malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Abdiwali Gas and Farmajo : Fighting over and claiming the success of the TFG…lol Waxa usheegayaa musharaxiinta kale ee ubadan qurba joogta dalkana kamaqnaa labaatanka sano iney kujiraan xiligi laqabsiga cimilada dalka Soomaaliya loona baahan yahay in talada loo dayao Madaxweynaha sharafta badan ee howsha qabyada dowladnimo qabyada utahay kuna guuleestay in dib usoo nooleeyo rajada umada Soomaaliyeed" Shiekh Sharif Ahmed praised all previous admins ….. From Cart to Abdullah Yusuf Rip . the success today that we see was in works for before farmajo and abdiwalli became PM. Abdiwalli and Farmajo are opportunistic
  2. Waxa usheegayaa musharaxiinta kale ee ubadan qurba joogta dalkana kamaqnaa labaatanka sano iney kujiraan xiligi laqabsiga cimilada dalka Soomaaliya loona baahan yahay in talada loo dayao Madaxweynaha sharafta badan ee howsha qabyada dowladnimo qabyada utahay kuna guuleestay in dib usoo nooleeyo rajada umada Soomaaliyeed"
  3. rof Cali Maxamed Geedi oo hore usoo noqday ra'isul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxa uu maanta magaalada Muqdisho kala qeybgalay taageerayaasha madaxweyne Shariif munaasabad lagu taageerayaya musharaxnimadiisa isagoona halkaa kajeediyay qudbad dheer oo umuuqatay mid lagu sagootinayay musharaxiinta la tartameeso madaxweynaha. "Waxa usheegayaa musharaxiinta kale ee ubadan qurba joogta dalkana kamaqnaa labaatanka sano iney kujiraan xiligi laqabsiga cimilada dalka Soomaaliya loona baahan yahay in talada loo dayao Madaxweynaha sharafta badan ee howsha qabyada dowladnimo qabyada utahay kuna guuleestay in dib usoo nooleeyo rajada umada Soomaaliyeed" "Mudane Shariif waxa uu kuguuleestay inuu ka miro dhaliyo nabada maanta aan harsaneeno ee aan kufaraxsanahay umada soomaaliyeedna aan hubo iney nagula faraxsan yihiin", ayuu yiri ra'isul wasaare Cali Maxamed Geedi oo kudheraaday kasheekeenta waxqabadka dowlada Sheekh Shariif iyo sida ula gudboon umada Soomalaiyeed in markale xilkaa kutaageeraan inuu sii daadihiyo madaxweyne Shariif. Qudbada Cali Maxamed Geedi ayaa ubadneed mid siyaasadeesan oo isla markaana fariin u aheed Musharaxiinta kale hasa yeeshee qudbadaha madaxda jeedineesay ayaa waxa kasara marayay mashxarada shacab jadbeesan oo soo buux dhaafiyay howlka hotel City Plaz oo ay kasocoto xaflada lagutaageerayay Musharax Madaxweyne Shariif. Buraanburo iyo Heeso ayaa dhaxtaal u ah qudbadaha ay jeedinayaan siyaasiyiinta iyo xildhibaanada kahalaya madasha taageerada madaxweyne Shariif iyadoo xusid mudan tahay Tv-ga Universalna toos uga socoto muanasabadaasi. Bar baarta gashaaman ayaa waxey qeyb kayihiin dhoolatuska siyaasadeed ee taageerayaasha madaxweyne Shariif kawadaan howlka ay kasocoto xaflada.
  4. Sxb duke is all over , Pleas let’s talk about the aftermath . sharif Ahmed is not Galayr sxb don’t full yourself . Puntland support your president Shiekh Sharif Ahmed .
  5. Sharif Ahmed supported jawari and got him the job they are close friends . everyone is behind the President the generals , minister of defence , former Pm Geedi , Galmudug president abdi qaybiid . most Somali veteran Politian’s see Shiekh Sharif as Answer . The leader we need today .
  6. Sheikh Sharif Ahmed the man brought peace and stability we enjoy today , united Somali clans . The rebel leader that clean he Capital two times . We need change that’s positive , we don’t need empty promises from mans with foreign passport Abdiwalli and Farmajo please stop claiming things
  7. Sharif sakiin : speech sheikh Sharif Ahmed is reason why I am not running , Clear Fact and statement . listen to the speech
  8. Mooge stop this your embarrassing your self , We all knew the outcome stop this calaaacal ……… Shiekh Sharif Ahmed people choice hands down … The Messiah of Somalia
  9. Sxb stop caalcal , sheikh sharif Ahmed is supported by major players we don’t have to get in to that , secondly Somalia institution is working perfect , all the TFG money goes to the central bank . Somali unite and vote for Shiekh Sharif ahmed … this the man that will take us out of chaos and unstability .
