo qeybinaayay lacag si ay u mudaaharaadaan uu askari ka mid ah ciidanka Booliiska ee dhawaan laga soo wareejiyay NISA kuna amray in ay damiso telefoonkeeda ay ku duubeysay.

    Sida aad ku arki doontaan gabadhii ayaa u sheegtay askarigii in ay iyada leedahay telefonka isla markaana uu tixgeliyo xoriyaddeeda oo faraha ka qaado.

    Askarigii ayaa halkaa ku toogtay gabadhii waxayna ku ruux baxday isla goobtii uu ku dilay askarigaas.

    Waa ayaan darro in shacabka si bareer ah ay dowladda u banneysato dhiigooda, waxaana magaalada Muqdisho ka jira dilal qorsheysan oo ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo iyo RW Kheyre.

    Shacabka Muqdisho haddii aanay ka dhiidhiyin falalka foosha xun ee kalitalisnimo waxaa loo yaabaa in guryahooda lagala baxo marka danbe

     

    The video is inside the link below:

     

    WWW.MUQDISHO.ONLINE

    Bannaan baxii shaley ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo aya waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay arrin aad looga naxay kaddib markii gabar duubeysay muuqaal haween barakacayaal ah oo loo qeybinaayay lacag si ay u mudaaharaadaan uu askari ka mid ah ciidanka Booliiska ee dhawaan laga soo wareejiyay NI

     

    Sxb listen the girl talking in the video Gabadha videoga duubaysa waxay leedahay kuwii cabdiraxmaan Ku qoloda ahaa waa la xareeyey naagihii masaakiinta ayaana banaanka ayaa looga tagay albaabka waa laga xirtay

    Waa halkii soo dhaweynta abdiraxmaan abdishakuur lagu qabanyey.