malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. When sharif Ahmed took office things turned around positive , President came into office at time when the Tfg was collapsing and the entire south was controlled by alshabab. The progress we see today was started by sheikh sharif Ahmed , Shiekh Sharif Ahmed progress facts 1. Selected council of Minister and Pm who were technocrats 2. Security : Trained thousands of troops and police within three years. Secured and cleaned shaabab out of the capital and surrounding towns. 3. Broad the International world back to Somalia . 4. Handled the Somali drought successfully 5. Ending the Transition smoothly 6. For the first time peaceful parliamentary election held in the capital. within three years
  2. Oday I beg different , abdi walli gas gets credit for creating TSC other than that zero , the road map etc was in the works before he came to office , ending the transition 2012 is not new . Constitution was in the works since 2004. Shiek sharrif United Somali , moved Somalis beyond clan lines . liberated capital and surrounding with minimum damage in three years. About the president being clannish President advisors are man like Abdikarim jama and etc , don’t insult Amir Sharif Don’t compare Amir shariif to abdiwalli . comparing taxi driver and rebel is not the same
  3. Afhayeenka guddiga oo saxaafaddu ay wax ka weydiisay arrintan ku saabsan in laga doonayo murashax walba inuu 20 xildhibaan ka hayso taageero ayaa wuxuu sheegay in arrintaas ay uga fursan waayeen baarlamaanka ayna berri horgelin doonaan baarlamaanka, go'aankii la gaarana la shaacin doono. good one
  4. Kenyans can fight for shit , they were attacked at night and humiliated that’s the word on the ground . Miner setback on the TFG /KDF side ………. TFG force out of Marka will capture kismayo
  5. security is 100 % health care Restuarants outdoor Education Hotels We are Listening to you mr president Thank you shiek sheriff Ahmed A picture is worth a thousand words
  6. The end justifies the means NO After three years of Sheik Shariff Ahmed . Life of the ordinary citizen has improved significantly in terms security , financial and Education. The night life wowow
  7. In Somalia Capital Making sure every citizen gets food
  8. Somali Army is back under his leadership
  9. Shiek sharif Ahmed is a livin legend • Liberated south Somalia twice • Gave Somali intellectual chance to run the country. • United all Somali clans • Made it possible to hold election in the country • Made it possible for Galkacyo , Garow 1 and Garow 2 meeting smooth . Drafted a constitution for the country. Under his leader ship U.N and many states opened office’s in the capital , we have seen leaders like president of Turkey and the Secretary-General Ban Ki-moon visit our capital and etc .
  10. Our Capital is back , history is taking place in the capital , Candidates breaking clan boundaries seeking alliance with different clans. , also forming parties. Amir sheik sheriff Ahmed has promised fair election vowed to fight instability and corruption. Sheik sheriff is living legend , The man who brought Somali back from the grave , Win or loose he will be remembered as Hero
  11. nka badan 11-Musharax oo ka tirsan Isbahaysiga Isbadal Doonka Qaranka Soomaaliyeed oo maanta kullan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen inay go’aan sadeen in 22-ka Musharax ee ka tirsan Isbahaysigaasi ay Doorashada ugu qeyb galaan illaa iyo 3-Musharax kuwaasi oo lasoo xullayo maalmaha ina soo aaddan. Musharixiinta kale ah Prof. Axmed Muumin Warfaa, Ismaaciil Max’ud Hurre Buubaa iyo Max’ed Max’ud Guuleed (Gacmo-dheere) oo si toos ah ula hadlay Warbaahinta ayaa ugu horeyn waxa ay soo dhaweeyeen magacaabista guddoomiyaha cusub ee barlamanka, iyagoo sheegay in doorashada ka dhacday Iskool Buluusiya ay aheyd mid cadaalad ah. Musharixiinta ayaa ka codsaday Xildhibaanada cusub ee barlamanka Soomaaliya inay cadaaladda falaan si loo helo Madaxweyne hannan kara kalsoonida shacabka Soomaaliyeed. Iyagoo intaasi ku daray in Xildhibaanada Soomaaliyeed looga baahan yahay inay soo celiyaan sharaftii iyo Karaamadii ay Soomaalida ku laheyd beesha Caalamka. Maalmihii u dambeeyay ayaa Isbahaysiga Isbadal Doonka Qaranka Soomaaliyeed waxa ay wadeen olole ku qotoma loollanka Siyaasadeed ee loogu jiro hannadasha xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya, lamana oga in Isbahaysigaani uu ku guuleysan karo hoggaaminta dalka oo ay u taagan yihiin Mas’uuliyiin farabadan.