  10. People choice sheikh sharif Ahmed …. Listn to the speech’s guest host , former ministers and Mps .….Shiekh sharif Ahmed … they all praising him and endorsing him for peace and stability. Prof dalax ………. We need Shiekh Sharif Ahmed ……………
  11. Banaanbax lagu dalbanayay in Sh. Shariif uu sii hayo xilka oo lagu qabtay Dhuusamareeb Bannaanbax lagu taageerayay in kursiga madaxtinimada uu markale ku soo laabto Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Dibadbaxan oo ayaa waxaa ka qeybgalay boqollaal ka mid ah dadweynaha ku nool degmadaasi kuwaas oo dalbanayay in xilka Madaxweynanimada Soomaaliya uu Afarta sano ee soo socota sii hayo Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyagoo ka dalbaday xildhibaannada Baarlamanka in ay u codeeyaan madaxweyne Sh. Shariif. Sidoo kale dibadbaxayaasha ayaa socod ku soo maray Afarta xaafadood oo ay ka koobantahay degmada Dhuusamareeb waxeyna kor u lulaleen Calanka Jamhuuriyadda iyosawirrada madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Degmooyinka Afgooye iyo Barlcad oo dhawaan laga xoreeyay malleeshiyaadka Alqaacidda ayaa iyagana dhawaan laga oogay dibadbax kan la mid ah oo lagu dalbanayay in Afarta sano ee soo socota uu xilka madaxnimada Soomaaliya uu sii hayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
  12. Shiekh sharif Ahmed has unlimited supporters who are willingly donate time and money, president has support of business community in the capital , Kenya , Dubai and etc.
  13. Xaflad tii ugu weyneyd oo ay dhigayaan Taageerayaa sha madaxweyne Shariif oo Muqdisho ka socoto Wararka ayaa sheegaya in maanta lagu wado Xaflad weyn oo ka dhici doonta Hotelka City Palace oo taageereayaasha Madaxweynaha ay isugu imaan doonaan, waxaana lagu tilmaamay inuu yahay mid ka mid ah kulamadii ugu ballaarnaa. Madaxweyne Shariif ayaa ka bilaabay magaalada Muqdisho ololihii u dambeeyay ee doorashada, waxaana socda isbaheysi xoog leh oo ku aadan sidii mar kale uu u noqon lahaa Madaxweynaha. Isbaheysiga ayaa waxaa qeyb ka ah Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay isku soo dhowaadeen Shariif Sheekh Axmed, iyadoo maalmihii u dambeeyay Muqdisho ay si toos ah ugu kulmeen labadan rafiiq ee horay isugu dhowaa, balse markii dambe siyaasada ku kala aragti duwanaaday. Wararka ayaa sheegaya in maanta lagu wado Xaflad weyn oo ka dhici doonta Hotelka City Palace oo taageereayaasha Madaxweynaha ay isugu imaan doonaan, waxaana lagu tilmaamay inuu yahay mid ka mid ah kulamadii ugu ballaarnaa.
  14. Xafladda ayaa furantay wax yar ka hor waxaana goob joog ah Ra’isul Wasaare ku xigeenkii ahaana Wasiirkii Gaashaandhigga ee xukuumadda haatan waqtigeedu dhamaadey iyo Wasiirka Amniga Qaranka iyo arimaha Gudaha ee isla xukuumaddaas, sidoo kale goobta waxaa ku sugan Pro. Ali Maxamed Geedi, Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale. sidoo kale waxaa goob joog ah ajanib fara badan oo ka qeyb galayaao taageerada Madaxweynaha. Waxaa kale oo goob joog ah Marwooyinka Madaxweynaha, iyo Xildhibaano fabadan oo goobjoog ka ah xafladda taageerada Madaxweynaha Jamhuuriyadda. Wali waxaan goobta soo gaarin madaxweynaha, inkasta oo la filayo in uu mar dhaw soo xaadiro.