  12. Sharif Ahmed has to accepted the Elders wish , why on earth where the elders invited if their decisions are not being accepted
  13. This has nothing to do with Presidend , Sharif Ahmed cleared his MPs and they are not accused of being warlord but extremist. The battle is between the Elders vs ( Tsc ) created by abdiwalli camp? Is in the hand of the high Court today , we should respect the outcome.
  14. No one is going to war slowdown, Farol and abdiwalli are trying to cheat the system,
  15. I hope this is not future reasons not to support election as 7mps won’t make significant difference. plus it was the warlord that started this process in Eldored
  16. What power does he hold , on what ground ….It is because s shariif policy of appeasing Puntland , that got farola dreaming . President should never sat down with a region governor ,
  17. Taught talks from mr. Finger , Faarlo should stick to Puntlannd Affairs let the Government do his job . Tarsan mayor Moqadishu governs more population then this oldman. Why is he so different…… keep bubbling on radio.
  18. Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Xaaji Maxamuud Faroole ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in xubnaha laga reebay Baarlamaanka cusub ee lagu eedeeyay inay dembiilayaal yihiin, wuxuuna sheegay in howsha guddiga farsamada soo xulidda Baarlamaanka cusub howshooda loo daayo. Waxa uu sheegay in xubnaha laga reebay Baarlamaanka cusub ay yihiin kuwo dalka ka waday dagaalada oo uu sheegay inay ka mid yihiin Maxkamadihii Islaamiga ahaa, wuxuuna caddeeyay in xitaa gobolada Puntland ay isku dayeen inay dagaallo ka ridaan iyagoo 25Km u soo jirsaday magaalada Gaalkacyo, isagoo sheegay inay iska caabiyeen weeraro iyo dagaallo lagu soo qaaday degaanada Puntland. "Waa isku dembi kuwa u doodaya dambiilayaasha in lagu soo daro Baarlamaanka cusub" ayuu yiri Madaxweynaha Puntland oo sheegay in burburkii dalkaan ka dhacay ay ku lug leeyihiin xubnaha laga reebay Baarlamaanka cusub, isagoo tallaabadaasina uga mahad celiyay guddiga farsamada soo xulista Xildhibaanada. Dhinaca kale C/raxmaan Faroole waxaa kale oo uu ku baaqay in guddiga loo madax banneeyo howshooda oo aan lagu faragelin, wuxuuna ugu baaqay kuwo uu sheegay inay dabada ka riixayaan isla markaana u ololeynayaan sidii xubnahaasi ay uga mid noqon lahaayeen Baarlamaanka cusub. Hadalka C/raxmaan Faroole ayaa soo baxay kaddib markii maamulka Puntland shalay soo saaray war-saxaafadeed uu uga horjeedo in guddiga farsamada ay tagaan maxkamadda sare, si su'aalo looga weydiiyo diidmadooda ku aadan xubnaha ay beelahooda soo gudbiyeen inay Xildhibaano uga noqdaan Baarlamaanka, iyadoo warkaasina si cad u diideen. Maxamuud Axmed Xasan Web Updating, Somaliweyn Website xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com www.somaliweyn.com
  19. The race for kismayo is ending . I wonder which force will reach kismayo first ?
  20. Tool Soomaaliya: Maxaa sababay u Tartamida xilka Gudoomiye-nimada Baarlamaanka Federaalka ee Prof. Juriile: 25. august 2012 Somaliya (AllPuntland)- Ilaa shalay AllPuntland waxay ku raad joogtay ogaanshaha xaqiiqada warar is burinaya oo la xiriiray in Puntland ay ku taageerayso dhaqaale musharax Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya u tartamaya. Xildhibaan Cabdi-RISAAQ Cusmaan Xasan (Juurille) oo isagu todobaadkaan ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa xilkaasi ayaa Garoowe joogay dhawaan, wuxuuna kulama isdaba yaal la lahaa madaxda Puntland ugu saraysa, Prof. Cabdi-RISAAQ Juriile oo lagu yaqaan la jaanqaadida kolba dabaysha siyaasadeed ee socota Soomaaliya, si weyna uga dhex muuqday dawladihii dalka soo maray oo dhan ayaa xaqiijiyay helida xildhibaanimadiisa Baarlamaanka Federaalka ka hor intii uusan ka duulin Garoowe. Maxaa sababay u Tartamida xilka Gudoomiye-nimada Baarlamaanka Federaalka ee Prof. Juriile: Ka dib markii uu isu soo taagay isla xilkaas Gudoomiyanimada Baarlamaanka Prof. Cali Khaliif Galayr, maamulka Puntland durba waxay bilaabeen inay dib uga fakaraan sidda uu noqon karo natiijada dawlada Federaalka haddii madaxdeda sare uu kusoo biiro Prof. Galayr iyagoo ka eegaya natiijadii dawladii Carte oo Prof. Cali Raysalwasaaraha ka ahaa, taasoo ay markii dambe go'aansadeen inay taageerooda siiyaan Prof. Juriile. Taageero Dhaqaale Saraakiil Wargal ah oo ay ku lee dahay APL wasaarada Maaliyada Puntland iyo Bangiga dhexe ee Puntland oo ah labada goobood oo laga ogaan karo lacagaha dawlada ka baxa, waxay noo xaqiijiyeen in aysan jirin kolay ilaa hadda lacago dheeraad ah oo ka baxsan miisaaniyadii caadiga ahayd oo baxay. Wararkaan waxaa soo uruuriyay wakiilo iyo ilo wareedyo ku sugan Nairobi, Muqdisho, Garoowe iyo Boosaaso AllPuntland.
  21. Somaliya (AllPuntland)- Madaxweynaha dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane CabdiRAXMAAN Shiikh Maxamuud (CabdRAXMAAN-Faroole) oo ay aad u hadal hayeen dadka aadka ula socda siyaasada Soomaaliya inuu isu soo taagi doono tartanka doorashada madaxweynaha Dawlada Federaalka ee Soomaaliya oo hadda ololeheedu sidda weyn uga socdo Soomaaliya ayaa go'aansaday in uusan ka qaybgalin tartankaas. Waa maxay Sababtu: Madaxweyne Faroole iyo la taliyayaashiisa siyaasada Puntland ayaa gabi ahaanba goostay in ayan Puntland xiligaan raadin helida jagooyinka Madaxweynaha iyo tan Raysal wasaaraha dawlada Federaalka iyagoo ku sababeeyay in dawladihii kumeel gaarka Federaalka ee 2005 ilaa 2012 ay Puntland soo qabatay jagooyinkaas, ayna hadda haboon tahay inay u dhaafaan Somalida kale waa sidda ay hadalka u yiraahdeen masuuliyiiin sare oo ka tirsan xafiiska Madaxtooyada Garoowe. Maxay Rabaan? Ilo wareedyo jooga Garoowe, Muqdisho iyo Nayroobi ayaa AllPuntland.com u xaquujinaya inay Puntland sannadkaan u tartamayso xilka Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka. Musharaxa Madaxweyne Faroole uu taageersan yahay: Warar aanu ka helnay ilo wareedyo AllPuntland oo ka hawlagala xafiista madax-weyne Faroole waxay noo xaqiijiyeen in madaxweynuhu si weyn ugu istaagay taageerada sidduu uu ugu guulaysan lahaa Musharaxnimaddiisa Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya uu isu soo sharaxay Xildhibaan Cabdirsaaq Cusmaan Xasan (Juurille) oo isaguna todobaadkaan ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa xilkaasi. Taageero Maaliyadeed: Warar iska hor imaanaya ayaa hadda saaran miiska warraka AllPuntland ee xafiiska Kobenhagen oo u xilsaaran warkaan, kuwaas oo noo sheegayaan ilo wareedyo si weyn wargal u ah, waxaanu hadda ku raadjoogna kala saarida wararkaas iska hor imaanaya ee xqiijinta wararkaas nala soco 24-ka saac ee socda haddii RABBI idmo. Warkaan waxaa isku duway Xafiiska APL ee Yurub