  15. Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Galmudug Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa maanta Shir jaraaaid ku Qabtay Magaalada Muqdisho, wuxuuna ka hadlay Arrimo dhowr ah sida Arrimaha Burcad badeeda, Al-Shabaab la dagaalankooda iyo hadal Xalay ka soo yeeray Madaxwaynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole . Md. Cabdi Qaybdiid waxa uu si kulul ugu horeyntii uga hadlay hadalkii ka soo baxay Faroole ee ahaa in hadii Madaxwayne uu noqdo cid aan ahayn cida ay taageerayaan ay qaadan doonaan tilaabo uu qorayo Dastuurka maamulkaasi sida uu yiri oo uu ula jeeday inay ka goosan doonaan Soomaaliya inteeda kale . Qaybdiid ayaa waxaa uu intaa ku daray in uu uga digayo Faroole in uu Caqabad ku noqdo Hanaanka Nabadeynta Soomaaliya iyo dowlada la soo dhisayo uu joojiyo hadalada xiisadaha abuuri kara ee kala fogayn kara shacabka Soomaaliyeed. Dhanka kale Madaxwayne Cabdi Qaybdiid ayaa mar uu ka hadlayay dhinaca Burcad badeeda ku xoogan deegaanada uu Maamulkaasi ka arimiyo ayuu sheegay in maamulkiisu uu la dagaalamayo Burcad badeeda uuna ka cirib tirayo Deegaanada uu gacanta ku hayo in kastoo uusan meesha ka saarin in laga gacan siiyo la dagaalankooda.
  16. Best speech hands down , covered achievement and future plans . President gave credit to all three previous PM . It was honest speech from the heart of the president , He looked directly at his audience , He talked more about the future then his achievement . Major promises : 1. Somali national army will take full control of the country in two years time , no more Amisom 2. One man vote to be held within 4 years 3. Tackling Somali debt. 4. Bring investors to Somalia .
  17. War Deg Deg ah: Banaan baxyo lagu taageerayo Musharaxa madaxweyne Shariif oo ka kala dhacaaya Afgooye & Balcad. 9/7/2012 11:32:00 A
  18. Banaanbax lagu taageerayo in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed uu markale qabto xilka madaxweynenimo ee Dalka ayaa maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose. Banaanbaxan oo ahaa mid aad u ballaaran ayaa waxaa kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Afgooye iyo deegaannada hoos yimaada ayadoo banaanbaxaasina ay hogaaminayeen waxgaradka degmada. Banaanbaxayaasha ayaa socod dheer ku maray wadooyinka degmada Afgooye ayaga oo sitay sawirrada Madaxweyne Shariif islamarkaana waxey ku dhawaaqayeen ereyo ay ka mid yihiin “Halgame Sheekh Shariif noosoo laabo” “Aabihii Nabad Noo Dhaliyayoow Na Hogaami Markale” iyo halku dhigyo kale oo badankood ay kuu muujinayeen waxqabadka Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed mudadii uu xilka hayey. Qaar ka mid ah Waxgaradka degmada Afgooye oo banaanbaxayaasha kula hadlay fagaare ku yaala degmadaasi oo ay banaanbaxayaasha ugu dambeyn isgusoo urureen ayaa tilmaamay in sababta ay banaanabaxan usoo qaban qaabiyeen ay tahay iney ku muujiyaan dareenkooda ku aadan in Madaxweyne Shariif uu markale qabto xilka Madaxweynenimo ee Dalka maadaama ay arkeen mudadii uu xilka hayey waxqabadkiisa. Waxgaradku waxey xuseen in Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed sababaha ugu waaweyn ee ay ku taageerayaan ay tahay ka xoreyntii uu deegaannadooda ka xoreeyey cadowga Al-Qaeda iyo inuu leeyahay sababta maanta dalka loogu qabanayo doorasho xor ah islamarkaana dowlad loogu dhisayo iyo in KMGkii uu dalka ka saaray. Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa Seddaxdii sano ee lasoo dhaafay hayey xilka Madaxweynenimo ee Dalka ayadoo hadana uu ka mid yahay musharixiinta u taagan xilka Madaxweynenimo ee Dalka.
  19. C/raxmaan Macallin C/llaahi (Baadiyoow), Great speaker , he will rock the parliament with his deep voice .
  20. Top three best speech prediction Goes to 1, Sheekh Shariif Sheekh Axmed 2. - C/wali Max’ed Cali Gaas 3, C/raxmaan Macallin C/llaahi (Baadiyoow),
  21. Not Yet ..................... shiekh sharif Ahmed will give the best speech :cool: